Тёмный

Dib uxasuuso Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo udhoofaya talyaaniga Suulo Dhawra la waydiiye 

Maal Tv
Подписаться 228 тыс.
Просмотров 111 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 111   
@bahalhoose3269
@bahalhoose3269 5 лет назад
Alle naxariistiisa ha ugu deeqo janatul fardowsana ha ka waraabiyo maanta ha dii uh nool yahay somaliland waa LA ictiraafi lahaa 😢😢😢
@ikranmahamod6267
@ikranmahamod6267 5 лет назад
Allah ha u naxariisto Mudane Maxamed xaji Ibrahim cigaal geesi ayuu ahaa qabriga Allah ha u nuuro Aamiin Aamiin
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 8 месяцев назад
Allah ha naxaristo mwaynaha Hada marxunka ah Wariyeyasha wagaa Wan hambalyaynayaa
@mehiden
@mehiden 7 лет назад
I like the way he is so confident and welcoming the journalist.
@amuinammo4295
@amuinammo4295 7 лет назад
Nin Rageed cigaal ,Alle naxariistii jano ha ka waraabiyo wlhi qof muwaadin dhab ah ayu ahaa oo soo hal gamey
@ugbaadmohmed482
@ugbaadmohmed482 5 лет назад
Ale ha naxariisto xaaji lgeesi nagabaxay 😘😘😘
@aboudabdi5047
@aboudabdi5047 6 лет назад
Father of somaliland
@barkhadhusseinmohamed8677
@barkhadhusseinmohamed8677 5 лет назад
Hhhh qolyahan soke ee aynu jaarka nahay qolyahan xabashida baryahanba xidhiidh baa inoo socday u fiirso la odhan maayo walaalaheen iyo Ethiopia toona, xabashi baa la odhanayaa waa la isku kalsoonaa.
@azlmcl198
@azlmcl198 8 лет назад
geesi geesi dhalay buu ahaa allow kuu naxariiso aamiin
@cabdifataahcasri12
@cabdifataahcasri12 6 лет назад
Allow janatul fordowsa ka waraabi Aamiin aamiin aamiin
@abdimagiidkaderawaleh2226
@abdimagiidkaderawaleh2226 5 лет назад
alla haw naxariisto marxuunka oo ahaa ninkii slland dhisay
@mahadmahad7190
@mahadmahad7190 8 лет назад
ilaahaw naxariistii jano ha ka waraabiyo aamiin Aamiin Aamiin
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 6 лет назад
Godka lagu janee geesi naga baxuu ahaa Waa Ninka kaliye hanti ka tagin ee magac ka tagay alle Ha u naxariisto
@hargaizawihadalsame7710
@hargaizawihadalsame7710 6 лет назад
Allow kuu naxariiso adeeero
@sheekhubaladka8744
@sheekhubaladka8744 Год назад
Alle haw naxariisto madaxwaye xoriyada saxaafada waraysanaysaa waa saxaafadii aqoonta kahayd bal eeg akhlaaq wanaagooda
@yasiincadde6711
@yasiincadde6711 7 лет назад
ilahay haw naxariisto janatul fardowsa allow gali
@aaminayuusuf9445
@aaminayuusuf9445 5 лет назад
Illlaaahay haku naxiirsto yaariba aaamiin
@saaxibulqaraam5848
@saaxibulqaraam5848 6 лет назад
Geesi nga baxay buu ahaa ilaahay ha kuu naxaristo
@waayoaragdhamayestiran8883
@waayoaragdhamayestiran8883 5 лет назад
Shaydaana ahaadee wixii Somaliland wax utaraaya waan LA hadlayaa
@liipoychannel5813
@liipoychannel5813 5 лет назад
Ilahoow uu naxariiso
@guuleediidccghdhdjjgdhcj3120
@guuleediidccghdhdjjgdhcj3120 6 лет назад
illahay janatu firdawsa Alle haku geeyo
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Год назад
Allle hawnaxariisto
@rahmanoura8064
@rahmanoura8064 6 лет назад
Wauw mansh allah top 1 wa farxaad iin uu tariiqda reer somaliland ka miidaha
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 7 лет назад
ALLE HAW NAXARISTO MADAXWAYN E CIGAAL WALAA TABAY
@abdulgani7177
