Тёмный

DHAQANKA CIISAHA 

NUGAAL-GODAN
Подписаться 2,2 тыс.
Просмотров 59 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 92   
@mohamedgelwed7997
@mohamedgelwed7997 Год назад
Robleh afdeey cissa dhaalay raaka kaabdhaaha ciissuhu dhaalaan waa geesiyiin illahay jaanata fardoowsa haa geeyo amine
@maryamali4778
@maryamali4778 Год назад
Xer cisse lamagadho,maxkamad cajib ah
@omarabdillahiyonis6522
@omarabdillahiyonis6522 Год назад
Xerka cissaha jimciyada qurumaha ka dhexeysa badh kala baxay .
@housseinmoussarobleh6223
@housseinmoussarobleh6223 Год назад
Cisse wa dowlad xeer cisse clan très fort connu partout dans le monde fier d'être issa
@reyan9071
@reyan9071 Год назад
Xeerkan wlhi Qaramada madiwayd ayaa kalaa baaxday oo qadatay ❤xeer ciise
@24sportsgames
@24sportsgames Год назад
Ciise qarnigii 10aad ayuu xeer dhigtay iskada Africa ee xata America ma jirin halke ingiris cadana xata kudhaqma will cise wuxu dhigay xagee jogtay wax aad shegtide raganimo iyo dhaqan iyo lanoolasho midna ma gadhid
@abdimalikaden4467
@abdimalikaden4467 Год назад
Dhaqan ay somida lahayn bay leeyiin baa ka ooyaysaa miyaa kkkkkkl
@abtidonciise
@abtidonciise 5 месяцев назад
masha allh masha allh
@MadeyAboor-co4zl
@MadeyAboor-co4zl 4 месяца назад
Dadkii hore oo Asalka ah
@missjano8249
@missjano8249 Год назад
Ciise waka calnka 🇩🇯 ku sameystey xabad
@ismDirir
@ismDirir 5 месяцев назад
Asc masha allah dhaqanka ciisaha aw yahay wax gob ah ee dhaqanka ❤❤❤aad ku mahad santihiin
@axmadcawed3388
@axmadcawed3388 Год назад
Sahan baan tagnay
@mahmoudmoussa3832
@mahmoudmoussa3832 10 месяцев назад
Asc roble afdyb cudur layidhado furuq ayu qabay oo ceelasha ciisuhu kacabo ayu habenki ku dhicijiry sii u qabadsiyo sidadartd aya loga cararayay
@hamzamahamoud-5431
@hamzamahamoud-5431 Год назад
Waa doug xafajoo ah oo coqdadaysan benale xafajoo kajo godabuur
@fadxidaud
@fadxidaud 2 года назад
Waaa xareef benaala weye garac
@mouhamedgoulwademohamed-wm8nj
@mouhamedgoulwademohamed-wm8nj 5 месяцев назад
🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤asc wan idin salamaya wallyl dhaqan kaciisuhu wadhaqan ad uudhan canibsan
@AnissAnisa-d3d
@AnissAnisa-d3d 5 месяцев назад
Beeenale Gudabur kkkkkkk waaa fanki Gudabur
@cabdilaahisuge7254
@cabdilaahisuge7254 5 месяцев назад
Gadabuursi buka weeyi
@housseinibrahim5254
@housseinibrahim5254 2 года назад
Walalo haqaldamin labo qodob majirto waxad tidhi ciise ayay ku dhariyan wali ma maqashay adigu dharta ilahay ban kugu dhariye ilahay ayay ku dariyan 3jerr ta labad roble afdeb ciisa dhalay koriyana gessi lamayidhahdo nin abtigi dilay waxad ku tilmamtay gessi nin dad muslim ah gadmo ku dillah gessi maa ilahayna majeclado waxatidhi qadica dariq bu aha wan gessi ayu aha iyad tidhi maxad tarikh disi marku dhimanayay waxa layidhi wuxu codsaday ina maydkisa laasin ee dixdaa dadmarenka ah igu turra lafahayga iyo xanunkayga celasha ciisuhu kacaban hagadho o ha ku dhintane ninka calol xumo halka gadhsisay iyad tidhi gessi bu aha benta kale waxad tidhi kuwi dhintay ayan uga baqay na wa ben allh bana kalaxissabtami ishagaji walal tarikhda somalidu way wada taqan
