Тёмный

Dhacdada Burco ee qoyska cuntadu iska badasho 

Cabdimaalik muse coldoon
Подписаться 177 тыс.
Просмотров 197 тыс.
50% 1

nagala soo xidhiidh:
cabdimaalig3@hotmail.com
cabdimaalig@gmail.com
sindibaad,
+252634431955 ama +252659300984
twitter: abdilmaalik
Skype:abdilmaalik
facebook page:cabdimaalikmuusecoldoon

Приколы

Опубликовано:

 

17 дек 2016

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 131   
@jamiilajamiila7395
@jamiilajamiila7395 7 лет назад
Alle haka dulqaado dhibka reerka haysta insha alaaah weriye abdi maalik jazzakallhu khayr wll
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 7 лет назад
Cabdimalik coldoon reerka wax tar iyo lacag u waydii dad muslimii ta ah adiguna qaybtaada qaado macalin
@abdimasgaaa1657
@abdimasgaaa1657 7 лет назад
Subxalaahaa walaalyaal waaxsu waa jahiilnimo reerka dhibku ku dhacay amaansiiya yaa Allahaa dadka somaliyeed gormee ayey jahliiga ka baxyaan subxllahaa wara Alle ka xishoodo walaalyaal 😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥👈👈👈👈👈👈
@himomaxamud582
@himomaxamud582 7 лет назад
Abdi masgaaa
@Boatofnoah1
@Boatofnoah1 7 лет назад
Ilaahay haka dulqaado oo haka daaaweeyo. Ameen amiin aamiin
@mrnice2665
@mrnice2665 7 лет назад
waxaa rasuulku scw oo u amray in meesha laguarko sixiroolaha in laqoorgooyo oo qoorta lagajaro meel fagaaro ah,illahey dowlad islaami ah hanoodhaliyo oo kitaabka rabigay arlada kuxunta
@kawsarfarah5547
@kawsarfarah5547 7 лет назад
Waa sixir wax kale maaha allaha umada ka qabto dadka dadka wax yeelaynaya subxanallah
@AbdulghaniDMusa
@AbdulghaniDMusa 7 лет назад
CbdImaalik walaalow dadkan mushkiladooda wa tangiga ay biyaha ku kaytsadaan, tangiga sifican looma meedin, waxaa kujiray chemical. wax yaabaha oo kale Chemical reactions aya keeni kara, tangiga biyaha sifiican ha u maydhaan, biyahana meshay ka soo dhansadaanna hala baado, waa bilaahi tawfiiq.
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 7 лет назад
Allah S W T ayaa og arintan waxay tahay markaa walaalayaal aynu u wada duceyno qoyskaa dhibaatatu ku dhacdey in uu ka dulqaado. fadlan dambiga aynu iska dhaafno
@somalilandsocdaashsy3296
@somalilandsocdaashsy3296 7 лет назад
😢😢😢😢 Wlahi aad ayan uga murugoday dhibatada qabsatay qoyskan waxana waa sixir qof walba oo caqli leh wuu garanayaa Dad xasid ah ayaa sirxay qoyskan ee culimadu ha u gargaarto Oo halaga saaro shayaadintan Noshooda reerka ku dilay
@KornelAbdi
@KornelAbdi 7 лет назад
Wlhi waa wax laganaxo subxanallh Aanu u wada duceeno
@SabaaloMediaProduct
@SabaaloMediaProduct 7 лет назад
ALLOW SAAXIRIINTA DADKA KA QABO ADIGANA CABDIMAALIK KHAYR ALLE HAKU SIIYO SXB
@mahamedsalah1904
@mahamedsalah1904 7 лет назад
Qur'anka badsada insha Allah wa iska dhamandontaa
@umuharir896
@umuharir896 7 лет назад
subaxaana allh illahy isgà racmaane ha ka korqaado amiin
