Тёмный

Dhaliisha tayada manhajkeenna sabab ma u tahay luuqadda uu ku qoranyahay? Q1-aad 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 42   
@Rayaan277
@Rayaan277 9 месяцев назад
Kusaliya rasuulkeena mohammed scw❤🕋❤🕋❤
@ridwandheere
@ridwandheere 9 месяцев назад
Waxbarashada Soomaalia waa in Af-Soomaali lagu qoraa
@myfowsy8079
@myfowsy8079 9 месяцев назад
Aniga qurbaha ku noolahay sikaste oon u branay luuqada wadanka aa joogno waxbadan ayada fahmeenin. Xitaa waxa arkay ilmihi wadanka Finland ku dhashay xitaa inaysa awodin iny finishka si fcn wax ugu fahmaan.
@kayseabtidoon1
@kayseabtidoon1 9 месяцев назад
kan xidhiidhinaya waryo maaha, waa muran miidhan, waliba anshax saaxafadeed lahayn, bal eeg inta jeer ee uu hadalo dhex galayo. mida kale maaha dhexdhexaadiye, fekradiisa yuu meel marinayaa uu aminsanyahay
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 9 месяцев назад
Haah zxp
@myfowsy8079
@myfowsy8079 9 месяцев назад
Wadamada yurub oo dhan waxey u ku hormareen luuqadooda ayay wax ku bartaan
@sihaamosman873
@sihaamosman873 9 месяцев назад
Fasalka 1 ilaa F4 wa in af somali loga dhigaa❤wayo wadan walbo luqadiisa ayey hodan Ku tahay 🙌 dowlada somali waa in ay amar kaso sarta all somali ✨tusale dowlada turki arabta 99% waa luqadoda🎉
@FaysalWarsame
@FaysalWarsame 9 месяцев назад
Wan idin salamay
@user-ov8mk9bg1v
@user-ov8mk9bg1v 9 месяцев назад
Umadwalba luqadeeda ay manhajkooda kuqoraan
@user-wv5wg9jk1r
@user-wv5wg9jk1r 9 месяцев назад
Allah is one ❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiomar7283
@abdiomar7283 Месяц назад
Wariyaha wax badan muu soo diyaarin
@myfowsy8079
@myfowsy8079 9 месяцев назад
Anaa arkayoo tiyaabiyay afsomali waxa ehen aqoon dhaxal gal ah lagama helaayo❤ mahajka somali halgu qoro
@IsmaaciilCalisalad
@IsmaaciilCalisalad 9 месяцев назад
Ninka wariya su'aalaha saxan hakeno
@hassanmucalim
@hassanmucalim 9 месяцев назад
Dooda qiimaheeda iyo weriyaha loo soo xulay iskuma qalmaan qofwalba barnamijka uu daadihin karo in Loo xula fiican Waad mahadsantihiin
@abdifatahmohamed5013
@abdifatahmohamed5013 9 месяцев назад
Ninkaa wariyaha ah Astaan haku noqoto wuu degdegayaaye
@abdixakiinbaashe7033
@abdixakiinbaashe7033 9 месяцев назад
Waryaha lagu noqdo waryuhu innama caadimaha
@garyaqaanmansuur4372
@garyaqaanmansuur4372 9 месяцев назад
Haddii garaad hoosaynta qof aqoon sheegtay ay gaarsiisantahay in uu dhaqo qof af leh af kale ha ku adeegto, kayga u ogalaan maayo in uu kaas liito dhagaysigiisa xilli ku bi'iyo!! muuqaalkaanna waxaan kaga tagay kolka aan marinyay 4:25
@mustafcarab7327
@mustafcarab7327 9 месяцев назад
Ar aniga u horeeyo manta kow kooow
@odayjama1829
@odayjama1829 9 месяцев назад
Kan wariyaha ah kulahaa wax ugu halaabay malaha war afkaagu waa jititaankaaga iyo dhaqankaaga
@shantagees9425
@shantagees9425 9 месяцев назад
Barnaamijkaan muqaal ahaan iyo macluumad ahaanba waa wax umadoo dhan dan u ah gees ka gees dalka.
@myfowsy8079
@myfowsy8079 9 месяцев назад
Somaliya maskaxda laga gumestay afsomaliga noleya englishka ninki lahaa noleyay.
