Тёмный

DHAANTO Q-13AAD SILSILADII '"MILGO IYO ISMAANDHAAF'" C/WALI XASAN DHUUX JAWAABTII XALIIMO HILAC 

MIDNIMO QARAN FILMS
Подписаться 120 тыс.
Просмотров 312 тыс.
50% 1

Silsilada milgo iyo ismaandhaaf waxaa ku hardamaya abwaaniin iyo fanaaniin mudakara waxayna xamaasad kulul dhex taalaa raga iyo dumarka
QAYBTA 13aad
ERAYADA- SAKARIYE SARYARE
LAXANKA- ANWAR TOOTI
MUSIC- MAXAMED YARE
CODKA- CABDI WALI XASAN DHUUX
CAMERA- NAGEEYE (NG)
EDITE- NAGEEYE (NG)
Chenelkan waxaad ka heli kartaa oo uu markasta diyaar kuulayahay
✔ Riwaaayado
✔ Suugan
✔ Madadaalo
. 🤝MIDNIMO QARAN FILMS🤝
Like✅ Share✅ Comment✅ and SUBSCRIBE✅
✈Link ga face book / axmed-eesh_calaa-offic...
✈Link ga instagram pCRQfgKhps...
✈Link ga secend chenel / @ahmedeeshcalaa

Опубликовано:

 