@abdulgani7177 5 лет назад
AlleH hakuu naxariistoH
@taammustafe147
@taammustafe147 Год назад
Alaha unaxariisto
@zaapirmediaproduction4242
@zaapirmediaproduction4242 4 года назад
Alle naxaristi jano haka warabiyo marxuun maxamed xaaji ibrahim cigaal
@greenvedio5018
@greenvedio5018 7 лет назад
illahy ha unaxariisto geesi noo dhashuu ahaa
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 2 года назад
Mohamed Ibrahim Egal the Hero of somaliland and Somalia he was the last prime of somalia and was the frist president of somaliland Allah yarham Mohamed ibrahm egal insha Allah ameen alhoma Dagalo janti Fardos insha Allah ameen
@cabdiraxmaansaleebaancabdi1926
illaahow naxariisti jano sii halyaygi somaliland dhisay
@cabdiraxmaansaleebaancabdi1926
ama aabihii somaliland
@AGR-nd5uo
@AGR-nd5uo 5 лет назад
@@cabdiraxmaansaleebaancabdi1926 waa ninkii suufaloolka lahaa
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 8 лет назад
alle naxariisti jano ha ka waraabiyo geesi buu ahaa
@husseinhaji9746
@husseinhaji9746 6 лет назад
Alle ha u Naxariisto Hoogaamiyahii Ruuxiga ahaa ee Somaliland. Mansha Allah from Zero to Hero Republic of Somaliland
@cabdicasisbarkhad641
@cabdicasisbarkhad641 4 года назад
Waa madaxweynihii ugu horeeyey ee si cad u yidhaa ereyga xabashi
@maxamedamiincabdi3977
@maxamedamiincabdi3977 5 лет назад
illaahayaw unaxariiisto
@adnaanahmed6017
@adnaanahmed6017 6 лет назад
Geesi sooomaliyed alow kuuu naxariiso 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Halyey godka lagu janeey alow kayeel gesigenan somaliyed
@youngdahir
@youngdahir 5 лет назад
Ninkani wa.Somaliland pro Somalia maha ha isku dhajin somalia kad Ku fantan wa dhigyacabki siyad barre Ku ekada.ka uun
@daawuudcraxmaan3762
@daawuudcraxmaan3762 5 лет назад
Ilaahy haunxrzto geezi run zheeg badan ayuuu ahaaa
@ahmeddeeq2039
@ahmeddeeq2039 5 лет назад
Allow u naxariiso geesi naga baxay cigaal
@alidiis3348
@alidiis3348 4 года назад
Nin caqli badan buu ahaa (alle ha u naxriisto) Markuu dhahayo italyiga samcad badan baa iga horeyso wuxuu u jeedaa somali oo wadajir ah bay samcad leedahay iyo sharaf hada laakin wixii hore baa wax ku raadinayaa: ilaahey somali ha isku sooceliyo waadad walaalo ah oo 10 nin oo madaxwaynaha ah isku direen
@Mohamedhassan-cs8oh
@Mohamedhassan-cs8oh 7 лет назад
ilaahay hawnaxariisto aamiin aamiin
@xasandheeregahayr6353
@xasandheeregahayr6353 5 лет назад
alle hawnaxariisto waa tusaale lagu daydo habkii uu wax umaamuli jiray
@cabdirisaqxscunar32cxc24
@cabdirisaqxscunar32cxc24 4 года назад
Allahayoow unaxariiso Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal geesi reer Somaliland weeyi
@abrahmanabib3159
@abrahmanabib3159 7 лет назад
illahow naxariistii jano ka waraabi
@niciimacali4464
@niciimacali4464 5 лет назад
Eebew ku naxaristo
@badeed4030
@badeed4030 8 лет назад
Godka lagu janee geesi naga baxoo guul dhashuu ahaa AHN
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 года назад
Hussein Ali nura. Saxaafi dhan. good politicians
@mukhtarmahamed3119
@mukhtarmahamed3119 4 года назад
Alle hawnaxariisto halyay somaliland kabaxay buu ahaa Marxuum maxamed xaaji Ibrahim cigaal Waxaan urajaynayaa Jano fardawsa aamin
@Hamza8.
