Тёмный

Dhaanto New ah✔ ILEEN✔ Abdi Dhaanto 2017✔ Official Video HD. 

Qarri Jiqood
Подписаться 437 тыс.
Просмотров 1,5 млн
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 303   
@muniish_ahmett
@muniish_ahmett 3 года назад
Wan jeclahay dhantadan maalin anoo school ka daahsan baa nin jidka naga sii qady ani iyo innamo zxpdy ah dhaantan baa u shidneed ninkii na sii qady Allaha sharfee wa ku so xasuusta mar kasta maqlo dhantadan 🥰😊
@geljirowninweyn4542
@geljirowninweyn4542 3 года назад
Hada skoolka madameysii masne
@FatahEriya
@FatahEriya 11 месяцев назад
​@@geljirowninweyn4542Bado yuko class 3 maybe
@caatoyare7917
@caatoyare7917 4 года назад
Raga meesha jooga qofta qosolkeeday kudakhran yihiine Anigu mida labaad dhanka bidix halaiso qabto ninba dookhii ❤✌🏿💙🇸🇴 Broud to be 🇸🇴
@aswadabdi6031
@aswadabdi6031 4 года назад
6vvv🐣🐣🎤🎤💖💖🤩
@ugaas89
@ugaas89 7 лет назад
Waa dhaanto laxan macaan, muqaalkana wa mid an lo fariiyareysan. Viva Abdi Dhaanto iyo Banadiir band, wale Muqdisho aye ka shidantahay.
@hanadmaxamuud5017
@hanadmaxamuud5017 5 лет назад
Aagaha walaahi waa dhaanto shidan gabartu caadi ma ah viva naciima bulxan waan ku wata baayo
@a.m.k9976
@a.m.k9976 3 года назад
Adigaa indhadeeqaay illeen Dadka kaa ogolaadoo illeen La igu kaa imtixaamay. Esh calaa arayo👌
@empiregirl5033
@empiregirl5033 7 лет назад
masha allh cabdi dhaanto waad ka baxsatay waana ku faraxsanhy hidihii somalida in reer muqdisho dib usoceliyaan
@amalmire6088
@amalmire6088 7 лет назад
I
@neimaabdi688
@neimaabdi688 7 лет назад
Empire girl h
@ismailibrahim9676
@ismailibrahim9676 6 лет назад
Empire girl masha alah abaayoy videow walbo aan dawanayo markan commentiga aqri maago waa ku arkaa baayo aad ana u la dhacay qoralada aad so qorte waxan jeclan laha in aan isku fans noqono
@apdywalikarama5768
@apdywalikarama5768 5 лет назад
Empire Girl
@cabdiraxiimgiirre9669
@cabdiraxiimgiirre9669 5 лет назад
...the
@CiilowYare-dt7if
@CiilowYare-dt7if Год назад
Bilyantii Aan Jeclayee hele Orahdadii iyo muuq amated ka dhigtaayee ileen ay dhanto iyo badh 🤍❤️💚🤌
@CabdulaaahiShiiqcadow
@CabdulaaahiShiiqcadow Год назад
❤❤❤
@adenhussein8301
@adenhussein8301 3 года назад
Dhanto wacan wayee ruunti gabdhena somaliyet dhaqan wacana mashallah
@abdinasirk5405
@abdinasirk5405 Год назад
Anigu dhantadaan waxaan ku so xanuustaa 2017 ayaan gabar aan is jeclayn ayaan is meher xadnay markaas ayay meel iga aday waxaan wayay melaan kala xariiro numberkeediina waa iska dansanaa melaan kala xiriirana waan waayay ilaa 2 bilood ana aad ayaan u jeclaa markaas ayaan dhantadaan oo cusub iska dhagaysan jiray shaqada markaan ka soo boxo
