Тёмный

DHAQALAHA IYO ISKU FILNANTA GABARTA SOMALIYED 🍑🧡 

Hamda Home Decor
Подписаться 113 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 162   
@xabiiboabdijamac5071
@xabiiboabdijamac5071 10 месяцев назад
Xamdi abaaayo waan kubaryaa noosoobadi ani waxan ahay hoyo 20jir ah oo labo caruura haysato mashaqeeyo xajigayguna shaqo ficn mahaysto oo lacag fican imasiiyo lkn nasiib wanaag adaan kudaawadaa markaasan baf itan iri meel cilanka lagubarto tagy hadakadib waxan rajyn inan isku filnado oo noqdo naaag iskufilan mcnto xilifinacaaad igasoogaadhay kheer alle hakusiiyo dhiirigaliso baad nootahy mcnto alle nagamakaaqaado wllhi waan kujeclahy dar.lan ku jeclhy alle adiyo qoyskagaba haku xifdiyo mcnto noosoobadi dhiirigalinta iyo dhaqaalaha saan wax uqabsado qof cajisbadan baan ehee aan boorka iska jafee mcnto qlbiyey allaha nookaadhowro❤❤❤❤❤❤👸
@zamzamabdilahi7887
@zamzamabdilahi7887 2 месяца назад
Masha Allah kuwad wad gaadhysa
@sabrinmoh5201
@sabrinmoh5201 10 месяцев назад
Xamdi mahdsanid qaali gabar baan ahay wali ma guursan somalia ayaan joogaa sanadkan ayaan jaamacad dhameeyay bishii 400$ ayaan qaataa familkana waan ka biilaa sanadkan 2000$ ayaan save gareeyay inshaallah all 2024 oo dhan inaa shaqeeyaa rabaa haduu alle idimo lacagtaydana master degreega ku diyaarsado inshaallah
@Naagnool124
@Naagnool124 10 месяцев назад
Fariid. Sidaasaa inoo ballan ah, inagoon isku filnaan Financially iyo mentally guursan mayno. Xittaa ninku markaasuu wax isaga keen tirinayaa oo qof nool inoo arkayaa sowma ogid?
@MuhuumMoteeye-mg5nw
@MuhuumMoteeye-mg5nw 10 месяцев назад
Masha allaah wallhy waxada ka hadashay qodab muhiim aha anigu lakin waxaan isku fil naaday markaan dhameye dugsiga sare ayaan shaqo bilaabaya qli walki wan shaqeyaa markaad kahdasho dhaqaalahay wan farxaa
@maryankeyf4017
@maryankeyf4017 10 месяцев назад
Mshllh horey usoo qli ilhy haku garab galo
@Happ147
@Happ147 10 месяцев назад
Mashallah qali hore usoco ayuuto miyaad kasameysey
@Ksa2020-o6q
@Ksa2020-o6q 10 месяцев назад
Mahdsanid Aaabyo mcn
@muna6298
@muna6298 10 месяцев назад
Wll labo caruur ah ban hysta nin ayaa iqabo saddex boqol ban bil qataa ninka iqabana qurbaha ayu joga hooyo la nolahay 150 xafada siiya oo aabo waa bila camal 150 ba iso hadhay 50 cunuga yar bay gasha canha iyo xafayda 100 ayaa iso hadhay gabadh dhalinyaro ah ban ahay inan qurux bato ayan rba waxyalaha dumarku isku cadeyan ma marsado oo original ayan ahay skin care inaa samaysto ayan jeclahay oo maqarkayga ilaliyo hdane ma awoodo waxan isdhaha reerkina sabool ah ilmaha kugu xanuun san karo hays faro tirin 50 meel dhig 50 so haray waxyalo yaryar ban ku qabsada ilmaha maryo uso iibi kabo uken daawo uiibi dhakhtar ge 50 kalena marka is irah ururi reerka rashin belo iso duceyo wll inaa waalidkayga aan nasiiiyo anaa aan her gadho😢😢😢😢😢
@nasramohamud2549
@nasramohamud2549 10 месяцев назад
Alle hakula garab glo lkn abyo ninka la hadal ku dheh naguma filma bishii
@nasramohamud2549
@nasramohamud2549 10 месяцев назад
Haduusa ku qabina walidka carurta uga tag eee shqo tag
@muna6298
@muna6298 10 месяцев назад
@@nasramohamud2549 abayo wu iqaba wana nin soomliyed intaa kabadan kuma awoodo ayuu idhahay wu ixasidaya waa nin somaliyed hal cunug ayaad ihaysa ayuu dhahay kabadan wiilka kalena nin hora udhalay oo asna waxba ma siiyo kii dhalay
@caaliacabdimaalik6805
@caaliacabdimaalik6805 10 месяцев назад
Abayo wx kaga daran maleh inaad bari wx waydo inaa ilmahaga wxd siso waydo wllo 50 dhigo wixi dhamanaya ha dhamade
