Тёмный

Digaag Foorno la'aan La Sameeyay aadna u macan 

Nasra Abtidoon
Подписаться 963 тыс.
Просмотров 748 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 426   
@myrajochannal2
@myrajochannal2 6 лет назад
Masha Allah gawadheyda an jeclahay illahow I dhowro jezekallah qeer 😘
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 6 лет назад
Momy amin Sido kale allah ikaa dayo❤😘
@maryanomar9200
@maryanomar9200 5 лет назад
OK
@maryanomar9200
@maryanomar9200 5 лет назад
KO
@maryanomar9200
@maryanomar9200 5 лет назад
OKOKOkOk
@maryanomar9200
@maryanomar9200 5 лет назад
@@nasra_abtidoon $$$$$$$
@RahmaApdirahman-xz9nn
@RahmaApdirahman-xz9nn 9 месяцев назад
Wlashay illahay gacantada ku barajeyo Aamin xppti🤲🤲
@beautygirl9818
@beautygirl9818 6 лет назад
Masha Allah Abayo caafimat kucuna inshaa Allah
@ashajimale2265
@ashajimale2265 5 лет назад
Asc Mansha Allah walaal waa ku farxay Adiga oo Somaliya jooga aad gabarha u dhiiri gelineyso Thanks Nasra
@abukaraddow7790
@abukaraddow7790 5 лет назад
Asc abayo masha alah aad ban ugu helay so diyarintada sida qurxoon wlhi alah ku siyadsho ayan ku leyahy waliba codkada mcn aa iso jitay wlhi diyar an u ahy inan dawado like saro mar walba ❤
@muslimocabdulahi9154
@muslimocabdulahi9154 6 лет назад
Mssha allah tabarakallah cafimad ku cuna qaali dumar allha ku dhowro abaayo 💖💖💖💖💖👍
@farxiyoburale4772
@farxiyoburale4772 2 года назад
M.a abaaayo waaaku taageera alaha kuxifdoyo waaaku jeclahah alaha kuheclaaaado mcnto allaha ku barakeeeeyo
@medhabib3410
@medhabib3410 5 лет назад
Mashallah Nasra Thank you walalo Jazak’Allah ❤️❤️✅💯👩‍🍳
@Ayanabdimajid-y1e
@Ayanabdimajid-y1e 6 лет назад
maa sha allah xabbty aad baan uugahelay gacantaada habarakowdo 💘💗
@abdulhadihassanabdulkadir2103
@abdulhadihassanabdulkadir2103 6 лет назад
Anigo fiirsanin ayaan like sara love you xppti gacanta allaha kuu barakeeyo 💕💕💕
@aishasamaan4189
@aishasamaan4189 Год назад
Shukran xabiibti gacantada allaha kuu barakeyo
@najuu_bbe8448
@najuu_bbe8448 6 лет назад
masha allah apyo hore u socod wngsn 👌🍗🍗🍗🍗
@fartuuncabdi8758
@fartuuncabdi8758 6 лет назад
Masha allaah gacmahaga allaha barkeyo hoyo gabdheyda curada ayad samideda tahay wana ka faa idnay
@aishaahmed8820
@aishaahmed8820 5 лет назад
Yp
@suhuurmuuse6693
@suhuurmuuse6693 6 лет назад
Maansha alaaah xbbti waan tijabiyey wana mahafsanthy jasakalah macalimadena
@madobey9097
@madobey9097 5 лет назад
War walaaaal kheyr baddan allah ku siiiyo ❤❤❤🙏🙏🙏🙏
@naftauroon3824
@naftauroon3824 6 лет назад
Masha Allah walashey illah haku Barakeyo Sifican oo Fudud ayaa Noo Famah sisay Furunka sidan Ayaaba ka fican manta aya igu horeso Chanalkaga
@fahiimaaadan7510
@fahiimaaadan7510 5 лет назад
Masha Allah sharafey alle haku dhowra gabar walalahed sacida o hormarkoda jecel ayatahe anagana wn kujeclnhy hormar ban kurajeyna
@honeyhoney205
