Тёмный

Dood Adag: Alshabaab yee ka dhasheen? Xagjirnimada xagee ka timid Wahaabi Ama Suufi? 

Daauus Media
Подписаться 221 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 53   
@essaadam8050
@essaadam8050 7 месяцев назад
للأسف أن كل الضيوف لا علم لهم بموضوع البحث وحقيقة الخلاف، لذلك: انتهى الحوار بما يسمى ب( fadhi ku dirir)
@IsmailMohammed-q9z
@IsmailMohammed-q9z 7 месяцев назад
Muslimka Shareecada islamka Ayaa Sharci u ah Gaaaladane Demuqraadiyad Halagu Kufriyo Dhawaqiiida Asnatma Cabudayo Iyo Kuwa Ayaga Cabudayo Hala Dumiyo Asnamta Lagu Cabudayo Somaliya Ahne Demuqraadiyada Iyo Qabuuraha
@eliasreta9388
@eliasreta9388 7 месяцев назад
مافي السلفيه الجديدة
@eliasreta9388
@eliasreta9388 7 месяцев назад
هذا كلم الجهل
@MukhtarMohamud
@MukhtarMohamud 6 месяцев назад
​@@IsmailMohammed-q9zgaalo manihin shabaabow
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 7 месяцев назад
KUWA GAALADA IYO DHAQANKEEDA HIIL UDOONTAY AYAA MUDAN IN LA EEDEEYO , DAD XAGGA DIINTA UCARARAY EED MALAHA
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 7 месяцев назад
Qawariij waxa bilabey siyad barre diin aqon dukan jirin oo haddana fekerkiisa diin ka dhigey dowladna ilaliso dadkii ku qasbey wa waqtigas bilabatey waxa kale oo cusub qawariij siyasaded oo gacmo kale isticmalo oo dadka dilo lana aqon waxa ka mid ah raggii mareykan hadda shegey oo qawiijta mal geliyo
@islammohamud9619
@islammohamud9619 6 месяцев назад
Qasiidada magaceed
@IsmaacilAbdi-m6c
@IsmaacilAbdi-m6c 7 месяцев назад
Barnaamijku ma dhamaystira
@aliyabeh1722
@aliyabeh1722 7 месяцев назад
Al shab iyo habiyo awa isku hldariiqo
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 7 месяцев назад
XAGJIR WAXAA KA HADLIKARA DAD IYAGU DIINTA ISLAAMKA KU TOOSAN , WAXAA LAGAYAABAA INTIINA MEESHA FADHIDA IN QABYAALADDU INDINKALA WEYN TAHAY DIINTA
@sifircadeciise498
@sifircadeciise498 7 месяцев назад
Totaly aniga aniga warkooda iguma socdo xagjirna waa magac gaaladu u bixisay dadka diinta islaamka ku ad adag oo baadilka iyo dimoqraadiyadda kasoo horjeedo dadkaas baana ka mid ahay aniga cali wajiisow... Cilmi giina waa ku khasaarteen sababtoo ah markuu xaqqu idiin cadaaaday kadib baad u laabateen jahli iyo daba dhilifnimo.......ilaahey na waxba kama qarsoona...
@IsmailMohammed-q9z
@IsmailMohammed-q9z 7 месяцев назад
Muslimka Shareecada islamka Ayaa Sharci u ah Gaaaladane Demuqraadiyad Dhawaqiiida Asnatma Cabudayo Gaalada U Shaqeeyo Waaa Cadowga Islamka Inshallah Dalka Wakaga Saaaraya Gaaalada
@mustafcusmaan5296
@mustafcusmaan5296 7 месяцев назад
qofkasta soomaali cabsi kamadareemo mujaahidiinta dad qaar oo falaageysan leewaye
@MukhtarMohamud
@MukhtarMohamud 6 месяцев назад
Yay kujihadayan? Zoobe ma gaalo ayad ku xasuqdeen
@qanaatuqurtubah
@qanaatuqurtubah 7 месяцев назад
Xaqa iyo Baadilka dhex dhexaad ma yeelan karaa
@Abumuscab-qy7ul
@Abumuscab-qy7ul 7 месяцев назад
Hhhhhhh😂
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 7 месяцев назад
Xagjirnimo ayay diinta na gartay sax. Isqarxi😢
@Abumuscab-qy7ul
@Abumuscab-qy7ul 7 месяцев назад
@@muktarmohamud937ya ku ballamiyey gaalyahow la gumeystaa😡😠
@Kafirso
@Kafirso 7 месяцев назад
Shiikh baqdaadi afkaaga caano laguqabay runbaad sheegtay
@Abumuscab-qy7ul
@Abumuscab-qy7ul 7 месяцев назад
