Тёмный

DOOD - Sh Maxamed Umal Oo Yiri: Intaan Culumo Arkaayay Nin Sh. Xassaan Ka Tanaaqud Badan Ma Arag 

Daarul Xadiith
Подписаться 97 тыс.
Просмотров 165 тыс.
50% 1

BOOQO #daarulxadiith​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xa... BOOQO www.daarulxadiith.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah
Ikhwatii Filcaqiidah Waxaan Udiyaarinay Videogan In Ay Walaalaha Muslimiinta Ah Ucadaato Labada Sheekh Midka Lagu Xadgudbay & Midka Khaldan.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 152   
@Daarul_Xadiith
@Daarul_Xadiith 5 лет назад
Kusoo Biir Channelkeena #Telegram Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada... 👇👇👇👇👇👇👇👇👇 t.me/Daarul_Xadiith
@user-iu2kk4bn3h
@user-iu2kk4bn3h 3 года назад
as salamu aleikum. is it Sheikh Abu Salman? Sheikh I'm from Russia. I would like the sheikh to ask you some questions. oh respected sheikh you have a watsap or a telegram so that I can ask you sharia questions. barakallahu fik
@mohamudsheikhabdi1688
@mohamudsheikhabdi1688 2 года назад
Ap0
@miskisheik2751
@miskisheik2751 11 лет назад
Masha allah, Allahu akbar, Allow guuley sheikhena iyo walalaha mujahidiinta ameen. Sheikhuna sh xasaan xusseen Adan abuu salmaan iilahey ha ku xifdiyo amen
@farhiyoahmed2015
@farhiyoahmed2015 3 года назад
Amin amin yarabi
@hibohassan3817
@hibohassan3817 Год назад
Aaaamin yarbi
@canabdahir8699
@canabdahir8699 6 лет назад
maashalaah shiiq xasàan xuseen aad iyo aad yaan kaagahelaa sida aad xaqa u cadayso alaah ha kuu siyaadiyo
@mahadsharmake4395
@mahadsharmake4395 3 года назад
Aamin uqtii xaqa cidii u istaagto khawarij ayaa lagu dhajiyaa
@mahadsharmake4395
@mahadsharmake4395 3 года назад
Aamin uqtii xaqa cidii u istaagto khawarij ayaa lagu dhajiyaa
@muzzeina4987
@muzzeina4987 11 лет назад
Allaahu Akbar ilaahow Sheekha Guuley Wlh Waan Jeclahay Sh Xassaan Xussein
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 4 года назад
Mansha alh allow sheekha noo xifdi sheekh maxamed Cabdi umal
@sheymaaaxmed7806
@sheymaaaxmed7806 5 лет назад
Masha Allh Sh Xasan Ad iyo Aad Ayaan kuutaageeraa
@hamzaibrahim2986
@hamzaibrahim2986 Год назад
Somali people need their shiekh United please make peace among yourselves gentlemen ☝🏼
@hiboabdikadir7690
@hiboabdikadir7690 5 лет назад
sh umal ilahay janadisa hakawarabiyo ..
@sni6554
@sni6554 6 лет назад
waligay umul wuxu sheegay madhagaysanin. ilahay ayaan magan galay wixiisa diinta si kale ayuu u qaatay sheekh xaasaani.buufi cilmi malaha waan ognahay
@user-ex6ll9lx6s
@user-ex6ll9lx6s 5 лет назад
sheekheyga sheekh xassaan xuseen aadan xafidahu alllh
@hmzemhdjr7868
@hmzemhdjr7868 5 лет назад
Sh maxamed abdi omel alle hadaayo waa sheekh aan kukalsoonahaY cilmi IYo balaaqoba leh manchlh
@cumarofthelegen7775
@cumarofthelegen7775 4 года назад
Sheikh Xassaan waan jeclahy mas aloyinkisa
@saudaadan1079
@saudaadan1079 6 лет назад
Masha allah sheekh xassan xafida hu allah
@globaltruckingllc1618
@globaltruckingllc1618 6 лет назад
Ilaahow sheikhyadeena is raacaan oo noo ilaali
@canabcabdi8434
@canabcabdi8434 4 года назад
Msh Allah sheekh umal allah Kumar xafido
@hibohassan3817
@hibohassan3817 Год назад
Sheeekh xasan xuseyn ale haku barakeyo
@ABUCABDALLA23
@ABUCABDALLA23 Год назад
Maashaa allaah
@hashimabdi4427
@hashimabdi4427 3 года назад
Mashaallah sheikh mohamed Abdi umul Jazakallah
@drcabdi123
@drcabdi123 7 лет назад
jazaakumullahu kheyr
@BasraShariif
@BasraShariif 9 лет назад
