Тёмный

Dood Kulul: Xildhibaano Si Adag uga dooday Hubkii Caabudwaaq soo Galay kuna eedeeye... 

Daauus Media
Подписаться 221 тыс.
Просмотров 30 тыс.
50% 1

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 76   
@khaalidqeys1653
@khaalidqeys1653 2 месяца назад
❤❤❤waaaaaw xaildhiban ban mahdsanid guuuuul afku kuma gooh
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 2 месяца назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 месяца назад
Scw scw scw ❤❤❤
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 2 месяца назад
Scw scw scw
@hassan7935
@hassan7935 2 месяца назад
Xildhiban maxamed Abdulqadir❤❤
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 месяца назад
ASC Masha Allah Allhamdulilah waa ruunteda wiil iyo gabaar reer Sade Mareexan Guuliyo Gobanimo Insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MaamaxZoobe
@MaamaxZoobe 2 месяца назад
Mashaallah wa xildhiban dhab ka ah in shacabka somaliyed u shaqeyso
@Haarkujoog114
@Haarkujoog114 2 месяца назад
Feyza jeyte mahadsanid wll,rag badan oo meesha soofafadhiya waad kaqiimo badan tahay wallee. Gaar ahaan kuwan kuhor fadhiya ee hadalkaagu dhibayo.
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 2 месяца назад
Guulayso walashay
@daudhussein4811
@daudhussein4811 2 месяца назад
I am so proud of our members of Parliament of Somalia 🇸🇴 💜 💖 💓 we are growing mashallah also to see our beloved Somalia women members of Parliament. Tonight we made history i believe to discuss a matter of such criminality. Justice ⚖️ for all somalis .We the people thank you . United we stand. Divided we will fall
@ashire563
@ashire563 2 месяца назад
Xildhibaanaddan waa mid hogaamuye dhab ah ....maasha Allah....walaasheey guulayso
@KhaliifHusseinnoor-k9x
@KhaliifHusseinnoor-k9x 2 месяца назад
Inti xasan sheq dooratay oo dhan waa burcad😂
@abdirizakkhalif
@abdirizakkhalif 2 месяца назад
Xildhibaan Daacad ah Intee joogaa ? Kuligooda waa khaaimiin
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 2 месяца назад
Aamiin allaha nabadbaadiyo✅
@lafolelafole2660
@lafolelafole2660 2 месяца назад
Waa xildhabanadiii ugu runta badnayd
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 2 месяца назад
Faiza jeyte maansha Allah baayo Jzk
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 2 месяца назад
Fariido rag badan baad ka fiicantay✅
@abdiwalimohamed8289
@abdiwalimohamed8289 2 месяца назад
Mansha allah baarlamanka waa mahadsanyihin shacabka somaliyed iyo dowlada adinka ka masul ka ah isla xisaabtan dhab ah loo baahanyahay
@ahmedjez5510
@ahmedjez5510 2 месяца назад
Masha allaah barlamaan
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 месяца назад
Walee Xildhibanada Waa Soo Jeesteen Xildhibanka Hada Hadlayey Wuxuu Inoo Iftiimiyey In Wasiiro Badan oo Xukuumada Kamid Ah xildhibaanana Ah Ay soo Buuxiyeen Baarlamanka Waa yaab Shacabka Somaliyed Xildhibaanada Ayey la xisaabtamayan ayuu yiri xildhibankan oo kiyaalaha xiran waa Runtiisa xildhibaanada iyagaa Inoo keenay MD Hassan sheikh Dowladana iyagaa Ansixiyey waa iney Si Adag ula xisaab tamaan Guuleyso Xildhiban runta sheegtay guuleyso❤❤❤
