Тёмный

DM OO KA ADKAADAY HAWIYE (4432) 

shantasoomaaliya1
Подписаться 187 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 88   
@saidamursal7085
@saidamursal7085 9 дней назад
❤Somali waa dad wada dhashay colaad hadeey faaido leedahay meeqa sanaan dagaaal kujirnaa nabada kudadaala soomaliyeey ❤❤❤
@koshinhassan9120
@koshinhassan9120 10 дней назад
Alxaqiiqa KG DAD JECEL NBDA DULMIGANA NECEB HADII LAGA BAQSANWAYANA YAQANA SIDA MADAXYADA LOO QALAJIYO GEESIYAALA RRA DHASHOODII DARAWISHEED VIVA KG✅✅
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 10 дней назад
Maxaa lagufalaa nag hawiye nalkas hadii ladamiyo mana,la,arkaye gabdhehena d,mirifow baa somali ugu qurux badan olyoburushato hawiye marabno.
@Dhalawga
@Dhalawga 9 дней назад
Long live unity of Somalia.
@abisinianancientsomalia2536
@abisinianancientsomalia2536 9 дней назад
Dambiga DM ayaa markasta Iska leh
@Alex-n5n1l
@Alex-n5n1l 10 дней назад
Guuul macalin thanks for help🎉 Somalia
@mohammedhussein4840
@mohammedhussein4840 9 дней назад
Souwest guuuuuul. Koonfur galbeed guuuuuul
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 10 дней назад
Sidaa weeye walaidinkudayaya hakayelina hawiye.❤
@faizaaliabdallah5731
@faizaaliabdallah5731 9 дней назад
2:25:49- 2:26:12 👍🏼👍🏼 yes waa siyasad xasan ka danbeeyo
@abisinianancientsomalia2536
@abisinianancientsomalia2536 9 дней назад
Big big ❤ for DM
@sahraadan6762
@sahraadan6762 10 дней назад
Waa runta wallahay ha dunto haday doonto ma dawlad ba jirta waa mooryaan magaca Soomaaliyeed ku tuugsanaya bes , waa inay raali gelin siiyaan shacabka KNG .duliga qashinka ah
@Luuladan54
@Luuladan54 9 дней назад
Geesiyaash KGS iyo daraawiishtooda guul ayaan leenahey Sharaf tra iyo gobanimo ku noolaada Dhegta Dhiiga u dara kuwii idin dulmiya 🙏🙏🙏🙏🙏
@mabkow
@mabkow 10 дней назад
RW waa ku deg degeen heshiiska, waxay ahayd in waa soo tashaneynaa in ay yiraahdaan oo ay odayaasha RW ka qayb galiyaan.
@abisinianancientsomalia2536
@abisinianancientsomalia2536 9 дней назад
Hormuud intey jirto.Guul maad gaadhin
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 9 дней назад
Awalaa waxladhahay dabaan kuleelkiisa la,arkin dambaskiisa lagama leexdo saasaa larabaa reerkonfurgalbed inaad iska celesaan wakaa s reerkii weybaqeen guulaysta reerkonfurgalbed guuuul
@Deqa-xc8bb
@Deqa-xc8bb 10 дней назад
GUuL D iyo Mirifle iyo Dir, miyomal all Soomaaliweyn inta samaha jecel
@gamilasaeed3847
@gamilasaeed3847 9 дней назад
HAWIYE SIDIISABA WAA QALLAD UMADDA SOOMAALIYEED LUQUNTA UGU JIRA, QOON XAARAATII LEEXSATAY OO LUNTAY,, RAALI GELIN WAXA LAGA QAATAA DAD BANI AADAM AH.. KUWA KAN AADINIMADDII BAY KA BAXEEN , EE HALAGA TASHTO DOWLAD GOBOLEEDKIINA AADA HAWIYE RUN MA SHEEGO NABAD GELIYADDIINA KHATAR BAY KU SUGUN TAHAY
@ahzabofficial4868
@ahzabofficial4868 9 дней назад
Uroonaha raxween inaa tahay shaki kuma jiro macalin
@mohamudaden1375
@mohamudaden1375 9 дней назад
Dawaco meeshaay macaash kubarato ayey macluul ugu dhimataa
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 10 дней назад
Guuleysta digil iyo MIRIFLE
@MaahirCade-bh8kf
@MaahirCade-bh8kf 9 дней назад
Macalin suxufi kadacadsan somaliya majiro ada nomaqan warka inosotabi😅😅😅😅
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 10 дней назад
WAA LAYSA SIRAAYAA EE HALEYS JIRO
@user-yo5hj3nr2n
@user-yo5hj3nr2n 10 дней назад
BOOTADA BARAHA BULSHADA AAN KA WADA MAQALNAY OO KA WADA ARAGNAYE MAXAA LOO TAHRIIBIYAY RAALLI GALINTA DHAGARTA IYO FULEYNIMADU KA WADA BUUXDO? YAASE AAMINAAYO XASAN BEENAALIHII TUUGGA AHAA OO IIMAAN-LAAWAHA AHAA EE XISHOODKA KA ARRADNAA?