@honeyhoney205 6 лет назад
Masha Allah qaali gacantada illahy haku barakeyo quruxey anagana wnka faidnay mcnto
@africancookingwithestellec863
@africancookingwithestellec863 6 лет назад
great video and content my friend 💞food looks appetizing and delicious. Brilliant cook.I enjoyed watching. loved it.Thanks for sharing💖❤
@ashkanqube3024
@ashkanqube3024 2 года назад
1234567890
@fartuncabdulefartun1508
@fartuncabdulefartun1508 6 лет назад
Masha allah abayo waku mahad santahay sharafey maraqa ani waxanku kariya bariska eee dhib miyey ikene ama wax dhibata maleh maraqa digaga in laisticmalo
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 6 лет назад
Abayo dad isticmaalo wey jiraan Lkn ani majecli
@drs.suldishhazzo6541
@drs.suldishhazzo6541 4 года назад
Qoftaan ninkey helo nasiib ayuu leyhay runtii😋😋😋
@أحبكربي-د3خ
@أحبكربي-د3خ 6 лет назад
Mashaa Allah gacantaada allaha kuu barkyo walaashiis
@ubaxcilmi3454
@ubaxcilmi3454 6 лет назад
nasro wall thanks wan ku so radin lanbarkaaga isheg insha alh qof qayma leh badtahy walashy wax badan aan ka faa ida alh haka ajarsiiyo
@aminayusuf3671
@aminayusuf3671 6 лет назад
qaala illaahey ha KU xifdiyo aduun & aaqiraba
@fartunhappy2110
@fartunhappy2110 6 лет назад
Www allah maxa uso xiisdon cuntadad qalbi nuur wan kugu fana
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 6 лет назад
My queen ❤😘
@abdirisaqmuhumed880
@abdirisaqmuhumed880 6 лет назад
Fartun Happy Family ivv
@HayatInspiration
@HayatInspiration 6 лет назад
MashaAllah qali Jazaka'Allah kheir
@abdullahimohamud6973
@abdullahimohamud6973 2 года назад
MASHA, ALLAAH CALEEYKI WAAN KAA FAAIIDEY SHUKRAN.
@deqamuuse9637
@deqamuuse9637 6 лет назад
Mansha Allah my dear sister nasra abtidoon wll anigu waxa aan ka mid ahay azxbta ku xidhan janalkaga ee cunto ka rista MA sida low sameyo cabitaano aad umacaan mansha Allah wllshy quruxey alle hano kaadayo in badan waayo qofka wllshy ah ee aad wax ka faaido waxa sow ku an facay markaa anigo ah juweriya wax badan ayaan kaa faaiday markaa waan kugu mahad Celina yaa wllshy waxa aan ku leyahay alle hakaa jasaa mariyo if iyo aakhiraba
@munowasac1760
@munowasac1760 6 лет назад
Maasha allah qaaliyey mcnto ilaahay hakuubarakeeyo gacantaada jisaakalaahu khayr
@ibrayare822
@ibrayare822 5 лет назад
Masha allah runti wan ka helay sida wacan e ad bulshada u bareyso cuno karinta hore usoco walashey
@maryangedi6318
@maryangedi6318 6 лет назад
ina abti doon tollow rer abti doonbaaa inantan fariida ah mansha allah
@siciidjamaalsalafi2252
@siciidjamaalsalafi2252 3 года назад
Digaagan waan samaysatay bilaa foorno xattaa xaafada iga yaabtay qataran Iska dhigay
@mowliidabdulkaadirmohamed8961
@mowliidabdulkaadirmohamed8961 5 лет назад
Masha allah aad bad u mahadsantah sida quruxda badan aad nogu sharaxda videoka thanks
@khadramahamedelmi8672
