Тёмный

DIGNIINTA BEESHA CAALAMKA (4239) 

shantasoomaaliya1
Подписаться 186 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 77   
@ahmedmohamedibrahim5674
@ahmedmohamedibrahim5674 25 дней назад
HG shabaabnimadeeda Ethipia Iyo Europe iyo USA UN-ka iyo shacabka Somaliyeedba way Ogyihiin ilaaheeyna waaogyahay Waxba kaama qaadayaan macalin Adanow ku soco❤
@KamalAbukar
@KamalAbukar 22 дня назад
Waxaa jira wax aan hubo laakiin ku soo dhawaada warka daah-furka ah ee ku saabsan sida ay hadda u dhacayso Soomaaliya.
@KamalAbukar
@KamalAbukar 22 дня назад
Weydiiso macluumaadka si aad u sheegto xaqiiqada qof kastaa wuu dhibay.
@KamalAbukar
@KamalAbukar 22 дня назад
Bal ila hadal xaalada cirka isku shareertay ee Xasan Sheekh u maleegayay Lafta Gareen oo diiday inuu u sujuudo Xasan.
@yaasiinjaamac1616
@yaasiinjaamac1616 25 дней назад
waa lagu maqlayaa
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 25 дней назад
DAMULJADIID WAA ALSHABAAB. MADAXWEYNE XASAN SHEEKH WAA ALSHABAAB😊
@abdullahimahamud2487
@abdullahimahamud2487 25 дней назад
Kkkkkkkkkkk you are the best boy
@mohamednur1696
@mohamednur1696 25 дней назад
TWO HOURS AHEAD OF THE FLIGHT TIME❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂
@diiriyegeedi-ml4xm
@diiriyegeedi-ml4xm 25 дней назад
Have a safe trip 👍🏾🤘🏾
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 25 дней назад
Guuul ethiopia😂😂😂😂 waaa lo dhamaynayaaa argigixisada hawiye😂😂😂
@katraabdi7778
@katraabdi7778 25 дней назад
Dawladaha xalane dagan please out of somalia you are part of problems before you are not there no any bombing please leave somalia alone
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 25 дней назад
0:52 Wakaa Wakaa.. Xasan Shiikh 🤔 1DA-LUULIYO-2025 EHELU QABUUR waaye. Insha ALLAAAH. Waan Dareemay. 🐍Mas Haye, isku Qaldeen buu ku dhintaa. 2 🐍 Buu Dalka keenay. ABEEYSHO CAGALEET NA EEY HORAY NOOGULA JOOGTAY.
@housseinali6471
@housseinali6471 25 дней назад
Wuujiraa.jiraa
@rahimhussein4780
@rahimhussein4780 25 дней назад
Qaraxland loading😂😂
@hazanmahad8665
@hazanmahad8665 25 дней назад
Illahay haka badbaadiyo masiibada ay sheegayaan
@aliashiradan7902
@aliashiradan7902 25 дней назад
Raxmatullaahi caleyhka
@zahrahashi2964
@zahrahashi2964 25 дней назад
Wallaahi haddi dalqadda naloo dhiibi lahaa gelinka hore waa idin furi laheyn gelinka dambana waan idin so celin laheyd
@Bagagac
@Bagagac 25 дней назад
Qarxiyada kala qebsanaanta masiibada guud kasocda dhaman qaranka somaaliyed xalanle ayaa kadambeyyaa
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 25 дней назад
Banaanbax ayeey raban , dowlada ka danbeeysa. Waa dowlad la shaqeeysa Arsenal
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 25 дней назад
Asc SMS Macalin Aden guleesoo kusoocoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 25 дней назад
Habarta runta ma ogolo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Adanoow Habarta isha ayaa ku dhufatay
@AQw-di5gc
@AQw-di5gc 25 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 25 дней назад
Damu Qashan ma dhergaaye balse taas waxaa ka daran cashuurtaan ay sheegayaan waa cashuur edeb daro iyo sharci daro ah oo adduunka wali la arkin
@bosteyaali184
@bosteyaali184 25 дней назад
Mashaa Allah Walaalkeena Qaaligaah Suxufi Adan Ingiriis Xafidullah Halgamaagaweyn Ee Somali Inshaa UbFuray Mahadsanid Booye
@diiriyegeedi-ml4xm
@diiriyegeedi-ml4xm 25 дней назад
👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾
@City-sr4iv
@City-sr4iv 25 дней назад
Asc macalin adan
@abisinianancientsomalia2536
@abisinianancientsomalia2536 25 дней назад
Beesha caalamka waa Tuugo is urursatey😂
@hodanmohamed6128
@hodanmohamed6128 25 дней назад
Waajiraa
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 25 дней назад
Waa jirah.dow
@user-bk5oc1tt4b
@user-bk5oc1tt4b 25 дней назад
Ok waaye
@user-iq9zr3xc8f
@user-iq9zr3xc8f 25 дней назад
ماشاء الله تبارك
@hibodiiriye7692
@hibodiiriye7692 25 дней назад
Waa xaqiiq
@City-sr4iv
@City-sr4iv 25 дней назад
Alshabaab gabiil dartii wax loo Galibaayo e alle lama gayaano dee diin been halagu sheego
@AsafaGirme
@AsafaGirme 25 дней назад
Waajiraa jeceelkaa aadanow
@deeqmd7405
@deeqmd7405 25 дней назад
Haa waajiraa
@user-fw1uc3ko4f
@user-fw1uc3ko4f 25 дней назад
Waa jiraa
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 25 дней назад
XUKUUMADA XASA´ SHEEKH WAXAY RABAAN IN DADKA RUNTA SHEEGAYA AFKA LA QABTO.
