Тёмный

Djibouti iyo ramadaanta 🇩🇯 

Qays Qeyser
Подписаться 597 тыс.
Просмотров 89 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 499   
@ogaansho
@ogaansho 2 года назад
Ramadaan wanaagsan walaalkey ayna hooyaday dhalin , taqabalalaah.
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 года назад
OGaansho my favourite youtuber😍🥰✊
@zhiineozofficial8638
@zhiineozofficial8638 2 года назад
Sidaad qadiyada Rer somaliland uso faragashatyba inder dib kuuma daawan
@shaakirabdi9422
@shaakirabdi9422 2 года назад
😊😊😊😊
@Mohamed-kv8to
@Mohamed-kv8to 2 года назад
@@zhiineozofficial8638 ninku ma faqash baa horta hhh
@yoyo-tf7eh
@yoyo-tf7eh 2 года назад
@@zhiineozofficial8638 aad io aad saxiib amba dib uma daawan
@yasermohamed3284
@yasermohamed3284 2 года назад
Djibouti dhulkeykaa hooyo waxaan daganahay Balbalaa ❤❤😅 waani salaamay somalideyda waanku fanaa ilahaay ayaa nabadiyey somaliland Djibouti somaliya iyo somalia kenya iyo somalia galbeed salan from Djibouti ❤😢
@marianmuse8733
@marianmuse8733 2 года назад
Insha'Allah waad heleysa wxn io wax ka badan
@jibriilsheikhismailjobriil7675
@jibriilsheikhismailjobriil7675 2 года назад
Salaam brother from hargeisa somaliland
@URvimez
@URvimez 2 года назад
Somaalida Kenya ..(NFD) ..waa ku salaamay saxib ..ilaahay baa mahad leh oo dhulkaa baaxada leh Ina siiyay . Waan jecelhy inaan Djibouti iyo Somaliland booqdo mar un
@hotha5352
@hotha5352 2 года назад
Wll wlhi Djibouti waabad ijeclesisen way qurux badanthy mashallah 🥺Inshallah marban tagi🥰
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 года назад
Wa xaga lacagta wl dadka cadiga ah illahy iyo cidi so aragtay unba garan kara
@bilanbarwaqo722
@bilanbarwaqo722 2 года назад
@@karimhasan8967 wadan kasteba wa sidad wll waha jira Mel dadka lacagta leh galan iyo meel dadka meldhehadka iyo meel ay dadka wahba haysan galan tasi ceeb maha wll lkn Djibouti way qurux badan tahay
@samatarmahdi7319
@samatarmahdi7319 2 года назад
masha allah djibouti jano casimada geeska💕💓🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@ruuninaugaas8801
@ruuninaugaas8801 2 года назад
Yesss, first to comment🦋😍wll mcn labo haben kahor un bartey bagekaga🦋and suddendly its my favourite😍
@cilaahiklboss9254
@cilaahiklboss9254 2 года назад
Masha allah qayes
@hamsemohammedali110
@hamsemohammedali110 2 года назад
Qays qayser dalxiis la mar dee! Kama daalaysid sidoo kale cabdi samad bage kiisa Waa maaweel fitness isagana booqo!🙌
@xamdacali8788
@xamdacali8788 2 года назад
Insha.allah
@qalbidhayasomaligirl7746
@qalbidhayasomaligirl7746 2 года назад
Jabuuti qurux badna insha allaah inan tago ayan rabaa 🥰🥰🥰
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 года назад
Wa xfdaha lacagta leh lkn dadka cadiga ah lama ogola in la soo duubo dawlad ahaan
@aichadarar678
@aichadarar678 2 года назад
Masha Allah LOTA VILLA meel aad u dagan,Ramadan Mubarek QAYS 🇩🇯✌️
@zamandaljaja5438
@zamandaljaja5438 2 года назад
Aamiin Ilaahay ha u naxariisto waalidiinteena intii dhimatay inta noolna ha inoo xafido