@mamasomali5648
@mamasomali5648 7 лет назад
ilaaahow ka dulqaad dhibaatada yaarabii
@macalinkanolosha8062
@macalinkanolosha8062 7 лет назад
aaaaaar meeeshu waaa xabaalee iskaga guura dheh meeesha dad shiikhya ah ayaa Ku aaasan malaaye iskaga guurah Ku dheh
@mandeeqxasan1188
@mandeeqxasan1188 7 лет назад
Subxanallaah waa mucjiso ilahay ha u gargaro reerka
@maxamedcabdiqadirjama485
@maxamedcabdiqadirjama485 7 лет назад
waa sixire sheekhii Pentland halogu yeedho
@abdiaziz.2326
@abdiaziz.2326 7 лет назад
mohamed abdikadir waad garatay sheekhii reer puntland uu tagey reer ka dhibtu ku dhacday uu ka saaray alle ayaa mahadle sheekhan alle ha ka ajarsiiyo
@gabadhasoomalinimadajacel4575
@gabadhasoomalinimadajacel4575 7 лет назад
Allaahuma aamiin dhibta alle haku dulqaado
@muslimmiskiin-alle146
@muslimmiskiin-alle146 7 лет назад
Subxaan Allah Alle haka dulqaado dhibta
@ascadmaxamed1390
@ascadmaxamed1390 7 лет назад
Alle dhibka ka qaado Aamiin Aamiin Aamiin yaarabi
@shirwachassanafrah6809
@shirwachassanafrah6809 7 лет назад
subxanallah waa arin yaab leh waxaa laga yaabaa iney sixir yihiiin ilaahoow badbaadi
@user-ln5rl4df1m
@user-ln5rl4df1m 7 лет назад
wadaadka waa in lawediiyaa naagta reerka dhibta ku hesa muxuu uqarinaya waa qof daalima
@qaasimcabdi9014
@qaasimcabdi9014 7 лет назад
subxaana allah ilaahey haka dul qaado dhibaatada
@Shaacuur
@Shaacuur 7 лет назад
coldoon sxb reer cawadkaa tolow kuwa aan mooday mayihiin bariga burco
@silvergray947
@silvergray947 7 лет назад
subxaanallah sixirka somalia wa ku badan yahay
@nabadoonahmed5124
@nabadoonahmed5124 4 года назад
A.malik muse coldooon ilaaahy hakasoooo furdaaamiyo xabsigad kujirto
@sadishladan4558
@sadishladan4558 7 лет назад
subxana Allah cida wala soweraray alaha badbadsho sixir iyo balay aya sowerare
@amanisaid7043
@amanisaid7043 7 лет назад
sadish ladan of
@mohamedbarre1721
@mohamedbarre1721 7 лет назад
sxb abdi malik dumarka ayaa in lawaydiiyo ah xagay joogan
@abdianshax5850
@abdianshax5850 7 лет назад
ina lillahi wa dhib wallhi allaha kasaro qoyskan dhibka haysta
@macalinkanolosha8062
@macalinkanolosha8062 7 лет назад
illahy ha Ku dulqaaado reerkan sh.yada ah ee mucjisadu haysato illahow ka dul qaaaad
@qaasimcabdi9014
@qaasimcabdi9014 7 лет назад
wcs ok wll waan siinaa Bilal mustafe
@hodanabdulqadirabdulrahman1227
Allah ha kaa soo badbadiyo cadowga
@maryamamaxamud295maxamud2
@maryamamaxamud295maxamud2 7 лет назад
Subxanallaah labo xaalo waa mid iney meesha sixir ku jiro reerkana indho sircaad lagu sameeyay oo xoolaha laga qasaarinaayo bey ila tahay talo baqara qof kasto ha aqristo gurigana habeen iyo maalinba ha ka daarnaado istiqfaarta iyo sadaqa.
@maryamamaxamud295maxamud2
@maryamamaxamud295maxamud2 7 лет назад
habadsadaan gurigana Biyo Tahliil haku fir dhiyaan ilaa banaan ha kusoo wareejiyaan.