Waxan Layabanahay Dadka Jaahilnimada Heesata Culimada Ayagaa Is Qilaafsan Adiga Sheikha Rabto Taager Lakin Cayda iyo Jaa.ifada Kadaaya Culimada Xasbunallah
@Showkaanifx
@Showkaanifx 2 года назад
Taageero wx la dhaho ma jirm cpz mesha sports ma ahn ee waa diin qofka sxn ayd raci ood wx ka dhgesn
@abdinasirjilao5783
@abdinasirjilao5783 6 лет назад
Sheekh Xasaan Allah barakeyo Masha Allah
@farhiyoahmed2015
@farhiyoahmed2015 3 года назад
Amin wll
@cabdullahicolowceynte2886
@cabdullahicolowceynte2886 3 года назад
Yaab umul yaa umada kaqabto umul diinta masifaaco jihaad. Maogolo ridada wurabaa. Marka yaan ugu dacwoona
@ibnuqayyiminaqalaf304
@ibnuqayyiminaqalaf304 7 лет назад
Sheekh xasaan waan ku taxanahay muxaadarooyinkiisa . 6 kitaabna waankadhageeste Wax ceebna kuma arkin Waxaan ku mala wayn yahay in sheekha lagu been awuuranaya
@cabdullahicolowceynte2886
@cabdullahicolowceynte2886 3 года назад
Yaarabi yaa alaaah aloow gaalada jabi yaarabiiiiii aloow al mujahidiin guush sii yaarabi
@minahassan6227
@minahassan6227 8 лет назад
umal Maanshaaalah tabarakaallah alaha kubarakeeyo
@abdulfatahmohamed8852
@abdulfatahmohamed8852 7 лет назад
libaxa dacwada sh xasaaan xusen cadawga unolow
@user-kd5zq7kp3d
@user-kd5zq7kp3d 6 лет назад
+SMOCH FOSH waaka dadka wax fahmaya
@acazaam
@acazaam 5 лет назад
@SMOCH FOSH adi qolada ismokh fosh an kugu ognahay
@acazaam
@acazaam 5 лет назад
Waaayaab an yareyn wadaadka yar cilmi badnaaa oo caqli badnaaa
@king...3695
@king...3695 2 года назад
Soo ma aragtid
@acazaam
@acazaam 2 года назад
@@king...3695 haaaa
@chlungo5672
@chlungo5672 8 лет назад
Sheikh xassan allah ku xiftiyo sh umal cey maayo lkn sharif oo kaal raac aha inuu muslim dhaho waaka xumahy waana wax la wada og yahy shariif sheeydan wuxu aha allah akbar
@muuminad3143
@muuminad3143 6 лет назад
Allah culimada ha noo dhawro. Cilmibaa lagu doodaya culimadu waa walaalo la ismana nebca. Caamo ha ku dhex lumin oo ha ku dambaabina
@islam-salam787
@islam-salam787 4 года назад
نشيد ay ku bilaamayso ayan.raba mafaceeda ad ayan uha helay wllo ya iisheegaya
@shagra-mo3wu
@shagra-mo3wu 6 лет назад
Caalimka somalia mashaa allaah
@mhaydar2009
@mhaydar2009 10 лет назад
sheekh xasaanoow hadaadan noo timaadeen qarbay naga tuuri lahaayeen kuwan
@sahra9055
@sahra9055 5 лет назад
War Nin yahow yaa ku siyay sawiirkan tuug war no dhiig sawirka wiilkeyga wasaqan sawiirka iga xaday bal arka
@hsndkn1882
@hsndkn1882 4 года назад
T5qttxfqtptywttrpqppprqprpptoaqpprptptiqtpoqtuyoqrtpqttttrt
@hsndkn1882
@hsndkn1882 4 года назад
Eqwttpttttt
@hsndkn1882
@hsndkn1882 4 года назад
Tupwttttpqtytltttqttttteipgptptttqt
@hsndkn1882
@hsndkn1882 4 года назад
ptipttqtttowpeypptttptpptpqttoqtwutteottt
@aishaabdullahi1490
@aishaabdullahi1490 11 лет назад
Dada Islamabad alle ha ka baqan Mel karst a ay Johan Hana ka Tagan dooda
@OmarAli-op9kt
@OmarAli-op9kt 9 лет назад
Dagaalka wada Xaqaaa Guuleysan doone koley waadnaga cilmi badantihin;lakin ciil ima deeynayo Anoon diinta idin Soobaran;;Marba meelcusub ayad.Tooshaka nogudareysin
@ogaanshahadunida
@ogaanshahadunida 3 года назад
lix sano kadib waxaan rajeeyaa in ay wax kuu bilaawanyihiin
@abdimalikaxmed126
@abdimalikaxmed126 3 года назад
Hye pro intee kudambeysay
@amiinmohomed2799
@amiinmohomed2799 Год назад
8 Sano kadib mxa kuu kor dhay 🤔
@ehelkawehliye4874
@ehelkawehliye4874 7 лет назад
inshallah waad guuleysan doonta sheikh xassan sabarka kudadal biidnillah
@abdalleaddaani6129
@abdalleaddaani6129 4 года назад
Illaahow see hadee sheekhan
@AliMadoobe
@AliMadoobe 4 года назад
Can you give example?