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 года назад
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔❤
@hananzulaymqn9156
@hananzulaymqn9156 2 года назад
Ciise casimadisi iyo wadankiisi uu dhistay wlhi alle ha u barakeyo
@layladheman6534
@layladheman6534 2 года назад
Qofka kaliye dhulka soomalida ii jeclaysiiyeey ❤❤💋💋
@rashkashorts5370
@rashkashorts5370 2 года назад
Mashallah 🥰 djabuuti Waa meel aad u qurux badan keep going pro
@archboolan3035
@archboolan3035 2 года назад
Wllhi aad iyo aad bey uqurxoontahy jabuti m.a
@maherhassan9613
@maherhassan9613 2 года назад
Djabouti way hormartay🔥🇩🇯🌍
@suadabdi8623
@suadabdi8623 2 года назад
mashallha Ramadan Mubaarak Qeys Qeysar
@asmasaleebaan8077
@asmasaleebaan8077 2 года назад
Allah badal khayr qaba hasiiyo dadkaa🥺🤲
@dekabilan5164
@dekabilan5164 2 года назад
Ramadan moubarak my two brother welcome my country
@cihamidcilaahi1532
@cihamidcilaahi1532 2 года назад
Legend. We proud. Brother Go forward
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 года назад
Maashaa allaah wll Ramadaan mubaarak
@khaliilcabdi4853
@khaliilcabdi4853 2 года назад
Ramadan mubarak legendry qays keep on charity
@Khaleif7
@Khaleif7 2 года назад
*Masha Allah*
@charkokhadar2558
@charkokhadar2558 2 года назад
Mchallah hafada ui shidan bad joogta kama dheer GABODE 4 baan jooga 😂😂😂😂😂 hafadaha maraykanki baa la mooda wlhi aniga jabuti jooga jacel halka 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@daoudsaad5632
@daoudsaad5632 2 года назад
Waa Xafada HARAMOUS karane CITÉ LOTA anigu IAm Djiboutien 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jamiefooddreamer6381
@jamiefooddreamer6381 2 года назад
Dijbouti looks soo beautiful !!
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 2 года назад
Masha allah wllkey keep going Ramadan mubaarak
@habsaabdi9416
@habsaabdi9416 2 года назад
Masha Allah, m'y home Djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯😉I will yu because yu are m'y favorite
@abdirizack1mohamed941
@abdirizack1mohamed941 2 года назад
Aamiin alle ha inagu gaadhsiiyo bashbash iyo barwaaqo
@amanabdillahi5275
@amanabdillahi5275 2 года назад
Qays qayser keep Going negga! Hargeysana illahay baa laajira inshallah. From djibouti
@dhooldhagaweel7121
@dhooldhagaweel7121 2 года назад
Ramadaaan mubaarak huuno qaaaali allh haku ilaaaaliyo insha alh🙏
@hotha5352
@hotha5352 2 года назад
Ramadan kareem bro🌙🥰💖
@b-heroofficial
@b-heroofficial 2 года назад
waligay izma lahayn jabuTi sidaN ayay u qurxooN thay amazing adiga ayaa itusay qruxdeDa Thank😍😍😍😍
@abdulkadirshire5915
@abdulkadirshire5915 2 года назад
Ramadaan mubaarak wllkry qays qaysar
@macruf
@macruf 2 года назад
Wcs walal Ramadan kariim Allaah naga aqbalo soonka salaada iyo ducadaba 🤲
@mr.maashaali5027
@mr.maashaali5027 2 года назад
ramadaan mubaarak asxaabta like iisaara sidoo kale saxiibkeen waan salaamaya qays qayser
@cabdiyare..7514
@cabdiyare..7514 2 года назад
Ramadan Mubarak wllky Qalaga.......🌙🌙💪💪💪🇩🇯🇸🇴
@habsaabdi9416
@habsaabdi9416 2 года назад
Masha Allah, m'y home Djibouti
@zafaofficial1020