@khadramahamedelmi8672 5 месяцев назад
Masha Allah wllshy qli Illahay haku xafido aduun iyo akhiraba
@sadioalihassan280
@sadioalihassan280 5 лет назад
Aad baad igu mahaadsantahay mcnto aad baan uga faa iiday xajigana wu ka helay
@sahraabdi208
@sahraabdi208 6 лет назад
Masha alah abayo wa mahad santahay baahi wayna u qabay🍗🍗🍗🍗 checkingka foorno la'aan wa naga dhistay sharafeey 😍😍😍
@sahraabdi208
@sahraabdi208 6 лет назад
Mahad sanid nasra abtidon wlhi checking manta samaystay ish cala uu kuso baxay 100% wa mahad santahay abayo
@nacimocalimaxamud599
@nacimocalimaxamud599 2 года назад
M.a wllshy mcn allow kacmahaaka kuu barakeey
@safiyosayd7958
@safiyosayd7958 5 лет назад
Abaayo masha allah gacantada allah kuu barakeyo Laakin markasto video aa dubeysid cunto ma cunoosa see camal codkaa ka ana qof xanjo ama cunto cunaayo waye raalina iga noqo
@caygaboy
@caygaboy 6 лет назад
Mash allh abyo tnks hdaa ardeyda dibada wax ka barata waa kaa faa idney
@daacaddaacad5505
@daacaddaacad5505 5 лет назад
Masha allah allaha ku bareko abyo aduu uficanyahay muqaladado dhan wax siyado ocosob noso geli
@mohamedmohamudabdi9316
@mohamedmohamudabdi9316 5 лет назад
masha allah wshy waxaa tahy qof lagu deysan karo allah ku xifdiyo waan ka helay runtii faraxad ku nolow
@ashrafmontana9763
@ashrafmontana9763 6 лет назад
Msha allah kal io laab cashiraantaan xitaaa iskaabulada wuu anfacaaa keep going👌👌👌👌👌
@hamdamuhammad330
@hamdamuhammad330 6 лет назад
nasro aaaad ayan walahy uga helay video yadada mashallh hanbalyo mcnto go forward
@mrbilemohamed4121
@mrbilemohamed4121 6 лет назад
masha allah nasra Cadey waan sugaayay alaabtan jazaakallah kheyr 😍😘😘
@safiamohamed1681
@safiamohamed1681 2 года назад
Wad mahasnthy ilahay gacantada ha barakeyo
@ismailadan1288
@ismailadan1288 6 лет назад
Mahat sanit hory u soco runti wan ubanen forno la an
@MohamedIbrahim-mo4hj
@MohamedIbrahim-mo4hj 4 года назад
Adban u mahadsantahay wllo wad no fa idaysay Nasra Shukran
@shakiibcabdi5786
@shakiibcabdi5786 5 лет назад
Masha Allah hadan nahay iskabulada Europe jogta ad ayan kga faidnay jasaka lah wllo
@safiyahussein1238
@safiyahussein1238 6 лет назад
Mnsh allah xppti jazaaka llaah cimridheer cibaado suuban Hormar wcn guul iyo gobanimo ♡♡♡♡♡ ardaydaan kamid ah Wxbdn ayaan channelka kabartaa mhdsanid
@hafsaladan7332
@hafsaladan7332 6 лет назад
shukrn wll nasraay gabadha kaliyen youtube ka faa iidad tahay
@qiimabadanmuse3618
@qiimabadanmuse3618 6 лет назад
masha allah mar allaa markee nasro soo dhacdo nasiib baasoo dhaca qeyr allaha ku siiyo xabiibti nasra
@dolarmohamed2651
@dolarmohamed2651 4 года назад
💟💟💟💟💚💚😍💅💖💙💓💖👄💘🖤
@NadarDahir
@NadarDahir 3 года назад
Mhadsanid nasraay After 2years ayaa ka faideesanya videoga shukran
@zamzambeutyhina
@zamzambeutyhina 5 лет назад
Masha Allah walashey wankuso boqdaye anigane subscribe isiii qaali