@AhmedAk-y9h
@AhmedAk-y9h Месяц назад
Hestan hadan soo radiyay❤😊
@ahmedmahamedbuule-ry2wy
@ahmedmahamedbuule-ry2wy Месяц назад
Wax badan Nicle waa ka firsady badiya manta Mobile shashada kadawanaya lkn Xasuus wayn igu reebtay iyo Dadka isla dhagesan jirnay isweynay 💔♥️
@iskaamusshibiskadheh3832
@iskaamusshibiskadheh3832 2 года назад
Best dhaanto ever Abdi dhaanto iyo gabadha wa qurxoon yihin
@AbdirahimAbdullahi-ou1wx
@AbdirahimAbdullahi-ou1wx Год назад
Sida aabe iyo hooyo ilmahoodii isooo ooyan baan ileen kusoo ordayaaa viva nice dhanto
@abdiwalihalane1
@abdiwalihalane1 Год назад
Gabadha qosol keeda wax loo dhigo majiro👌🥰🙆💘
@mousewaaw1260
@mousewaaw1260 3 года назад
runtii inantaa dhantada laqaadaysa caalamkiyo aduunyada iyadaa i cajabisoo curad aan arab dhigo wali hooyo may curan caradana ma joogtee ♥️💟💟👠
@fadxileeb1746
@fadxileeb1746 7 лет назад
Ilaahay baaa igu oge inantan dhoolacadaynteeda waaa lagu saaqayaaa waar bilaahi calayke magaceeda isheega bi'i waaye
@fadxileeb1746
@fadxileeb1746 7 лет назад
Qarri Jiqood indrow waad ku mahadsnty xagay ku nooshahay
@mawliidali737
@mawliidali737 7 лет назад
Fadxi Leeb waaaa
@ahmedsuleyman5948
@ahmedsuleyman5948 4 года назад
mansha allaah dhaqanka ogaadeniya aad ban uga hela kama dhergo dawashadadood gabadhu waa gabdhiihii ogaadeni ee asalka ahaa quruuxda garinima u dheer
@hassanosmaniman7078
@hassanosmaniman7078 6 лет назад
watching 2017/2018 best dhanto viva abdi dhanto go ahead bro good voice.
@saharamohamedmahamuud3765
@saharamohamedmahamuud3765 2 года назад
Mi
@Ibnulbaadiye
@Ibnulbaadiye 2 месяца назад
Saskia lahaa wuu is cdeeyay seed dareemeeysan asago badiye joogu saan u ekaaye
@BaanaBoss
@BaanaBoss 7 месяцев назад
2024 cida iladhageysatay like sar ❤😂
@apdywalikarama5768
@apdywalikarama5768 6 лет назад
Ala Hayaay Inanta Waan Qaatay Anigu Walahy Mansh alh
@apdywalikarama5768
@apdywalikarama5768 6 лет назад
Her smile Killing me👅
@hannalovely4176
@hannalovely4176 6 лет назад
Love from Hargeisa Abdi dhaanto very top dhaanto
@fahadibraahin1598
@fahadibraahin1598 7 лет назад
Waraa tan bees maaha qawaad kiin cunee wa hees iyo badh walee dishamuq wapilahi towfiiq
@AbdulqadirAde-i1m
@AbdulqadirAde-i1m 6 месяцев назад
Wxaa la qaady 2017 Hdana waa 2024❤❤❤❤❤
@amiirkaamiin1137
@amiirkaamiin1137 Год назад
Gabarta magaceed Horta ??