@zafaofficial1020 2 года назад
Djibouti est un beau pays, que Dieu le bénisse, c'est un beau pays
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 2 года назад
Kkkk meel meel moyaanee caasimadii waa foolxuma diimis gidaafad iyo qudhun
@nghoumnghom2300
@nghoumnghom2300 2 года назад
@@fardusaxasan1573 adaa qudhuna waxyahy bugta ma qurxda ay jabuuti ledahy ayad uquudhi ladahy xanuunba ku hayee
@missjano8249
@missjano8249 2 года назад
@@fardusaxasan1573 xasidnimo maa ficna wadan kaste maqal maraykan meelo folxun leh lakine inta badan waa qurux wana wadan dhismayo oo ictiraf leh
@feyrussiad9549
@feyrussiad9549 Год назад
@@fardusaxasan1573 al xaasid laa/maa yaflax, laga yaaba in aad tahay gadabuursi oo aad uqdad ciise iyo isaaq aad uhaysaan subxaanallah, ilaahay subxaana wa tacaalah naguma dilo xiqdi iyo xaasidnimo like you
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 Год назад
@@nghoumnghom2300 kkkkkk ma djabouti igama xigtid waana meel gidaafada foolxumo badan oo horomar lahyn
@iamdalaljunior723
@iamdalaljunior723 2 года назад
Ramadaan Mubaarak wll Qeys🙏❤
@dekabilane1248
@dekabilane1248 2 года назад
mash allh ramadan mobarik wllk qali ko bashal dalkaga djbouti jano intedonti jog ada iskake
@faadumosiciid3439
@faadumosiciid3439 2 года назад
Alle ha u naxariisto dhamaantood waalidkeen Aammiinn yaa allha Alle ha idin guuleeyo idinkana if iyo aakhiroba
@mohdayax3921
@mohdayax3921 2 года назад
Inshllh way ka soo kaban doonta Hargiesa sxp mcn sidii ay ahyed si ka qurux badan bay noqodoonta 🥰🥰🥰🥰
@qumanm9542
@qumanm9542 2 года назад
Qays fariid 😇 keep going dalkayga Djabouti saa inoogu soo duub ✌️
@mupezhiirofficial9415
@mupezhiirofficial9415 2 года назад
Qays qayser zhp Djibouti is my county 👋❤️
@samiyafarah3865
@samiyafarah3865 2 года назад
hikma abdi waxay kugu dhehday sidii nin rag ah ayaad u hadasha. MashaAllah tabarakaAllah
@hikma567
@hikma567 2 года назад
naa dee waa runteey ee nolal yeelo
@samiyafarah3865
@samiyafarah3865 2 года назад
@@hikma567 Naa dee nolal waan lee yahee, Adigu wiilka iska dhaaf, wa bishi ramadan ee ilaahay ka cabso xaajiyo.
@hikma567
@hikma567 2 года назад
@@samiyafarah3865 naa hadaan ninka amaan siiyo iyo hadii kale ba wax kaa galay ma jiree...idaaaaaa
@baabdi5246
@baabdi5246 2 года назад
@@samiyafarah3865 naa walal naga amusa bal
@baabdi5246
@baabdi5246 2 года назад
Maxa ugu hadlaysa? Iyadu af maleh
@sacadahmed5810
@sacadahmed5810 2 года назад
Wow Ramadan mubaarak 🌙🌙
@munna_wacan
@munna_wacan 2 года назад
Ramadan karem qays keep going bro ninka kaliye aan tagero RU-vid layda somaliyeda 🙏 💪 ❤❤
@munna_wacan
@munna_wacan 2 года назад
@Ducaale Duddub me too wllkay 🥰
@topspeedbrazil6853
@topspeedbrazil6853 2 года назад
Saudações do Brazil aos mais lindos amigos ♥️ 🇧🇷 😍😍
@ayanfarah6505
@ayanfarah6505 2 года назад
Naa ma camal baad weyday maad been naga dhaaftid😂😂🤣
@EDIT.MAHRES
@EDIT.MAHRES 2 года назад
INTA XANUUNSAN ALLE HAKA DULQAADO KUWA CAAFIMAD QABANA ALLE HA USIYAADIYO ALLE HA INOOO WADA NAXARISTO DADKA DHIBAATAYSAN ALLE WAX KHAYR QABA HA UGU BADALO DADKA REER HARGAYSA EE MEELAHOOGII BURBURAY ALLE WAX KA KHAYR BADAN HA IDIN SIIYO🤲🤲
