Тёмный

Dood Cilmiyeed Boobe Yuusuf iyo Axmed Ismaaciil Samatar, 2004, Jabuuti 

Boobe Yuusuf
Подписаться 7 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 35   
@hormuudchannel9549
@hormuudchannel9549 Год назад
Asc imisa qof ayaa dawanaysa2023
@dibiiledibiile168
@dibiiledibiile168 4 года назад
Mujaahid boobe I have big respect on you ilaahoow noo kaa daa
@faizahargeisa807
@faizahargeisa807 4 года назад
Masha Allah, viva Mr Boobe Yuusufe 💞💞👍
@Amiiraydarus
@Amiiraydarus 4 года назад
Maanta Pro Ismaciil Samatar Fikir Kaas Ma Aaminsana Waa Anti Somaliwayne Waana Somaliland Supporter
@cabdirasakosmaan6541
@cabdirasakosmaan6541 4 года назад
Aqoontu isma qariiso mesha waxaa isugu yimi rag misaan leh allah ha idin barakeyo boobe Yusuf iyo prof Ahmed I Samater
@ahmeddjamajktvfilms9614
@ahmeddjamajktvfilms9614 Год назад
2004 mise 2014
@hamseabdisiraad6492
@hamseabdisiraad6492 4 года назад
Mansha Allah guul adeero boobe yuusuf ducale
@asdssa2714
@asdssa2714 3 года назад
muj.boobe yuusuf ducaale waa tiir wayn oo dahabi ah oo soo maray taariikhda ummada Somaliland.....حفظ الله in sha Allah wax badan oo taarikhda dalkana in aan ka qaato oon kula kulmo Ilaahay baan ka barya yaa
@israismaaciil3279
@israismaaciil3279 4 года назад
Mnsha Allah ale hakudaayo boobe
@abdielmi6419
@abdielmi6419 4 года назад
maa shaa Allaah.
@ramaahmed441
@ramaahmed441 4 года назад
Majahid boobe yuusuf alle hadaayo cadwgiisana alle ha jabiyo waa mujaahidiinta aanku faano alle hanoo daayo
@abdiisseahmed4188
@abdiisseahmed4188 Год назад
Boobe shalay Maxamed Siyad Barevayuu taageeri jiray maantana would caayayaa
@djiboutidjibouti1724
@djiboutidjibouti1724 4 года назад
Ahmed samter is wolf .unlike others stay alive
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 года назад
Waa barnaamij xasuus mudan
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 4 года назад
Mansha’Allah somaliland guul guul
@Team_27_funs
@Team_27_funs 4 года назад
Aragtiyo wanagsan
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 4 года назад
Samatar imika wuu soo arkey wuxuu difaac ayay maalintaa
@gatawe
@gatawe 4 года назад
Boobe wiilka ina samatar ee aan abtiga unahay hadda waa musharax kulmiye ah, miyaad la daadagaysaa
@maxamedjaamac4682
@maxamedjaamac4682 3 года назад
Aaway soomaalidii wax baratay, markaad wiil iyo abtigii waraysanaysaan
@aminahmed8573
@aminahmed8573 4 года назад
Masha Allah boobe yuusuf ducaale.
@abdirizakcali5162
@abdirizakcali5162 4 года назад
Somaliland xamar may caashaqin
@sheekhabdillahi7318
@sheekhabdillahi7318 4 года назад
Wariye maxamed daahir rtd ma isagaa iska leh tolow
@fankaiyosuugaanta5548
@fankaiyosuugaanta5548 4 года назад
Far markaad qof kufiiqdo sadex baa anda kugu soo jeeda. Boobe waxaa llogaraabi lahaa marka maamulka uu ladhacsanyahay ee Somaliland dhaqankeedu kaduwan yahay tii Siyaad Bare ee uu eedeeyo had iyo jeer. Waxaa la ogyahay SL xukunkeedu 80% in ay gacanta ugu jiro qabiilka ISAAQA oo deegaan ahaan ka dega SL 25%.
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 4 года назад
Hehehehe 25% bal noo sheeg qaabka aad ku estimate garaysay?
@barisamaad4059
@barisamaad4059 4 года назад
Cunsuri boobe
@asdssa2714
@asdssa2714 3 года назад
qadaad wayn halkan kma hadlo.....meeshina taga...channel kani waa channel Somaliland ah
@barisamaad4059
@barisamaad4059 3 года назад
@@asdssa2714 in faysal dameer caqligagu kuguma filna hadadan somali ahayn noo daa luqadeen badowyahow
@asdssa2714
@asdssa2714 3 года назад
@@barisamaad4059 adiga qadaad wayne noo daa luqadayada😏😏
@barisamaad4059
@barisamaad4059 4 года назад
Lakin samatar ataxyaadkuu ku dhuusay mar hadii jinsiyadisa somalinimo uu ku Badalay mid qabiil oo somaliland la yiraahdo waliba isagoo professor ah
@abdirisakkahen
@abdirisakkahen 4 года назад
MA FAHMI QABIIL WAXAD UGA JEEDO SOMALINIMADU MA DIINBA SOMALI WAA QABAAIL KOONFUR QAABAAIL MAAAHA MIYAA
@asdssa2714
@asdssa2714 3 года назад
@@abdirisakkahen 👏
Далее
#kikakim
00:17
Просмотров 8 млн
18-May-1991kii iyo Burco Wixii ka Dhacay
27:06
Просмотров 4,9 тыс.
Cali Sugulle, Dararamle & Xudeydi
34:42
Просмотров 88 тыс.
KHUDBAD XAAJI MAXAMED CIGAAl ALLAHA U NAXARIISTEE.
9:16