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 5 месяцев назад
Xeer ciise hada wala dafiray dawlada ayaa babiyay Hada waxba lkamajiran kkkkkk
@moguehomarboulaleh1116
@moguehomarboulaleh1116 5 месяцев назад
Kkkkkkkkkk waaar so samaroon waxaa ayad isku sheeekesan walhi waan yaaab
@elmiyusuf396
@elmiyusuf396 Год назад
waa dhaqankii soomaalidu lahayd uun weeyi oo magac ula baxeen soomaakida dhaqankeediii bay la hadheeh oo ku daaheen kkn dhaqan gaar ah oo ciise leeyahay majiro naga daaya beenta
@wayraxali2944
@wayraxali2944 5 месяцев назад
Arintas Aakhiro qof tagay lo calaacalayo in u dilayo roble taasi ma jirto. Xeerkoduna islamku ku szlaysan yahay
@missjano8249
@missjano8249 Год назад
Ninkan waxa guun ka dhigay ciise awoowyashi dirac bay djibouti lagaga saray ciise kaga saray 😂u cilan yahay gidabursi cawan weyan
@suldamasuldaan3734
@suldamasuldaan3734 2 года назад
Ninow hddi wxd sheegeyso run yihiin away ciisihii mxy like kugu saari wayeen balayo kula af weynatayee dhaqana garan maysidee na dhig
@inhodasilva5376
@inhodasilva5376 2 года назад
Waaa iska hadaly un odaygani
@missjano8249
@missjano8249 Год назад
Waa beenti waa gidabursi cuqdad laha
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 5 месяцев назад
Ugas xasan xiirsi Yaa ugu danbeyay kkkkkk
@suldaanm2737
@suldaanm2737 2 года назад
Odagu waa gadabursi, ciise uu aflagadeyna, waa beenale, Videoga ka Sara
@amoudmahdi9937
@amoudmahdi9937 5 месяцев назад
Waaxaas waax jiraa mahaa shekada Robleh afdeeb nikaani haa lasoo qabtoo waar bixin ralaada ayu daadka la horyimid cadifaad yaa gu jirta waa inaa laga hoortaga, ilaa goormay ayu cisihu diinta Baal mataanaha, Baal eega eeyga wuxu gu hadlayoo 👀👀👀👀👀👀👀👀👀
@IliassAbdourachid
@IliassAbdourachid 7 месяцев назад
Xishoo
@FadumoFadumo-sg1nr
@FadumoFadumo-sg1nr 5 месяцев назад
Masha
@IliassAbdourachid
@IliassAbdourachid 7 месяцев назад
Kaadib baad tahay
@abdikanihiis3425
@abdikanihiis3425 5 месяцев назад
Xagga dhaarta , waxa danbi weyn ah in cid aan alle ahyn lagu dhaarto waxba kastaba ha ahaatee sida xeerka ciisaha.
@abdilahiamiramir2604
@abdilahiamiramir2604 2 года назад
Waaar inkan ciise waxaba kama garnyo
@reyan9071
@reyan9071 Год назад
Waar intaa dabeee waa beeen wlhi alaa gadabursi ciiilbay qabaaan
@IliassAbdourachid
@IliassAbdourachid 7 месяцев назад
Ayaa ku yidhi ciise ciisuu ku dhaartaa
@cabdilaahisuge7254
@cabdilaahisuge7254 5 месяцев назад
Sawirka cafarka naga qaada fadlan
@omarabdillahiyonis6522
@omarabdillahiyonis6522 Год назад
Isa sarida 111 oo wuxay la yidhada go’o iyo gundhate ,qolxad fidhin
@IliassAbdourachid
@IliassAbdourachid 7 месяцев назад
Wax kama garanaynaysid xeerka ciisaha de meel hakaga dhicin
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Год назад
Reer cisse soo raac ee horoneh waa sige cisse wa nin jibril abar reer sacad musse
@mahamedelmimahamed4656
@mahamedelmimahamed4656 2 года назад
Dhaqanga ciisi waxbaa kamataqanede Wade boktaa
@reyan9071
@reyan9071 Год назад
Robleh afdeeb waxuu ahaa ciiise eee beenta dayaaa
@omarabdillahiyonis6522
@omarabdillahiyonis6522 Год назад
Fadhisigaga cisse wuxaan nidhahna cissow rax dheeh , is tagana cissow buul dheh .
