Тёмный

DOOD WADAAG QUDBO SIRADA MA BANAAN TAHAY YAASE FULIYA DOODI OO DAGAAL ISKU BADASHAY 😂 

Adna Channel
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 12 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 263   
@Udug.carale
@Udug.carale 3 часа назад
Sundus janis hakuguhesho amiirana qosol ha oogu hiiliso wadno istaaag waye😂😂😂
@FadxiyaKhalif-u2z
@FadxiyaKhalif-u2z 2 часа назад
Wllhi anigoon qoraalkaga arag baan idhi sundus waa jaanis gaad😂😂😂
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 Час назад
Xalaal iyo xaranba heli mayside 🎤 wareeji 😂😂😂😂
@CabdinajiibYare
@CabdinajiibYare 46 минут назад
hayeelin 😂😂​@@ayaansalad1062
@zaytuunyusufhassan
@zaytuunyusufhassan 3 часа назад
Sundus ninka janis bayku heshy wlhy😂😂
@Xafzaamaxamed
@Xafzaamaxamed 3 часа назад
Sundus safbey kamartay dhiiga jecliyaa❤❤❤😊😅
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 часа назад
❤❤❤MASHA"ALLAH ❤❤❤ MA ILLA ARAGTY😂❤❤❤🎉🎉🎉
@sumayosusu1546
@sumayosusu1546 3 часа назад
Mahris noloshey kuqabatay sundus😂😂😂
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 часа назад
😂😂😂😂😂👍👍👍👍🤲
@Queen-m.j
@Queen-m.j 2 часа назад
Sunduz naag nool saasa kaa rabaa 👏🏼
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 часа назад
Masha"Allah Amiradeena Faraxleey Faceeda Ka Roon Team Amiira Qurux One Like 🎉
@naimasaeed2571
@naimasaeed2571 2 часа назад
Sundus waa qof adag wlhi😂😂😂
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 2 часа назад
Xalaal iyo xaranba guursan mayside mic wareeji ar sundusaa dhulkay katagtay ❤😂😂😂😂
@Gaabkayare
@Gaabkayare 3 часа назад
Sundus noloshay ku qabatay mahrez😂😂
@faadumocrashiid7987
@faadumocrashiid7987 2 часа назад
Zaxiiiix 😊
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 3 часа назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋😢
@Zamzam-n7c
@Zamzam-n7c 3 часа назад
Scw koko❤
@AswaNMusEMaXamETtH
@AswaNMusEMaXamETtH 3 часа назад
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 часа назад
❤Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤
@djDeeqsi
@djDeeqsi 2 часа назад
Scw
@Fatmachannel-kf8
@Fatmachannel-kf8 Час назад
صل الله عليه وسلم ❤
@siraadbrown
@siraadbrown 2 часа назад
Rag badan oo mesh ka calaa caly u jeeda groob nin iyo naag ba waa yihiin ee gabdha ha ku riixine mida kale anga oo gabar ah baa aamisan in aan waxba dheereyn groobta😊
@mahercade2618
@mahercade2618 54 минуты назад
Gbrdhaha suuq Wy Ledahay Blse Garoob Suuq la'aan io maher la'aan Wye Cool down 😂😂😂
@fardowsoabdullahi4696
@fardowsoabdullahi4696 19 минут назад
@@mahercade2618 suuq la aaan kulaha 1990 baa soo mareysa wlle 2024 lugu jira calamka la soco naagtu nin jecel oo qiimaheda iyo qiimaha dumarkaba yaqaan haday hesho 8000 gram oo dahaba buu ka bixin
@NazriMuxumed
@NazriMuxumed 2 часа назад
Wax xun waye qudbo siro allaha ha naga hayo 😢🤲
@NadiiraMohamed-y4f
@NadiiraMohamed-y4f 2 часа назад
Wax waLba sundus baa qosoL ka dhigta iLaahow sundus hanoo waaayin 😂😭
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 часа назад
🤲بسم الله الرحمن الرحيم🤲وَاِلٰهُكُمۡ اِلٰهٌ وَّاحِدٌ ۚ لَآ اِلٰهَ اِلَّا هُوَ الرَّحۡمٰنُ الرَّحِيۡمُ💪☝️💪☝️💪☝️💪☝️💪☝️
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 часа назад
