Тёмный

Dib udhiska suuqa waaheen iyo hurmarka Hargeisa kasocda | somaliland 

AK Vlogs
Подписаться 41 тыс.
Просмотров 52 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 177   
@AbdinasirMumin-d2p
@AbdinasirMumin-d2p Год назад
Big respect from jigjiga❤ nabada iyo dawladnimo ayaa kahana qaaday somaliland kudayasho wacan mashallah halakan hargeisa in badan ban kunoola waa mesha aan ugu jecel ahay dhulka somalida
@jaymo2024
@jaymo2024 6 месяцев назад
Halagu tartamo wax qabadka
@naimajama5303
@naimajama5303 Год назад
Masnha Allah Allah aya Hargeisa iyo Somaliland ino barakayey.
@siciidali4034
@siciidali4034 Год назад
My home somaliland ❤❤❤❤❤
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Год назад
May Allah protect for us Aamiin
@fuadahmed7322
@fuadahmed7322 Год назад
It should be called north somalia
@ProSHARMARKE
@ProSHARMARKE 7 месяцев назад
​@@fuadahmed7322😂😂😂
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 Год назад
Maash Allah tabarikalaha 🤲 Somaliland keep going so beautiful 🇭🇺🇭🇺🎉🎉🎉🎉🎉 maash Allah ❤️❤️❤️❤️
@khadarhassan2920
@khadarhassan2920 Год назад
MASHA ALLAHA Waa muqal aad u qurux badan aad baan idin bogadinaya.halka ka sii wada.
@msa_1439
@msa_1439 Год назад
Maashaa Alaaaah Ilaahow wadanka iyo Caasimadaba inoo Barakeeee
@hibonour9657
@hibonour9657 Год назад
Mashallah tabaarakallah illaahay swt haynaga ilaaliyo wax kasta oo xun inshallah khayr guul iyo gobanimo Somaliland allow dhawr ❤❤❤❤❤❤
@obssom
@obssom Год назад
Mahadsanidin bahda AK Vlogs muuqaaladiinii qiimaha badnaa ee kan oo kale kamidka ahaa waanu u xiisney , Hargeysa horumar aad u weyn baa ka socda golaha deegaanka ee maayar Mooge hoggaamiyaa runtii shaqo aad u weyn bay ka wadaan caasimadda 💚⚪️❤️
@Nuuxmumin
@Nuuxmumin Год назад
masha allaah jig jiga yar cid u babac dhigi kartaa majirto waa caasimad casimad ku sii dhex taal❤
@umuhafsachannel1095
@umuhafsachannel1095 Год назад
Masha allah wllo illahay khayr hakusiyo sidaad noogu soo gudbinasid horumarka dalka ❤❤
@abdulahiali5051
@abdulahiali5051 Год назад
Masha ALLAH GUUL SOMALILAND ❤️💪🏻👍🏼💪🏻👍🏼👍🏼💪🏻❤️💪🏻❤️💪🏻❤️👍🏼
@karimhasan8967
@karimhasan8967 Год назад
Mansha allah wlhi magalada lacag badan aya ka muuqata Allow no siyadi❤
@ayanahassan2432
@ayanahassan2432 Год назад
Masha allah tabarakallah❤
@NasraSamatar-kt3rb
@NasraSamatar-kt3rb Год назад
Waar saaxiibkaa Axmed waa. Soo laabtay mansha Allah ilaahay ha isukiin daayo
@AAR-SANAAG
@AAR-SANAAG Год назад
MashaAllah 🎉🎉❤❤❤ wlh video aad iyo aad u qurux badan oo si professional ah looduubay ayad nosoo gudbisay sxb. Thank you very much. Hore usoco uu guuleyso❤❤
@asmasalah1407
@asmasalah1407 Год назад
Masha allah waad kumahadsan santihiin sida fican ee aad nagula wadaagaysan quruxda iyo horumarka dalka
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan Год назад
masha allah wlhi waa video qurux badan please no so badiya ❤❤
@salahsahal9259
@salahsahal9259 Год назад
Masha allah❤❤❤❤❤caasimadi dalkayga waan idin salmay reer hargeisa from ceerigaabo❤❤❤❤
@Myhalimaworld
@Myhalimaworld Год назад
MMasha-Allaah Tabaara-kalaah
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 Год назад
Maansha Allah Hargeisa Hadhwanaag Horumar Balaadhan Baa Ka Socda Aad iyo aad Baad U Mahad Santihiin Bahada Ak Vlogs Sida Fiican Ee Aad Noogu Soo Gudibisaan Horumarka Dalka Ka Socda ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
@Arawelomer
@Arawelomer Год назад