@user-mu9vm4jw8t
@user-mu9vm4jw8t 7 лет назад
subxanallah alle haka dulqaado dhibka yaana lagu deg degin in cid lagu edeyo mucjisadas wayo waxa laga yabaa inay shayaadin samayneyso si ay isugu dirto dadka deriska ah reerkuna alle ha isku xireen
@calixirsi7856
@calixirsi7856 7 лет назад
Illaahay Reerkii sixirkii wuu ka qqaday oo waxaa sh c/xaq oo ah sheekhii boosaaso
@umumaalik7327
@umumaalik7327 7 лет назад
subxanalaah waa arin mucjiso ah
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 7 лет назад
rerkan Quraan badan ha Akhristan
@ahmethashi9629
@ahmethashi9629 7 лет назад
ilahay haka dulqado dhibatada
@ramyaraas168
@ramyaraas168 7 лет назад
Islaan aad u qurux badow Ayey Ahmed yaraanteedi hooyada marada jaalada wadato
@Roodacabdi13
@Roodacabdi13 7 лет назад
dadku waxay rabaan gargaar plz uma baahna dhagax tuur haloogurmado
@sama.qaade1
@sama.qaade1 7 лет назад
wlhi waa wax mucjiso ah alle haka dul qaado ayaanu leenahay.
@cabdisamedtayyip6993
@cabdisamedtayyip6993 7 лет назад
Talaw ma qiyaamihiiba BURCO ka soo bilaab maya??.
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 7 лет назад
Subxannah Somalidi baryahan danbe waxaa lagu saliiday Sixir iyo balayo ayna horay ugu yara , Waxaa jira dad an Imaanlahayn oo dad kale kumashqulaya Ilahay haunaxaristo gabdhas maskinta ah,..
@ridwaanhassan7756
@ridwaanhassan7756 7 лет назад
inaa lilaah wainaa ilehi raajicuun illaah baan ka magangalney shirkiga. laaillaah illalaah subxanallaah. allow adaan kaamagangalney
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 2 месяца назад
Cabdimaalikgoow qoyskan xaalkoodi moxow kudanbeeyay walal?!.
@umuriim261
@umuriim261 7 лет назад
amiin uqtii
@sahrocabdicaarane4853
@sahrocabdicaarane4853 7 лет назад
illaahay haka dulqaado dhibaatada
@maryanomar4126
@maryanomar4126 7 лет назад
subxanalah ilahayow kadulqad dhibka haysto rerka
@gabadhahooyomaariyo3926
@gabadhahooyomaariyo3926 7 лет назад
illaahay dhibka hakadulqado
@xaragoproduction490
@xaragoproduction490 6 лет назад
سبحان الله العظيم
@adnanmohamet7157
@adnanmohamet7157 5 лет назад
Wxa laga yaaba in qoyska il hysato ama dhib geysteen
@HamzaAli-xt4gy
@HamzaAli-xt4gy 7 лет назад
اللهم اشفهم شفاء عاجلا ، اللهم اقتل من سحرهم وسبب لهم هذه المتاعب والمشقة اللهم انتقم منهم
@mamerashiid1233
@mamerashiid1233 7 лет назад
Aamiin
@umuabdulqadir4457
@umuabdulqadir4457 7 лет назад
Subahanallah
@adnanmohamet7157
@adnanmohamet7157 5 лет назад
Sub xan allah
@sakimo6675
@sakimo6675 7 лет назад
Ala dadku xuma mxa loo dhibya qoyska dhibaan
@SucaadRaage-kp6rv
@SucaadRaage-kp6rv 7 дней назад
Sub xaan allah
@umusihamsiraad6643
@umusihamsiraad6643 7 лет назад
Dhibka allaha ka qaado qoyskan
@sahrocabdicaarane4853
@sahrocabdicaarane4853 7 лет назад
subxaanalallaah waa dhacdo mucjisa ah
@sahrocabdicaarane4853
@sahrocabdicaarane4853 7 лет назад
wcs wll marhoraan siiyay waan idunku xiranahay wll kheerka aad noo soogudbisaan jazaakalaaah kheeran wll
@nasteexoaadanmaxamed8128
@nasteexoaadanmaxamed8128 4 месяца назад
Ilaahay haka dulqaado musiibada
@xasnahassan4332
@xasnahassan4332 4 года назад
Subxaanallaah dulmiga ma diicna
@zamzamxuseen3189
@zamzamxuseen3189 3 года назад
Subxaallah wllahi kkkk
@updyrahmanchama4693
@updyrahmanchama4693 7 лет назад
walahy waxan waa sixir quranka halais sasaaro
@actionfordemocracyanddevel7877
May the Almighty Allah help them...
