Тёмный
No video :(

Doni B | Ya isgaare | music video 

Doni B ♪
Подписаться 275 тыс.
Просмотров 14 млн
50% 1

Diritto
Six men dhulka dhigay adi ben umaley
Runta ina sheega uso baxay faan umaley
Qofkasto gar weyn qabo sheikh umaley
Baryahan waxa socdo run umaley
Kan kudilo gadaal ka toogto walal umaley
Markey kutirahdo kaama marmo run umaley
Nasabkaagiyo mesha kaso jeedo laan umaley
Halko doolar ado ka wato kun umaley
Sharma boy legend waye ben umaley
Ya isgaare wali ya isgaare sug
Ya isgaare wali ya isgaare x2
Ben miya run miya ben miya run miya
Ben miya run miya yaa oog that’s me
Anile oog
Ok ben miya run miya ben miya run miya ben miya run miya yaa oog idinkaa oog
Eba ila jiro shar ima taabate
Dada kulajiro wey kugu daadate
Marhoraan ku iri ha ila yaabine
Wa itaqana ani caan maraadiye x2
Hal mar marka sameno waku ceshanena
Heestan markey dhamato waku ceshanena
Hada hadaa kadhacdo wa kuceshaneena
Fab santana my brother wa xasuusanena
Xamar marka joogo waxa taaganahay
Ya isgaare wali ya isgaare sug
Ya isgaare wali ya isgaare x2
Been miya run miya been miya run miya
Been miya run miya yaa oog that’s me
Anile oog
Ok been miya run miya ben miya run miya ben miya run miya yaa oog idinkaa oog
Six men dhulka dhigay adi ben umaley
Runta ina sheega uso baxay faan umaley
Qofkasto gar weyn qabo sheikh umaley
Baryahan waxa socdo run umaley
Kan kudilo gadaal ka toogto walal umaley
Markey kutirahdo kaama marmo run umaley
Nasabkaagiyo mesha kaso jeedo laan umaley
Halko doolar ado ka wato ku umaley
Sharma boy legend waye ben umaley
Ya isgaare wali ya isgaare sug adiiiiiiiii
Ya isgaare wali ya isgaare x4
#Donib #Yaaisgare
music in this video
song: yaa isgaare
Artist: DoniB

Опубликовано:

 

22 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 4,9 тыс.   
@donib7225
@donib7225 3 месяца назад
Kuxirnow Diritto podcast ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-S-G6QtUGUUM.htmlsi=m_CrwaP2DEIjIc2W
@Nasrohani
@Nasrohani 2 года назад
Yaa is gaaray doni b👏🏻👏🏻👏🏻💪🏻💪🏻💪🏻
@Mohamedtfow
@Mohamedtfow 2 года назад
Lbx lii heybe subscribe iisar 😅👋
@cawilfaarax4852
@cawilfaarax4852 2 года назад
li waan kuwataa linaax🥰🥰
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 2 года назад
Doni b Hees Bila Music 🎵🎼 BEST ru-vid.comor67xP8hDcM?feature=share
@MohamedAbdi-qn3xt
@MohamedAbdi-qn3xt Год назад
Saxwaaye yaa isgaaray wli doni pi
@umuanizaaniza1487
@umuanizaaniza1487 Год назад
​@@MohamedAbdi-qn3xtwwww
@DayaxStudio2019
@DayaxStudio2019 2 года назад
Oh my gosh!!! Doni come on please fankaa kuu baahan heestaana waa iga gadantahay 🔥❤🙏🏿
@zadkey21
@zadkey21 2 года назад
🔥
@Galgg-vn6oc
@Galgg-vn6oc 2 года назад
Sharma boy legend mahooo
@AbdallahAhmedAhmed
@AbdallahAhmedAhmed 2 года назад
Dayax legend 🥰🥰😊✌☝
@kashmusic7210
@kashmusic7210 2 года назад
Dadaa kula jiro wey kugu dadatee
@donib7225
@donib7225 2 года назад
Thanks brother
@ZahraRaouf-oe6os
@ZahraRaouf-oe6os 6 месяцев назад
From Iran, the Somali language and its songs are very pleasant❤️🇸🇴
@bigfansharma1
@bigfansharma1 Месяц назад
Sharma boy legend waaye been maleh🐐🇸🇴 Doni poqortooyo 👑
@whizbimusic
@whizbimusic 2 года назад
Wlhi laisma gaatrin Doni this is the one ☝️
@yamanibowy1183
@yamanibowy1183 2 года назад
Shah wah 😂😂
@saadaqsaney1345
@saadaqsaney1345 2 года назад
Whiz B🙋‍♂️
@stunnerboy7730
@stunnerboy7730 2 года назад
Whizb waxan oo kale dadka ula imaad 😂😂😂nacas aa ku dhasheee.
