Тёмный

Digniin Dadka isticmaala Sweatcoin | wax ka ogow | 

DADWEYNAHA ,
Подписаться 885 тыс.
Просмотров 234 тыс.
50% 1

Hadaad ka heshey Liketa hala garab marin 👍
Channelka labaad ee Mo Faami / @faamcozy
instagram : www.instagram....
Tiktok : / mofaami
Facebook: / mo-faami-1586180701705082
**********************
ku soo biir DADWEYNAHA hadaad ku cusubtahay oo SUBSCRIBE saar
**********************
Email: maadmed23@hotmail.com
**********************
muuqaalada ugu xiisaha badan Halkan ka daawo playlist: bit.ly/3dO9JV4
**********
qisooyin kanaalka dadweynaha
qiso cajiib ah
#dadweynaha
Disclaimer I do not own any sound effect no copyright
intended

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,3 тыс.   
@MohaaAbdi
@MohaaAbdi 2 года назад
Inta SweatCoin aan lasoo dagin sidaydo kale idin mee 😁❤️
@fadumodahirsalah6086
@fadumodahirsalah6086 2 года назад
Wll ma run ba lkn
@nafisaibrahim4531
@nafisaibrahim4531 2 года назад
Lamaan soo dagin mana rabo😅🙏
@nafisaibrahim4531
@nafisaibrahim4531 2 года назад
Imisaa qofaa isoo dire wlhi wali
@salmaali4080
@salmaali4080 2 года назад
Me
@user-ru8vx5qh1b
@user-ru8vx5qh1b 2 года назад
@sacdiyaalimohammed1438
@sacdiyaalimohammed1438 2 года назад
Aniga maba ku fududaanin because Gaal baa dhel dheel lacag kugu siina Baa ila malmahan madaxeyga gali waye Marka wan ka diiday asxaabteyda ina Linkgas sii daba raaco wana ku mahadsn Tahay kifirkaan qabay inta nala wagaadte Coming soon 600k aboweh 🤝🌷 Congratulations 🤌♥️🧨🎈🎉⚘
@cabdifitahmohamed7728
@cabdifitahmohamed7728 2 года назад
Ilaaa hada ma daneyn howshas sababto ah wxn ogahy in lacag bilash lagu helin ilahey caqligeyga iyo cafimadkeyga ha iiiii dhafo🇸🇴💯🥰
@hoodojanac5801
@hoodojanac5801 2 года назад
Wada saxtahy wllo qali
@AbdiMoh797
@AbdiMoh797 2 года назад
Wllhi ana dadka wan la yabana
@AsiaAshkir27_10
@AsiaAshkir27_10 2 года назад
Haa qof lacag bilaash kugu aiinaya majidho Mana soodagsan
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 2 года назад
Kulamid
@Moyou562
@Moyou562 Месяц назад
Way shaqaysaa sweatcoin waana coin jira OO crypto ah😊
@jawahirjalaqsn9584
@jawahirjalaqsn9584 2 года назад
Kuma fakarin inaan soo dagsado damacna iiguma jiro waan shaqeysta dhidhidkeyga ayan cuna Alx kep goin brother Legend insha allah 600k cmn soon
@user-rb2ol8ts1c
@user-rb2ol8ts1c 2 года назад
😅 maashallaah allha Ku barakeyo
@nakuja_____87
@nakuja_____87 2 года назад
Dream 😴
@Khalet53
@Khalet53 2 года назад
isoo qabade😅
@abdukhadirak2928
@abdukhadirak2928 2 года назад
Tanba dhidid kada waye pro wad udaleysaa
@safa3292
@safa3292 2 года назад
macha allh wasidah
@Mujapdirahmaan40
@Mujapdirahmaan40 2 года назад
Xoog badan oon ogaadaY markana raadiyey appkan waxa laga leyahay suuqa madow ( Black market) uun xaado ogta qofkaas mudo 3bilood aan isticmalayey xalaY ban so gababeyey isticmaalkisa iskana remove account dhaHaY wlhi waa tuugo qarsoon wanan iska dhaafaY ilahy ba wax bixye Arsaaqda alleH meel kale halaga raadsado dhalinyaro Salaman Somali waym ❣️🙏
@ayaandagan8909
@ayaandagan8909 2 года назад
Ciwaankayga sidee ugah saarta wall
@Mujapdirahmaan40
@Mujapdirahmaan40 2 года назад
@@ayaandagan8909 ma adka wll ee luuqa kaalaY wan Ku tusayaaye
@riyadmahriz2672