@hispllmohamed8730
@hispllmohamed8730 10 месяцев назад
Dhantadan waxaan dhageysan jiray 2018 markaa o aan ahen 5 saxibaday ah oo hal Mel ah wada dagan magalada adis abab ragii saxibaday ahaa 3 kamid ah wey dhofen America Midan yurub anigana waxaan joga somaliya oo an ka shaqeyaa hayadah UN wakhti qurxbadan ayeey aheed o an wada jogaynay saxibaday, saxibayaal waan idin xiisay nooli kulanto
@KimzeYoungz
@KimzeYoungz 6 месяцев назад
Runti asxapta wax loo digo lamahelayo. Marka aad kala fogataan ayaa cidlo daremeysa. Runti asxapteyda wan uxisa wayo jamcad ayaa Magalo kale digtaa. Wakhti walbo waa soo xasusta. Waa kusalame sxp from Garissa NFD
@TruthfulAndHumble
@TruthfulAndHumble 6 лет назад
Somali women are real beautiful. Somali waa hal dhal. 🇸🇴
@Warrior-bm4tl
@Warrior-bm4tl 3 года назад
General Naz runta walaalo ❤Somali❤
@mohamedarabhadhaweiyosiigo2830
cabdi dhaaanto caadi mhn bari dhawyd baad jijiga soo salaanty dhaanta aan caadi ahyn
@deeqacali_23
@deeqacali_23 2 года назад
2017 ano badiye jogaa dhagaysan jira wan jeclaha manta 2022 ano qurbo joga dhagaysana xasus ❤❤🤍👌🏼👌🏼🥰💯💯✅
@carabogaruun9226
@carabogaruun9226 Год назад
Hhhh
@axmedmaxamed5798
@axmedmaxamed5798 Год назад
Nasib badnida😂
@MUUQAL251
@MUUQAL251 5 месяцев назад
Kula mid ahay aniga wallahi 2017 malaha dhamaadkiisii Ayaan magaalada jigjiga kusoo dhaadhacay walow hafkii horana baadiyaha gobolka afdheer geel ku raaci jiray😂 Hada oo 15/5/2024 waxaan joogaa state ka minisota, Saint paul tuulo la dhobo oo minneapolis 12 mile u jirta Qisadayda waa dheer tahay iyo saan ku tagay is badal kaas wayn aan gaaray ilaahay ayaa mahad deeda iska leh less than 7 yrs from geel jire to America 🇺🇸 Calaa kuli xaal geeli durba waan uxiisay ❤❤❤
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 года назад
Ileen abdi dhaanto wuu soo jabay😂 2022
@xamdiyareadanxamdiyareadan6715
agaaaa wllhi waa alaabahygi viiiva ogaaden
@lughaya5838
@lughaya5838 7 лет назад
Xamdi Yare Adan Xamdi Yare A
@demahodemaho1906
@demahodemaho1906 6 лет назад
He deservers more views sooomali wayn halatageero ninkaan
@hodanali7864
@hodanali7864 3 года назад
Pop90on l00l0opo kk
@abdiqaadir9095
@abdiqaadir9095 3 года назад
@@hodanali7864 npkkonjjkk Nnmmoooo90mķ.z Cźl
@indhouroonabdi8979
@indhouroonabdi8979 7 лет назад
woow faraaska iidiilay.nolaaad dhamantinn dad jiiraaa
@saadakdayax7446
@saadakdayax7446 6 лет назад
Markey dhoolo cadaynaso qorax aroor soo baxday aa mooda
@behumblealways2510
@behumblealways2510 4 года назад
she has beautiful smile . very sexy woman . I hope she is Single . I don't care if she has 8 kids . damn it
@queenaamino3351
@queenaamino3351 Год назад
Naciimo ina adertey naag habargidir cayr ayaanle 🦁🦁🦁🦁🦁🥰
@lbilal8563
@lbilal8563 7 лет назад
waw dhantadan wan kahehay wqalee
@hassanrobow8213
@hassanrobow8213 Год назад
Best Msha Allah, I liked it
@MustafeGarabey
@MustafeGarabey 4 месяца назад
❤❤dhaantadan yaa curiyey
@kalamaan2515
@kalamaan2515 5 лет назад
Meshan dhantada lagu qadayo wa xagee please🙏
@queentanya3787
@queentanya3787 4 года назад
This deserves more than million views but I think dadka weli may daawan
@abdiwelialibaarta2833
@abdiwelialibaarta2833 7 лет назад
Ax ax ax daymada gabarta idishay iyo dholacadeyta
@abdullahiibrahim8578
@abdullahiibrahim8578 6 лет назад
Abdiweli Ali baarta fbyghffffcxxcdf
@allamagenaj5333
@allamagenaj5333 7 лет назад
Waw dhaqankaygii mansha allah allow noo daa viva og
@ugaas89
@ugaas89 7 лет назад
Walaal Ogaden kalii mahan ee waa dad Somali oo isku jiro meesha aye joogan waa Muqdisho Cade hoyga ummada Soomaliyeed.