Ar Dumarland Horay U Socda ❤ Anagane Reer Commentaires Hadaan Nahay Aan Is Muujino❤ Boqoradeena Sundus Ne Aan Difaacno❤🎉❤ Sundus Ayaanlle ❤ Sundus ❤Sundus ❤Sundus ❤Sundus ❤Sundus Ayaanlle 🎉 Well Done 🎉 My Queen 🎉👍👍👍🎉
@ikraam_72
@ikraam_72 3 часа назад
Saa ba idenka raba cunugan maherz sida u dul mara wax lala dodaba ma ahan sundus wku wata adiga yqei 😂😂
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 часа назад
😘😘😘😘😘❤️🍓🍇✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️💘🍎☝️💘😂😂😂😂😂
@king______diini2777
@king______diini2777 2 часа назад
Garoob ciile legen wye😂
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 2 часа назад
Walahi cawa way qabteen 😂😂😂
@ikraam_72
@ikraam_72 2 часа назад
@@king______diini2777 garoob ina meel walba la tagnaato maxa sababay oo ma adigay ku ciilen kuley naagi gabar io garoob waxey ahataba waa isku mid inta aad aragto comment 90/100 waa gabdho ee buuqa naga yarey yaaah🤌😂
@lulaa1113
@lulaa1113 Час назад
الحلال بين والحرام بين وبينها مشتبهات لا يعلمهن كثير من الناس فمن اتقى الشبهات فقد استبرء لدينه وعرضه ومن وقع فى الشبهات وقع فى الحرام
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 часа назад
❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 2 часа назад
Gabdhaw is adkeeya oo farax iskajira waa ujeedan say uhadlayan hadaba waa inii digay 😂😂😂😂
@MaaidoNuur-z7x
@MaaidoNuur-z7x 2 часа назад
Sundus fny waye wallahi waku wata 😂😊😊
@zaytuunyusufhassan
@zaytuunyusufhassan 2 часа назад
Ala sundus inay naag reer mudug thy maxa lagu garana kattid way arsatay qolof camal ka dhigty😂
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 Час назад
Mudug gang haka shikin 😂😂😂😂
@raxmamahad2092
@raxmamahad2092 Час назад
Xalaal iyo xaaran guursan mayside mic wareeji ar sundusaa dhulkay ka taagtay😂❤
@Missubahargsan4308
@Missubahargsan4308 2 часа назад
Wlhi sundus cawaa maher janis ku heshey😂
@MohamedabdiAbdi-k5r
@MohamedabdiAbdi-k5r 3 часа назад
Sandusky iska jec lhy😂😂😂😂
@IfrahIbrahim-s2q
@IfrahIbrahim-s2q 2 часа назад
Xalal iyo xaranbo magugursaneysidhe iskawareji 🎤 😂😂😂ar sundusa😂😂😂😂
@XamseDahabi
@XamseDahabi Час назад
Habluhu way sax san yihin ragu boqolkiba boqol way ku qaldan yihn qudba siro waa xaram
@MohamedOzil-e1e
@MohamedOzil-e1e 3 часа назад
Qudbo siro waligay kuma guur san lahayn😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 2 часа назад
M.a qof wacan❤
@Naxariis-badan
@Naxariis-badan 2 часа назад
Sundus jaanis haku hesho mahres wan kula rabay saan 😂
@QALAJIYEE_17
@QALAJIYEE_17 2 часа назад
maxey shegte marka😂😂😂
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 2 часа назад
Wixi kuhabona bastarka 😂😂😂
@shukrihasan6425
@shukrihasan6425 Час назад
Sundus qodbasiro wa xaaraan waad ku sa xan tahay dhamaantin
@IsraOmar-zr9bq
@IsraOmar-zr9bq 2 часа назад
Saxaafow part 2samee ceyda Samia Amira abwaanada dadkaas soo xul ❤
@farhiashire814
@farhiashire814 2 часа назад
Sundus waa aarsatay
@NasiimCumar-wl5pn
@NasiimCumar-wl5pn 2 часа назад
Sundus mid maaha cawa 1chance ten goal bay kaga dhigtay 😂😂
@IfrahIbrahim-s2q
@IfrahIbrahim-s2q 2 часа назад
Sundus cawo weykudamatay😂😂ki weykaarsatay wale
@naciimaabdallah-hm6ge
@naciimaabdallah-hm6ge 3 часа назад
Xadiiska dhayo gabr waligeeda laanted ma meher santo sas weeye guys❤
@Dr_brother_Yousef
@Dr_brother_Yousef 3 часа назад