@nuhaaAhmed
@nuhaaAhmed Месяц назад
wll hdu qurpa jogo lacgta iguma filnee iso biri kudhe de 300 wkhtigan lajogo wxba ma qapto❤
@Ariijiina
@Ariijiina 10 месяцев назад
Aniga master degree ayaan heysta Uganda aan ku nolahay wadankan aan joogo shaqo in laga helo ma sahlana wayo dadka wax bartay ayaa ku badan.. shaqadisana wey yartahay than online business yar aan abuurtay alxm 2000$ aan save gareystay cidna wax uma diro lkn nafteyda aan ku filanahay waxana rajeyna ka badan save gareyo oo business keyga sii balaariyo
@IfraaxMaxamed-sy7hx
@IfraaxMaxamed-sy7hx 10 месяцев назад
Wn kugu fanaa hooyadey 2aad ayaa thy waxbdn ayaana kaa barty qabadineh waan ka baxay🤣ilove you mam
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 3 месяца назад
Hamdiyeey svinesund miyaa imataa 😮😮 waa inaan sifiican dadka kaga dhex fiiriyaa 😂😂
@naciimomohamedomar5506
@naciimomohamedomar5506 10 месяцев назад
Aniga hada wan shaqeya oo familygega wan biila alx company ayana u shaqeyo oo muqdisho ku noolanahy wlhi gbdha an isla shaqeynayo ayado daqiiqado yar ee isku jiran xfdoda iyo shaqada aya bajaj lo raca anneh glb 35daqiiqo ugu yaran ayan u socda gurigega wana u lugeya alx subixi neh bl waxa walidkega siisto iyo dadkega wixi igaso haro wan save garestay oo aad ayan uga fakira barito
@muna6298
@muna6298 10 месяцев назад
Alle haku ilaliyo wll pl iyo mooto meshi aad racdaba alle hakugu amansado wax dhib ahna alle kuma tuso dadalkaga halka kasii wad❤
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 10 месяцев назад
Illhy haku barakeeyo wll
@XaawoXasan-l9h
@XaawoXasan-l9h 10 месяцев назад
Aniga farahaa kafalanhy lkn dahab maseereyo 150$hadan helo farnti ama dhag unbaa kuso gadaa lkn lacg mahenkro
@-farhia
@-farhia 10 месяцев назад
Waa saxan tahay lacag lama hayn karo lkn dahabka waaa very important
@drshafzaabdirhman3144
@drshafzaabdirhman3144 10 месяцев назад
Hamda dhirigalinti iyo bararujinti aan kahelay waxay sababtay inan shalay aha hooyo guuri fadhida waxna meel dhigan Maantana ahay hooyo Business leh shaqysta iyadu cid wax tarta waxna meel dhigta Thank u mcnto❤
@ubaxxusein
@ubaxxusein 10 месяцев назад
xamdiyey dhiiri galiso weyn baa tahay horey usoco xppti ❤🎉
@RahmaAadan-r1r
@RahmaAadan-r1r 10 месяцев назад
Xamdiyey wll waanku tageera runtii Wana ku dawdaa marwalba wll qli hore kula soo xiriiray wadna isoo jwb wady runtii wllnmcny hadna xgee kala soo xiriira waanku bahanehee plz plz ❤❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 10 месяцев назад
Xamdi2000 snbkeyga waaye wall
@munamohamed1078
@munamohamed1078 10 месяцев назад
Xamdiyey aniga markaan yaraa wax walbo an helo melban dhigijiray hoyaday lacagta mel bay isaga turi jirtay anigana meshaan shilin ku arko intaan qado ayaan mel dhigi jiray markay xogaa garto aya hoyo ushegi jiray ka dibna way igaqadan kasan cil udhiman maxad ushegtay ayaa is dhihi jiray😂😂😂😂😂
@yuuuuga1
@yuuuuga1 10 месяцев назад
Fariid hada side ku Thy waax Meel dhigashada
@kifaxyuusuf5201
@kifaxyuusuf5201 5 месяцев назад
Hamdayy wll waxad soo badisaa insha allah mawsuucyadan oo kle dhiirigaliinta& harumarinta Ayamahn muuqalada falaqeynta ayaad aoo badisayeh kuwaa Shirigalinta xooga saar qli❤❤
@xafsamaxamed2934
@xafsamaxamed2934 10 месяцев назад
Aniga ma ihi dadka wax ku dhelaa 2sano shaqyay lacag fican mel dhigtay lkn hada shaqo la,aan iso duceya in allah faraj iifuro 😢
@SurtaInamaxamad
@SurtaInamaxamad 10 месяцев назад
