Тёмный

DHAANTO_CUSUB_MUXYADIIN _ SHAAHID_CANFARTA RUNTA LOOGU SHEEGAY 2021 

MIDNIMO QARAN FILMS
Подписаться 126 тыс.
Просмотров 837 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 160   
@midnimoqaran124
@midnimoqaran124 3 года назад
si aad u noqoto qofka ugu horeeya ee hela muuqaalda cusub fadlan subscribe ta ku dhiiro geli channel ka kooxda mahad sanid ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-JRp_VFPGAiM.html
@ooglecagayare8527
@ooglecagayare8527 2 года назад
Abs
@ahmedgurey4227
@ahmedgurey4227 2 года назад
ok wll
@siyaadgood8108
@siyaadgood8108 2 года назад
Q
@user-xh8ot5hl7o
@user-xh8ot5hl7o Год назад
1:27
@AbdiMohamed-lu7gu
@AbdiMohamed-lu7gu 4 месяца назад
​@@ahmedgurey4227dr
@mohamedcabdiwade5036
@mohamedcabdiwade5036 2 года назад
Somaliyey dhiigeeygiyow anago isku duuban waligeen cadaw nagama adkaan waxey nooga faa idaystaan tafaraaruqa aan iska dhig waxa dhexdeena meel injireeyda aarmi aan tusino iyo eebadii abkood nooga biqi jiray from muqdisho somali galbeed guul
@rabaaniabdiofficial3776
@rabaaniabdiofficial3776 3 года назад
dhaantadan midhaha iyo murtida ku jirta markaan dhagaystay waan jidhidhicooday ilaahow ciiidanka liyuu boolis noodaa oo barakee canfar iyo cadaw ku ah umada soomaaliyeedna ilaahoow naga qabo aamiin
@maxamedali3718
@maxamedali3718 3 года назад
Dadkeygow guuleysta iska celiya canfarta ureysa saalan kal iyo laab ah idin kaga timid wllkina isku dhiiga tihiin oo joga baydhabo janaay guul somaliweyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 2 года назад
❤💙💚✊✊
@amiiraamran867
@amiiraamran867 Год назад
Wll 🇸🇴🥰
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 3 года назад
Yaa waduud walaahi waan yaabay xigmada iyo murtida dhaantadan ku jirta, weligay mid lamid ah maan arag, waar abwaankaygoow cimri dherer iyo caafimaad ku waar wll abwaan muxiyadiin shaahidoow. Cadawga umada soomaaliyeedna ha jabo. Aamiin yaa rabi.
@ibrahimali4654
@ibrahimali4654 2 года назад
Guulaysta walaalahay somaali galbeed❤️❤️❤️❤️ from somaliland
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 2 года назад
💚💙❤✊
@orpheus1662
@orpheus1662 3 года назад
Ogadenow walee hadaydan is raacin walidin yabaa noladaa love from 🇸🇴
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 2 года назад
💚💙❤✊✊liyuu Ogadenia DDS Somali galbed
@xamdaqaali1992
@xamdaqaali1992 Год назад
Guul iyo gobonimo somali galbeed From Somaliland 💕💕
@layloabdi4052
@layloabdi4052 3 года назад
Maan shaa allaah Afkaaga caana lagu qabay Caadi ma aha
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 2 года назад
VIVA muxuyadiin OG.... DDS Somali galbed 💙👍
@cabdirahimgabose3038
@cabdirahimgabose3038 2 года назад
Wllalahy somali galbeed guul iyo gobonimo isha Allah from somaliland
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 2 года назад
💚💙❤✊✊✊
@spookyz._
@spookyz._ 2 года назад
dhaanto midaan ayaan ugu jeclahay runtii abwaan muxudiin horay u soco from muqdisho
@abdihakiinqaliif7860
@abdihakiinqaliif7860 2 года назад
Guul aya idin rijeyna gusha ab aya uledihin hadan nahay somali cadowgina cagta hostisi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤ guul insha alah
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 5 месяцев назад
Long live Ogaden from Puntland
@qaran-maal1319
@qaran-maal1319 2 года назад
Dhaantadii ugu macaanayd aan abid arko
@bilanahmeddheere1631
@bilanahmeddheere1631 3 года назад
guusha waa dhankeena Mar kasto my dhiiga noolaada🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕💕💕💪💪💪💪
@gfffdf4423
@gfffdf4423 3 года назад
liyuuboo lis somali galbed DDS waa ciidamo taayo lle horay usoocddda Maada layashaa liyuu masha llaaAh
@bashirdahir88
@bashirdahir88 2 года назад
Guulaysta dadgayga soomaaliyeedow 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 waxaynu nahay hal dad oo isku jinsi ah cadowgaas canfar rabi maatada hanooga badbaadsho
@isninoabdi4786
@isninoabdi4786 3 года назад
Asc my people guulnimo..Nfd.Love you all Ogadenia.