@hodanlaaymoussa9204
@hodanlaaymoussa9204 2 года назад
Ninkan.wa.beentii.walahi.xeerka ciise u.qoranyahay
@positivePulse835
@positivePulse835 2 года назад
Mar handi aad cay uu badheedhay wa la cadaysta😂😂. Ta 2aad dhaqan ciise wan aqaan iyo nin Cafari ah ayad mesha so dhigatay.
@abdisiman5177
@abdisiman5177 Год назад
kkkkkkkkkkkkkkkkkk
@missjano8249
@missjano8249 Год назад
Ala gidabirsi beenta da ciise salal awdal djibouti sitti intaba wey daagan ninkan waa canfar ka danbeya tinta weyn iyaga sameysta
@hashshah
@hashshah Год назад
Maxaa kajira in ciisaha lagu xanto is may ilkaha qoran jirteen? Qabiilada Somalilyeed qoloba dhaqan bay lahayde
@missjano8249
@missjano8249 Год назад
Walal ciise oo dhan ma qortan waa kuwa garba cisse daaga iyo cundhufo iyaguna waxay u qortan si canfar iyo oromo u garan marka ay is qabtan wayo waxay xudud la leh yahin kuwas
@hassandaher3652
@hassandaher3652 5 месяцев назад
wakhalad waxlag samaystay inadkashekayso odqalqalado iskajoji
@abtidonciise
@abtidonciise 5 месяцев назад
❤❤❤
@suldaanm2737
@suldaanm2737 2 года назад
Odagu waa beenale
@mohamedgelwed7997
@mohamedgelwed7997 Год назад
Haadalga daambee aad ku dhawaaqday ciisuhu Maa oodhaan robleh waxa uu akiiro kaga daaba taaqay daadki uu laayaay waarkase waa been waxaba kama jiraan
@AbdikariimAbdikariim
@AbdikariimAbdikariim 4 месяца назад
Waraysi maaha waxani waa aflagaado ee nin weyn ayaa tahay wax hagaaga dadka la horkaalay dad taariikhle weeyaan ciisuhu balse adigu taada ka hadal
@abdiomar7315
@abdiomar7315 Год назад
Ninkani wa gadabuursi ciise iyo gadabuursi waligood dagaal weyni ma dhex marin iskumana dhigmaan Rooble afdeeb dhulka ciise dago caan kama ahayn wa beenale gadabuursi ayuu tariikh u raadinaya
@AhmedIgueh-l1w
@AhmedIgueh-l1w 5 месяцев назад
Wax.maquula.aya.la.guhadal.ee.rerka.ben.hakashegin.waxba.kataqanid
@mouminomar9998
@mouminomar9998 5 месяцев назад
Qof weyn been sheegaya iyaa udaran
@alidaxir6380
@alidaxir6380 2 года назад
Ben ayad kushegay sa cice sida uma dharto
@ahmednaji2022
@ahmednaji2022 Год назад
Wa binala weyan u dayka xun dhaqanjayaka waxba kama karanaysid ee wa dahay nijaas waynaday
@CabdallaxaajicusmaanXaaji
@CabdallaxaajicusmaanXaaji 5 месяцев назад
Ninkani waa beenaale waxba kama yaqaan Xeer Ciise
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev Год назад
Ninyow waad riyoneysa Gabiley,Hargeisa ,AWDAL & SALAL MAXAAD CIISSA KUWA KU DHAQAAN MEELAHA KORKU QORAAN AAD ARKIWEYDEY CIISSA WALA CISSE OO ISKU DHAQAAN Cisse GOBOLKA SITTI WAY U GURAAN AMA ARADA XOLOHA GOBOLKA AWDAL
@xawaroabdixawaroaswana6896
@xawaroabdixawaroaswana6896 2 года назад
HAL XALAL AH MAD SHEEGIN
@IliassAbdourachid
@IliassAbdourachid 7 месяцев назад
Gadabuursigu ma bilaawuu qaataa,beenaale tooray ayuu qaataaye
@ROBLEHBOUH-dt2dr
@ROBLEHBOUH-dt2dr 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maryanabdiallahi8068
@maryanabdiallahi8068 Год назад
Asc
@missjano8249
@missjano8249 Год назад