Wuuw ad bey qali utahy gabar an saxibo nahy oo jogto holen aya ka weydiyay guriga kiradisa iyo waxyabo badan hadi ey ubadato ba waxa kubaxa bishi 1000 iyo 200 boqol kama badna lakin adi said bey kugu qali tahy be norwey xanun waye noloshoda wale
@HodoApdillahihassan
@HodoApdillahihassan 10 месяцев назад
Mhd sanid xppti waxan rajiinyaa inad somaliyaa dumaarka jooga kaa so hadshoo walipa Nimaan ku qurbhaa ku maqan yiin😊
@farhiyaabdullahi6681
@farhiyaabdullahi6681 6 месяцев назад
Dhaqale ku te maalinkasto waa adiga qashin iyo kursi soo gadawo ku waashey labo cunug ee la walatey kaga darane dadka e Aflagada walidka ka daa naagtan pratakoll iyo kontroll maleh balaayo hadal badan war badana Qofkan
@fatuma7915
@fatuma7915 10 месяцев назад
Absolutely walahi u torch the point although I dnt hv bs or money Lkn fikirka wa muhim waxdashegesa wa waxn arkaay really Allah kuxifdiyo kiwi waxfhm Allah nagdigo good job walashey mcn
@ridwaanhussein412
@ridwaanhussein412 10 месяцев назад
Abyo hadal dag nan tada iyo caqligada Allah ku barakeeyo iyo caruurtada❤
@LadanQaasin
@LadanQaasin 9 месяцев назад
Maanshaa allah abaayo wllhy waa talo fiican aniga ahaan hada waxaan bill uqaataa waa 300 oo dollar 3 ciyaal ah waan heeystaa guryo kiro ah ayaan kujiraa maxaad igu latalin laheeyd
@HamdaAbdullahi-tf7et
@HamdaAbdullahi-tf7et 3 месяца назад
Hamdiyey mxn ku jeclhy ❤abyo❤
@shankaron7
@shankaron7 10 месяцев назад
2 qof ayaan nahay almost 700 doolar ayaan bilanaa America bishii only grocery waxwalba waa qaalixabiibtii
@Umumahamed1
@Umumahamed1 10 месяцев назад
Abyo madaba dharku raqis kayahay dalkena hooyo maso dirsan kartid miya 2borso inta laguso buxsho kargow laguso dhigo so lcg ma sef gareysan kartid
@yuuuuga1
@yuuuuga1 10 месяцев назад
Abyo dharka somaliya yaalo halkan anfaci mayo
@Umumahamed1
@Umumahamed1 10 месяцев назад
@@yuuuuga1 mahadsanid qali jawabtada
@fadumaqaayo
@fadumaqaayo 10 месяцев назад
Maansha allah wlllshy mcney allah haku xiftiyo runtiih waxd notahy tosaale ku dayasha mudan allah cimriga hakuu barakeeyo facimaadkana rabbi haku ilaa liyo aamiin yaa rabbi❤❤❤👑 wlll wxn ahy gabadh da'dedu ka yar thy 20 jir wxn dhegaystaa talooyinkaagah wlll talo isii aniguna soomaliyaan jogaah waana shaqeeyaah ardayadna wan ahy some time marna waan shaqeyaah wxna wan bartaah pleas talo isii oo tix gali comntigaygan inbadana waan radinayeey yuotubkaagah❤❤❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 10 месяцев назад
Walshey mcn guleyso marka hore marka labad 2 talo ayaan ku sinaa naftada daryeel melna waax dhigo. Tan labad guurka haku dag dagin adigo diyar aheyn Naag waax badan og noqo guleyso qalbi
@ronaldoabdi1984
@ronaldoabdi1984 10 месяцев назад
Masha aleh abayo markasta waadnawanisa jezakumuleh kheer
@istarlinkahin6499
@istarlinkahin6499 5 месяцев назад
Asalamualeykum
@munamohamedali7899
@munamohamedali7899 10 месяцев назад
Masha allh abayo walhi waa sax ilmah Ina labaro ayaa fiican lkn walidka qaar ee Norge jooga ilmah ayaga ayaa u hogaansan waaye weey cabsanan ma ogi cabsida iska taagan meel aay ka imaaty caruurta hadeey mar arkan Ina cabsaneysidne waa janisgoodo mar waliibo walidka waxan ku dhaha ilmahiina bar dhaqalah iyo waxan ma ku iibinaayi cunug waxa Arke 13 years jiro oo talefanki ugu danbeeye la rabo in loo gado iyo game waxan ku dhaha firiya caruurta cadanka walidka waxay u gadana waxa u qalmo for eksampel 11 ama kuwa ka hoseeyo waayo cunagan waxay rabaan Ine dadiiso la siman lkn somali wax aan arkin uun ba laga cabsana .