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 2 месяца назад
Waa geesiyad waddaniyad runta sheegta allaha kuxafido
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 месяца назад
Masha Allah Si Fiican ayuu udhigay Xildhiban jeesow waa iney Cadeesaa 24 ka saac ee soosocoto Cida ay ku qabatay Ganacsatada Hubka lahaa ciidan Ganacsade hub Tahriibinayo lasocdo waxba laguma Aamini karo 24 saac looqabtay xukumada iney Cadeeso
@CabdalaIbrahimceeje
@CabdalaIbrahimceeje 2 месяца назад
Masha allaah waa geesiyad gabadhan raga jooga baarlabanka side runta ugu hadashay qof sidaan u hadli karo kuma jiro wey baqayan waa laandheere murasade wax laga qaadayo ma jirto ilaahey cadowga iyo qawajid haka bad baadiyo puntland ban ugu soo ducenaya iska qabta tuugadan mesha dowlad kama muuqato
@nuurmohamed5195
@nuurmohamed5195 2 месяца назад
Walaasheey ilaaheey ha ku xafido sidaad ufikireyso hadey adiga oo kale ahaan lahaayeen somali mar horey dawlad somali la heli lahaa. Lkn waa wada calooshood u shaqeystayaal Calool xanuun ha uwada dhintaane waa wada tuugo
@addeecabdihassan243
@addeecabdihassan243 2 месяца назад
Waa la yaqaanaa dadkii hubkaas lahaa,Kow Madaxweynaha iska leh waa in sharciga la horgeeyo.
@fartunismail5546
@fartunismail5546 2 месяца назад
Ma sha Allaah, illahay ha noo kaa dhoro, dawladan corruption ka ah sharkooda Allaah ha kaa hayo. Ma ay jecla runta 🫢
@Ilyaas777
@Ilyaas777 2 месяца назад
Masha Allah gabadhan xildhibaanada waxey madasha shacabka soomaaliyeed aadan madoobe caburinta uu ku haayo xildhibaanada waa iney mooshin ka keenaan jaahilka lacagta laaluushka qaata dhulal badana muwaadaniin soomaaliyeed ka xoogay wabilaahi towfiiq
@mohamedabakar-vd5wx
@mohamedabakar-vd5wx 2 месяца назад
Wadanka yaxukuma xasanshekh maxaalododahaya. Asaga halawaydiyo wadanka waxuleyahay. 1madaxwayne
@KINGCumar-y4n
@KINGCumar-y4n 2 месяца назад
❤❤xiliwan daganan mujiya
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 2 месяца назад
Xasan sh si qarsoodiya ayuu dadka udilaa barigii hore xildhibaano ayuu si qarsoodiya ucunay
@nuurmohamed5195
@nuurmohamed5195 2 месяца назад
Way ku saxsan tahay waa runteed waa hub ay dawladu wax ka ogeyd . Xasan asagaa og yow been idin sheegin wuxuu rabey in dadka isla degen inuu dagaal ka dhex abuuro . Xasan waa baaster waayo magaalo iska degan ayuu buuq rasho ka abuuraayaa. Waa sheydaan. Ninkaan naga tuuraa oo mid fiican oo aad og tihiin . Eleyn waa og tihiin xadaa tihiin Xildhibaanada meesha noo metala.
@canababdulle8601
@canababdulle8601 2 месяца назад
Sha qeeya oo nadhafiya odoyada daalay
@abdirahmanabdi4518
@abdirahmanabdi4518 2 месяца назад
Reer Cabiqwaaq yaa hubka la soo doontay, xageese loo waday? Waa la doodi karaa arimaha ku saabsan hubka. Yaa wadanka soo geliyey oo lacag ka soo bixiyey? Yaa la rabay in lagu weeraro?
