Тёмный
No video :(

Dhalinyardu Bilaash ha isku Guursadaan Faadumo Ibraahim 

ELSAR MEDIA PRODUCTION
Подписаться 108 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Join this channel to get access to perks:
/ @elsarmedia
★ ★ ★ELSAR MEDIA PRODUCTION 4K&ᴴᴰ★ ★ ★
💕 💕 / elsarchannel💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕
FOLLOW ME on Social Media
➜ / abdirahmanelsar
➜ / abdirahman.elsar
➜ / elsarmediapr
➜ / abdirahman.elsar
Website ➜ sanaagmedia.com
chat.whatsapp....
WhatsApp: #+252634333309
#Subscribe_Saar_Fadlan_ELSARMEDIA

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 83   
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 Месяц назад
Faadumo Ibraahim Qof aad u Qaali ah oo lagu hirto runtana aan ka gabban. "KHAYR ALLAH HA KU SIIYO"
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 Месяц назад
Faadumo Ibraahim waan ku wataa 😂✋
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Месяц назад
Faaduma ibraahim baa saxsan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😁😁😁😁☝️👍
@Kia_of_army7
@Kia_of_army7 Месяц назад
Calankana intee uwada qrxow😂🙈
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Месяц назад
@@Kia_of_army7 igu qaado waa Wala wayntiiye 😁😁👍
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Месяц назад
WALLEE FAADUMO WEY KA SAX SAN TAHAY ALLAAH HA WAAFAJIYO XAQA HEESAHANA ALLAAH HAKA MADOOBEEYO OO QALBIGEEDA QUR'AANKA HAKU SHUBO ALLAAHUMMA AAMMIIN❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Месяц назад
Qalanjo wallee ka bahey la dulmartay.
@BARKHADLEMEDIA
@BARKHADLEMEDIA Месяц назад
Ar faadumo ibraahinbaa si dhab ah bay iiga qoslisay
@user-mh2pk9cn3j
@user-mh2pk9cn3j Месяц назад
Scw
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Месяц назад
Kkkkkkkk ala maxaa farid Somali jogta ❤❤❤❤ fardumo Ibrahim 😂😂😂😂😂😂😂
@user-sg6wv6og1d
@user-sg6wv6og1d Месяц назад
Gabdhahaga sadaqeso mamo fadumoy😂😂😂
@saraxlaboodosman5362
@saraxlaboodosman5362 Месяц назад
maa shaa allaah waa saxiis mahadsanid
@faxiyayasin2223
@faxiyayasin2223 Месяц назад
Gabadha halaga hadho been masheegine nin faqiira hadana jaadcuna oosigàar caba hadana ubadkiisu gaajo ubakhtinayaan anagaa aragnee gabdhuhu haday waayaan nindiinle oobilaa balwada hafadhiyaan gurigooda daliilbay haysataa haday wax sheegtayna adigu is arag qayladaada iyo culimada waa qaali
@ya3746
@ya3746 Месяц назад
Faadumo ka hara Waa runteedee mid Ciilqabto ah diinta ku ganbaneysa oo Qeylo iyo oohin isku Dareeysa ilaahey ka Baqa..yahuuuuuu
@tebiniyotusmo
@tebiniyotusmo Месяц назад
فاطمة هي صادقة وهي اقرب من الدين الله يحييها
@user-kj8ys6fc4c
@user-kj8ys6fc4c Месяц назад
Maamo qaali ah nooloow❤
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 Месяц назад
وأنكحوا الأيامى منكم والصالحين من عبادكم وإمائكم إن يكونوا فقراء يغنهم الله من فضله والله واسع عليم وليستعفف الذين لا يجدون نكاحا حتى يغنيهم الله من فضله والذين يبتغون الكتاب مما ملكت أيمانكم فكاتبوهم إن علمتم فيهم خيرا وآتوهم من مال الله الذي آتاكم ولا تكرهوا فتياتكم على البغاء إن أردن تحصنا لتبتغوا عرض الحياة الدنيا ومن يكرهن فإن الله من بعد إكراههن غفور رحيم ولقد أنزلنا إليكم آيات مبينات ومثلا من الذين خلوا من قبلكم وموعظة للمتقين Ayadaan Xagee Laga galayaa ● kuwa wax haysta ha isku guuriyaan kuwaan wax haysan Isagaa hodan ilaahay k dhigayaa!!