@riyadmahriz2672 2 года назад
Luuqa hku tusin ee wa lo wda baahanyahy wll ee noo wda faaidee
@Mujapdirahmaan40
@Mujapdirahmaan40 2 года назад
@@riyadmahriz2672 wan ogaHaY wll ee sidee idin Ku tusa hab fudud isheeg
@abdullahisaid316
@abdullahisaid316 2 года назад
@@Mujapdirahmaan40 side lo ga baxa sxb log out remove acountiga no sheeg
@abdullfatahmohamed6349
@abdullfatahmohamed6349 2 года назад
THANKS MO FAMI PIN 📌 I SARTAY Insha Allah next vedio wxaN u wada dabal dagi donan 600k congratulations 🎊 pro
@Asia_128
@Asia_128 2 года назад
I'm so glad to have youtuber like you, you always give us awareness about the dangerous things thnks and thnks
@aliabuubakarkhaliif4925
@aliabuubakarkhaliif4925 2 года назад
sxb Anig Maganaane
@yacquubnur522
@yacquubnur522 2 года назад
muhiinadu waa inay soomaliand gobal tahay
@m.k.7788
@m.k.7788 2 года назад
Aasiyah Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@aliabuubakarkhaliif4925
@aliabuubakarkhaliif4925 2 года назад
@@m.k.7788 hy Sxb
@chillandlearn1122
@chillandlearn1122 Год назад
@@m.k.7788 iska dheh zxp english ma aqaano
@cadey__boolo__556
@cadey__boolo__556 2 года назад
Mukhtarow Sweatcoin waa ii afkaada wlh 😂xitaa siduu u yaal garan maayo Anyway Thanks wll 🙏🏽sidaa wanaga noola jeceshahy ❤️✊🏽
@anisaomar12345
@anisaomar12345 2 года назад
Maria Ani wa iso dagsanyaha😂😂
@Farayare451
@Farayare451 2 года назад
Ciyal tiktok youtube may bilaabeen kk
@xog_ogaal8694
@xog_ogaal8694 2 года назад
allah waa saaxibaday🥺
@chitopaz252
@chitopaz252 2 года назад
Caddey 🥲
@cadey__boolo__556
@cadey__boolo__556 2 года назад
@@xog_ogaal8694 Xgee ka dhacdey😩😳😳
@Skip294
@Skip294 2 года назад
First comment waligey ma gaarin 10 like 🤒🤒🥺
@ismahaancijaal5898
@ismahaancijaal5898 2 года назад
Dadkeena Soomaliyed Allah qof uu unaxariistay moyee intooda badan waxay rabaan ayagoo fadhiyo inay helaan waxay rabaan dhalinyarow Allah kabaqa dhulkeena dhibtahaysato kamasarikarno inataan sidaan udhaqmayno cajiib!! Allahayow dhalinta inoohagaaji
@mochiijmjm6861
@mochiijmjm6861 2 года назад
ilaa hada ma soo.Dagsan wlhi Lkn.waa rabay inaa so Dagsado lkn Hada waa Nacay 😞😂😭
@barwaqoshorts2338
@barwaqoshorts2338 2 года назад
Ani xataa masoo dagsan wana ogaa in an lacag laga helen yaa lacag bilasha dhibaya
@bro__xmas
@bro__xmas 2 года назад
ani ka kale mida ah saxib
@QULAASOCHANNEL
@QULAASOCHANNEL 2 года назад
@@barwaqoshorts2338 ha wlahi sido kale haddii lacag bilaash ah jirto cidba ma shaqeysa tan💀🫡
@deeqamalab2843
@deeqamalab2843 2 года назад
20min 4.4k 😳 another level pro keep going
@cabdaleidiris7472
@cabdaleidiris7472 2 года назад
24min 11likes😳 another level pro Saana kawaran😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@sunduscabdiladiif3749
@sunduscabdiladiif3749 2 года назад
50 min 9k
@deeqamalab2843
@deeqamalab2843 2 года назад
wa sheeko kleee 😮 Another level pro😂😂
@muscabmaher7488
@muscabmaher7488 2 года назад
Abtiyoow maxamed qadar soo firso 5min 5k
@deeqamalab2843
@deeqamalab2843 2 года назад
Anigu wan iska qore ma challenge bu noqday😳😳
@mustafhussein5588
@mustafhussein5588 2 года назад
Adiga commentigeya arkaayoow hooyadaa ilaaheey ha u Danbi dhaafo
@mumtazmohamet5758
@mumtazmohamet5758 2 года назад