@sahra9055
@sahra9055 5 лет назад
Talow ninka xasan ah iyo qawarijinta alshabab maxa ka dhaxeyo alshabab badan o ninkan sawiirkisa watan arkay ar ninow am adiga ah kan u shega kuwa an diinta fiican aqonin illahey ka cabso
@maxamudsiciidbiid1698
@maxamudsiciidbiid1698 4 года назад
Munaafaqa allaa og laakiin dadku waa islaam
@tawhidchannel5629
@tawhidchannel5629 7 лет назад
سبق أن بينا أن المردود عليه(أمل)ساقط العدالة وهذا مثال لذالك.
@hassanbare49
@hassanbare49 2 года назад
كذاب خائن
@dagancabdulaahi8758
@dagancabdulaahi8758 6 лет назад
culumadu dagaal Kuma wanaagsana
@galeeryare292
@galeeryare292 7 лет назад
Shikh kasta oo katirsan ictisaam wa qani heer galbeedka e lacag kahelaan yee idin dhuminin. Culimadi hore a culimo daacada. Wahaabi allaha naga qabto. Quraanka iyo axadithta iyo sunada nabiga scw iyo ijmaaca culumada wawen
@maxamudsiciidbiid1698
@maxamudsiciidbiid1698 4 года назад
Culumooy xishooda dadka ha u horseedina inay wax iska sheegaan fadlan
@maxamudsiciidbiid1698
@maxamudsiciidbiid1698 4 года назад
Alshabaab anaa aqaan dib qalooc yaa lagu buufin baan maqlay xagee galayaan diyaaradana waa lagu duqayn necbiyaa gaalo u adeegayaasha
@macalinmohamudismail3673
@macalinmohamudismail3673 5 лет назад
sheekh xàsaan xuseyn ilaah haku dhowro cidda kunebna dhulka haladumo
@qadaradan6117
@qadaradan6117 5 лет назад
m a sheq xassn xussn xafidahullah
@abdifitaheosman5486
@abdifitaheosman5486 11 лет назад
NASIIXO DAHAB AH Walaal waxan sheikh Xassan ugu nasteexyn lahaa dadka khilafka ha barin ee ufaa'iidi Quranka iyo Sunada . Siyaasada iyo Alshabab waxba inoo gordhin mayso Wa Fitan Ilahay ba damin kara.
@hanansharaf9064
@hanansharaf9064 8 лет назад
sh xassan tastuurka la aqbalo waa xaraan sax adnah kuma haboona nin wax ku soo baray in aad ku caasisid
@ciisemaxamed461
@ciisemaxamed461 6 лет назад
Hanan Sharaf hadii fikrad diineed ay imaato waa lagu caasin
@zizumohamed7564
@zizumohamed7564 5 лет назад
Waladagalamaa wana laheshiyaa sheihkow
@mahadmahad7779
@mahadmahad7779 6 лет назад
Culimada allah no hagaajiyo
@mohamedabdulkadir9929
@mohamedabdulkadir9929 9 лет назад
Asc.walal video gaan ma ahan mid isleh muuqaalka iyo codka sifiican u fiiri afka sh umal. midda kale sheikh umal asagoon dhamaystirin mas'alada uu ka hadlayo ayuu mid kale oo aan islahayn u boodin, wax lagu yaqaano maahan sheikh umal mas'alada marka uu ka hadlayo wuu dhamaystiraa. qofka waxan sameeyay walal ilahay u toobadkeen qabri ayaad galaysaa laga yaabaa in aad khayr badan tahay. Sheikh Xasaan waa shekhena wuxuu ku saxsanyahay wan ka qaadanaynaa wuxuu ku khaldan yahayna waa ka tagaynaa shekh umal na waa sidoo kale.