@ubahadow7662
@ubahadow7662 Месяц назад
Wa run 😅😅😅
@HanaNalka-jg7jy
@HanaNalka-jg7jy Месяц назад
Mansha Allah
@Degmociise123
@Degmociise123 Месяц назад
Faadumoy Culimada Ka joog 😮❌ Culimada waa loo cudurdaaraa
@mubarikaden962
@mubarikaden962 Месяц назад
ManshaAllah maamo faadumo sii fiican baad uhadashay.
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 Месяц назад
Marakan run baad shegtay mamo ❤❤❤❤❤❤❤
@ArafoAidid
@ArafoAidid Месяц назад
Wlhi waan ruunta masha allah 😂😂😂❤❤❤ jeywab ficain
@adeshabdirahman7739
@adeshabdirahman7739 Месяц назад
Wlhi wa runta mama wad saxan tahay dinda Adigaba kaga rani didta Masha Allah mam
@ubahadow7662
@ubahadow7662 Месяц назад
Waa run
@UbaxMaxamed-ff2fd
@UbaxMaxamed-ff2fd Месяц назад
Fadumo ibrahiin guul❤
@kaysemohamed2004
@kaysemohamed2004 Месяц назад
Soo soco adna waan ku sugeyey
@Saada-d6o
@Saada-d6o Месяц назад
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@user-pc3rx7gc9i
@user-pc3rx7gc9i Месяц назад
sheega aayaduu ilaahay ku sheegay in uu codka dumarku cawro yahy
@AboweAdo
@AboweAdo Месяц назад
وقلن قولا معروفا وقرن في بيوتكن ولا تبرجن تبرج الجاهلية الأولى
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 Месяц назад
Bisinka maxaad la xanaaqan tihiin kuligiin tartiib ra,yigiina u dhiibta😅
@Subeyriga
@Subeyriga Месяц назад
FAADUMO WEY SAXAN TAHAY FARIID FARIID DHASHEY KKKKK
@HamdaMose
@HamdaMose Месяц назад
❤❤❤
@mohacade8773
@mohacade8773 Месяц назад
Wlh caannimadaan iyo aduunyo jcyl kaan dad bdn naar ayeey genesaaa habrtaan caamada ah xitaa suubanha scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw been ayay ka shgty Qatar ayay ku jirta wlh zamin kii uu suubnaha scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ino shgy maanta ayn jognaa allow xaqa na tus khaatimadana kheer inoga dhg 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Месяц назад
CULIMOOY XAAL QAADO ,GUURKA ILAAHAY AYAA FUDUDAYEY ❤😂
@mohacade8773
@mohacade8773 Месяц назад
Hdi aadan cilmi Laheen iska aamus wlh hdi kale Qatar ayga galeesaa
@user-hk7fr7ec2u
@user-hk7fr7ec2u Месяц назад
Excellent
@ismailhassanjehow4714
@ismailhassanjehow4714 Месяц назад
Mamadaani caadi ma'ahan kabaha ladulmartay
@Sudeysihasan
@Sudeysihasan Месяц назад
Good
@muxumedmohamed5168
@muxumedmohamed5168 Месяц назад
Hooyo naga qabo
@MuhiyodinDharar-rp1kp
@MuhiyodinDharar-rp1kp Месяц назад
Dambigaaga allaha dhaafo
@Subeyriga
@Subeyriga Месяц назад
MAAMADU AAYAD AYEY KU GAFTEY MA QIRSAN TAHAY ISTAAFURALA FAADUMO MAHADSANID
@Sudeysihasan
@Sudeysihasan Месяц назад
🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂❤😂
@user-jj9gl5yd1w
@user-jj9gl5yd1w Месяц назад
Tani sheekhad mahan Waa shaydaamad
@user-io8ig1yk2q
@user-io8ig1yk2q Месяц назад