@abdullahiali7254
@abdullahiali7254 9 месяцев назад
Ruushka iyo China af ingiriis wax kuma bartaan
@user-abtol45
@user-abtol45 9 месяцев назад
Dooddahaan okale badan Astaan ha badiso. Dhaqanka taariqdeena iyo arrimaha waqtigaan ka taagan dalkeenna.
@ahmedosman111
@ahmedosman111 9 месяцев назад
Aradada soomaaliyeed waxaa inta badan ay caqabadi kala kulantaa luqada englishka markay 8 sanadood wax kusoo barteen soomaali.
@ayaanmaxamed8315
@ayaanmaxamed8315 9 месяцев назад
Dhaqan bahdil iyo anaaka awood badan guubaabo isdil dhaqanku waaka
@hamdiladan
@hamdiladan 9 месяцев назад
Waa run luqada somaliga mesha ka baxeeso sppto ah aniga hadda ina somali wax ku qoro waxa iga fudud ina English wax ku qoro 😢
@Wadani924
@Wadani924 9 месяцев назад
Af English in lagu barto baa ila saxan si ardaydeennu aqoon heer caalami ah u yeeshaan oo adduunka kale u la falgalaan. Afkeenna hooyo luuqad ahaan ha loo barto oo ha la hor mariyo.
@omarDADAchannel
@omarDADAchannel 9 месяцев назад
Waa dood quruxbadan balse mariyuhu professional ma aha! 🧢
@ayaanmaxamed8315
@ayaanmaxamed8315 9 месяцев назад
Af somaliga diin maha carabi xakubarta saad safiican diinta ufahantan aduunka iyo aqiro waa inlooshaqeyta
@sucadabdullahi8448
@sucadabdullahi8448 9 месяцев назад
Ilàahay ka baqd waligay baan kundhigtaa English waxna ma fahano idinkuna nama ogid
@ahmedosman111
@ahmedosman111 9 месяцев назад
Waxaan qabaa in soomaali wax lagu dhigo fasalada 1aad ilaa 4aad, 5aad ilaa fasalka 12aadna english.
@S88mustaf
@S88mustaf 9 месяцев назад
Soomalia waxaajooga dad aan xitaa af.soomaliga aqoon
@myfowsy8079
@myfowsy8079 9 месяцев назад
Maxaa diiday ina ka shaqeno oo eray bixin la sameyo
@myfowsy8079
@myfowsy8079 9 месяцев назад
Maxaa laga faaidayaa waxbarashadi ow bartay qofku hadii ow afsomali ugu sharaxi karin ow ii sii gudbin karin.
@odayjama1829
@odayjama1829 9 месяцев назад
Fahanka ayaa ka qaldan war adayda afsomaali wax halagu baro lauuqadaha sicaadi ah ayaa loo baraa maxaa isku qaldan
@itzmessi_hd
@itzmessi_hd 9 месяцев назад
Odaygan wuu khaldanyahay aabe waa lahjad mudug aabo ayana waa lahjad qeyb kale soomaalida waanse kutaageersanahay in soomaali wax lagu barto waxan uu ladoodayana waa kuwii xiligii isku dhaxyaaca waa isku daalayaan
@user-xt6pj7bl4f
@user-xt6pj7bl4f Месяц назад
𝐖𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐫𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐚𝐚𝐦𝐚 𝐤𝐚𝐫𝐨 𝐛𝐮𝐮𝐠𝐚𝐠𝐭𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐚𝐤𝐡𝐫𝐢
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 9 месяцев назад
Wadan afkale so qatay oo hormaray ma jirto jamicada ilaa phd af somali in laga dhigo wax cilmi oo adunka la is siiyo ma jirto. Man hajkeena waa in uu sal u noqdo dulkeena manta xayawanadiisa ma naqan cayayaanka manaqan geedaha magacyadooda ma naqan malaygeena ma naqan jaahil ayan dhulkeena ka nahay sababtaa aya u soo qaxnaa
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 9 месяцев назад
Please 🙏 Ninkan wariyaha Ah Naga Badala Astaan TV yow 🤬😡👊 Waa maxay Ninkan Dag dageya Ee Waalan , Ee Aan dhagaysanayn aqoonyahanada 🙏🔥 please Naga badala
Далее
Mini bag sealer
00:58
Просмотров 7 млн
Waraysi | Boqor Ahmed Iimaan.
27:33
Просмотров 16 тыс.