@cuudcuud
@cuudcuud Год назад
ILAAHAY HAKA DULQAADO
@hbogaga3193
@hbogaga3193 7 лет назад
Gurigu wuxu o baahanyahay ina Quran lugu shido horta .. biyahana hala check garaeyo.. waa yaab .. Allah haxafido reerka yo ummadda islameed.
@ahmednaji2022
@ahmednaji2022 9 месяцев назад
Ilahay ha nika dolqaado
@khadarhussen4752
@khadarhussen4752 Год назад
Laaxawla walaaquwqti ILLAABILAAH
@allakaweenmedia9248
@allakaweenmedia9248 20 часов назад
Sultana.laah
@Maariyo-jg8yb
@Maariyo-jg8yb 2 года назад
Allh haidinka qabto cadowga
@hhhkkkylz9349
@hhhkkkylz9349 7 лет назад
haadaan odhan lahaa waa kimikal biyaha saw kuwan leh shiid bay nagu miiseen ,
@FarahAbdul
@FarahAbdul 7 лет назад
ilaahay dhibka ha ka dulqaado.
@saadiamuktar2046
@saadiamuktar2046 7 лет назад
xaaji Abdulqadir
@abdimasgaaa1657
@abdimasgaaa1657 7 лет назад
☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝
@caynichannel7444
@caynichannel7444 6 лет назад
Subxnllah Allah idinka bixiyo hoyo MA LA dhiiiba ya allah
@cabdiqaadirkoosaar5322
@cabdiqaadirkoosaar5322 5 лет назад
cayni channel 111ض1ض
@cabdiqaadirkoosaar5322
@cabdiqaadirkoosaar5322 5 лет назад
cayni channel 1جج
@qalbi.uron.channel
@qalbi.uron.channel 7 лет назад
Subxanallah😢😢😢
@FarahAbdul
@FarahAbdul 7 лет назад
Dumarka guriga soo dhisay ha la waydiiyo meesha ay ka keeneen Lacagta guriga lagu dhisay.
@Drammaboi1
@Drammaboi1 7 лет назад
xaaji Abdulqadir Arintaas kaligeed ma noqon karto, waxaa dhici karta in dad ka qaar xumaadaan guriga aad dhisatay Oo ay kugu sixraan
@marwanyare7548
@marwanyare7548 Год назад
Subxana Allah
@iimaanlovesomaliweyn9660
@iimaanlovesomaliweyn9660 7 лет назад
subxanallah alle haka dul qaado
@iimaanlovesomaliweyn9660
@iimaanlovesomaliweyn9660 7 лет назад
Ok wall inkasto aan aqoon
@ridwaanhassan7756
@ridwaanhassan7756 7 лет назад
subxanalaah alla hakaa dulqaado. qoyskaan dhibka hasto alle asaa ug wax walbo alla asaa qafuru raxiim
@azlmcl198
@azlmcl198 7 лет назад
ilaahay ha haka kor qaado aamiin.
@abdirahmanahmed7622
@abdirahmanahmed7622 7 лет назад
سبحان الله سبحان الله
@abdirahmanahmed7622
@abdirahmanahmed7622 7 лет назад
waa arin mucjisaa rabi ayaa og waxa kujira lkn anaga tusaale ayay inuu tahay
@updyrahmanchama4693
@updyrahmanchama4693 7 лет назад
subxanallah
@hodanabdi9924
@hodanabdi9924 Год назад
Subxanallah
@hanasharraf9327
@hanasharraf9327 7 лет назад
Yaarabi yaa allaah allow ugar gaar Qoyskaan.
@abdirahmanbare19
@abdirahmanbare19 21 день назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@khadarhussen4752
@khadarhussen4752 Год назад
Sixir baa jira.
