Тёмный

DHIBKII IGASOO GAARAY ISBITAALADA IYO ARIN MUCJIZO LEH O AAN LAKULMAY ألحمدلله😭 

Quruxda Qoyska2
Подписаться 371 тыс.
Просмотров 92 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 240   
@QuruxdaQoyska2
@QuruxdaQoyska2 29 дней назад
Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi chat.whatsapp.com/HHNCm5S3hCFJNYUoNSPpFu
@nimohussein9781
@nimohussein9781 29 дней назад
Subhana Allah I am crying may Allah give you a quick recovery brother and please inform the people who gave you those papers about refusal of the hospital
@KhadroMahamoud
@KhadroMahamoud 29 дней назад
Ilaahow ha idin kalaqaadin labadiina amiin isku gabooba
@Hibo6875
@Hibo6875 29 дней назад
Aamiin
@KhadroMahamoud
@KhadroMahamoud 29 дней назад
Alaa maxad waxsoo marteen ilahay wax dambe oo idinka nixiyo idinma tuso ilahay dartis ban idinku duceyn rabiyow reerkas isku daa waaya badan amiin
@fadumoabdi7162
@fadumoabdi7162 27 дней назад
Allah ha ku caafiyo Adiga iyo intii islama ee xanuunsanba
@asiamohamed496
@asiamohamed496 29 дней назад
Dambidhaf alle hakaga dhigo cafimada tam ahna alle ha kusiiyo amiin yarabi
@aminoaden6671
@aminoaden6671 29 дней назад
Allah haku cafiyo mid buuxo Allah siiyo wllken cabdullahi
@AyanSharif-w3s
@AyanSharif-w3s 29 дней назад
Waa dadkan aad Soo qabsatid oo waxaan jirin aad kasoo warisid ee iskadaa saasaan umalayn Anu allaahu aclam
@user-bz2qf7vl5o
@user-bz2qf7vl5o 27 дней назад
Ilahayow Somali dhibatada kaqaad Walee dhib ayaa magu dhacay Alahu Akbar yaa Rabi❤❤❤❤❤
@aliosman8874
@aliosman8874 29 дней назад
HASBUNALLAHU Wa NICMAL WAKIIL, Allaha sahlo amuraha Amin ya rabbi
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 29 дней назад
الحمدلله على السلامة Abdulhi wlle Alx ilahy kugu najaxiyey camaliyada, ilhay cafimad ha ku siiyo
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 29 дней назад
Maa shaallaah Alxamdullilaah Allah kucaafiyo Allahna kuusiyaadiyo Caafimaad ka Inbadan baad uhadashay qofdhiban Abdullaahi Alle dhibkumatuso Adiga iyo Ehelkaaga oodhan Aamiin Aamiin yaarabi maa shaallaah guuleeysta
@najibenhodan7598
@najibenhodan7598 15 дней назад
Aamiin yaa rabii shukran ❤❤❤❤❤
@user-ng1ib1du8n
@user-ng1ib1du8n 27 дней назад
شفاك الله وعافاك
@najibenhodan7598
@najibenhodan7598 15 дней назад
Ilaheey haku caafiyo walkeey
@sadioali7329
@sadioali7329 28 дней назад
Alaha ku siyadiyo cafimadka bal no sheeg gaas wan ka maqlayey anigu Gaskaas I wareeriyey Hploria I kentay igu dhahen bal no faaiidey 😢
@user-ws2gp7jl3j
@user-ws2gp7jl3j 27 дней назад
Alxamdulilah ilaahey dhib dambe nima tuso
@farhiyoibrahim7533
@farhiyoibrahim7533 23 дня назад
اللهم امين يارب العالمين 🤲🤲🤲
@mohammedjundi9433
@mohammedjundi9433 13 дней назад
Illaahayow cafimaadsii ameen 😢 yaarabi 😢
@user-qh8qe6oe5v
@user-qh8qe6oe5v 26 дней назад
Asc macalin Abdulahi illaahay cafimad haku siiyo waqti waan idin waayay adiga iyo marwada bal aandhegeysto qaybta danbe
@shahad2629
@shahad2629 29 дней назад
