Тёмный

Dib U Kabasho - Somali Short film 2022 

SomAction Films
Подписаться 83 тыс.
Просмотров 563 тыс.
50% 1

Filmka Dib U Kabasho waxa uu kahadlaya dhacdooyin sax ah oo ka dhaca gudaha soomaaliya iyo dhaqama soo jireen ah kuwaas oo dhibaato ku ah hablaha somaliyed.
WRITTEN: Nihaal Naasir
DIRECTED: Feisal Bille
( Fadlan ha copy gareyn si chanalkaaga u waxyelobin )
Wixi fikir iyo talo ah la wadaag Film Director Instgram
/ feisal_bile

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 325   
@KASKEYPRODUCTION
@KASKEYPRODUCTION 2 года назад
Dhalin mudan in lagu daydo waan idinkaga mahad celineynaa wacyi gelintiina quruxda badan idinko dowlad iyo shirkado idinku maal geliso jirin ayaad ku dhiirateen inad soo saartaan filmkaan aadka u quruxda badan 🥰
@hafsahussein3394
@hafsahussein3394 2 года назад
Film kaqatarsan walahi idhiman noso badiya
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d 10 месяцев назад
​@@hafsahussein3394❤😊❤❤❤❤❤😊❤😊
@ayanmaxamed-pr5iu
@ayanmaxamed-pr5iu 2 месяца назад
Jdkosorodor❤❤❤❤❤❤
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 2 года назад
Masha allah Flim habeysan
@4mpodcast
@4mpodcast 2 года назад
Soo khulaase🥰
@nasraabdisamatar3794
@nasraabdisamatar3794 2 года назад
Adi filimada shactirada noso badi Abdi haliimow 🤣😅
@fadumoladan
@fadumoladan 2 года назад
Mnsha Allah gabarkastaa hagarato qiimaha ay leedahy guulysta gbdhaha somaliyed 😭😭😭😭😭😭😭😭 waan kaxumahy runtii waa waxjira runtii bay kahdli filmkaan
@sacdiyacismaanw.a6338
@sacdiyacismaanw.a6338 2 года назад
Waaaaaaaw ❤ walahi inaba caadi filmkaan waa cajiib in dhaliyaro soomaaliyeed ay soo saaren horumar wanaagsan jilayaasha dhaliyarada ah ee wadankoodi ku iiman qaba joogistiisa hadana wax ku soo kordhinaaya walahi aad iyo aad ayaan idinkugu faraxsanahay guuleysta dhaliyarada soomaaliyeed ee dalkooda jecel horumar wacan halkaas ka sii wada filmkaan waa cajiib waliba wax uu ka hadlaayo waa dhacdoyinka hada dalkeena soomaaliyeed ka dhaca oo caado dhaqameedka lagu xaliyo markii gabar soomaaliyeed la dhibaateyo waana wax loo bahayn yahay bulshada soomaaliyeed laga wacyigaliyo .
@mohamedyariisow815
@mohamedyariisow815 2 года назад
Gawar madow jecliya masha Allah quruxleey tahay midibkadah ha iskabadalin nimco qurux🤜🤛
@khadrasiciid4044
@khadrasiciid4044 2 года назад
.