@muzzeina4987
@muzzeina4987 7 лет назад
hhhhhhhh maxad tiri muqalka iyo codka isma laha aaaa??? hhhhhhh waxad maqashey baryahan muqalo iyo codad an islehen aya la iskuso jarjara markasad wax walbo beeninesaa kadina qudbo u galesa qofka video ga so galiye....ilahey ka baqo u tawbad keen kulahaa hhhhhh wlh wan kugu qosle...walale anaa wada fadhiye labada wadad muxadaradoda oo dhan video gana wax ka qaldan malaha ee adaa iska dhadhicise....mise waxadan aqonin sida video yada lo Edit gareyo amoo lo dub gareeyo ama lip sync logu sameyo??? lol waxba ha iska dhadhicinine orod maktabada islii aad oo soo gado kadib isku fiiri waaba hadad isli jogtide...
@djdelevagomontaro1265
@djdelevagomontaro1265 7 лет назад
Dj Husseina zxb ma DJ bad tahy diintana wad barataa lool wlahi wad shidan tahy inkastoo somalidu dj aysanba aqoon waxa uu yahy
@abdullahchikakoz740
@abdullahchikakoz740 Год назад
@@djdelevagomontaro1265 😂😂adaa manta DJ ah
@American_patriot110
@American_patriot110 7 лет назад
Culimadan noso warinaya iskuna heysta fikraddo ragg carbeed leyihiin halaga xoroobo soomaliyey.Islaamnimada quraanka iyo xadisyada inta runta u eg halaga qaato, fikraddahan isheystana haloo ganbiyo.Wa talo so jedin wlal somalinimada jecel
@Daarul_Xadiith
@Daarul_Xadiith 7 лет назад
hanad salad kkkk markaan arkay qoraalada meelo kala duwan aad kubixsay waxaa iisoo baxday inaad tahay groupka Cali Raage. Marba hadaad maqasho hadal carbeed waa sheekadii Cali Murtad. Marka ha is lugoyn halkaan waxaa joogo Ehlu Tawxiid waxaasna marimaayaan Somalinimana ma yaqaanaan ee waxay Yaqaanaan Islaanimo. Cidwalba oo muslim ah waa walaalahayo waana soo dhawaysanaynaa wadankay doonaan hakasoo jeedaane, cidkastoo gaalowdana waanu fogaynaynaa haba nala dhashaane. Marka meeshaan kama shaqayso hala isku dhexjiro iyo nacayb Carab. Carab intii Rabbi Wayne uhogaansata waan walaalahayo cidii Rabbi Wayne aan uhogaansamina waa cadowgeena ee Taas ku baraarug.
@acazaam
@acazaam 6 лет назад
shekh umal tanaaqudka maw kaharo ayaa uroon ileeen baaxithkiisa xassaaan baaa ahaaaye
@hanansharaf9064
@hanansharaf9064 8 лет назад
sh umal ala ya cizak
@anticulumaausuu545
@anticulumaausuu545 11 лет назад
Nasteexo dahab ah ma arko aniga waayo maxa keenay inaad ka hadasho al shabaab o anan meesha joogin hadaadan ujeedo kale laheyn
@zakimohamed2929
@zakimohamed2929 3 года назад
Alshabaab qiso ayaa lagu keenay ee ma adigaa kamid ah maxaa kaa qeelisiinaayo daanyeer aatahee.
