Тёмный

Dood Kulul oo Xanaaq isu badashay & Gabar Mucaarad ku ah App-ka Guurdoon. 

Somali cable
Подписаться 353 тыс.
Просмотров 30 тыс.
50% 1

Dood Kulul oo Xanaaq isu badashay,Maxaa kala qabsaday Kooxda Guryo-Samo iyo Gabar Mucaarad ku ah App-ka Guurdoon?

Опубликовано:

 

12 окт 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 95   
@abdikaniabdullahigure3379
@abdikaniabdullahigure3379 Год назад
sidaan xaq maahan gabadha waa lagu goobte dulyare gabadha qof taageerto ayee ubaahneed 😂
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 Год назад
Dadka Dalka jooga uma baahna App face to face ayeyba isku arkaa. School bay wada dhigtaan jaamacad bay wada aadan waa is ku xaafad.
@dooyow3328
@dooyow3328 Год назад
App kaan xer shukaansiga lagu kari waayey baa lagu dhiiri galinaa. Si shukaansiga ay u bartaan
@Memestv1000
@Memestv1000 Год назад
App kaan waxaa laga soo copy yey yurub iyo mareekanka waxeeyna u isticmaalan dhaqan xumada in wax walba la soo koobiyeeyaa waa qalad
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 Год назад
Aad iyo aad wllhi sbnkn somali siday kolba uso copy gareynyeen dhqmda gaalada wllhi beri dhw diinta siyar siyar bay uga tagayaan ku dhaqankeeda waana siyabaha umad islam ahi u baaba'do wxna sabab u ah waa dawlad la'aanta wyo wdn wlba oo islm ah wxa umda jiheeya islmrkna ka ilaliya wxylaha dhqn xumda ku cusub waa dwldahooda
@seyruuqofficial6101
@seyruuqofficial6101 Год назад
Apka waa qalad hala xiro Dhaqanka somalida ayuu meel uga dhacayaa👍
@mastaniicttechnology717
@mastaniicttechnology717 Год назад
ManshaAllah Gabadhan ayaaa ka helay Ani🤣🤣🤣taakiro lacaan ayey noqote✍️🌹
@alihmd9379
@alihmd9379 Год назад
Guul abaayo Suaal ween Majiraa aabo iyo hooyo rabo gawadhiisa chat app in ee gasho kkk😮
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Месяц назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay Год назад
Dating app ku waa ganacsi sidiisaba saa hala ogaado nin kaan ganacsigisa ayuu xayeysiinayaa.Gabadha hadalkeedu waa sax Dating app ku waa fududdeye fusuq gaaladu dhb badan ku qabaan waa yar tahay lamaane ku najaxa. Ninkaan waa Xanaaqsan yahay gabadha personal attack ku haya
@amaalmakhtal8588
@amaalmakhtal8588 Год назад
gbdha wey saxnthy lkn ninka appkisa ayu xayeysisanoya lcg ayuna sameynoya ee maiska aamusa
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 Год назад
@@amaalmakhtal8588 aaad iyo aaaad wllhi hdynaan helin dwld adag oo dan kle dadka islmrkna soo jeeda oo u tagan ilalinta iyo badbadinta bulshda dhaqankeeda islmka beri dhw inynu arki doono gaar siday kolba uso copy garaynyaan dhqmda Gaalada inynu arki qaar inola yimada wxyalo tan ka waawayn ,,,!