subxaanalaah waaba dad yaab khabo ilaahow wadankeena noo hagaaji
@BahjaAxmed-ut6qr
@BahjaAxmed-ut6qr 29 дней назад
Wacalaykuma Salaam My Young Family ❤ilahay Cimriga ha idin Dhereyo Mansha allh Isku Wara Abidkin
@nuhmohamed7521
@nuhmohamed7521 29 дней назад
ALLAH KUUMA BAAHIYO REER GALBEEDKA CISBITAALADOODA
@hawafarah2410
@hawafarah2410 29 дней назад
Shaydaan baa xanuunsan alaha ku caafiyo
@FarrxioMohamed
@FarrxioMohamed 23 дня назад
Amin❤❤❤❤❤❤
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 22 дня назад
Mash allaah maskin alxmdulah
@sacdiyonuurcabdicabdi3729
@sacdiyonuurcabdicabdi3729 16 дней назад
Alxamdulillaah hadii aad noosoo noqotay allaha kucaafiyo danbi dhaaf allaha kuugu badalo
@user-tp6yc8zt1m
@user-tp6yc8zt1m 20 дней назад
Mnsha allh wnidiin xiisu wlhi cadulahi iyo mryan famila farxda iiwarama seeiitihiin wlayaal❤
@user-iq9yc8mx9x
@user-iq9yc8mx9x 25 дней назад
Asc wl Cabdulqadir alle SW ha ku caafiyo adiga iyo dhamaan muslinkoo dhan dal aadan laheen dareen ku joog soomasliyeey wadankeena aan ku mintidno inshas allaah alle haynoo hagaajo
@user-oh7tk4zf8t
@user-oh7tk4zf8t 14 дней назад
Allah caafiyo lkn Idinka iskadaaya hawlaha aan fiicneyn oo xayeysiisaan sida shirkadaha
@user-tl6ts3fi5b
@user-tl6ts3fi5b 29 дней назад
ألله يشفيك ويعافيك يارب العالمين
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 27 дней назад
Allah idiin xafido qoykiina quruxda badan Aamiin yaa allaah ❤❤
@aliosman8874
@aliosman8874 29 дней назад
Wcs mashallah Alhamdulillah
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 28 дней назад
Allaah ha cafiyo insha Allah 🤲 🤲
@AnnoyedLaboratory-uf7yf
@AnnoyedLaboratory-uf7yf 27 дней назад
Maansha allaah wll ilaahey caafimaadka hakuu siyaadiyo alaahuma amiin
@kaafiyodagan982
@kaafiyodagan982 29 дней назад
Cafimaadka allah haku siyaadiyo wllkey abdullahi
@somaliweenguule3381
@somaliweenguule3381 29 дней назад
Maasha Allah ❤❤❤❤❤
@hindaibrahim1409
@hindaibrahim1409 25 дней назад
Alhamdulilaah
@fatumaali1463
@fatumaali1463 29 дней назад
سبحان الله Waa dhib walaahi Ilaahay haku caafiyo 🤲
@sheikhabdirisaaqali1045
@sheikhabdirisaaqali1045 14 дней назад
Alaha kucaafiyo
@ubaxjaamacmaxamedgaylan8397
@ubaxjaamacmaxamedgaylan8397 28 дней назад
Masha allah wllky cabdilaahi alle cafimaad ha ku siiyo aamiin aamiin ya rabbi
@fathiahussein7135
@fathiahussein7135 29 дней назад
الله يعافيك
@ShamsoAhmed-e7s
@ShamsoAhmed-e7s 26 дней назад
Allaha ku siyadiyo wll dhib danbe alle idinma tuso aamiin
@Zamzam-ez6tz
@Zamzam-ez6tz 29 дней назад
Masar waangaranayaa waameelqiyaanabadan
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 29 дней назад
Allaha ku caafiyo adiga iyo inta xannuunsan oo dhan. Allahuma aamiin ya rabbal calamiin
@ayaanibarahim2385
@ayaanibarahim2385 26 дней назад
Wcs Walal Quran isasar salatullayll tuko iinsha Allah wacafimadaysa illahay talasaro
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v 29 дней назад
Maarkaad caafiimaad maarkaan haasaanooh Allaahaa ankuushiiriino.
