Тёмный
No video :(

Dhacdo naxdin leh :-13 qof oo kulligood lugaha & dhexda ka go'ay | Qaar naftu ka baxdey | Murug weyn 

MUNASAR MAXAMED
Подписаться 170 тыс.
Просмотров 35 тыс.
50% 1

Dhacdo naxdin leh :- 13 qof oo kulligood lugaha & dhexda ka go'ay | Qaar naftu ka baxdey & kuwo sakaraad ah . Ashahaadka dhacaya maqal . Sii gudbi.

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 157   
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Месяц назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadrocabdi2985
@khadrocabdi2985 Месяц назад
Cadalada allah ayaloodonanaya somaliya cadalad matalo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 Месяц назад
Ya rabbi Adiga caadil ah xasbiyallaah wanicmal wakiil😭😭😭😭
@maslah345
@maslah345 Месяц назад
ALLAHA UBOOGA DHAYO INTII KU DHAWACANTAY INTII KU DHIMATAYNA ALLAHA UNAXARIISTO JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KA WARABIYO GACAN KA XAQDARAN AYAA DISHAY
@SuadMohamud-ql1cc
@SuadMohamud-ql1cc Месяц назад
Wlhy saaiid bay udhibanyihiin umada somlia 😢😢hlka mdxwenhyni iyo raysulwasariihi io wixii xilalhayyay ay wadamo kale kuraaxaysanayaan aaakhiru waryaaa aduunyo is temporary mlin kuwalaqaxin malin kuwa lalayn malayacni😢😢😢
@sahromahamud
@sahromahamud Месяц назад
Ilaaheey Soomaali Ha U Gargaaro😭🙏🇸🇴
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz Месяц назад
Alle haugargaro musliminta somaliyed
@dahirdayib7558
@dahirdayib7558 Месяц назад
Doofaar sh. Maxamuud haloo dal dalo bakhtiga.
@xasankaafimaxamed1226
@xasankaafimaxamed1226 Месяц назад
Laaxoowla walaa quwata illaa billaahil caliyil cadiim, Rabbiyoow waxaan sidaan usilciyey markastana sidaan dhibta iyo gumaadka ugu geeysta ciqaab ay kashallaayaan kurid oo falka ay geeysteen ay kashallaayaan
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Месяц назад
Aaaami n
@GacaloInamaxamad
@GacaloInamaxamad 14 дней назад
لا إله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم على
@user-eu4zl1qy7i
@user-eu4zl1qy7i Месяц назад
illaaho igargaar soomaallida aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
oo diyaarada soo dowladu masuul wadanka kama aha war dulmiga lama daboolo ee dowlad kusheega halaga tuuro meesha oo hala badbaadiyo dadka inta hadhay
@Hodaneey
@Hodaneey Месяц назад
😭😭😭😭😭😭 ax ya rab u gargaar 😢😢😢😢ax somali meel kasta way nu madheen yaa xasuuqay 😢😢😢
@FartuunAli-kc7gn
@FartuunAli-kc7gn Месяц назад
Illahey ha uyasiro cadiwga allaha nagaqabto meel walba aan joogno cadaalad illahey hanoosoo dajiyo allahuma aamiin
@user-dg6ir3vv3d
@user-dg6ir3vv3d Месяц назад
Xasbiyallah wanicmal wakiil 😢
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Месяц назад
Ilaahow hooyoyinkazs qalbiga u qabooji war dowlad maahee ilahey moriyantaas haka qabto illahey hauga aaro intey ilmahodii wadamo shisheye geesten ayey caruur masakina xasuqayan walee xasan qabyaa masuulka ah
@user-cabdirasaqwadani
@user-cabdirasaqwadani Месяц назад
Waa zax munazar hadalkaga ku aadan inaan qofna kahadlin wali o dhanka dowladda f somalia balse alle aya kula xisaabtamaya maanta ama maalin kale insha allaah walahi haddii an awood u leeyahay wan uga aargudi lahaa wuxuushta dhiiga umada somaliyed caadeystay
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d Месяц назад
ilhow adaa umadada umaqan alle ha inoo gargaaro 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-tq2ti5ki9c
@user-tq2ti5ki9c 20 дней назад
Aloow noo gargaar ya rabi cafimad sii
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 Месяц назад
Inaallilaah wa inaa ileehi raajacuun.maxay galabsadeen.