Mashllah mashllah Rabbiyow dalka iyo dadka waddanka no xafid yaa Allah cadowgana naga Qabo mashllah adigana wll mahadsnid sidad quruxda iyo billicda waddanka ad u so guudbisey Qurba joogtuna wxn ad u rajeyneya iney ka qayb qadato bilicda waddanka iyo dhismihiisa qaar badan o kanaxaya jiira horumarka somaliland ilhy kuwana ishooda haynaga qabto adna ha ka cajisin wll sido klena so bandhig lacagteena somaliland shilling waxa jira dad badan oo dalka arago on ku bararugsaneyn ineyna wxba inaga maqaneyn
@munamuna3686
@munamuna3686 Год назад
Mashallaah Mashallaah aloow noo dhar wadankena 💚🌹😘🥰💪🤲🏻🙏👌✌️🌹❤️
@ahmedmohamud9167
@ahmedmohamud9167 Год назад
Mashallah si fiican ayaad usoo duubteen marka laga tago Waaheen oo ay ahayd in muuqaal gooni ah ka soo duubtaan maadaama uu suuq weyn yahay waliba waa in Drone la adeegsadaa oo korka laga soo duubaa 👍🏻✅🥚🍎
@istaahilismail5117
@istaahilismail5117 Год назад
Our home Soomaaliland maashaa Allaah il iyo cawriba la, aw horumarkaasuu cadowgu diidanyahay soo badiya muuqaaladan cadowga calooshu ha socotee oo maashaa Allaah dhaha markaad duubeysaan qur,aana shita si aan laynoo cawryin ama aan laynoo taagin siday cadowgu Ciidamadeena ku sameeyeen digriga illaahay ayaa ka xoog weyn wax kasta oo la soo maleego. . Muuqaalo taariikhiya oo aad u qurux badan ayaanu idiinka baranay siiba muuqaaladii uu Siciid wakhtigii qadhaadhaa ee uu dagaalka ka bilaabay abaanduulihii argagixisada ee horjooge gala dagaalka barriga Soomaaliland muuqaalo taariikhiya oo dal barasho ah ayuu noo soo duubi jirey. Waxaanu ku leenahay Siciid mahadsanid. Dhamaantiin AK vlogs waa mahadsanthiin halkaas ka sii wada guuleysta Soomaaliland iyo ciidamadeeda qarankuna ha guuleystaan. Isku xidhnaan iyo midnimo iyo nabadgelyo iyo qarannimo ayaa horumar lagu gaadhaa. Qabyaalad iyo dagaal iyo colaadna bur bur iyo qax iyo khasaare ayaa laga dhaxlaa. Soomaaliland allow dhawr oo dhib ka hay. Aamiin. Waa mahadsantihiin
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 Год назад
Mashallah mahadsanid wall inshallah dadaalkana wan siiwadaynaa
@waasiciye5249
@waasiciye5249 Год назад
Masha allah Hargaysoo nadiifa ❤❤
@husseinomar5942
@husseinomar5942 Год назад
❤ you from Kenya 🎉
@WaridaadNews
@WaridaadNews Год назад
Mashallah keep going
@mohamedabdi160
@mohamedabdi160 Год назад
Macha Allah guul somaliland Bravo Salan Sare Brother Thanks from Djibouti
@usern134-h4g
@usern134-h4g Год назад
Security ga wadanka hala adkeyo melwalba goobaha mihimka ah wd ogtiin xalada socota
@farahroble9961
@farahroble9961 Год назад
Ina badan baan lugeeyey halka my younger years in hargaysa sweet home my home land hargaysa beautiful ❤
@zackabdirahman951
@zackabdirahman951 Год назад
thank you for the content sxb
@melmi9330
@melmi9330 Год назад
Haaye waa si fiicane, dadka qurbaha jooga ma garan yaan xaafadaha marka waa inaad sheegta magacii hore ey lahayd xaafadu iyo tan hoos timaada magaceeda 👍
@cqanifarhanbahsane3212
@cqanifarhanbahsane3212 Год назад
M’A you guys are doing amazing job keep it up
@aaminozmohamed991jamactimo5
Mancha alh Hargeisa oo horumarku is gaadhay alxmd waawax lagu farxo wada dabaq ayay noqotay magaladu wow ilahay hayno barwaaqeyo nimcada Somaliland taala cadawgu wuxu ka xun yahay waa waxas dalkiina ilaashada rag iyo dumarba waad mahad san tihin ❤❤❤❤❤❤
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 Год назад
Talo fican
@nashou22
@nashou22 Год назад
Jasakallah khayr, aad ayaad u mahad santihiin. From London
@hiboyoussouf-m3p
@hiboyoussouf-m3p Год назад
Masha Allah, My Hargeisa hadhwanaag ❤❤
@choukrialihassan2861
@choukrialihassan2861 Год назад
ASC Edo, we would like to see the West of Hargeisa please. Keep up the good work. May Allah SWT bless you. Guul Iyo Gobanimo Somaliland. Ma Shaa Allah.