@MaxamuudWarsame-ok3zi
@MaxamuudWarsame-ok3zi 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤
@KINGCumar-y4n
@KINGCumar-y4n 2 месяца назад
❤❤😂😂wale dowleda taleda kudhagan yarabi yarabi
@mohamedabakar-vd5wx
@mohamedabakar-vd5wx 2 месяца назад
Tasiwaaben
@salebanomar76
@salebanomar76 2 месяца назад
😂😂😂 IS ILAALI WALALEY XASSAN SHEIKH WAA DILAAY WAA MORYAN WAA TUUG 32 XIL DHIBAN AYUU DILAY DORASHADISI HORE PLEASE 🙏 IS ILAALI YAAN LAGU QARIJIN WAA ALSHABAB XASSAN SH ROOBOW IS JIROOY PLEASE 🙏????
@mohamedomar4036
@mohamedomar4036 2 месяца назад
Faiza Rag ka Roon Guuleyso
@salebanomar76
@salebanomar76 2 месяца назад
DILKA QARIJINTA XILDHIBAADA HADEY BILABANEE IS JIROOY XASSAN SHEIKH WAA DILAAY WEYN MADAX JABISKII WAA BILABANAA WALAAHI????
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 2 месяца назад
Gabadhan xildhibaan ayaa roon kuwa raga sheegta waa 0000
@abdiazizhussein4387
@abdiazizhussein4387 2 месяца назад
They are all complicit
@hornwarriorking3959
@hornwarriorking3959 2 месяца назад
Waxan layaabay inlaga hadlo hubka side shacabka ula wareegen lakin side ciidanka Somalia uwadeen oo intay uwadeen meeshee laga soogaday xagey uwadeen
@AbdullaahiSaalax
@AbdullaahiSaalax 2 месяца назад
Asc❤🎉
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 месяца назад
Xildhibanada meeshan Wxey ka hadlaya wxd mooda doododu iney tahey I jiid aan ku jiido isku jawabid iyo jawab celin
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 месяца назад
Hub haddii dalka lagu soo daabulo malinka dambe baarlamaankaa lagugu soo geli doonaa xillibaannada mucaaradka gaar ahaan
@AbdiAde-k5z
@AbdiAde-k5z 2 месяца назад
Xildhibaanad geesiyad ah wlhi nooloow
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 2 месяца назад
Barlamaanka waa iney uyeeran musuuliyiintii kulug laheyd hubkii sharci darada ahaa. Madaxweyne ilaa wasiir. Waa in suaalo cadcad laweydiiyo
@mustafesulyman
@mustafesulyman 2 месяца назад
Anigu.masuuliyinta.soomaliya.dadhalowsan.oogaranayn.qaranimo.ciday.udantahay.hubkan.horta.waa.inasd.fahantan.cida.sogadatay.iyoqorshaha.lowaday.dowladi.hayday.jirto.om.iyadu.lugkulahayn.waa.inay.hubka.lawareegto.ayay.ahayd.mareexana.hubkiiqatee.ay.uqaten.weeyisiaashu
@mohamedabakar-vd5wx
@mohamedabakar-vd5wx 2 месяца назад
Itobiya malaha warshada samaysa hubkas
@maxamedcabdi7784
@maxamedcabdi7784 2 месяца назад
😅 17:41
@AbdifatahDAUDHassan-bb8zq
@AbdifatahDAUDHassan-bb8zq 2 месяца назад
Faiso wadmahstahaya
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 2 месяца назад
Warya cali xoosh joji beenta hubka waxa iskalah madaxweyna xasan gorgurde familykisa ismail omar geel islantisa liban shuqul mahad sanbolshe argixisada damajid
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 месяца назад
faaysaay is ilaali yaan lagu diline wslee damul qushaash waay kudilayaane
@OsmanIbrahim-v1b
@OsmanIbrahim-v1b 2 месяца назад
Dal iy dadba mamtashaan ee kalayaaco
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 месяца назад
Waa kii lagu dilay ina elman samshuutarka ruuxii dilay mala hayaa hubka hala meel dhigin baadiyaha ma joogno walaalow indhaha yan lays qabanin
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 2 месяца назад
Kkkkkkkkkkk ninkan xoolah ah. Yaah xildhibanimo u doortay.