Amiin
@samaarayusufmohamed4050
@samaarayusufmohamed4050 2 года назад
Aamiin
@xafsokhalbiwanag1752
@xafsokhalbiwanag1752 Месяц назад
Aamiin
@MUNASICIDCALI
@MUNASICIDCALI Месяц назад
Aamiin
@Deckbile-jt7gs
@Deckbile-jt7gs Месяц назад
Inshallah
@anisaqueen2105
@anisaqueen2105 2 года назад
Thank you bro because so many people send for me I didn't but now I know because of you 🙏🥰 from Thailand Bangkok
@ZuHaYP_t0mLY
@ZuHaYP_t0mLY 2 года назад
Sideydo kle Sweat coin-ka 🪙 inta aanan soo dajisan ismujiya 😂😂
@Amazing-l5q
@Amazing-l5q 2 года назад
Dhulka waalagu kala dhargay
@farhiakaftan7689
@farhiakaftan7689 2 года назад
Wllhi Ani maalaaycaningaas Maba Soo Dagasan karo
@cabdiqafaarcabdulaahixasan2349
@cabdiqafaarcabdulaahixasan2349 2 года назад
Waa ikan
@Amazing-l5q
@Amazing-l5q 2 года назад
@@farhiakaftan7689 barasho horteed waligaa waxna ha nicin
@sabriinaali916
@sabriinaali916 2 года назад
Masoo degsan sababto ah sida ninkan videogisa dawaneyno ban ufekerayay yacni inuusan bila macne dad lacag usiineyn uu isaguna dadka lacag ka sameynYo
@abdirahmanibrahim2234
@abdirahmanibrahim2234 2 года назад
Mo faami legend of the legends "Waxan ku rajo waynahay muddo laba bilood inaan ku iibsado gaarigayga riyada" 😅😅 Congratulations 600k coming soon 🥰🥰
@cabdaleidiris7472
@cabdaleidiris7472 2 года назад
😅Adigu Caawa ani igu riyoo anaa kuibinaye garigaaga Riyada🥱😅😂😂
@abdirahmanibrahim2234
@abdirahmanibrahim2234 2 года назад
@@cabdaleidiris7472 hhhhh Aniga miyaa ii iibinee😅✋
@ruwaydacqanih8988
@ruwaydacqanih8988 2 года назад
@@cabdaleidiris7472 aduu iibso horta😂👊✌️
@funnygirl2752
@funnygirl2752 2 года назад
😂😂keep it up bro rajadada waa gaare
@mohamedabdi1962
@mohamedabdi1962 2 года назад
Hamplyo Sxb 600k Well done Guleyso.❤️💯✊
@ibraahin836
@ibraahin836 2 года назад
Funny iyo farxad isku darsty big fan zhp keep goin😇😇
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 2 года назад
War hanaga tagin muqtaaroow waad naga nixisee millionaire baa tiree kullioner hadaa noqoto xataa halkan yeynaan kaa wayn sxboow🥰♥️👍umadaas haad raaca ahna isoo dir waryee shaqaysta bisinkee🙄app ka in jin isoo dejiyaanba moodey isagoo iigu jira uunbaan arkey hore baan ka delete gryey link na ma furin aana iquseyn thanks bro
@manalkeise2951
@manalkeise2951 2 года назад
Ama waa laysoo dirty wanan soo dajiyay lkn waan saray micnaha waan fahmi wayay kama Helen Thanks wllo mukhtar
@cabdirisaaqyare43
@cabdirisaaqyare43 2 года назад
Waxaa layaab ugu ah anoo dhoor apli keeshin soo jijabshay in abli keshinkaan markaan arkay inan xiso igu qaban oomaba isku dayin Keep going ustaad mo faami😍✋
@OgaalkaMaanta1
@OgaalkaMaanta1 2 года назад
Congratulation congratulation congratulation DADWAYNAHA 600k subscribers maashaallaah horay usoco zxp
@Khaire.10
@Khaire.10 2 года назад
Asc Mukhtaar rageedii wlhi waan sugayey xogtaan thanks 😊
@wayoflifewayoflife1135
@wayoflifewayoflife1135 2 года назад
Thankz brother dadka weli caqligu ku hadhay🤴💯🙏
@mrsamina5694
@mrsamina5694 2 года назад
Few minutes with great and valuable information. Thanks bro
@yacquubahmed1550
@yacquubahmed1550 2 года назад
salada hala ilaaliyo walaalayaal 😥
@Abdirahmaan777
@Abdirahmaan777 2 месяца назад