@Hamza8. 8 лет назад
Ilaahow u Naxariiso Janaddana ka waraabi Geesigii Somaliland
@Idiris-Mohamoud-Abdi
@Idiris-Mohamoud-Abdi 4 года назад
goormaa inoogu danbaysay hogaamiye sidan bulshada wax ugu sharaxa
@mohamedrooble6474
@mohamedrooble6474 6 лет назад
Allaha unaxariiso halyey qaran buu ahaa umaddana usinaa .
@rooblemahamedali4290
@rooblemahamedali4290 6 лет назад
Alle ha Ku naxaristo marxum cigal kulaha shaydana ha noqotee wixii s.land wax utaraya waan LA hadlaynaa
@adalealale5192
@adalealale5192 6 лет назад
WAA WAX JIRA SARBEEB AH GEESIGU WAXBADAN BUU OGAA
@qayssahalchannel5826
@qayssahalchannel5826 6 лет назад
illahayow naxariistii jano sii yaa rabi
@cabdalecawil7764
@cabdalecawil7764 6 лет назад
godka Lagu janee Geesi naga buxuu ahaa allaaya raxma siyaasigii afrika
@jamactori3650
@jamactori3650 6 лет назад
Allow ku naxariso libax somaliland ah dhalaad ayiu ahaa
@abdikriinmaxamed2610
@abdikriinmaxamed2610 6 лет назад
ax allow u naxariiso geesi daacada ayuu ahaa
@ahmedsaleban3629
@ahmedsaleban3629 7 лет назад
alle haku naxariisto adeeroh
@cabdisamedrooble6117
@cabdisamedrooble6117 4 года назад
Alle haku naxariisto madaxwayne ku dayasho mudana
@murxiyemurxiye495
@murxiyemurxiye495 6 лет назад
madax weynaha runta dalkisa dadkisa Iyo diintiisa u daacada waxad ka garanysah hadalkisa qiimaha leh Iyo hawalaha Iyo siyasada uu ka wado wadanka gudihiisa Iyo dibadiisa Real president ✊✊✊
@greenvedio5018
@greenvedio5018 7 лет назад
shay daana a'ahaatee uxii somalilnd ogol waanu la sxiibi doonaaa /////waa aahmaah xikmed leh\\\\\
@abdisalansharif26
@abdisalansharif26 6 лет назад
Allow kunaxariiso
@a.qanialigadhle4206
@a.qanialigadhle4206 2 года назад
Fadlan higaada iska saxa ma "suulo" ayey noqonaysaa mise Su'aalo dhawra.?
@ahmoudi1585
@ahmoudi1585 6 лет назад
ilahay haku naxariisto
@isaxaaqhassan3686
@isaxaaqhassan3686 4 года назад
Isha calaa madxweynee allaha ha unaxriistoo
@ahmedsaleban3629
@ahmedsaleban3629 7 лет назад
alla ilahee ciise muuse taarikhda ayey galeen
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 7 лет назад
Ahmed Saleban ciise muuse oo dhan maahee waa shakhsi kaliya waana ina cigaal oo kale
@adalealale5192
@adalealale5192 6 лет назад
MADAXWAYNAHA SOMALILAND HAW DHAAFIN AMA ISAAQ
@osmansaid6938
@osmansaid6938 5 лет назад
maran badtay
@alaale919
@alaale919 3 года назад
Isaaq somalida waxay tidha aman u dhimo cayna u nolow shalay marku nola wadkaso hor jeden lkn kan geesi dhabu ahaa hadi uu nolan laha labada darood midba ina geen laha 40 sano ayan silic ku jirnaa
@youngdahir
@youngdahir 5 лет назад
Lipax naga baxay godka lagu.janee geesi naga buxu aha ilahay janada ha.Ku geeyo aabo
@ajama4749
@ajama4749 5 лет назад
Allaha u naxariisto xaajigii iminka 30 sano ayaa ka soo wareegey. Allaha qalbiga Soomaali isu xaadho isuna uruuriyo sida Allaba QURAANKA ku sheegay.
