Тёмный

Dilkii Cabdirashiid Cali Sharmaarke 

hiiraanonline
Подписаться 21 тыс.
Просмотров 377 тыс.
50% 1

40 guuradii ka soo wareegtay dilkii madaxweynihii Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ku aadaneyd 15 Octoobar sannadkii 1996.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 164   
@barwaaqoidilfan6594
@barwaaqoidilfan6594 4 года назад
ALLOW U NAXARIISO 2020 YAA DAAWANAYA TALLOW
@FaarahJaamac-bt8wt
@FaarahJaamac-bt8wt 7 месяцев назад
Abdarshiid Ali sharmake Ilaaahy ha u naxariisto Mdxweyne Abdarshiid 😢
@abdulahihusein1054
@abdulahihusein1054 4 года назад
Allaah unaxariisto madaxwene qaran waye🇸🇴🇸🇴🇸🇴Ammiiiin amiiin
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 5 лет назад
Alla Ha Nax .weyne A/ rashiid Iyo A/ xaaji Xuseen Aamina Cabdirazaq Laakiin Cidlooma Qaban Dilkii Cabdirashiid Reerkiisa Kama Fogeyn
@nadaibrahim2866
@nadaibrahim2866 7 лет назад
dilka lo geystay x-president aad ayan uga xumahay ,waxan leyahay alle midigta hakaga dhibi kitaabkaga aamin aaamin
@arxanshow4754
@arxanshow4754 5 лет назад
Alaaha u naxariise intii dhimatay oo Soomali ah
@korkore4819
@korkore4819 11 лет назад
allaha u naxariisto cabdirishiid cali sharmarke insha allaah
@cllahikhalifxirsibulxan
@cllahikhalifxirsibulxan 6 лет назад
ilahay naxaristi jano haka waraabiyo labada masuul clrishid cali sharmarke iyo clrisaq xaaji xusen
@keynanfan7012
@keynanfan7012 5 лет назад
Marka fiirso waxa arkeysa madaxweyne c/rashid Cali sharmake iyo madaxweynihi mareykanka J.F Kennedy, sawirkoda ayagoo is garab Taagan hadana nasiib daro labadoodaba waxa loo dilay daacadnimadoda iyo wadaninimadooda
@xasancabdi704
@xasancabdi704 6 лет назад
Ilaahay ha u naxariisto magaalada laascaanood oo lagu dilay madaxwenihi hore ee somalia waxa somalilan iyo puntlan ugu muransan yihiin waa inkaartii baan is leeyahay marxuum cabdirashid cali sharmake
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 2 года назад
Kumamuran sana calanka republic of somaliland ayaa katagan adiga miyaa muranka bilabaya
@aminojaamac5363
@aminojaamac5363 10 месяцев назад
Cidna kuma muransanee dadkii daganaa ayaa marba meel la aada
@queenyudgoonismail9313
@queenyudgoonismail9313 7 лет назад
Allah janada haka warabiyo abti cabdirashiid
@dfghbbcgghjm5356
@dfghbbcgghjm5356 5 лет назад
Alahow unaxariiso madaxwaynahaygii LA dilay inshallahu aamin
@IsmaAragto
@IsmaAragto 14 лет назад
He is a legend! God bless him.
@marwoabdi7623
@marwoabdi7623 5 лет назад
Alle ha Unaxariiato isaga iyo intii kahoraysayba
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 6 лет назад
ALLAAH idinraxmo iyo intii Muslimiin ah *Rag Waa Ragii Hore* Shugran
@mahamedali6310
@mahamedali6310 6 лет назад
Allaah ha unaxariisto
@612nasir2008
@612nasir2008 8 лет назад
alaha u naxariisto dhamaan abayaashii wadanka u soo hagameen SYL.
@washingtonlondon9634
@washingtonlondon9634 7 лет назад
612nasir2008 amiin.
@ibrahimhussein1311
@ibrahimhussein1311 6 лет назад
612nasir2008 six
@yahyecabdul2892
@yahyecabdul2892 7 лет назад
allah haunaxariisto
@cheyyene
@cheyyene 15 лет назад
Galansummer: war baad heysaa balse waxba haku sheegin halkan. Googley "Al-shabaab oo Jidadka Muqdisho Sudhay Gacmo iyo Lugo ay Dad ka Googooyeen" maqalaaka jamhuuriya ka yaala. Al-Shabaab jirinimadooda leysla wada arag ! Ilaaheey ha hanuuniyo dadkan diinta, midnimada iyo bani'aadnimada dhinac maraya. Aaamiin.
