Тёмный

Dhaanto Cusub oo Talan taali ah Gaafoote Iyo Ayaan Halgan 2017 

Qarri Jiqood
Подписаться 437 тыс.
Просмотров 112 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 42   
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 5 лет назад
Cagdheer dhaanto u daa walaahi. Greeting from Hargiesa bro.
@bahjabahja-8805
@bahjabahja-8805 Год назад
Caagderra adigey kuladalatay huno wan salamaya rer hargeysa
@naciimacqadir8114
@naciimacqadir8114 Год назад
Manshlh dhaltyda quruxda ale haydin sharfo
@badmaceye2010
@badmaceye2010 7 лет назад
viva dhalinta odegan gobonimo insha allah wa wax ugu farxo in gaal jirka ina iley itobia sixirtay dhagarqbaha
@roomarte3461
@roomarte3461 7 лет назад
Somali galbed weye magac guud jamhaduna waa jowxo Ama onlf intaa kugu filan ayaan filayaa wallky
@IbrahimAhmed-bn1xs
@IbrahimAhmed-bn1xs 6 лет назад
bad maceye XASAN
@bahjabahja-8805
@bahjabahja-8805 Год назад
Ayan halgan wa halgama Allah hadayo weyxoroqday ogadenia horan calanka ogadenia lagumaarki kariin lagumana maqli jiriin balse hada sanad guroo walbo calanka ogadenia lagasura lagana xusaaa marka mexey kutusi karta xornimada iney bilawatay
@hanimohamed3155
@hanimohamed3155 7 лет назад
Ogdeniya ha Nolatoo ❤️❤️
@hibaqomarabdi5736
@hibaqomarabdi5736 7 лет назад
woow man'shallah nice dhanto
@bahjabahja-8805
@bahjabahja-8805 Год назад
Aaaf iyo adhaaan walaguhalgama wexey gobabineysa misena carawinesa dalinta onlf iyo wixi somali galbed kasojeda iney dulkida ethiopianka kaxoreystan
@abdulazizayan8979
@abdulazizayan8979 7 лет назад
waaaaaaawah manshallah ogadenyaa Alle haxafido
@ebadofarah9036
@ebadofarah9036 6 лет назад
Abdulaziz Ayan
@abdiibrahim8417
@abdiibrahim8417 5 лет назад
Abdulaziz Ayan ,
@qoranejigjigaawi2347
@qoranejigjigaawi2347 7 лет назад
Ar Aniga dhaanto jecliyaa xaliimo ogaadeen ah ha la isiiyo hdaa tolnahanay
@farduuzhajibeauty4774
@farduuzhajibeauty4774 Год назад
Nagtu waa h.g kawrma
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 5 лет назад
Cagdheer ururtay iga dheh kkkk from iidoor
@abdihassan689
@abdihassan689 7 лет назад
waaaw aga waar heedee waa dhaanto shidane
@IbrahimAhmed-bn1xs
@IbrahimAhmed-bn1xs 6 лет назад
Xasanaamipa
@IbrahimAhmed-bn1xs
@IbrahimAhmed-bn1xs 6 лет назад
XASAN
@hindamaxamuud5541
@hindamaxamuud5541 2 года назад
Ha xorow do soomaali galbeed
@hannahyacin1630
@hannahyacin1630 6 лет назад
oysu and onlf mean what? i'm djiboutian girl and i didn't get it the meanings of this lettres plz tell me
@makiamein8359
@makiamein8359 6 лет назад
Hannah Bacon onlf ogadenia National front Oysu mesan Ogadenia youth somali united
@astheogadenqueenastheogade1063
viva ogadenia
@fatmacadeyy9956
@fatmacadeyy9956 7 лет назад
As the ogaden queen As the Ogaden queen woow guuL jowxo
@UgaasabdiUgaasabdi-ve2em
@UgaasabdiUgaasabdi-ve2em 4 месяца назад
@mohahassan1303
@mohahassan1303 7 лет назад
true!