@fadumomohamed2407
@fadumomohamed2407 6 лет назад
Masha Allah very beneficial, I like your videos
@shaaddashaadda5424
@shaaddashaadda5424 6 лет назад
waaw masha alh shukran qali dumar baarakallah
@malikatuahlam4731
@malikatuahlam4731 5 лет назад
Abaayo digaaga wadanka yaalo waalaga deeyriye adiga xageed kasoo gadataa runti anaga macuno wasna jecelahay iisoo jawaab abaayo nasro
@inamursal485
@inamursal485 2 года назад
Mahadsanid macalimad manta waligey isku dayey wana ihirgashey adana sabab uaha tnx
@munamiski3172
@munamiski3172 2 года назад
Msha allh baye gacanto kugu go do wnka hela vediogaga wna ku baraaray
@mahadabdulkadirwarmahaye2747
@mahadabdulkadirwarmahaye2747 5 лет назад
Masha Allah alle ha ku barakeeyo wlshay
@munohassan6355
@munohassan6355 5 лет назад
abaayo mashaal ajar alaha kasiyo kuwakali n osoo bad I sharafeey
@ayaancabdiraxmaan4974
@ayaancabdiraxmaan4974 Год назад
Nasraaay abaayo mcn waxn ku jiraa taageerayaashada waxad iisheegta digaaga markan shiilayo saliida igu duulduusha dhac dhac buu leeyahay bal iisoo sheeg xbbti adigoo raaliya maxaa sababaya ma saliidan ku yareeyey tolow
@ismaaciilmohamed3315
@ismaaciilmohamed3315 6 лет назад
Masha Allah abayo horo usoco illahaey waxan kaka rejeyna guul hamigaga allaha Ku rumeeyo Ani anoo wiil ah iskabulo ayan ahay marka cunta kariska ada ada wax Bdn kaa faida marka hambalyo horo usoco
@halaa5990
@halaa5990 3 года назад
Mashallah abayo ilahey qeer hakusiyo xbbty❤
@dunkadakeeiaali9518
@dunkadakeeiaali9518 5 лет назад
Wlhi aad iyo aad baan kaaga faaidestaa aloow ku xifdi maasha alaah abaayo
@nasiibifow1718
@nasiibifow1718 6 лет назад
Maashallaahha hora usoco abyo guul cawan ku casheyan inshaallaahh hadan sameyan thanks my sister
@nafisohassanahmed275
@nafisohassanahmed275 6 лет назад
Masha'allah jazaallahu kheyr abyo mcnto❤
@naniayaleydhahal6284
@naniayaleydhahal6284 6 лет назад
gabar adigo kale ina helo igu duceey macanto
@bisharoabdirahman7625
@bisharoabdirahman7625 5 лет назад
Masha Allah Abyo qali Gacantaaada Allah kuubarakeeeyo
@fatxicabdullaahi4602
@fatxicabdullaahi4602 2 года назад
Mnshallh abyo sobadi cuno samentada wnka hely mnshllh Lik na wnkusaraay mcnto mnshllh
@shushucadeychannel3550
@shushucadeychannel3550 6 лет назад
Mashaallah 😍😍😍 waan ku gaajooday Nasra quruxeeey xbbty 😘😘😘 Allah haku Dhawro
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 6 лет назад
Amin xbt sido kale 😍
@hamdaahmed7080
@hamdaahmed7080 5 лет назад
ARS
@samiraabdilahi8207
@samiraabdilahi8207 6 лет назад
mansha allah si fican banu u fahanay jasakal khayr
@hfm9834
@hfm9834 4 года назад
ASalaam Alykum wrt wbrt abaayo Nasra Allaha ku xafido Ilahay ha ka xijaabo sharo oo idil. Abaayo waxaan ka codsanayaa inaa video ka sameeso #Grandpa Kitchen.# Dadka wanaagsan ee wax heesto seey ugu daysdaan odaygaas.