@mohamedyuusuf7289
@mohamedyuusuf7289 6 лет назад
Kacanki aya kadambeyay way iskacaday raga xaga cidanka ugusaraya iyaha ayay ahayen iyago hunguri kagajiray hoganka iyaga ayana kafaiday dad dhiig kalexanaya mey ehen dhigya cabyo isbaheystay
@geesiyadajaarso6074
@geesiyadajaarso6074 11 лет назад
abdirashiid ilaaho wku naxariiso
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 8 лет назад
Xaaji Muuse Boqor oo markii Cabdirashid Cali Sharmarke la dilay xisbigii SYL oo parlamanka u badnaa ay u doorteen in uu madaxweyne noqdo wuxuu Xaaji Muuse Boqor horay usoo noqday wasiirkii arimaha gudaha ee dowladii daaqiliyada 1960 ka hor. Qofkaas ayuu Cabdirizaq Xaaji Xuseen leeyahay waayo arag uma aheen in uu madaxweyne noqdo 1969 markii Cabdirashid Cali Sharmarke la dilay.
@mukhtarbashk9556
@mukhtarbashk9556 4 года назад
Ilaahay ha unaxariisto Wuxuu ahaa nin Saciima
@khalaffaarax2909
@khalaffaarax2909 11 лет назад
ABDIRISAAQ XAAJI WAXAAN AAMIN SANAHAY INUU SIDA XAQIIQDA AH EE AY WAX U DHACEEN UU U SHEEGAYO. MAASHA ALAAHIYE.
@safiyaahmed217
@safiyaahmed217 3 года назад
Inaaderkii ba loo adeegsadey subxaan Allah majeerteen waa cunaa yagoo qomameyneya ma arag
@tufaelmi5706
@tufaelmi5706 6 лет назад
ALLEHAW NAXARIISTO MARXUUN CABDIRASHIID CALI SHARMAARKE. ILLAAHAY AYAA OG SABABTII LAGU DILLAY. BALSE MAXAA KA DANBEEYAY. HODHODHOO SABABTII LOO DILAY WAATA DUMISAY MIDNIMADII SOOMAALIYEED WAX KA DANBEEYAYNA MA JIRTO SOMALI HADA WAA WADA QOROQORO,..........
@yahyeshafiofficial2255
@yahyeshafiofficial2255 6 лет назад
Alle ha unaxariizto
@maxameddhegjar8649
@maxameddhegjar8649 4 года назад
Alle how naxariisto Madaxwaynaha
@cheyyene
@cheyyene 15 лет назад
TheWintersummer; U are my man since u telling the true, waana run waxaad sheekeysid, sanadkii 2000 ayuu daahir aweys,Al-barakaat &ganacsato ay dhul aan la hubin mulkiyadiisa ay sii gadayeen. Markaas warlords ayaa kula jirey balse hada , kuwo cimaamada xirtey ayaa ku harey howlahaas. Kaliya dhalinyarada askarta u ah ee la duufsanayo, qaarkoodna ay taliyayaal ciidamo ay ka yihiin Al-shabaab ayaanu uga digeyna halkan inaan lagu shaqeysan. Biyokulule: buuqa jooji, runtana haka leexan!
@abdiy.mohamed7489
@abdiy.mohamed7489 5 лет назад
Alle swt haunaxariisto X madaxweyne CCSH. ilaa Hada waa suaalaha aan iswaydiyo.. Sababta kadambaysa
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 5 лет назад
war soomaaliyeey cabdirashiid nin aan qabiil aqoon buu ahaa, wadani, oo wadaad ahaa. dadkii dhalayna SYL bay ahaayeen. qabiil yaan lagu durin. allaw u naxariiso
@abdisalansharif26
@abdisalansharif26 6 лет назад
Allah yaa raxma
@foos7330
@foos7330 6 лет назад
Asc ilaahey ha u naxariisto laakiin soomaliya nacebka ay isku qabto ilaa goormuu soconaa maxase loo qabana iyaga is lug gooynayo
@ahmedkaarshe1207
@ahmedkaarshe1207 5 лет назад
dilka alle haw naxaristee madacwayne cabdi rashii ali sharmaarke waxa dilay askari ilaaladisa ka tirsana hayb ahan nin an ka fogayn hayb ahan waliba jifada hoose alle haw raxmade madacwaynaha waxana mishinka sida an qiyasayo soo malegay dad an ku farax sanayn madaxwayne cabdi rashiid ali sharmaarke siyaasadiisa kuwaas oo iyana an hayb ahaan fogayn mucaradna ku aha marka an kor iyo hoosba soo koobona xiliga dadka somali wax fahansana waxay ahayen somalina u talinayey hayb ahan madacwaynaha cida uuu kasoo jeday MAJEERTEN dhacdo kasta oo halka ka dhacdayna koley anigu cid kale kuma edeyen. ilaa hadana somali iyaga aya somali hoganka u ah koley waxan.ugu baqi laha war sida wax loo burburiyo wad taqanaane bal.hada sida wax loo dhisona isku daya wana dariqa sharafta somaliyed kusoo laban karto
@nadaibrahim2866
@nadaibrahim2866 7 лет назад
alle ha u naxaristo
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 6 лет назад
Waxaan ogahey mid,Somali qabiil iskama deyneyso .(Waa in xal loo helaa) Syl. rabi how naxariisto.