big man Zain niin aay maskaxdisa faditho🤝
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 2 часа назад
Qudbo siro waa bahdil wan ogahay somalideena qaar kudhasha jira lkn wax fiican maha ee iska ilaaliya nin kuraba kuma bobayo 😂😂😂😂
@KowserWalashed
@KowserWalashed 2 часа назад
Lakin dadka kudhashay wa xalaal hadii qofka sameyey qubsirada uu amisanyahay inu yahay xalal yahay
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 Час назад
@@KowserWalashed dadka kudhashay waba ahadene gabdhaw iska jira oo waaridkin qofadan marin checking lagu sameyn kafogada 😂😂😂😂😂
@SoumayaAbdoulkader
@SoumayaAbdoulkader 2 часа назад
Part2 Samiyo Amira sundus iyo ladan Ceyda macilimo losey iyo cumer
@AlimohamedAdoow
@AlimohamedAdoow Час назад
Muniita iyo ayaaniita Gabar gaarto Kuma jirto waxaa tirisay
@AsmaMaxamed-lr1em
@AsmaMaxamed-lr1em 28 минут назад
iyadoo qudba siro laga hadlin waxa dhaqan daro ah diindarana ah in ay inani ka afdheeraato ka qosalbadato kana xishood yaraato raga subxaanallah 😢
@fardowsoabdullahi4696
@fardowsoabdullahi4696 16 минут назад
naa maxa qosolka u diiday midakle ma carabtii jahiliinta aheed oo dhihi jirtay markey arkaan saxaabi xishoonaya ma naag baa tahay baa la mid thy yaase dhahay gabdha kaliya ha xishooto xishood ku waa iimaanka barkii qosolkuna xaram maha ee iska dhaadhicis iska daa
@IkraamupdirzakIbrahim
@IkraamupdirzakIbrahim 11 минут назад
Na us shuubayhy hdan la hdlyn o la qoslyn mrka se lo nolanha😂
@fardowsoabdullahi4696
@fardowsoabdullahi4696 4 минуты назад
@@IkraamupdirzakIbrahim waa yabanaha xbbt iska haadhicis ba dilay gabdhaheena
@najmonoorabdullahi402
@najmonoorabdullahi402 46 минут назад
Sundus waxaan dood Lee waaye wiilka ha ataagin zein wiilka wiilasha oogu xushmad badan waye
@IkraamupdirzakIbrahim
@IkraamupdirzakIbrahim 13 минут назад
Walal wu mudanthy in la ataago se adi mxa ka gly wilka😂
@Ayaanosmaan-p2j
@Ayaanosmaan-p2j 2 часа назад
Ani ahaantayda hadaan kahadlo waxaan u arkaa xaraan mana gelilahayn wllhy hadaan xataa sii dhimanayo waa edebdaro waxaasi ee baahimajirto dhaqan xumo weeye wllhy iyo sharaf dhac alle hanaga hayo anagiyo hablaha muslimiinta ahba 😢🤲
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 часа назад
Masha"Allah Walaalkeen Saxaaf & Adna ❤ Lamaaanaha Aan U Jeclahay 🎉 Tabarak"Allah Horay U Socda ❤❤❤🎉
@zamzamhabiib3513
@zamzamhabiib3513 2 часа назад
Saxaaf soo badi walal waa wacyi galin dhalinyaro aqoon lehna weeye badankoodu waaqiceenana way ka jiraan arimahani❤
@KhaalidKhaalid-q9d
@KhaalidKhaalid-q9d 2 часа назад
War ragoow dumarka si wcn hloola dhaqmo qodbo sireedku waaa khlad waana xraaaan
@axmeyzeysmile4109
@axmeyzeysmile4109 2 часа назад
Dadoow qudbo siro waxu ka yimid gaalada oo yaqaano come we stay together oo isku qabo ilaa dabeecad fahmaan Guur waxaa xalaal teeya meher, meher usan waalidki gabadha dhaleen joogin meher maahan. Meher haddu san jirin waa zinnia. Ugu dambeen qudbo siro waa zinna
@HiboMaxamed-ru9zl
@HiboMaxamed-ru9zl 2 часа назад
Team amiira😊😊 like😊
@IkraamAhmed-v3d
@IkraamAhmed-v3d 2 часа назад
Wlhi sundus cadi ma ahn 😂😂
@MiinaApdi
@MiinaApdi 2 часа назад
Maxay samaysay vidoega ma dhamaysaninee iisheeg pls😂
@AlimohamedAdoow
@AlimohamedAdoow Час назад