@donib7225
@donib7225 2 года назад
Mar hora sameenay wa ogtahay noh
@omarabdi5916
@omarabdi5916 2 года назад
@@donib7225 haa sas wayee
@xamaadaproductionstudio5883
@xamaadaproductionstudio5883 2 года назад
Doni B my brother 💯🇸🇴💯 Runta Inan shego ben maleh Ya is garay wali ya is garay Hit whi 🎻🎹🎻
@rooblesalaad9254
@rooblesalaad9254 2 года назад
@Legend Sumersi your
@bad_boy_abdalla4589
@bad_boy_abdalla4589 2 года назад
Legend sharma
@kashmusic7210
@kashmusic7210 2 года назад
Xamada music inaa ituntaa raaba lacag ma wato nio
@jrdeco6483
@jrdeco6483 2 года назад
Tag me ur IG link bro....danban kaaleyahaye
@xamaadacabdicasiis3169
@xamaadacabdicasiis3169 2 года назад
Comntiga wa qali sami whi ada dhalay waxan oo dhan 😍😍🎻🎹💯🇸🇴💯
@guluuz_songs
@guluuz_songs 4 месяца назад
Doni yaa is garay 2024 hadaa aragto love ta hala agmarin wali yaa is garay😂👏
@mixtallrikk1178
@mixtallrikk1178 2 года назад
My taxi driver put this song on in the car here in Sweden, and I really liked it. Didn’t know somali music was this good!!
@ahmeyadow407
@ahmeyadow407 2 года назад
Myb wen u listen twice u can understand
@jamaaljacelow1530
@jamaaljacelow1530 2 года назад
Kan Ku Dilay Gadaal Ka toogtay Walaala Ma Leh Tasaa Been eheen Doni P 💯💯
@queenhafsa7675
@queenhafsa7675 2 года назад
Kan ku dilay gadaal kaa toogtay walaal ma leh
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 2 года назад
Doni b Hees Bila Music Best ru-vid.comor67xP8hDcM?feature=share
@Peysoney
@Peysoney 2 года назад
@@queenhafsa7675 kkkkkkk😈😈😈😈😈😈😈
@nastehaismacil8967
@nastehaismacil8967 2 года назад
Suuqa qudarta afkiisavah
@nastehaismacil8967
@nastehaismacil8967 2 года назад
Suuqa qudarta afkiisavah
@SWAHILINATION
@SWAHILINATION 2 года назад
Legend ✊🏿
@ahmednachi1
@ahmednachi1 2 года назад
Where is the reaction of this song?
@MHD6203
@MHD6203 2 года назад
😎📺
@Amiin-AA
@Amiin-AA 2 года назад
WARYAA Waiting for your reaction😂Respect❤️❤️✊
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 2 года назад
Doni b Hees Bila Music Best ru-vid.comor67xP8hDcM?feature=share
@MHD6203
@MHD6203 2 года назад
@@positiveandfunny4332 🤬
@FaisaOmar-oh6wg
@FaisaOmar-oh6wg Год назад
Wllhi heestaan wan ku cesh cesh ceshta inta ila jecel is moojia viva donibi wan ku salamay wllkay dooni b
@pamelaarandamx
@pamelaarandamx Год назад
This song really deserves so much more recognition ♥️♥️♥️ he's such a great artist. I'm listening this from Mexico 🇲🇽 It makes me vibe different, fills me w/ joy and love💕✨💯
@donib7225
@donib7225 Год назад
Thanks it’s all about love n life
@deeqsaacid703
@deeqsaacid703 Год назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯🔥🌹🥰🥰🥰💞🇸🇴
@CabdiraxmaanSaleebaan
@CabdiraxmaanSaleebaan Год назад
​@@deeqsaacid703hehehw Gw
@CabdiraxmaanSaleebaan
@CabdiraxmaanSaleebaan Год назад
H3335😅😅😅😊
@CabdiraxmaanSaleebaan
@CabdiraxmaanSaleebaan Год назад
R2234😢😢🎉🎉😂❤😂🎉😢😮😅😅
@SHUTTERCOMEDIAN
@SHUTTERCOMEDIAN 2 года назад
Wlh waan ku ceshaday Marka ay dhamaatay heestu
@acegaming2642
@acegaming2642 2 года назад
Ani xitaa✋😅😆
@abdifitahnorosman2832
@abdifitahnorosman2832 2 года назад
waay haay kkkkmk
@adnaahmed1628
@adnaahmed1628 2 года назад
Aniga camal 😂😂😂😂😂😂😂
@habiibaibrahim2640
@habiibaibrahim2640 2 года назад