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 Год назад
Alhamdulilaah Maanshaallah Allahu Ma Baarik beautiful somaliland guuuuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 Год назад
Mooge Mooge THE FUTURE OF PRASIDENT
@Landers2024
@Landers2024 9 месяцев назад
Keep going, true Somalilanders. Loves you bro
@Ahmed5166
@Ahmed5166 Год назад
Mashaalah dadaalka halkaa ka wada qurbajoogtayada dalkooda iyo dadkooda jecel niyadaa noo dhistaan inta xanuunsana ilahay ha soo hadeyo Fadlam soo duba vidiyow kaliya inta dhisme ama mall ee magalamadaxda ka socda iyo siday u ekanayaan after finsh
@rahimaali5762
@rahimaali5762 Год назад
Isha xasadka inooga qariya horumarkeena duubitaanka bdn yareeya
@itsanything3353
@itsanything3353 Год назад
Mansh allah hargeisa is beautiful
@zuhaybrealgoat6689
@zuhaybrealgoat6689 Год назад
Muuqaal mudan wax walba oo Wanaagsan ❤❤ keep going zxp meelo badana soo duub oo dalka ah
@melmi9330
@melmi9330 Год назад
Maasha’allaah Alle ha dhawro Somaliland ❤️❤️❤️💚🤍❤️💕❤️❤️👍👍👍
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu Год назад
Masha allah guul insha allah somaliland kanaxow nafwaa💚🤍🤍❤👍👍💪💪❤❤❤🤍💚
@ahmedisa9608
@ahmedisa9608 Год назад
Masha Allah Hargeysa from muqdisho
@adoontialle4681
@adoontialle4681 Год назад
Manshaa ALLAH ALLOW DHAWR
@CaliCilmi-gy9zp
@CaliCilmi-gy9zp Год назад
Aad ya aad ayaan ugu faraxsanahay Dalkeyga oo hormaray aniga oo jooga muqdisho
@khadraabdillahigouled5843
@khadraabdillahigouled5843 Год назад
Alxamdulilaahi ilaahay nabada haynoo siyaadiyo ❤
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan Год назад
ilaahay nabada iyo dawladnimada hayno adkeeyo🤲🏽 nabada qurux iyo hurumarba lehe my home hargeisa ❤❤wlhi 15 sano e u danbeyy ka maqna wali haben maskaxdayda kama baxdo jecayl an u qabo ❤🎉
@AbdiAli-fe7rn
@AbdiAli-fe7rn Год назад
Masha Allah soomali lands on the earth and in all my heart
@ahmedburco75
@ahmedburco75 Год назад
Mansha Allah waa si fican, nabad, cadaalad iyo hurmar waa hogaanka nolsha aadanahu meel ku gaadho. Doox hargeisa wuxuu u baahan yahay biriij. Insha Allah isna waa lagaadhi
@zamzamjaamac4222
@zamzamjaamac4222 Год назад
Mansh allh mansh allh ❤
@user-do1ji5jj1j
@user-do1ji5jj1j Год назад
mnsha allah ❤
@lubnaibrahim8508
@lubnaibrahim8508 Год назад
masha allah
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 Год назад
Mashaa Allaah Tabarakalaah beautiful video I can’t to come back my home land my beautiful Hargeisa I just left few months ago, Hargeisa wale ku jecliya Hargeisay waligaa ha dheeliyin
@عول-ق7و
@عول-ق7و Год назад
WALAYAL WAXN IDINKA SALMAYA DUBAI AND BAN UGA MABSUDEY SUDAN FICIN AD WADNKA NO BARERYSAN HORU MARKA WADANK KA SOCDA
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 Год назад
Mashalaah dadkii loobaahnaa ayaa tihii n wali muuqaalkan ookale man arag roobkaaba igayaaniyay walaahi wadafaalaysaan mahalada wad kusoo wareegteen rag fikiraya ayaayihiin
@KalelaChannel
@KalelaChannel Год назад
Hargaisa, Somalia. Nice developement.