@umaymogaare609
@umaymogaare609 2 года назад
Hgghukkqjz2o012123.3rd 89ozkanw hNzjdsjsjkwoppppp
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 2 года назад
❤💙💚✊✊✊✊
@GOLELYRICS
@GOLELYRICS 3 года назад
Sida goosan Ari Anba ma anaa ku idhi 😃😃😃😃😃😃
@madinomohumad9262
@madinomohumad9262 3 года назад
Ma fahmin ciyaal xamar 😢
@eng.koronto1149
@eng.koronto1149 3 года назад
@@madinomohumad9262 wllhi wan fahmay ano Ree xamaree Naga xishooda wllaheyow
@GOLELYRICS
@GOLELYRICS 2 года назад
@@eng.koronto1149 waligiin ha faminina 😄
@maxdar11
@maxdar11 2 года назад
Ciidankaasi maalin aan jigjiga kusocdey ayey idhibeen heer aan is idhi malaa wuxu soomaliba maaha aakhirkii waan iskaga noqdey 2021 ayaan soo maray meeshii oo waxbadan iska badalay,
@xamseinacarte7643
@xamseinacarte7643 2 года назад
mansha allah gulaystahaa walalahayga somali galbeed from somaaliland
@cabdirahimgabose3038
@cabdirahimgabose3038 2 года назад
Cadawginu ha jabo wllalahy si gar ah muxiyadiin shaahid salan sare afkaaga caana lagu qabay
@abdifatah1994
@abdifatah1994 3 года назад
GUULEESTA HOREY AYAA LOOYIRI SOMALI SOMALI AYAA LEH 🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
@osmanbuhdirans500
@osmanbuhdirans500 2 года назад
Mashallah guul ... daadkeygii somaliyeed.... tageero buxaa ayaa idiin haynaa hadaa nahay reer jabutii 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴 cadowgiinaa waa cadowgeygaa adoooyaaaal nolaadaa
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 2 года назад
💚💙❤✊✊✊✊✊
@galadahmedmohamedkhaliif4234
WAA CAJIIB ERAYADA IYO CODKA. JIRARACO WAAYYE RUNTII.