@zeekooxuseeinxasan3899
@zeekooxuseeinxasan3899 7 лет назад
ilahay ha kunaxariisto..
@abdulahisuleiman9802
@abdulahisuleiman9802 5 лет назад
Asagaa dilay cabdi abaar cudur maxamud waligod waxaynecnayen cisman maxamud oo harti o'odhan waxaynecebyihin boqortoyada khaasatan cumar fidmo
@mohakulane3735
@mohakulane3735 5 лет назад
Somalida waa dadka kaliya ee dulmiga iskugu marqaati furo Taarikhda benta ah , sababto ah wxaa macqul maahan askari inuu madaxweyne sabab la'aan u dilo majirto, shirqool ayuu ahaa dilkaas
@Aziizmohamed
@Aziizmohamed Месяц назад
Adiga soo ma dhihin Waxaan maqlay in cabdirashiiid ay u imaatay babuur aan xabada karin lkn xabadaydu way kari doonta
@odayabdulle405
@odayabdulle405 5 месяцев назад
SICIID YUSUF SICIID ORFANO OO BEESHA CALI SALEEMAAN U DHASHAY BUU AHAA DILAAGII EX MADAXWEYNE ABDIRASHID ALI SHARMAARKE. DR SHIIKH ALI YUSUF FARBUUR OO BOOLISKA GAALKACYO AHAA BUU LA DHASHAY.
@abukarosman6384
@abukarosman6384 6 лет назад
Ala ha unaxriisto
@AtotheFRO
@AtotheFRO 12 лет назад
Gal Gale Maxamuud Salebaan iyo Cabdiraxiin Salebaan maxaad uga tagteen? Musuq Maasuqa No1 Gal Gale kkk thepathoftruth1 waa runtiis reerkaan wax bay Qariyaan Odaga Shekada Dhinackale buu u leexshay waa Xaqiiqo ka fog Dilki Cabdirashiid
@alinoorahmednajji1955
@alinoorahmednajji1955 4 года назад
He was from Majeerteen they killed him
@sahraabdulle933
@sahraabdulle933 8 лет назад
alle ha u naxariistu halyeey siciid waxay ahayd in taalo loo suubiyo
@safiaali9688
@safiaali9688 8 лет назад
Sahra Abdul I agree with you sis.
@abdi1502
@abdi1502 5 месяцев назад
inkaar qabto
@abdi1502
@abdi1502 5 месяцев назад
Sahraabdulle lagu dil idam alle
@nimomusse7485
@nimomusse7485 8 лет назад
allaya raxma raaximiin
@cheyyene
@cheyyene 15 лет назад
Waxey ku dhaheyn Al-Shabaab/X.Islaam "Waxaanu idiinka digney 1996 ma ay dhaceyn hada". Iminka DFKS barlamaankeyda 570 qof ka kooban waxey u badanyihiin dad mutcalimiin ah, kasoo shaqeeyay karaaninio/agaasimayaal dowladii dhexe ka dibna khibrado fiican ku sameeyay dibadaha, dadkaas weeye dadka horumarinaya wadamada Soomaaliya u dhigma ee ahaa (semi-socalism) sida tanzaniya, itoobiya, East european una baahan in nabad la siiyo si ay ula tartansiiyaan wadankooda hooyo wadamada aduunka,
@thepathoftruth1
@thepathoftruth1 13 лет назад
doorashooyin lagu shubtay awgeed ayuu udhintay oo goboladda uu ka soo jeedo ka dhacay, waxaana dilay jifadiisa taariikhda way qariyaan reer ciddiisu, ninkan cabdirisaaq xaaji xuseen wuu ogyahay wuuna qarinayaa,
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 5 лет назад
War isaga & Maxed abshir ayaa dilay ogoow Xabsi ayeeyna ku waareen Ogoow!!!.
@Dabayare
@Dabayare 6 лет назад
Ninkii xilkiisa lawareegay ayuunbaa ka dambeeyay dilkan. Sheekadan ilaa maantay kasocotaa Muqdisho. Dilka waa sida keliya ee promotionka lagu helo. Dad isku wada qabiil ah, oo hadana lagu yidhi iyagu ha'is baadhaan cidii dishay waa fashil :)
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 7 лет назад
Alle ha unaxariistee, mxaa loodiley madaxweynahaasi?
@leylayalahow5003
@leylayalahow5003 6 лет назад
somalia ama.laga saraa 2 qabil ee ayaga is dila anaga na dhubay wan.ka qustay walahi dad badan wey qaban fikirkas
@razag911
@razag911 10 лет назад
Aun abdiridsk
@nasirsancawi2416
@nasirsancawi2416 6 лет назад
War somaliya ma clrshid by ka daba ooyaysa wali ,wa yab waxa ka xnun badnaa xasuqii afwyne ugysyty shacbka somlind ,tlw imisa gesi ba Ku kudhinty daglki ,lkn markihore anga somalind ahan wan fududany ,lkn Marianne dhicimyso tasi oo kale
@isxaaqmaryacade18
@isxaaqmaryacade18 6 лет назад
Nasir Tecno Isaaq Idinkoo Dowlada Hadaan Arko Walee Ana Anoo Mj Ah Baan Dowlad isu Sheegay
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 года назад
Yaa Idiin Baahan Qurunyahow!!!.