@AminaAbukarOsman
@AminaAbukarOsman 10 месяцев назад
Masha allaah aqligaga io maskaxdada alle ha ku barakeeyo xabiibti waxad no tahay dhiiragiliso alle ha ku xafido adiga io family kaga quruxda badan no so badi abaayo barnaamijyadan🙏❤️🫶
@Xamdicabdulahi-pz6nz
@Xamdicabdulahi-pz6nz 10 месяцев назад
Xamdiyeey mar walbo waan kufikiraa inaan meel wax dhigto hadana anigoo kulaabtay ayaan arkaaa oo dib u isticmaalay go aan inaan qaato rajeeynaaa sandakan 2024 insha allah
@Happ147
@Happ147 10 месяцев назад
Ayuuto gal abayo wax guriga yaalo maheyn kartid aniga faraha kafalan 😂sheygii islaan kento inan qaatan jeclahy
@Xamdicabdulahi-pz6nz
@Xamdicabdulahi-pz6nz 10 месяцев назад
@@Happ147 haaaa wlh waxkasto waan rabaaa il taag caadiya ayaan ahay
@salmamohamed6840
@salmamohamed6840 10 месяцев назад
Ficana lahed ina mor hore ku barto
@fahiimacadaawe3535
@fahiimacadaawe3535 3 месяца назад
Amazing episode
@khadraali8373
@khadraali8373 10 месяцев назад
800 waxankuso adeega 1week grocery in American 🇺🇸
@fartunabdullahi7711
@fartunabdullahi7711 10 месяцев назад
Bulshada wey kula korisa cunuga marka uu yaryahay walidkiisa la weyn lkn hadii uu weynaado wuu isbadalaya bulashada ayaa qeyb ka ah isbadalka qeybka kamida waa gurigisa marka gaalo cunug ku koray waa adag tahay diintiisa ilaashado marka wadankii usoo guura dal aan dalkaga aheyn waa dareeen ku joog ❤
@qalbiuroon746
@qalbiuroon746 10 месяцев назад
M.a noso badi
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 10 месяцев назад
M.a abayo hadal kaga waa sax ayutada aad be u ficn tahay waliba marka gadal ka qadato aniga qofka ugu danbeyo iska dhigaa dad aad u wanag sn ayana la galaa laba mar ba wan ku faiday mar hoyadey mcn ban xaj ugu waday marna bosa ku gaday marna shirkad dhismo dabaqyada muqdisho dhisto ku darsaday si aan faido ugu helo sanadki lacag waxe faido ledahay maalinta iska qabato o aad xisab tantid hamdi abayo adiga io asaxabtada waxa idinka codsanaa duco in ilahey calaf igu daro nin aad u wanag san 16 sano shaqo ku bilabay ilaa hada aan jiro 25 wan shaqeyaa wax iga maqan na ma jirto o kaliya waxan raba inaa mar uun hoyo naqdo❤
@IbaadoAli
@IbaadoAli 10 месяцев назад
Wll alah calaf ha kuugu daro haduu khayr kuu leeyhy allah calafka ha kuu soo dadajiyo awlaada baariyana ha kugu arsaaqo eedaan iyo aqiin dhexdiiban kuu soo duceeyee alle ha kuu aqbalo wlll ❤❤
@bintunor4941
@bintunor4941 10 месяцев назад
Xamdiyey wan ku xanaqsanhy aniga😢😂lkn wan ku jclhy❤ hdad adiga Malinkasta ila hadal ycni video wangzan adan sodubin stress ba la walan laha your my love Naag adag ban taladada kusii noqdaa❤😊
@yuuuuga1
@yuuuuga1 10 месяцев назад
Qalbi ilov u ❤❤❤❤
@sidiabukar302
@sidiabukar302 10 месяцев назад
Mashaallah Waa runta nolosha Norge qaali waye lakin hada is basarisid waxa kuso gala ad ogtahay iyo wixi kabaxayo barakalahi waye. Wax badan qibrad ah xaga dhaqalaha ah waa uu wada bahaanahay. Mahadsanid walashen.