@fowsiyofarah5721
@fowsiyofarah5721 2 года назад
markuu aarkii cartamay ee awoodiisa iyo adimadii la baxay , sida goosan adhi amba ma anaa ku idhi , uuradiyo markuu cirku kugu onkaday , asqo kugu dhacdiyo anfariir aawadii ajinabiga kale eerso maana ku idhi , nabadaad irdheeysay addaa eedayoo, addaa olol dalbaday iyo aafadee , aflibaax baad gashayee imisaan joog ku idhi, maahshaa allaah wbt
@fowsiyofarah5721
@fowsiyofarah5721 2 года назад
saad u adhax jabtiyo afar qaadkaagii hore , saw attoorkii ma tihid arrin xumo is yiri , isha ceelkee biyaha maroodiga ka eri , waad ilduuftee maxaan waano kuu soo aqriyay, eedi doonoow maxaan aayar soco ku irri , arrimaha ku helay imisaan kaaga digay , waad ilduuftee maxaan waano kuusoo aqriyay, eedi doonoow maxaan aayar soco ku idhi, arrimaha ku helay immisaan kaaga digay, anoo xooga gaarkoo astaan geesinimo issir iyo ab u leh ajaashaadaa gashayee yaa isoo aad ku yidhi waaw maanshaa allaah wbt
@fathimohamutt4956
@fathimohamutt4956 3 года назад
Mn ch alh guulysta halyayada dds dayrka nbda ❤❤❤❤❤❤
@umayma1831
@umayma1831 3 года назад
Mansha alaaaah guuuuulaysta xoga qaran 👍👍🙏🙏🙏👏👏👏👏💪💪💪☝️☝️☝️☝️☝️ ❤❤❤
@ilbaxnimadasomalida6015
@ilbaxnimadasomalida6015 Год назад
anigoo mj ah heestan ayaa dhageeysta inta xawadle halganka ku jiro guuleeysta booweeyaal iyo bayooyin
@rufaciterso2409
@rufaciterso2409 2 года назад
Liyu police ✊
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 2 года назад
❤💙💚✊
@gaaranekhaliif9722
@gaaranekhaliif9722 3 года назад
mnsha aĺh dhanto kuluul iga dheh 👌👌👌👌👌👌
@Hassan-tr5ph
@Hassan-tr5ph 2 года назад
Kililka shanaad wanku waday ama ka filaayey ereyadan miisaanka leh shaahid abwaan somaliyeed oo caan baxay
@sacidmohamed5434
@sacidmohamed5434 2 года назад
Arimahan ku helay imisan kaga digay..‼️
@Abdalaboy1
@Abdalaboy1 6 месяцев назад
@abdifitahHussein
@abdifitahHussein 3 года назад
Wajibkoodaad marsiisdeen inkastoonan maanta kahor dhaantiina ku farxin 🤝🤝🤝🤝✊
@sadiajimale1022
@sadiajimale1022 3 года назад
MaanshaAllah waa runtaa in aad sinji u leedahay geesinimo. Alaha naga qabto cadowga intii dhimatay aalaha u naxariisto,inta buktana alaha caafiyo.
@milmimohammed3670
@milmimohammed3670 Год назад
my dhiiga guul
@muqdishaawi7348
@muqdishaawi7348 3 года назад
Guuleysta midnimo qaran walaalo qaaliya marwalbe i am your hand right
@xaawoluul8336
@xaawoluul8336 2 года назад
Dhanto cusub marwo wa hoyo yada
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 2 года назад
Muxyadin✊💚💙❤
@cxakiinmaxamed9565
@cxakiinmaxamed9565 Год назад
Muxyadiin walaalkey 👍🤙🤙🤙🤙
@Maxamedsaalax-fw2qf
@Maxamedsaalax-fw2qf 25 дней назад
Muxyadin alow codka mcn udaa aakharana jano
@ayaanleabdulahi6584
@ayaanleabdulahi6584 2 года назад
WaD ilDuuftee maxan Wanno kuso akhriyey. Eedi donow maxan Ayar soco ku iri . Arimahan ku helley Imisan kaGa diGey.
@sadaqabdulahiahmed2321
@sadaqabdulahiahmed2321 3 года назад
Iska celiya cawaanta☝☝ somali nimo
@nimoa3283
@nimoa3283 3 года назад
Mansha allah beautifully song
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 3 года назад
👊👊👊👊👊🙏🙏🙏🙏⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘🇸🇴🇸🇴guuleeysta walaalahayow.
