Тёмный

DHAANTO Q-12AAD SILSILADII '"MILGO IYO ISMAANDHAAF'" XALIMO HILAAC . KARBAASH XALAALA 2021 

MIDNIMO QARAN FILMS
Подписаться 120 тыс.
Просмотров 500 тыс.
50% 1

Silsilada milgo iyo ismaandhaaf waxaa ku hardamaya abwaaniin iyo fanaaniin mudakara waxayna xamaasad kulul dhex taalaa raga iyo dumarka
QAYBTA 12aad
ERAYADA- XAALI DHEEMAN
LAXANKA- ANWAR TOOTI
MUSIC- MAXAMED YARE
CODKA- XALIIMO HILAAC
CAMERA- RAAN YARE
EDITE- RAAN YARE
Chenelkan waxaad ka heli kartaa oo uu markasta diyaar kuulayahay
✔ Riwaaayado
✔ Suugan
✔ Madadaalo
. 🤝MIDNIMO QARAN FILMS🤝
Like✅ Share✅ Comment✅ and SUBSCRIBE✅
✈Link ga face book / axmed-eesh_calaa-offic...
✈Link ga instagram pCRQfgKhps...
✈Link ga secend chenel / @ahmedeeshcalaa

Опубликовано:

 

30 авг 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 101   
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 2 года назад
innaba caadi ma'aha...silsiladdan hablahaa weli hoggaaminaya, anugu qaybta hablaha unbaan dhagaysataa, raggi maxaa ku dhacay? mooji!! ma godad khalddan bay galeen...Bal Adba!!
@mohamedharaare6410
@mohamedharaare6410 2 года назад
Abdi Askari sxb reer muqdisho maalagu daro waxaan raba in aan ka qeeyb qato dhamaadka silsilada
@dalmaryare6194
@dalmaryare6194 2 года назад
Waahwaah sidee hal dhica uun udhagesan kartaa wa inaa ragga dhageysata waxbaa ku dhaafay ninyahow ✌
@zakariyezakariyedaahirjaab7793
@zakariyezakariyedaahirjaab7793 2 года назад
Q
@sakariyeaxmed2016
@sakariyeaxmed2016 Год назад
P
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 2 года назад
Labo gebdhood oo cod macaan waa idil iruush iyo xaliimo hilaac. Maashaallaah aniga waban ka helay labadaan gebdhood ee codka macaan vivo gebdhaha jig jiga 👌👌👌👌⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘✋✋✋✋✋✋✋❤❤❤❤❤❤
@fadxicabdicisman2983
@fadxicabdicisman2983 2 года назад
keep Going Dhaman holwadaynada midnimo qaran
@luulabdi2448
@luulabdi2448 2 года назад
Manshaaa Allah huno usheeg wlhi barteda dhigtee kusoco naag Nol✅❤️❤️❤️
@hodanmaxamed4535
@hodanmaxamed4535 2 года назад
Mansha alaah way igu socotaa
@anfaclaki8551
@anfaclaki8551 2 года назад
Naaag nool walhi hablaha layga beeeray wan.jeclahy💯💯
@asmacabdi2668
@asmacabdi2668 2 года назад
Masha All waan ku farxay Abwanada Ragi naga dhicisay hore u socda habla😍😍😘
@mireyare7857
@mireyare7857 2 года назад
Waaw nice video wlhi cadi maahan 😀😀😀😀😀
@suwaysjama9155
@suwaysjama9155 2 года назад
Masha allaah walasheey ❤️❤️❤️👍❤️❤️❤️❤️💙💚❤️💙💚💋🌹😍❤️❤️💙💚❤️
@ismaancali5977
@ismaancali5977 2 года назад
Waaw waxaas garbaash ma aheee hore usucda
@umayma1831
@umayma1831 2 года назад
Mansha alaaaaah horay usoco walashay ❤❤❤❤❤👑👑👑👑
@mahamednur7433
@mahamednur7433 2 года назад
Ma. Xaliima hilaac
@mireyare7857
@mireyare7857 2 года назад
Waaaw nice vis
@mohamedrashaad2076
@mohamedrashaad2076 2 года назад
Habluhu Is difaac iyo wax iska dhicin uun by weli ku jiraaan , weli Qodob sax ah kma hadlin
@abdirahmanmohamed7882
@abdirahmanmohamed7882 2 года назад