@sadamdeeqsi5065
@sadamdeeqsi5065 Год назад
Waxa khaliyee meshan ka arkay waa gabadh waxbaratay iyo niman jahligooda uqiiil raadinaya
@mohamedabdullahi6556
@mohamedabdullahi6556 Год назад
Waa fasaad in dhalinta shahwada la da dhacayay hadana qol laysugu keeno waa lala socda fasaadka dalka lakeenayo iyo dadka wada ee hunri doonka ah
@fawzihadjiahmed8905
@fawzihadjiahmed8905 Год назад
guri galmo gaajo 3G somali maryooley wax kale ma qawaan
@mubarakcade9961
@mubarakcade9961 8 месяцев назад
M.a Mashruucan Wlhi Arin aad ufecan yaxay siwaathaa walal yaalow
@mohamedkhader1913
@mohamedkhader1913 Год назад
Qoftan update mahan
@mohamedaydarus7418
@mohamedaydarus7418 Год назад
100% gabadha ayaa kasaxsan
@madanadan9816
@madanadan9816 Год назад
Waar badawyahow shukaansi iyo haasaawe ayaa ka horeeya guurka
@nnpcat625
@nnpcat625 Год назад
Hasaawi maxaa laga wadaa
@maxmananwar6916
@maxmananwar6916 Год назад
Meesha waxa jooga ragg aan fikradooda difaaci karin. Personal attack-na ku haya inanta.
@yusufjowhari2877
@yusufjowhari2877 Год назад
Somalidu goormey dooda iyo war is ka sugadi baraneysa hadii ku wii wax bartay ay sidaan u doodayaan?? 🥺
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 Год назад
Dumaraw digniin , ogda app-ka guurdoon adunkoo dhan waa lgu khiyameeyaa hablaha lgagana faiidystaa islmrkna waraabe ksta ku jira kdibna afka uga gln , mrka fahma shakhsiyadka sameeyay ababka nocana iyga uun baa lacag ka sameeya kna faiida mrkaa wllhi sbnkn kuwii dumar ahaa social medei-hu halis wyn buu ku hayaa iyo khatar wayn wllhi inta ku dhex baaba'day illhy unbaa og
@zamzammohamed1595
@zamzammohamed1595 Год назад
Hal nin Hal dolar Miya kujira 😮l😅😅 Hal dolar iina 20 nin kuqato aya rawa ani😅😅
@ikk8851
@ikk8851 Год назад
Maya Maya maydaan fahmin waar qab kii hablaha ayuu app kani jabinayaa waayo wuxuu yahay qofka soo gashaa waaba desperate ama qof khatyaan taagan lakiin barax ka barashadu waa micne dhaqan ahaan adaa isoo raadsaday adaa i balamisay camal oo intii araweelo nimada ahayd iyo ayadoo wax rabta hadana adaan is dhahay waa bani aadane wuxuu sheegayo eeg ayaa meesha ka baxaysa oo gabadhii waa soo mutaxmaysaa marka ma fiicna appku. Xataa gabadha hadhow kaftan ma celin karto oo sowtaan kuu miciinY adoo appyada dhex heehaabaya. Sida kale fusuq baa chance heli kara in raga qaar balwado leh ay gabadh isa soo dhiibtay oo daacada uu balamiyo yacnee darbi fadhi walba ciyaar iyo xaraabe usoo galo gabdhihiina daacad ka tahay marka meeshu khatar xaga in rag bahalo ah gabdhuhu usoo galaan baa dhici karta. Hala joojiyo wuxu waa rakhiisinayaa gabdhihii waana khatar galinayaa
@mmjey
@mmjey Год назад
badow
@user-bc5kd7oz4c
@user-bc5kd7oz4c 4 месяца назад
Asc
@umuehaabofficial9704
@umuehaabofficial9704 Год назад
Dadka iska bartay social media ee is guursaday iney wareystaan aheyd ama dadka jaceylka ka sameeyo online ka koley dadkaas qibrad u leh
@jacfaryare7388
@jacfaryare7388 Год назад
Gabdhaha yaan sharafta looga ciyaarin. Guryasamo appkaas way ku ceeboobeen ..