@Galaxy-kv8pg
@Galaxy-kv8pg 25 дней назад
Wajira
@saidabdi9782
@saidabdi9782 25 дней назад
Clear voice macalin
@user-qy6pg5wf1s
@user-qy6pg5wf1s 25 дней назад
🤦💔😭🇸🇴🤲🤲🤲
@zeinabsaidsalah2678
@zeinabsaidsalah2678 25 дней назад
Kuwasoosaara sheekooyinka dowlada damujadiid iyo alshabaabka weylasocdaan mahadsalaad waa al-Shabaab baryahan moqdishuu joogaa assaana wadda qaraxyada
@user-zq1bn4xq4p
@user-zq1bn4xq4p 25 дней назад
Ok
@caishamaxamuud4875
@caishamaxamuud4875 25 дней назад
Adanow habarta Runta ma ogola😂😂😂😂😂😂 runlow ayaa tahay😂😂😂😂
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 25 дней назад
Adanow mar kasta tebinta warkaaga waxaad ku tiraahdaa : ""Caasimadda Somaliya ee Muqdisho"" , adigoo og in dowladdii la oran jirey SOMALIA caasimaddeeda ay ahaan jiurtey Muqdisho oo haddasee ay isu beddeshay ""Dowladda Beesha Caalamka Caasimaddeeduna tahay XALANE"" ; haddaba su'aasha is weydiinta mudan waxa waaye : yaa iska leh dhibaatada , abaabuubulka iyo wax alla wixi dhaqdhaqaaq ah oo dalkaan ka socda oo shacabkaan lagu dhibaateeynaayo ??!! , yaa dhibaatadaan oo intaa la eg ku haaya umaddaan masaakiinta ah ?! , yaasee aan la rabin in Somalia dowladdeeda , awooddeeda diblomaasitadeed , nidaamkeeda , kala dambeenteeda , sharafteeda , iyo mileterygeeda u diidan in ay u soo laabato?????!!!!! . Dhibaato kasta oo ka dhacayo dalkaan Dowladda beesha caalamka oo caasimaddeda Xalane yahay ayaa abaabulaaya isla ayagii ayaana dhahaya dhibaatadaas ayaa idinku fool leh...... Dowladda Beeesha Caalamka Allah ha rido , Soomaali caqligooda iyo waddaniyaddoodana Allah u soo celiyo si mar labaad dib ay u heli lahaayeen dowladdii ay lumiyeen caasimaddeedina Muqdisho ay u noqoto .
@user-qy6pg5wf1s
@user-qy6pg5wf1s 25 дней назад
😢
@AliAbdirahman-ji7xt
@AliAbdirahman-ji7xt 25 дней назад
LOUD CLEAR VOICE
@carinohope3117
@carinohope3117 25 дней назад
Sax ❤
@ahmedabdullahimoalim9105
@ahmedabdullahimoalim9105 25 дней назад
Waa OK maqalka
@sahrakhalifa8467
@sahrakhalifa8467 25 дней назад
Haa
@mohamednur1696
@mohamednur1696 25 дней назад
MAQAL WAA JIRAA❤❤😂😂
@sedson02
@sedson02 25 дней назад
gaaladu iintay u daneenayso shacabka soomaaliyeed dalalkooda uuga baahan , howlow badan baa uyaal gaalada reer galbeedka sida Homeless , joblessness fentanyl addiction , sky-rocket crimes and wokeness . Beenaale jaajuus ushaqeeya oromoda tahay . HAAHEY !