@nimcoaadan8834
@nimcoaadan8834 10 месяцев назад
Hamdi mahadsanid xbbti ❤
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 10 месяцев назад
Gabdhoow waa advice wanaagsan ayaa nala siiyey balse kuwii wax kubdheefo Allah naga dhigo.
@NacimaMohamed-d8f
@NacimaMohamed-d8f Месяц назад
Aaaamin ❤
@NacimaMohamed-d8f
@NacimaMohamed-d8f Месяц назад
Aaaamin ❤
@FatumaAdan-we5uj
@FatumaAdan-we5uj 10 месяцев назад
MashaaAllah abayo Shukran walashey❤❤❤❤
@NajaxMohamoud-o3v
@NajaxMohamoud-o3v 8 месяцев назад
xamdi mahadsanid abaayo
@riyaanmohamed3392
@riyaanmohamed3392 Месяц назад
Thank you Abaayo
@Happ147
@Happ147 10 месяцев назад
Intii hore shaqo maheysan inshallah sanadkan waxbadn iqorsheysan inshallah
@khadijoahmed9496
@khadijoahmed9496 10 месяцев назад
Xamdi xarago fariid manshallah ❤
@ShamsoMohamedMohamed-rc8xz
@ShamsoMohamedMohamed-rc8xz 3 месяца назад
Masha alalh
@fariidofikar1467
@fariidofikar1467 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤
@fartuunmaxamed2280
@fartuunmaxamed2280 9 месяцев назад
Xamdi sax ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 10 месяцев назад
Masha alaah abaayo waxaad tahay qof macqul ah dagananta aad wax ufahan siso gabdhaha somaliyeed ❤❤❤❤ waanka helay
@MaslimAli-z5p
@MaslimAli-z5p 10 месяцев назад
M.a
@prettynas6902
@prettynas6902 10 месяцев назад
Abaayo I love watching you mashallah you smart and beautiful soul. Keep being you. Thank you qaali🩷
@Sanaaaxmad79
@Sanaaaxmad79 10 месяцев назад
Dhirigalin meday abyo qali
@FarhiyaAbdulahi-x3j
@FarhiyaAbdulahi-x3j 4 месяца назад
Sax
@hafsanoribrahim8644
@hafsanoribrahim8644 10 месяцев назад
Hamdi qaali miyaad dhuubatay mise waa indhaheyga hadii ay sx thy hdlkeyga wax yalihii aad isku dhuubty inoo soo sheeg dear thx❤
@leylaladan864
@leylaladan864 10 месяцев назад
❤ mashaa allh xamdi xarago waan ku salaamey wlaashey. Anigu ma shaqeeyo lkn waan jecnhy shaqada waxaana ku dadaalaa inaan wax save gareeyo alx wey iishaqeysay ,hooyo biilkeda wax jarto baan ,lkn hal cilad baan leeyahay ,waxaan jeclhy inaan ninka ku dhihin waxaan iigad waxaan baa soo baxey ,waxaan jeclhy inaan biilkeyga inaan wax kacuno wax save gareeyo wixii yar yar ah aan ka sameysto ,qaraabadeno waxey igu dhaliilaan ninka lacag ka qaad ,maxaad wax umaareysaa every think aad ubaahantahy weydiiso ,ilahey amarkii markaan yaraanbo waalidkey aradbax iyo kareem kuma dhibi jirin lacagta la siiyo break time wax ka dhigan jirey,walshey miyaan qaldanahy ,ilaso tali in shaa allh
@KhadraMahamed-yk2jb
@KhadraMahamed-yk2jb 10 месяцев назад
Anaa kula mida walaalo isla sidaa aad shegtey ayn ku soo korey imikana ninkeyga wxba ma weydisto inta uu isiiyo ayn isku dabara
@leylaladan864
@leylaladan864 10 месяцев назад
@@KhadraMahamed-yk2jbabaayo mcn waan necbahay inaan maanta oo idil yuuso saas iisamee ,rerkeyga waxaas sii,
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 10 месяцев назад
Ma moodenin in jiraan qof ila mid ah isku mid mid nahay