@qeysarsenal4065
@qeysarsenal4065 Год назад
Qaftaan aftahanadna mahan waana carab dhertahay gabar maa 1 dolar lugu helaa mise waa isku diwan galinta
@ifkahooyochannle143
@ifkahooyochannle143 Год назад
Waa sheeko Naga weyn😂😂😂
@qoraneofficial3613
@qoraneofficial3613 Год назад
Dating app waaa dhaqan gaalada laga keenay kuma haboona soomaalida hhhh waaba lacag miyaaa🤣🤣
@faizam523
@faizam523 Год назад
Haaheey, waa runtaa, soomalida qaar waxa xun bey jecel yihiin iney wadankii hooyo geeyaan, waxa ka fiican inuu keeno wax dhaama oo abaaraha lagaga baxo oo xirfad ah keenaan ama wax shaqo abuur ah, maxaa u diidey inuu dhalinyarta u keeno habka online looga ganacsado ama habka loo sameeyo waxyaabaha farshaxanka ah ee suuqyada caalamka laga jecel yahay.
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 Год назад
@@faizam523 wlhi gbdh fariid ays thy Allah kubarekyo wll dadka shacabka masakinta dhibka heato maba oganba
@mubarakcade9961
@mubarakcade9961 8 месяцев назад
Apsalut Wagti is siyaaa
@ibrahimmahmoud8860
@ibrahimmahmoud8860 Год назад
yaa ku guursanaya
@maxamedaxmed3468
@maxamedaxmed3468 Год назад
Gabdhan apka maka hela an is diwan galiye only gudaha le miya mise dibada xita iso shega asxbta guulesta
@safiyacumar3771
@safiyacumar3771 Год назад
War maxaa gabadha ugu ururteen bahalo miyaa tihiin
@ibrahimabdi3480
@ibrahimabdi3480 Год назад
Waxbaa khaldan meeshan si aan u arko
@dalasmohamed
@dalasmohamed Год назад
Anigu dhexdhexaad ayaan ka ahay sababtoo ah wax hadda UU UGA badalyahay ma jirto platform yada kale ee social media sida Facebook, Twitter, what's up, Instagram iyo wixii lamid ah the only difference is to pay incase you fail to make a good relationship with him/her. So now the challenge is are these guys have knowledge/technics of controlling this app from bad actions like images and videos to be honest to follow the rules and regulations for our Islamic religion.
@mohamudmoalin4281
@mohamudmoalin4281 Год назад
Arimahaan waxaan ku arkay masaajid maraykanka oo dadka ku tukadaa liis guudoon ah la is qoraayo Rag iyo dumarba liiskaas isku aadkiisa dadka waxaa ka shaqaynaya culumada masaajidka xafiis ka mid ah maamulka, waxaana u malaynayaa sababta taa keentay in ay tahay qurbaha waxaana laga yabaa in aadan helin gabar soomaali ah lakiin aad helayso gabar muslin ah, marka hadii app la iska doorto iyo in liis la sameeyo oo la isku raadiyo maxay ku kala duwanyihiin
@najibabdi9676
@najibabdi9676 Год назад
Dad aanan dhaqan iyo aqoon lehen aya mesha ku doodaya 😂😂😩
@abdulahifarah4669
@abdulahifarah4669 Год назад
Wlhi waad asiibtay waaba dawan wayay
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 Год назад
Gabdhu waa iska xiiqsantahay hadalkeeda point kuma fadhiyo
@nnpcat625
@nnpcat625 Год назад
Hasaawi maxaa lsga wadaa?
@guleit89
@guleit89 Год назад
Ninkan gabdhaha ayu caburinaya
@zalmaabdinuut3130
@zalmaabdinuut3130 Год назад
Soomaaliyeey asagiin markay xidigaha hiigsanayaan idinku dumarka ku dhaganaada iyo guur aydin macnihiisa aqoon War ordayoo sida isu dhaama.