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 28 дней назад
Wallaahi waan idin dareemay,wadamada carabta ku xanuunso waa dhib, bisinka wallahi baniaadanimo maaha quf xanuunsan in laga nixiyo Mida kale qolada dhaqaatiirta ah qaar badan oo ka Mida qofka xanuunsan waa kasii macaashan dhiigag iyo baaritaano aadan u baahneyn ayey kuu diraya. Calaa kuli xaal cabdullaahi حمد الله على سلامتك
@ardoteyb946
@ardoteyb946 28 дней назад
Axxax ilahay ha ku caafiyo huno Abdulahi 🎉
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 29 дней назад
Manshaallah cafimad taama Allah na siyo 😊 Alxamdulilah maryan ilahay ha ku fududeyo inshallah 🙏🏽 afar indho nabada amiin
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 29 дней назад
Masha allah ❤❤❤
@Fadumogele1533
@Fadumogele1533 28 дней назад
Ilahayoow wadankena nabd noogadhiig balfiiri dhibkas subx nalaha allha kucafiiyo huno abdullahi soorry waxa kugudhacay 😢
@neimaabdi3206
@neimaabdi3206 27 дней назад
Allahu Akabaar ☝️ale ha ku caafiyo aamiin yaa rapi 🤲🤲🤲🤲
@aminahirsi8136
@aminahirsi8136 29 дней назад
Walal ilahay haku caafiyo walale quranka badso ha aaminin dr waligaa mudaa waadka isticmaa
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 29 дней назад
Basaboor somali maad qaadataan mesha qusiyad ma joogto miyaa mise isaguna mashaqeynayo
@fadumajama7122
@fadumajama7122 29 дней назад
Mashallaah alow denbi dhaaf ha kaaga dhigo 🤲🤲🤲rabi hafidukum family barakeysan❤❤❤
@canabfaarax56
@canabfaarax56 19 дней назад
Allehakucaafiyo
@user-bz2qf7vl5o
@user-bz2qf7vl5o 27 дней назад
Ilahay ayaa mahadas iskaleh Masha Allah❤❤❤❤❤
@yasminahendriks5851
@yasminahendriks5851 29 дней назад
Allaahu akbar
@rawihassan8615
@rawihassan8615 29 дней назад
Allahuma amiin caafimaad taama aloow ku maryan jano gasho adigana allaha kuu fududeeyo insha Allah qeyr ❤😘
@SafiyoCabdi-nv3zq
@SafiyoCabdi-nv3zq 28 дней назад
Wll yaal iisocucaya gabarba naga xanuunsan reerkana Alha barkeeyo
@user-vx9wy1ww2y
@user-vx9wy1ww2y 26 дней назад
Allahuma Ammin ya Rabii
@AshaCabdi
@AshaCabdi 28 дней назад
Allah haa ku cafiyo wllo Amiiiin yaarbi
@caliducaale464
@caliducaale464 29 дней назад
Alla haku caafiyee lk jamhuuriyadda barakaysan iyo calankaas tawxiidka leh faraha kaqaad wllhy cidkasta ookahortimaada allaah ayaa sxwtc masiibo kurida bal adiguba ufiirso