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 10 дней назад
Haa waa xaqiiq 😂😂😂😂😂 UN DHUL KU DHACDAY BAY NOQDEEN
@yonishaji8089
@yonishaji8089 9 дней назад
91dii shacabka DM hub ma haysanin caydiid oo soo dhacay hubkii dowlada ayaa ku soo duuay ma ahane ma qabsan laheyn
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 10 дней назад
Asc SMS Macalin Aden guleesoo kusoocoo Macalin Hawiyee wadka Badisen DM guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@somalihanolato741
@somalihanolato741 10 дней назад
Madaxwayne c,lafta garen waxan kula talin lahaa inusan aminin xasan oo yiri yaan kaga baqayaa weliga agtisa ga imaan mamulgoledtadi hore meshay Maren Mar 2 sano ito sannado kale inaga kugu darayna boqortoyo noo hagaaji 3gmgoboæ 3 kale way imanayaan insha sllah
@t.a.b6071
@t.a.b6071 9 дней назад
Asc. Inutile se anche chiedano scusa non serve. Devono difendere loro diritti. Il popolo Mailand. Insha Allah li aiuterà . Non dovete credere questa gente.
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 10 дней назад
Laakiin Hawiye haddii edab darada uu joojin waayo ayaa la shafaayaa
@SumeyaDahir-wq8od
@SumeyaDahir-wq8od 10 дней назад
Kkkkk😂 Konfur galbeed is not easy 😂 waxan maqlijirey niin aan warankaga geelin weedhaada magaasho😂 Guuuul reer konfur galbeed Anigo ah gabadh D5 ah🇸🇴♥️👈
@abisinianancientsomalia2536
@abisinianancientsomalia2536 9 дней назад
Xoolaha ma sax baa in la dilo OO la cuno.. Hadaad haa tidhaahdo . Aqoon uma lihid Raashinka Bani'aadamka loogu talagalay 😂.waxaad tahay Adoon Carbeed 😂😂😂
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 10 дней назад
lacag waa qaadasho miyaa , ma la aamini karaa raali gelintaas
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 10 дней назад
Awel BAKH bay Ahayde imminka waa DHAKH damu jadiid.
@AmiirCali-c5b
@AmiirCali-c5b 10 дней назад
Boqortoyada beesha Galadi
@user-rp7ge9kx1d
@user-rp7ge9kx1d 10 дней назад
Hawiye way cabsadeen aaway bootadii hawiye naareed VIVA ITOOBIYA VIVA LAFTGREEN 💪💪💪
@IbraahimYare-d7e
@IbraahimYare-d7e 9 дней назад
Haweyah futada madoow waaluwasi doona
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 10 дней назад
Macalinka lugeeya ilaahay ha ku xifdiyo geesiga aan baqin
@Heimatar
@Heimatar 9 дней назад
Mar walbo maqcad shaah lee ku jir xaqir Ajuuraan beenta dhaaf Iiraan weligeed kama talin kppnfur ma ogi Ajuuraan wuxuu u xaqiro ninkaan
@abisinianancientsomalia2536
@abisinianancientsomalia2536 9 дней назад
Ma Hawiye baa Dad ah? Hawiye waa Jaahil 😂😂😂
@Ahmedisse77
@Ahmedisse77 10 дней назад
Wm cabdicasiis tuugada Hawiye dhagaha ku dhuf
@MiigAc
@MiigAc 10 дней назад
Wadanka soomaaliya xukunkiisa
@Sahraishaq-k1l
@Sahraishaq-k1l 9 дней назад
Shabelaha hose kama harayan xasan malinki ladortay huru bayfhabo ka aday wa oktihin wali kama harin shabelaha hoose yan loo jilcin kuwas jilec malahan an iska jirno
@Sahraishaq-k1l
@Sahraishaq-k1l 9 дней назад
Waa runtaa saswuu dhahaya wa wax jira
@adensaid6563
@adensaid6563 10 дней назад
Asc maclinka nimankaan abgaal sheeganayo oo dhahayo kgs ayan matalad ka rabnaa ka hadal
@user-ic9yz1tk6f
@user-ic9yz1tk6f 10 дней назад
3875 ayaa laatah
@muslix1147
@muslix1147 10 дней назад
DM waligood ayay ka adkaayeen Hawiye ee awalba laaluush iyo dawladnimaday oga faa’iideysan jireen. Markii dawladnimada DM la enpower-gareeyay hogaan iyo rag adag oo wax fahamsanna loo dooray wakuwaas mooryaantii maanta baryootamayso iyadoo isku dayaysa in sidii ay horay ugu khaldi jirtay beerlaxawsi ugusii khalado.