3 сен 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 81   
@fiiromedia1791
@fiiromedia1791 2 года назад
Mnsha allah zxbky abwaan sakariye saryan gaashankad u darurtay zxb
@asmaqueen2426
@asmaqueen2426 2 года назад
Xisho dheh caku nag is qawise wan ku wata run ahantii abwan qaran
@najmanatasha9489
@najmanatasha9489 2 года назад
Dumarka hormarkooda kamid tahay in ay hada garta gooyaabe alla nicibaa nimanku hormarka naga keep going wllhy rag iyo dumar ba gabdhahyga guulaysta aaqiro iyo aduun
@cabdisalaancabduqaadir2958
@cabdisalaancabduqaadir2958 2 года назад
Diinta maxamed meel kagama taal😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@abdirahmanmohamed7882
@abdirahmanmohamed7882 2 года назад
Waw waw raga labintooda waa looqiraaye keep going sxb Hablaha waxan leeyahy is difaaca
@hanisaciidmaxamuud576
@hanisaciidmaxamuud576 2 года назад
Ngu haleeey inaan is daaafacno
@abdinurqoraneaxmed8663
@abdinurqoraneaxmed8663 2 года назад
Xishooda xishooda🤛🤛 walee waa runtii ilahy ka cabsada intii is qaawiyay intii sharafta leh ee huwan xijaabka intaan kasalaamayaa sharaf 🙏🙏
@najmanatasha9489
@najmanatasha9489 2 года назад
Thanks wll
@NajmamacslinNuura
@NajmamacslinNuura 8 месяцев назад
Thanks will
@mohamedafgaap804
@mohamedafgaap804 2 года назад
Cabdi wali horay usoco
@MaryanOrshe
@MaryanOrshe 6 месяцев назад
Masha alaah😂😂❤❤🎉🎉
@xusengk1445
@xusengk1445 2 года назад
Wwwww. M. A. Abwaan. Ciwali xasan dhuxul. Hry uzoco. Legendz. Bro alh ku sharfo. Lbx
@munacabdi9216
@munacabdi9216 2 года назад
Viva idiikaH iphonaddaH ka dhigeY meHerkiiNi
@mohamuse7960
@mohamuse7960 2 года назад
Hadii uu masuul Ahaa maal lahoo Meher dhiibi jiray Maanta loofarkaan Taagan meheradaha Midhna aanan hayn Sooma dilin milgihii Waxaa maal galiyey hablaha👊🤣
@fatmaabdalla3430
@fatmaabdalla3430 2 года назад
👏👏👏👏👏👏👏
@sharmaarab1788
@sharmaarab1788 2 года назад
Cabdi wali keep going
@zamiiramuqtaar364
@zamiiramuqtaar364 2 года назад
Wwwww waxbadan ayaan sugayay inuu silsiladan kasoodhaxmuqdo manty kukenty abdiwali hasan hormar wacn bro😍
@yahye__toniofficial1429
@yahye__toniofficial1429 2 года назад
Cabdi wali xasan dhuux horay usoco warcelin adag
@shucaybsaxafi7573
@shucaybsaxafi7573 2 года назад
M.a dhaanto waxklaa horey usoco...
@xusengk1445
@xusengk1445 2 года назад
Www. M. A abwaane. Wale. Dhabti run baadshegtay. Legendz. Hry uzoco. Bro
@khidmaabdulqadir9453
@khidmaabdulqadir9453 2 года назад
M a Keep going Abdi wali Hassan
@xasanabdalla8613
@xasanabdalla8613 2 года назад
Legend c/wali xasan dhuux
@liibaanagoon3972
@liibaanagoon3972 2 года назад
Naga dhici dumarka guuleso
@abdirahmaanmuxumad5900
@abdirahmaanmuxumad5900 2 года назад
Kuwad sax
@salmacarab9459
@salmacarab9459 2 года назад
Waryha meher kayagiigee anaga waxndudo ayanu kadhigan
@xamdiibrahimmacallinmaxamu3938
@xamdiibrahimmacallinmaxamu3938 2 года назад
Xishodakulahaa ma anoo qawanban ku agmarayaa alle ayn ka camsane
@kingbulshaawiofficial395
@kingbulshaawiofficial395 2 года назад
Walaky Abdiwali Hassan dhuuux nollow waligaa inta nolal jiirto Keep going
@abdiwaliyussuf5957
@abdiwaliyussuf5957 2 года назад
Mashalla
@osamaabdi6136
@osamaabdi6136 2 года назад
Cabdi wali xasan dhuux maashalah iyo abwaan sakariye Bartii la rabaa dhigteen.waliba qaybta 15 abwaan axmad budul ka soo dhiga wll
@qureshticowlbahale863
@qureshticowlbahale863 2 года назад
Kkkkkkk waxbo na loma rebin ma is dhahden
@sadayaxmd7368
@sadayaxmd7368 2 года назад
Scw
@liibaanmuxumed5
@liibaanmuxumed5 2 года назад
Xaalku midab la dilo waa ka fogyehee xishooda hablow, eega ayuu halkii la rabay dhigay horey usoco c.weli.
@fatmaabdalla3430
@fatmaabdalla3430 2 года назад
😭😂😭😂waxna looma reebin😭🙄jwb deg degaa rabnaa
@xasanmahamud8697
@xasanmahamud8697 11 месяцев назад
😂😂
@aliindhacade1576
@aliindhacade1576 2 года назад
Silsilad
@maxamedcabdiqadir6770
@maxamedcabdiqadir6770 Год назад
Wayaa yo
@mahamednur7433
@mahamednur7433 2 года назад
Ma. Sxb saee
@fatxiina3848
@fatxiina3848 2 года назад
Naka xishooda adinka ragow
@suhurnoor8385
@suhurnoor8385 2 года назад
Man sha Allah horay usoco abowe👍👍👍👍😍😍😍😍
@nasracabdicali5993
@nasracabdicali5993 2 года назад
aniga ayaa ujawabayee halken kala.soo xiriiraa qolada laxanka