@khadijac9841
@khadijac9841 26 дней назад
Subxaanallah Subxaanallah muslim waakaa naxariisdhan majirto qof naftiisi khatar kujirto ayaa oo laxagtiisa sita ayaa sidaa loogalaya walee anigu carab waanka yaabay 🤔🤔
@mumtazabdiqadir1400
@mumtazabdiqadir1400 29 дней назад
Allh caafimad taama siiyo Cabdalla Maryam Fooasha Allh Ku fududeeyo
@sahramohamudali663
@sahramohamudali663 29 дней назад
Alx ilaahey caafimadka haku siyaadiyo
@user-uw6vh6zk2w
@user-uw6vh6zk2w 29 дней назад
Ilahay subhaana watacaalaa haku caafiyo
@axmedyare2404
@axmedyare2404 27 дней назад
Amiin
@issamugaza8692
@issamugaza8692 29 дней назад
Alhamdulilah Allah ku Afifo
@muunacadaani1626
@muunacadaani1626 29 дней назад
Masha allaah alle hanisiyaadiyo caafimaadka
@DeeqoTaqal33
@DeeqoTaqal33 29 дней назад
Wcs wlky alaaah haku cafiyo cafimad dagdag taam inshalaaah wlky ❤❤❤❤
@CabdikariinIbrahim-kj9cw
@CabdikariinIbrahim-kj9cw 29 дней назад
Cabdulahi alle haku cafiyo balkawarn kuwa dalkaan joga maka sidarno meeshan waa lagu cuna
@saleemaanaxmed2786
@saleemaanaxmed2786 29 дней назад
Axdulula alhii ku cafiyay ayaa mahatleh😂😂
@KhadraBadhigiriis
@KhadraBadhigiriis 28 дней назад
Aamiin yarabil calamiin alleh haku caafiyo walalo
@zahradurow9525
@zahradurow9525 26 дней назад
Allaaha ha ku caafiyo eedo mcn
@munoabukadirgeeseey3335
@munoabukadirgeeseey3335 27 дней назад
Amin
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 29 дней назад
Mashaa Allaah Allaha nawada caafiyo caafimaad taam ah aamiin🤲
@user-oi7ps8of9s
@user-oi7ps8of9s 29 дней назад
الله يعافيك يارب
@khadijaadam425
@khadijaadam425 29 дней назад
Alhamdulillah wallahi caafimadka waa qali ilahow noo siyaadi
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q 29 дней назад
Oo waxaan u maleeyaa in aad canada joogtaane
@aminaomar6271
@aminaomar6271 29 дней назад
Mashallah, Illahay ha ku caafiyo.Walalah Somalida waxa u sheegay Somalia waxa joogo ajaani badan oo qof la hadlo aan jirin, ninka Somaliga ah marku arko dadkas adigo oo Somali ah aa laga hor marinay, mid kale Airportka Somalia marka aad tagtid line aa lagu galin dadka ajaanibka ah aa intii meel la geeyo oo laga hor mariyo aad waxa u mooda in ay dadkan so dhawaynayan madaxwayen. Dadka kale wa jecelyihin dadkood iyo dalkooda. Umada Somalida Illaahay ha is jeclaysiyo.