@allamagenaj5333
@allamagenaj5333 7 лет назад
Kkk lkn abaa waa dhaqankaanaga kkkk its funy
@empiregirl5033
@empiregirl5033 7 лет назад
ugaas wiilhoog aad iyo aad wiil caqli usaxiipa 👍👏
@أناواخويدحوم
@أناواخويدحوم 7 лет назад
Amoore Ahmed uf qabyeeleeysta cunsuri 👊 .dhaqanku waa dhaqan soomaaliyeed
@nimcanmahamoud5525
@nimcanmahamoud5525 7 лет назад
Empire Girl dhaqan lamakalaxigo hno
@somaliahanolato1463
@somaliahanolato1463 7 лет назад
Dadow dhanto waa dhaqankeeeeni aan kufaano somalinimo kufaan udhimo dhiiga udaaadi dhulkaaaaga yaaan lugu nacsiin dhaqabkaaga diintada somalay balanteenu waaa 77kiii
@durdurchannel5262
@durdurchannel5262 5 лет назад
I support you avery time
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 7 лет назад
war somai wa isku dhaqan wax aay ku kala duwanyihin maleh yan lakala qaad qaadin.
@cshakuurfarxaan4722
@cshakuurfarxaan4722 Год назад
2019 xasuus😢
@apdywalikarama5768
@apdywalikarama5768 6 лет назад
#4:06 Ilaa 4:08 Caadi Maahan Inantan Waan Ku Dakhranahay Walahy Ilahow Ii Daaa
@amaadin12
@amaadin12 7 лет назад
Dhaanto makes me dance, nice guys
@cabdiadan5342
@cabdiadan5342 7 лет назад
Amaadin12 zdy
@amaadin12
@amaadin12 7 лет назад
Cabdi Adan yeas boss
@ayaanitasweetgirl7978
@ayaanitasweetgirl7978 7 лет назад
Amaadin12 xah
@samatarabdi2897
@samatarabdi2897 7 лет назад
Amaadin12 ;
@muwahibfarhan5949
@muwahibfarhan5949 4 года назад
Ileen baa meesha kashidan
@nuurmahad273
@nuurmahad273 7 лет назад
waaa iikow Cabdidhanto oo gabar dhanto laqaadayso
@ayaanitasweetgirl7978
@ayaanitasweetgirl7978 7 лет назад
Nuur Mahad 1l33
@hodanmuse5688
@hodanmuse5688 7 лет назад
Nuur Mahad geelo miyu ciyara 😂😂😂
@Mohamedmougeliiban
@Mohamedmougeliiban 8 месяцев назад
The best dhaanto
@rayaanxuseen286
@rayaanxuseen286 7 лет назад
waaaaaaaaaaaaaw caaaadi ma aha dhaantadani
@cabdiadan5342
@cabdiadan5342 7 лет назад
Hoodo Macruf aaaaaty
@abdullahihurre9843
@abdullahihurre9843 7 лет назад
Inadeertay Ikhyaarey Ileeen... Uunku Wuu Ku Ogaaye Ileeen... Anna Waan Ku Arkaaye Illeeen? Arbihiin Aaan Jeclayahow.. Oraahdaadiyo Luuqdaan Ileeen.. Umateed Ka Helaayeee..
