Тёмный

Dood kulul: Xildhibaano isku gacan qaadi gaaray Buuqii baarlamaanka Sharciga maalgashiga 

Daauus Media
Подписаться 210 тыс.
Просмотров 28 тыс.
50% 1

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 33   
@IsmaciilXaaji-e5k
@IsmaciilXaaji-e5k Месяц назад
DAAWADA DHACDAY RAASHINKA DHACAY HALAGAHADLO BEBEN AYAA MESHAKUHAAYSIN IDINKA DAAWOYINKA DIBIDA AYAAKAKEENSANEYSIIN
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy Месяц назад
Saadiq john mooryanti isbaaro.
@abduldakane5471
@abduldakane5471 Месяц назад
Imagine this lady she is better than some people who are making noise for nothing
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 Месяц назад
Comments xildhibaanka doctor Cilmi Mahamuud Nuur waa nin caaqil ah sida uu u fahmaayo waxa ay hay,adaan sida ay micno ugu lee dahay dalka Soomaaliyeed iyo dhaqaalaga ka inaan doono maadama aan haysan meel wax naga soo galo.
@maryan953
@maryan953 Месяц назад
asc war kuwani waa dad an ixtiraam lahayn ee lacagta badan ah laga jar ee ciidanka ah la siiyo
@abdulqadirgooni607
@abdulqadirgooni607 Месяц назад
Waa wax laga naxo in Xildhibaan Odawaa aqoontiisi iyo caqligiisi fiicnaa uu si qaldan u adeegsado si uu aragti siyaasadeed oo qaldan u difaaco!
@rizakhaji7498
@rizakhaji7498 Месяц назад
Xildhibaanada maskaxdooda doctor ma la mariyaa inta aysan golaha soo fariisan.
@khadijaibrahim3054
@khadijaibrahim3054 Месяц назад
SAADAQ MA GAAGA BARLAMAANKAA CEL CELIS AH
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 Месяц назад
Sharafeey raali ahow😂😂
@ahmedyaasiin5881
@ahmedyaasiin5881 Месяц назад
Inantaa nuux ismaaciil ee gobsan laandheerayaashii mareexaan ama majeerteen ama Dhulbahante ama hawiye ma guursanwaayeen Bi'waayee inantaa guursada from London uk
@user-zj6xu3cy4x
@user-zj6xu3cy4x Месяц назад
saadaq madax hool hool
@user-te7hx3yq4w
@user-te7hx3yq4w Месяц назад
Waxaasaa xildhibaan noo ah ar maxaa geel jire dhaaxa xildhibaan noogala dhigay,waxan umalaynaa qabiilkasta inoow soo diray kan ugu wanaagsan balqabiilka kuwaan soo diray kuwa u haray maxaad ku qiyaaseysiin. Nasiibdaro wadanka ku habsatay dheh
@HarrisAbdi-v6p
@HarrisAbdi-v6p Месяц назад
Xariif ayaba shah iska gadax caboyo 😂😂kuwani waa kuwo lagu qasaray ilaheey wax dahma hano sodiiro
@ahmedabdi8094
@ahmedabdi8094 Месяц назад
War meeshan wey urtay cid aad ku matashaan majirte isaga taga waayo waxaad tihiin dad aan shaqadooda aqoon oo marna la daaro marna la damiyo ama la bakhtiiyo
@user-le9pj9tq3s
@user-le9pj9tq3s Месяц назад
dadkaan mushaarka halaga joojiyo cidanka halasiiyo wlh
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 Месяц назад
Goormee ayay beel Kasta oo Soomaaliyeed soo xulan doontaa, xubno ka dhisan aqoonta, garaadka iyo biseylka siyaasadeed, oo dareemi kara nuxurka mowduuca la falanqaynayo Waxay u badan yihiin dad diaspora ah oo dibada kusoo saaqiday, Waxaa la heli karaa muwaadiniin aqoonyahano ah oo ka dhisan aqoon, karti iyo waaya aragnimo ayagoo ku qanacsan inaysan u hanqaltaagin wadan shisheeye passport kiis
@user-le9nu2db7o
@user-le9nu2db7o Месяц назад
Reer walibo deegaankiisa ha aado muxuu xildhibaan daarood ah iyo isaaq nooga hayaa xamar hooyadood nacalaa ku taale hadeeysan dowladda xasan shekh kobaha u qaadeyn ha aadeen gurigii hooyadood
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Месяц назад
Hadii Xildhibanada Aad sheegtay kawaran Hadey Intee Hassan Guurgurte uyeeran yiraahdan waakaala Noqonay kalsoonidii ee Orod Aad dhulkaada Ceeldheer Bal Maxa ku hadli Doontaa Adiga?
@Estaro
@Estaro Месяц назад
baarlamaanka miyaa looyar looqabsanayaa? Oo hadii baarlamaanka looyar looqabsan karo oo wax ay diideen lamarsiin karo, muxuu baarlamaan kayahay?
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Месяц назад
Balaayo af qaloocn ilaaho adaa ilaah ah war ileen somaliya waay dhimatay bal fiiri waxaasaa somaliya xil kahaayo waa weceladii reer moriyaan aduunyooy🎉🎉🎉🎉🎉
@user-sk5je4tu7n
@user-sk5je4tu7n Месяц назад
Barlaman kama jiro somalia qadada iyo quracda ku suga inti labada sano idin kaga dhiman dhameysta sharaf idin ma talo idinko badeni Etiopien wada hadal kala geleysan maxad ka shaqeysan caloshina oo keliya😂😂😂😂😂
@abduldakane5471
@abduldakane5471 Месяц назад
Somali geen zee is watching 😂😂😂
@user-gu2iv5ez1i
@user-gu2iv5ez1i Месяц назад
Shimbiriyahoow heesaa hees wanaagsan heesaa
@rizakhaji7498
@rizakhaji7498 Месяц назад
Suuqa xoolaha camal 😂
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek Месяц назад
Hadal xumaa af Cade.dowladnimo dhimatay .
@abduldakane5471
@abduldakane5471 Месяц назад
No displine at all
@CismaanBarre-ny2mb
@CismaanBarre-ny2mb Месяц назад
Nacalad idinku dhacday
@MaalimNure
@MaalimNure Месяц назад
Baalamaan sacadaan furan mahay tahay
@user-gu2iv5ez1i
@user-gu2iv5ez1i Месяц назад
Yey tahay cidda maalgshaneysa Somaliya?
@hassanawad7344
@hassanawad7344 Месяц назад
Ukunta adaa dhalay
@user-ew2zf6pm8o
@user-ew2zf6pm8o Месяц назад
tan ma fakinkii ayey jogtaa
@abduldakane5471
@abduldakane5471 Месяц назад
Imagine this lady she is better than some people who are making noise for nothing
Далее
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:22
Просмотров 436 тыс.
Linkin Park: FROM ZERO (Livestream)
1:03:46
Просмотров 7 млн
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:22
Просмотров 436 тыс.