M.a eraybixinta reergalbeedka macalimin bulshada fahansiisa ayu mareykanku abuurtey 🔻☝🏼
@Masago2025
@Masago2025 7 месяцев назад
Nabi mohamed scw waxoow dhahay Yahuud iyo Nasaara waxey qeyb sami doonaan 71& 72 firqo Islaamkuna 73 firqo dhamaantood Naartaa kuxaqleh ilaa 1 firqo oo muslimnt kamid ah maahee.. waxeey waydiiyeen asxabta sideen ku ogaana inaan firqo sax ah ku juro waxaa loogu jawaaabay xaalka aan kusuganahay qofki kusugnaado aa jina galaa marka qof walbaw wahaabi ..suufi alsh intaaadan ku mashquulin iska damoo firqadaa kujurto
@IsmailMohammed-q9z
@IsmailMohammed-q9z 7 месяцев назад
Muslimka Shareecada islamka Ayaa Sharci u ah Gaaaladane Demuqraadiyad Marka Somaliya Dastuurka Baybalka Ama Gaaalada Ayaa Lagu Xukumaa Waaana La Qabsaday Calmaniyiiin Gaalo U Shaqeeyo Baaa Qabsaday Aniga Waxiiii Shareecada islamka Rabo Ayaaa Raacyada Alshabab Baaa Saxan Kitabka alleh Iyo sunadiisa Rabaaan Qaladkooda Hala Saxo Hana La Dumiyo Dastuurka Gaalada Ahne Demuqraadiyada
@qanaatuqurtubah
@qanaatuqurtubah 7 месяцев назад
Cai Wajiis adigaaba Diinkan ku jees jeesay
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 7 месяцев назад
CIDDA KALIYA EE AAN WARKEEDA DHAGAYSANAYO WAA CIDDII KEENTA JIHAADKA ALSHABAAB MID KA FIICAN OO KA FAA'IIDO OO BADAN GAALADA LAYNAYA MUSLIMKANA BADBAADINAYA , LAAKIIN CADOWGA ILAAHAY UDHAQAAQI MAAYO CIDDII DHAQAAQDANA DACAAYAAD AYAAN LADABA ISTAAGAYAA !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
@IsmailMohammed-q9z
@IsmailMohammed-q9z 7 месяцев назад
War Badan Lama Rabo Hadad Muslim Tihiiiin Shareecada Islamka Qaaata Warkiina Badan Waxba Ma Taraaaayo Muslimka Shareecada islamka Ayaa Sharci u ah Waana Isku Mid Gaaaladane Demuqraadiyad Marka Dastuurkiiiiiina Baybalka ah Aaad Dagsateen Somaliya Lagama Rabo Dadkan Dhimashay Ka Xigaan Waalida Iyo Gaalnimada Dadka Ka Daaaaya
@IsmailMohammed-q9z
@IsmailMohammed-q9z 7 месяцев назад
Muslimka Shareecada islamka Ayaa Sharci u ah Gaaaladane Demuqraadiyad Halagu Kufriyo Dhawaqiiida Asnatma Cabudayo Iyo Kuwa Ayaga Cabudayo Dadkan laguma Qasbi karo Baybalka Aaad Dagsateen Ma Rabaaan Yaaa Calmaniyiiin Idinka Iyo Gaaldiiina Dalka Noooga Baxa Waxba Ma Wadaagno Demuqraadiyad iyo Inta Rabto
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 7 месяцев назад
OO CIDDII LADULMAY HADDAY DIINTA ISLAAMKA CADDAALAD IYO HIIL UDOONTAAN MAXAAD UGU EEDAYNAYSAAN ?
@HodanMusa1
@HodanMusa1 7 месяцев назад
Shababb Ethiopia and hargaysa ayaa wada iyadoo ingiriisku pushed garsnayo 🤔🤔🤔🇪🇹🇪🇹🇪🇹☢️☢️☢️📛
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 7 месяцев назад
OO INGIRIIS IYO ETHIOPIA SOOTAAD DHIHIJIRTEEN WAA WALAALAHAYO
@smaliwolf
@smaliwolf 6 месяцев назад
Dooodaan waxay ku fcneed in shabaab la hortago ama lala galo waxaad mudantihiin in raggaas heshiisaan
@BeberisMaxed-wq9fm
@BeberisMaxed-wq9fm 7 месяцев назад
Tusaale cali dayuuskaan wuxuu fatwooday in qur.aanka loo soodajin indadku lagu maa mulin
@husseinjimale6201
@husseinjimale6201 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@muhudinibrahim9118
@muhudinibrahim9118 7 месяцев назад
😊😅😅😊😅😊😅😊😅😮😊😅
@Hared-wc7xu
@Hared-wc7xu 7 месяцев назад
Waxan dhihilahaa alshabaab waxay haystaa diinka islaamka sisax ayay ugudhaqmaan wahabiyo Wana ama suuufi islam mamathala gaala keensati kuwani meshafadhiyo WA kuwa karidoobi diinta islaamka
@SheikhMohamed.