Waw waw kolyba meel kasta dumar ayaa iga xiga micnaha iyagaa idhaly oo aduunka ikeeny abaha laftiisu isba adunka ayuu ikeeny gamco wada jir bay wax kugooyaan Hadii aan wax garab istaagayo dumarka shatfta leh ayaan garb istaagi Iyagaan taagero u. Ahy
@cigaal8249
@cigaal8249 2 года назад
keep going xaliimo hilaac
@sicidyusuf3540
@sicidyusuf3540 2 года назад
Mama laaa igbaaaa
@janagaming1
@janagaming1 2 года назад
Masha Allaah Thanks Pro you King 👑 hasocoto ana waxan leyahay kii rag aha waar jawaab Dag Dag ah ha israacdo Nimcaan jigjiga from jidah 🇸🇦
@alimohamedyusssuf2972
@alimohamedyusssuf2972 2 года назад
Wow mansha Allah
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 2 года назад
hablihii dhaadheeraa ee deegaanka haddaan arkaaa wwwwwwwwwwwwww
@nimcoaxmed9232
@nimcoaxmed9232 2 года назад
Wale gabadh qaaaliya jawaabta halkeedi digte
@cabdijibaarkhaliif3699
@cabdijibaarkhaliif3699 2 года назад
Adigaban hada kugu mashquulneH 😜😅
@hasanmaraye5788
@hasanmaraye5788 2 года назад
Codkaa tacbaana lkn sidakale waa lasoodhisay idil mey maxaa loogu dhiibin dhantadan
@ahmedhassan-vo1uu
@ahmedhassan-vo1uu 2 года назад
Eesh calaa cod iyo muuqaal qurxoon Abwaanaduna ereyo dhamaystiran ayay inoo soo bandhigtay
@samataraadan3972
@samataraadan3972 2 года назад
cabdi Hargeys Tabintaadaan ka helay sxo laysu soo dhacyeey kulahaa 😁😂
@fadumoabdi6967
@fadumoabdi6967 2 года назад
Maaanshlh inantu quruxbadana waxsa imarayo my queens
@kooxda_qaran_band_films
@kooxda_qaran_band_films 2 года назад
Waa wataa guulayso abayo
@xaawomaxamed8570
@xaawomaxamed8570 2 года назад
Maamulkoodii intey gaben ayey masarey la murmayaan naga celi nacas maamulkii📚
@channelburcowelcomemypeopl7875
@channelburcowelcomemypeopl7875 2 года назад
Hada layisam cayen ee waxa ba layisu sheegay 😂😂😂😂😂😂
@makkocumar5020
@makkocumar5020 2 года назад
Mid carar magafe ugu maqan magteeda aya bixin kkkk wa runteeed
@abdullahimohamed7599
@abdullahimohamed7599 Год назад
Brilliant dntoo
@abdirizakmahamud3517
@abdirizakmahamud3517 2 года назад
Masha alah thanks
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 2 года назад
Nice video🙏😘
@calibulshaawimusic7388
@calibulshaawimusic7388 2 года назад
Qoftaan u cod mcn Intii soo qaday silsilada
@zamiiramuqtaar364
@zamiiramuqtaar364 2 года назад
Waxkale 😍😍😍😍hasocoto
@akjr8605
@akjr8605 2 года назад
Waxa dhan ay daldalee waxaan rabno aan suubinee nag leexda lee waaye waxaan jwb ma ahan waa soo fakatay😀😀😀
@bashkaasensio4176
@bashkaasensio4176 2 года назад
Cajiib hasocoto😇🥰
@fatxiina3848
@fatxiina3848 2 года назад
Waxkale warkasa imaaraayo❤❤❤ kusoco bayo
@saxiibdixalside9252
@saxiibdixalside9252 2 года назад
Sooma muhanayaan manfac goortay arkaan kulahaa gardaranaa oo hadana Isla garlahaa o cuntada habluhu sokeyladhuuman jireen agah meelkasto lafadhiista yaa yiri ABWAANADA GUUL AYAN LEYAHAY WAA QOFKI DUMAR AHAA EE OOGU HOREYEY SILSILADA ❤️
@qancisokukis2496
@qancisokukis2496 Год назад
Maxaa loola dhuumanayaa wixii xaarana laga xishooda Edo
@abdibashir8651
@abdibashir8651 Год назад
Congraculation
@haruunciise9112
@haruunciise9112 2 года назад
Gantalka ma Haweeba Soo Riday wallee wa gantaal culayskiisa wata??