@nasraali871
@nasraali871 Месяц назад
Ilaahiyow Maxaa naga qaldan dhib lee ku jirnaa😢😢
@ruqiyoxyusuf6531
@ruqiyoxyusuf6531 Месяц назад
Malkasto ayaan kudhibanahay ilaahayow ugar gaar adoomadada yaarabi yaa jabar aamin aamin 😂😂😂😂😂😂
@menhee7408
@menhee7408 Месяц назад
Xasbunalaah wanicmal wakiil
@xafsamaxamed700
@xafsamaxamed700 Месяц назад
Allow caafi yaa rabbi
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
xasan sheekh xilka halaga tuuro dadki wuu dhameeyaye
@Fadumo-k6e
@Fadumo-k6e Месяц назад
Ilahayow caafi walalahen
@ayaanleabdule4715
@ayaanleabdule4715 Месяц назад
Asc sxb Dadka waxa ku dhacay hor mari si loo fahmo waxa dhacay warbixinta hormari marka hore mahad sanidin
@Gyyhir1134
@Gyyhir1134 Месяц назад
Waxaa sidaan ugalay diyaaraha dagaalka turkiga oo aan duulihaya lahayn
@mursalali5060
@mursalali5060 Месяц назад
Waan ka xunnahey yaaa ALLAH yaaa manikin mulki noo maciin noo gargaar ilaahow
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Месяц назад
Subxanallaah illhey ha u saqiro allhu akbar😢
@maryanmohammed4149
@maryanmohammed4149 Месяц назад
Ilaahay ha u gargaaro soomali
@fadma638
@fadma638 Месяц назад
Ina lilahey wa ina lilahey raajacuun ilahey ha u naxariisto Aamiin 😢
@Munomaxamud005
@Munomaxamud005 Месяц назад
Subaxaan allah alow ugargaar
@user-ob5wx2vd6e
@user-ob5wx2vd6e Месяц назад
Masaakin marwalbo saan logala
@user-bz3ix1jh8t
@user-bz3ix1jh8t Месяц назад
Alahacaafiyo
@MohamedAhmed-hk1rv
@MohamedAhmed-hk1rv Месяц назад
وعند الله تجتمع الخصوم
@user-ky7gs8js6h
@user-ky7gs8js6h Месяц назад
Subxaanalaah subxaanalaah illaahow u gargaar
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 Месяц назад
Laaxoowla walaa quwati ilaa bilaah
@11naa44
@11naa44 Месяц назад
Wa xagee gobolkee SubxanAllah
@sadam1318
@sadam1318 Месяц назад
yaa duqeeyey dadkaan subxaanalah
@MudalibXasan-xv6hg
@MudalibXasan-xv6hg Месяц назад
Turki ama marecan
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Месяц назад
illahaw caafimadsii
@11naa44
@11naa44 Месяц назад
SubxanAllah wr wx caadi ah no sheeg dadka xagee lagu garacay warka wa la hor mariya wah
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Месяц назад
Sumxanalah 😭😭😭😭😭
@IbraahimMohamedAbuukarAbuukarQ
@IbraahimMohamedAbuukarAbuukarQ Месяц назад
Alow dhibka ka dulqaad Yaarabi 🤲
@XasanCali-qj5tz
@XasanCali-qj5tz Месяц назад
Wa,wax,adloga,xumado,wax,lagu,samey,na,yo,dad,ka,somali,yed,mar,Kay,madax,caloshod,uu,shaqet,yal,ah,dalka,madax,kayihin,sidan,wey,dacda,alle,ha,Naga,qato,intoda.