@juweeriyafaarax1656
@juweeriyafaarax1656 5 месяцев назад
Asc
@juweeriyafaarax1656
@juweeriyafaarax1656 5 месяцев назад
Maxamed
@aliahmedabdalla9374
@aliahmedabdalla9374 2 года назад
Wow kani waa mid kamida hal abruunimada ku jirta qaar ka mid ah dhalinyarada somalida❤️ Congratulations all you guys👏🏽
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d 10 месяцев назад
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😅😮😮😮😢😅😅😅😢🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d 10 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂
@XamdaCiise-wb7us
@XamdaCiise-wb7us 22 дня назад
Nfjdjgjzkfkwkgpshgj
@anaamawil5743
@anaamawil5743 2 года назад
Wax walba oo kugu dhaca iyo dhib walba oo aad ka kulanto waxad ogata in raxmada alle an laga qusan shala manta ku ilaw wax badan oo faido leh ban ka korarsaday meshan horay usocda 🥺💪🏾
@jantebiljante6015
@jantebiljante6015 2 года назад
Camera 💯 Voice💯 Editing💯 Acting💯 Places💯 Moral of story💯 Keep it up dhalinyaro
@nasramuse8440
@nasramuse8440 2 года назад
Grddf Dr as n
@istahilaxmed6519
@istahilaxmed6519 Год назад
Wio
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d 10 месяцев назад
​@@istahilaxmed6519❤😊😊❤❤😊😊😊❤😊😊❤😊❤😊😊😊❤
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d 10 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂
@Soodhawowsamia
@Soodhawowsamia 2 года назад
Mashallah thank you all for bringing these stories to light, May Allah grant women with these stories justice. Ameen❤
@Axmedbile758
@Axmedbile758 2 года назад
Waaw wax kale somaliyey dhalin yaredaadn ha la dhiira galiyo is ay udhaadan dadka waaw wax kale horay usocda🇸🇴🔐❤
@ayshaalii33
@ayshaalii33 2 года назад
Marka Arkay Cali Iyo cabdiraxman waxa igu so dhacday ninxumii ciilkuu kubadah ragba Ha ogaa Caagin 😥😌
@daisy00954
@daisy00954 2 года назад
Wow! The people, the country everything is beautiful 💜 Allah bless SOMALIA
@sacdiyoabshir8947
@sacdiyoabshir8947 2 года назад
Maxaa dhaqan io caado ah jariimo walbo oo dhacdo ciqaab ayee leedahay siduu rabigeena hore noogu sheegay hdii mar hore la raaci lahaa aduunka wuu hagaagi lahaa
@shukrihuble31
@shukrihuble31 2 года назад
Walhi raga somaliyed inay kusii dawacn mahine bogtadaa madayn marna digasha dumarkey kudereyan 💔💔💔💔😭😭damirku hadmu dabcaya ragow💔💔😭😭rabow qalbiyadenan dawacn daqtarki dayo nosahl oo damirlawayashan damo😭😭😭🤲🤲🥰🥰
@ridwaanciisemaxamuud
@ridwaanciisemaxamuud 2 года назад
Mashallah waa filimkii igu horeyay ee aan fiirsaday anigo attention keyga uso jeeday ee somali jileyso lagu jilay magaladeyda waxan kalo aad uga helay doorka cabdiraxiin sida wacan uu udhowray waxana rajeynaya in wiilasheena ay noqdaan asiga oo kale ayna xuman ama ka faa,ideysi ku samayn gabdhaha wallohod ah.an other level amazing keep going guys good job 👏 👍
@queenarawelo2538
@queenarawelo2538 2 года назад
Masha allaah wlhi waa dhalin aad uu Caqli badan dhiiri galin bulshada uu wado
@raxmaraxma7221
@raxmaraxma7221 2 года назад
Hore usocda walllheyga somaliyed💪🌹🌹🥰🥰
@hamdi7738
@hamdi7738 2 года назад
Murugo ka weyn ma jirto dad muslim sheeganaya in ay waxaas dhaqan ka dhigtaan gabar Miskiina oo lagu xadgudbay meeshii xaqeeda loosoo dhicin lahaa in ninkii lagu daro alla dadku qalbi adakaa bismilaah markaasoo kalaa nacaa soomaalinimada Allaah qalbiga ha udhayo gabarkasta oo la kufsadey 😢dhalinta filimka matashayna siqurux badan baad usoo bandhigteen waad mahadsantihiin wacyi galinta aad wadaan
@AaminoShiikhMaxamed
@AaminoShiikhMaxamed 4 месяца назад
Wall wuxu waa musasal 😅😅
@ahmaazofficial1349
@ahmaazofficial1349 2 года назад
Axsan film 👏👍 waxaan rajaynaya ina so badisan filmada dhaqankan xun lagu suulinayo insh alh 🥰 one love gabdhaha somaliyed ❤
@faadumoaxmed2146
@faadumoaxmed2146 2 года назад
waw walhi wan la dhacay filimkam wana qiso mar walbo ka dhacda gayiga somaalida iyo meel walba😭 Dumar baa nahooo ragg xun baa na ciiilee allow noo gar gaar😢😭😭😭😭😭😭😭😭
@HanbileMedia1
@HanbileMedia1 2 года назад
Waa Flim macquul gal ah kaas oo ka durjumaayo waxyaabaha dalka ka dhaco.