@siciidcaydaruusmaygaagsici4916
Asc wll miyanad xishoonayn oonad isla yaabeyn taarikhda ladilay mrxuum sharmaarke ahnxst waa 1969 ) adiguna wxaad meesha ku qortay waa 1996 kii waar niyow waad riyonaysaa wxaan u maleynayaa inaad tahay dadka wx magratada ah ee lagu shaqeysto Waryaa degdeg uga msax tuug beenale ah baad tahaye xayawaan
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 4 года назад
Ilaahay ayaa Xaqiiqda Og lkn Dadku waxay sheegaan waliba dadkii markaa Siyaasada ku jiray in aad adigu ka Danbaysay Dilkii Cabdirashiid Ilaahay ha u naxariisto. Cabdirisaaq hadaad tahay.
@adeed7
@adeed7 4 года назад
That is a fake news. I knew A Haji huseen personally. He did not do it. It is a fake news spread By bad people in Siyad Bare's regime.
@Drammaboi1
@Drammaboi1 9 лет назад
Wixii hore ha daba soconinee horay u socdoo caalamka soo gaadha, Somalidu ugu ma horaynin President Assasination iyo Civil war. China, USA, iyo qaar kaloo badan ayaa soo maray marxaladahaas hada eeg meesha ay joogaan. waxbaa la dilay, waxbaa la xasuuqay looma iloobo mustaqbalka hada ku hor taagan.
@cheyyene
@cheyyene 15 лет назад
Inkasta oo soomaaliya ay 80's aysan aheyn Social-Communism state hadana dumidaankii derbigii berliin iyo shuucinimada (1989) waxey dedejisay dumitaankii dowladii dhexe, 20-guuradii loo sameeyay dumitaanka darbigii Barliin madaxdii Yurup&America waxey horaantiiba ugu soo mahadceliyiin, siyaadona u weydiisteyn Ilaaha ay aaminsanyhiin Kaniisad. Soomaaliyana rag sheeganaya iney diinta u adeegayaan ayaa ku tooganaya maamulayaashii iyo siyaasiyiintii afafka masaajida, Yaabney ee ma Yaabteyn?
@IsmaAragto
@IsmaAragto 14 лет назад
@gaagaalayaasha aren't cuman mohamed, isse mohamed and cumar mahamoud call cali saleiman or was it mahamoud saleyban? i am confused.
@ahmedaden9462
@ahmedaden9462 4 года назад
Afsomali ma iskaga hathashid because your fucking English is making people confuse
@cheyyene
@cheyyene 15 лет назад
Qarnigii 19 soomaalida ku nool magaalooyinka ma aysan aheyn 1/10halka qarnigii 18 aysan u dhoweyn 1/20, markaa cuntada ay cuni jireyn in badan waxaa laga geeni jirey wadamada Carabaha iyo Hindiya, waxaana keeni jirey doonyo shiraac ku xiranyahey (1-2 bil safri jirey) sidaas ayey xadaaradii Ras-Caseyr ilaa Seylac ay uga qeyb qaadatey nafaqeynta shacabka iyo fidinta islaamka dhamaan dhulka east afrika, ayna muslimiinya ethiopiya supperiror uga ahaayeen masiixiyiinta wadankaas, una nafaqeeyeen.
@kaltumoshariif718
@kaltumoshariif718 6 лет назад
cheyyene
@cheyyene
@cheyyene 15 лет назад
"I shot the sharif but i didn't shooted the deputy" uu yiri jamaicaankii ka dhuumanayey dembiga loo heystay iyo hadalkii shaley ee al-shabab "Nabada waanu rabnaa, balse shariif lama galeyno" ayaa isu eg, Cajiib weeye in Muslimiin sidatan u hadasho ! PL+S-land wey ka culusyihiin DFKG, horeyna u sheegeyn in DFKG iyo mucaaridku wada hadlaan. "Ragu waa shaah uu ku fakiro, Dumarina waa sheeko"ee Al Shabaab&X.Islaam&DFKG dhexdhexaadin ay hogaamiyaan Inter Community iyo wadamada Muslimiinta.
@Janankaify
@Janankaify 9 лет назад
shukuur sxb ninka aad leedahay wuu fiicnaa, isaga iyo C/risaaq labaduba hadimo ayay ka shaqeeyeen, soomaalina tafaraaruq iyo baaba' bay u horseedeen, taasina waa ta keentay sida ay maanta soomaaliyi tahay, iyaguna qaxootinimo iyo iyagoo gaalo gacanta hoorsanaya bay ku dhinteen, adna koley nolol ka liidata uun baad ku nooshahay, markaa dilka abaalkiisu waa uun dil ee sidaa u garo.