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan Месяц назад
Ilaaheyow shabaab musiibo ku rid dadka shabaab ayaa hoobiye kusoo duqeysay diyaarad maaha
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Месяц назад
Subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo subxanllh subxanllh axxxx miskin allh ha caafiyo
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Месяц назад
Inaa lilaah wa Inaa ileyhu raajicuun
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m Месяц назад
Ale ha caafiyo😢😢😢😢😢😢
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp Месяц назад
Ilaahow u gargaar InshaAllah
@user-lq7sg8xf5o
@user-lq7sg8xf5o Месяц назад
Subxanallah😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Aminatt31828
@Aminatt31828 Месяц назад
laa xowla walaa quwata ilaah bilaah wixii laayey ilaahey ha qabto😭😭😭😭
@CabdifitaaxMaxamed-v6p
@CabdifitaaxMaxamed-v6p Месяц назад
Subxanallah
@SahroMaow-oi6bh
@SahroMaow-oi6bh Месяц назад
Alaa hayoow saa jooga
@user-fx6rw8hk7w
@user-fx6rw8hk7w Месяц назад
Subxanalah 😢😢😢
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Месяц назад
Alle ha caafiyo aamiin yaa rabbi
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Месяц назад
Mareykan miyaa nacalad ilaahay ha ku dhacdo ilaahow masiibo ku rid
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d Месяц назад
Matidu maxay galabsaty 😢😢😢😢😢😢dowladaanuse maxay rabtaa ganacsatadu maxay rabtaa ilhow ugargaar war madaawankarnee ugargaar
@mohsen6878
@mohsen6878 Месяц назад
Kadibna amni iyo xasilooni ayaa somalia laga sugayaa! Sxb waxa dhacaya allah kama qarsona , somalida u mashxaradaya wax dowladda lagu shegay ayaana faatuuradeeda bixin dona, waa cuqaba aan ka hari donin somalia
@user-fj2rr8rq1e
@user-fj2rr8rq1e Месяц назад
Laaaa ilaha illallaah
@maxamedguuleed3561
@maxamedguuleed3561 Месяц назад
Laailaah ilaaalha muxamada rasuusalalaahi
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e Месяц назад
Kuwii Dawlada sheeganayey sowtan ay Wax kale . Shaqadooda ahayn bay ku mashquulsan yihiin,Car ha ka hadlaan oo wax u qabtaan,marka dhibka noocaas ah ku dhacayo shacabka Iyaga waa dhoofayaan ka dibna waa la Qudbaynayaa,Hadal aan Macno lahayn, Xasbiyallah wa-Necmal Wakiil ilaahay baa u Maqan
@user-lc7wh1yj8f
@user-lc7wh1yj8f Месяц назад
Illahey ha caafiyo dhamantod waxan dhihilahaa dadka dagan melaha shabku Ku badanyahay isagasoguura
@bazeera5520
@bazeera5520 Месяц назад
Subxaanallah wa nimcal wakiil
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals Месяц назад
1:59 asay nisa waxey dhihi rabtaa anaga iyo walaalaheen ayaan iska kaashanay ba,aas masaakiinta loogeystay😢
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Месяц назад
Maamulkii sidaad bare waxaa bedelay xasan oo laid ah
@ashahassan8878
@ashahassan8878 Месяц назад
Cadaalad mahelayaan inta aad qabyaalada hor boodaysaan ood adiga iyo in kula midihi ay xassan qabyaalada ku taageersantihiin iyo hawiye yuu nala yahay waa xassan iyo hawiyaha aad syaasiyiintooda waxa taladooda lagu dilay dadkaas masaakiinta ah cid u hadleysaana majirto
@hooyoaamaguul3673
@hooyoaamaguul3673 Месяц назад
ikraan tahliil & Qalbidhagax Xuquuqdood u raadin ma ku gaari karaan oo qiimahoodii ma leeyihiin?
@user-hx4ug3nc2n
@user-hx4ug3nc2n Месяц назад
Yugaandhees sanweene jareer soomaali kafool xun aa baaraayo iyaga ,, aduunka wadan ee dadka kabaaraan majiro
@user-ic1uz5yv3u
@user-ic1uz5yv3u Месяц назад
NINKAN MEEL LAGU DHI TAY MEEL WAX LAGU KUFSADA. WAA BALAAYO U JOOG DILKA IYO DHACA KUFSIGA UU SHEEGAYO MALIN WALBA. WAA MID. MASKAXDISA. KU QUFULAN WAA SHAQOYINKI UU KA. SHAQAYN JIRAY. ITUUSAN DHOOFIN
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Месяц назад
Mahaydhacday arintani mise waxhora sodhigtay?
@MohamedAhmed-hk1rv
@MohamedAhmed-hk1rv Месяц назад
Saaxib iyaga qaladka malahan kuwa lala xisaabtamaayo waa kuwa dhahay duqeeya
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Месяц назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 Месяц назад
Ciqaab Ilaah ayaa saaran koonfurta somaliya. Dadkii masaakiinta ahaa ay ku lasyeen 91 Muqdisho iyo koonfurta ayaa Laga gudayaa. Ilaa ay qirtaan oo too adkeenaan ciqaabtan ayaa saarnasneyso.