@HiboDaahircige
@HiboDaahircige 29 дней назад
wll allaha ku caafiyo cabdillaahi amiin allaha ku siyadiyo cafimaadka
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 27 дней назад
Masha Allah
@user-ll9oo4ef2w
@user-ll9oo4ef2w 29 дней назад
Walahi waa ruunta wan daremi kara. Alee hakuu ditad sjo❤❤❤😊😊😊
@user-sy9jx2mk1c
@user-sy9jx2mk1c 29 дней назад
الحمد لله على كل حال
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 29 дней назад
Allah cafimada buxaa ha ku siyo
@SeynabGahnug
@SeynabGahnug 29 дней назад
Wcs wllo manshlh ilaha baa mahadleh oo ku caafiyay cabulaahi wllo axl wllo 🎉
@jibriiljessow6783
@jibriiljessow6783 29 дней назад
Ilaahay caafimaad deg deg ah jidhkaaga dhameeya Ilaahay ha ku siiyo. C/laahi macalin waxaad tahay shaqsi wanaagsan Ilaahay yaqaan
@sahromudey6415
@sahromudey6415 29 дней назад
Wcs alxamdulilaah hadii ilaahey ku soo caafiyet inta kuu dhimman allaha kuu dhameystiro caafimaadkaaga aamiin waa dhibaato walaahi ilaahaase kuu saqiray waa la xanuunsanaayo mini aadan ayaa la yahay ilaahow dhaqtar hanoo weyn aamiin
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 29 дней назад
Ilhy ha ku cafiyo wll abdalaa😢😢😢
@sharafohassan9016
@sharafohassan9016 29 дней назад
Allaah ha ku caafiyo abaayo Maryamo xajigaaga
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 29 дней назад
Wcs alle haku caafiyo claahi wallo adigiyo intii islaam ahba Aaaaaamiin wallo is qur aan saar Online xataa waad isku qur aan saari kartaa Teeda kale waxaan ka murugoday sida u ku cunsuriye yay dhaqtarkii 1aad qalbigaa ixanuunay walhy Kuwa dalkena udiidaya dowlad nimada calaamo deg deg alle haku rido Aaaaaamiin
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 26 дней назад
WLL ILAAHAAY HAKU CAAFIYO QOYSKA QURUXDA WLL CUNADAADA BEDEL OO HEALTHY FOOD U BEDELO CALOOSHEENU WAA INGINKEENA SIDA BAABUURKA HADUU INGINKU XUMAADO WUU FARIISTAA EE KU DADAAL CUNTO FIICAN SHAAHA SOOMALI JOOJI , BARIIS IYO BAASTO ISKA YAREE QAXWO JOOJI SHAAHI HERBALKA CAB DIETKAAGA BEDEL INSHAA'ALAAH CUNTOOYINKEENA CASFIMAADKA MA CAAWIYAAN BIYO BADANA CAB IYO FRUITKA IYO KHUDAARTA CAGAARAN BADSO .
@MahadoFarax-jd9ux
@MahadoFarax-jd9ux 29 дней назад
Jah jacliyaa farxada lamanaha ilahy haydin caafiyo
@UmuCabdulaahi
@UmuCabdulaahi 28 дней назад
Aamiin aamiin yaa rabi
@Suheylacrafts
@Suheylacrafts 29 дней назад
Allah hakucafiyo
@user-xx3us5hg8i
@user-xx3us5hg8i 29 дней назад
Masha Allah wllo Allah ha caafiyo
@user-mc4jz8sd4k
@user-mc4jz8sd4k 29 дней назад
Alhamdulilh. Alaa salamatika dal la aantu dareenkaa bay leedahay
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v 29 дней назад
Allaahaa hakuu caafiiyo.
@wafaa9410
@wafaa9410 29 дней назад
Walee carabtu waa dad ad uxun anaga Malaysia ayn jogna qaxooti ku jognaa lkn waxy ad ugu fican yihin dhaqtar ma ubaahatay cid viza xitaa ku weydinee maleh basaboor bilaa visa ama Karka unchrka ka haysato wax Un ay magacaaga iyo dhashadada kaqortan leba lagu weydinaa lactoda udaran waxaa wadaka ku jogto dhaqtar maba kuweydinaayo lacg mahaysataa everything you have lkn mesha ad jogtaan waba bilaa naxariis carbtu wax kaxun maleh
@عبير-ي9ق
@عبير-ي9ق 16 дней назад
Asc malaysia iga waran qaxootigeeda waa see waxaa nalaku yiri qaxooti maleh shaqo na maleh Viso dalku ku gal lagaa maro so mahan walley
Далее
АХХАХАХАХАХАХАХАХ
00:16
Просмотров 170 тыс.
GUUR IYO RUUX WAYEEL MAXAA KALA HAYSTA
16:51
Просмотров 553 тыс.