@18maychannel23
@18maychannel23 4 года назад
Geesi nagabaxoo guul dhashoo naga baxuu ahaa.
@hassanabdiamman
@hassanabdiamman 6 лет назад
Allahu marxamhu
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 2 года назад
nijaaasta maanta xalkeeda garan laayay dudumaduu kabaxay weeyi
@makebravo7133
@makebravo7133 8 месяцев назад
TII KU XAARTAAN XALL KUGU DHALIN
@abdiabdillahi6052
@abdiabdillahi6052 4 года назад
Qoladan jaarkeena ee XABASHIDA geesi iga dhe walaaladeen ethiopua badashay
@awliochannel6793
@awliochannel6793 6 лет назад
Cajiib mucjusu ahaa kuye ictirfrka sliland talyani hadu ansixy0 soctqay marka duco iyo habrtona uma bhna
@mukhtaarabdirahman3956
@mukhtaarabdirahman3956 6 лет назад
Waaa ninkii xuquuqda chinaha u doodi jirey markuuu ahaaa raysal wasaaraha
@zaedidres1393
@zaedidres1393 7 лет назад
الله يرحمك
@النصرقادم-ل6ظ
@النصرقادم-ل6ظ 6 лет назад
siyad barana alle hawnaxaristo ayaan odhan lahaa hadan cigal iyo muse ilahay hawnaxaristo odhanayo waayo madfac madfa kama qaboba dilkuna sokeye iyo makala laha shisheye sidu siyad madfaca nola dhacayey ayana noola dhacayen. marka siyadna kuwuu denjiray ama uuwatay ayaa uduceya cigalna kuwu denjiray ama u watay ayaa u duceya .Anigu se midna Allow hawnaxarisan ayaan leeyey ayaba nomay naxarisane in tay dilena Alle qorta wuu usudhi sidu rabi balan qaaday. Rabi is al lama qatalanii. mareer hebelban udilay ayaa ilaahay lagaga baxsan?waa maya reer walba iyo ruxwalba rabiba abuurtay.
@geedihaji7353
@geedihaji7353 6 лет назад
النصر قادم walaal cigaal ayuu la laayey eed ka the sheekeynaysa
@adalealale5192
@adalealale5192 6 лет назад
CIGAAL CIDNA WAXBA MUU GAADHSIIN
@apdyaziizmuztafe492
@apdyaziizmuztafe492 6 лет назад
Waligi ri geez kamu ridin adna madfac ka zheeKaNaYza zhimpir iyo wadhaf kla war La
@kaysemohamed6326
@kaysemohamed6326 6 лет назад
Nin rageeed. Ninka runta sheega ayaan jeclahay walow ay isagaba ceeb ku tahay.
@adalealale5192
@adalealale5192 6 лет назад
😢😢😢😢😢😢😢
@faaraxcabdi7498
@faaraxcabdi7498 5 лет назад
Sawirka argagixisada iska qaad
@adalealale5192
@adalealale5192 5 лет назад
@@faaraxcabdi7498 LAKIN ANIGAABA AH MAXAA KA MACNO AH!!!!!!!!!!!!!!!!
