Тёмный
No video :(

DOOD KULUL:-Gadoodka iyo Qeyla dhaanta Gobolka Hiiraan,Maxaa lagu diidan yahay 

Somali cable
Подписаться 361 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

DOOD KULUL:-Gadoodka iyo Qeyla dhaanta Gobolka Hiiraan,Maxaa lagu diidan yahay Cali Guudlaawe iyo Yuusuf Dabageed,ma shaqeyn doonaa Maamulka cusub ee looga dhawaaqay Hiiraan?
Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu iyo Xildhibaan Maxamed C/qaadir ayaa isaga horyimid Dooda Hirshabeelle iyo Hiiraan.

Опубликовано:

 

27 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 36   
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 5 месяцев назад
Walaalka Baadicado Sifiican Buu uhadlay Waayo Arinka Dhankeena ayeey Kaqursantahay! Dadkaan waawada dhashay Waa In la iskutolaa! Maantakeliya Yaanan lafiirin, Hiiraan Weli Ceemashey leedahay!
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 5 месяцев назад
Cali claahi cosoble Iyo m c waare Xawaadle ayey ahaayeen Hirshabelle ayey soo hogaamiyeen Maxaa Abgaal markooda loogu diidaa In lala shaqeeyo ??
@HalimaKulmiye-gr9xn
@HalimaKulmiye-gr9xn 5 месяцев назад
Saxiix
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 5 месяцев назад
@@HalimaKulmiye-gr9xn Anigu Abgaal iyo Xawaadle Midna maahi Laakiin.reer hirshabelle ayaan ahay Cadaallad ayey iga tahay In nabad iyo xasilooni Dadkaas shacabka Ah helaan Iga tahay Siyaassi. Xaraan ku naax Ah Ayaa umadda isku qariba Illaahow garansii Intaas dadkeyga
@Liiloowe
@Liiloowe 5 месяцев назад
XAWAADLE WALAAHI WAA LA DULMIYEY. MAANTA BAADICADDE IYO MAKANNE INEY ISKU QOONDO NOQDAAN WAA CIIL DHIBKIISA LE EG.
@saadaqkhaliif
@saadaqkhaliif 5 месяцев назад
XAWADLE HA TASHADAAAN
@abdulalahmohamed4227
@abdulalahmohamed4227 5 месяцев назад
ASC MACLIMOOW CIDA RUNTA U SHEEGTEY BALSE XAWAADLE XAWAADLE LEE WAAYE .
@asawirbukhari5130
@asawirbukhari5130 5 месяцев назад
HIIRAAN STATE GUUL IYO GOBONIMO ALLAAHU MACAAKUM
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 5 месяцев назад
Dhul Xawaadle Deked Malaha Airport Malah Webiga Aaku Soo Fagta Sanad Kasta Hadana Dhul Abgaal Dekada Cadale Dekada Warsheekh Dekada Ceel Macaan, Airport Cisaleey Airport Jowhar Iyo Hada Oo Airport Somalia Ugu Weyn Laga Dhisaayo Warsheekh
@sahruja5777
@sahruja5777 5 месяцев назад
Shalay maalintaad madaxweynaha eheed maogoleen maantana ma ogolidiin inteed rabtiin
@HalimaKulmiye-gr9xn
@HalimaKulmiye-gr9xn 5 месяцев назад
Maclimoow runta usheeg cidaan xawaadle shalay ayagaa talinaayay mantane waa inloo taliyaa ,hadii kale bari markey yamaadan ayaa loodidi doonaa 8n ay taliyaan
@gamilasaeed3847
@gamilasaeed3847 5 месяцев назад
Wax la yiraahdo hir shabeelle ma jiraan , hiiraan state OK
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 5 месяцев назад
Xawaadloow foodada joojiya
@user-pd9hi6cz2p
@user-pd9hi6cz2p 5 месяцев назад
Hada miyaa tan sxb
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 5 месяцев назад
xawaadle.kaliya.dowlad.ma.noqan.karyo.hiiran.beelo.badan.aya.degan
@husseinofficialpro8
@husseinofficialpro8 5 месяцев назад
Xawaadlow adinkapa madaxwayne ayad hirshabeele kanoqoteen dad ayaa maamusheen marka maxad udiideysaan in la idin maamulo xawaadlow
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 5 месяцев назад
Xawaaadle Adoo Dad Iyo Dhul Heysan Ha Is Waalin Dad Kana Ha Isku Dirin Awood Ma Lihid Abgaal Aa Kaga Hor Tagto Am Aad Wax Aga Qaadato
@sahruja5777
@sahruja5777 5 месяцев назад
Xawaadle fawdada joojiya.
@mrwadaniciilan8799
@mrwadaniciilan8799 5 месяцев назад
Cilada ugu wayn ayaa ah inuu hal gobol sii ahaan halka goboladii kale 4 ilaa 3 gobol noqdeen sababtana waa hawiyo oo ka shakisan cidan iney lawareegaan awoodooda dhalashadoodana ka shakisan iney hawiyo eheen iyo daarood oo hawiyo ahaan u riixaya dalkana ayaga ayaa fursad u heley iney madaxwene ka noqdaan kaliya waxay balaariyeen goboladooda tuulo kasto deg ayey kadhigee degmo kasta gobol ayey ka dhigeen halka meeshii uu siyaad bare kaga tagey ayay joogtaa hiiraan wali waa halkii gobol marka cadaalada aad ka hadleysaan sideey u taalo maba aqaan aniga runta layskuma sheego kaliya markii dagaal gaarto ayaa lasoo xasuustaa hiiraan.
