Тёмный

Dhagarqabe Liibaan Wehliye | Ninka Xabsiga dhexe weerar ka geystay balse toogashada lagu dilay.. 

Somali National Television
Подписаться 730 тыс.
Просмотров 54 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 107   
@user-cs8wy9pj5r
@user-cs8wy9pj5r Месяц назад
𝗜𝗻𝘁𝗮 𝗼𝗴 𝗜𝗻 𝗔𝗹𝘀𝗵𝗮𝗯𝗮𝗯 𝗚𝗮𝗯𝗮𝗹𝗸𝗼𝗼𝗱𝗶𝗶 𝗗𝗵𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗬 𝗟𝗶𝗸𝗲 𝗗𝗵𝗮𝗰 𝗞𝘂𝘀𝗶𝗶.😂😂
@menhee7408
@menhee7408 Месяц назад
@@user-cs8wy9pj5r gaal gaal dhalay carada aad uqabto allaah iyo rasuulkiisa suuban uqabto labaqti
@AbdiMohamed-bs6lv
@AbdiMohamed-bs6lv Месяц назад
Hada unbay hubki dowlada loo gacan geliyay maxay waqtigooda dhamada adeer meshan anago shacab ah baa kudulman siyasi iyo ganacbsade iyo shababka way wada shaqaystan
@xabibomohammed2796
@xabibomohammed2796 Месяц назад
Ummadda allaha indinka qabto inshallaah
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Месяц назад
Waxan wayo wax umada somaliyeed layay masibo alaha ku rido inshallah
@KabaxumeMaharo-ky6sb
@KabaxumeMaharo-ky6sb Месяц назад
Waa deg deg loowada toogto shabaab iyo wixii wanaag uraadiya aragtideyda shacabka hadeey miyiga iyo magaaladaba looga baxsanwaayay haddiiba xabsiga dhexe looga baxsanwaayay eedaasi dowladda soomaaliya baa qaadaysa
@user-xq9cr4yu7o
@user-xq9cr4yu7o Месяц назад
Caqli xumada dawlada ayaa u sabab ah intaas maanta dhimatay sidee qof Argagaxiso ah loogula xerayaa dad kale dambiyo fudfudud ama dhaqan celis ku eedeysan Argagaxisada halagu xero godka jilacoow ewalba masaakiinta ka adagtihiin😢
@zahrocadeey
@zahrocadeey Месяц назад
Waxi shabab ku fara leh iney xabsi goni o ilalo io kamiroyin adag lo sameyo ficned mahen in halmel lagu xareyo sidi eri Sacudi lo wado 😢
@Keway603
@Keway603 Месяц назад
ALLAH xajiwiyo cathowinta somaliyet. weykiwathe muyiri. Tirka kubalami qatulinta dagdag🇸🇴🙏 somalia xanolatoo 🇸🇴
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t Месяц назад
Waa in dowlada somalia shaqaalo camerada kafiiriya ugaar ah waqtigooda qorataa oo mee udhow xabsiga camerada kala soctaa askarta xataa eesan ogeen oo shaqaalahas habeen iyo maalin isku bad badalaan yaan lagu halee askar ilaalo xabsi sidaa uweyn oo ay kujiraan dad dilal badan geestay oo lacag lagu bixin karo ama in la fakiyo la isku dayaayo waa in daqiiqad kasta cameradaha qarsoon dad ku shaqeeyo qaas lasameeya haben iyo maalin isku bad badala oo eego wixii shaki ah ee arkaana ciidan aan eheen kuwa xabsiga ka howlgalana waa hadii larabo dalka in la difaaco laakin intaa ku haleenesa marar kale bee sidaas ookake dhici doonta wabillahi towfiiq 😢
@INDHO77
@INDHO77 Месяц назад
Inta og ino waqttigoda dhamady like dhacc🎉😂
@mohamedmohamud5118
@mohamedmohamud5118 Месяц назад
Dowladda somalia.waa in ay qaadaa talaabooyin uqalma xabsiga hubka loogaynayo? Iyo talafoonaadka iwm iyo in labaaro askarta waardiyaha akoonkooda EVC.