@maydal6037
@maydal6037 Год назад
❤❤❤MAASHALLAH, mahadsanid ❤❤❤
@zayaamad3080
@zayaamad3080 Год назад
Waad mahadsantahay. Dalxiis baad na marisay. Hargeisa oo wada laami ah oo nadiif ah. Ma sha Allah
@abdulfatix
@abdulfatix Год назад
Quruxda wadankeyga somaliland
@ummulbaniinal7029
@ummulbaniinal7029 Год назад
Maayirka magaalada mooge iyo raga la shaqeeya dhamantiin abaalkiina janno allaha ka dhigo waxan rajaynaynaa maalin uun inuu madaxwayne noo noqdo insha allah
@drabdikarim
@drabdikarim Год назад
MashaAllah
@ayaanleandiazizdaljoogsoma3844
Maasha allah
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 Год назад
Home is where the heart is ❤❤❤❤
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv Год назад
.masha allllah hargaysi waa magaalada ugu qurux badan dhulkay somalidu dagto haday wadooyin heesho nayuuyuukbay noqonaysaa
@dholeamiin2175
@dholeamiin2175 Год назад
Keep going guys
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 Год назад
Masha allaah akhyaarta
@AminaCali-s8f
@AminaCali-s8f Год назад
Xafadaydii xidigta mahadsanidiin wallo muqalada casimada soo bidiya kama dhereg dawashadooda
@maxamuudibraahin5219
@maxamuudibraahin5219 Год назад
Maansha alaah waar waa nimankii lawaayay
@sakariye.
@sakariye. Год назад
Al xam dulilaah hargeisa waa ay isbadashay ❤
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 Год назад
Mahadsanid
@aididfamily236
@aididfamily236 Год назад
Masha Allah Beautiful ❤
@khadarxasan9899
@khadarxasan9899 Год назад
Masha allah hargeisa talabsatay
@horijoogmedia
@horijoogmedia Год назад
Masha Allah, Hargeisa, home sweet❤
@nooralhooda5371
@nooralhooda5371 Год назад
Mashallah somaliland so beautiful 😍
@samiraothman3531
@samiraothman3531 Год назад
ماشاء الله تبارك الله👍🏻
@khadramohamoud4422
@khadramohamoud4422 Год назад
Manshallah dadkeygii iyo dhulkii hooyo❤
@NasraSaleeban-mr9is
@NasraSaleeban-mr9is Год назад
Maanshaa allaah ❤❤❤❤
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib Год назад
Masha allaaah xaafadaydii
@SomalilanderBoy
@SomalilanderBoy Год назад
Mashallah qurux ❤❤❤
@samirafarah8085
@samirafarah8085 Год назад
MashAllah👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@Khalil112-d4p
@Khalil112-d4p 9 месяцев назад
Mashallah Tabarikalla Hargeysa hadhwanag waxaba ka daraan Nadafad ❤
@NasraSaleeban-mr9is
@NasraSaleeban-mr9is Год назад
Wllhy haan joogo hargeisa cadey ciilmaan qabeen❤
@qooqane65
@qooqane65 Год назад
MAASHALAAH YAA ALLAH DALKA NOO BARKEE,AMIIN
@rm7087
@rm7087 Год назад
MASHA'ALLAAH TABAARAKA ALLAAH
@NimcoMuuse-do6vd
@NimcoMuuse-do6vd Год назад
masha allh wllo mahadsanid walee anoo jooga ayaan kala aqoonin hadana magalada ❤❤
@Amali2345
@Amali2345 Год назад
Masha allh dalka alleh haynobarkeyo 😊
@hassandaher3563
@hassandaher3563 Год назад
Masha allah casimada jumuhuriyada barageysan somaliland 👍👍👍👍
@Myhalimaworld
@Myhalimaworld Год назад
I love my mother- land Thanks guys
@shamsojama9804
@shamsojama9804 Год назад
maasha Allaah❤
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 Год назад
Well done asxaabta
@hyusuf2207
@hyusuf2207 Год назад
Masha Allah nabad waarta somaliland ❤
@Tawakeljamaal21
@Tawakeljamaal21 Год назад
Mnsha allh ❤❤
@abdirizakmohamudyusuf6571
@abdirizakmohamudyusuf6571 Год назад
Maasha Allah Hargeysa waa tallaabsatay.
@Khalil112-d4p
@Khalil112-d4p 9 месяцев назад
Mashallah Tabarikalla ❤️❤️❤️
@Supermohamed20
@Supermohamed20 Год назад
Mnshlaaa Allow dlka noo brkee
@zahraahmed972
@zahraahmed972 Год назад
Ma Sha ALLAH
Далее
HERE WE GOOOOOO! 🔥 #ufc308
00:14
Просмотров 447 тыс.
Why is it different from what I thought?
00:15
Просмотров 2,8 млн
dhismaha suuqa waaheen@sakisuldaan
8:26
Просмотров 8 тыс.
Magaalo Loo Socdo 135 Kilometers
35:22
Просмотров 40 тыс.
Hargeisa street food | CUNTADA WADOOYINKA
16:31
Просмотров 101 тыс.
WARKA SUBAX EE KNN 25 10 2024
10:18
Просмотров 918