@mrwadaniciilan8799
@mrwadaniciilan8799 5 месяцев назад
Nadaam hadii aad ka hadleysaan wixii lagu hishiiyey aawey magaalo madax iyo madaxweyne hal gobol ha qaato gobolka kale oo 13beel ku nool madaxweyne ku xigeen qaata yaa ku hishiiyey qaladka meesha uu ka jiro hala abaaro qabyaalada iska daaya hal xaaraan nirig xalaal ah ma dhasho gobol muqdisho laga gooyey shaley inuu maamulo gobol kamid 6dii gobol ee koofurta somaliya ugu horeysey cid kasta way fahmi kartaa qaladka xitaa wixii lagu hishiiyey ayaa la garab marey sidee xal u raadisaan beelo yar yar oo xawaadle la ficiltamo ayaa dhisteen si loo caburiyo waxna waa laga qaban waayey xaqooda hala siiyo hadii xal ladoonayo ama maamulkooda faraha halooga qaado ayaga ayaa isxalinayo.
@Shankharon
@Shankharon 5 месяцев назад
ali guudlawe waare uu kuxigen ahay markas ya ku dhegeneyd? war meel xun baad weligiin tagneydeen
@abdirahmanmoalim5562
@abdirahmanmoalim5562 5 месяцев назад
Waxan ahay nin karanle ah marki ayaaba lagu dhisay baadhil xawaadle iyo inta hiiraan degtana waa la dulmiyey waxow yiri (hasha intaad qaleysay anna waa qeybaayey garab iyo sararna isma saarin) Marki Magaalo madaxdi hirshabeele laga boobey ayaa cadaaladi Ceel dheer ku dhacday Marka inta Hiiraan degtay xawaadle garab gala oo Madaxweyne wareega waxba kuma fadhiyee Magaalo madaxda B/weyne keena
@abdifatah777
@abdifatah777 5 месяцев назад
Dooda jaaaahilinta...
@sahruja5777
@sahruja5777 5 месяцев назад
Caliguudlaawe isagana waa waxmatare.
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 5 месяцев назад
Dhibta waa dad aan u qalmin hogaan oo loodhiibo xil aynan qadi karin. beelihii walalaha ahaa ayaa isu nacaya
@abdikadirmohamed4053
@abdikadirmohamed4053 5 месяцев назад
Wlhi xildhiban macalimow sifican ugu shegay
@user-pd9hi6cz2p
@user-pd9hi6cz2p 5 месяцев назад
Waa runtiis xawaadle tashta
@abdikadirmohamed4053
@abdikadirmohamed4053 5 месяцев назад
Biri inaa naku xukunto rabtaa
@abdishukribile
@abdishukribile 5 месяцев назад
Hawiya marki Hore Aya lugu qayanay fadaralka waxa larabey 8 gobal ee reydka inay qataan Sharif garawe lageynayay hadad 18 gogol maxed ufijineysay
@DaadirAbdi-hb6yu
@DaadirAbdi-hb6yu 5 месяцев назад
Xawadle IL adag moye af macan wax kumalahan shalay hassan sheikh ayey waqtiga Ka dhameyen marka HG wax halogu daro iyaga aya Naga amusayo walhi
@mohamedsandhol1060
@mohamedsandhol1060 5 месяцев назад
Basdicadde maxa ka galay xawaadle iyo abgaal ishayaan BADICADDE haddey wax raadsanayan goonidooda mey u raadsadaan maxa galay abgaal
@user-ok7tv8jc6d
@user-ok7tv8jc6d 5 месяцев назад
Yaab badanaa mo'alimo adi maxaa hirshabeele ku leedahay ninka xaqiisa raadsanaayo oo reerkiisa u doodaa marka aad ka laadlaado ciil anagaa u dhiman oo adiga iyo wax kula mid ah eey hirshabeele nagu matalaan😢
@abdulalahmohamed4227
@abdulalahmohamed4227 5 месяцев назад
SIDII S - LAND GOOSTA EE CIRKA AADA
@Abdulejidhaan
@Abdulejidhaan 5 месяцев назад
Asc waxa loo bashan yahay in xukunka si cadaalada loo qeeybsado ee toban qabiil oo Degan 30 tuulo ineey kula qeeb ekaadaan adoo 500 tuulo degan ma xaqaa qaabka a wood qeebsiga ayaa qaldan nine haaysta xoolo oow San laheey ma qeeylinaayo mida kale dorashada hirshabele ninkii la arkoow ika gala maxaa u diiday in dad tayo leh la qaato layiraado xildhibanka hirshabele aqoontiisu waa in eey tahay sidaas muramba lama galen
@Shankharon
@Shankharon 5 месяцев назад
hora sas lgu sameyey aqoonyandaada in ladilay aa lagu keenay ninceelbiyo kajiidijiray aqli meesha kuma haydan maseer ba meel xun ku dhigay dad ka xishonayo
Далее
Cute kitty gadgets 💛
00:24
Просмотров 15 млн
Ajdarlar...😅 QVZ 2024
00:39
Просмотров 391 тыс.
PART 6 IYO XABSIGA CALIFORNIA AMERICA
20:14
Просмотров 133 тыс.
Cute kitty gadgets 💛
00:24
Просмотров 15 млн