@abdirahmanmuhyadin2552
@abdirahmanmuhyadin2552 5 лет назад
Ilaahow culimada is raaci
@anasmohaplo975
@anasmohaplo975 6 лет назад
Dhamatin wad saxasantihin lkn intadan orahadhihin mafirsata wadan adanjogin ila aad tagtan oo aad aragta waxakanir sifican uhahala inta ogada culumadenay
@ogaan3648
@ogaan3648 8 лет назад
shekh xassaan wuu saxanyahay runtii umal wuu isla waynyahay is kuma taxlujiyo ayuu leeyahay waana islawayni
@hiilculumomediachanel7078
@hiilculumomediachanel7078 3 года назад
Iskabada kuwi hore dodan kadib aya warays laga qaday markasu tanaqudki dax istagay wuxu dhahay aniga alshabab ma ihi lakin isku fikrad unba nahay wana tagera sh shibli oo dhahay jamecada ictisam kama tirsani ayu hadalkisa so qatay markasu dhahay nin walbo cidu lafikrad yahay ayu kamidyahay
@abdimohamed5638
@abdimohamed5638 5 лет назад
Ninkaa asaga. Ah oo wabiilka ku shaqeysta waan arkaayay in maalin uu bad galaayo laakiin maamtuu ku jiras
@xasanyaanyo3327
@xasanyaanyo3327 5 лет назад
Asc dhmn marka ka hadlo fikirkega Wa isku mid labada shekh Wa 1guruub dhanka aqonta dhanka islawenida dhanka fudedka lkn waxa leyahay wixi qilaafa masaajida ku xalista kuwa kala taageeraya xasusnaada shalay ine 1dhinac kaso jeden 2 shekh
@oumoulkhairbouh2040
@oumoulkhairbouh2040 5 лет назад
Wr isla xishooo shekh umal caymagayo
@anticulumaausuu545
@anticulumaausuu545 11 лет назад
Waxan u maleynayaa inaad tahay Suufi qubuuri ah, ILLAHEY haku so hanuunsho
@zakimohamed2929
@zakimohamed2929 3 года назад
Shiikha suufi kalafog mana ahan ee daanyeer baad tahee diinta soobaro catso.
@hooskasii486
@hooskasii486 18 дней назад
@@anticulumaausuu545 maanta ma ogaatay wuxu yahay 😅
@somalicancerawarenessprogr4991
waar niyaw ninku maanu inkaar ka baqayn. sheekha yaan ili kaaga dhicin dheh wuu kaa waynyee
@user-kd5zq7kp3d
@user-kd5zq7kp3d 6 лет назад
meesha halagasaaro casabiyada xaqdoon halanoqdo dabcan waa muuqdaa xaqu waana lagaran xasaan inuu faafinayo mad habka khawaarijta waxan ujeeda dadka aqoonta leh lahadli maayo juhalada
@acazaam
@acazaam 6 лет назад
walaaalow khawaarij madtooda waa mxy aan iska ilaaaliyeee fadlan
@moenlighted7681
@moenlighted7681 5 лет назад
@@acazaam raadi سليمان ناصر العلوان مذهب الخوارج xasaan khatarta gaalaysiinta iyo cajalado magacoodu ahaa kuwa dhunsan oo laga helo daarulxadiith gaar ahaan maxaadarooyinka taxanaha ah.
@moenlighted7681
@moenlighted7681 5 лет назад
@@acazaam ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-ZOoOZmS25s8.html ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-tRhauLzUg4Q.html ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kzjt6zzTT4A.html
@acazaam
@acazaam 5 лет назад
@@moenlighted7681 wad kumahdsan thy qanyare sxb naasiral calwaan inad iso dirto mashallah aadban ujclhy waa muxadithkeena shukran sxb. Amaaa مذهب الخوارج wan garanayaaa ad iyo aad marka ladaraaseyna الفرق والمذاهب baa aad loga hadlaa dabcanna waa halka firqoo ahlul bidac ah ee hadana ah mansuusa منصوصة suasha an mesha so galiyana waaxid an wax lasoconin baan rabay inow cararo ama wuxusa fahmeynin wa kahadlaa intow dhoho bar bariiqdo. waxa ayan darro ah inan qof dhahno khaariji dhankan kalena aanan aqonin khawaarijnimo mxy thy.
@moenlighted7681
@moenlighted7681 5 лет назад
@@acazaam waa ii dhuumatay sxb madaakhilu waa fashilmeen sucuudigaa kaniisado laga dhisayaa haka jawaabaan qodobadaas.