War gidabursi indho qoyan ciise sowka marku guun ka dhigay ad RU-vid been iyo caay laso fadhisatey
@maruffarah9791
@maruffarah9791 2 года назад
Wallaal ciisuhu sidaa AD U micnaysay arrinka ROOBLE afdeeb uu ka aqoon dheertahay ma aha jaahiliin sidaa u liita waad caytamaysaa
@24sportsgames
@24sportsgames 2 года назад
Odaygu been badana uu xanuunsan yahay beenti siyaad Bare marku dhintay aayay isaqi akhirada ayu ka dabategay aya maqalay sheko tirah lkn tan u shegay ma jirto
@missjano8249
@missjano8249 Год назад
Bal beenta eega 😃 robleh afem kulaha kuyeh geesi ayu aha robleh afem nin miskina oo ciise dhalay oo tuuga aha oo gidabursi ya bal odeygan cajuska ah eega 🤣 ala maxa guun ciise tolka gidabursi ka dhigay alhamdoulilah ciise geesiyal
@xawaroabdixawaroaswana6896
@xawaroabdixawaroaswana6896 2 года назад
BENALE CISSE KAD MODI MAHA DHARTU TA MAHAE KADAB BAD TAHAY
@housseinibrahim5254
@housseinibrahim5254 2 года назад
War duqa wu buka ee maxad wax uwaydissay beenalle lama waraysto samarron iyo ciise wa dad walalo iskugu dhow isdhala xuman lamadhex dhigo adigu xukan aburre iyad tahay illahay hakaqabto umada somalied ee musliminta ah
@missjano8249
@missjano8249 Год назад
Kani waa gidabursi indho qoyan
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 5 месяцев назад
Ciise waa oromo
@xaliimomaxamed6446
@xaliimomaxamed6446 2 года назад
Qof weeyn aya tahay inad been sheegto waa qalad aflagadeyntuna ma ficno xeerka cisaha hadad wax ka sheegeyso siifican wax uga sheeg tankale odaygi ciise aha markay ku dharanayan ma nolyahay odaygan canfar miya mise waa gadabursi waxan wajiga folxun
@mahmoudmoussa3832
@mahmoudmoussa3832 10 месяцев назад
Labadan cay aya mesha usofadhisten
@missjano8249
@missjano8249 Год назад
Ninkan RU-vid kisa ka xidha oo dacweya waa gidabursi been badan oo xanun haayo
@sahalhouseabdi693
@sahalhouseabdi693 2 года назад
KKKKK WAR KANII WAA BEENALE WEEYN. HADDII GOBOLKA ZITTI.UU.SHEEGAYO IN.UU.SOO MAREEY. WAX LAGA DIIYO DOUULKA AYUU TABAAN
@IliassAbdourachid
@IliassAbdourachid 7 месяцев назад
Rooble afdeeb ma dagaal buu gali jiray tuuganimo ayuu wax ku dili jiree .beenaalaad tahay
@habibafarah6192
@habibafarah6192 2 года назад
Waa odey buga 👎👎👎
@yonisahmed2751
@yonisahmed2751 2 года назад
Kkkkk binale
@IliassAbdourachid
@IliassAbdourachid 7 месяцев назад
Ku tidhi ku teen ayaad haysaa
@ayocurry6340
@ayocurry6340 2 года назад
Ciise cawaan3
@missjano8249
@missjano8249 Год назад
Ciise hadu cawan yahay guun kama dhigen
@housseindjama4825
@housseindjama4825 Год назад
Beenale
Далее
dhaqanka ciisaha Qaybta 2 & Maxamed Xuseen Dhega wayne
22:12
Hordhaca Runtii Soo Raagtay Ee Qabiilka Ciise
18:05
Просмотров 11 тыс.
NAH UH
00:17
Просмотров 2,2 млн
100-ka qodob ee Xeerka Ciisaha
23:08
Просмотров 48 тыс.
Kaley Daawo #Ali-Adde - DJIBOUTI .... PARTIE 2
10:04
Просмотров 42 тыс.
SOMALIDA IYO DHAQANKA XIDIDKA  TIXANE  BY IDAJAA
1:50:28
Просмотров 147 тыс.
garta dhaqanka iyo xeerarka soomaalida
24:48
Просмотров 27 тыс.
Qeybtii 1aad Qabiilka Ciise
20:42
Просмотров 25 тыс.