Land of my birth.Djibouti I really miss you.hope to see yoú soon.I am in Alleppey Kerala.I miss those sleepy afternoon s where there was a time called Siesta.and those romantic nights at Escale where there was dancing and music and plenty of grand cusine accompanied
Waan ku hanweynahay inaan ahay rer Djibouti,laakinse waxba ka ma garanayo jidadkas iyo guryaha cusub oo dhan,waxaan huba oo kaliya in dhismaha iyo wadoyinkas ay iga dambeyeen.
Djabuti waa dal yar misane dhaqalo wanagsan waxaa saldhigyo ku leh wadamada calamka dhaqalaha ugu so xarodo aya ku filan shacabka reer jabuti inta aan lagarin wax so sarkoda m MARKA INTAA WAXAA ULA JEDAA HORMAR LATABAN KARO UGUMA JEEDO DALKA WHY DJABUTI WAAN JACEL NAHAY HOR MARKODA WHY GARAB AAN AYAG AH HEEN MALIHIN WADANKA HOR MAR KIISA KOR HALOO QAADO ) GUUL GOWA NIMO DJABUTI