Тёмный

Dhalinyaradi iyo Somalidii America 🇺🇸 oo Somalicowboy Hada ku Kacay Dacwadna Ku Furi Rabo Adkaatay 

MORAAL MEDIA
Подписаться 33 тыс.
Просмотров 4,1 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 41   
@aminCaraale
@aminCaraale 3 часа назад
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
@mohamudabdirasak1041
@mohamudabdirasak1041 36 минут назад
Moral media keep going, bro dhinaca fiican kawad masha'allah as long you are on the haq we are behind you.
@abdirazakali333
@abdirazakali333 3 часа назад
SUBXAAN ALLAH SOMALI INTAN WADANKOODA KA YIMADAAN AYEY WADAMADA KALE IYO AJAANIIBTA FUTADA URUXAAN
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c Час назад
Inaa lillaah Hungarian buu u gaaloobay Alloow Ceeb astur
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c Час назад
Waa Jaahil Ameerika iyo Cadaanka Mooday wax wayn America Dan Cawaanka noqotay iyo hororada oo dhiiga bili aadanka Xalaalaysatay
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c Час назад
Ninkan Somali Uma eka Somali kaboy
@sumayamohamed6781
@sumayamohamed6781 2 часа назад
if he wishes to leave the religion nobody is stopping him, why is he talking bad about our religion and culture.. it’s all about views and money yaah
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 часа назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@IBRAHIMALI-ce8hd
@IBRAHIMALI-ce8hd 2 часа назад
🙏🏻🙏🏻🙏🏻✅✅
@CabdifataaxOnline
@CabdifataaxOnline Час назад
Asc zxb cowboy waaaa Beenale munafaq ah eee ha rumeysaninaaa
@IBRAHIMALI-ce8hd
@IBRAHIMALI-ce8hd 2 часа назад
🎉🙊👍
@ZahroCalixade
@ZahroCalixade 4 минуты назад
Hadakahor dabqyadii mataanh marekank anag itopiya jognh ayaa laqarxiyey aniga iyo asgabo meeshan kudhalanay kuna barbaarnay waalidtanh waa somali qfwalibo siduu iskadhigo waaye malintas qaraxa hooyadenh mareekane jogtay balse shaqadeyda mahan waan kufarxay marka waau idili gaaray kawaran hada uu dhintay meeshunh kudhintay alx ani hada xamaraan jooga ilaaheyba mahadas iskale markaa dhlinyarooy haladigtoonaado dad been kugusoo xero galinaaya buuxo
@أجملالوردة
@أجملالوردة 2 часа назад
Aadbaan utaageersanahay dhalinta diinta difaacaysa
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 27 минут назад
Idaacadani waa Orom dhalin walba oo dalka difaaca waykadaba’qaataan nacalatullah calaykum 🤲🏼
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 2 часа назад
3:30 Xasan Shiikh miyaa. Asagaa isku Marqaati ah.
@Axmedhassan1960
@Axmedhassan1960 2 часа назад
Ninkaas side madaxweyne xasan shiikh ayuu marqaatiga isku fur ayaa cid kale uma baahna
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 26 минут назад
Ma fahmin in markuu qof qalad wayn ka galo mujtamaca Soomaaliyeed ee la daba dhigto laguna soo cadeeyo, uu dabada Ila galaa QABIIL iyo QURUN. Sababta waa asagoo ka dhex xulanaya bulshada dhexdeeda wax ma garadyada diinta u taqaan SUFAHAA.
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c Час назад
Af Somaliga Hadeer waa la Bartay ee armuu Oromo yahay ninkaan Afkeena bartay
@KaamilHuseen38
@KaamilHuseen38 3 часа назад
Niyahow maxuu udiidan yahay inuu tobad keeno
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 31 минуту назад
Totally Somalicowboy got lost and he is disbelieving that Allah is only true god while he is happy with other religions over the Islam ☪️.
