Assajog waa mahadsantahiin marka hore waayo waxaad meesha ka saari rabtaan aflaantii shisheeyaha lakin hal mid ayaan dhaliil ila muuqata oo ah xaga tafatirka waayo filimkii oo meel dheexe marayaa ayaa dib waxuu kuugu celinaya qaybka maqan sheeko la soo dhaafay