@ahmedshhassan2597
@ahmedshhassan2597 2 года назад
Xoogga gaarka ah wallee ugus casharbay u dhigeen
@abdidahir9365
@abdidahir9365 2 года назад
Best dhaanto waaye wllhi ❤️
@ahmedabdirooble5461
@ahmedabdirooble5461 3 года назад
Waan salamayaa koxda midnimo
@abdiqays554
@abdiqays554 2 года назад
Afkaaga caano lagu qabay muxuyadiin shaahid ❤❤
@hamsaahmes3272
@hamsaahmes3272 Год назад
Good man good time brother thank you 🙏 so much
@wadania932
@wadania932 3 года назад
GUUL LIYU geesiyaal
@jijaluup7873
@jijaluup7873 3 года назад
Marwaliba wedeni guleyso amiin horey u soco😍😍😍😍😍😍😍🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷😍🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷👍👍👍👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👈
@jamalfidhin6096
@jamalfidhin6096 3 года назад
Eshcalaayow afkaad qoryo iga galgalin adeer walaahi wixiibaan dhihi
@AhmedMohamed-uz2qz
@AhmedMohamed-uz2qz 2 года назад
Maanta oo 22 july 2022 Oo dagaalka alqushaash kasocda ayaa daawanayaa 💯❤ Guul liyuu police
@IlkacaseAxmad
@IlkacaseAxmad 5 месяцев назад
😮sxb aawy dhandadeyi
@mohamedabdullahishire7660
@mohamedabdullahishire7660 2 года назад
Dadkeyga Love you
@bashkaxajii4372
@bashkaxajii4372 2 года назад
Alla run badnaa
@eng.koronto1149
@eng.koronto1149 3 года назад
Arimahaan Ku helay imisaan kaga digay
@hassansaedismail1651
@hassansaedismail1651 2 года назад
🇸🇴allow somali mirkadhig🇦🇿
@najiibhassan
@najiibhassan 2 года назад
Legend Muxyadiin Shaahid 🥰✊
@saleyeduwanearsenal3891
@saleyeduwanearsenal3891 Год назад
Guul dadkygi ❤❤❤
@farxanrafle2412
@farxanrafle2412 2 года назад
Waxaa balan ah in canfareey in kaaga lagu murmi doonaa shacabkii iyo ciidankii aad gaadeena waa loo aari ogaadana qofkiiba waa 100 qushaash [canfar} balan ilaahay weeye qushaash
@cabdiraxmaanaxmed6054
@cabdiraxmaanaxmed6054 3 года назад
Msha allh wa maanso xikmad badan xambarsan
@ahmetakram1488
@ahmetakram1488 2 года назад
Dhaanto aad umacaan
@Garaad1000
@Garaad1000 Год назад
Wallee Muxiyadiin waa Abwaan iyo Hal abuur buuxa Masha allah
@abwaanbaadiyeofficial5034
@abwaanbaadiyeofficial5034 3 года назад
Team midnimo iyo muxyadiin shaahid oo caawa la cawaynaya kooxdayda Waxaan leeyahay horay usocda
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 2 года назад
❤💙✊✊✊💚✊✊✊✊
@IbrahimMeraneh
@IbrahimMeraneh Месяц назад
❤❤❤❤ macha Allah
@hodhanabdi2007
@hodhanabdi2007 4 месяца назад
Af libaax🙏🙏🤲🙏🙏💖
@abdisalanfaarah8893
@abdisalanfaarah8893 2 года назад
Afkaaga danbar caano geel lagu qabay dhaantdan ayaaba dagaal caadi ah af libaax ayay galeen
@rahmocabdullahi8303
@rahmocabdullahi8303 3 года назад
Wwww guull
@cashoaden1678
@cashoaden1678 3 года назад
Mnsh alh wllky nolow waanku wataa
@ugaasxussen7806
@ugaasxussen7806 3 года назад
Kooxda midnimo iyo maxuyadiin salaan gudooma
@cabdulahicalimaxamed2122
@cabdulahicalimaxamed2122 2 года назад
Nice
@MuxyadiinMahad
@MuxyadiinMahad 7 месяцев назад
Muxyadiin 😮
@abdifatahibrahim201
@abdifatahibrahim201 2 года назад
caadi maaha
@cabdishakuurmaxamuud9131
@cabdishakuurmaxamuud9131 3 года назад
Ereyo fadhiya
@jijaluup7873
@jijaluup7873 3 года назад