@maxamedcabdiqadirjama485
@maxamedcabdiqadirjama485 7 лет назад
sixir buu u eeg yahay arinkan
@fadumoabdi5834
@fadumoabdi5834 7 лет назад
Subxanalah
@abdirahmanbare19
@abdirahmanbare19 21 день назад
😢😢😢😢😢😢😢
@SabaaloMediaProduct
@SabaaloMediaProduct 7 лет назад
DADKA SOOMAALIDA AHI WAA CAAMO INTA BADAN WAR DIINTA HALA BARTO
@cabdallahcabdallah4717
@cabdallahcabdallah4717 7 лет назад
Waxani waa sixir wadaadkii loogu yeedhayna jaahil buu ahaa intuu saaxiraddii ogaadey buu ka baxay meesha halkuu Oran lahaa sixirka noociisa meeshuu ku jiro oo cadaabi lahaa sixirkana furi lahaa naagta mujrimadda ahna dadka u sheegi lahaa aqoon darro awgeed waxay ahayd culimada shifooyinka in loogu yeedho waxa sixirka lagu buriyaa 2qaab 1-in la furo oo khaadimkii lasoo adegsaday saa loogu naaro Qur'aan dabadeed uu wax walba sheego halkaa laga soo saaro meeshii wax lagu sameeyey 2--in Qur'aan lagu akhriyo gaar ahaan suuratul baqarah markaana qofkii hadduu mid jidhkiisa galay uu yahay soo mantago ama calooshiisa laga safeeyo inta wax la cabsiiyo laakiin inta sixiroole xer ah iyo nin jaahila wax la weydiinayo culimada macruufka ku ah ku daaweynta Qur'aankana aysan ogeyn dhib weye
@qaasimcabdi9014
@qaasimcabdi9014 7 лет назад
fadlan uduceeyo inuu ilaahey ka saaro dhibaatadan
@sacdiyamohamed9701
@sacdiyamohamed9701 7 лет назад
ilaahay ayaa wax kasta ka wayen qoska waxan leeyahay ilaahay amiina ilaahay unbaa awood leh isaga un aamina ha ilawina alaah subxaana wa tacaala intaasa iga talaa
@fardosaquraanjecele
@fardosaquraanjecele 7 лет назад
Subxanlah ilahow ka dulqa
@yasminosman6911
@yasminosman6911 2 года назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@khadarhussen4752
@khadarhussen4752 Год назад
Jini baa jooga
@khadarhussen4752
@khadarhussen4752 Год назад
Sixin baajira
@zainabmohamed6570
@zainabmohamed6570 Год назад
I'm
@ramyaraas168
@ramyaraas168 7 лет назад
Wariyaha hadalka haku Celina dadka kaaweyn hooyada xijaabka pink wadato sida aad u aamisusey ma wanaagsaneyn ka first pls dadka waaweyn istiraamkooda halagu dadaalo
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 7 лет назад
Waxa laga yaaba in ay wax kujiraaan biyaha wax lagu karinaayo.
@user-yk6qb4hc8h
@user-yk6qb4hc8h 7 лет назад
wxad samey sen shega dheh warkas inta iska deysan
@mahamudm.a.3895
@mahamudm.a.3895 7 лет назад
Maxaa kaa qaldan adiga dadkan dhibtu hayso maxaad ugu jees jeesin wll , waxay sameyen majirto hooyada reerka uwayn waata leh reerku waa ehlu salaaad marka please wall hakugafin dhibanayashaas du cada unashamed!
@ahmedmahamed9785
@ahmedmahamed9785 7 лет назад
I don't understand
@HindaMuuse-qy2yr
@HindaMuuse-qy2yr День назад
TKSGLGK
@Fatimaabdirahman24
@Fatimaabdirahman24 6 дней назад
1q11
Далее
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
Поём вместе с CLEXXD🥵 | WICSUR #shorts
01:00
Taxanaha Xukun Dawlo iyo Xeer Qabiil
19:15
Просмотров 86 тыс.
Luuqadaha Reer burco ku hadlaan  qosolkii aduunka kkk
18:23
Дядь Юр, шухег!
0:55
Просмотров 872 тыс.
They got a Golden Buzzer 🤣✨
0:46
Просмотров 40 млн