@gamilasaeed3847
@gamilasaeed3847 9 дней назад
AADANOW MA HAWIYAAD RAALI GELIN KA SUGEYSAA ,WALLAAHI AADANOW WAAD QALDAN TAHAY, XILDHIBAANADA KOONFUR GALBEED NABAD GELIYADOODA KHATAR BAY KU JIRTAAA HADDII AAD RUMEYNEYSO HAAWIYE
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 9 дней назад
laakiin yaan la rumeysan waa in laga foojignaado moryanta
@YonisKhasimmohamed
@YonisKhasimmohamed 10 дней назад
نعظعف حعبل😮السلام عليكم 😊
@Sahraishaq-k1l
@Sahraishaq-k1l 9 дней назад
Hawiyo dhan wey isku qaban kala dadsanan lama rabo cidan dambe yay noga dhimanin gobolada kale halaso aruuriyo cidanka kuli sabab anaga cidankena aya lagu dagal tagaa marks wici cidana hala soo aruriyo hada hogan fcn
@Sahraishaq-k1l
@Sahraishaq-k1l 9 дней назад
Run ha umalaynin futo xarkama dhamado ee ogada shirqol kale aya radinayan halays kajiro
@siatbulle5893
@siatbulle5893 10 дней назад
Raali geeliin wax kajiro majirto degniin
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 10 дней назад
Adanoow u qaleey bahdillad intaan ka badan haka sameeyan Hawiye
@ShukriEnow
@ShukriEnow 9 дней назад
Dad.badan.ayaa.ku.daawanaayo
@abisinianancientsomalia2536
@abisinianancientsomalia2536 9 дней назад
Hormuud markaad soo buriso ayaad Hawiye ka adkaatay 😂
@MiigAc
@MiigAc 10 дней назад
Hala idiin dhiibo.wadaninimada Adinka ayey idinku hartaye?!!.
@AmiirCali-c5b
@AmiirCali-c5b 10 дней назад
Kasoo hadal boqortoyada beesha galladi
@YonisKhasimmohamed
@YonisKhasimmohamed 10 дней назад
ماشاء الله ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 10 дней назад
Soomaali waa ay ogaatay Digil iyo mirifle iyo Hawiye cidda adag Hadda doon kama taagno Hawiye innuu iska celin karin Digil iyo mirifle Power
@YonisKhasimmohamed
@YonisKhasimmohamed 10 дней назад
هعوي❤رعلكت معرمن❤حعد 😢صومالي❤حعد نحمعرن❤معلن❤رعلنءق ❤منقد❤
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 10 дней назад
Haa yaa is gaaray ?
@Deqa-xc8bb
@Deqa-xc8bb 10 дней назад
KFG Buufiya cayayaanka reer Isbaaro
@AbdiGabow-r7u
@AbdiGabow-r7u 10 дней назад
war dadka walaaha eh ha isku dirino
@AdanIdow-sy4hv
@AdanIdow-sy4hv 10 дней назад
Hawiye wu guuleystay kkkk
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 10 дней назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 haygu soo qarwin KKKKKKKKKKK
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 10 дней назад
ADAM AFKI BA'AY YIRI TOOBA WAA KARA 😂😂 REER MAAYLAND WAA LA RALI GELIYEY HADI AY DHAB KA TAHAY XADAN SHEEKH IYO XULUFIHISA
@YonisKhasimmohamed
@YonisKhasimmohamed 10 дней назад
هعي
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir 10 дней назад
Waxay ahayd in Odoyaal ku sheega Hawiye yimaadaan warbaahinta
@waqtigiixasuuqi
@waqtigiixasuuqi 10 дней назад
Warkaan war kale ayaan sugayaa.