@faaraxcabdi7498
@faaraxcabdi7498 5 лет назад
@@adalealale5192Anigu America Homeland security baan lashaqeeya
@adalealale5192
@adalealale5192 5 лет назад
@@faaraxcabdi7498 WAA SIFIICAN WAXAAD IGA QAADAYSO AYAAN JIRINBA +12549784474 ANIGUBA HADA AMERICA WAAN JOOGAA!!!😎
@adalealale5192
@adalealale5192 5 лет назад
@@faaraxcabdi7498 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣LAKIN BEENTADI XAGAY KU DANBAYSAY🤔🤔🤔🤔 * 13 BISHA DALKA AYAAN IMANAYAA CID WAX IGA QAADAYSA AYAAN JIRIN
@saxardiidmohamed371
@saxardiidmohamed371 7 лет назад
allaa yarxam tolow maanta ninka sland xukumaa ma odhan karaa ereyadaa
@amiinyusuf2180
@amiinyusuf2180 5 лет назад
Geezi lataby
@amalahmed5171
@amalahmed5171 6 лет назад
Odaygan allaha unaxaaristo. Lkn Somalia prima minister buu ahaa. Waay saaq umar kastaa udhaha wanaa hilmamay
@adalealale5192
@adalealale5192 6 лет назад
HANKA ISAAQ INTAA WUU DHAAFSIISANYAY
@amiinyusuf2180
@amiinyusuf2180 5 лет назад
Haaaahey caynkaa
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 6 лет назад
Hadii aanu Kala go, ono laba dal oo saxiiba ayaad yeelanaysaa hadii aanu Isku noqono na hal dal oo aad saxiib tihiin, bal siyaasadiisa khaarajigu siday ahayd eega.
@AL_shahada
@AL_shahada 2 года назад
Badgalki kacararki iskudhaca xamar gabara waxay dhihi markan quracaneyno suqa dhexdis banan ooiskudarsano sadex inago ah dabka malinba mid cunada waleskudara hilib salid qudar shaha cano washubana sadex famil kaladegan markasto waxa kamaqla waxa gel lasobixin baa galka kalasobaxday hadalkan maxay tahay saa malintidanbe waxa arkay iyado firineyso nin nagasohorjedo saawagartay oo cunadi ina wax oogageyno kacodsaday oo ugeynay
@libandahir6101
@libandahir6101 7 лет назад
waa falaashadii yemen ee isa-soomaaliyeysay. kuwana waxaa lagu gumeystaa israaiil, kuwana waxaa lagu yasaa gudaha Dhulweynaha Soomaaliyeed sida iidoorkaas reer falaasha.......sidaas darteed, falaashanimo LAANDHEERE LAGUMA NOQDO, NASABNIMANA LAGUMA HELO.
@mohamedahmedomarrooble342
@mohamedahmedomarrooble342 7 лет назад
Liban Dahir war cuqdada is ka saar nacsyohow hadii ay yuhuudnimo noqoto adigaa nooga dhow oo gaal iyo sangadhuudhi dhulkaaga ku noolayahah hadii ay soomalinimo noqoto ana kaa ah somalida dhabta waayo idinka jareer iyo portogal talyani iyo sangadhuudhi ayaad ka tafiir haysaan markaa maada cid ku cayikara doqonyohow intaad isleedahay wax xaasid yaan lagu wasin
@adalealale5192
@adalealale5192 6 лет назад
IYADOO LAGAA SOMALISAN YAHAY ISKA HADLAYSAA DADKII CALANKA IYO SOMALIWAYN ABUURAY FQSH NIMO MOOYEE WAX AAD ABUURTAY MALEH BEDEEYAW
@maxamedcabdi4959
@maxamedcabdi4959 7 лет назад
naasir cabdi
Далее
KHUDBAD XAAJI MAXAMED CIGAAl ALLAHA U NAXARIISTEE.
9:16
Marxuum Cigaal muxuu kala kulmay Masar iyo Yemen?
18:20
Barnaamijka Taariikhda Mujaahid Lixle | SAAB TV |
40:47
Dib Umilicso Cigaal Qaabkuu U Karbaashi Jiray Jabuuti
16:03