@fatxi5110
@fatxi5110 Год назад
Sax weeye
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
African dhan WA wasmo iyo music iyo Gaari hadiid helaan wax kale ma rabaan
@psycho7.7
@psycho7.7 Год назад
@@abdiasiisklarabdiasisklar8597 Soomaalida dad ka jahilsan adduunkan cidna lama barbar dhigi karo 99.9 waa wada 💩
@abdirahindahir4614
@abdirahindahir4614 Год назад
Gabadhan af soomaali ay la fadhisaa waaqicagana way ka dhacaantahay.
@zuhurali5477
@zuhurali5477 Год назад
A/c walaal xaqiiqda jirta in la samaayo barnaamijka gabadhihii guurka ubaahan iyo wiilasha guurka rabay in la samaayo waa fikir fiican
@ugaasmaxamed9392
@ugaasmaxamed9392 Год назад
Waa ogyahay aabahu inay gabadhooda guurdoontahy
@cadaanixasan8246
@cadaanixasan8246 Год назад
war gabadhaa kaasaxsan
@MohamedHassan-hw9ks
@MohamedHassan-hw9ks Год назад
waudirsadha qoladha walan
@abdiaziizgeedi6608
@abdiaziizgeedi6608 Год назад
Gabdhaha App kan ku jiran update mahan mido warersan iga so qawatay😂
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 Год назад
Gabdho wey idin ka saxan tahay waa dhaqan xumo . Bulshada wax fiican luuga dhigayo
@Showkaanifx
@Showkaanifx Год назад
gbdhaan doodeda xigmad kuma dhisna wayna wreersanthy
@husseinabukarhagi7365
@husseinabukarhagi7365 Год назад
Nin waalan hadii aytahay waxa hay guurdoon maxaa ku Jawan adeer mise waa ceeb
@assahaab
@assahaab Год назад
Dadka barnaamijka ay ka doodaayaan kuwa dhaliilaaya iyo kuwa difaacayaa midkoodna dood macna leh meesha ma keenin...waana nasiib xumada ina haysata in dadkubwax aanay waxba ka garanayn ka doodaan....
@abdirahmanosman9
@abdirahmanosman9 Год назад
Waxa La.Buun Buu inaayo Carabtu Waxaay U yaqaanii Ama Ay Ugu Yeeraan Jaraar , dumaka Kaa.Beecgeeyo Aaqirkiina Reagan madeey Salafsataa
@xaawoabdi6580
@xaawoabdi6580 Год назад
Gurdon
@lukmanabdirashidsaid5747
@lukmanabdirashidsaid5747 Год назад
Qoftan heer dadka la horkeeno maba gaarine scml Luuqadiii ay gabdhaha asageed ah kula hadli jirtay ku hadlaysaa
@AidrosOmar
@AidrosOmar 2 месяца назад
Appkaasi wuxuu hoos u ridayaa qiimaha hablaha
@hussainabdullahi1766
@hussainabdullahi1766 Год назад
Gabadhan ayaa ka dhaqan fcn raggan mesha fadhiya xageen ku aragnay gabadh guur baafsaneysa
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 Год назад
Barnaa mish ka raga keenay hadeey u hirgasho dhaqan xumadan waxay soo wadaan... Qeeb kale oo Qolka Qanee seeta nin iyo nin . Baa ku sooxiga hadan Laga hurtagin dhaqan xumada ey faafina yaan. Waad mahad santiheen.