@ISRAADVISUALS
@ISRAADVISUALS 2 года назад
Screenplay legend baa tahay walah The acting was next level. Pasra Is talented actress m.a. Perfectly done.I enjoyed this walah Storyline and plot 100%
@calijimcaleboqor1987
@calijimcaleboqor1987 2 года назад
Aad iyo aaad waa wanagsn yahay qof xishood iyo sharaf iyo tusaale gebdhaha kale ku daydaan waaye masha.allh basra hore usoco niyda ayaa ka daremaya
@ayaanbollina8725
@ayaanbollina8725 2 года назад
Filim si quruxbadan losameyay horay usocoda idinka mudan in latagero❤️🥀
@Ridwaanahmed055
@Ridwaanahmed055 2 года назад
WOW😱So Amazing nice Flim wlh❤️💯I like this Flim❤️❤️Keep going All team Som-Action films💪👑❤️
@filsancudoon4291
@filsancudoon4291 2 года назад
Ayyyy film🔥 waqti badan sugayay thanks dhaamaantiin nimco qurux salan iga gaarsiya👸🥰
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 года назад
wllo qeb kale ma dawatey
@mohammedrahoy3064
@mohammedrahoy3064 2 года назад
Hambalyo Boqorada Nihaal iyo teemka kale ee ka qayb qaatay samaynta Filimka.
@somactionfilms5279
@somactionfilms5279 2 года назад
Ustaad❤🙏
@nihaalnaasir433
@nihaalnaasir433 2 года назад
Yaa ustaadii.🙏🏼💕💕
@khadiijohassan4822
@khadiijohassan4822 2 года назад
@@nihaalnaasir433 shaqa wacan ayaad hesan
@ilyazomer537
@ilyazomer537 2 года назад
Waan salaamaya qoraaga qisadan cajiibka ah✅
@alone_girl721
@alone_girl721 Год назад
Aad ayay u adagtahy qarnigan lajoogo in lahelo zhp sidan u daacada una wangsan balse kaliya wxa hela qof nasiib leh oo alle jecelyhy ❤ Hor mar wacan dhalin yaro
@Qalbixabxab12
@Qalbixabxab12 2 года назад
Axsan film wlhi inaba caadi mahan waad mahadsan tihin dhalinyaradeena quruxda badan❤️❤️❤️❤️❤️
@cxafiidheersare6585
@cxafiidheersare6585 2 года назад
www Xaqiiqdii niyada ayaa ixanuun tay Flim mise dareen qalbiga gubaya waye 😰😰😰
@cabdifataxcabdullahi1635
@cabdifataxcabdullahi1635 2 года назад
M.a wlhii filmkan wax aan ka qabakaro majiro wlhii Dareekeyga wax aan ku cabirikaro majiro🥺🥺🥺
@marwanhassankahia7972
@marwanhassankahia7972 2 года назад
Soomaalidu Kamiro kuma wacno kwrn lkn sa super hiit filamka😂❤
@shariifkiinyare6903
@shariifkiinyare6903 2 года назад
@mowlidahmed5387
@mowlidahmed5387 2 года назад
www Wad kumahad santahay malayin jeer Sidaa mar walbo waxa bulshada kadhax jira usogudbisaan iyo wacyigalinta dhalinyarada
@mohamednor4819
@mohamednor4819 2 года назад
Mashallah waa Film aad u qurux badan oo bulshada lagu wacyi galinayo run ahaantii aad Ayaan idinkaga mahadcelineenaa Actorka film mi brother Abdukadir wuukabaxsaday m.a
@ruunyuusufmacow7909
@ruunyuusufmacow7909 2 года назад
Marka uu cali dhahayo waxaa nahy dad isjecel hade wxwalba na dhax maran maxe dhiba ee iyadana dhaheso ani xaskga mahi wxwakastana nama dhexmara Karan jwabtu uusiyo oo ah marki horo gabarnimadada ilalinese liin hada gabarnimadada wey burburty hdalkas xqiq wa hdal taabasho iyo damqasho leh 😭😭😭😭
@najiibhassan5904
@najiibhassan5904 2 года назад
Good job directer Feisal guuleyso 👏❤
@anabmoha9363
@anabmoha9363 2 года назад
Mansha allah walaahi waa Jiliin qurux badan waana wax loo baahan yahay