@mahmedohussain6261
@mahmedohussain6261 Год назад
Waw masha allax ❤❤❤❤
@husseinfarah9546
@husseinfarah9546 2 года назад
Mash alah
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 2 года назад
WIXII HORAY HABLO UHEESAY GABADHANAA USIDATA QURUX ABSAME UDDAA DAAROODKA
@maariaahmed3344
@maariaahmed3344 2 года назад
Qabiil ya ubahan heeee😅😅😅👎
@ubahmohammad8882
@ubahmohammad8882 2 года назад
Thanks
@user-lb3vw3hd4r
@user-lb3vw3hd4r 2 года назад
Kabax axsan jawab
@maxamadaxmad226
@maxamadaxmad226 2 года назад
Waaw
@mahadafdhuub9130
@mahadafdhuub9130 2 года назад
Rasaas adagba socota alaw sahal amuuraha anaga wad naga aragtaye 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@sharmaarab1788
@sharmaarab1788 2 года назад
Go for ward hawl wadeenada milgo iyo ismaan dhaaf
@sharmaarab1788
@sharmaarab1788 2 года назад
Cafwan hawl wadeenada midnimo qaran himaan hadal kuma jiro
@abdideeq1843
@abdideeq1843 2 года назад
Wow she’s smart girl
@xamdamxumadxarid2595
@xamdamxumadxarid2595 2 года назад
Mnsh all alay cisak❤❤❤
@salmacarab9459
@salmacarab9459 2 года назад
Mnsha allha ragii balaay lagudhey hhhhhhh
@qurayshaaadan1956
@qurayshaaadan1956 2 года назад
Dhantadi in laga jawaabo larabay waad kajawabi weydeen oo hal xiralaha ku jiray ee ku socotay dumarka siyasisinta ah iyo ku wakale
@xaliimommaxamad5180
@xaliimommaxamad5180 2 года назад
wa sax jawaab kulu
@siyadabdullah68
@siyadabdullah68 2 года назад
Wale warki hore war sodaf gawr igadeh ragow idhika dumarka tatawaten iskaceliye hee kalab kalbkod igadeh
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 2 года назад
Ilaa io hada raga runta umiina sheegin Wllhi lkn ayagu runtay indhaha noga dhuften🤣🤣🤣🤣🤣
@maariaahmed3344
@maariaahmed3344 2 года назад
😅😅😅😅😅
@axmadcawed3388
@axmadcawed3388 2 года назад
Fadlan Dhulka uqurxiya sida,ad ,isuqurxiseen oo kagura garanwaaga, ookugura seed ubax Gob iyo geed midho leh si,aad uheshaan fagaare qurxoon
@cismaanjamhuuri6276
@cismaanjamhuuri6276 2 года назад
War ma dhamays turns ee maxaa si ah siday usocotay ayay dhamatay ee soo wada galiya dee xagee khaladku ka jira🤔
@asmaaxmed4265
@asmaaxmed4265 2 года назад
Wawa.qof.nool.