Muniita ayaa macquula doodeeda macquul waaye
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 2 часа назад
Qudbo siro naag aan mustaqbal dheer laga rabin ayaa lala galaa
@SaaraYusuf22
@SaaraYusuf22 2 часа назад
XaQiiQ wallahi
@faysajama6987
@faysajama6987 3 часа назад
❤❤❤❤mansh alllh dumarland
@truthhurts2085
@truthhurts2085 3 часа назад
Qudba siro waa xaaran culimada dhageeysta gabar ama garoob midna ma mehersanto waligeeda la aantis
@Nawaalnalka-f8m
@Nawaalnalka-f8m 2 часа назад
Ar sundus aa walhi ma naxdo😂
@muhsinmohamoud480
@muhsinmohamoud480 2 минуты назад
قال تعالى: فَانْكِحُوهُنَّ بِإِذْنِ أَهْلِهِنَّ [النساء: 25] Ku guuriya ogalshaha ahelkeeda oo marka looga jeedo aabihi ama cidi kle ee masuul ka ah قال رسول الله صلى عليه وسلم قال (لا نكاح إلا بولي،) Maher ma dhaco illaa uu wali jooga moye Marka aynu unoqone kitaabka alle iyo axaadista rasuulka (scw)
@KaahkiinKaah
@KaahkiinKaah 3 часа назад
dumarlaan❤❤❤❤❤ iinoolaada❤❤❤❤ gabdho❤❤
@SacdiyoAhmed007
@SacdiyoAhmed007 2 часа назад
Nolosha lagu qabtay kiii😂😂😂😂
@LadanSiciid-oi1ml
@LadanSiciid-oi1ml 2 часа назад
Ar sundus mahraz noloshay ku qabtay tii xaly ayey ka jaraty naag nool iga dheh
@sagalabdi2332
@sagalabdi2332 2 часа назад
Gabadha yar hadal ee taqanah Masha Allah
@UmaImran-fi3zc
@UmaImran-fi3zc 3 часа назад
Mashallah ❤️❤️
@halimadaud3059
@halimadaud3059 Час назад
Nabiga scw a dhahday hadith saxiix Nikaax weli laan wa baadhil baadhil baadhil 3jeer waka daliilka.
@Hibaaqmaxamuuduser-vc6lj9il9c
@Hibaaqmaxamuuduser-vc6lj9il9c 3 часа назад
Dumarnld is not easy 😂😂😊
@MiinaApdi
@MiinaApdi 2 часа назад
Far dumarland tiina wasa
@AbdirisaaqAbdullahi-f8h
@AbdirisaaqAbdullahi-f8h Час назад
Gabdhaha aa ku qaldan sabato ah ogolanshaha ayado ka imaaday
@AnisaNuur-n4d
@AnisaNuur-n4d 3 часа назад
TEAM injooya keen adna
@Kzspeed47
@Kzspeed47 2 часа назад
Yarka mahrez miisanka culus waaye War nio diinta ka gaabso mahrez teeda kale soo badiya doodan
@YusroQaasim
@YusroQaasim Час назад
Team amira qurux one like ❤
@fardowsomar6091
@fardowsomar6091 17 минут назад
Masha allha zeyn ❤
@SacdiyodaudQasim
@SacdiyodaudQasim 42 минуты назад
Zeyn saficn uhadlayo lee wilasha 😂😂
@JuweriaMahomed
@JuweriaMahomed 2 часа назад
Sundus walahay mahriz ku qabay 😂😂😂😂
@AbdulqaadirDaahaa
@AbdulqaadirDaahaa 3 часа назад
سبحان الله. Diinka. Caqli caqli. Ma. Ahan
@SheekhXuseen-c3m
@SheekhXuseen-c3m 2 часа назад
😮saan ujeclahay dood wadaag noo soobadi
@FardawsacabdisalamDirie-gd2sw
@FardawsacabdisalamDirie-gd2sw 3 часа назад
Masha Allha muniro❤❤❤
@Bahjuuniindhadeeqa212
@Bahjuuniindhadeeqa212 2 часа назад
Mehriyo Runta losheegay waa naag nagna Xaran kumagursankaro Xalalna kuma guursan karo waa doqon😅😅
@UmucabdulbaariBintumuxamed
@UmucabdulbaariBintumuxamed 49 минут назад
Daliiil قال رسول الله صلى الله عليه وسلم لا نكاح إلا بولي Rasuulkena scw wxuu yidhi meher madhohoco oo ma ansaxmo wali la .aan waliguna waa aabeheed io intii walaatadeeda qaadi karta عن عائشة رضي الله عنه قال قال رسول الله صلى الله عليه وسلم أيما إمرأة نكحت بخير ولي يها فنكاحها با طل فنكاحها با طل فنكاحها با طل Umunaa caaisha waxa kga wariyey wxy tiri wxu yiri nabigena scw haweeneyda lamehriyo wali la.aaan meherkaasi waa baadil meherkaasi waa baadil meherkaasi waa baadil 3jeer ayuu kuso celceliyy. Waxdna mooda ragaasi iney wax ay lajoogan io wxy yaqann jirin ilaa saxaaf ood moodo inuu ragi lafikiryhy
