Тёмный

DOOD CULUS | QASQAS IYO BLEACHING 

FAM TV
Подписаться 502 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

Waa muuqaal cusub oo xambaarsan madadaalo iyo majaajilo aad u qurux badan. Halkani ka dhameeyso dhammaan muuqaalada Shutter Bidaare.
Channelka Malab Malab -
/ @malabmalab9763
Follow our Socials-
INSTA -
Farhan Ali -
farhanaliio...
Shutter -
shuttercome...
For Business and adverts
contact us via -
0707 148 158
email -
famstudiosltd@gmail.com

Опубликовано:

 

14 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 56   
@bilanbabdulahi8442
@bilanbabdulahi8442 13 дней назад
Gabar is cadeysay waa gabar kalsooni daro hayso..... Natural, black is beautiful... Black don't crak, gabdhow is ilaaliya
@OG_kibray
@OG_kibray 11 дней назад
Wow wow wow abowe it’s “black don’t crack” black don’t crak kulaha abowe naaga leexo 😂😂😂
@anfacanfac1134
@anfacanfac1134 9 дней назад
Hhhhh sxp dumar land waloku talakale qurxinta oky naka lexo
@user--Najiibrasta1
@user--Najiibrasta1 14 дней назад
Horta Labadaan maxaa is daba dhigay. Mar kasta muran aan dhamaan ugu imow
@hamseizhqi9554
@hamseizhqi9554 12 дней назад
War shataa sxbow legendary ku qiray ku soco😂❤
@abdinafacdahir1625
@abdinafacdahir1625 13 дней назад
Shaataa waa legend 😊❤🇸🇴🫡🐐
@salahyare3384
@salahyare3384 14 дней назад
One minute remaining 😂😂😂😂😂😂
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 8 дней назад
Yaa FARXAAN Doodani Qof Caalim Diini ah bay u baahnayd.
@nalkaaxmed2848
@nalkaaxmed2848 13 дней назад
Qasqas maahe awaay filmke🤣😂😂by the way congratulations 500k subscribe ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@kirishmarash3591
@kirishmarash3591 10 дней назад
Congratulations to fam tv 500k🎉🎉🎉
@DekowHusseinAden-ld4ft
@DekowHusseinAden-ld4ft 9 дней назад
Hambalyo 500k
@nuuryare5515
@nuuryare5515 14 дней назад
Miisan culus Mr shaata
@AasiyaHussein3986
@AasiyaHussein3986 13 дней назад
doodaha dareen yaan lagu soo darin pls
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 8 дней назад
Dadkani midabkii ALLAH u abuuray ma ku qanci waayeen.
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 13 дней назад
Qoftan dareen ah qaylo badanaa horta 😁.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 дня назад
Familyyy Systems SENERATIONSSS
@UK-ty3id
@UK-ty3id 11 дней назад
Nin is cadeeyaa nin ma aha gabadh is cadaysaana gabadh ma aha.
@BakarHussein-un5go
@BakarHussein-un5go 10 дней назад
Shutter hal sual ayuu dhaxdigaa kuleygo qayli ayey kicinayaa alaa shata 😂😂
@abdialbabuldiin2498
@abdialbabuldiin2498 14 дней назад
Dumar iyo Rag ba wax looga tirgaley malaha. Waa keli ina isnadiifiso
@BashiirIbraahim-ke4fy
@BashiirIbraahim-ke4fy 13 дней назад
Dumarka waxa lobaniyay jirkoda iney asturan lakin jirkga kalar mari lama urn ragna Kan marsado nagma mid ah wa haaf 😂😂😂😂😂
@capdalleariif2374
@capdalleariif2374 2 дня назад
Gabar cad is the Best 👸🏼❤️🫶
@xuseencusmaan3414
@xuseencusmaan3414 9 дней назад
Qof nool oo haddana urkiisa la agmari la'yhy😂 gabdhaha iscadeeya ugu imoow badankiina haagubini ballo ur badane, Ragga iyagana dubka iska riddo naclad haaidinku dhacdo
@xuseencusmaan3414
@xuseencusmaan3414 9 дней назад
Quruxda waa udhalasho lkn iscadeys quruxi makeento tan okiyaalka wadato oo Aniito aad ledhn waa caga boorley😂
@abdishukridahir7677
@abdishukridahir7677 5 дней назад
Qurux iyo cadi kalasara
@user-fp1jj2kx2g
@user-fp1jj2kx2g 4 дня назад
Dintena islamka meysan banenin in ad midibkaga badasho kali ah nadafada isqurxinta lee dinta shegte ee allh halagabaqo midibka allh kudaliye ayey kuwanagsani yihin dumarkena somali
@2daysago_
@2daysago_ 13 дней назад
Iscadeys rag iyo dumar waa xaaraan....caafimaad ahaan xitaa jirkaaga uma ficno. Akhirana ilaahi waa ku weydinaa jirkii aan ku siiyay mxa ubadashay ayaa ku taalaa.
@SalahyareHasan-ub6jo
@SalahyareHasan-ub6jo 10 дней назад
طربت وماشوقاإلي البض أطرب ولالعبامني وذوالشيب يلعب!!
@MariyaFaysal-tf3qo
@MariyaFaysal-tf3qo 8 дней назад