Anaa Kala baxey,,,,, lakiin shuruud ayaan wataa ,,, isoo raaca
@nahidamohamed7298
@nahidamohamed7298 Месяц назад
𝕎𝕝𝕙𝕚 𝕚𝕟𝕒𝕒𝕟𝕒𝕟 𝕝𝕒𝕘𝕦 𝕣𝕒𝕒𝕔𝕒𝕪𝕟😅😅
@sahalwalaal5037
@sahalwalaal5037 2 года назад
Legend full respect waad mahadsaniid Allah yacisak
@lamatabtan8949
@lamatabtan8949 2 года назад
Walalkey qali adban kuu tagera❤ hadan adunka kuu kulmi weyno janada allha nagu kulmiyo
@Aishas_daughter_
@Aishas_daughter_ 2 года назад
You are such an inspiration to all young Somali boys around the round. Mashallah keep it up.
@suleeqohussein2809
@suleeqohussein2809 2 года назад
L
@abdifatahbakisto
@abdifatahbakisto 2 года назад
600k coming soon congratulation 🎊 brother keep going
@neamaatam8067
@neamaatam8067 2 года назад
600k coming soon Hanbalyada ku zii hormariyey Hanbalyo hanbalyo wll mcnn Keep going❤
@kaviyamaxamedcartekalzan1550
@kaviyamaxamedcartekalzan1550 2 года назад
Mahatsanid hadad codsigaygii ii fulisey wllhi waxa tahay yutuperka kaliya aan aminsaney keep goin wlalkey maccan
@abdikheirbille2094
@abdikheirbille2094 2 года назад
M.a sxb wlh u help me to understand very well thank u
@mjguure9257
@mjguure9257 2 года назад
Dadkeenu kama fiirsadaan waxa cusub kaliyata markaan qasaaro kala kulano ayaan kafiirsanaa😂
@milaatoboy7075
@milaatoboy7075 2 года назад
Legend 🤣👑👏❣
@sergio9893
@sergio9893 2 года назад
Haa wllhi
@HooodoUpdirahman
@HooodoUpdirahman Месяц назад
😂😂
@supapoo1329
@supapoo1329 2 года назад
If the product is free than you are the product 🔑
@sacdiyomacalin3640
@sacdiyomacalin3640 2 года назад
Hhh 🤣 that is real ho can understand or get it We allwys we don't known how work
@farhiakaftan7689
@farhiakaftan7689 2 года назад
Waraa maanta Funaandii Madoobeed waa Soo Badashay cafio😂😂😂😂
@mohametapdirahman8847
@mohametapdirahman8847 2 года назад
Hhhh adigu ninka varta ka dhaaf😂
@farhiakaftan7689
@farhiakaftan7689 2 года назад
@@mohametapdirahman8847 Hye legndow
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 2 года назад
Varta jioji😂
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 2 года назад
My Favourite Channel ❤️🥰
@sihaammaxamed9219
@sihaammaxamed9219 2 года назад
Mee tooo
@xiiscabdimuxumed3891
@xiiscabdimuxumed3891 2 года назад
My favorite channel😍😍❤
@abdirahmaanidirismaxmed7757
@abdirahmaanidirismaxmed7757 2 года назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه وسلم
@RASHKAVIP
@RASHKAVIP 2 года назад
Salalahu calayhi wasalam
@faadumishcumar2537
@faadumishcumar2537 2 года назад
صلى الله عليه وسلم
@sumayomustaf6799
@sumayomustaf6799 2 года назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
@Faay371
@Faay371 2 года назад
Salallahu celeyhi wasalam Salallahu celeyhi wasalam 💖💖💖💖
@hodancabdilaahi8289
@hodancabdilaahi8289 2 года назад
ﷺﷺ
@Ravitmarco1
@Ravitmarco1 2 года назад
saas waaye wllhi thnkz lkn kwran hee gamil cusub ayaaaa ku xirey
@Raaid_zelim
@Raaid_zelim 2 года назад
Alxm 600K ayan uxirnay chanelka Dadweynaha somaliyay 700k Coming Anagh dhan wan wada laynhay chanalka Congratlation Bro 600k😍😍😘
@____Cumar____
@____Cumar____ 2 года назад
Caqlibuu ilaahay ina siiyey oo inala dheeraysiiyey makhluuqa kale caqligaa in la adeegsan waayo waa ayaan darro oo la iska rumayso wixii la sheegaba somaliduna waa umad la yaab leh.