@dayibselaban6086
@dayibselaban6086 7 лет назад
wooooooooooooooooooooooooow,,,,,,,ina adeerteey.aqyaareey.ileen.....caaaaaadi...maaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaha
@cabdisamadismaaciil7716
@cabdisamadismaaciil7716 4 года назад
Asc
@cabdisamadismaaciil7716
@cabdisamadismaaciil7716 4 года назад
Oky
@baskilyare
@baskilyare 5 лет назад
DhAntadan waban Ad u jecladey on kuso ceeshan jirey umadi ba ila yabtey
@maidaabdiali7513
@maidaabdiali7513 3 года назад
Walhi dhaantadan weyiga gadmatay esh caalaaaa
@jijaluup7873
@jijaluup7873 4 года назад
Ma sha allah ya garikara caaaqaaaaadi dhaaanto ayay ayaya yayay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇴💖🇸🇴💖🇸🇴💖🇸🇴🇸🇴💖🇸🇴👍💖🇸🇴👍💖🇸🇴 Guuuuuuuuuuul guuleyso 👍💖🇸🇴👍💖🇸🇴👍💖🇸🇴👍💖🇸🇴👍🇸🇴💖👍
@adeshlelefow8620
@adeshlelefow8620 5 лет назад
Billahi yarta meel iigusheega
@AbdulqadirAde-i1m
@AbdulqadirAde-i1m 6 месяцев назад
Angu waxaan ku xsuus taa baadiyah doolo bari aan geel ku racing jiray ok😅😮😮😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤
@farxanzakir1030
@farxanzakir1030 6 месяцев назад
Shilaabo ilaa War dheer ban so xasuusta bari an ari ku raaci jiray ano yar 😂☝️
@SawdasalebanMsssalmo
@SawdasalebanMsssalmo 9 месяцев назад
Ya dhaageysanyah 2024 dhaanto iiga dheh
@SihaamFaarax-el4cc
@SihaamFaarax-el4cc 7 месяцев назад
Hada Baaba dhaGeysanaYaaa😂❤️
@amiirkaamiirada1362
@amiirkaamiirada1362 7 лет назад
MNSHA allh wa dhanaqankii somaliyeed wan jclhy somali mxmed alow idin daa lkn hadee dhantadan wayba shidanthy ee so gali dhanto kaste
@xasannuur454
@xasannuur454 7 лет назад
wwww mansha allah guuleyso boqorka codka
@idilcumar2105
@idilcumar2105 7 лет назад
ino ururiya jigjigan yartan kula galaynaye
@baskilyare
@baskilyare 5 лет назад
Dhanto wale Wa tan raasmi ah
@MohamedOmar-sg1yn
@MohamedOmar-sg1yn 7 лет назад
Wixii Dhgx buur ah sln sare
@fahmayare8007
@fahmayare8007 2 года назад
Xasus anigo school budin digana ayn dagesani jire
@rashkaze7785
@rashkaze7785 7 лет назад
Dantadho tartan darter Ayan udagesta hawen kasta dolal cadeskedha idila markasto osoradhiya plz iguna so haririya
@MohamedAli-tm9xy
@MohamedAli-tm9xy 7 лет назад
Nice dhaanto cadi maha
@barremaxamuud4892
@barremaxamuud4892 7 лет назад
wow eesh calaa dhaanto
@SOMTRUCK480
@SOMTRUCK480 5 лет назад
very nice dhanto
@aadanaar194
@aadanaar194 4 года назад
Dhaanto cajiiba
@AminUleex
@AminUleex Месяц назад
Dhanto mcn❤❤❤❤❤
@iskufilandhaladogaden8962
@iskufilandhaladogaden8962 7 лет назад
nice dhanto wn kadambeya san.ujeclhy xita umajecli kan.jecln.dono
@hakimibinmoha2362
@hakimibinmoha2362 5 лет назад
Qofka labad oo ku soo xigo waa deeqo
@abdirahmanalio1773
@abdirahmanalio1773 7 лет назад
sooooo smart dhaanto 2017
@maxamedkheyre924
@maxamedkheyre924 7 лет назад
Her smile killing meh 😍👈
@saladmuse9292
@saladmuse9292 5 месяцев назад
2024 wadawanayooooooow😂😂
@clfataaxabubakar1545
@clfataaxabubakar1545 7 лет назад
viva og meelkasto oo ay dagto
@mideyeadde1470