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 25 дней назад
😂😂😂😂😂 siilkhaal ama milk shake waxba ha ooyin oromo iska leh somaliya 😂😂😂 no more fake country😂😂😂
@GraadMoh
@GraadMoh 25 дней назад
Hadal waa jiraa
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 25 дней назад
Myland waa idiin dhamaatay. Odaygan & gabadhiisa ha u furo
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 25 дней назад
Waaba loo sheegayaaye may ciidamo geeyaan jagooyinka iyo jeek boontiyada intey faraha ka qaadaan bey hadhow oranayaan waa nala qarxiyey markii lagu halaagmo
@somalihanolato741
@somalihanolato741 25 дней назад
Sax hg iyagaa keenay wax walboo wadanka qariba 91 ilaa iyo hada iyaga ku fanaa hg 😊
@ubaxadam6636
@ubaxadam6636 25 дней назад
Adam warka adiga soo ogaato aan kasii jeclahey shisheeyaha iyo waxa aaminsanbo waa kuwa umada halaagey
@ahmedyasir4027
@ahmedyasir4027 25 дней назад
Maqal waa jiraa
@abyanfaraxamaxamed7900
@abyanfaraxamaxamed7900 25 дней назад
Beel Caalam Iyo Al Shabaab Maxay Kala Yihiin.Yaab ..Maskax Male😮😮😮😮😮😮😮
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 25 дней назад
Kkkkkkkkkk Habarta waa ooysay
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 25 дней назад
Maqal wuu jiraa
@AbdifatahAhmed-dn4yw
@AbdifatahAhmed-dn4yw 25 дней назад
Maqal wuujiraa
@abdulkadirali894
@abdulkadirali894 25 дней назад
MA IYAGAA SOO DIRAY?
@AliHussein-ue2if
@AliHussein-ue2if 25 дней назад
Wa ok
@DhagaweyneAnqaas-pk6pd
@DhagaweyneAnqaas-pk6pd 25 дней назад
Kabishi
@QaliAbuukar-gd3dn
@QaliAbuukar-gd3dn 25 дней назад
Cod maleh
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 25 дней назад
WAR CARABTA OO DHAN IYAA CUNTA SAMBABKA😂😂 IYO WELIBA ALAABTA XOOLAHA😂. SOOMALI UUNBAA HILBAHA INTA WANAAGSAN KA CUNTA. UUSKA QAAR BAA FAQDA😂
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 25 дней назад
Mxaaa tiri sanbab gartaye 😮 alaabtu ma xaarka 😮😮
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 25 дней назад
@@dilara-jj5yj HIHI😅 UMA JEEDIN XAARKA. WAXAY CUNAAN WAA XINIIN YAHA XOOLAHA . WELIBA WAA BISHA RABADAAN WAXAY AY MARAQ FUUD AH KA SAMAYSTAAN OO AFURKA KU BILAABAAN SI AY U CABAAN. WELIBA MARAQAAS WAXAA KALE OO AY KU DARAAN HUNGURIGA DIGAAGA, AMA DOORADA KOLBA SIDAAD U TAQAANAAN😉. MARAQAAS WAXAY KU MAGACAABAAN "XARIIRA ". DALALKA AADKA LOOGA CABO WAA TUUNIS, MAROOKO, ALGÉRIA.
@shamsogarad6932
@shamsogarad6932 25 дней назад
Shut up cunsuriyohow. Xun
@sedson02
@sedson02 25 дней назад
Eelay uraya waad taageerta argagixisada iyo cadawga oromoda . Nio target haiska dhigiin sidi Jamaal Khashogi siraha dowlada social media kaga sheekeenaysa . Ayaan Xersi ku taamo qaado .
@DaahirMusaxey
@DaahirMusaxey 25 дней назад
Waa jiraa
@Cali.ShiineGele
@Cali.ShiineGele 25 дней назад
Ok
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 25 дней назад
Maqal wuu jiraa
@MohamedabdiMusa
@MohamedabdiMusa 25 дней назад
Ok
@CeeldaahirSchool-iw5ck
@CeeldaahirSchool-iw5ck 25 дней назад
Waa jiraa
Далее
🍏 Устарели ОФИЦИАЛЬНО! 🤡
00:32
DAGAALKA HAWIYE IYO DM EE MAANTA (4465)
2:20:38
Просмотров 10 тыс.
Kamala Harris donnée gagnante dans 3 états clés
8:32
ISBAARADA HAWIYE EE HORTAALLA SOOMAALIYA (4468)
15:49
Просмотров 2,1 тыс.
RW XAMSE OO KA HADLAY ITOOBIYA IYO MASAR
8:14