@herrogame9780
@herrogame9780 2 года назад
Video Aad ledahay Aan Dawada Waa Kii Amran Hee qisada Respect Salaaman SXB MCN 💯💯🍫🖐️
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 2 года назад
Wa yabay dadki dhan way soconyan hore baska la raci jiray baskiba wu madhan yhy🤣🤣🤣🤣belyo thnk mukhtar♥️
@zerontire5030
@zerontire5030 2 года назад
Lacagtu waa ta aduunka kala wada😂😂
@ruwaydacqanih8988
@ruwaydacqanih8988 2 года назад
wlhy Anu ma isticmalo lkn mid xafada jogta oo isticmasha intay socoto iyo intay fadhido inatay socota badan adega suuqa Melan udirsan malaha Janis😂😂😂😂✌️✌️✌️👊
@inaali8054
@inaali8054 2 года назад
Hhhhhhhhhhu
@sophiaabdalla7278
@sophiaabdalla7278 2 года назад
😂😂😂😂😂 iska delete dheh waxas wax maka jirane
@funnygirl2752
@funnygirl2752 2 года назад
😂😂adaba faa'ido wayn ku qaba
@sidiiqyuusuf1322
@sidiiqyuusuf1322 2 года назад
Wlhi zhp wa runta Oo waxy arken somalidan Lacagtu Ku qafilantahy
@lexoz2348
@lexoz2348 2 года назад
Mr Beast Bilaash ayuu dadka kusiiya Millions , But RU-vid Daawasho kabadan 100m ayuu Ka helaa 🤣
@milaatoboy7075
@milaatoboy7075 2 года назад
Hadana wuxuu maroyaa 101m
@queenmunera8415
@queenmunera8415 2 года назад
Waan sugayey inaad kasoo hadashid wll mukhtar 😊😍
@shadiaahmed4756
@shadiaahmed4756 2 года назад
Hey, mukhrar wxn ahy fans kaga pls reply 🥺♥️♥️♥️
@sabahi2618
@sabahi2618 2 года назад
Hii weykan
@apdikhalaqhiz3529
@apdikhalaqhiz3529 2 года назад
🤣🤣🤣
@aaminmuktaar553
@aaminmuktaar553 2 года назад
Caac waaalo de
@HoodoXaji
@HoodoXaji Год назад
Hanoo sheegin nio😊😊😊😊
@user-zc8fk2mp9h
@user-zc8fk2mp9h 8 месяцев назад
LugumA SOGALIN😢😢
@mshfs7917
@mshfs7917 2 года назад
Congratulations 600k🎊 👏 💐 🥳
@QaaliMoha-bb7pt
@QaaliMoha-bb7pt 11 дней назад
800k🎉
@maxamedcalibile
@maxamedcalibile 2 года назад
Mahadsanid sxp dadka caqliga leh kuma dagdagaan waxaan camal waqtigu waa qaali kafaa,ideeso
@user-bh6vo5xl9k
@user-bh6vo5xl9k Месяц назад
Wl mofaami adiga imataqanid balse aniga aya ku garanayo wllhi Lagand aya tahay 1m waad uqalanta❤
@diamonddiamond5778
@diamonddiamond5778 2 года назад
Golden voice ✨️
@feysalxasan9260
@feysalxasan9260 2 года назад
Asc wll setahy wll qaali adbn ku jeclahy dar Allah ayan ku jecelahy hore usoco illahy hku xafido
@amiiraminivalogs
@amiiraminivalogs 2 года назад
Genelka kaliya aan ugu jeclahay firsatankiisa
@jubna2996
@jubna2996 2 года назад
Mukhtaar wll wxad soo galisaa sidad uduubtid heesahaga ani hopekeyga wa heesaha lkin qof icaawiya ma helin pls sogali sidad usameysid ama u edit gareysid heesahaga mcaan 😭😩💙 love you bye
@israahashi4594
@israahashi4594 2 года назад
Wlhi waan sugaye video kaan mahadsanid wll mcne muqtaar
@mssrania7400
@mssrania7400 2 года назад
Congratulations 👏 broh for 600k 1m io ka bdn ku rajeyna wllky❤🙏
@qalidmohamed317
@qalidmohamed317 2 года назад