@MursalAli-w2s
@MursalAli-w2s Месяц назад
hucuda mida cadida miya gebdha marsadan abayo pizz isoyab
@hawasahal6600
@hawasahal6600 2 года назад
Mansha Allah abyo ilaahay hanoo kaadayo waa kugu nagaadnay❤❤❤❤❤
@nastexonur1182
@nastexonur1182 5 лет назад
Masha Allah abayo qar Allah kasiyo anigah hadah wan jarahay markah wey nadoh ayah hajigah ukarinah
@zihanh5829
@zihanh5829 5 лет назад
Masha Allah walaashey ,,,,,,alla hakuu barakeyo gacantada
@umusahraalkhayr8551
@umusahraalkhayr8551 6 лет назад
waaw chickenkan wan ubaahnaa sidan loo sameeynayo thnxx wllo
@fardowsaabdi9996
@fardowsaabdi9996 6 лет назад
Masha allh abaayo nasro aad iyo aad ayad umahadaan tahay waxyaabaha aad noo faaideysey ok thanks
@ruuxirayaan4539
@ruuxirayaan4539 3 года назад
Mnsha allah narso cdey lkn isbeska magac kale ma leeyhy apayo
@xaliimaxilkas1432
@xaliimaxilkas1432 6 лет назад
masha allah xbbti wamahad santahay waku cusbahay janalkaga wanaku farax sanahay ineyka sobaxdo gabar adokale muqdisho ona laga helo wax waliba sharafey nosodhawow iskuday inad noso galiso waxyabaha lesku qurxiyo
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 6 лет назад
So dhawow mahadsanid qali
@kawsaraxmes6008
@kawsaraxmes6008 6 лет назад
Walaley waxan ku weydinaya huruuda iyo sacfaranku ma kuwa wejiga la marsada
@updynoorabdiqadir1283
@updynoorabdiqadir1283 5 лет назад
Masha allah nasra allah ku xafido walashey thanks
@gbdhaqerkajecel9063
@gbdhaqerkajecel9063 6 лет назад
Mnsha allh wlshyda horo usco allh kuxfdo mrwlbana grbkada nagafilo horo usco cdwgadana heee cgta kahooos
@ايشااحمد
@ايشااحمد 5 лет назад
Masha allh ganta allaha ku barakeyo
@rkhusein517
@rkhusein517 6 лет назад
Masha Allah wankahelay sidafudut at u sameysay shukran
@najmaaxmedcali6545
@najmaaxmedcali6545 2 года назад
Kacmah alle haku barkeeyo wllo
@abdifitaxgudaal296
@abdifitaxgudaal296 2 года назад
Thank you my sister runtii waan fahmay
@ladancaddey3046
@ladancaddey3046 2 года назад
Thank you my sister i cook it verY well😇🥰🙀
@amanahmed244
@amanahmed244 6 лет назад
Maansha Allah. Nasro hore usoco wlo
@Queen-Alii
@Queen-Alii 6 лет назад
masha allh
@salmafarahyusuf9729
@salmafarahyusuf9729 5 лет назад
Nasro abaayo waa mahdsantahay teedakale waankariyay dooradaan markaan fiirsaday kadib lkn cusbadaa kuyareeyay😭😭😭😭😭
@zahraabdi4399
@zahraabdi4399 5 лет назад
Digaagi karis nafta kaga qaaday seecaml?
@miskiabdiqafar8345
@miskiabdiqafar8345 5 лет назад
alaah hakuu barakeeyo aakhiriyo aduunba
@ceeyniihaji9107
@ceeyniihaji9107 6 лет назад
nasra yar xbbti jazakal laaah aaadbaan kula socdaaa
@munadaahir4952
@munadaahir4952 5 лет назад
Masha Allaah hno aaaaaad iyo aaaaad Ayad umahad santahay Wlshay nasra waan kafaa iday mahad sanid wlshy horawsoco
@umuabraarahlulquraan4107
@umuabraarahlulquraan4107 5 лет назад
Shugran qaali nosoo badi inshaallah
@eloquentxuseen5054
@eloquentxuseen5054 5 лет назад
masha alah ilahay gacantada hakuu barakeeyo abaayo qaali
@Ikram252-u3u
@Ikram252-u3u 6 лет назад
💖 Mansha allaha Nasro ❤ Macalimadeeda ✌👌 Allaha ku sharaf
@laylaali8181
@laylaali8181 6 лет назад
Masha Allah abyo illah ha idin daweeyo
@xamdicabdiwali1472
@xamdicabdiwali1472 6 лет назад
Ala quruxeey mahad sanid 😍
@ruqiyashibraahin1224
@ruqiyashibraahin1224 6 лет назад
Masha allah wllshey Ilahay ha ku dhawro
Далее
Mcdonalds cups and ball trick 🤯🥤 #shorts
00:25
Просмотров 231 тыс.
sida loo kariyo bariis macaan
10:26
Просмотров 203 тыс.
Chicken🍗 and chips🍟 aad ufudud by Nasra Abtidoon
11:18
sida loo sameeyo chicken by umu asad cooking
7:00
Просмотров 82 тыс.
Sida ugu fudud pizza lossmeeyo |pizza dahabi ah
13:34
Просмотров 188 тыс.