@younisfaroole4932
@younisfaroole4932 6 лет назад
😤
@calixasan73
@calixasan73 5 лет назад
Alle haw naxariisto ammin ammiiin qmmmin
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 11 лет назад
Aun c/rashid cali sharmake wuxu aha madaxweyne la soo dortey aun siyad bare wuxu aha nin xukunka xog ku qabsadey mana qabo in la simo qof la so dortey & qof xukunka xog ku haystey marka arintan dilitankisana rag badan ba wax ka oga siyasin & madaxdi mucaridka ahaba & gacmo shisheye gar ahan hayadihi sirdonka ee wadamada nato & warso oo ku tartamayey wadamada soo koraya qastan African & asia oo wadamad aintoda militry coup ka dhacey inta badan aha dowlado la soo dortey sida Gana & Nigeria
@kaysewayax1234
@kaysewayax1234 5 лет назад
Illhow aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaarabi unaxariito
@mohamedismailmohamed71
@mohamedismailmohamed71 5 лет назад
Waxa somaliya haystaa waa sidii maydhaamay dilkii madaxwaynaha crashiid, suaasha aan marnaba la soo qaadin waa xidhiidhka Ka dhaxeyay dilkii iyo inqilaabkii , ma muuqato sabab loogu eedeeyo cabdirisaaq oo keliyah, maxaa keenay inqilaabkii diyaarka ahaa EE dhacay Shan cisho Ka dib???????
@al-qaasimichannl2281
@al-qaasimichannl2281 5 лет назад
Waxa cadeyey hadaladisay ukashegay falad uqabtay dilka kahoraa waxa layiri abdirashid gariga xabada karin ayu sogaday waxu yiri walee xabada wagrii dondaaaa
@maalintashuhadadasnm7819
@maalintashuhadadasnm7819 11 лет назад
ABDI RASHIID ALI SHARMAAKE ILAHAY HA UU NAXARIISTO MUWAADIN SOMALIYEED AYUU AHA..... LAAKIN WAXAA BADALAY OO XOOG DALKA KU QABSADAY AFWEYNE OO SOMALI KALA GEEYAY MAANTA HALKAY KALA JOOGTO ,,,,,
@isxaaqmaryacade18
@isxaaqmaryacade18 6 лет назад
maalinta shuhadada SNM Haa Sxb
@isakmohamed5132
@isakmohamed5132 6 лет назад
Sax
@cheyyene
@cheyyene 15 лет назад
Hadalka Mudane C/risaaq hadaan dhegeystana weyba sii adagtahey in la helo dadkii ka dambeeyay, Alle ha u naxariistee xaaji muuse boqor ayaa lagu eedeeyay hada ka hor, sida uu sheegayo a/risaaqna dambiiluhu arimaha iskushuban iyo cadaalad daro uu arkey laga yaabe inuu u sameeyay dambigaas, hogaankii kacaanka ee siyaad wey adagatahey, anyway .. It's and it was un solved crime so far, waxaana ka dhigey dambiilihii oo la doogtay awgeyd, cidkale oo wax ka sheegtaa dilkaasna aan la helin.
@muniib2009
@muniib2009 15 лет назад
Aniga waxaan qabaa C/risaaq in uu ka dambeeyey dilkii Madaxweynihii hore. Ma daama uu mucaarad kaligii ahaa. Yarkan waraysanaayo C/risaaq waxaa u malenayaa in uusan Taariikhda waxba kala socon, ama uusan rabin in uu hadal ku adkeeyo.
@awyussuf2676
@awyussuf2676 6 лет назад
Wax ma garato ayaa had iyo jeer wax qor-qora. Marxuum Abdirashiid gacan ka xaq-daran ayaa dishay. Marxuumka Allaha u naxariisto, ajasha iyo waqtiga ayaa meesha ku jirtay. Alle ayaa Quraanka kariimka ah ku yidhi= Ka baqa fitno aysan haleelaynin kuw daalimiinta ah keliya, balse dadka wanaagsana ay asiibayso. Haddii taariikhdaas halkaas aan uga gaabsado , Allaha u naxariisto Marxuum jAAlle SIYAAD asna iyo Kacaankii 21 OKtoobar 1969, ayadana adna ma xukuntid ana ma xukuma waa qorsho Alle .