@FaysalMacalinMaxamad
@FaysalMacalinMaxamad 2 месяца назад
Waxa dacada waxaa kujira xildhibanada gabadha hadashay
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 месяца назад
Wax kale maahee hubkaa kala casrisan saam shuuter ma taqaan meel fog ayuu wax ka dilaa walaal khatar buu ku yahay dalka
@muslix1147
@muslix1147 2 месяца назад
Odayga afku qalalay waxa afka qalaliyay waa cuqdada haysa, beenta uu sheegayo, iyo inuu yahay malcuun uurka ka buka.
@afdaylmedia5088
@afdaylmedia5088 2 месяца назад
Xildhiban Hubka waxii dhib ah ee u keeno Ugaaska masul ka yahay ayaad tiri Dadkii ay dowladu laysay masuliyadisa yaad sartey
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 2 месяца назад
SOMALIDA WAXAY TIRAAHDAA LABADII XAQ DARO KU HESHIISO XAQAY KU DAGAALAMAAN SHALAY KUWAN NACNACLEENAYA CODKA XASAN AYAY UGU SHUBEEN MAANTANA DOWLADIISA AYAY CAYAYAAN
@OsmanIbrahim-v1b
@OsmanIbrahim-v1b 2 месяца назад
Kkkkkkkkkkkkķkkkkkkkkjjjjj
@AbdifatahDAUDHassan-bb8zq
@AbdifatahDAUDHassan-bb8zq 2 месяца назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@canababdulle8601
@canababdulle8601 2 месяца назад
Qoslaye tura
@KINGCumar-y4n
@KINGCumar-y4n 2 месяца назад
❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤😂🎉🎉🎉❤❤❤
@KINGCumar-y4n
@KINGCumar-y4n 2 месяца назад
❤❤😂🎉🎉🎉😢😢🎉❤❤❤❤❤😂
@FaysalMacalinMaxamad
@FaysalMacalinMaxamad 2 месяца назад
Xil dhibanadu kama baqayaan ilahey wayo musuqa ayeey kadagalamilahayen maxa logo rafanayaa hubuka cabud waaq kotaraban ka aha e qabten macawisleda
@mohamedabakar-vd5wx
@mohamedabakar-vd5wx 2 месяца назад
Kkkkkkkmmkkmmmkkkkk
@abdiazizhussein4387
@abdiazizhussein4387 2 месяца назад
Uneducated punch sad 😢
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 2 месяца назад
Dawladee dee?ma kuwan dadka cunaya? Waar adaaba shabaab ah
@maxamuudmuxumed3386
@maxamuudmuxumed3386 2 месяца назад
Week
@abdiazizhussein4387
@abdiazizhussein4387 2 месяца назад
Somali parliament is a joke 😂😂
@qoordheerenaashka6058
@qoordheerenaashka6058 2 месяца назад
islaantan doolada hobloma dhibikara leh hadana dolada ayaa kamasula ee qabilka hahayo waqof lagu dhaxjiro xisanad qalad ufahmen dolada maladha geeysan karo ayadu samada meeka timid
@mohamedguled4835
@mohamedguled4835 2 месяца назад
Dawladu hubka Qabiilada isugu dhiibayso Hoos kasii 🐜🐜🐜
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 месяца назад
Kkkk walahi shekada Dowlada hubka u qeebisay beelaha dega mamulada galmudug iyo hirshabeele hadana isku dayday iney Hub Soo tahriibisay Qarineeso iney iyada keentay Ganacsato yaa wadatay Noogu sheekeneso hadana Ma hor keeneso Maxkamada ganacsatadaas yey Hoos kasii Yey Wadaa Kooxdan Hassan Guurgurte Hor boodayo xildhibabada faisa jeyte wey ku saxan tahay
Далее
КТО БОИТСЯ КЛОУНОВ?? #shorts
00:20
Просмотров 561 тыс.
DHOOF PART 57 || true story || qiso dhab ah ||
22:52
Просмотров 11 тыс.