@saidomohamed943
@saidomohamed943 Месяц назад
Waa Baster Eey Gacan Ku dhiigle Shacabka Somaliyeed Dhameeynaayey
@najmomaxamed9156
@najmomaxamed9156 Месяц назад
Alaahu akbar
@maslah345
@maslah345 Месяц назад
Kuwaan waa qaatiliin umada dhiigooda banaystay diinta ISLAMKA shaqo iyo shuqul kuma laha kuwaani kuwa diinta yaqaan ma aha waa mashruuc aysoo qaateen umada ALLAHA KAQABTO DUKUMDAAKUM ALLAHA KADHIGO
@fuadsaleban
@fuadsaleban Месяц назад
INTA KALE EE XIRAN DOWLADA HALA DILO SIDA UGU NOW INTEEY DILIN CIIDAMO KALE IYO DADWEEYNO KALE
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t Месяц назад
Waa nasiib xumo dowlada somalia in qawaarijta sida ninkaan ookale oo alshabaabka marki lasoo qabanaye askartii qabanesay yiri noosiidaaya 40 kun oo doolar qaata ee askarti sharafta lahed dowlada kusoo wareejise ninkaan oo qaraxyadii soobe 1 iyo 2 ninkaan ka danbeye, waxaa nasiib xumo in xabsiga caadiga ninkan ookale lagu xiro oo xabsigii dadkii caadiga la iskula xiro maantana qoryihii loogu galiye xabsigii oo ka dagalaamen waa nasiib xumada dowlada ku gadaaman in xabsi noocaas ookale hub gudaha loogu galiye oo kudagalaman oo 15 qof maxaabisti caadiga dhawac iyo dhimasho kasoo gaarto dadkii xabsiga caadiga kujire😢
@Quman-ze9xt
@Quman-ze9xt Месяц назад
Waa nasiib daro hadey sas jirto
@akm4480
@akm4480 Месяц назад
WAJIGIIN ALLAHA GUBO, BAL JAAHILKAA DIINI IYO MAADI MIDNA AAN BARAN EEGA WUXUU DALDALAAYO. ARGAGIXISO IYO QASHIN KASTA WADANKEENA ISHAAS U YEELAY. WAA IN LA BUUFIYAA CAYAYAANKAN. MA MUDNA INUU SII NOOLAADO AMA UU 1 DAY XITAA KUSII JIRO XABSI.
@qadarsaeed
@qadarsaeed Месяц назад
Ilahaw kuwan umada Somaliyed kaqabo adaa awood lahe waa dhiigyacabo aan arxan lahayn kuwan subxanalah
@jamaabdi-ym6dr
@jamaabdi-ym6dr Месяц назад
inta rumeysan in meelaha alshabaab ka taliyaan shareecada Allaah lagu xumo like dhac kusii
@Cadar49
@Cadar49 Месяц назад
Shaqo shaqo shaqo hadalkooda waa shaqo waa lacag waa maafio Diin laawe yaal qawaariij
@JAMA_BARRE
@JAMA_BARRE Месяц назад
Aryaa Abakarow Tuulada Garbaweyn Yaa Qaaas u Dago
@AbdShakurHassan
@AbdShakurHassan Месяц назад
Duduble
@alifarah5262
@alifarah5262 Месяц назад
Mar hore ayay aheyd in la dilo , dad ayaan isku xignaa oo xigaala ayaan nahay, shaqsigii ku biira AFDUUB oo dhiga muslimka baneystay hala dilo
@aze668
@aze668 Месяц назад
ilaahey shahaadadiisa haka aqbalo isha allah murtadiinta waa laay doona
@user-nb2uj3uj9q
@user-nb2uj3uj9q Месяц назад
تقبل الله منه
@Cadar49
@Cadar49 Месяц назад
Ilahay ku cadaab umad wuu galaaftay ilahoow naga dhamee waxaan cawaantaa ee qawaariijjta al shabaab sheeydaamiinta
@siradm
@siradm Месяц назад
Kaligiis waxba ma sayn karo. Dadki hubka u geeyay waa in la keeno
@hannanhappy4746
@hannanhappy4746 Месяц назад
Fashil baa haysta dowlada ba qofkii denbilaha ahay ba la soo qabana maxkamada ba xukumaysa wuu iska jogaa wuu caba wuu cuna asagoo gacan dowlo ku jira baa dadka sii.layna marka la xukumo in tiirka togashada la geeyo maxa didaya
@siradm
@siradm Месяц назад
Dhagar qabayaashi fududeeyay, ee hubka gudaha galiyayna ha la soo qabto, dad hala soo wada saaro, waa in dad loo toogtaa arrintan, dad Soomaaliyeed ayaa dhintay, dhiigoodi dhiig kale waaye.