Waa Su'aasha Aan Jawaab ula'ey Iyaga Maxaa Faaido ugu Jirta Dadka Haddey Lacago Ziinayaan
@funnygirl2752
@funnygirl2752 2 года назад
Maybe wax yar mahan
@lipanliyo8227
@lipanliyo8227 2 года назад
Lkn wll qli kasoo hdl dadka ugu taajirsan iyo tariikhowfa
@mamasuldana9161
@mamasuldana9161 2 года назад
Inshallah 1million coming soon
@umuzara5411
@umuzara5411 2 года назад
Masha Allah bowe runti indho so jidasho leh aya illahey kugu maneystey 🥰 🥰
@aliisha358
@aliisha358 2 года назад
Another level 💯 👌 waan kutaageeraa walAahi 🔐💯
@maxamedabdiqadiraamiin5194
@maxamedabdiqadiraamiin5194 2 года назад
Masha allah walaalahayga qaaliga ah allah hakuxafido 🥰🥰🥰
@anwaacofficial8495
@anwaacofficial8495 2 года назад
الله اكبر لا حول ولا قوة الا الله الله اكبر ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💚
@munobashir6738
@munobashir6738 2 года назад
San ku tagerayey waaba ku ekanoya😅 My brother hore usoco
@Redz63
@Redz63 2 года назад
Mo Faami 200k subscribers congratulations 🎉🎊🎈 hampalyo soragtay 🫶🎉🎈🎊
@yahyajama8319
@yahyajama8319 2 года назад
Sweat= Dhidid=Coin=Shillin 🤣
@AarkaBihidareys
@AarkaBihidareys 2 года назад
thankz xog fiican bad ka siisay daadkeen jahiliinta 🙏
@WARAFICONIC
@WARAFICONIC 2 года назад
600k coming soon pro legend keep going pro
@mascudfarax906
@mascudfarax906 2 года назад
Issso duceya ILAHAY hana cafiye anaga iyo walidintena imtixana galaya i.a
@Kulmiyemedia27
@Kulmiyemedia27 2 года назад
Alle hakuu fududeeyo imtixankaga
@mascudfarax906
@mascudfarax906 2 года назад
@@Kulmiyemedia27 mahadsanid wll
@zumeyrachemale
@zumeyrachemale 2 года назад
16 minutes 3.6k another level 😇🙈🙈hore usoco brother
@Kiikii190
@Kiikii190 2 года назад
599k congrulation 600k hambalyo my bro dad weynaa channel keapgoing bro 🥰🥰💪💪💪💪🥰🥰🤝
@sadaamhusein3841
@sadaamhusein3841 2 года назад
Inta aan isku dayin inee soo dagsadaan Ani cml meeday 🖐️😁
@qaaliqurux9297
@qaaliqurux9297 2 года назад
Waaaw Masha Allha 600k❤️😍HAMPALYO ❤️
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 2 года назад
The golden voice💗
@lamaanka12
@lamaanka12 2 года назад
Jazakalah khayr akhi caziiz
@zhukrimohafarah4924
@zhukrimohafarah4924 2 года назад
Guuleyso wllo aduun iyo akhiraba🥰👍👍👍keep going
@abdallabaar2664
@abdallabaar2664 2 года назад
Wlhi qof runta u sheega dadka aya tahay wll💯👏🏿👏🏿
@ubdykhadir259
@ubdykhadir259 2 года назад
Waxaan sugaa yay ilaad appka ka soo hadasho weena dhacday I respect to you
@zuhuura6219
@zuhuura6219 2 года назад
Mahadsanid wll mo fami somalida wax maba hubsadaan aad ayey u fudeyd badan yihiin
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 года назад
I can’t wait 600k subscribers😻🙏
@sahralam9866
@sahralam9866 2 года назад
coming soon 600k hanbliyo wllkey😝❤
@upama2126
@upama2126 2 года назад
Huno mukhtarow funanad qurxan bad xidhantee😌❤
@safahomer.