@abdikarinjama5976
@abdikarinjama5976 6 лет назад
Majeerteen maantay lama joogo 1960kii somali waxa idin tusay siyaad bare al u naxariistee never ever in aad somalia madaxweyn ka noqotaan
@istarahmedmaxamed2975
@istarahmedmaxamed2975 6 лет назад
uduceeya intii dhimaty ilaahay dartiis waalawada socdaaye
@istarahmedmaxamed2975
@istarahmedmaxamed2975 6 лет назад
Qabyaaladana hala dhaafo adoo hadlayo uunbaa ladhiman ilaah noodabidhaf
@Janankaify
@Janankaify 9 лет назад
Cabdirisaaq inuu dilkaa lug ku lahaa waxaa taabtay Xaaji Cabdiwaraabe waraysigiisa wuxuu ku yidhi sidan: markii ay isugu yimaadeen huteelkii ay sheekada "kursigaan la saaxiib ahay" ku baxday, Cabdirisaaq wuxuu huteel ay Cabdi waraabe wada joogeen habeenkii kaa ka horeeyey kaga dhaartay inuu dili doono madaxweynaha, iyo inuu madaxweynuhu la soo degey gaadhi bulletprov ah oo ay ka tabaabushaysanayaan. Waana meesha ay ka timid nemmer uno xabadu way kartaa. eeg youtube TAARIIKHDA XAAJI CABDI WARAABE part 2. Sidaas oo ay tahayna Cabdirisaaq xataa dugsi hoose ma gelin, isagaana afkiisa ka qirtay.
@cabassan3793
@cabassan3793 7 лет назад
geel ciije
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 года назад
Arrintani waxay kuwo ka ahayd khaladki ay majerteen kula kaceen ex Somalia. Waxaa ku xigtey marki ay majerteen sameytan jabhadda loo bixiyey Ssdf. Arrinta seddexaad waxay ahayd marki diyaradahaa 19 and mig 21 ay ku qaraceen magalaadda hargeisa. Halka waxay ku dileen dad tiradoodu Kore dhaaftey 50.000 oo qof. 1963 marki u abdirisaq yimmid hargeisa ee ay dadki ku mudaharaden waxay kala kacayeen ayaa wuxuu yidhi . Sii Jeedka ayaad ku wanaagsan tihin Ibrahim omer.
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 2 года назад
Reer somaliland sow dhulkooda cadow kumaysan wareejinin in ladilo maxaad u diidaysaa
@mohamedsalah4682
@mohamedsalah4682 4 года назад
Wale Sidaad Wax U Dhigayso Ma Cada Lkn Alle Ayaa Wax Og
@Yummysomalilander
@Yummysomalilander 12 лет назад
MAALINTII AFWYNE QABSADAY SOMALIA WAA BAAS BAA U BARYAY SOMALI AHN CABDIRASHIID CALI SHARMAMARKE FROM WHAT I HEARD HE WAS A WELL RESPECT PRISIDENT REST IN HELL AFWEYNE EVERYBODY HATED HIM
@hibonuura1500
@hibonuura1500 5 лет назад
lascanood waa mel baas waa waxa malin dhig ugu daato Somaliland iyo putlan iskugu haystaan
@ahmedbile7044
@ahmedbile7044 4 года назад
Inaadeer lascanood denbi ma geline, waa lala soo doontaa
@jakeyphillip3031
@jakeyphillip3031 4 года назад
KKK. ... Laascaanood waa degaan. Deegaan wax ma dilo. Dad baa wax dila. Ninka dilayna maahayn reer Laascanood, dadka lagu tuhmayona inay ka danbeeyeen maaha reer Laascanood. Waxaa dilay nin inadeerkiisa oo CALI SALEEBAAN ah. Waxaana lagu tuhmayaa inay ka danbeeyeen C/RISAAQ X Xuseen (cumar maxamud) iyo (maxamud abshir haamaan (ciise maxamuud)
@cismaanwarsame4665
@cismaanwarsame4665 7 лет назад
ilohow yna xariiso
@fuaadcaao7285
@fuaadcaao7285 5 лет назад
ninkaan amuu dilay
@salahkooreeye4171
@salahkooreeye4171 6 лет назад
Dadweynaha somaaliyeed intooda badan waxay aamminsanyihiin in ninkaa la waraysanayaa uu dilkiisa ka dambeeyey.
