Тёмный

Digarogasho (1972) || Maxamed Mooge Liibaan & Shankaroon A. Sagal || HD +Lyrics 

QARAAM CHANNEL
Подписаться 119 тыс.
Просмотров 1,6 млн
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 386   
@xasanmahad2490
@xasanmahad2490 3 года назад
Heestan waxan soo boqday kadib mrkii lasoo bandhigay 2badii buuge laga qoray hadraawi iyo mooge 😍😍😘
@Afhayeentotal
@Afhayeentotal 3 года назад
anba waale waayo yarkii heesta qaday muu kenin
@muuseahmed6231
@muuseahmed6231 3 года назад
Anba kula midbaan ahay. Warku wuu cod macaanaa oo waa nin hibo leh laakiinse original kaan soo raadshay.
@ranboo2116
@ranboo2116 3 года назад
Same here.
@Warbaahinta_somaliland
@Warbaahinta_somaliland 3 года назад
Anigu ka hor dhagaysan jiray wlhay
@muhandjama5582
@muhandjama5582 3 года назад
Sido kale
@omarfaruk4735
@omarfaruk4735 Год назад
Heestaan ay wada qaadaan Allaha u wada naxariistee Fanaaniinta kala ah Shankaroon Axmad Sagal iyo Maxamad Mooge Liibaan ee ku caanka ah Allahayow nin daacad ah Allahayow nin daalim ah Deeqdaada ha u simin, waxaan daawanayaa misane dhageysanayaa Xili Fiid Caweysin ah saacadu tahay 10:15 PM, Bisha May 26 2023 waxaana ku suganahay Caasimadda Jamhuuriyada Soomaliya ee Magaalada Mogadishu oo ay ka jirto neecaaw nabadgalyo iyo soo kabasho. Waxaan Alle ka baryayaa in uu Dalkeena guud ahaan Nabada iyo barwaaqada ku soo dabaalo Inshallah. FG:- Ruux waliba oo aqriyo qormadeyda waxaan rajeynayaa in uu Like ii saari doono Inshallah.
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 3 года назад
Ilaa hada waan ka samri kari la'ahy quluupteena ayuu ku jiraa Mujaahid Mohamed Mooge.😭😭
@amirkagarisa4761
@amirkagarisa4761 2 года назад
Sax lakin weli waxa joga hadraawi Abwanki weyna e somaliyeed
@inasaleebanx.ducaale8791
@inasaleebanx.ducaale8791 Год назад
@@amirkagarisa4761 ilahy ha u naxariisto 🤲 Hadraawi iyo maxamed mooge liibaan iyo Sooraan 😭
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 8 месяцев назад
maxuu doonay 1978 markuu SSDF uu raacay, mida kale dagaal kuma dhiman ee niman snm nin kadishay ayaa wado u galay waana caqliga jabhadaha intaay reero dul dagaan dadka kalaaya colaad ayay abuureen isagana ku baxay ragii iyo 8 la socday.
@Mahad921
@Mahad921 4 месяца назад
Mujahid 😅
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 3 года назад
Waa habeen taariikhi ah waa ciid adxa taariikhdu isma qariso 20 /07/2021 saacada geeska Africa waxay ku beegan tahay 1130 PM Goobtu waa tog wajaale Aniga iyo asxaap badan oo saaxiibaday ah Mirqaanka ayaa isku muuqda qofna qof lama hadlayo Wooow waxa nagu duxaysa Heesta diga rogasho Waa erayadii abwaankii weynaa ee Maxamed Ibrahim warsame hadraawi iyo codadkii allahaw naxariistee mujaahid Maxamed mooge liibaan iyo shankaroon Axmed sagal Iga daba gee
@shaani7
@shaani7 Год назад
Ilaahay ha idiin boogo dhayo walaalo dhibka idin soo gaadhay😢😢
@healthylifestylechannel9733
@healthylifestylechannel9733 4 года назад
Dadku wuxuu ka maalaa Kolba siduu u daajee📝 Ma dabbaaldeggaygiyoo Caawa dadab galkaygaa? Dumarkiyo carruuruhu' Igu diirsadeenoo Dooggiyo barwaaqadan Farxad daawanaayee Bal dayaay ayaamuhu Isku derejo maahee' Allahayow nin daacada Allahayow nin daalina Deeqdaada haw simin . 👌🏽
@farxancaliguled7475
@farxancaliguled7475 3 года назад
XXX Q
@farxancaliguled7475
@farxancaliguled7475 3 года назад
P
@Drmkeenadiid
@Drmkeenadiid 3 года назад
Waxay doodi furan tahay Ruux kuu darnaan jiray Marka aad ku digatee Xaqu kuu dulleeyee.....! An extraordinary description. Hadraawi🙏🙏
@farhiashireabdiahmed7640
@farhiashireabdiahmed7640 3 года назад
ruux ii darnaa oo 6 sana sugayay dabadeena iska tagay oo guursaday oo alle isagoo duleysan igu soo celiyay baa jira saas oo ay tahayna waa iska samaxay 😢💔💔😰😭 blse wajigaga iga qari baan ku iri
@apdaleyousuf8297
@apdaleyousuf8297 3 года назад
@@farhiashireabdiahmed7640 good
@wardamahamoud1269
@wardamahamoud1269 3 года назад
Ruun iyo maxamed saleban
@Drmkeenadiid
@Drmkeenadiid 3 года назад
@@wardamahamoud1269, ma cidda wada qaadaysa ayaad ka waddaa? Heeskan waxa wada qaadaya Sayid Maxamed Mooge iyo Shankaroon.
@sakicadde4696
@sakicadde4696 3 года назад
@@farhiashireabdiahmed7640 m.a gabar qalbi wngsn tahy
@shucayb-samir5878
@shucayb-samir5878 3 года назад
Ilaahay: Maggane fanka immaka jira iyo kii horre kala dheeraa! "Old Somali art is a diamond" ❤️ 🔥
@ismailabdirizack169
@ismailabdirizack169 3 года назад
Waa runtaa wlahay
@sadiaabdikadirahmed
@sadiaabdikadirahmed 3 года назад
Bal dayaay ayaamuhu isku darajo ma ahee?! . Marka ey halka mareyso bal isku eeg eeg fankeena manta iyo kii hore, wad ogaan in ayaamuhu isku darajo aheyn😎
@ilmiabdi9413
@ilmiabdi9413 3 года назад
Haaheey isku mid maaha
@cabdijamacjaaqure3747
@cabdijamacjaaqure3747 3 года назад
@@ilmiabdi9413 hass
@cabdijamacjaaqure3747
@cabdijamacjaaqure3747 3 года назад
Qq
@khaledmokhtar56
@khaledmokhtar56 3 года назад
Xili uu socdaal mooge noqdaanu heesahan dib usoo booqayanaa😂
@deanmurphy603
@deanmurphy603 3 года назад
Eesh calaa duriyad. I am proud to be duriyada
@halimamumin3643
@halimamumin3643 3 года назад
Allah blessed the "Driyada" with brain and beauty. Maa Sha Allah. May Allah bless them always.