@safahomer. 2 года назад
Wadhlo😭😂😂😂
@Mcntooo
@Mcntooo 2 года назад
Aniga xata waa kee helY m.a
@UserName-l9v
@UserName-l9v Месяц назад
Keep going dadweynaha 😊
@mohamedkhadar4788
@mohamedkhadar4788 2 года назад
Lacagta internetka laga shaqeeyo sida appka ama website lacagtooda waa saaacado badan wad oo hel coins yar markaa waxaa ha isku mashquulinana markaa lagu leeyahay muqaaalo daaawo ama ads laaakin waxaa lacag kuma helaysaan ee shaqaysta
@mubashiruk6766
@mubashiruk6766 2 года назад
The legend 🥀🥰🥰
@inarize1991
@inarize1991 2 года назад
20 minutes 10k views another level 🔥
@hassanibrahim2739
@hassanibrahim2739 2 года назад
Nio kanalka maa ka dhaaftid waxyaalaha music 🎶 ah waxyaalo fcn waa ka hadli jirtay dib ugu soo laabo inshlh.
@abdiaziiz10
@abdiaziiz10 2 года назад
That's reality🔥
@NololiyoNature
@NololiyoNature 2 года назад
Asal, sidey tahey bad nogu sheegtey, Thank you
@cabdirisaqkeyse5600
@cabdirisaqkeyse5600 2 года назад
Dad waynaha keep pro waan ku tageeraa
@Ceelaabe
@Ceelaabe 2 года назад
🤣😂😅barteedaad keentay 2billod ayaan ku iibsanayaa gaadhigii riyadayda🤣😂😅👍🦁❤️
@cabdaleidiris7472
@cabdaleidiris7472 2 года назад
🤔 AR ileen waandhacanahay😩 Ana inaa wax dhacayaa uhaystay🤧😅😂😂😂😂😂 tnks pro mukhtar keep going 🥰🥰🥰❤️
@safaanuur8419
@safaanuur8419 2 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🏃🏃🏃🏃Ila orod wall
@cabdaleidiris7472
@cabdaleidiris7472 2 года назад
@@safaanuur8419 😂Balo Kula oroday anigu magaladaa joogo aa kusowaregay lkn lacag mahelin🥺😩😭
@m2relaxation430
@m2relaxation430 2 года назад
Legend wali intaan youtuber somali ah daawananay waxaad tahay qofka kaliya ee si xirfadleh uga jawaabay si aalihii aan iswaydiinayay oo dhan hhhh sida aad ugu tuftay reer sweetcion hehehe cajiib
@Unique_girl77
@Unique_girl77 2 года назад
Lugtii ba i xanuuntay ilaa daraad wan socday😩😭
@mohammedbashiir3294
@mohammedbashiir3294 2 года назад
Maskiin
@Axyaadunya
@Axyaadunya 2 года назад
Congratulations 🎉🥺600k😌
@zakariyeshariif4317
@zakariyeshariif4317 2 года назад
Legend always Legend Coming soon 600k
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 2 года назад
Sweatcion
@mariyamalapzan4943
@mariyamalapzan4943 2 года назад
Waxani waa galo waxkastaba way ka suurtoobay thanks bro wilka qarsoon
@khalidabdullahi2545
@khalidabdullahi2545 2 года назад
Imagine i searched sweatcoin on RU-vid and the only people talking about you see is our community somali....mucjiso
Далее
Новый хит Люси Чеботиной 😍
00:33
SWEATCOIN - Waatan TIJAABADA Sida Lacagta Looga Sameeyo
14:25
Sharma Boy - Ma Ogi (Official Music Video)
3:54
Просмотров 18 млн
Wiilkan Gabadh Jin Ah miyaa Af Duubatay?
20:40
Просмотров 261 тыс.