Bela dhabarkay Naga jabisay😂 maqarkaga dhimanaya kulaha
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 13 дней назад
Yaa ku baneyay markay Wiilasha ku leyihiin gabdhuhu diinta u banaysay inay iscadeyan waa tee rag io dumarba waa xaran in la isbadalo lkn is qurxunta way banan thy wana qasil io huruud io timir waxa la isku qurxinayo qasqas mahan😂😂 yaa ku baneyay markay idinku leyihiin adiga diinte ku banaysay mad ku tirahdan Wiilashu waa masakiin Wllhi😅😅😅
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 13 дней назад
Qofka midowgiisa badala waxa haysa cuqdad nafsi oo iskuma kalsoona
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 11 дней назад
What a video 😂😅
@abdiqadirissak7974
@abdiqadirissak7974 14 дней назад
Way so uran gabadha is cadeya😊
@YussufBare-qy8sz
@YussufBare-qy8sz 13 дней назад
Walahi waaru
@2daysago_
@2daysago_ 13 дней назад
Alxaqiiqa....nag iscadeyso waa uraan sikastoo ay iskusoo carfiso
@rnuura334
@rnuura334 10 дней назад
♥️❣️♥️❣️♥️❣️👌
@AxmedAadan-rb2jy
@AxmedAadan-rb2jy 12 дней назад
DooDaha DareeeN Dafalbay umalaysa 😂ish
@salanalimadey6295
@salanalimadey6295 13 дней назад
Ragaaan cubta ayay kujiraaan sidaaan arkaayo😂😂😂
@kingaadanmastar6190
@kingaadanmastar6190 13 дней назад
Gabdha yarkaas shaatiga wato si bay ubuusayaaan
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 дня назад
San ahEy Run shahshahlEEy yariisEEy Nicmaturabi nicmaturabi batatanba lakiinba lE.Yartyarta
@DenisDenis-lh7dd
@DenisDenis-lh7dd 14 дней назад
Bax wara
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 дня назад
YawayE, Nafsadaydan u iri waxan kawadaa lEEyasheegidoono dumar ban ahayn buuxo kabacdina waxan is ugu imanay kulan kabacdina lE
@YussufBare-qy8sz
@YussufBare-qy8sz 13 дней назад
Maxa nabare waaa ingo isbitala isbitala haan usouresin
@xuseencabdiqadir9161
@xuseencabdiqadir9161 14 дней назад
Iga raali noqdo hablaha dooriya midib kooda. Xaqiiqdii aad baan u necbahay in gabadh is cadeesay isoo garab marta wey soo shiiraysaa
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 дня назад
tiiba waba ka images Yasanaan iri just waxban yawadey.cadceeddumaroo Yartayarta yariisey ba dumar laga soo dhawaystoo badan Brinseseseses boqorad lagufarxeeeey yirahdaba QatraaayqaranEEy cadayyareey dagan fariidad nicmaturabi nicmaturabi
@MohamedAbdi-jc5wz
@MohamedAbdi-jc5wz 14 дней назад
Nabsi part 6 🙄🙄
@Gaaldile-fs6ee
@Gaaldile-fs6ee 14 дней назад
Sxp khaldka iska saxa oo Mar kast mic 🎤 udhiiba shata bidaar
@mohamedpiipii7476
@mohamedpiipii7476 13 дней назад
😂
@Saahilbrain10
@Saahilbrain10 12 дней назад
لا تبدل لخلق الله
@DenisDenis-lh7dd
@DenisDenis-lh7dd 14 дней назад
Hhhhh🎉
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 дня назад
LE, dumar is shuutoshuuto liishoynayo offcourseee offcourseee soo jireen sometimes daryeel offcourseee offcourseee Nonseseseseseses lE. YA Qadarinqiimobadan Run sax Naturally ba wax lagu yaheyba lE xoriyad cantrobaqash. Blokedbloked
@maryamaabuukar4632
@maryamaabuukar4632 11 дней назад
Horta nagaha inee is cadeyan ya baniyay
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 10 дней назад
Ayagaa baneystay😢
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 дня назад
San agey oo Run ah Naturally lE Ya wanba uwata dumar murwodumaroo yariisEEy dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy Brinseseseses boqorad RiyaaqEEy raysaanEEy lagufarxeeeey Qaasatan Noocyadeyba waanba hEETE lagufarxeeeey. LEE
@salanalimadey6295
@salanalimadey6295 13 дней назад
Malintaaz kadib go'aan tooz ayaad qaadatay
@CabdisalaanNuur-wi5if
@CabdisalaanNuur-wi5if 11 дней назад
Hambalyo 500k
Далее
QABIILKIISA KU AADI QOF WALBO!
27:27
Просмотров 14 тыс.
Waa Sheeko kale Iyo Xaasaskiisa Qosolka Aduunka
8:59
Просмотров 234 тыс.
HOR FADHIISO  DOOQAAGA   || NASIBKA HADAN LAGA HELIN
12:09
WAXAAN KASO DHAX SAARAY 3 WIIL ALX
14:27
Просмотров 172 тыс.
Guriga weyn kaligayga baa galgasha QOSOLKA ADUUNKA
9:49
TARTANKA MISS SOMALIA
21:56
Просмотров 32 тыс.