@hannanhappy4746
@hannanhappy4746 Месяц назад
Wax ay ceeb ku tahay dowlada in ninka denbiga intaas la ag gaystay ow iska xirado on la toogan war qofka la xukumay muxu qabanaya
@maryamahassan377
@maryamahassan377 Месяц назад
Waaba midaan layaabanhay qof toogasho kyxukuman ayaa leesk heystaa yaab
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Месяц назад
Masha Allah wa guul qaranka somaliyed iyo Dowlada dhexe e Somaliya uso hoyatay
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Месяц назад
Maxaa mansha Allah iyo guul ah ma xabsiyadiinii la ilaalinayay oo argagixiso gudahooda maxaabiistii ku laayay oo qaraxyo ka hirgalisay? Kkkkkkkkkkkkkkk
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t Месяц назад
Masiibo ku heshay
@AbdirisaqMahamud-lc4gw
@AbdirisaqMahamud-lc4gw Месяц назад
Maxaa loo heystay maxaa loo tooganwaayey markii hore
@Mowalii-6
@Mowalii-6 Месяц назад
War wayaab seeku dhacday in qof dhano xiran uu qori ama bomboyin kuhelay 🤔
@menhee7408
@menhee7408 Месяц назад
Waa mujaahid shahaadada alaha ka aqbalo hambalyo Hambalyo Hambalyo
@abdinasirm6440
@abdinasirm6440 Месяц назад
Wlh Abaalkiisa Waa Jahanama Abadan Waa ku Waraaaaaaa insha Allah
@cousinbro1580
@cousinbro1580 Месяц назад
Shahaada kulahaa waa mujrim weyn inta qabriga laga dhigaayo ayaa naarta ka xigta
@AbshirMaxamad-d2w
@AbshirMaxamad-d2w Месяц назад
Sax kkk shahaada naarta ayuu shaqeystay gaalkaas iyo adigabo
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts Месяц назад
Alle haw naxariisto
@user-xm2rz1rm9i
@user-xm2rz1rm9i Месяц назад
Amiin
@user-jd1cf5dy8q
@user-jd1cf5dy8q Месяц назад
Naarta allaha ku fogeeya dhagar qabaha weyn
@sayid5352
@sayid5352 Месяц назад
guledkas waanba arkay
@calijinicalijini7226
@calijinicalijini7226 Месяц назад
Waa ladilay
@malaboa591
@malaboa591 Месяц назад
Kan wajigiisa wuxuu u egyahay Cali dheere xag jirkii weynaa Qawaariijta argagixisada arxanka daran Illaah Umada haka Qabto Inshaa Allaah
@AbshirMaxamad-d2w
@AbshirMaxamad-d2w Месяц назад
Plz and plz yaan la xerin dadkaas kufaarta ah àlshaguug
@SharmanBeek-ej1uz
@SharmanBeek-ej1uz Месяц назад
Waabad ogtihiine ceelasha biyaha maad howlgal ku fulisaan Dowlad lama odhan karo hogaamiyo kooxedyo qabsatay umada iska dhigayan 😔
@nailsissak3207
@nailsissak3207 Месяц назад
Maxaa loo haystaa shaydaanka
@howareyoudoing5448
@howareyoudoing5448 Месяц назад
Dawlada waxay naga qarisa gaari jilib laguso diyaariyey side zoobe loogu qarxiya imisa jagbont kasokesa waxaas caqli gal ma ahan
@mancityfan660
@mancityfan660 Месяц назад
Doqon shaqo ma waxaa ah umdad in ad laayso in la haayo maahan dowlda qaladka leh toogta eeyga man gaabkaa
@abdirashidabdullahi1795
@abdirashidabdullahi1795 Месяц назад
Xabsiga dhaxe waxa loo bahan yahay wan aqana balse xogtasi dawloda xage kala so xariiri waa su aal ?
@saidmm9953
@saidmm9953 Месяц назад
Saraakiisha iyo ilaalada xabsiga dhexe qaar ayaa khawaarij ah. Ninkan beyna sii deyn rabeen.