@ALI14p
@ALI14p 2 часа назад
xuseen qorshahisa wa okey lakin waxa fiican sii diiniya ah in ow wax u baro asiga ayadoyin quraan so qadanaayo qufka Muslim ☪️ ah ma jeclana karo kanisad iyo gaalo wa halis
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 Час назад
😅😅😅😅😅😅😅
@ashaoali8020
@ashaoali8020 2 часа назад
Ilaa hada dad ayaa aamisan
@AwaareCarloss
@AwaareCarloss 5 минут назад
Caaaac ninku somaliyeey israaca oo mesha ka kaca ayuu nooshegay diintiisa iyo wuxuu qabto waxba nagama galin taaaaogaada. Adigaaagan soo galiyey ma itoobiyan baa lacag kusoo siiyey
@Imaan92546
@Imaan92546 2 часа назад
Alle benale iyo diinlaawe bananku Keena maxuu iska dhigey wadani diinlaawe wadani maba noqdo
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c Час назад
Ninkan horta ma Soomaali baa? Somali kaboy
@abduwahabahmedmahamed547
@abduwahabahmedmahamed547 Час назад
Ninkan wadaniga ah video giisa horay maxaa loogu soo bandhigi waaye. Oo hada marku Ethiopia ka hadlay oo loo so bandhigay😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 3 часа назад
WALEE NINKAN ISAGA MARKHATI ISUGU FILAN SIDA MUDANE MADAXWEYNE XASAN GUUGUURTE.
@shiilamohamed7231
@shiilamohamed7231 2 часа назад
Adi qofkaan wuxuu yahay waaba loojeedaye maxaa ugu lawinee waaba kudaayee
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 46 минут назад
somalida qaarkood Allah oo loo gefay waxay ka jecelaysten qabiilkooda Somalia waxa uu ku yidhi caruurtooda waxay u ogol yihin oo fasaxen inay noqdan khaanis taasna waxay isaga indho tiyaan wa qabiilninka walidkiisa iyo maacalim kiisa cayaay ma aduuu qabiil wax kugu qaban dan buu laha maydan maqlayn wuxu yidhi marki hore Allah baan rumaysna hadan ma rumaysni waad walaten Somalida difacaysa soo noqda rabi aamina idinka laftiina khatar ku sugane hadydan fahmay luqda uu ku hadalayo waydiiya qof fahmaya ninkan waa shaydan is qarinaya naftiisa cadabta ilahay ha uga baqo hadu khaniis yahayna wa danihiise umada somalida faraha ha kala baxo beentas maxakamda ha lagu geeyo Somaliada waba kuwa uga hajira wadaamada calshan khaniis baa la iga barya ilamaha isana wuxu leeyahay raali bay ka yihin uga caleek doqon dabo qaloocna dheh
@masaai-cw4lz
@masaai-cw4lz 30 минут назад
SOMALI COWBOY IS IN THE COUNTRY FOR LESS THAN 7 YEARS AND WAS PICKED UP BY CWS OF SOMALIA SO,WHY GIVE HIM ATTENTION! IT'S IRRELEVANT TO TALK ABOUT HIM.
@Umo580
@Umo580 3 часа назад
NINKAN INTA DABASOCOTA WAXMAFAMAAN MIYA CADEEMO ISAGA ISUGUFILAN
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 28 минут назад
😂😂😂 Oromo 🇪🇹🤧 wali maynan quusan, wali way rafanayaan 😂😂😂😂😂😂 Ilaahayse dhulkuu idinla goyn InshaAllah 🤲🏼 Nacalatullah Calaykum 🤲🏼🇪🇹🇰🇪🇮🇱🇬🇧🇺🇸🇳🇴🇸🇪🇪🇺💩🤧🤢🤮🗑️👎🏼
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 2 часа назад
Markuu duubaayay wuxuu isdhahaayay dadkan dhagaha xidhan oo wali taageeraaya ayaa kudawanaaya ee ismuu lahayn dad diintooda difaacaaya ayaa kugu soo bixi doona
@Michealfot
@Michealfot 29 минут назад
Kuli wada. Munafiqiin ayaa tihiin oo Oromo lacag soo siisey nacalad yahay
@mahatmahamednurre
@mahatmahamednurre 2 часа назад
war msikiinyahow qaladka aad saarayso wiilka kadaa jaahil ayaa tahaye iska fiiri waxaad soo dhigayso ok
Далее
These Are Too Smooth 😮‍💨
00:57
Просмотров 4,2 млн
Diyaaraddii Duuliye Muse Bixi & Faankii Edna!
7:58
Просмотров 9 тыс.
Qubanaha VOA
29:45
Просмотров 32 тыс.
These Are Too Smooth 😮‍💨
00:57
Просмотров 4,2 млн