@biishooali8550
@biishooali8550 2 года назад
حبيت التوعيه ياليت كل مره تسون لنا فيلم يوعي شعبنا الي متمسك بتقاليده القديمه وعادته السيئه👌🏾👌🏾شكراً استان على التوعيه
@shakiramoha9682
@shakiramoha9682 Год назад
Even if it's a movie in real life it's happen everyday in Somalia and another part of Africa girls every time girls are raped they don't get Justice and still the person who raped her walking free
@mariahussein2328
@mariahussein2328 2 года назад
Dhaqan dhaqan bal qofka xumanta inta la,eg gaystay aya la leyahay halagu asturo micnaha halagu abaalmariyo allow odayasha bila anshaxaha ah naga qabo oo dhalinta wax fahansii Adinkana wad ku mahadsantihin wacyigalintaas qimaha badan bulsho qadata alle hanaga dhigo tacadiga an isku haynana kuwo ka wantoba
@zamiirahassan4749
@zamiirahassan4749 2 года назад
Gabadh kasta haday wllkaas oo kle heli lahayd wlhy gabdhaha oo dhami wxy noqon lahaayeen boqorado ilahay wiilasheena noo xifid
@hakahmedia6542
@hakahmedia6542 2 года назад
Flm hindi ah dambo leyguma ogo somalida ku heystaa😍🙏
@unknowncall3r
@unknowncall3r 2 года назад
Wow Another Level 🤩 filimka duubistiisa, jiliinkiisa, Edit-kiisa intaba kama hadlaayo laakiin waxaa xusid iyo ka hadal mudan qisada iyo xaalada dhabta ah ee hadda jirta oo ka hadlaayo filimka sidoo kalena wacyi-gelinta uu xambaarsan yahay. Gabar walba oo Soomaaliyeed waxaan Alle kaga baryaa dhibka iyo inti xumaan la damacsanba inuu ka haayo. Team #SomActionFilms idinka guuleysta. Peace and Love ❤
@sulekhaahmed3550
@sulekhaahmed3550 2 года назад
Waaaaaaw runtii wan kahelay aad iyo aad lkin intan oo kaliya miyaa ❤❤❤❤❤❤
@Bashash_Tv
@Bashash_Tv 2 года назад
wooow m.a waa filim aad uqurux bdn si fiican looga soo shaqeeyay mudo bdn aan sugaayay waxaa idiin leeyahay hore usocod wanaagsan.🙏 Tanka wiilka nimco guursaday iyo Munazar maxamed cabdi way isku egyihiin walalo miyaa m.a🙏
@axmedmaxamed158
@axmedmaxamed158 2 года назад
runtii filimkan aad ayaan uga helay inkastoo aan markan kahor daawan hada waan ladhacay waa filim maskax cafimaad qabta gafka iyo xadgudubkana neceb sodiyarisay waxa farxad inoo gu filan inaa daawano filim dhalinyaro somaliyeed sosartay dawano kucosda waan idinla jirnaa garbihiina ayaan jognaa sxb
@Beautyfuldreamsalx
@Beautyfuldreamsalx Год назад
M a dhalinyarada waa in ay badalaan. Dhaqankii. Xumaa ee hore❤
@aweysaxmed11
@aweysaxmed11 2 года назад
Wow m.a filimkan wax bdn ayaa laga baran karaa
@lakygirl9003
@lakygirl9003 2 года назад
Wankayelay Filimkaan waa waxkajiro dalkeena in gabdhaha lagu xukumo xeerka odayaasha runtii raalikamanihin sidaas halasiiio gabdhaha xaqooda mahadsanidiin jilayaasha hadi aan kaftanana wankahelayba wiilka ah crixiin
@fartunbilan3130
@fartunbilan3130 2 года назад
Mashalaah filim mahane waa wacyi gelin gulesta ❤️👏
@kahinshukri8197
@kahinshukri8197 2 года назад
Gabadhan midabkeeda qurux wye
@fertunali1007
@fertunali1007 2 года назад
Somaliya Wax ka dhacaya mar walba ayad ka hadashen so badiya waxa ka dhaca dadkena iyo sidii lo xalin lahay dhibkas si dadka fikrad uga qatan