@SheikhMohamed. 7 месяцев назад
Ereygs gaaladaa u buxisay cadawgeed saxan ee ma loo bixin dabadhilifka iyo maanka lagu kufsaday
@Hanadahmed-i9p
@Hanadahmed-i9p 7 месяцев назад
Alshabab wa ilmo Al itaaxd
@salebanomar76
@salebanomar76 7 месяцев назад
QAWARIJ WAHABI ALSHABAB MIYAA DIIN LA WEYDINAA SAUDI 🇸🇦 SUN IYO KANSAR AYEEY USOO RAREEN SOMALIA 🇸🇴 WAJIIS WASAQ UMUL SHIBILE XASSANI WAA KU CARURTA DULEEYAY EE UGA KENAY FIDNO DULINIMO SAUDI 🇸🇦 WAHABI QAWARIJ ALSHABAB XISBU SHEYDAN
@CabdiYare-w4v
@CabdiYare-w4v 7 месяцев назад
al Shabaab iyo wahaabiyo ma labo ayeey kala yihiin‬‏
@faaidyusuf1695
@faaidyusuf1695 7 месяцев назад
Quraafiga intaad qiimo iyo qadan u yeelayso Amaad qolo shisheeyiyo kufriya qayb ku raacayso Ama aad quraan kiyo sunaha qiilku diidayso Amaad been qayaxan sheegay saan qayr madoon taane Xagjir iyo qawaarijigu waa qurus ad keen teene Qanuunka Eebaad nacdeen kana qayooteene Markaasaad qodobo shaydaan idin baray qaadateen shalaye Qofka aad rabtaan waa ibliis iyo qalinka shaydaane Qalad intaad gasheen baad rabtaan qolo ku eedeeye Qarankaan shareecada dabaqin qaarij wee yaane Kii quraanku dastuur kiis yahaad qadaf ku maag taane Quruumaha ibliis kaashadiyo qolada reer yuruba Iyo qoon yuhuudaad baryahan wada qaday saane Xagjir qeexi maysido adaa qaatay maradiise Qurun iyo shirkaad doonay saan una qid may saane Qarixiyo burburin taad wadaan una qid may saane Xagjir yohow qaldani oo qaldani waad qar way saane Quraafiga qubuuriga ahee qaadir dafiraaya Cilmaaniga qawaajuhu dhalee qarashka siinaayo Iyo qoon kastoo leex dayee kufrigu qiil u bixinaayo Qusuusiga maxaa kaaga dhigay qaran ibliis raadi
@faaidyusuf1695
@faaidyusuf1695 7 месяцев назад
Sheekh caliwajiisow kufrigu ninuu maal gashaad tahaye Maraykaan wadaad uu watiyo maafiyaad tahaye Ninay mirirtay laab taad tohoy malaxu jiiftaaye Mugdigaad ilays mooday saa iyo malo iftiin kiise Marxabaad lahayd suufiyada maariqiin taahe Malas nimanki raacaad lahayd waa mashaayiikhe Moholiga baqdaadaad lahayd ii miciin shalaye Soomow miladu leeyahaad laba masaal tiine Tawxiidka marab nuu kuyiri iyo maaxdi diin teene Malafsiga qabuuriga bidcada kuu marxalaaya Sunahana mugdiga kaaga dhigaad daba magoog nayde Quraafiga majuusiga ahaad daba magoog nayde Gaaal macatab liyo kii lajira lana mataanoobay Muslim uma aqaanee kufruu mooshin kiis galaye Milli maahanee waa sandiiq maariqoo lumaye Makhaaniista iyo suyfiyadiyo nadaladaa muuqda Miyaad qiil wajiisow u heli wacad qabaad tahaye
@gaajuhaggy7455
@gaajuhaggy7455 7 месяцев назад
Maxa lagu xalinaya mushkilda xagjir nimada.xalka ma wuxu noqdey wax walba taariikdoda kaliya in laga shekeyo aan la sheegin sida lagu xalin lahaa
@IsmailMohammed-q9z
@IsmailMohammed-q9z 7 месяцев назад
Kitabka alleh Iyo sunadiisa Dalka Halagu Xukumo Hana La Dumiyo Dastuurka Eee Dagsadeen Calmaniyiiinta Bilaaa Arxanka ah Baybalkooooda Iyo Galadooooda Dalka Halaga Saaaro Ama Dagaaal Halagu Kala Baxo Somaliya Shareecada Islamka Ayaaa Laga Rabaaa Demuqraadiyad Iyo Waxiiii Rabo Muslim Mahn Waaa Cadowga Islamka Haliska Dhiciyo Gaaalada Somaliya Ku So Duuuuulay