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan Месяц назад
Xabsiga in lagu haayo qaldan meey ahayd
@user-vi5rq1qc2u
@user-vi5rq1qc2u Месяц назад
Shaqo hakusheegin shackled shiindaane iimaan laawayaasha arxanlaawayaasha
@suaadd5788
@suaadd5788 Месяц назад
Tashkiil ma kelmad cusub oo afsoomali ah baa . Mana fahmo waana maqlaa beryahan
@suldaanksofficial7563
@suldaanksofficial7563 Месяц назад
Waxa laga wadaa hebel raab baa lasaarey cml mise waa lagu qalqaaliyey 😂😂😂😂
@axmedweyrax6556
@axmedweyrax6556 Месяц назад
Vediogan Mar hore Aan daawane xaa Jiro mxaa. LOOOGU sooo celiyay
@marasmediatube2060
@marasmediatube2060 Месяц назад
Dowlada waxaan kula talinayaa wixii shabaab ah oo dil toogasho lagu xukumo isla maalinkaas in la toogto
@RealIslaamic
@RealIslaamic Месяц назад
maxkamada ayaa jaahil ah haku sheegin ehlu janaha jaahil
@Cadar49
@Cadar49 Месяц назад
Gablan gablan
@SuperKhaalid123
@SuperKhaalid123 Месяц назад
Hadiiba la xukumo 72 hours gudohood, Waxaa haboom ruux walboo la xukumo in waa jibaadka laga fuliyo,
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan Месяц назад
Hubka yaa u geeyay ma leeys weeydiiyay taas?
@hassanabdulahi2593
@hassanabdulahi2593 Месяц назад
Soomaaliya waxaa u nacay AS iyo qolo kaloo badan ayagana siyaasada hogaanka u haayo oo wejiyo badan marna qabiilo abaabulan ah marna dowlad ah, marna waa jaahiliin aan waxna wadi karin waxna laga wadi karin. Wadankii waa qaribeen.
@muktaarahmed7280
@muktaarahmed7280 Месяц назад
O hada khawaarij kaan ma baqtiyey ma run baa waxa la toogtay miyuu ka mid yahay alxmdlhi Kuwaan iyo wixii la mida umada Allah ka qabto wuxuushta arxanka daran
@user-op4xz1bt3u
@user-op4xz1bt3u Месяц назад
Kuba xukuman Maxey qarash dolada usi cunuayaan toogts
@abdiyare6794
@abdiyare6794 Месяц назад
Siid cali in la toogto ciyoow waye
@abdullahimohamudjama8437
@abdullahimohamudjama8437 Месяц назад
Soomaaliya ha noolaato
@Professor4555
@Professor4555 Месяц назад
Wahaabiyada waxan bey dhaleen, ilaa haddana ayago salafiyo la baxey bey culumo wax ma garatadeena u yaqaanaan
@AbshirMaxamad-d2w
@AbshirMaxamad-d2w Месяц назад
Alshabab In la dilo yaa diidan oo maxa xabsi loogu xeraa
@suarezbossniaboy521
@suarezbossniaboy521 Месяц назад
Filimanta hindiga cadi ah ba lajilaya somalia wlhi😂
@user-pu1js6pj6x
@user-pu1js6pj6x Месяц назад
Balyo kula bidaar waynatay aqas😂😂
@AbumuxsinAlansaari
@AbumuxsinAlansaari Месяц назад
Waa shahiid gaalo iyo murtadiin ayuu laa yaya
@AbshirMaxamad-d2w
@AbshirMaxamad-d2w Месяц назад
Gaal ayaa tahay insha allah isaga iyo adine Alle naarta jahano ayaa nii rajeyn sheydaan ku dhalay was
@amranyasin6840
@amranyasin6840 Месяц назад
shaqadisa ma waxay aheed masakin inu laayo manta malin aan aheyn yaa la is xisabin donaa
@salmasalmaaliomar996
@salmasalmaaliomar996 Месяц назад
Qawarij waqdikoda dhacye ader ale umada haidinka qabdo qawarijey by by😂😂😂😂
@user-lc7wh1yj8f
@user-lc7wh1yj8f Месяц назад
Wax cabsi layirahdo majirto
@FarhanOfficial02
@FarhanOfficial02 Месяц назад
saraakiisha xabsiga dhexe halaxiro, shaqadana halagaceyriyo.