TRANSLATE FROM GOGLE😀😂
@iftinabdi296
@iftinabdi296 2 года назад
@@adnaahmed1628 heestan ila dhageso❤
@ArmanTobaz
@ArmanTobaz 2 года назад
Dobi B Mzul sare Can't wait this song Abaabala soo dadaji Sharma legend waye
@stunnerboy7730
@stunnerboy7730 2 года назад
Sharmaboy legend waaye run umalee😂😂😂😂😂😂😂 Team #Shaaahwaaaaah
@abdirahamannoor9758
@abdirahamannoor9758 2 года назад
Sharmaboy xamar ya ka qaxiyay😂😂
@nassalman6599
@nassalman6599 2 года назад
Shuba Ku dhashey sharmboy Xamar yuu kugu kufsen Sharmboy isaga Leh wuuna Ku faana Xamar
@stunnerboy7730
@stunnerboy7730 2 года назад
@@nassalman6599 hakuso laabto haduu iskaleeyahay yahuudi kuxaarte wase
@sanaa8367
@sanaa8367 2 года назад
@@stunnerboy7730 Habarkintiray futada isku qabo
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Год назад
Wax kaste macaan waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan like Love
@HasanNuur-zw2cu
@HasanNuur-zw2cu Год назад
@user-qs5jr6te6n
@user-qs5jr6te6n 22 дня назад
Dirritto waaye kaabo waan ka maqnaa bro Old us Gold and legend is always legend can't wait to listen
@saabirmaxamuud6797
@saabirmaxamuud6797 2 года назад
Hees walbo kula macan waxa kasii macan qur'anka kariim qowlka eebe🙏 Illahow heesaha naga madobe
@isramaxamed9165
@isramaxamed9165 2 года назад
Ma
@xasangurey6496
@xasangurey6496 2 года назад
aamiin
@Weerrar
@Weerrar 2 года назад
*The English transilation of this comment is opposite in meaning. He is saying "the Quran is sweater then every song".
@superzackicon8219
@superzackicon8219 Год назад
@@isramaxamed9165 olooop
@user-vk7zg4xg8z
@user-vk7zg4xg8z Год назад
Amiin
@SoyafilmsStudio
@SoyafilmsStudio 2 года назад
WOOW IT IS ANOTHER LEVEL SOMALI MUSIC TO THE WORLD KEEP IT UP BRO
@arizolaofficial588
@arizolaofficial588 2 года назад
Reaction
@zamarpoiofficial...5619
@zamarpoiofficial...5619 2 года назад
Reaction an kasugeyna xasan soya😁😁
@cadnanmagicofficial4883
@cadnanmagicofficial4883 2 года назад
Reactionka awwaay hazan zoyaaa
@cabdiyareofficialcabdiyare8340
@cabdiyareofficialcabdiyare8340 2 года назад
Xasan soya reaction noosoobadi pro
@haykalqiiro5192
@haykalqiiro5192 2 года назад
KISMAYO KUSODHAWOOW PRO HSSAN
@najmajeylani1619
@najmajeylani1619 2 года назад
Doni b hees ma dhageesto tan waka jeesan waaye been u maleey🙏🏼🙏🏼🙏🏼🔥🔥🔥🔥🔥😍😍😍😍😍😍
@donib7225
@donib7225 2 года назад
Thanks waxa uga jeesaan weysay waxa kujiro noh wlhi wa lagu dhax noolyahay 😂☮️👊🏽
@levzilla5630
@levzilla5630 Год назад
Doni B Lama haayo malmahan wx culus buu so wadaa malaha ✊️✊️ Doni legend ❣️❣️👍
@shaahidabdull4071
@shaahidabdull4071 2 года назад
Sharma boy Legend waaye ' Best recognized for the best 🔥
@khaalidkaamilofficial7166
@khaalidkaamilofficial7166 2 года назад
Doni B The one and only legend Somali rapper
@xmanyt4983
@xmanyt4983 2 года назад
Baliil quule poi wan kugu fanaa wll✌🏿🤞🏿
@jota3491
@jota3491 2 года назад
Walawo xasid sanida maxa ninka magacisa maxa oogu qarabaneysaa😓
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 2 года назад
Rapper ma aha a waa R.N.P dheh
@fardowsahassan9355
@fardowsahassan9355 2 года назад
Khamilow Doni ku hystaa
@Whimswirl
@Whimswirl 2 года назад
You forgot the legendary Somali rapper RO X. He came before Doni B.