@diiriyetv
@diiriyetv 3 года назад
Fadlan inaga dhaafa qabyaaladda
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 2 года назад
Asal 👌
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 года назад
It is universal wisdom kaddaa reerka please
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 4 года назад
Waa ereyadii maxed ibrahim hadraawi ilaahay hacaafiyo riwayadi aqoon iyo afgarad
@Dr.Shiixaaye
@Dr.Shiixaaye 3 года назад
االهم أمين
@farhanyareofficiall
@farhanyareofficiall 3 года назад
allah akbar culusaa eryadu laxankuna ka daraaa waxaa la yaab leeh ninka sameyay yaa salama codadka ka daran waayo waayo wakhti samaadkii weeyeh
@hanadolad2061
@hanadolad2061 23 дня назад
Alaaah nin Daacad ah iyo mid Daalin ah Deeq uma simo Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@suhaibduco4496
@suhaibduco4496 3 года назад
2021 Still we're watching Mo mooge and shankaroon (AUH)
@hanadolad2061
@hanadolad2061 12 дней назад
Alaahu nin daalin ah iyo mid Daacad ah Deeqdaada How simin Alaahu Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@rahmaismail1123
@rahmaismail1123 3 года назад
Yaa daawanaya marki laso bandhigay Boogti foolad iyo Hawaale waran Alle ha u naxariisto😭
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 года назад
Aamiin.
@imenalta1482
@imenalta1482 3 года назад
Heestan waxan xasuustaa anigoo geel dhalay raaca oo nirgaha laga ilaaliyo dacawada ayaan sidan jiray radio 📻 national la odhanjiray qiyaasti iwaxan ahaa 15 _16 waxay kubeegnayd 2000 walahi waqtigu wuu isbadalayaa xitaa jacaylkii iyo xiisihii ay dadku isu qabjireen baa yaraaday waxan filayaa inaytahay saman aakhir ee aan diinta ku adkaano walalyaal
@djwalker2251
@djwalker2251 2 года назад
Ina allh wlko
@samiyosamiyo8978
@samiyosamiyo8978 2 года назад
Ad iyo ad
@marianmohamud225
@marianmohamud225 Год назад
Nirgaha dawacadu cunto intay joogaan
@jimcalehtimoh2859
@jimcalehtimoh2859 10 месяцев назад
Saacadu waxay cagagaynaysaa 3 dii habeenimo cagto way goantay waxana dhacaysa laydh necow ah waxaanan fadhiyaa barxad banaan oo meherad horteeda ah maxanan ku fadhinaa xer ehlu murqaana oo midkaste madhab ayaa horyaala waxana samecada noogu xiriirsan heestan boqorka codka iyo shankroon kuwada luuqadaynayaan❤AHUN intii dhimatay fanaaninta somaliyeed inta noolna cafimaad sareeca iyo cimri barakysan alle ha siiyo❤❤
@Xadiyoluula
@Xadiyoluula 2 месяца назад
Meeshaasi waa waqooyi.😂
@WasacYare
@WasacYare 3 месяца назад
Heestan waxaan dhagaysanayaa hadhaysanaay habeen isniin ah tariikhdu waa 22/7/2024 sacadu waa 9:12 waxaan joogaa magaalada hargeisa kaantaroolka ani asxaab badan mirqaankaa baxaya qaadkaa qof walba gaadhay qof qof lama hadlayo Yaa salaam xusuus qaaliya iyo hees qiimo le❤❤
@xiisstar
@xiisstar 4 года назад
Heestan hoyodey ban ka maqli jiray iyada dhahdo allahayow nin dacada allahayohow nin dalina deeqdada u simin inaa heestahay maanta Lee arkay 2020
@Qalafe
@Qalafe 3 года назад
Wll Caruur baad ahayd oo waadan fahmi jirine, Maamada Aaba haaa baay ku dhaga hadleysay dee oo malaha Wax kale Hoos ka waday
@mkhadarmuhumed3452
@mkhadarmuhumed3452 3 года назад
Wow 😲
@xiisstar
@xiisstar 3 года назад
@@Qalafe suurogal waye ilen way kala tageenee macquul lkn wax garad baa tahay
@Qalafe
@Qalafe 3 года назад
@@xiisstar Sorry ina Abti Kaftan un baaay iga ahayde ,Sorry
@hassanmohamuud1605
@hassanmohamuud1605 3 года назад
Fanan aya thy adne 😊😊😬💋
@jamalhassan4525
@jamalhassan4525 3 года назад
Anigoo yar baan dhageysan jiray allow unaxariiso maxamed mooge
@ugaaskakaofficial5239
@ugaaskakaofficial5239 3 года назад
Amiin
@cabdiqafaarmuxumed1
@cabdiqafaarmuxumed1 Год назад
Hadaada iga dambeyso wanku salaamy wlle❤😊😊
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 года назад
May God have mercy on you, your voice and the wisdom of your songs will never be seen again
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 3 года назад
Erayadii hadraawi riwaayadii aqoon iyo afgarad waxa lagu alifay jaamacadii lafoole oo hadraawi macalin ka ahaa
@adnankafi4035
@adnankafi4035 Год назад
Waxay doodi furantahay Ruux kuu darnaan jiray Marka aad ku digatee Xaqu kuu duleeye Allahayow nin daacada Allahayow nin daalina Deeqdaada ha usimin Hees cajiib ah 27.7.2023 ayaan dhagaysanaya malin khamis ah 8-30kii subaxnimo Ilaahow umuuraha noo sahal❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲
@mohamedjeesto523
@mohamedjeesto523 2 года назад
Abwaan Hadraawi Waa kii Ugu WanaaGsana Abwaanada IlaaHay janatul Fardawsa haka waraabiyo Waxbadan buu umadan uga tagaY Uducee wll in ilaaHaY cimriga iyo caafimadkaGaba udheereyo The Greatest of all The Time
@abdiali2249
@abdiali2249 4 года назад
Heestani waxay ku jirtay riwaayadii aqoon iyo afgarad oo lagu xidhay abwaan hadraawi 1973 Nin wayno waxbadan og
@farhiashireabdiahmed7640
@farhiashireabdiahmed7640 3 года назад
mnsha allh waqti dahabi ah buu ahaa blse 90 kii baan dhashay wxba kama sheegi karo aad baasa u dhageystaa hesahii hore
@Warbaahinta_somaliland
@Warbaahinta_somaliland 3 года назад
@@farhiashireabdiahmed7640 me waxaan dhashay 1996 waxaan dhageystaa heesaha hore Maxamed mooge Axmed mooge Cumar dhuule Xasan aadan All Qaraami inta wacan
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 3 года назад
Allahaw naxariisto mujaahid maxamed mooge liibaan Halyey iyo aqoonyahan jiitay Wax garad ah
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 года назад
Aamiin.