Sheekhada ha ku sheegin shaydaamad Allah ka cabso
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Месяц назад
@@user-io8ig1yk2qxagay wax ka soo baratay Sheekhada aad sheegeysaa
@seryu8204
@seryu8204 Месяц назад
Sax jawabteedii waad siisay
@BARKHADLEMEDIA
@BARKHADLEMEDIA Месяц назад
Waan. Kusalaamay faadumo run ayaad sheegtay kkkkkkk
@macalindaud-daruiman
@macalindaud-daruiman Месяц назад
Faadumo waa runteeda sida ay u hadashaybaa sax ah Waa runtaa nin baa soo xumeeyey shiikhada wey caraysneed oo cuqdad baa haysay naagtaasi faadumooy runtaad ka dhawaanisay Adigaaba ka xikmad badan oo sheegayo wax nasteexo ah iyada maxay xikmad sheektay Faadumo mahadsanid.
@AhmedAbdi-hu2rd
@AhmedAbdi-hu2rd Месяц назад
Usheeg edo
@yonismahamoud5245
@yonismahamoud5245 Месяц назад
Raligalin maxad ubixin Bilash maha gurku Masarifta carurta iya kafalad cadaya brillant kirada laydhka iyo biyaha iya kafalad qadaya sow rerku dumi mayo rer magalku 😂
@ladanladan1718
@ladanladan1718 Месяц назад
Faadumo isla yaab adoo itaaleeg khar ka ma sheekayside orod maxkamada tag markaas ayaad arki dayaca dumarka iyo caruurta haysta ee isla yaab naagi waata xaadiista iyo quraanka soo ururisay umo caa caa isha orod soo baro umu haatul muu miniin raga aad sheegayso ee hada jira ee qayral ma suulka ah ha ag dhigin rasuul kii muxamad csw xishood faadumoy
@ya3746
@ya3746 Месяц назад
Faadumo dhaanta tii oohinta iyo qeylada iyo Ciilqabka raga madax marey
@hawaahmed9614
@hawaahmed9614 Месяц назад
Tartiib tartib mamamo nastexadi away diintu qaylo maha
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Месяц назад
Ina Adan Siiro xagay cilmiga ka soo baratay waxaadu waa cilmi dhegood ee yaan ummadda la waalin
@degan4
@degan4 Месяц назад
Qof xanuunsan ma fahmaysiin miyaa
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc Месяц назад
Runtii gabadhu way dhibaataysantahay
@AsmaAbdilahi-oo9yp
@AsmaAbdilahi-oo9yp Месяц назад
Fadumo.joog
@mohamedbashir5633
@mohamedbashir5633 Месяц назад
Afkaga cano luguqby
@kaysemohamed2004
@kaysemohamed2004 Месяц назад
Soomaali waa taas, wali wareersan Siyaad bare ayaa yidhi anugu askari jeel baan ahaa maxaabiistii jeelkii way soo jabsatay . Aduguba u taag hel. Waa waraysihii ugu danbeeyey ee uu bixiyey been muu shèegi
@user-wc4nj8fb2m
@user-wc4nj8fb2m Месяц назад
Waa naag la xumeeyayi oo raga calool xuumo oo hayisa😂😂
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 Месяц назад
Sheeqada ka leexo yaa kaa qeylo badan naa us faqiir caruurtuu dhalay waa kuwaa wada darbiyo jiifka ahe
@NuuraShire
@NuuraShire Месяц назад
Rag somliyed miyay garyaan nabig csw
@mohamedfarah5700
@mohamedfarah5700 Месяц назад
Gabadhaan lama tartami kartid ee naga fariiso baharyahay shaydaamadaa, adigu deiintee haysataa ma,anagaa noohees kuniri