@laqanyojacayl9580
@laqanyojacayl9580 6 лет назад
Intay soo carareen bay kuleyihin dhiiga iyo dhuuxa hala shubo
@BakarmacalinCabdi-cj2le
@BakarmacalinCabdi-cj2le 8 месяцев назад
Haa dhalinyarada gudaha ku jirtay bararujinayan maxaa
@ahmedmuhumed4562
@ahmedmuhumed4562 6 лет назад
Good
@amiinaraab5020
@amiinaraab5020 Год назад
🇬🇲🇬🇲🇬🇲
@cawaaleyare2855
@cawaaleyare2855 7 лет назад
Asxaabay anigu waan tageri lahaye ee lkn magaca qabiil kan ku nacay ay markasta sheegayan bal iga dhaadhiciya ogadeeniya ma qabiilbaa mise waa dawlad ?
@abdullahiabdi2999
@abdullahiabdi2999 7 лет назад
Cawaale Yare maya walal fahan xumada somalida haysa weyaan midaasi magacan aad aragto ma aha qabiilka ogadenia waxa ladhaha dalka mana aha wax ay onlf u bixisay ama dad ogaden ah u bixiyay waa magaca calamku u yaqano magacana waxa bixiyay gumaystihii ingiriska ayana magaca bixiyay sidina waa ku hirgalay ogadena waa qabiilkamida qabilada mesha daga haba ugu badnadaan eh
@cawaaleyare2855
@cawaaleyare2855 7 лет назад
+Abdullahi Abdi lkn walaal markan dhaho ogadenia waan tageera dadka qaar waxay modayaan inaan ogaden ahay oon ogadennimada ku tageerayo markan ku dhaho ogadenia qabiil mahe waa magac waxay dhahayan adigu ogaden ma tahay Haa ama Maya ? Haa waan ahay . Markaan dhahana waxay dhahayan dee Ogaden un baa istagera waliba inta qabiilku qaday unbaa tageerta ogadenia. Ka dib bay dhahayan asxaabtaydu mad na tageeri lahayd hadan dhahno dhulkayaga isaqland AMA marehania AMA al majertenia ? wagar baan ka dhahay somaliland baaban ka xanaqaye si waaba qabiil baan dhahay. Kadib bay dhahen haye idinkuna iska dhiga magaca qabiilka oo dhaha somalisand AMA wax la mid ah Hadii kale waligeed baydaan dawlad noqonayne . Marka wax aan sameeyo ma garanayo dadka unbaa la tash tashadaa
@abdullahiabdi2999
@abdullahiabdi2999 7 лет назад
Cawaale Yare walal maxuma lkn ogaden kaliya matagero ama madagalamo balse badnan way jirtaa
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 6 лет назад
Cawaale Yare cidina tageero kagama baahno hadu qabiil ku dhibi mid reerkina aad ugu magac dartay samayso muhimada wa ethiopia xsbad lagu rido
@abdiraqibhussein8651
@abdiraqibhussein8651 3 года назад
Drou
@abdullahifarah8099
@abdullahifarah8099 7 лет назад
ayaan halgan ma naza ayaad ka tirsan tahay fanaaniintii waa lakala bartay hadaad kuwaas tahay xornimo uma jeedid ee qas wade ayaad noqon hadaan jubilee tahayna waa runtaa halganka kuwaas kibarwadii noo isticmaalaya oo guryaha islaamka u soo diri waan ka tashanay guryanaha qasaaladaha dharka dhaqaan keensan no more kibarwo uu nasa soo dirsatat guryahana haweenkanaga ku filan oo nadiifin iyo karin u taagnaan waa suaal ku socota ayaan halgan dhuuni raac waa kuwa nassa ku jira ee ku sheegan waa sidaa huuno wbt
@naciimocumarmuse740
@naciimocumarmuse740 2 года назад
GIRL = GIRL GIRL = GIRL
@naciimocumarmuse740
@naciimocumarmuse740 2 года назад
26 RI
@laqanyojacayl9580
@laqanyojacayl9580 6 лет назад
Waabad sheegaysaan inusan gumaysanin dhayal iyo ciyar kutagaynin iyo dhaantee maad duurka gashaan ood xabada ridaan intinan baban yarayne. Ala maxa riwaayad la isu hayaaa
Далее
1 Subscriber = 1 Penny
00:17
Просмотров 52 млн
Heestii Dheeman Ayaan Halgan 2014
5:23
Просмотров 676 тыс.