@mukhtarjigre3880
@mukhtarjigre3880 2 года назад
Amiin
@ahmedaar4594
@ahmedaar4594 2 года назад
Maxamed mooge codkiisa in uu sidan cajiib u yahay waa aan ogaa laakiin shankaroon baanan sidan moodahayn! Maxamed cali kaariye in uu jeclaadaa in ay gar ahayd baad garawsanaysaa markaa!
@garyaqaanmuuseyuusuf4793
@garyaqaanmuuseyuusuf4793 3 года назад
32 Sano, ayaa laga joogaa Bishii June 1984-kii xilligaas oo Geesigii Maxamed Mooge Liibaan iyo 16 dagaalyahanaddii SNM wehelisay Maxamed Mooge Liibaan? 32 Sano, ayaa laga joogaa Bishii June 1984-kii xilligaas oo Geesigii Maxamed Mooge Liibaan iyo 16 dagaalyahanaddii SNM wehelisay ay ku nafwaayeen Jid goyn cadowgii u galay Meesha la yidhaa Meer meerta oo u dhaxaysa Awaare iyo Dhagax Buur. Waxaan qoraalkan kooban idinkula wadaagayaa sidii Abwaan Maxamed Mooge u dhintay anaga waqtigaas isku qol seexan jirey Maxamed Mooge. Anigu waxaan ahaa waqtigaas Sarkaal ugu sareeya kaydka iyo logistics Xeradda Aware ee Xeradda Taliska & Ciidanka Tabarka Awaare. Bilihii April iyo May waxaa Awaare ka dhacay Shirkii Guud ee SNM waqtigaas oo Maxamed Mooge oo ahaa madaxii Warfaafinta iyo Idaacaddii Halgan ee SNM uu halkaas u yimid shaqadii Shirarka SNM. Waxaa Maxamed Mooge la socday Maxamed Baashe Xaaji Xasan. Markii shirarkii dhammaadeen Maxamed Mooge oo ah qof aad u bashaasha wuxuu go’aansaday in uu Awaare ku hakado isaga oo nagala qayb qaatay barnaamijyo Siyaasi iyo wacyigelin ah oo loo samayn jirey Ciidamaddii SNM si garaadkooda ku aadan halganka yoolka dhaw iyo yoolka dheer ee laga leeyahay loogu saafo, loona fahansiiyo in ay u dagaalamayaan dadweynaha Soomaaliyeed ee markaas keligii taliyihii Siyaad Barre xukumayey. Anigu waxaan ka mid ahaa dadkii tababaradaa bixin jirey waayo waxaan ka soo baxay tababarkii Xerada Baabuli oo si guud aanu ugu jirey 6 bilood hadana 6 bilood oo kale anaga oo ilaa 50 lanagu siiyey tababarka gaarka ah ee komoondawska. Waxaa kale oo aanu tabarbar kale ku soo qaadanay Iskuulkii Ciidamada Saraakiisha Siyaasada ee ku yiiley Hamarayso. Habeenkii 4 June 1984 waqti fiid ah ayaa waxaanu ka labisanay qol ka mid ah bakhaaraddii kaydka oo aanu seexan jirney aniga, Maxamed Mooge iyo Sarkaal la odhan jirey Xasan Dheere oo ahaa oday da’weyn. Habeenkii ilaa 10kii habeenimo ayaanu ku gaadhnay in aan ku soo cawayno magaalada. Markii aanu damacnay in aanu xeraddii dib ugu soo laabano waxaa ku dhegay Maxamed Mooge dhalinyaraddii reer Awaare in uu la sii joogo oo ay ka faa’iidaystaan aqoontiisa balaadhnayd ee fanaaninimo iyo aqooneed. Maxamed Mooge Allah ha u Naxariisto wuxuu ahaa qof dadku isugu mid yahay oo aan dadku u kala soocnayn. Xilli dambe oo ku dhaw abaaro afartii habeenimo ayuu Maxamed Mooge noogu yimid aniga iyo Sarkaal Xasan Dheere halkii aanu hurudnay ee wada deganayn. Waanu iska sheekaysanay oo sidii ayaa Salaadii Subax lagu tukaday oo quraacdii iyo shaahii xeradda ku soo qaadanay. Waqtiyaddii Maxamed Mooge iyo aqoon yahan badan oo ka mid ahaa Hogaankii SNM waxay aad uga werwersanayeen in ay qaar ka mid ah Saraakiisha SNM u xagliyeen nidaam ku dhisnaa khalaawo iyo foox in la shido oo awliyada xidhiidh dhaw lala yeesho taas oo ay u arkayeen in asbaabaha militeri ee loo baahan yahay ay arintaasi khatar gelin karto. Waxay ka cabsi qabeen in marar badan la diro ciidan sakhiran oo aan xagga tabaabushaha militeri u dhamayn kaas oo khasaare soo gaadhi karo. Iyada oo taasi jirto ayaa subaxaas anaga oo halkii shaaha ku cabayna waxaa isla kaaya soo taagay nin la odhan jirey Xassan Tarabi oo markaas abaanduule ka ahaa ciidankii degenaa Xerrda Gubadaalaco oo ahaa aaga dhexe ee ku aadan Burco. Iyada oo xaalku sidaas yahay ayaa isla markaa waxaa soo dhacay war sheegayaa in habeenkaas 4/6/1984 uu Taliyihii Ciidanka SNM ee Ibrahim Koodbuur oo fadhigiisu ahaa Kaam Abokor uu siiyey baabuurkiisii iyo ilaaladiisi khaaska ahayd nin la odhan jirey Ina Askar oo Sarkaal ka mid ahaa SNM isla markaana ahaa ragga aad u khalaaweeya oo rag badana u ahaa Sheekh. Ninkaasi maaha Kornayl Cabdillahi Askar. Baabuurkii taliyaha, ilaaladiisii iyo Wadaadkii Ina Askar oo ku socday habeenkaas Ramaso waxaa Jabhad ka tirsan taliskii Ciidanka Siyaad Barre ka heshay meel la yidhaahdo Celiyo. Waxay laayeen Ciidankii ilaalada ahaa iyo Sarkaalkii Ina Askar baabuurkiina subaxiiba waxaa la geeyey Hargaysa. Maxamed Mooge Allah ha Naxariisto isaga oo arintaas ka xanaaqsan ayuu ku yidhi Xassan Tarabi oo ka mid ahaa raga khalaaweeya, wadaadka la dileyna xertiisa gaarka ah ka mid ah: " Xassan Tarabiyow xiligaas aadka u xun oo qof wax ka yaqaana Ciidamada iyo amnigooda aanay suurtogal ahayn maxaa haddii Ina Askar yahay awliyo wax la tuso uu ciidanka faqashta ee Celiya ku gabanaya uu u sii arki waayey oo awliyadu ugu sii sheegi weydey?”