@waqtigiixasuuqi
@waqtigiixasuuqi 10 дней назад
Warkii Etopia way baxeeysa ayaa lasku arki doona.
@siatbulle5893
@siatbulle5893 10 дней назад
Wax lagayela mise laga maqlaa majirto sabentooda waa been
@TitouanMathieuTitouanMathi-b2p
@TitouanMathieuTitouanMathi-b2p 10 дней назад
Thompson Dorothy Wilson Linda Thompson Amy
@AM-hi7ve
@AM-hi7ve 10 дней назад
Muxsin mee
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 10 дней назад
😂😂😂😂😂😂😂
@RRAREEWING1
@RRAREEWING1 10 дней назад
Kuwee jaab ka Hawiye ku jiray miyaa
@abisinianancientsomalia2536
@abisinianancientsomalia2536 9 дней назад
DM ha xoreeyo Shicibka wanaagsan ee Hawiye
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 10 дней назад
Taariikh cusub oo Eelaay loo samaysnaayo? ... ilaa caddayn la keeno , yaa aaminaaya?
@user-rp7ge9kx1d
@user-rp7ge9kx1d 10 дней назад
👍👍👍👍👍👍💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@somalihanolato741
@somalihanolato741 10 дней назад
Guul adanow lakiin ma la duubay cadayn
@waqtigiixasuuqi
@waqtigiixasuuqi 10 дней назад
Xildhibaan Jesow, warkiisa away. Ma dhuuntay?
@AdanIdow-sy4hv
@AdanIdow-sy4hv 10 дней назад
Masar iyo turkiga waxay kuheshiiyen in midnimada soomaaliya in la ilaaliyo adiga adanow xagee racaysaaa
@abukarosman1859
@abukarosman1859 9 дней назад
Halka Hawiyaha Soomaaliya Ay Ka Walaaqdey oo Meel Kasta Isbaaro Moodeen Hormarinta Iyo Wax Soo Saarka Wadanka. Moryaantaas oo Soomaliya Kaankarka Ku Noqdeyna In La idinka Qabtaa Wadanka Si Loo Helo Umad Xalaal Wiilkiisa Iyo Walaalkiisaba Sharciga Isaga Kacantiisa Ku Keeno Hadii Ay Denbi Galaan. Adiga oo Hawiye Ahna Lagaama Sugaayo Sharcigaas Lakiinse Waan Kugu Qasbi Doonaa Inaad Sharciga Aad U Hogaansatid. Turkey iyo Masarna Ha Moodin Iney Hawiyo Security U Noqon Doonaan 2:46:05
@sahroali8373
@sahroali8373 10 дней назад
Was rantaa
@baller_ad5115
@baller_ad5115 10 дней назад
This guy is a liar, been aan laga xishooneyn qabiil iyo quran ayuu ka shekeyaa..ilah ka cabso. Been lacag haka radin.
@waqtigiixasuuqi
@waqtigiixasuuqi 10 дней назад
Meel kale iska fiirso, mershan waad ku xanuunsaneysaa ee ha fiirinin.
@user-rp7ge9kx1d
@user-rp7ge9kx1d 10 дней назад
baller _ad5115 oohinta jooji qabyaalada ayagaa bilaaway wariyaha runta ayuu sheegayaa raaligelin ayeey bixiyeen wayna cabsadeen Hawiye dameer
@user-rp7ge9kx1d
@user-rp7ge9kx1d 10 дней назад
Geesi geesi dhalay kusoco 👍👍👍
@siatbulle5893
@siatbulle5893 10 дней назад
Adigaa beenale ah
Далее
SILSILADDA SIYAASADDA SIRAHA BADAN EE SOOMAALIYA (4502)
3:12:29
DUULLAANKA XASAN SHIIKH EE LAFTAGAREEN (4497)
44:00
Просмотров 7 тыс.
КТО БОИТСЯ КЛЕЩЕЙ?? #shorts
00:18
Просмотров 2,1 млн
Real respect sig
00:48
Просмотров 1,2 млн
@HeadmanChigodora Mukaka unoparira 2
34:13
Просмотров 2,2 тыс.
MAKANE IYO XAWAADLE OO DAGAAL ISKU QAADAY (4493)
31:57
Просмотров 1,5 тыс.
DILKII LAFATAGREEN (4489)
40:22
Просмотров 17 тыс.
MADAXWAYNAHA KHATUMO STATE
1:11:24
Просмотров 1,1 тыс.
КТО БОИТСЯ КЛЕЩЕЙ?? #shorts
00:18
Просмотров 2,1 млн