@cabdishakuurcalidaahiryuus5056
@cabdishakuurcalidaahiryuus5056 2 года назад
Waan ku farax sanahay Waxaan ku darsanayaa in aad markaad muuqaalka duubaysaan aad iska ilaalisaan wax waliba Dhib u keeni kara muuqaalka duubidisa
@DuniyaAbdirizak
@DuniyaAbdirizak 4 месяца назад
gabar aan wiil la dhalan waa cunto bila cusba
@munisha163
@munisha163 2 года назад
Yarabi ilaahow naxifdi melwalbo aan jookno amiin
@Abdullahi-Daacad
@Abdullahi-Daacad 2 года назад
Filmka dib u kabasho
@fartunibrahim4133
@fartunibrahim4133 2 года назад
woow aad og heley runtii film wax jirka hadley sidaloog gudbi karo horey u soco noo soo badsha top top
@luqmanbashir1897
@luqmanbashir1897 2 года назад
keep going guys amazing performs great story and excellent morals presented
@aaminagamadiid2693
@aaminagamadiid2693 2 года назад
Wlhi farx ali ismacil un bn sidn u jeclhy😢 zxpdey si walba fard bn agteeda ku dareema
@carabali630
@carabali630 2 года назад
Mashal Allah wllo qali ama wllo mcn
@caliafgooye2529
@caliafgooye2529 2 года назад
Waaw axsan film axsan sheko fcn waan ka heley wlhi
@BilaadNalka
@BilaadNalka 4 месяца назад
Wllhi waa mcn 😢🎉
@123R-n1i
@123R-n1i 2 года назад
So emotional really illintan ceshan wayay
@suleqoismail257
@suleqoismail257 2 года назад
Masha allh wa film wacyo galina hormar wacan
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 2 года назад
Waa filim murugtisa iyo farxadisa wato 😢😢good job
@BashiHassan-k8g
@BashiHassan-k8g 3 месяца назад
😢😢😢😢😢😢
@BashiHassan-k8g
@BashiHassan-k8g 3 месяца назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@miskimire8415
@miskimire8415 2 года назад
www best flim som action dad jiro oo aan iska taageero baa tihiin 🥰😊
@ramadaanabdi6870
@ramadaanabdi6870 2 года назад
Wa.muqaal ad u wcn noso badiya horayna usocda somali action films
@deeqaaar7854
@deeqaaar7854 2 года назад
Wow inama caadi maaha Jilida % 100 Duubida% 100 Akshakoda %100✅✅✅✅ ☝️ Pls kuwano kale wa loo bahan yahay intaan dawaneyno hindi iyo waxan lo✅ bahneyn🤦‍♀️
@quruxley1269
@quruxley1269 2 года назад
Wlhi kan filim laguma tilmaami karo www cadi ma aha wcyi galin fiican noo sameeysen m.a
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 года назад
Masha Allah kani waa film shidan waan ku heystaah💯💯👏👏shaqo wacan dhalinyaro ogaadan in aad dad badan u tihiin dhirigalin💯💯👏👏
@hikmaabdullahi1711
@hikmaabdullahi1711 2 года назад
Mshllh waa filin murug iyo farxat isguku jiro dhaqan ayaa baabiyey somalida🥺
@mohamedtariq2959
@mohamedtariq2959 2 года назад
Film aad u cajiiba kaliya wxa kadiman I translation English lagu habeyo. Thnks
@Hodan.Hussein7080
@Hodan.Hussein7080 2 года назад
Qeebo kale inooga Soo sameeya old wlhi wan ilmeeyey labo jeerba
@ayma-yousof.funny59m
@ayma-yousof.funny59m 4 месяца назад
Dadka horta caqli malah miya Sanad kaste oo u kordha qofka wuxuu dhawanayo dhimashada masay leyiin happy birthday 😢
@abtidonciise
@abtidonciise 4 месяца назад
farid waa rountaaa wll
@leylabare1926
@leylabare1926 2 года назад
Saa u sugaye cawa fiirsdey❤
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 2 года назад