. Xassan Tarabi inta uu cadhooday ayuu baastoolad la baxay oo Maxamed Mooge oo noo dhexeeya aniga iyo Xassan Dheere uu ku riday. Xabad ayaa Maxamed Mooge ka cuskatay halkaa goljilicda ee sarcanta guudkeeda. Maxamed Mooge waxaanu ula cararay dhakhtarka Ciidanka ee Awaare hase yeeshee dhakhtarkii wuxuu ku taliyey in loo qaado Dhagax-Buur. Haddaba shirqoolkaasi lagu dilay Abwaan Maxamed Mooge Alle ha u Naxariistee iyo ilaa 16 qof oo la socday wuxuu dhacay Afartii Bishii June 1984-kii , xilligaasi oo lagu dilay Jid goyn loogu galay meesha la yidhaahdo Qaswareen ama Meer meertada oo ka shishaysa una dhaxaysa Awaare iyo Dhagax Buur. Maxamed Mooge, gaadhi Land Crusser ah oo Toyota ah oo noocii hore ee Siible qafasle ah ayay saarnaayeen isaga iyo nin. - Raga kale waxaa wehelisay gabadh Faadumo la odhan jiray oo iyaduna la socotay, halkaas ayaa Ambush jidgoyn loogu galay waxaana u galay dadkii halganka dhabarka kala dagaalamay. Dadka dilay oo ka koobnaa oday iyo wiilal uu dhalay iyo qaraabadiisa waxay daba socdeen aanooyin la buunbuuniyey oo cadowgii ka faa’iidaystay. Ilaa 16 dagaalyahan ayaa ku dhintay oo Maxamed Mooge ka mid ahaa, Aadan Guhaad oo Aadan Waali la odhan jiray ayaa ka mid ahaa waxa uu ahaa taliyihii Amniga SNM, waxa kale oo ka mid ahaa nin taliye ahaa oo Daa’uud la odhan oo geesi ahaan jiray iyo gabadhaas dhawr iyo toban qof ayay ahaayeen halkaasi ayayna ku dhinteen.Waxaa ka baxay hal wiil oo ay meyd ahaan uga tageen oo markii dambe noolaaday oo loo bixiyey Sigad hase yeeshee ku dhintay halgankii SNM. Halkaas dagaal balaadhanbaa ka bilaabmay oo dhex maray Beeshii uu Maxamed Mooge ka dhashay iyo Beeshii Nimankii jid goynta galay , dagaalkaasi wuxuu bilaabmay Bishii June 1984 wuxuu dhamaaday dabayaaqaddii 1986-kii. Dad badan baa dagaalkaas naftooda ku waayay’’. Alle ha u Naxariistee Marxuum Maxamed Mooge Liibaan Bishii June 5, 1984 ayaa isaga iyo dagaalyahanaddii Maalintaa lala dilay waxa lagu aasay Awaare Geed ku yaala oo Weerane la yidhaahdo oo dhinaca Midig kaa qabanaya. Sida uu ku sheegay filim taariikheedkii Boobe Yuusuf Ducaale oo sharax ka bixinayay taariikh nololeedkii iyo shakhsiyadii Marxuum Maxamed Mooge, waxa uu yidhi ‘’Maxamed Mooge wuxuu ahaa Mujaahidiintii halganka Soomaaliyeed ka qayb galay waxa uu ku horeeyay Jabhadii SSDF, waxa uu ku danbeeyay Jabhadii SNM, Alle ha u Naxariistee wuxuu dhashay ilaa 1943-1944-kii, waxaana uu ku dhashay Magaalada Hargeysa, gaar ahaan Xaraf, Waxbarashiidii dugsiga Dhexe waxa uu ku dhamaystay dugsiga Axmed Guray , ka dibna tababar Macalinimo ayuu qaatay’’. Boobe waxa uu sheegay in Alle ha u Naxariistee Marxuumku isagoo macalin ah uu Fanka Bilaabay. ‘’Tababarka Macalinimo wuxuu ku qaatay dugsigii Camuud , Macalinimadiisu wuxuu ka bilaabay dugsiga Xaafada New Hargeysa, degmada Oodweyne ayuu ka shaqeeyay , isagoo Macalin ah ayuu Marxuum Maxamed Mooge Fanka Bilaabay’’. Boobe Yuusuf Ducaale isagoo sharaxaya kaalintii uu fanka kaga jiray Maxamed Mooge waxa uu yidhi ‘’Maxamed Mooge waxa uu ahaa inta tirada yar ee laamaha badan ee fanka Kulmisa, Maxamed Mooge nin hal abuur ah ayuu ahaa heeso ayuu lahaa, heestiisii ugu danbeysay wuxuu tiriyay Bishii April sanadkii 1984-kii midhihii waanu helay , laakiin laxamkii wuu lumay’’. Boobe waxa kale oo uu ka hadlay kaalintii halgankii SNM uu kaga jiray Marxuum Maxamed Mooge waxana uu yidhi ‘’Maxamed Mooge ilaahay ha u Naxariistee wuxuu ahaa nin halgamaa ah oo aan halgankii Soomaaliyeed aan ka baaqan oo marna SNM ku soo dagaalamay saddex sano ka hor aasaaskii SNM ka mid ahaa jabhadii SSDF, Maxamed sidaasi ayuu ku shihiiday oo ay adkayd in Bedelkooda loo helo. Boobe Yuusuf Ducaale oo ka hadlayay Shakhsiyadii Maxamed Mooge Waxa uu yidhi ‘’Alle ha u naxariistee Maxamed kaas ayuu ahaa nin xarago