@KhadraMahamed-yk2jb
@KhadraMahamed-yk2jb 10 месяцев назад
@@leylaladan864 haa ma fcno ind qof barido mar walba lkn hada wxn ku talo jira inn anoo guriga jooga aan shaqeyto insha allah riyadas iney irumowdo jclhy si aan dadkeygana u caawiyo
@HibaaqAbdiqaadir-sx7ks
@HibaaqAbdiqaadir-sx7ks 10 месяцев назад
Mansha allah hamdi fariid abaayo qaali ilhay haku barakeyo
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 10 месяцев назад
Xamdiyeey Snapchat kaaga wllbii sheeg dhaqaale badan waa isoo galaa laakin waxba meel ma dhigto
@Naagnool124
@Naagnool124 10 месяцев назад
Xamdiyeey I love u so much walaalo>>>❤ilaahay haku xafido adiyo qoyskaagaba. Meeshaadaan soo galay isbuucii baan ku jiraa period depression dhiirigelin baan ka qaaday waa anigaas boodayba inaa naftayda quraaciyo baa ixasuusisay.
@ruqiyoshariif2619
@ruqiyoshariif2619 10 месяцев назад
Mahasanid qaali qof ku jacel wax ku sheego ani muqudishan kala socoda❤❤❤❤😂
@BlaBal-ej6zq
@BlaBal-ej6zq 10 месяцев назад
Mashalah
@fahiimaweeraro2371
@fahiimaweeraro2371 10 месяцев назад
Abaayo mansha alh wax fcn baad ka hadlee balse codka waa zero kor u hadal ama mac ga usoi dhawee
@NaciimoAadan12
@NaciimoAadan12 10 месяцев назад
Xamdi mahadsanid abaayo qaali quruxeey ❤❤❤❤❤❤❤
@NajiibAxmed-q4h
@NajiibAxmed-q4h 10 месяцев назад
M.a abaayo guulayso❤
@yurubyusuf3226
@yurubyusuf3226 10 месяцев назад
Mnsha allah abyo allah huku barakeyo nosobadi wan ubahanahay 😘
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 10 месяцев назад
Waa run Noloshii qaali ayey noqotay..halkan aaan waad yaabi...Wax walba Waa Hawada
@saynabjama2038
@saynabjama2038 10 месяцев назад
Ninkayga ayaa Norway Oslo jooga Sweden 🇸🇪 ayay ka soo adeegaan
@najmadirieh4134
@najmadirieh4134 7 месяцев назад
Maa shaa Allah ❤❤❤❤
@suaadali8851
@suaadali8851 10 месяцев назад
Asc walalaha qaliga ah youtuber cusub ahay isoboqda itagera
@Sacdiyomaxamedjimcaale
@Sacdiyomaxamedjimcaale 10 месяцев назад
Caksi soomaaliya waxa xiligaas loobahan yahay waa qaali😂
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 10 месяцев назад
Manshaallah ❤❤alxamduillah
@LuulBaaruud-oe9je
@LuulBaaruud-oe9je 10 месяцев назад
Waadmahsnthy wllo inoo badi qali dhaqaalah
@miss.hindiyo
@miss.hindiyo 10 месяцев назад
Mahadsanid abaayo waanadaad aad ayeey ii anfacday waana sameynaa insha allaah
@sihaamcali8528
@sihaamcali8528 10 месяцев назад
Soo badi wll qaali illahay haku xafido ❤❤❤❤❤❤❤ Shugran inta ad na dhiiri gaso ❤
@DeqoDahir-q7x
@DeqoDahir-q7x 10 месяцев назад
Masha Allah abaayo
@beerluula6698
@beerluula6698 10 месяцев назад
Abayo waxa ehed my role model qof an Somalida kale la mid eheyn waka xumahay ina somalida social media reaction kabixiyo ku biirtay dadka wad ka duwaneed 😢
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 10 месяцев назад
Wa cadi ha ayesan ka hadlain yaa ka hadlayo
@deeqadagan2113
@deeqadagan2113 6 месяцев назад
M.a thnks abayo mcn.