@IsmailMohammed-q9z
@IsmailMohammed-q9z 7 месяцев назад
Kuwaan Afka Reer Galbeedka Ayeee Ku Hadlayaan Mareykanka Afkiiiiiisa Ayeee Ku Hadlayaan Marka Kuwaan Miiiiran Baaa Gaalada U Shaqeeyo Marka Somaliya Shareecada islamka Ayaa Lagu Xukumayaa ama Gaalo Ayaaa Qabsan Dooonto Hala Ogaaado Hurdada Halaga Kaco Gaalo Afkoooda Kuwa Ku Hadlaaayo Hala Fahmo
@gaajuhaggy7455
@gaajuhaggy7455 6 месяцев назад
@@IsmailMohammed-q9z Gaalada waxa ka daran somalida aan mideysneyn. Shacab qabiil madax marey waye somali waligood ma midoobayan kuwii dhahay dalka diinta ku xukumeyna qarax bay umadii ku dhameyeen iyagoo xeryahii gaalada u jeeda bay suuqa dhexdiisa isku qarxinayan markasa gaalo nagu cabsiineysa war gaalo inaga agteena waxba kama ahan gaalka waxa ka daran Kan inta shacab qarax ku dilo alxamdulilah dhahaya dhahaya jana ku galaya kasaa gaal ka daran diin iyo somalinimo kula sheeganaya. Waxa Kalo ka daran Kan qabiil kugu neceb aan wax kuu ogoleen sxb anaga gaalo hanagu cabsiin aniga gaalo kama cabsado Allah wuxuu nooga digey waa shacab muslim Kala qeybsan teasina waa na heysataa Wana dhibka ugu weyn shacab mideysan hadii la helo Cid wax Naga qaadeysa malahan
@gaajuhaggy7455
@gaajuhaggy7455 6 месяцев назад
@@IsmailMohammed-q9z marka hore diinta islamka dowlad kama hadasho iyo sida loo dhiso mida labaad dhibka somalia waa gaajo iyo jaahilnimo wayo mushtamac muslimnimo sheeganaya qabiil Kuma dhaqmaan qabiilna iskuma Dilaan. Somalia waxa kaliya dhibka ooga bixi karaan waa iney gaajada la dagalaman beero fashaan sida dad muslim ahna u dhaqmaan dowlad iyo siyasad iyo gaalo iyo dastuur waxba ha isku mashquulin hadaa nin dhalinyaro tahay kuwa adiga kula midka ah u sheeg inaa wax qabsatan wadan dhisatan somalinimo u dagalan taan
@footballmen1
@footballmen1 7 месяцев назад
caamo diin ka hadlaysa dhibteeda waa tan
@Norabdik
@Norabdik 7 месяцев назад
Football adoo ah miya diin lagu weydinaa marka 😂 War yab badana😅
@footballmen1
@footballmen1 7 месяцев назад
@@Norabdik waraa kubadda waan ciyara lkn aqoon diimeed wan leeyahay ee kuwan ganacsatada ah haku aaminin diintaada
@BeberisMaxed-wq9fm
@BeberisMaxed-wq9fm 7 месяцев назад
Waar heedhe maxaa lisa saamaxaa dadku waa kala caqiidee
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 7 месяцев назад
Fakin cali wajiis laba wajiile hal guruub oo wahaabiya ayuu iskugu keenay
@SomaliGrec
@SomaliGrec 7 месяцев назад
jow kow now dadka doodaya wa jaahilin anba diilaa sida ali wajiis wa dhagar-qabe marka ma dhagar-qabe baad ka sugaysan xaal wa maya somalia anba somalidu haday rabto nabaad halko wa fudud yahay wa in somalidu fahamto oo ixtiramto bini-adamtinimada iyo nolosha waaka halku halka dhibaato dhan wa bini-adamtinimo iyo nolol ila hada somalidu nololsha ma qimayso mana ixtiranto bini-adamtinimada jow kow now hadana bow
Далее
Ahamiyada Salaada  - Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
43:32
Просмотров 176 тыс.
Тренеруем память physics drop 103 - 104
00:51
DOOD ABUUR: Dhibaatada Daroogada ee Somaliland.
1:45:20
Просмотров 173 тыс.
DOOD: SHEEKH AXMED DIIDAAT IYO BAADARI STANLEY STONBEG
31:46