@zamzamqueen4033
@zamzamqueen4033 2 года назад
Qofkastow gadhwayn lah sheeq maaha intaa iga gadan 😍100%
@harambaal
@harambaal Месяц назад
This is a master piece. The next generation will feel exploded when listened to this great song. Until then, annaga ayaa ku noqnoqsaneyna oo dhageysaneyna ❤ Doni B legend waaye ❤ Isaga lee og ❤
@amazing1w
@amazing1w 3 года назад
Can't wait this fire 🔥 another level Doni b Absolutely fantastic songs Somali music 🎵 to the world 🌍
@mohamedfuaad7072
@mohamedfuaad7072 3 года назад
Doni bi & maslax mideeye oo wada heesayo wan sugi la ahay!😍✌
@realhero057
@realhero057 3 года назад
@@mohamedfuaad7072 dhadhaan mathy😂maslax mahn wa Fake
@realhero057
@realhero057 3 года назад
@@yahyeawil8627 wa fake nio calacalka Daay😂😹
@fakeboy7830
@fakeboy7830 3 года назад
@@yahyeawil8627 kani kiisii saxdaa ma ahan wllo
@mohaali9222
@mohaali9222 3 года назад
@@realhero057 yaa ku wacay soomalidan muranka lee ku nacay uff🖕
@ERAMUSICCOMPANY
@ERAMUSICCOMPANY 3 года назад
Good job my brother long life everything 👑😚
@Thirnkarbanda8134
@Thirnkarbanda8134 2 года назад
This man is pure talent he can compete one of biggest American rappers wow incredible Doni
@abdifitaxsuldaan9804
@abdifitaxsuldaan9804 2 года назад
Doni b Done ✅ Bruder du bist die best ich komme Aus Deutschland 🇩🇪 mach weiter Bruder 🙏
@nabiilbulle4956
@nabiilbulle4956 2 года назад
Legendary stuff. Big up doni b 🙌
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 2 года назад
Doni b Hees Bila Music Best ru-vid.comor67xP8hDcM?feature=share
@keynaancanada7688
@keynaancanada7688 2 года назад
Doni b Nabiil bulle pin kuqabo waakiisa saxdaaye🙏
@nuurowhaaji2721
@nuurowhaaji2721 2 года назад
Asc💖😄😥👫
@manaanmoha2858
@manaanmoha2858 2 года назад
Heestan waxe noqonee heesta sanadkaan 2021 ugu shidan top 10 no one 🔥 The king of Rap is back
@abdirahmansergio1857
@abdirahmansergio1857 2 года назад
waa u qalantaa Hestan.
@sahramuse
@sahramuse 3 месяца назад
Kabax❤️ 2024 yaa ila jogo hda jogto like😂💗
@user-ye9qt6gt6q
@user-ye9qt6gt6q 3 месяца назад
Ana kula joga
@Iqruuzh
@Iqruuzh 2 месяца назад
Anaa kula joogo😂
@KhayreMahdicawil
@KhayreMahdicawil 2 месяца назад
Fiiri😂❤
@KhayreMahdicawil
@KhayreMahdicawil 2 месяца назад
​@@Iqruuzhfiiri 😂❤
@kingkorNel77
@kingkorNel77 Год назад
Only Doni can do it another banger waaye wax ma daran waan sugaynaa,✍️👊
@Ahmedsahane
@Ahmedsahane 2 года назад
Codka: 100💯 Style :100💯 Music:100💯 Taageero: 1000💯
@user-np7ge1we2g
@user-np7ge1we2g 9 месяцев назад
Waarun
@player-kaafrica2479
@player-kaafrica2479 2 года назад
Team sharma N Doni b laba legend 🥰✌
@abdirehmansudais2113
@abdirehmansudais2113 Год назад
Baryahan waxan socdo run maleh! Kan ku dila gadaal kaa toogta walaal maleh! Don B the legene❤🔥
@sadamsamaaleofficial7928
@sadamsamaaleofficial7928 2 года назад
DON B waa fanananka kaliya ee wallaal ka somaliyeed ah bro waa ku wataa ku tager sanahay
@luuqakasoobax8188
@luuqakasoobax8188 2 года назад
sʜᴀʀᴍᴀ ʙᴏʏ ʟᴇɢᴇɴᴅ ᴡᴇʏᴇ ʙᴇᴇɴ ᴍᴀʟᴇʜ 🌹✊
@deenaahmed9078
@deenaahmed9078 2 года назад
Afsomaliga sax (sharma boy legend waaye been umalee ). Waayay
@Calooley_M7
@Calooley_M7 2 года назад
@@deenaahmed9078 😂😂 heesta dhady
@abdullaahigmail9088
@abdullaahigmail9088 2 года назад
Sharmo boy legend waaye been umale
@ayanosman2485
@ayanosman2485 2 года назад
Only a legend acknowledges another legend Sharma Legend Waaye caadi ma aha. Doni B you are truly a legend ✌🏽✊🏽💙
@nimcocismaan9919
@nimcocismaan9919 2 года назад
Wlhi abwaankii heesta sameyay waa wax kale😄🤣🤣🤣 qofkasto gadhwayn qabo sheekh u male kulahaa🤣🤣🤣
@user-vf3ux6xk1x
@user-vf3ux6xk1x 2 года назад
Kkk
@kowtharabdinasir3162
@kowtharabdinasir3162 Год назад
Doni B legend weeye♥️👏
@sundaymarvellous6255
@sundaymarvellous6255 2 года назад
I’m from Nigeria🇳🇬,I don’t understand what he saying but his music is hit🔥.