@abdulkadirmohamed5156
@abdulkadirmohamed5156 11 лет назад
2 ba takfiir lee wayay waxay isdhaamaan malahan kuwaan shayadhiin diinta kasheegaan waligood
@yussufaden3537
@yussufaden3537 8 лет назад
walle sheikhish waiskadabaqaten Allahu Akbar
@wagadwyrah1896
@wagadwyrah1896 5 лет назад
Xasan faataale
@hudeyfaofficial7273
@hudeyfaofficial7273 5 лет назад
En wadaaad ka faraha kaqaaad
@cabdullahicolowceynte2886
@cabdullahicolowceynte2886 3 года назад
Nin kasto oo tageero gaalo ha ladilo iyo kuwa jajuuska ah qof kasto oo jajuus lagu arko waa in ladilo diinta ayaa ogol
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 5 лет назад
Wahaabiyo ilaahay iyaguu isku jeediyay xaqii baa feedhaha ka dilaacay mnsha allah
@mcaproduction3596
@mcaproduction3596 4 года назад
Saaxi waxgu kooxeysi wayo diintan qofkii saxda kashega ayalagaqaadanaa sufiba hanoqdee
@shiineali1029
@shiineali1029 8 лет назад
ithopian aya nahay le iskadhaha dad dhaxaa aya ikudede dono rayegeyga lkn waa hubaa in ana danbabin wyo ithopia wa wadan seda somaliya o kle ceb miya!!!
@Somfox1
@Somfox1 5 лет назад
Culumoy is daaya oo ka jaawaaba SU AAAH .. su aal kale .. maxaa u diiday Musheekhda Somaliyed sida sheekh mustafe sheeekh xasaan , , dirir , Sheekh Idiris , sheekh Shibile , umul dhamaan in ay yidhaahdaan SHAREECADA HA LAGU XUKUMO DHULKA SOMALIYED .. RAALI IGA NOQDO .. LAAKIN WAA SU AAL IGU WEYN .. mida kale maxaa u diiday in ay u sheegan kuwa is qarxiya ee naftooda halaaga in diinta islaamku diiday in aad naftaada disho ... Jawaabtaa bal sida diintu ka qabto noo soo sheega MUSHEEKH
@phantom-_-1515
@phantom-_-1515 2 года назад
Sheikh xasaan maxaa cilimada dhan kadoo horjeediyey horta??
@hooskasii486
@hooskasii486 18 дней назад
Waxaa la joogaa xiligii nabiga uu sheegay in qofka diintiisa ku dhago la mid yahay qof dhimbil holceysa heesto
@sni6554
@sni6554 6 лет назад
umul wax cilmi malaha waa nin gaagaale sheekh xaasaani.buufi waxani sheekh maxaa hee
@maryammuumin3943
@maryammuumin3943 5 лет назад
ha ku danbaabin sheekha adigoo bilaa cilmiya oon aqoon diimeed lahayn .labada sheekh Culumadaa faraha badan ayaa kala saraysee
@anticulumaausuu545
@anticulumaausuu545 11 лет назад
Abdulkadir waxaa noo sheegta calaamadaha lagu garto qofka takfiirka ah, ugu yaraan 3 calaamadood keliya noo sheeg fadlan, hadaad ka soo jawaabi weysana waxaan ku arkeynaa qof hadalada iska tuura
@salmaanaadanaadam1660
@salmaanaadanaadam1660 5 лет назад
Waxaa tanaaquda umal
@ciisemaxamed461
@ciisemaxamed461 6 лет назад
Sheekh xasaan xuseen aadan abuu salmaan geesiga dacwada islaamka unolow cadawgaada
@maryammuumin3943
@maryammuumin3943 5 лет назад
ma dagaal buu ku jiraa cadawad sheegaysaa waa maxay
@abdimohamed4773
@abdimohamed4773 2 года назад
meeshan hilfaha la iskugu qaaday kkk
@anticulumaausuu545
@anticulumaausuu545 11 лет назад
hadaad tirahdo Culumaausuu ma jiraan ogoow inaad beenisay hadalkii nabiga csw, marka isweydii aniga iyo adiga kee jaahil ah?
@zakimohamed2929
@zakimohamed2929 3 года назад
Aniga xadiis NABIGA scw mabeenin waana kugaaloobaa hadaa waxyar kasheego, SUBXAANALLAAH damiirkeeygana imasiinaayo, ee adiga ayaa kulayaabanahay culumada afkaada uraayo kutaagaayo adoo jaahil dhago waaween ah hell.
@saidaomar3222
@saidaomar3222 7 лет назад
Quraafaadka lafadhiista suufi
@zakimohamed2929
@zakimohamed2929 3 года назад
Shikh xasaan hadaabo suufi dhaheesid diinta meelaga Maro, magaraneesidee diinta soobaro xamiir baa tahee.