@hiboabdi1942
@hiboabdi1942 Год назад
Abkaan waa fasahaad bilabkeeda
@califaraxyasiin741
@califaraxyasiin741 Год назад
Wan ka soo hor jeedaa Appkan inantaa ayaan fikir saxan u arkaa
@dualeibrahim4033
@dualeibrahim4033 Год назад
Gabadhu meelbeey ka kulushahay 😮
@abdlaakhmed9686
@abdlaakhmed9686 Год назад
Gabadhu dood kuma fiicna badal halagu sameeyo
@Saajac2024
@Saajac2024 Год назад
Been aduunkaa waxbaa kaa mmajiraan anigaa ku nool 🇨🇦
@kamsarodobe7104
@kamsarodobe7104 Год назад
Ogaysis ogaysis waxa la ogaysina dadka Africa hoosta Dagan siday UU kala leyihin dholkoga,.................... Ethiopia have Cameroon and equatorial guinea and Gabon and center Africa and south Sudan and center Ethiopia and Eritrea and two Congos and Angola and Namibie,............. ISSA have guinea Bissau and guinea and Sierra Leone and Liberia,................... Issaq have Nigeria,............... anfar have Niger and Benin and Chad,.........................garer have Mali and Sénégal and the Gambia and Ghana and Burkina Faso And Togo and côté devoir,...................... Somalia have Djibouti and center Somalia and Kenya and Rwanda and Uganda and Tanzania and Zimbabwe and Zambia and Mozambique and Burundi and Botswana and eswatini and Lesotho and south Africa.................all have his or her country and respect to gether and thanks All...............
@hiboabdi1942
@hiboabdi1942 Год назад
Alshababa culumey sheegtaan
@sahraibrahim2849
@sahraibrahim2849 Год назад
wadado gabdhaha 14 jir ah cunaaya iyo wiilashoda oo ku deyanaaya
@maxamedxassan641
@maxamedxassan641 Год назад
gabadha appka ku jirto iyo gabdha aan ku jirin waxay ku kala duwan yihiin kalsonida ay ninka ku shukaansan laheed waayo gabadha appka nin kabarata way xadidan tahay shekadoda
@ahmedjamac8303
@ahmedjamac8303 Год назад
Dad aqoon uleh dooda keena meesha , gabadhan meesha u fadhisa in sida ay gabdho yaryar ladoodayso cml hano keenin
@osmaan7523
@osmaan7523 Год назад
Wax lagudooda oomicnaleh mayaalaan meesha islaantaan iyada xitaa appka waayisticmaasha wadadeyna rabta maxayislaxiijineey
@psycho7.7
@psycho7.7 Год назад
Naga aamus Lagaroonow Jahliga iyo maangaabnimada kala bax ina dhilo 🙄
@ikranabdulahi1924
@ikranabdulahi1924 Год назад
Wlh somaliad doodah sidaas ugu leetaan sorry
@mohamedmusdaf2163
@mohamedmusdaf2163 Год назад
Guur la dalalaya miya
@alihmd9379
@alihmd9379 Год назад
Runtii gawadhaan waa ee ka sax santahay niman kaan afka goostay oo aan ka xishoon in ee fursad u siiyaan hadalka ku ligood Waana ku saxsantahay caruur teeda hooyadood app Kanaän barteen haa saawahane waxuu qiima beelay marka aad gawadha aad ka heahay horteeda is taagi karin oo aad ka codsan karin fursad ee arin kaaga ku soo aruuro in aad is qariso ee qoraal nafta uga qaado 😅😅.
@yahyanasir
@yahyanasir Год назад
Tan yar murankeedu waa jaahilnimoo cadanaa
@maskamohamed3986
@maskamohamed3986 Год назад
War qoftu waa guur doon waliba waxbaa aad ugubaya ee u gar gaara
@psycho7.7
@psycho7.7 Год назад
Qof kasta guur ma rabo jahilnimo looma baahna 💩
@maskamohamed3986
@maskamohamed3986 Год назад
@@psycho7.7 adigu majaahil ba thy
@psycho7.7
@psycho7.7 Год назад
@@maskamohamed3986 Jahliga iyo maangaabnimada waatan lagu leeyahay ugala bax meesha 🤡
Далее
WARARKA SOMALI CABLE TV IYO Salmo xaaji 28 07 2024
38:21
Shalay iyo maanta ee nolosha Soomaalida ku nool Turky
19:32
Guurka iyo dhalinyarada ┇► Ustaada Fartun
17:26
Просмотров 3,9 тыс.