@fardowsocabdi2992
@fardowsocabdi2992 2 года назад
Thank you from Somalia 🙏🇸🇴
@mursalcabdiqani810
@mursalcabdiqani810 2 года назад
You're girl?
@wer4636
@wer4636 2 года назад
Hhhhhhhh
@MahmoudAhmed-fj6kl
@MahmoudAhmed-fj6kl 2 года назад
This singer is one of the best Somali singers in Eastern Africa his name's Doni B and this song's title is "Ya isgaare"which means there's still there" Thank you
@Siyaad_Show
@Siyaad_Show 2 года назад
This is somali music
@suldaanofficial1927
@suldaanofficial1927 3 года назад
Can't wait for what's coming Legend Doni-B Adeer Lasoo Dhaqso
@mohameddek1437
@mohameddek1437 Год назад
Nasabkaga mesha kasojedoo Laan maleh😭😒 Ben run miya BEN RUN MELEH🥰❤️😍
@Xogaha.calamka
@Xogaha.calamka 2 месяца назад
Ma dhageysaneysa 2024/ june . Ya is gaaray wali ya isgaaray.
@Jeazyboymusic
@Jeazyboymusic 2 года назад
Its dope my bloody keep up bro never gave up
@lakhaji9763
@lakhaji9763 2 года назад
Jeazy boy bebe Markaan soo galo magaalka ushageedha ciyaalka ha seexdaan
@ruuzaeyaa9501
@ruuzaeyaa9501 2 года назад
Mom🇩🇯dad🇸🇴 proud to be somaLi 💕 Somalia Hanoolaato Donib Legend 🙏🏻
@donib7225
@donib7225 2 года назад
🇩🇯 somaliweyn hanolaato ✊🏿☮️
@kingbarahow2128
@kingbarahow2128 2 года назад
✊🏽from Waryaalands 🇸🇴🇩🇯
@YasirCarafaat
@YasirCarafaat 10 месяцев назад
DONI MY FAV SINGER & RAPER PRO HOREY U SOCO MY GOAT ❤😮
@ahmednachi1
@ahmednachi1 2 года назад
Heestan markay dhamaato wn ku ceshanaynaa inta ku ceshatay LIKE
@samiirmohammad
@samiirmohammad 2 года назад
WE NEEED MORE SONG LIKE THIS THIS IS A BANGER 💛🇸🇴
@Ibrahimqalyuubi55-uz9dw
@Ibrahimqalyuubi55-uz9dw Год назад
10M comin soon 😮😮😊❤
@abwaanzakizamaale6813
@abwaanzakizamaale6813 2 года назад
Don B run ahhaanti waa legend ku dayasho mudaan bro waxan ku leeyahay keep going 💪
@donib7225
@donib7225 2 года назад
Thanks bro
@zamarpoiofficial...5619
@zamarpoiofficial...5619 2 года назад
ANOTHER LEVEL YAISGARAY WALI YA ISGARAY THE BEST SONG 🎵 👌
@drkhadrayusuf2236
@drkhadrayusuf2236 2 года назад
Donib
@hujuumyare7475
@hujuumyare7475 2 года назад
Doni bi caan raadis maaha ee caanimadii baa rabtoh absolutely amazing song 🎵♥
@Dhaqankasuban
@Dhaqankasuban Год назад
Legenow wa kuwata doni ano yara ku taageri jiray walal waana kuhesta heesahaga marwalba xeebta aadeno wa dhagesana shabcana wa lagu jira ee walal fanka ma ka ka baxdid ilahay hada hor istaagto mxa shegesa markas naarta ilahay hanaga badbaadiyo aamin ❤️
@mohamudshaakhooz4429
@mohamudshaakhooz4429 Год назад
Finally 8M bay gaartay wali yaa isgaaray🎉✌️
@Mss_somalia
@Mss_somalia 2 года назад
Sharma boy legend waaye🔥🥰 Doni B best rapper 🔥🔥🥰🇸🇴🇸🇱