@Mooraal0
@Mooraal0 4 года назад
Salah Koorèeye afweyne ayaaa dilay
@maandeeqwardheer8120
@maandeeqwardheer8120 10 лет назад
Cabdirisaq Hagi Hussein( Cabdi Abaar/Habaar) , asaga kulug lahaa Dilkii Cabdirashiid Cali Sharmaarke- Waa la ug yahay- Cabdi Abaar nin uu ka danbeeyey Dilkii Cabdirash iirCali Sharmarke. Waa la ug yahay
@mujaahidgeele1212
@mujaahidgeele1212 5 лет назад
Wuxuu leeyahay waxan qiyaasayaa in ay laascaanood ahayd kkkkkkkk waxa lasheegay in cabdirisaaq ka mid ahaa ragii kadanbeeyayay dilkaa sababtoo ah isagoo habeen kahadlaaya meesha layidhaa dabka meel udhow ayuu yidhi waxad maqlidoontaan dhawaan dhacdo isbadel keenta oon lafilayn tiina sedex cisho kadib ayuu dilkii cay
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 9 лет назад
ILahay haku naxaristo qof qaliiya buu ahaye😔. Bantay yaya ka gadayan waa layaqana daarood baa ka dabeyay dilki cabdi rashid maa Sheehan maxay uu qarinayan😯 kulaha waqoyiga laagu dilay laascanod malinta daarood dabi lagu qabto waxay noqanaysa hargeysa marka qabil noqotana daarood baay taha😊😁😂😂😂😂
@darwishyarekismayo5921
@darwishyarekismayo5921 7 лет назад
xishood an gabobay qurux an gadomay ilahay haunaxaristo iska dheh intas le kaga bahanyhy meqa darod aya dhimanayen hadan somali nahay qabil aya halkn nadhigay
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 6 лет назад
Isagu darood ma ahayn miyaa , idoor bakhtiyad tahaye , madaxweynaha qaranka waxa loo dilay ilahay baa og , se adigu wax maskaxda laga kufsaday baadtahaye
@isakmohamed5132
@isakmohamed5132 6 лет назад
ha waregto girantu Haa Nin Majerteena Dilay
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 года назад
@@daariqahmed8297 isaaq waxbaa haka sheegin
@cheyyene
@cheyyene 15 лет назад
Sidaas weeye, Nin yiri "Ishaada ayaa macalin kuu ah" Aniguna ku lehi Al-Shabaab : "Kuu ceeb qarinay oo kuu ceebqarinay ee adigaa Caloosha is dooxay"
@cheyyene
@cheyyene 15 лет назад
TheWintersumer: Biyo Kulule, Gadaal ka gaar ayuu u egyahey, hala yaabin waqtigiisa ayuu marayaa ..:) Trouwens, je spreekt ook kaskoppen taal, ken je mij, woon je In NL en waar ziet je zichzelf te verbergen met alle deze kennis? Vanwege je prive bescherming, je mag minimaal zeggen in hier hoor.
@al-qaasimichannl2281
@al-qaasimichannl2281 5 лет назад
Asgan lawareysanaya ayaba kadanbeyey dilka madaxweynaha elaheyna wu kabal marin donaa
@cheyyene
@cheyyene 15 лет назад
The WinterSummer: oh..ok ..maar mijn utrechtse jaarwisseling is niet zo gezellige zoals ene Somalische party in je channel, trouwens je ziet zeer jonger er uit volgens hier in vergelijking met je kennis vor somalische politiek. Biyokulule: Boowihiis buuqa jooji, comments badan ayaa lagaa baabi''iyay halkan, waa fool xumo, dhalinta adiga oo kale mujtamaca soomaalida wey u baahanyihiin, iney nala garaadsadaan ayaanuna diyaar u nahey, hadii aanu yara idinka da'a weynahey.
@mymrgreenmrgreen
@mymrgreenmrgreen 8 лет назад
anyway omar ali marxan don't have 10flag....talk about those whow come upp with 10 falg and those as killed abdirashid cali sharmarke in las caanoot in hargisa..sooo ninka ka xanun sanin moqadisho somali ma ah...ah iko soo af celin ani...dholkan marxan bu sooga...ciid kalle u sogayo ma jirto..
@ibarahimali429
@ibarahimali429 6 лет назад
Joe nails
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 года назад
Dalka ka dhacay 15 Octobar 1969 kumaa masuul ka Ah majeerteen Madaxweyne majeerteen dilay Shacabka Somaliyeed shaqo kumualel America ogoow
@maganiyodiini4146
@maganiyodiini4146 10 лет назад
haa majeerteen hadii loodayo madaxnimo ayaagaa isdilo alow yaa u dayo madaxnimo ha isgumadaneeee
@istarahmedmaxamed2975
@istarahmedmaxamed2975 6 лет назад
ilaahay janadii hageeyo dhib waxaa qaba kii dilay iyo intii la ogeedba idadan maqlay nin daacada ku dheer buu ahaa
@mustafakosovo5936
@mustafakosovo5936 6 лет назад
Sharmuutaa kudhashay waa hubaa car hooyada waydii waliga malagaa zinaystay kudheh
@abdikarimharedkoiooo8573
@abdikarimharedkoiooo8573 5 лет назад
@@mustafakosovo5936 Subxanallah war Xisho Nijas ba tahaye Ninka Iska Celi Rag Iska dhiig Maxad Hoyo Kadoontayyy
@libanmahamud262
@libanmahamud262 5 лет назад
Sxp yaa dilay
@FA-on6qw
@FA-on6qw 4 года назад
Abdirashid in la dilo waa ku haboonaa. Jaajus shisheeye siiba xukumadii talyaaniga dabodhilif u ah Buu ahaa sida wiilkiisi dabo dhilif ugu yahay imaraatka.