@Kia_of_army7
@Kia_of_army7 Месяц назад
Hda wilashu way watan i slantan ee deqa miya tahy wllo😂🙈
@Kia_of_army7
@Kia_of_army7 Месяц назад
Ee hbo kadhac bal haaye raali galin bey bixisee😂
@user-lf7ne5ek7b
@user-lf7ne5ek7b 24 дня назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AyaaanDagan
@AyaaanDagan Месяц назад
Hadal kaagu manu ahyn markaa edo cawro
@farxaanxuseen9703
@farxaanxuseen9703 Месяц назад
Ka hadha daaci muna
@princesshawd6859
@princesshawd6859 Месяц назад
Wax khaldan o laysugu tago may samayn
@kaysemohamed2004
@kaysemohamed2004 Месяц назад
Sheekhadu maxaa kasi ,xaalku waa.sidee,
@user-wc4nj8fb2m
@user-wc4nj8fb2m Месяц назад
Faduomo waa duuni macankeedi dhamaday sallada faralka aha aya la farayi duomar ka la yidhi guryiihiina ku tu kada marka sayi hool intaayi hablihii yaryara ku xidhtayi ayaya oyasa😂
@user-sd5wl1vi1g
@user-sd5wl1vi1g Месяц назад
Somali ma horumariyso Inta ay bulshada Somaliyeed horbodayaan dumarku, Miyaadan dumarkiinna guriga ku haysan rago
@fardusa411
@fardusa411 Месяц назад
Lkn sheekhadan waxaa dhibay gobdho yar yar oo in tay guursadaan niman fiqiir ah markay sadex sano sadex ilmoo kadhalaan ayay gabadha iyo carruurtaba furaan oo ka baxsadaan. Markaa gabdhuhu haguursadaan rag lacagle ama massuuliyad qaafikaroolago arko
@abdimajid2893
@abdimajid2893 Месяц назад
Haha haha faaduma waàn kuwataa eedo Manhajkii Alshabaab ayaa loo dhiibay yarta miyaaa
@faadumoelmi7439
@faadumoelmi7439 Месяц назад
Alla maxaa khalad Dimmediately lagu jiraa. Views raadiskuna muxuu akhlaaq iyo Diinba kharibay. 2. Maxay Dumarkuna isliidaan 3. Muxuu Jaahilna iska ciyay 4 muxuu Illaahay rag iyo dumar cibaado iyo camal wanaagsan ku simay. المؤمنون والمؤمنات بعضهم اولياء بعض يأمرون بالمعروف وينهون عن المنكر...... من عمل صالحا من ذكر او انثي وهو مؤمن فلنحيينه حياة طيبة..... Badan nusuustu ee Inshaa-Allah dadka gabdhaha dhibayoow wax yar na suga
@kaysemohamed2004
@kaysemohamed2004 Месяц назад
Waar kuwii isku daray dimarka miyaa la.waayey . Mise way ku maad sanayaan
@user-sd5wl1vi1g
@user-sd5wl1vi1g Месяц назад
Mamooyin bila akhlaaq iyo rag bilaa dheeg oo qabyald kabadatay yuck 🤮
@Jilaani-b9j
@Jilaani-b9j Месяц назад
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@mohacade8773
@mohacade8773 Месяц назад
Hdi aadan cilmi Laheen iska aamus wlh hdi kale Qatar ayga galeesaa
@iissa7685
@iissa7685 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤
Далее
Fixing Plastic with Staples
00:18
Просмотров 697 тыс.
La Tierra Robó El Anillo De Saturno #planetballs
00:14
Haween iskugu soo baxay barxadda hore ee dhalinta.
9:53
Hablaha hargeysa iyo Nasiiba sh. Aadan Siri
5:27
Просмотров 34 тыс.
Faadumo ibraahim oo Fashilisay Fanaaniin is Guhaanay
29:28