Тёмный

Dood-Fagaareedka 1-aad: Muhiimadaha Waaxaha Waxsoosaarka Soomaaliya | Aragtiyaha dowladda. 

Heritage Institute for Policy Studies
Подписаться 20 тыс.
Просмотров 72
50% 1

Qaybtani waxa ay diiradda saaraysaa doodaha ku salaysan istaraatiijiyadaha dowladeed iyo waxyaalaha mudnaanta u leh Soomaaliya muddada ka danbaysa dayncafinta. Wasiirradu waxa ay falanqayn doonaan qorshayaashooda ku aaddan dib u soo noolaynta waaxaha lafdhabarta u ah dhaqaalaha dalka. Waxa kale oo qaybtan lagu lafaguri doonaa caqabadaha ku gadaaman in isbeddel lagu sameeyo waaxaha lafdhabarta u ah dhaqaalaha, istaraatiijiyadaha, iyo qorshayaasha wasaarad kasta iyo siyaabaha ay uga faa’iidaysan karaan fursadaha maaliyadeed cusub ee ka danbeeya dayncafinta.
Hadaljeedino muhiim ah- Caabdulqafaar Cabdullaahi, Dhaqaalahayahan khabiir ah/ lataliye sare oo ka tirsan Haayadda Lacagta Adduunka
1.H.E Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene, Wasiirka Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha DFS 2.H.E. Moxamed Xayir Maareeye - Wasiirka Beeraha iyo Waraabka DFS
3.H.E. Axmed Xasan -Wasiirka Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee DFS
4.H.E Fardowsa Cigaal - Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista DFS
5.H.E. Xasan Xusseen, Wasiirka Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa DFS
Xidhiidhiye:
Dr. Uweys Cabdullaahi Cali,
Lataliyaha Guud Raysalwasaaraha ee Arrimaha Dhaqaalaha

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии    
Далее