@legacyofafricakooshinducaa146
@legacyofafricakooshinducaa146 2 года назад
Ramadan Mubarak🙏🏼 Brother welcome to my Country of Birth 😁
@hassanosman5241
@hassanosman5241 2 года назад
🇩🇯 home of peace
@obdirahmann__2287
@obdirahmann__2287 2 года назад
Thr One and Only Abdirahman Abdiweli Qayska❤❤
@ugbaadabdishakur227
@ugbaadabdishakur227 2 года назад
Favourite RU-vidr Hore u soco mar wlba❤️
@hodanTiino
@hodanTiino 2 года назад
Ilahy haunaxariisto labadinii waalid lknse wll goormaad imanysaan wlloh ramadaan kreem
@sakariyecazka1533
@sakariyecazka1533 2 года назад
Sxb gacanta ilhy cafimaad ku siiyo amiin intii dhamataay ilhy janada ha ka warabiyo iyo inta xanuusanayse ilhy ha cafiyo amiin Ramadan Mubarak 📿🕋☪️
@ahmed.h9771
@ahmed.h9771 2 года назад
My favorite youtuber qeys qeyser Ramadan mubaarak sxb ❤️❤️
@saarasaid2147
@saarasaid2147 2 года назад
Aamiin aamiin wllo dhamantood allah ha uwada naxariisto intii dhimatay 😢
@hamsemohamed6664
@hamsemohamed6664 2 года назад
Zaaxiip fiidyow kasoo duub nolosha dalxiiska iyo intii aad dalxiistey meelaha aadku cajabiyey Thanks qays qayser
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 года назад
Mashallah Ramadan mubarak legend qaysar
@barakachannel496
@barakachannel496 2 года назад
Manshallah beautiful 🌹🌹💕💕
@idmanosman9335
@idmanosman9335 2 года назад
Wllky qays alle hakula jiro marwalba alle hakula jiro wllo aad ayaan ugu farax sanahey meeshaan ku dhashy ayaad joogtaa runtii kuu farxay waad iga nasiib badan thy jabuuti joogta anoon wali ku laaban Ana burao jogaa meshaad ku barbartey mnsh allah tan arak allah❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰
@ifrahaliaided5528
@ifrahaliaided5528 2 года назад
Ramadan Kareem 😍😍
@hanicabdilahi8302
@hanicabdilahi8302 2 года назад
Keep going brother 💯
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 2 года назад
Ramadan mubarak Qays 👍👍👍😘
@hubikan2445
@hubikan2445 2 года назад
Alle ha unaxariito aaba ayaashiin
@abdirizakosman2247
@abdirizakosman2247 2 года назад
Ramadan Mubarak 🌙🖤
@monour9794
@monour9794 2 года назад
MASHALLAH Djibouti
@usameaxmed3813
@usameaxmed3813 2 года назад
Qays qaysar wxad tahay qof zhptinimadu ku wayn tahay ❤️
@abdallamohamett1020
@abdallamohamett1020 2 года назад
Ramadaan-kreem all mislimiinta ♥️🥰👏
@Mohamednuur-r
@Mohamednuur-r 2 года назад
War ninyawo qeys qaysar wan ku xisay nahy sxb ser hore u soco sxb ser allha haku barakeyo 🙊thanks so much 🙏I love you family 👪❤😘
@inacumar170
@inacumar170 2 года назад
Insha ALLAH Wy ino Hagagaysa Hargeisa wllo Qayz ducadada ALLAH ha ino Aqbalo ❤🤦‍♀️🤲
@radiaabdillahi148
@radiaabdillahi148 2 года назад
MashaAllah Djibouti kurux jano❤
@ayaanleandiazizdaljoogsoma3844
Maasha allah qays
@suleimanyasin6199
@suleimanyasin6199 2 года назад
Ramadaan mubaarak masuuliyiin qaaliya 🥰
@sharafali3992
@sharafali3992 2 года назад
MaashaAllah Djibouti 🇩🇯 waan soo maray meel saan u qurxanna maba arkin ee waa xagee xaafadaan dabeesha kasocota?