@ayaanmaygaag1761
@ayaanmaygaag1761 Месяц назад
Ilhay ba u hiilin Dona umadan la dulmay
@hawal1287
@hawal1287 Месяц назад
Shabaab ka reer galbeedka aya la shaqeeyo
@yacquub111
@yacquub111 Месяц назад
Waxaan waa caadi waligeed sinad ahyd ilhaan cumar meqaa ajeey ayeey ka hadashay arintaan
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Месяц назад
Caadi noocee ah🤓😡
@faadumoali117
@faadumoali117 Месяц назад
Reer ba'ayow yaa kuleh wadankii gacantuu kabaxay cidna uma maqna ceelna uma qodna
@udgooney
@udgooney Месяц назад
Waa maxay sababta gaaladu markasta u duqeysaa magaalada bariire ilaahay ha ubooga dhayo misaakiinta
@CaliAxmed-gc8ig
@CaliAxmed-gc8ig Месяц назад
Dhulkoodi iyoqabuuraxoodi ayaaloobaaxanyaxay in labaabicyo maxaadiidaya Ilaahay xanagaqabto tuugadaan
@mohamedsherif134
@mohamedsherif134 Месяц назад
Allow caafi, allow u gargaar
@SuseyAli
@SuseyAli Месяц назад
Waxaa duqeyey gaalada caalamiga ah sida maraykan iyo amison
@allahuakbarshami2914
@allahuakbarshami2914 Месяц назад
Lahawlawalaquwaillabillahi
@GacaloInamaxamad
@GacaloInamaxamad 14 дней назад
اعوذ بالله من الشيطان الرجيم 😊
@RahmaBanooda
@RahmaBanooda Месяц назад
War sheeg waxa ku dhacay
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj Месяц назад
Ilaah baa inoo maqan 😢😢😢
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 Месяц назад
Diyaaradaha wax duqeeyo waxey beegsadaan gbr hadu hal qof saaran yahay gaariga laftiisa gpr ku xiran aana ogeen diyaarada wey ku duqene meqa aragnay shacab sidaas loo laayay
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Месяц назад
Inaa llilaahi wa innaa ileyhi raji uun maxaa aaqiro su aal taala aaway dadki kitaabka u maray dadkaan HADEY maanta soqaxaan dhul dowladeedna dagaan dowlada ayaa barakicineysa dhul awgiis 😢
@zamzamismail5829
@zamzamismail5829 Месяц назад
😢
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Месяц назад
Waa wixii burco iyo hargaysa ka dhacday 1988kii
@____0934
@____0934 Месяц назад
Subxanallah imika lajoga wllo 1988 lama joga😢😢😢😢😢
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Месяц назад
Diyaarada ayaa lahaa nacalaa abahaa ku yaale maanu xasan sheekh raali ka ahayn
@AbdijimcaleMuse
@AbdijimcaleMuse Месяц назад
Munasarow maxaa kudhacy bro
@xashicali9633
@xashicali9633 Месяц назад
saxiib kuwii gaalada.ahaa oo odhan jiray arga gixisan ladagaalamaynaa aya layay dadkan masakintaa😢😢
@Aminatt31828
@Aminatt31828 Месяц назад
yaa dilay heedhe masd sheegtid
@bashirali4887
@bashirali4887 Месяц назад
Ilahy ha nocafiyo kuwi sa ugaliy masibo hakurido
@user-xm8ek6wk4y
@user-xm8ek6wk4y Месяц назад
Illaah cfmd dag dag hasiyo masiipo haku dhacdo inti dhipkan gesatay i.a😅😅😅😅😅😅
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 Месяц назад
Subxanalah😢😢😢😢sorry
@user-hx4ug3nc2n
@user-hx4ug3nc2n Месяц назад
Somali
@ZuhuurMuhammad-zx5xn
@ZuhuurMuhammad-zx5xn Месяц назад
😭😭😭😭😭😭
@wllmeyow
@wllmeyow Месяц назад
😢😢😢 waa ehelgeygi😢😢😢😢
@menhee7408
@menhee7408 Месяц назад
Shacabka somaliyed waa ineey iska dulqaadaan yahuuda xalane jookta
Далее
Как дела перцы?
00:25
Просмотров 72 тыс.
DAAWO RIWAAYADII CAASI PART 1
15:46
Просмотров 44 тыс.
Как дела перцы?
00:25
Просмотров 72 тыс.