@mss_aliya
@mss_aliya 2 года назад
ᴀɴᴏᴛʜᴇʀ ʟᴇᴠᴇʟ ᴛʜɪs sᴏɴɢ ᴇᴅɪᴛɪɴɢ 100% sᴏᴜɴᴅ 100% ᴍᴜsɪᴄ 100% ǫᴜᴀʟɪᴛʏ 100%
@munamukhtaar57
@munamukhtaar57 2 года назад
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 2 года назад
Doni b Hees Bila Music Best ru-vid.comor67xP8hDcM?feature=share
@abdishakurarab290
@abdishakurarab290 2 года назад
Markay ku tiraahdo xaliimo kaama marmo run male Another level✌️✌️
@mankabwoy1601
@mankabwoy1601 2 года назад
kewaye kaas yakakale hee doni b always the best of all time keep going bro
@zackexcellent6899
@zackexcellent6899 2 года назад
Sharma boy legend waaye been maleh! waa sax 💯
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 2 года назад
Sharma boy legend waye been maleh. RABER KHATER AH DON B..🥰🥰
@rahmoomar3579
@rahmoomar3579 2 года назад
😍😍😍♥️
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 года назад
Wow Sharma legend waaye Doni B legend Somali music to the world😍💯
@aknewskills-0945
@aknewskills-0945 Год назад
Doni Mar walbo kula socda legendw hestan waanba iskaga cesh ceshtaa❤️‍🩹❤️‍🔥
@IbraQalyuubi-nb4fh
@IbraQalyuubi-nb4fh 9 месяцев назад
Heestaan maalinta bartay ilaa hada maalinkasta waa iska dhageystaa my fv song & my fv singer doni b❤❤✌️
@wiilkacidadariska1707
@wiilkacidadariska1707 2 года назад
liil baliil Balaayo iska Dhigaaye bal fiiri 3 Malin 300k ayee mareysaaa liil week ayee talaa 300 maree 😁😁 dooni p nin Laxankiisa wato tahay talent poy
@hachiimelmundaralo2726
@hachiimelmundaralo2726 2 года назад
Top Somalia rap singers 1-Doni B 2-WhizB 3- Sharmaboy 4-Lilbalil 🪓
@abdulahigaraad6992
@abdulahigaraad6992 2 года назад
Ilkacasena😂
@hiilwaaq6290
@hiilwaaq6290 2 года назад
@@abdulahigaraad6992 buraanbur laga ma hadlooyo kkk
@Yeskos
@Yeskos 2 года назад
1-doni b 2-sharma boy 3-lil balil 4-whiz b 5-ilkacase qays
@roodoabdikadir5889
@roodoabdikadir5889 2 года назад
Ilkacase qeys intee ku ilowday 🤔
@abdullahiheybeali1381
@abdullahiheybeali1381 2 года назад
@@abdulahigaraad6992 Lions don't compare with humans
@bashiiralnasir6654
@bashiiralnasir6654 2 года назад
Afer 4m I watch ⌚ 👀 ♥ 😎 😍 👌 ⌚
@bashiiralnasir6654
@bashiiralnasir6654 2 года назад
Doni bi
@khadarbidixo2030
@khadarbidixo2030 2 месяца назад
Xamar Mar ka joogo waxan taganahay yaa is garay wali yaa is garay I am from somaliland 😢😮
@bashiirnourali2214
@bashiirnourali2214 3 года назад
Sharma poi legend wye raga libintoda walo qira Doni🥰
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 2 года назад
1M Markay Gadho Like isaar😏😍
@Chadmali
@Chadmali Год назад
Hambalyo bro midkii ugu fiicnaa jiilkiisa let's go 20milyan.