@zeinabismail6413
@zeinabismail6413 10 месяцев назад
Finland baa idinka qaalisan abyo
@CanabAhmed-k7t
@CanabAhmed-k7t 10 месяцев назад
Masha allah
@najma649
@najma649 10 месяцев назад
waa sax in ay guursadaan iyagoo shaqaystay
@hibonuura9639
@hibonuura9639 10 месяцев назад
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉👏👩‍👧‍👦👩‍👧‍👦
@fardosahade5470
@fardosahade5470 10 месяцев назад
Muqaalkaan aadaan aga helay wan ku celceshanaa majirtoo hhhhh. Wan kaaga mahad celaa waqtigaaga qaaliga ah 20daqiiqo aan ladareemeen waaye adoo sii macaansanaayo dhamaanaa muuqaalka.
@NaciimoMaxamad-b2r
@NaciimoMaxamad-b2r Месяц назад
Walsall waa mahad santana waa August baraaruga intii can kudhagaysanaayeywaxaan away hooyo haysata 15 caruura 8 will iyo 6 babyhood waxaan qaataa 10 &doolar maalinkasta wixii gurigu ubaahan yahay xaajiga keena 10 doolar 4 doola ayaan isku ceceliyaawaxaanmeeldhigaa 6 doolar waxay noqotaa wishing 180 doolar waxaan baaraa20 doolar kadibna 6 blood kadib waxaynoqotay 1200 oo doolar ilaahay mahadii niyadu waa iidagtay ilatali mahay Karen dahab magaliyaa away hagbad backup aruurinaayey waamahadsantahay abaaye iisoo jawab
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 10 месяцев назад
Wiilasha waaa adag yihin alaa noodaye
@faatimamarish5067
@faatimamarish5067 10 месяцев назад
Mahadsanid aad baan ku taageera sharaf korkaaga ahaaato wll nooso badi muqaaladan oo kle dhiirigalintaaa
@ashaoali8020
@ashaoali8020 10 месяцев назад
Maciishadu mexeey qaali u tahay bad maleh miyaa?
@anabsharif7642
@anabsharif7642 10 месяцев назад
Masha allah wllshy hamdi allah ha ku xifdiyo wa runta ❤❤
@HDH861
@HDH861 10 месяцев назад
Noo soo badi dhiira galinta abyo
@munamohamed1078
@munamohamed1078 10 месяцев назад
Lkn hada ano rer leh wax mel ma dhigankaro maxay tahay sababta abayo
@aniisahusen
@aniisahusen 10 месяцев назад
Man sha allh wallo ❤❤
@faadumonaahi9968
@faadumonaahi9968 10 месяцев назад
masha allah thanks
@XamdaApdi-p6p
@XamdaApdi-p6p 10 месяцев назад
❤❤
@HaniDheman-h6h
@HaniDheman-h6h 10 месяцев назад
Adoonkay hamada dheeman
@hoodohussein2188
@hoodohussein2188 10 месяцев назад
Noi soo badi xamdiyeey muqaalada noocana ❤
@asadabdi7964
@asadabdi7964 10 месяцев назад
Maansha Allah alle ha ku xiftiyo abaayo qaali hore usoco qaali ❤
@munaxusen7313
@munaxusen7313 10 месяцев назад
Masha allah hamdi salankii wad ilawday mnta
@33750
@33750 10 месяцев назад
Finland lidl bes ma raqisa huno
@ayanabdul3371
@ayanabdul3371 10 месяцев назад
Waa ra yi fiican
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 10 месяцев назад
Waad ku mahadsan tahay wacyigelintaada
@fatumaabdullahi8093
@fatumaabdullahi8093 10 месяцев назад
WAD MAHAD SANTAHAY QURAXEY
@LuulBaaruud-oe9je
@LuulBaaruud-oe9je 10 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aishaadam7473
@aishaadam7473 10 месяцев назад
America iyo Norway yaa qaalisan?
@foosmaxamed843
@foosmaxamed843 10 месяцев назад
Asc xamdiyey abyo wax badan baan kaa faa iido