@ayanabukar7435
@ayanabukar7435 3 года назад
@@zakimohamed2929 xasaan waa alshabaab war kle ma heysaa
@zakimohamed2929
@zakimohamed2929 3 года назад
@@ayanabukar7435 koleey jawabteeda hadalkaan aatiri ILAAHEEY HORTIISA ayaa Isla aadeesaan, culumada dadka duro, caaqabadee kudambeeyaan, ALLAAH ayaa garanaayo, waxaa doonto dheh, LAAKIN ILAAHEY madhihin, waa qiyaastaada qaldan, ee culumada waxee heestaan, dhaxalka nabiyada ee ILAAHEEY INAA KABAQDID, HADALKAAN, QALAFSAN KATIR MEESHA, INTRE GOORU GORTAHAY.
@ayanabukar7435
@ayanabukar7435 3 года назад
@@zakimohamed2929 anigu kuma dhejin ee video kiisa dib u fiiri haduusan aheyn iyo hadii kle dadka xaqa ku raac looma baahna kanaa aqaan iyo isku xigaal baan nahey ani cidna inaan ku xad gudbo ma rabo lkn adi wax hubso oo hadaladiisa si fiican u dhuux
@nasranuur3862
@nasranuur3862 9 лет назад
labadoodu waa isku mid
@user-ni6pk9hj6f
@user-ni6pk9hj6f 5 лет назад
الشيخ حسان هو كما قال عنه الشيخ محمود الشبلي يدور مع الشرح والحاشية ، يقرر مسألة ثم ينقض المسألة في نفس الدرس
@user-bs6zf3bv9p
@user-bs6zf3bv9p 3 года назад
هات برهانك
@shiineali1029
@shiineali1029 8 лет назад
idenka somali ma matalekarteen yahuu afkaaas aya nakadhaxeyo kaliya
@bearingseabearingsea5784
@bearingseabearingsea5784 6 лет назад
TANAAQUD = ???
@moenlighted7681
@moenlighted7681 5 лет назад
Isburin hadalo iska hor imaanaya ayaa laga wadaa
@daruusmedia9655
@daruusmedia9655 9 лет назад
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@duuliyekastamtv3017
@duuliyekastamtv3017 4 года назад
*BOQOL JEER BAAN IDIN IDHI XASSAAN HANAGU TAABANINA*
@abdirahmanshiine7988
@abdirahmanshiine7988 8 лет назад
wahabiyo ilaah aya iskudiro
@Daarul_Xadiith
@Daarul_Xadiith 8 лет назад
Anagu hadba waxaan raacna cida xaqaku taagan Ee ma nihin sida suufiyo iyo qabuuriyiin Oo iska daba jooga hal Sheekh Wuxuu doono ha aaminsanaadee. Marka Saas u ogow Sunnadana Nabiga scw baa Saas ah
@anticulumaausuu545
@anticulumaausuu545 11 лет назад
u sounding like ciyaalka xaafada lol
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 4 года назад
Xasaan waa fataale
@mohamedabul-qeyr4685
@mohamedabul-qeyr4685 4 года назад
Sh umal ✔ Sh xasaan zuseen 🚫
@mohamedabdi3864
@mohamedabdi3864 5 лет назад
abtiyashay walaysku diray shibili alaha naga qabto
@abdullhiissaq1585
@abdullhiissaq1585 7 лет назад
wallee sh u maloow adaa tanaaqud badan ee sheekha hanabin hadaad run sheegi maxaa ukeeniweeyday meesha uu ku tatanaaquday sh xassaan waa adiga afsoomaaliga nugu qancinaayee lkn asaga wuxuukeenay wax kaxadan 10 tanaaqud lagaakeenaye .
@burhaanahmedmohamed880
@burhaanahmedmohamed880 5 лет назад
sheikh umal waa tuug tuug dhalay
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 4 года назад
Waad cadayn doontaa ilaahay agtiisa marka lagu hor keenno
@engmartisoore69
@engmartisoore69 11 лет назад
tuugweeye ninkaan shiikh xassan laleeyhay waxbana mayaqaan yuu dadka luminin
Далее
Мама знает где все документы
00:21
Xukunka GAALO U Hiilinta~ Sh. Xassaan
1:29:30
Просмотров 41 тыс.
Q9-Dhacdooyinkii Noolashii Cumar Binu Khadhab Sh Xassaan
2:00:33