@kadijaahmed6457
@kadijaahmed6457 2 года назад
I don’t even like Somali songs but I probably played this song for 100 times by now lol good on you do I b
@marwaanmohamed4934
@marwaanmohamed4934 2 года назад
I repeated more than 7 Times😍Sheeeeesh🔥ur goin' to kill us man, Damnnnnn🇸🇴💪
@suldankasomaliya3257
@suldankasomaliya3257 2 года назад
Me too wlhi another level this song 🎵👌😂😂
@ahmedismailali5077
@ahmedismailali5077 2 года назад
Damnnn this song 🎵 is so dope and unrepeatable 🔥🤷‍♂️💋ya isgaaray lil Blueface on the track
@shamsoaden3815
@shamsoaden3815 2 года назад
Team Sharma boy markii aan maqalay Sharma boy legend waye been u malee ayaanu ku soo yaacnay ❤️
@cqaadirkaska7166
@cqaadirkaska7166 2 года назад
Xamar hadaaaaan Ka dhashay kaska lagen waaaaYe adi Ben umaley
@mixilesugaal8646
@mixilesugaal8646 2 года назад
The real legend always respects the other legends. Doni b the one and only
@najmaseed2966
@najmaseed2966 2 года назад
My brother, I am a Djiboutian mother, and I do not understand the Somali language much, but I love you when you are a king artist. ♥️♥️♥️🤴🏽
@ceshkaofficial8317
@ceshkaofficial8317 2 года назад
are you not somali?
@lostinthesauce3807
@lostinthesauce3807 2 года назад
What do you mean you can’t understand the Somali language? Are you Afar?
@hamzadirieh3982
@hamzadirieh3982 2 года назад
@@ceshkaofficial8317 it’s strange because I’m Djiboutian and I understand everything but the accent is a little bit different and some words
@muhammadabdourachid7815
@muhammadabdourachid7815 2 года назад
Yo Hamza you say true
@muhammadabdourachid7815
@muhammadabdourachid7815 2 года назад
@Hamza_Dirieh ça veux te que tu comprend Afar alors arrête de mentir
@snazzy-blue6393
@snazzy-blue6393 2 года назад
First time I ever heard this song it was a "WOW" for me such a Beautiful Song thank you so much for this wonderful song 💙💖
@suldaanbaari4238
@suldaanbaari4238 2 года назад
malintii 5 mar dhageystaa inay manta soo baxday cml . 🇸🇴🦋
@caskaoficiall9116
@caskaoficiall9116 2 года назад
LAGEN ALWEYS LAGEND👑🇸🇴 song anther level🔥 . Yaa is garay 💙❤🥰 SHARMA BOY LAGEND WAAYE👑
@sahalyareofficialchannel2879
@sahalyareofficialchannel2879 2 года назад
Somali rappers too.5 Numbar one Me 1.Doni B 2.Whiz.B 3.Sharma boy 4.ilkacase 5.lil baliil 💗✌
@dodlaofficial187
@dodlaofficial187 2 года назад
Xoolow ninka adunka ku baraayo ma udanbeesine lb 🐐 🧠 ka shaqeesi
@smaliwolf
@smaliwolf 2 года назад
Where s sxb Ismaip jeazy boy we gonna high level sxb Worldwide booqaneeynaa❤🥰🥲🥲🥲 waa balann
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 2 года назад
Ro x aaway abahood wayeh inta so tirisay
@hanadabdi598
@hanadabdi598 2 года назад
Laakin sharma boy ba ka views badan sharma 8 bilood 50 million views
@kordahap4016
@kordahap4016 2 года назад
😂🤣🤣🤣🤣🤣 Hadaad wx Qori Kartid Wax Waad iska qorikartaaaa
@mrshidane8353
@mrshidane8353 Год назад
I love your music taste somalida kle music boring ka ah wey kaduwanyiihin kuwaga wlhi cod ereyo laxan casri soo addictive Thank you so much more songs like yours please
@tiktoklive9815
@tiktoklive9815 10 месяцев назад
@doni be @sharma boy 2 🐐 sxb kaaa doni boqor wayeh🎉
@abdikadirjune5310
@abdikadirjune5310 2 года назад
i can't count how many times iv listened to this song bcos It's fantastic 10/10
@modhalacmodhalac5709
@modhalacmodhalac5709 2 года назад
I a playing last with as in people out 😻together in you for I I do so and a will thing my 💘 and Andy had been a most most what theme
@modhalacmodhalac5709
@modhalacmodhalac5709 2 года назад
0
@dalabyasin2096
@dalabyasin2096 2 года назад
Maalinta aan heestan dhegeysan malin ii ma,aha walahay doni b legend ♥🙌