ila la layo dhegomalahan tirtira💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐 alaha jebiye cadowga umada somaliyed🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌👌👌💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯Somali galbed waa qayb somaliya ka tirsan waa walalahena waa qalbigena nuurki sa iska celiya somaliweyn dagaley kujirtayecawiya oo jawaasista la qabta💯💯💯💯💯💯💯💯💯🌷🌷🌷🌷🌷💯🌷🇸🇴
@noorabduwelisalah7804
@noorabduwelisalah7804 2 года назад
Aflibaax baad ku dhacday 2022✊🏻💯
@sadiqomar6679
@sadiqomar6679 3 месяца назад
Fahad iyo Fatmaajo ayaan soo xasuustaa kol kasta oo aan dhagaysto 😂😂
@sadiqomar6679
@sadiqomar6679 Месяц назад
Laan gaabyadii awoowgood la gubay
@samiraalsomali1623
@samiraalsomali1623 Год назад
Og 💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽👏👏👏👏👏
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 2 года назад
ESH CALAA HEES IYO BADH URADAIYO MARKUU CIRKU KUGU ONKADAY ✓✅🏆✅
@SouleimanBarkad
@SouleimanBarkad 2 месяца назад
Saad u adhax jabtiyo afar qaadkaagi hore sow atoorkii ma tihid arin xumo is yidhi isha ceelkee biyaha maroodiga ka erii❤❤❤😂😂😂
@dhuhulyarechannel6900
@dhuhulyarechannel6900 Год назад
GUUUUL IYO GOBONIMO SOMALILAND INSHA ALLH ❤
@kadraali9180
@kadraali9180 2 года назад
jabkii alshabaab ka raacay degmada baxdo markaan arkay hestaan ayaan dib u daawaday . 70 bakhtigooda markii la dhigay baxdo . af libaax bad gashaye imisaan joog ku iri . 😂😂😂😂😂 ajashadaa gashaye yaa isoo aad ku yiri . 😂😂😂😂 sidii goosan ari anbo ma anaa ku iri .
@saafif1203
@saafif1203 2 года назад
Aniga kula mid ah heestan ba igu so dhacday
@bilemohamedkahie3824
@bilemohamedkahie3824 2 года назад
Congrats
@bashkaxajii4372
@bashkaxajii4372 2 года назад
Aayar soco diidaye maxaa kaa soo horeeyay
@axmadmohamudaxmadmohamud6536
@axmadmohamudaxmadmohamud6536 2 года назад
Imi saan jog ku idhi
@ugaaskhaliif6533
@ugaaskhaliif6533 3 года назад
Axsan dhaanto
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Год назад
Muxyadiin Golden Voice
@nuuraadanyuusuf9057
@nuuraadanyuusuf9057 3 года назад
Af libaax baad gashaye imisaan joog ku iri
@mohammednimcaan6533
@mohammednimcaan6533 3 года назад
Legend
@XasanxidigXasanxidig
@XasanxidigXasanxidig 4 месяца назад
❤❤♥️♥️♥️♥️♥️❤️
@sadiqomar6679
@sadiqomar6679 Месяц назад
Ogaadeen laan dheerinimo waa sheegtay, eedi doonow eeggaba aayar u soco awoowga la gubyeee
@hodhanabdi2007
@hodhanabdi2007 4 месяца назад
M.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dahirinafarah5992
@dahirinafarah5992 2 года назад
Waxanmmagool
@axmadmohamudaxmadmohamud6536
@axmadmohamudaxmadmohamud6536 2 года назад
Alow mideee dadkeygi ogadenia manta Malin ay ka ilxuntahy maleh wlhi hadeynan ka faaodeysanin waaaa nacas nimo
@mahamedawale5747
@mahamedawale5747 3 года назад
Geeesi jiro
@guhaadalley3312
@guhaadalley3312 Год назад
Markii Aarkii Cartamay Ee Awoodiisa iyo Adimadii la baxay Sida Goosan Adhi Anba Maana ku idhi Dhaantooyinka ilaa iyo hada duuban waa mida aan ugu jeclajay dhaantadaan waxaana ii xigo silsiladii wardoon ee Ali dhaanto iyo dhalintii kale ee soomaaliyeed ay ka qeyb qaateen .
@wallipraahim1256
@wallipraahim1256 Год назад
Af libaax💪💪💪💪
Далее
9월 15일 💙
1:23:23
Просмотров 1,1 млн
DHAANTO | MUXYADIIN SHAAHID | NEW-VIDEO-2022
5:34
Просмотров 677 тыс.
Dhaanto Cusub 2021 Khadara dhaanto iyo Ayaanle Geele
9:09