@nasracabdicali5993
@nasracabdicali5993 2 года назад
@@ahmednageeye2209 facebook igala soo xiriir wll
@ahmednageeye2209
@ahmednageeye2209 2 года назад
@@nasracabdicali5993 hye adna Axmed nageeye iigu qorane accept
@nasracabdicali5993
@nasracabdicali5993 2 года назад
@@ahmednageeye2209haye wll
@ahmednageeye2209
@ahmednageeye2209 2 года назад
@@nasracabdicali5993 adi isoo qabo wll ku waaye aniye
@nasracabdicali5993
@nasracabdicali5993 2 года назад
@@ahmednageeye2209 maxaa ku saran sawir
@musbaaxmaxamedmusbaax4476
@musbaaxmaxamedmusbaax4476 2 года назад
Ariimahaas iyo gartaas sowti laga tagay imika raga jooga iyo gar iyo ariin waydiyaya waa wada marxun nolo
@maxamedkhadar4722
@maxamedkhadar4722 2 года назад
Asc
@maryancisman7418
@maryancisman7418 2 года назад
Hhhhh war abwaanka eefonkaa ku cusub intii ila argtaay vaar
@user-lb3vw3hd4r
@user-lb3vw3hd4r 2 года назад
Hhhh xishoda managala layaha wayaab hhhhhhh
@uweysduuble8703
@uweysduuble8703 2 года назад
Sas weeye
@cabdiraxmaangalmudug864
@cabdiraxmaangalmudug864 2 года назад
Wow hasocoto
@mohamedcabdisalaan1523
@mohamedcabdisalaan1523 2 года назад
Nio midpa iphone 12 pro max igu warerisaye waan dhagaysin 😁
@fiiromedia1791
@fiiromedia1791 2 года назад
🤣🤣🤣🤣
@saxiibdixalside9252
@saxiibdixalside9252 2 года назад
Guryankiina iyo geed ka boodkiina sida Ina rag baan layaabaye Garbo saaro dhigateene xageed geedi utihiin ❤️☑️ MIDNIMO QARAN hablayahow hantidaa hanaloo ilalsho hadal fiyow hadii kale sohardama
@laylafaarahcabdi1575
@laylafaarahcabdi1575 Год назад
Hii🥰🥰🥰🌹🌹
@abdishakuurjamaal7786
@abdishakuurjamaal7786 2 года назад
Kow jawaab adag oo sharcigiyo dhaqankaba ku salaysan eesh calaa fanaaan
@adamahmed973
@adamahmed973 2 года назад
Silsiladdu gadaal bay ka soo xumaanaysaa, tolow maxay tahay sababta saas yeeshay.
@CdulaahiCismaaN
@CdulaahiCismaaN 9 месяцев назад
Walla Adiwactihi Malkin Roxana brdtla kihjig
@xubiixanan6190
@xubiixanan6190 2 года назад
Ish cala karbash
@cismaanjamhuuri6276
@cismaanjamhuuri6276 2 года назад
www zxpky abwaan+ fanan cabdiwali halkeedii ayaad dhigtay ee difaaca halka kasii wad Hablahana waxan leenahay ama haweenka ila meerayso xaajada haka dhigina iyo isdifaacin aan marqaati lahayn ee arinkiinu ha cadado oo iska qirta waxa jira oo wan isdaba qabanayna uun dhehay🤣🤣🤣 Ugu dambaynna waxan leeyahay Cabdiwaliyy zxp samadoon kasoo qayb qado silsilada ayaa mug iyo miisan wayn leh ee
@saynabcisman7794
@saynabcisman7794 2 года назад
🤣🤣🤣 inkasto anan ka midahyn kuwa dharki djigtay hadna warun oo dhaqnki wudhamady waxaba lamaqariue
@xayaadcabdullhixayaadxayay2040
@xayaadcabdullhixayaadxayay2040 2 года назад
Way kululaatay kolkan
@osamaabdi6136
@osamaabdi6136 2 года назад
Ka joog dhe ka jooga hhh
@NuuraFaisal-sc8px
@NuuraFaisal-sc8px Месяц назад
CABDIWADll
@nasracali8418
@nasracali8418 2 года назад
War indhi lan hanalaso geelin waxba lama jogtane dumarku wakuwad mamulayseene dumarba heerka ku garte isla wayni da yakhay cagaha dhiigta
@maryanmaxamed8202
@maryanmaxamed8202 2 года назад
Kkkk kkkk
@hassanmahat2871
@hassanmahat2871 2 года назад
Kajo kajoga idinka meherkini mobile lada ka dhigay
@jamalfidhin6096
@jamalfidhin6096 2 года назад
Nimanka gabdha caayayoow ilaane idinka dhex qaylyeh🤣
@saacidadan2809
@saacidadan2809 2 года назад
KKKKKKKKKKK
@haruunciise9112
@haruunciise9112 2 года назад
Wan filaynay inan Raga laga ladayn?
@fadumoxalane6591
@fadumoxalane6591 2 года назад
Hhhh is xagxagta hee isma dhaantiyo dhasheed baad yihiin
@iphrah7860
@iphrah7860 2 года назад
Ani nag is qawisa o melaha jasta wxb igama galin diintayda io dhaqankeygii subana kama tagin Wilka quruxdisa igu socota nag wx ka hesha uma xumi🤣🤣🤣🤣
@xaawacabdi4748
@xaawacabdi4748 2 года назад
🤫🤫🤫🤫🤫🤫
@mohamoudkaraama6716
@mohamoudkaraama6716 2 года назад
Bbbbb axyaa dhaanto
@faseexsheekhaxmed
@faseexsheekhaxmed 7 месяцев назад
Hhhhhhhhh
@ahmedshfarah4774
@ahmedshfarah4774 2 года назад
Hhhhhhhhhhhhhhhhhh
@cumarcalixasan5842
@cumarcalixasan5842 2 года назад
Xishooda Dheh 😆😄🙏
@abdirizakomar8793
@abdirizakomar8793 2 года назад
Kkkkkk
Далее
Наше обычное утро 💕
00:42
Просмотров 914 тыс.
Wait for the BOWLING BALL! 👀
00:38
Просмотров 26 млн
Угадай МОБА 1 🥵 | WICSUR #shorts
01:00
Просмотров 1,7 млн