@donib7225
@donib7225 2 года назад
Ani xita 👊🏽🙌🏽
@user-yq6wc9gx7g
@user-yq6wc9gx7g 8 месяцев назад
Heesaha waxa ka mcaan qu,aanka ❤
@mounaa1490
@mounaa1490 Год назад
DONI B legend wayee been malee
@nimaaalpiii1205
@nimaaalpiii1205 2 года назад
Heesta sanadka hada maqashid waa tano kle 😍❤ DONI B LEGEND WAYE BEEN MA LEH 💙💗
@abdiazizabdirahman6523
@abdiazizabdirahman6523 2 года назад
Lyrics: 6man dhulka dhigay adi been umalee Runta ina sheego uso baxay faan umale Qofkastoo gar weyn qabo shiiq umale Beryahan waxa socdo run umale Kan kudilo gadaal ka toogto walal maleh Marke ku tirahdo kama marmo run umale Nasabkagiyo msha kaso jedo land umale Halka dollar ado kawato kun umale Kan kudilo gadaal ka toogto walal maleh Marke ku tirahdo kama marmo run umale Nasabkagiyo msha kaso jedo land umale Halka dollar ado kawato kun umale SHARMABOY LEGEND WYE BEN UMALE ya'is garay weli ya'isgaray sug ya'is garay weli ya'is garay2× Ben miya run miyaa4× yaa og that's me ani lee og ok ben miya run miya4× yaa og idinka og Eebe ila jiro shar ima taabate dada kula jiro wekugu dadate mar horan kugu iri ha'ila yabine wa'itaqan ani can maradiye hal mar markan sameyno wanku cesheneynaa hestan markey dhamato wanku cesheneynaa hadda hadda ka dhacdo wanku sexanena five starna my brother waxasuusanee xamar markan jogo waxa taganahay ya'is garay weli ya'isgaray sug ya'is garay weli ya'is garay2× Ben miya run miyaa4× yaa og that's me ani lee og ok ben miya run miya4× yaa og idinka og 6man dhulka dhigay adi been umalee Runta ina sheego uso baxay faan umale Qofkastoo gar weyn qabo shiiq umale Beryahan waxa socdo run umale Thankz asxbta follow like👍🏽✌🏽
@mb-rz1bw
@mb-rz1bw 2 года назад
😄😄🤣🤣😅😆😁😁
@Hafsatahir45
@Hafsatahir45 2 года назад
Translation calosha ihanujiye runti🤣🤣🤣
@abdiazizabdirahman6523
@abdiazizabdirahman6523 2 года назад
@@Hafsatahir45 sorry😥😃
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 2 года назад
Yaa isgaare weli yaa isgaaray. 🥳🥳🥳🥳
@Kill_Or_Be_Eaten
@Kill_Or_Be_Eaten 2 года назад
Six men dhulka dhigay been umalee… lix nin lagde aa laga wadaa… marka sxb adi maxaa ku fasirtay?
@ISRAADVISUALS
@ISRAADVISUALS Год назад
10 Million Views!!! Congrats!!!
@mohamedkasim7732
@mohamedkasim7732 Год назад
Sharma boy legend waaye been leh.
@muunofficial9699
@muunofficial9699 3 года назад
Doni B is the legend of rab inta igu raacsan like saara
@kashmusic7210
@kashmusic7210 3 года назад
Sharma boy legend waye been ma ahan 🔥🥶🐅🐅
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 Год назад
Eebaa ilajira shar imataabate, ooo dadbaa kula jira waykugu daadate, mar horaan kuyidhi ha ilayaabine. Been male doni b waalaheysha arintaasi
@aminaibren5301
@aminaibren5301 2 года назад
Sharma boy legend waye been maley
@abaaseabdullahi6619
@abaaseabdullahi6619 2 года назад
Ninkan isma dhibo energy badan iskama bixiyo wuu kuu dajinya doni💯
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 2 года назад
Doni b legend ayaa tahay bro Soo badi heesahaaga macaan waaye
@Has-o9d
@Has-o9d Год назад
Markey ku tiraahdo ka maarmo run u male Doni p you nailed it👏
@MohamedAmin-ni8ns
@MohamedAmin-ni8ns 11 дней назад
Doni B never disappoint me ❤ surely this guy is a legend 🎉🩸💯
Далее
Doni B |Mashegayi | Music video
3:39
Просмотров 2,5 млн
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Hanad Bandz - Saameyn (Official Music Video)
2:41
Просмотров 1,8 млн
Didi Naji - UUNSI (Official Video)
3:20
Просмотров 9 млн
Najma nashaad feat Doni B - Ha Ila Iman
3:01
Просмотров 6 млн
Doni B | Marabaatiya | Official Audio
3:25
Просмотров 2,8 млн
LIL BALIIL - LAST SONG ( OFFICIAL VIDEO )
3:06
Просмотров 4,4 млн