Masahalh shaqo wanagsan ayaad heysaan allha Indinka,abalmariyo
@shamkehade5972
@shamkehade5972 2 года назад
Waa muuqaal dhinacyo badan tabanaya qiimo wayna xambarsan KEEP GOIN AND THANKZ
@hodanxuseen8053
@hodanxuseen8053 2 года назад
atoore daacad best actor
@bashiiraxmed1977
@bashiiraxmed1977 4 месяца назад
10/10❤❤
@AXMEDMaxamuud-n7j
@AXMEDMaxamuud-n7j 11 месяцев назад
😢😢murukulo took ah😢😢
@hawosugule8503
@hawosugule8503 2 года назад
Medabka hablahaa😋❤
@hussein1800
@hussein1800 2 года назад
Wow 👏 ayaad uga helay fikrada iyo jiliinka horay usocda.👍
@mohamedibrahimisse6499
@mohamedibrahimisse6499 2 года назад
dhalin mudan in lagu daydo waxaan idin leeyahy ha joojinin hoowsha aad heysaa keep going all team
@amiinccaziiz4540
@amiinccaziiz4540 2 года назад
LAPADAA coDsi uuN no tixGaLiYa Music La'aaN ooLoo padaLo kuwo isLaMi ah IYo asturNaan dhaMaystiraN MARKALe. MAHADSANIDIIIN 🥰💞
@aslipella6391
@aslipella6391 2 года назад
M.A film ka Diyarsan dhan walpo Hore uscda Team Som Action Film
@maxamedkhadar6667
@maxamedkhadar6667 2 года назад
Walh wa film kali somali jaliyso an si xasiloni ah ku dawaday m,a😋🥰
@mukhtarahmedmohamed5312
@mukhtarahmedmohamed5312 2 года назад
We need it part two 🙏🙏🙏
@asmiitalove6990
@asmiitalove6990 2 года назад
M.a filimaantan cml noo soo bdiya
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 2 года назад
Masha allah waa film best ah somalida film aan caadi eheen aya barten
@darjomohmedxuseen9011
@darjomohmedxuseen9011 2 года назад
Dad mudn na lugu daydo aya tihin wlhi xaqiiq jirto wye filimkani😭😭😭 allow no xfd hada nhy dumar
@raxahaaxamed6092
@raxahaaxamed6092 2 года назад
Asc asxaabeey wali madhmysan filmka saas ay thy waan ka helay we love you so much keep going 😍😍😍🤩🧡💜🧡💜🧡❣
@fahmoolad2788
@fahmoolad2788 Год назад
😘😘😘😘🌷🌷
@abdikariimdirie8524
@abdikariimdirie8524 2 года назад
Film aad u fiican dhab ahaantii wusoo jiitey
@NaanaVideos
@NaanaVideos 2 года назад
masha allah dad aan guul wacan u rajeyn doono hore u socda
@yousofosmanalikalay6607
@yousofosmanalikalay6607 2 года назад
Waa dareenkii oo idil oo hadlaayo
@queenhafsa5691
@queenhafsa5691 2 года назад
Amazing how you can get the whole video
@libanmohamed1424
@libanmohamed1424 2 года назад
Really , It is Very Nice Film 🎥 And It is Motivation , Masha Allah , Keep Going , My Dear Brothers.
@amaalmb1102
@amaalmb1102 2 года назад
Waw masha allah cadi ma ahan wan ka helay no so badiya wll qali
@Mohametz
@Mohametz 2 года назад
wlhi wan farxay markan arkay naciimo o faraxsan❤
@carabhagio
@carabhagio 2 года назад
Masha allh beautiful films 🎥 🍿📌
Далее
Don't Be Silent Ifrah - Somali Short film 2021
21:40
Просмотров 243 тыс.
Qiyaano Qoys - Short Film |Waa qiso xanuun badan|
3:59
ilwadquruxey naag  hasoo dhawesan
2:32
Просмотров 30 тыс.
Naftii Hure - Somali short film 2022
13:38
Просмотров 241 тыс.
DEGDEG BAYDHABO AMAR ALLE LAAKIIN 17  September 2024
21:04
REER WAJAQO
3:04
Просмотров 989 тыс.
Sheeko Gaaban (Ku Qabso)
10:07
Просмотров 238 тыс.
MASEER SHORT FILM | SOMALI SHORT FILM 2022
21:52
Просмотров 124 тыс.