@rayalehdaher5278
@rayalehdaher5278 2 года назад
welcome to Djibouti i Just randomly i found out That You are in Djibouti
@maxamuudsidiiq3392
@maxamuudsidiiq3392 2 года назад
Amiin Wll Ramadan Mubarak ❤️❤️❤️❤️❤️
@farahsaed8329
@farahsaed8329 2 года назад
Ramadan wangsn wll alle how wad naxriisto dadkii ingu qaaliga aheye een alle usuuro gelin soonk ingn alle hynoga daba naxriisto
@رحمه-ذ1ح
@رحمه-ذ1ح 2 года назад
واصل السير أخي الكريم حفظك الله من كل شر
@ahmedmawel6526
@ahmedmawel6526 2 года назад
Ramadaan kariim waan idin salaamaynaa ree jaboutina waan salaamaynaa
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 2 года назад
Legend Of RU-vid Qeys Qeysar Legend of the Vlogs Waan Ku Salaamayaa Ustaad Qeys
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 2 года назад
The one and only lagend Qays Qaysar❤🥰
@safahajji4552
@safahajji4552 2 года назад
Allha uu gargaro inte dhimaty iyo inta dhibatysanba🤲😭
@aamiinfarxan885
@aamiinfarxan885 Год назад
Thex next Ramadan 2023😊
@nasraabdi3610
@nasraabdi3610 2 года назад
Guulayso wllky M.allah wiiil ahlu diin ah weye qays qaysar wllo Guulayso 🥰🥰🥰🥰ilahay ha unaxaristo inty waalidiintooda dhinteen Ana aabahy iyo macalin igu qaaliyoo dhintay uduceeya inuu ilahy udanbi dhaafo sidoo kale shiikheeniii clnaasir ilahow janadaada gee😭😢🤲🤲🤲🤝🤲
@yaasinabd4958
@yaasinabd4958 2 года назад
Masha allhaa qeys qeysar nin and ku xidhanaha wn indinsalamayaaa waxaa joogaa xafada karton
@mohameddahir9266
@mohameddahir9266 2 года назад
Jabuti mezha kaliye ku riyodo inan tago
@ayaan850
@ayaan850 2 года назад
Waa run wllky illahay dhaman waalidiinteena intii dhimatay how naxariisto runtii aniga aabahay ayaa iga dhintay wllhi qalbigayga aadbay usamaysay dhimashadii aabahay lkn illahay ayaa inaga jeclahay alle how wada naxaristo dhamantood 🙏😢 masha allah wll dhul badan oonu wali arag ayaad nagu dalxiisisay runti aad iyo aad ayad u mhdsan tahay wllky waxbadana waanu kaa faaid oo dhul aanu waligayba maqal ayaad nabartay markaa hore usoco wll
@cabdirahmanbile8852
@cabdirahmanbile8852 2 года назад
Zxp hargeisa way kuu xiisaytay ee soo noqo
@zuhursayid1
@zuhursayid1 2 года назад
RAMADANKAREEM ☪️🥰
@mahamudyusuf751
@mahamudyusuf751 2 года назад
Ramadan muparik🤩
@hamsebade2501
@hamsebade2501 2 года назад
Abdirahman Abdi Wali Mohamud Farah Qays Qaysar Magaca & muuqaa Ha Jiro Libax Ilbaxnimadi Oo Qofa Ramadan Kareem🌙💕
@kingayup1581
@kingayup1581 2 года назад
Ramadan mubaarak
@abdirahimadam17
@abdirahimadam17 2 года назад
Bisadaha iyo ayyda waan jecelahay aa😂😂😂😂
@farhiyadaud4928
@farhiyadaud4928 2 года назад
Ameen Allah unaxaristo dhamantod ana sido kale Aba iguso duceya inu naxarista rabi kawarabiyo
@abdirahmanmohamed6005
@abdirahmanmohamed6005 2 года назад
Aamiin alle ha u naxariisto
@farhiyadaud4928
@farhiyadaud4928 2 года назад
@@abdirahmanmohamed6005 shukran abowe
@abdirahmanmohamed6005
@abdirahmanmohamed6005 2 года назад
Sidokale mahad sanid abaayo quruxey
@saafiadan2974
@saafiadan2974 2 года назад
Amiin Amiin yaa rabi 🤲
@ubahhasan1745
@ubahhasan1745 2 года назад
Ramadan muparek wll qeys❤👤🤴🤗
@sharmaakebaashe1613
@sharmaakebaashe1613 2 года назад
Ramadan mubarak
@kaysecaano3144
@kaysecaano3144 2 года назад
Qays Qaysar Keep Going Brother
@samirajamac7038
@samirajamac7038 2 года назад
Mahadsanid qeys qaysar
@faisaali7176
@faisaali7176 2 года назад
Ramadan kariim hno xafat qurxon
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 2 года назад
Masha allah Xeeta jawi degan ayaad ku jirtaan.
Далее
Tijaabi codkaaga | Hassan beylani Carpool Karaoke
18:44
Кольцо Всевластия от Samsung
01:00
Просмотров 481 тыс.
SAYLADA UGU WAYN GEESKA AFRICA |BIRRO
10:01
BALI meesha qofkasta ku riyoodo inu Tago
14:09
Просмотров 149 тыс.
CODKA UBAX: Qays Qeyser
1:11:24
Просмотров 620 тыс.