badan ayuu ahaa, nin xishood iyo xarago badan ayuu ahaa, nin Halganku ka dhab yahay ayuu ahaa oo bilaabay sanadkii 1978-kii, oo uu ka mid ahaa SSDF isagoo Addis ababa joogay oo ku sii sugayay SNM’’. Boobe oo hadalkiisa sii watay waxa uu yidhi ‘’Marxuumku duruuftaas qalafsan ayuu u badheedhay ee aan dabeecad u ahayn ninka Fanaanka ah oo iska jecel nolol Raaxo leh oo fudud, waxa ka mid ahaa waxyaabihii uu ku dagaal galay kamankiisii oo hees gaar ah uu u tiriyay ayna ka mid ahaayeen deg degooyoow maxaan kula dal maray, waxyaabaha dhaxalka ah ee uu Alle ha u naxariistee uu ka tagay Kamankaas ayaa ka mid ahaa oo hada yaala oo geli doona meelaha taariikhda lagu kaydiyo’’. Boobe waxa uu sheegay in Maxamed Mooge uu mar qudha guursaday oo uu dhalay gabadh la yidhaahdo Yaasmiin oo xilligaas degan Magaalada Nairobi ee Kenya. Waxaan ka soo xigtey Mujaahid sheikh Ibrahim hirsi gacalow oo ku nool dalka england
@faaraxxiirey628
@faaraxxiirey628 3 года назад
Inaba caadi mahan hadraawi iyo jiir mooge iyo shankaroon
@davidjohn1285
@davidjohn1285 3 года назад
Allah ha u naxariisto Mujaahid Abwaan Macalim Maxamed Mooge Liibaan. Wax badan ayaan raadiyey taariik nololeedkiisa iyo Halgankiisa. Allah haku barakeeyo walaal. Muuse Ismaaciil Qalinle AUN, taariik nololeedkiisa iyo sidii loo dilay iyo ciddii dishay maxaad ka ogtahay walaal? Fadlan ila wadaag wixii aad ka hayso.
@muuseahmed6231
@muuseahmed6231 3 года назад
Walaal waad mahadsantahay qoraalkaagaas waxbadan ayaan ku fahmay.
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 3 года назад
Walaal mahadsanid sidaas aad taariilhda mujahid maxamed mooge noola wadaagtay.
@jogtodhayow1556
@jogtodhayow1556 2 года назад
Wxn dhan sabar aan ku aqriyo maba lihi taliye😂😂wa aqriyey xoga allahna ha unaxaristo fanankena🤲🤲🤲
@maxamedaadan8760
@maxamedaadan8760 Год назад
asc sawirkan ayaa udhow muqaalkii mahamed mooge sidaasu sax kuyahay jamacad lafoole dhaliyar ku daawatey ayaan kamid ah ilaahay baa mahada leh waqtigan isoo gaadhsiyey aamiin
@hajirdalaal3028
@hajirdalaal3028 3 года назад
Dad uun baa jacayl u haystay oo madaxa ruxi jiray heestan........ Waa hees sarbeed ah
@cabdikariimaxmad5352
@cabdikariimaxmad5352 3 года назад
Heestan waaa siyasad uun kacankii ayaaa lagula hadlayaay
@xasanmahad2490
@xasanmahad2490 3 года назад
Heesahu waxay ubadnayeen sarbeeen wakii siyaad
@abdikadirkim1707
@abdikadirkim1707 4 года назад
Legend Maxamed Mooge. 💔💔💔💔
@fesalfarah4368
@fesalfarah4368 2 года назад
Waa hees hees macnabadan leh waa hees waxbadan ka hadalysa waa hees marhore iyo had iyo soo socotaba taabanaysanay wax garad uun baa fahmaya
@mousewaaw1260
@mousewaaw1260 2 года назад
Yaasalaam yaasalaam/2022/04/14/ habeen khamiisa weeye caawa walibana/ heesta waxaa kasoo wareegay xiligii laqaaday mudo Ah /50/ sano alloow u wada naxariiso dhamaantood umada muslimiinta intii dhimatay anagana nooga daba naxariiso aamiin aamiin dhaha inta qoraalkayga aragtaa
@alisaid2008
@alisaid2008 3 года назад
Mirihii hadraawi laxankii x.gareyd cadka m.mooge iyo shankaroon
@arimasdias1396
@arimasdias1396 3 года назад
I'm still watching 2021 Rer mooge axsan wlhi Allah ya raxma 🤲😭
@saraaxmed7941
@saraaxmed7941 3 года назад
Aameeen
@cawilcolhaye8683
@cawilcolhaye8683 3 года назад
Cawilcolhaye
@cawilcolhaye8683
@cawilcolhaye8683 3 года назад
Qaali
@cawilcolhaye8683
@cawilcolhaye8683 3 года назад
Cawilcolhaye
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Год назад
Nice hees aan jeclahay oo fannaaniin wayn qaadaan 2009 baan markii ugu horraysey maqlay oo idaacad ka dhagaystay marar badanna waan dhagahayga way kusoo dhacdhacday wxaan dib ushitay axad,19,2,2023 waana ku luqeeyaaa waqtiyo kla duwan
@ismaaciilmaxamed880
@ismaaciilmaxamed880 3 года назад
Ilaahii jm barakaysa daalikii shalay iyadoo daacada kasoo gaadhey dhagartootii ayaa mahadieh 1960kiidaacad baanu shaun base daalin baanu wax ku darsanay anagoon aqoon u lahay allaa se boo hiiliyey oo mar labaad dib noogu Soo celiyey. Maandeeq allxamdulilaah rabil caalamiin
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 года назад
Alla Heestan Inaabtiday Onahayn Jirteyba Kuheesi Jirtey. Markaanu yaryarayn Waxbayka Tabaneysey Habaryaraheed ..hoyadeena iyadoyarbay dhimatay💔She Was not happy with them she said!