@musedagax3733
@musedagax3733 2 года назад
Gar naqsashay gurta itiri mamaseer hablo manta kaga lumay
@sadiomohamoud1603
@sadiomohamoud1603 2 года назад
❤️❤️❤️
@dailyfootball2947
@dailyfootball2947 2 года назад
Ragana aan sugno
@hassanismail5732
@hassanismail5732 2 года назад
Very nice song really I appreciate you the way you acted it was very interesting dance which made me happy Never Never Give up
@dhagajuunxilwa258
@dhagajuunxilwa258 2 года назад
Ha muhatee suuqa yaa yiri ku muud muudso geesbay kamadhay meeshii loo waday arinta Maxuma lkn
@Kadiye641
@Kadiye641 Год назад
Cara gadiyaha gadaasheeda taagan miyay la socotay
@abdirashidabdulahidirie2382
@abdirashidabdulahidirie2382 2 года назад
Qofta muuqay ka shidantahay lkn codkay ka dansantahay
@MustafAbdiraxman-zn7vw
@MustafAbdiraxman-zn7vw Год назад
nuurh
@Mohamedibrahim-hl9hp
@Mohamedibrahim-hl9hp 2 года назад
lkn dhaantada qayb ayaa maqan see cml🤔🤔🤔🤔
@raan-yareofficial5005
@raan-yareofficial5005 2 года назад
M.a
@abdullahimhamud3094
@abdullahimhamud3094 2 года назад
m..A
@xamdahaaji5311
@xamdahaaji5311 2 года назад
🥰🥰😍😛👏
@riyaaqislamicchannel3352
@riyaaqislamicchannel3352 2 года назад
👍🥰💘🌺❤️👏🎉
@abdulahimuhamett6898
@abdulahimuhamett6898 2 года назад
gaafoote iyo ragii odhan fooda dhulka 😹😂😂
@zayidcali5461
@zayidcali5461 2 года назад
Waw ok zxb
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 2 года назад
waxba lagama qaban karo
@xubiixanan6190
@xubiixanan6190 2 года назад
Hasocoto howshuu
@nuuramuhamed7982
@nuuramuhamed7982 2 года назад
Dhaantadan godop ayaalaga galay iyada oosocota ayaa lajaray
@geeljireofficial8800
@geeljireofficial8800 2 года назад
Silsiladan yusuf burjeex kuma jiro miyaaa
@midnimoqaran124
@midnimoqaran124 2 года назад
Qeebta 5 naad wll ka eeg
@khidmaabdulqadir9453
@khidmaabdulqadir9453 2 года назад
M a Jawab saxiix
@norabdullahiahmed3471
@norabdullahiahmed3471 2 года назад
M.
@nawala3869
@nawala3869 2 года назад
Masha allha jawaab culus
@Cawrala429
@Cawrala429 2 года назад
Been ma ahan midas
@mohamedcabdisalaan1523
@mohamedcabdisalaan1523 2 года назад
Tani waxpa lama joogto 🤣
@farduusmaxamed4538
@farduusmaxamed4538 2 года назад
maxaad kawadaa🙊
@mohamedcabdisalaan1523
@mohamedcabdisalaan1523 2 года назад
Var
@adamahmed973
@adamahmed973 2 года назад
Waar Ogaadeenoow haddaan daarood nahay inantaan halaysiiyo boqortooyo anoo ah baa idinka soo doonay.
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 2 года назад
Naga tag orod abyo waxba lama joogtide waxan ma jawaba Laxawla 😠😠😠
@hodancalixaaji6754
@hodancalixaaji6754 2 года назад
M.a
Далее
🎙СТРИМ на 4 МИЛЛИОНА🍋
3:12:45
Просмотров 1,3 млн
ЭТОТ ПЕНЁК ИЗ PLANTS VS ZOMBIES - ИМБА!
00:48
MUXIYADIIN SHAAHID DHAANTO CUSUB JARMAL IYO AYAAN
9:47
🎙СТРИМ на 4 МИЛЛИОНА🍋
3:12:45
Просмотров 1,3 млн