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Месяц назад
Bisinka maxa lala suga hortan xiran soo daya ha cunan umada warabiyasha ama toogta
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 Месяц назад
Maxa loo haystay awelba iyago shabab ah😊
@omaradam3376
@omaradam3376 Месяц назад
NIN ragu aha han
@mohamedosman-qz7ln
@mohamedosman-qz7ln Месяц назад
Nacalaa ku yaalee qoorta ka jara ibliiska ilaaheey ha baabi'iyo kuwaan waa kansar waa in la gooyo.
@McM-iz7sd
@McM-iz7sd Месяц назад
Sheakdas hanagu madadaalina ee ragi hubka u geeye sarakisha ka dbeysay sheega
@nashmaamaxamed21
@nashmaamaxamed21 Месяц назад
Dad Islama in la dilo o dhigoda la daadiyo maad shaqo utaqan duli dheh
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Месяц назад
Sababta xabsiga loogu haayo maxay tahay ? Qof walba oo shabaab ah ama caawiya waa in la toogtaa xitaa hadii uusan qof dilin waa in la toogtaa
@AbdShakurHassan
@AbdShakurHassan Месяц назад
Ninkaan Waa Duduble, waaa la yaqaan shababka Banadir ka dagaalama muhiim buu u ahaa
@FihiimaNadiif
@FihiimaNadiif Месяц назад
❤❤❤bagah ma lihin cadaw xamar ka daran bagah isku madha reer qarax laand cabdi maalik coldoon la moodaa
@akshaale
@akshaale Месяц назад
Shabaab waa Raxanweyn kuwii lahaa aaway?????? 😂
@MohammadIbrahim-pu4wn
@MohammadIbrahim-pu4wn Месяц назад
Ayga u badna lkn raxweyn Kali shabab maa ahaa
@BARIYOW0702
@BARIYOW0702 Месяц назад
Hala togto waxa uu darayo malahan
@CANABADANJIMALI
@CANABADANJIMALI Месяц назад
Balaayo ku xasuuqday shedan dhiig you cab eh jahanabo ilaahow kufogee warded kan came il xirno ma ahan horay hakagatoogto sheedaanka
@saidmuktar
@saidmuktar Месяц назад
Haaaa la dilo kaaan
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 Месяц назад
Munaaafaqin ayaa tiheen nin ilmahiisa u xamaalanaya ayaa disheen, Maxaabiista yaa hubka u galiyay inaa wada tiheen beenaale yaa
@cabdirisaaqaxmedcise9024
@cabdirisaaqaxmedcise9024 Месяц назад
Been waaye umada ka xishoda
@menhee7408
@menhee7408 Месяц назад
Waa mujaahid dhab ah oo ilahey dartiis ushahiiday Hambalyo Hambalyo Hambalyo waa guuleystay
@abdinasirm6440
@abdinasirm6440 Месяц назад
Qawaarij ilaahay ka furtay ayuu ilaahah 200 Dad ah oo aan😂waxba ka galabsan ayuuu laayeey Sidaaas miyuuu mujaahid ku Ahaaaaaa
@menhee7408
@menhee7408 Месяц назад
@@abdinasirm6440 hadafku waa ilahey cadawgsiisa in lanaafeeyo
@user-ir2yt2oj4z
@user-ir2yt2oj4z Месяц назад
​@abdinasirm6440 wallee aakhiraa war jiraa,subxaanallah
@SomalianTime
@SomalianTime Месяц назад
Khawarij waa lugu qabanaaa
@menhee7408
@menhee7408 Месяц назад
@@SomalianTime adaa ah qawarij xun
@laasmedia1
@laasmedia1 Месяц назад
Side macnaha 😂
@jandraravi9816
@jandraravi9816 Месяц назад
NACALADKAAN XOOW WELI U NOOLYAHAY MAA LA FILO DOOFAARKA DOOFAARKU DHALAY
@mcxaamid1055
@mcxaamid1055 Месяц назад
Waaba la dilee dulliga
Далее
Нарвался на сотрудника ФСБ⚡️
01:00
Barnaamijka Gungaar Dhaqtarkii dilaag ahaa
26:10
Просмотров 231 тыс.