@xiisstar
@xiisstar 3 года назад
Sorry wax bay tabaneysay 😭😭
@mrpirate3020
@mrpirate3020 3 года назад
Proud citizen? US (Uncel Sam) miyaad ku fanysa ? Be proud of what you are not where you are !
@hanadolad2061
@hanadolad2061 Месяц назад
Inaa lilaahi wainaa ilaahi Raajuun alaah rabulcaalamiin ha idin Naxariisto aamin aamiin aamiin aamiin
@medomar1862
@medomar1862 4 месяца назад
Heestu waa sarbeeb waana erayo dhanbala ah allah haunaxariisto fanaaniinteenti reer Somaliland
@Samaalesomali
@Samaalesomali Год назад
*ANIGUBA DARAADAA WAAN SOO DABAASHEE 2023👀👂?*
@HalisTa..22
@HalisTa..22 3 месяца назад
Jidhku wuxuu dubaaxshaa Damqadaa halbowluhu Xididadu darrooraan Ama dhiiga daadshaan Afku hadalka daayaa Dibnihiisa haystaa Doqon kaa nasiib lihi Marka ay ku dooxdee Birta kaala daashee Kugu celisa daabkee" Waxay doodi furantahay Ruux kuu darraan jiray Marka aad ku digattee Xaqu kuu dulleeyee Allahayow nin daacada Allahayow nin daalina Deeqdaada haw simin🤲 Allah naxariisti janno kaa waraabi Mohamed moge liibaan🤲
@umucafiifa2310
@umucafiifa2310 3 года назад
Dantu wada jir guudbey Dayac kaga fogaata Karti iyo dadaalba Gobanimo daryeshe Dadku wuxu ka mala Kolba sidu u dajee🤝🥰
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 3 года назад
Bal dayaa ayaamuhu isku darajo maahe ❤✌waxan ku dhagaysanaya Glkio jikada dhexdeeda ban Commentiga kasoo qorayaa Waa habeen fiid ah heestana way igu socota Tarikhda wed jun2 2021 Goorshegtada 8:30 p.m
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 6 месяцев назад
Maxamed moge iyo abwan abdi qeyes iyo abwaan hadrawi markan muudo. Joogab waan soo taab waxan arka anoo murtiidoodi raadinay qasatan waakhatigad adag
@osmansufi4066
@osmansufi4066 2 года назад
Alle ha u naxariisto maxamed warsame hadraawi abwaan faylasuuf buu ahaa waa ereyadiisii
@gureymohamed679
@gureymohamed679 3 года назад
Midho cudoonaanta iyo ereyo curintu waa waxa is dhasfiya ee dadka iyo hoobaladuba u kala jeclaadaan Markaa "HADRAAWI" waxa uu ka mid yahay abwaanada uugu midhaha culus Alle caafimaad iyo cimri dherer ha siiyo.
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 года назад
Aamiin.
@Abdi_Iskooj
@Abdi_Iskooj 9 месяцев назад
allah hawnaxariisto labadoodaba Maxay meel adag naga soo saaree Heesahan waanku qayili jiray saacadaha dambe Alxmdulillah 8 sano waan iska daayay Qaadkii beenta miidhan Ahaa.
@Sayidcali111
@Sayidcali111 4 месяца назад
Bal dayaay aymuhu isku darajo mhe
@kandarabi927
@kandarabi927 3 года назад
King Hadraawi, King Mooge, queen shankaroon, iyo laxamiiste marba cid lagu sheego all in all beautiful song
@hanadolad2061
@hanadolad2061 Месяц назад
Alaahayow nin daacad ah iyo mid Daalin ah Deeqdaada ha I simin
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Год назад
Way ku baashaaleen annagana way noo raaxeeyeen aun intii dhimatay heesta dareenkeeda bay siiyeen
@abdinasir2877
@abdinasir2877 4 года назад
wxay doodi furan tahy ka bax wxasa imara 💋
@ismaciilaxmednuur6900
@ismaciilaxmednuur6900 3 месяца назад
Bal dayaay ayaamuhu isku darajo maahee fankii 1972 iyo waqtigaan hada lagu jiro 2024 heestaan ku tusaala qaata ciyal sharma boy wax dhintay baa tihiine
@saidyare8206
@saidyare8206 3 года назад
I will never get tired of listening to this lovely song trust me 27/October/2021
@iidfarax5320
@iidfarax5320 Год назад
Caawa oo taariikhdu tahay 01/12/2022 Saacaduna tahay 11:14 mir habeenimo heestaniy waxay ii samaysay dareen gaara
@abdixariir
@abdixariir Год назад
@@iidfarax5320 np l
@abdimajiidabdikariinaadanw9907
@abdimajiidabdikariinaadanw9907 2 года назад
Heestaan , waxeey Ku jirtay Riwaayaddii ay dhigeen ardaydii lafoole ee Bari samaadkii , oo lagu magacaabo Aqoon iyo Af-garad. waxaan Ku qaatay maadada suugaanta iyo dhaqanka soomaalida jaamacadda Ummadda.
@fardushurre1668
@fardushurre1668 4 года назад
Allow unaxariiso intii dhimatay fananteenii qiimaha lahayd 😭❤
@qaraamchannel
@qaraamchannel 4 года назад
Aamiin.
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 года назад
@@qaraamchannel Alahayow nin daalina Alahayow nin daacada deeqdaada haw simin Waa hadal nin Wayn ✋
@abdiqaniawsiciid7877
@abdiqaniawsiciid7877 3 года назад
Yaa ila daawanaya 2021 Legend Maxamed Mooge Iyo Shankaroon Allah yarxam labadooduba
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 2 года назад
shankaron waay noo shay Dallas amerika ayaay joogtaa
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 года назад
@@mahamedcudhi7497 waa runtaa sxb Maraykanka joogta
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 2 года назад
@@mohamedyare1917 waan la xidhiidha aad ayay u fiicantahay
@RiyaaqcaLi
@RiyaaqcaLi Год назад
Aun abwaan mxamed moooge❤31/7/2023❤Fankuba waa qaraami❤Alahayoow nin daacada alahayoow nin daalina deeqdaada ha usiman😢❤
@Walaalo-mohamed
@Walaalo-mohamed 4 года назад
Heestan inbadan ayaan raadinayay caawa se waan helay Waad mahadsantiin dhmaan ❤
@musse143theboy4
@musse143theboy4 3 года назад
Ku raaxayso wlo
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 года назад
Adigaa mudnaanta leh sxb. Soo dhowoow.