@mideyeadde1470 5 лет назад
Walaal Soomaali hakalaqaadin oo si guud u hadal. Haddise fikirkaaga la raaco haa wiilku waa sidaa balse inantu waa HG ree Hiiraan ah goobtuna waa duleedka Muqdisho. Marka kaweynow reereysiga oo hamigaadu hasareeyo, wax Soomaali ka hooseeyane halaqancin Mahadsanid
@hanad3461
@hanad3461 2 года назад
Dhanto habon
@clfataaxabubakar1545
@clfataaxabubakar1545 7 лет назад
walee waa dhaanto iyo aabaheed
@hamdicabdulahi6215
@hamdicabdulahi6215 4 года назад
Asc Waa Dhnto Shdan
@mohamamedmohamud9215
@mohamamedmohamud9215 7 лет назад
Hidaha iyo dhaqanka somaliyed waan jeclahay
@sahramohamed8481
@sahramohamed8481 5 лет назад
Anaa kaa Daran
@cabdiqadirismaaciil8242
@cabdiqadirismaaciil8242 4 года назад
sahra Mohamed zxX. yh uyuydcv. ,
@mahadgeedi7610
@mahadgeedi7610 4 года назад
BAEBxxx
@mahadgeedi7610
@mahadgeedi7610 4 года назад
BAEBXXx
@mahadgeedi7610
@mahadgeedi7610 4 года назад
BAEBXXX
@Xasan-xn5xk
@Xasan-xn5xk 4 года назад
Masha Allah
@AbdirahmanAbdalahi
@AbdirahmanAbdalahi 2 месяца назад
M..a
@khadronader4749
@khadronader4749 7 лет назад
dhankaga rerkega mshllh viva cideda 💖💖💖👈
@nurisaak4717
@nurisaak4717 Год назад
♥️♥️♥️♥️♥️♥️love y dhaanto
@shiineoffecial5981
@shiineoffecial5981 4 года назад
𝐆𝐚𝐛𝐚𝐝𝐡𝐚𝐧 𝐢𝐬𝐨 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐨
@najmiinanajmiina5984
@najmiinanajmiina5984 4 года назад
M.allaah abdi dhanto cadawgaaga dhown guul waartay horay usoco
@SOMTRUCK480
@SOMTRUCK480 4 года назад
Song Beautiful
@salebanjama9466
@salebanjama9466 Год назад
Hees macaan
@CabdiTahliil-es1io
@CabdiTahliil-es1io 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@hawattdekow1651
@hawattdekow1651 3 года назад
M.a macan weyee
@sadkaboy1289
@sadkaboy1289 4 года назад
Masha alaah
@xasancaliMaxamuud-f8p
@xasancaliMaxamuud-f8p Месяц назад
Sas ways ❤❤❤
@ibraahimxasanibraahimxasan2711
Qari jiqood ileen
@sacdiyocali3363
@sacdiyocali3363 7 лет назад
ibraahim Xasan ibraahim Xasan
@zafiyamuhumed7736
@zafiyamuhumed7736 4 года назад
Beela brother
@abdiaali4398
@abdiaali4398 6 лет назад
The music omgg😍
@abdullahiyow8425
@abdullahiyow8425 3 года назад
This dhanto deserves more than wht it has now😕☺
@hawattdekow1651
@hawattdekow1651 3 года назад
Wankahelet
@hawattdekow1651
@hawattdekow1651 3 года назад
Nnn
@abdisalanrone4760
@abdisalanrone4760 2 года назад
Abdi dhantoo I'm also with uu
@daudabdiwahid7955
@daudabdiwahid7955 7 лет назад
Uunka wuu kuogaayeey ileen Ana waan kuarkaayee ileen Kkkkkkkkkkkk halahaas ayaa idishay
@walaalahaofficialchannel8240
@walaalahaofficialchannel8240 6 лет назад
Abdi Dhaanto
@ahmedaden2197
@ahmedaden2197 2 года назад
The king of dhanto
@mahatliban5083
@mahatliban5083 7 лет назад
nice dhanto
Далее
Борщ в стиле высокой кухни!
00:57
Dhaanto Cusub Abwaan Jaango Muuqaal Qurux Badan
6:54
Dhaanto By Cisman Jagnaa HD
4:08
Просмотров 941 тыс.
Axmed Budul FIIQ Dhaanto
6:27
Просмотров 2,2 млн
Борщ в стиле высокой кухни!
00:57