Тёмный

Dood kulul: Xildhibaano loogu Hanjabay Toogasho & Buuqa Baarlamaanka ee Sharciga... 

Daauus Media
Подписаться 221 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

16 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 21   
@cumarcumar-q9l
@cumarcumar-q9l 2 месяца назад
Xildhibanadow Dhaxda XIRTA, Yaan Laga Baqin HANJABADAHA ay wadaan Shaqsiyaadka Caloshoda u SHAQAYSATA yaasha ah. Qof kasta oo idinka mid ee u Istaaga Badbadada SHACABKA. Manta waxay maraysaa "Waari mayside war ha kaaga Haro" Allaha Idin Guuleeyo ee Dadaala Xildhibanadow. Mahadsanidiin.
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 2 месяца назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumomuse9591
@fadumomuse9591 2 месяца назад
Xaqdaro ahaa isku kiin dirtay istoogto toogta Inshalla ilaa mooryaan baadtahay
@AkafiHussein
@AkafiHussein 2 месяца назад
Wow that is what we where waiting because of you parliamentary you are people who elected this government so you deserve what ever
@katraabdi7778
@katraabdi7778 2 месяца назад
Waawada jaajuusiin talefano ayey hoos kawada dirayaan oo xor ma ahan xildhimanadu😊😊
@AbdiLibaax-r5h
@AbdiLibaax-r5h 2 месяца назад
Ardada Macalinka Aya Quraanka U U Toosiya Balse Xildhibaanka Taa Wuu Ka Duwanyahay Xildhibaanka Fakarkiisa Isagaa U Madax Banaan
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 месяца назад
ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏🙏🕋 dalka Somaliyed Allaha xafiido Insha Allah Hassan gurgurte waa nin Somaliya godkuriday qabil iyo qabil laskudilayo Hasbiyaallah Subhanallaha Subhanallaha Allahu Akbar 🙏🙏🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍
@bazeera5520
@bazeera5520 2 месяца назад
Maxaad magaciisa u sheegin waysay si loo ogaado ku yahay
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 2 месяца назад
​@@bazeera5520sax. Inu sheegy ahed
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 2 месяца назад
Subaxanallah
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 месяца назад
XILDHIBAAN JEESOW WA RUNTIISA, DAD YURUB, MAREYKAN IYO CABAHA DAGGAN, AYEY WASIIRADA AY QARAABADA YIHIIN KU QOREN LA TALIYE WASIIR, 4000$ AYEY MUSHAAR U QATAAN AYAGOO AAN DALKABA DAGGANEYN.
@AbdulqadirAdan-d4m
@AbdulqadirAdan-d4m 2 месяца назад
DAHIR AMIINJEYSOW WA RUNTIIS AQOONYAAKA
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 2 месяца назад
Buuqidin kama boxo golaha dulmiga Tuug iyo Haayir Allah Taladiina Tafaraaruq Kayeel
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 месяца назад
Oo dhaqankaas miyuu bilaabay Guurgurte war xildhibaanayaasha talaabo ka qaada Guurgurte
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 2 месяца назад
Tuugbeenlow zah Qaswade?
@abdullahiAden-y1u
@abdullahiAden-y1u 2 месяца назад
Dastuurka fadaralka oo ay’kahadlayaan makiihore baa mise waakii ay’lacagta xasan xabaalaquf lacagta ugaqaateenbaa ? Bisiq Sarmaan
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 2 месяца назад
Dowladan & xildhibanada . Idinkah Xasan shiekh is hoos geeyay.. Dofarkan Madow. Shiekh ma'aha ee waa sheeydhan isagah & Sanbalooshe
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 месяца назад
war aadan mafoone iska tuura nacalada
@jamaabdi-ym6dr
@jamaabdi-ym6dr 2 месяца назад
alshabaab maba u baahna inay wakhti idinku dhumiso waayo adiinkaaba iska takhalusaya intayna idin soo gaarin
@xabibomohammed2796
@xabibomohammed2796 2 месяца назад
Beenloow falaloow
Далее
РЫБКА С ПИВОМ
00:39
Просмотров 1,5 млн
Million jamoasi - Amerikaga sayohat
12:37
Просмотров 496 тыс.