@isxaaqckariin5235
@isxaaqckariin5235 2 года назад
@@qaraamchannel hesta laxankeda waxa leh xasan gareyt
@AbdullahiIsse
@AbdullahiIsse 3 года назад
Kama daalo dhageeysiga heestaan, mar walba iyadaan ka billaabaa makaan RU-vid-ka soo galo, mahadsanid sxb.
@abdirizakothman4619
@abdirizakothman4619 3 года назад
erayadii hadrawi codkii maxamed moge legend duriyada laguma gaadho laxan iyo codba emotional song😪😪
@hhabdi7056
@hhabdi7056 2 года назад
Waa codadkii dahabi_ahaa ee, aan Dib inoo soomarayn Aloow yaa daluuntiyo qabriga Dib uga soosaara Ilaahay hawnaxaristo
@khaledmokhtar56
@khaledmokhtar56 3 года назад
Heestan waxaan dib u dhagaysanayaa ka dib bandhigii Buuga tiraabta ah ee macalinka wayn ee Hadraawi Hawaale warran 18 July 2021 maalin axad ah
@Dhagacadde_10
@Dhagacadde_10 2 года назад
Mid ka mid ah heesaha Hadraawi kuwa aan ugu jeclahay.❤
@yasinosman1864
@yasinosman1864 3 года назад
Dhal gobaad salaan gobeed Somaliland guul adeer ader maxamed mooge duriyadii reer binu xujaaj
@muxtarim4011
@muxtarim4011 2 года назад
Heestaan kama hadlaysa qiso jacayl . balse waa silan-sugan;murti micno kale loo la jeego. silan-sugantu waxaa fahmi kara dadka caqli ku garaad-layaasha ah. bal eg baydka ah ; "Deeqaay wanaagey Dawo caafimaadeey Dhaxalkii dalkaygaay." Maxaa meesha keenay ""dhaxalkii dalkaaygaay." ? waa duriin lagu durayey in maandeeq(soomaliya) bohol ku dhacday. baydka ugu saamenyta badan waa; Bal dayaay aayumuhu isku darajo maahee. Baydkaan macnihii waa: farqiga u dhaxeeye xiligii kaligii-taliska adkaa iyo kadib markuu jilcay. Riyaawadii ay heestaan ku jirtay hadraawi waa lagu xiray.
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 2 года назад
Allah garaadka hku barakeeyo wll sidaynu ogaynay hadraawi heesuhu sameeyaa badankawaa sillan- sugan waayo xilligii siyaad barre hees la fahmi karo haduu sameeyo waala dili laha dhwr jacyl dhaba mooye inta kale waa sarbeeb tani hawgu horaysee
@fesalfarah4368
@fesalfarah4368 2 года назад
Deeqay wanaagay dawo cafimaaday hananyididi dalkaygayaygaaaaaaa
@queenxilakas4371
@queenxilakas4371 3 года назад
2021😭allahayow nin dacada Allhayow nin daalina deeqdada Hawsimin
@maamemo7277
@maamemo7277 3 года назад
Waxay doodi furantaa Ruux kuu darraan jirey
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 Год назад
BAL DAYAAAAY AYAAMUHU ISKU DEREJO MAAHEE..........Maskaxda midhahu ka soo baxeen ayaad dreemeysaa inay Heer kale ay ahayd oo hirarkeedu maskaxda caadiga ahi ay habayso. ALLAH haw naxariisto 2da Mujaahid
@mohamedadenomar2909
@mohamedadenomar2909 4 года назад
Waaw wlhi murti wataas laiskama heeso heeso wa hesihi hore
@Cabdiwahaabyuusuf
@Cabdiwahaabyuusuf Год назад
heestan dad badan waxay moodayan hees jacayl ah balse wa heesi raggii nafta iyo dhiigaba u huray dalka ay curiyen ama qaden ee gubabada aha ee dalka lagu xoreyey sarbeb AUN maxamed mooge liibaan nacalaba ciidagale from siciidka
@zaimahassan1183
@zaimahassan1183 2 года назад
Bal dayaay ayaamuhu Isku darajo maahee 😍
@AbniWasalama
@AbniWasalama 6 месяцев назад
Maha,jacalka,waa,siyasad,sarbeb
@Cabdiqani7373
@Cabdiqani7373 11 месяцев назад
Garxajis Mooye aduunka Ninkale tariikh maleh garxais ❤❤❤
@som758
@som758 3 месяца назад
garxajis wa gobolke saxib meelo badan oo lagu qorayo garxajis arkayee
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 года назад
*Guul iyo Gobanimo SNM* 👑✊
@Wonderer224
@Wonderer224 3 года назад
Oo SNM xaggee bay heesta ka soo gashay? Waxayba heestu ku jirtay riwaayad la sameeyey 1973.
@mulaaxocabdiqani7717
@mulaaxocabdiqani7717 3 года назад
Waa sarbeeb heeso waxa jira iyadoo lamoodo in gabadhba loo qaadayo dawlada kusocotay waayo cabudhin baa jirtay
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 3 года назад
Heesta iyo jabhadaa aad magacawday xageebay iska soogalaan!!!! Xitaa haday sarbeebtahay oo doowladii Kacaanka xooga loola jeeday!! Fadlan meelo Siyaasad laga gahadlo ayaa jira ee halkan na manooga dabakeenteen!!!
@Wonderer224
@Wonderer224 3 года назад
@@mulaaxocabdiqani7717 SNM mucaaradnimo waa looga horreeyey. Beriga heestan la sameeyey (1973) waxay la shaqayn jireen cakaankii Siyaad Barre. Marka sarbeebta aad sheegaysid garan maayo meesha aad ku dabbakhayso.