@raaxacadeey2292
@raaxacadeey2292 4 года назад
Yaa ka wareysanayo hadhikabow cudur qabil ba ka hadashinaye uf
@odayabdulle405
@odayabdulle405 5 месяцев назад
Baastar cuqdad mj qaba m A madaxweyne abdirashiid ali sharmaarkaad noocaa ku sheegi eeyahow eeygu dhalay
@haboodinrahaboodeilkacass8170
@haboodinrahaboodeilkacass8170 4 года назад
ninkani waxbu qarinaya
@abdi1502
@abdi1502 8 лет назад
sahra cabdulle godka lagu cadaabyeey maxay go,dadu been sheegtay
@sahraabdulle933
@sahraabdulle933 8 лет назад
alle markuu iigu talagaley ayaan dhimanayaa lkn ma sheegi kartaa hal wax oo cabdi-rashiid somali uu taray
@cheyyene
@cheyyene 15 лет назад
Tan kale akhyaarta, Odeygii weyn ee Mucankaga ah ee Kismaayo nabada keeni waayey, Marxuum Baaba Siyaad maa waqtigaas Dharbaaxo kulul ku dhuftey ? Gxxxxxxxxxxxxx, LOL Odayaashan walaahey halkey edeb iyo kala dambeynta kusoo barteyn Suáal hala geliyo? Ha ila yaabinina, maanta waa 21ka oktober waxaana ku heysayaa:- Waatanoo, wataayadii Oktober, waan isku tiigsanahey,tub dhac, wada marney, waan isku tiigsanahey, tub dhac, wada marney Oktoober !! dhandharadhaan.
@gusweyne33cm
@gusweyne33cm 12 лет назад
You know i have a very big cook( most women i saw they give me this name) and really i like majeerteen girls and women. who kill Abdirashid? this man in this vedio is responsible the killing of Abdirashid. Abdiriziqa Haji Hussian former somali prime minister is responsible the killing of that poor man. Majeertaan Cumar Maxamud is responsible the killing of Abdirashid Ali Sharmake. Mohamed Siyaad Barre wish him ever lasting in paradise (Janad Allah ka waraabiyo) he was not involved that killing.
@maandeeqwardheer8120
@maandeeqwardheer8120 10 лет назад
Cabdirisaaq ma qabo Waji uu Majeertiinya ku tago-- taasaa kuu kaleftey in Mogdisho laku duugu- Adan aktiisa . lakiin , lafahiisa waa laka soo saaraa- meelkastoo yalaan
@saidmohamed2441
@saidmohamed2441 7 лет назад
dhulbahante baa abaabulay.
@shacabkakhaatumo5059
@shacabkakhaatumo5059 6 лет назад
Siilka Hooyada Wase Afka Kala bax Dhulbahante
@nimcoxasan3724
@nimcoxasan3724 6 лет назад
Nacalaa dhiladii kudhashayee kala bax af qadh muunaantabadan dhulbahante waa gobeee
@nimcoxasan3724
@nimcoxasan3724 6 лет назад
Noolaada shacabka khaatumo iyo shacabka dhulbahante
@nimcoxasan3724
@nimcoxasan3724 6 лет назад
Said Mohamed hooyadaa baa dishayde ileen dhilay batahy
@sscfocas2606
@sscfocas2606 5 лет назад
Waryaaa fataal. Anaa kuwasa.
@sahraabdulle933
@sahraabdulle933 8 лет назад
cabdi-rashiid cali sharmaake sax bey aheyd in ladilo maxaa wacay. dhulkeenii ayuu kiinya u saxiixay. inta cadowga somaliya qatar laaga dhigin oo laguufaanin marka hore fiiri wax qabadkiisa oo soo baar.
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 8 лет назад
Cabdirshid Cali Sharmarke somali ma istihaalin sidaa darteed muu sii joogin wax badan. Cabdirshid wuxuu ahaa hogaamiye wadani ah oo dadkiisa aan dhibin hal qof uu dhibaateeyey ma u maleenayo in uu jiro intii uu raisul wasaaraha iyo madaxweynahaba ahaa. Laakiin ILLAAHAY somali wuxuu ugu badalay hogaamiye xun oo dhibaateeya ileen somalida waa dad xunee.
@cheerbozz
@cheerbozz 7 лет назад
Sahra Abdulle abayo Abdirashid Ali Sharmarke waxo aha madaxweyne Somalia 1967-169 ila Marka lagu Tigray Lasanod. Omar Abdirashid Ali Sharmarke wa wiilkisa ..
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 года назад
Jaahil Aan Waxba Ogeyn Ayaa tahaye Ogoow.!!!
@mahamedalikemashaallaah6134
@mahamedalikemashaallaah6134 6 лет назад
Allaha unaxariisto
Далее
WAXAAN AHAA WADAADKI SADAXAAD EE LA XIRO 1972
40:24
Просмотров 291 тыс.
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:22
Просмотров 436 тыс.
🎙А не СПЕТЬ ли мне ПЕСНЮ?🍂
3:04:50
Новый хит Люси Чеботиной 😍
00:33
Kaftanka Siyaasada 518 oo aad u xiisa badan
39:57
Просмотров 56 тыс.
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:22
Просмотров 436 тыс.