@lunibark9978
@lunibark9978 3 года назад
hees sarbeeba hayd waan maqla
@صداميةوافتخر-ف5ح
@صداميةوافتخر-ف5ح 4 года назад
Boco markuu dhargo qofka wax wada cuntan sida suuqleyda qofba hadal buu dhahaa waxan layabi jiray ilaahow ruuxan nasiineyn hanaga siin waaradin jiray oo waan isweydin jiray
@abdiwahidhalas5844
@abdiwahidhalas5844 3 года назад
Xasuus riwaayaddii aqoon iyo afgarad
@azlmcl198
@azlmcl198 3 года назад
allaahu akbar allow qabriga kuu nuur aamiin
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 года назад
Aamiin
@ugaaskakaofficial5239
@ugaaskakaofficial5239 3 года назад
Amiin
@bilalmohaa1511
@bilalmohaa1511 3 года назад
Aminnn
@mohajabir58
@mohajabir58 4 года назад
Wallahi zxp Subscribe xaq waad u ledhhay lkn dadkan xasidin waaye dadka madhiri galiyan
@libansomane3784
@libansomane3784 3 года назад
Ala wxan xasuusta anigoo Yar heestan abahey ayaa aad u jeclaa oo dhageysan jire anigana heesta mcnkeda ayaan la dhacay waad heleysa isma laheen hstn thanks wll
@Kaatun_Official
@Kaatun_Official 3 года назад
Sxb horey Usoco wllhi channel wa weyn baad dhaantaa Keep going wllkeyow❤❤❤❤
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 года назад
Mahadsanid walaal.
@dktabbaimran2002
@dktabbaimran2002 2 года назад
I just live Qaram Channel bcoz of Old songs which is nice to me .Seeds of Gold and old is gold
@ahmedjama9112
@ahmedjama9112 8 месяцев назад
Heestan waxa la tiriyay intii aay Somalidu hagaagsanayd ee aanay dugaagga noqon qabyaaladda caabuda., anigu waxaan ahaa dadkii dhashay 60 aadkii waqtigii xorriyadda maanta nin odey ah ayaan ahay lkn aad ayaan uga walaacsanahay mustaqbalka da,yarta soo koraysa oo aay carruurtayduna ka mid tahay.... ilaahow khayrka na waafaji.
@xusengk1445
@xusengk1445 2 года назад
Wwwwww. M. A. Legendz. And queen. Dumar. Maxamed. Mooge. Alhyaraxmuka. Alhyaraxmuka. Yaarabi. Yaarabi♥♥♥♥♥♥♥
@honabdimalikhaajiabdilahi2393
@honabdimalikhaajiabdilahi2393 2 года назад
waayihii samaa ee Fankeenu uusan geeriyoon!
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 месяца назад
Yaraantii iyo hargaysa ayaan xasuusanayaa
@muxumadmacalin6378
@muxumadmacalin6378 5 месяцев назад
Sida Dayax Nuuray Naftana Dumar ka doraty 😢edebtiyo daganantada dabciyo xishoodkaaka Da’day ku dhaaaftey Ana Waan Ku dabco Damac Kaa yesheeee😢😢
@CabdullahuDhegey
@CabdullahuDhegey Год назад
Nice song kama daalo dhegesi geda hestan
@farhyajama5426
@farhyajama5426 3 года назад
Garaxgis legend 👑👑
@amirsheikh691
@amirsheikh691 3 года назад
Saaxib ma geesiyadii h. Yoonis baa legend kani
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 года назад
Isaaq legend
@farhyajama5426
@farhyajama5426 2 года назад
@@jamalskp7280 no he is a Somali legend 🇸🇴
@mohamedali2132
@mohamedali2132 2 года назад
@@amirsheikh691 Waxan umalayn in uu ciida gale ahaa hadaan qaldanayn Allaha ha unaxariisto wax uu ahaaba Tii xaqii buu hada jooga ee loo wada noqon doono, mesha uuna qabiil iyo qolo lays waydiinayn ee camal kaga lalatagayo Allaha xaqa Ha nawafajiyo dhamanteen
@bashiirbadall234
@bashiirbadall234 10 месяцев назад
Ciidagale ❤❤
@hibo271
@hibo271 3 года назад
Real isaaq bless up up up
@Abshir252
@Abshir252 3 года назад
No qabiil please
@munoabdiabdinaam4011
@munoabdiabdinaam4011 2 года назад
Anay ibaxaysa heestan waayo waayo 2022/8/27
@daudwarfaa5087
@daudwarfaa5087 3 года назад
Si kastaba loogu sheegyoo waxba wayku qaadan waayeen ilaa maantana waabay soo qoslayaan ala aqli xumaa tolo goormay garan.
@xamdiayaan1307
@xamdiayaan1307 3 года назад
La aantiin nolol la aan waaye yaa idnka maarma dadkan soomali ka eegto
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 3 года назад
Yaad ku wadaa Marka😂🥺🤔
@asmamaxamedmaxamud143
@asmamaxamedmaxamud143 6 месяцев назад
Marka aad ku digatee Xaqu ku duleeyo ,allahayow nin daacada Allahayow nin daalina deeqdada hawsimin 🤲🤲 Hawal adag 1year iyo in ka badan se goran raafadan guleystay bacadal dadaal onad garab ka helin cidan garab ka filayay anyway alx😢😢 waxn dhagaysanaya haben jimce ciid sii baxayso 2024 /4 /12
@NimcaanCabdi-p9f
@NimcaanCabdi-p9f 7 месяцев назад
Old is gold ✨️ 💛 👌
@raxmonor3420
@raxmonor3420 Год назад
Allah unaxriisto hees waa heestii hore
@cabdidable8651
@cabdidable8651 3 года назад
Dantu wadajir guudbay dayac kaka fogaata karti iyodadaal ba gibanimo daryeele
@CaliMooye
@CaliMooye Месяц назад
Garxajis isagoo laandheere isaaq ah hadana soomaaliland waa lagu gumeystaa waa iska xaal adduun 30sano madaxwayne kama noqon meesha ay ka noqotay samaroon😮😮😮
@AbdikheirHussein
@AbdikheirHussein 3 месяца назад
Heestaan waxay ku jirtay riwaayadii Aqoon iyo af garad
Далее
Китайка и Красивые Глаза😂😆
00:20
iPhone Flip станет ХИТОМ!
00:40
Просмотров 412 тыс.
Maxamed Mooge Iyo Shankaroon Axmed Sagal (Digarogosho)
10:24
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Maxamed mooge (waxa iman ayaanti ina moge sugaye)
14:16
Magool & Maxamed Mooge: heesta Arrinkeen dhammaaday
7:09