@Farhia_ali
@Farhia_ali 15 минут назад
SUBFUS. NINKA UDHAMEE. CALAANJA. GAROOB MARABO. KUWAASHTEY UUF😊😊😊
@CabkaGenerally
@CabkaGenerally 2 часа назад
Zeyn my Legend ❤
@NasraXirsi-xw8wg
@NasraXirsi-xw8wg 2 часа назад
Barnamish yadan oo badan noso badiya waxbadan aya kaga faidaya
@MohamedsabdowMohamedsabdow
@MohamedsabdowMohamedsabdow 2 часа назад
I agree with munita 💯
@MohamedOzil-e1e
@MohamedOzil-e1e 3 часа назад
Saliga nab ga iguasali scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@IkraanXasan-c1o
@IkraanXasan-c1o 3 часа назад
Scw❤❤❤
@HodanXirisi
@HodanXirisi 3 часа назад
Scwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw
@ShamsudinMuhumed
@ShamsudinMuhumed 2 часа назад
Scw scw
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 часа назад
Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤
@SaaraYusuf22
@SaaraYusuf22 2 часа назад
Qudpo sirada waa xaaraan kiTaapKii ilaahayna kuma soo DaGin Ee ninkaan mehrez laleyahay iya kii kalepa oo dhahaaye gapar bikra ah rawaa iya mehrez oodhahay garoop marawi Nabiga scw QiiMiHiiSii garTa horTa oo diinTa soo barTa garacpaa TiHiiNe garoopTu nabigaa scw uduceeye asagapa wuu guursade Ee TaN KaLe ninka Markuu naakTa furo umapa haaysTaPa in uu garoop yahay asagapa nacallaa garoop nimadiinii kuTaaLe DiinTa uu nabi muxmmad alle inoogu soo dhiiw3 iYa xbbKeeNii mxmmd scw QiiMiHiiSa GaRTa RaG CiiLaN Baa TiHiiN🫤
@CabdiraxmaanCabdraxmanisman
@CabdiraxmaanCabdraxmanisman 2 часа назад
Waa xaaran qofkii dhaha daliil hakeeno qofkii waa xalaal dhahana Dalila hakeno hadaan heyna de waxaada cilmi u laheyna ha Galina diintana haku xad gud bina wlla yaal🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 Час назад
Waa xaraan cad 😂😂😂
@halimadaud3059
@halimadaud3059 Час назад
Nabiga scw a dhahay nikaax weli laan baadhil baadhil baadhil 3jeer ayaka aqon malaha
@fardowsoabdullahi4696
@fardowsoabdullahi4696 14 минут назад
nikaax walii ; la aana see ku dhacaya
@mohammadsaid5303
@mohammadsaid5303 2 часа назад
Aniga waxan lajiraa gabdha gabdho juul 👑👑👑👑👑
@KaahkiinKaah
@KaahkiinKaah 2 часа назад
maya waa xaaraan❤❤❤❤
@Ftm2993
@Ftm2993 Час назад
اللهم صلي على النبي محمد صلى الله عليه وسلم وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤
@FalastiinAadan-n2z
@FalastiinAadan-n2z 3 часа назад
Masha alaha Muniro❤
@steamfeisal13
@steamfeisal13 3 часа назад
Masha aliha ❤
@AbdalleMohamed-c7g
@AbdalleMohamed-c7g 2 часа назад
Dad caana keen part 2
@issebarre3176
@issebarre3176 2 часа назад
waa qalad inad dhalin yaro an aqon diined yar aan lahayn inad dood u kentid ayaba qalad ah diintuna caqli ma ahan ee waxan kadaay barnaamijka ama dad diinta ku fcn kuso dar dooda
@TayasiirMaxamed-j4z
@TayasiirMaxamed-j4z Час назад
Muhiimadu waa cida galysaa inay iyaga thy yacniii dhalin yarada mrka ficilkooda iyo fikirkooda laysu eega
@halimasayd
@halimasayd Час назад
I should have been there. Ax ! Qudbo siro waa Xaram. No Wali no maher/ nikaax 😢 Edit: fadlan dhaawo sheikha m.ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-T32H7IAGB5Q.html
@MaryamDahir-vh2xd
@MaryamDahir-vh2xd 2 часа назад
Sundus Naaag Nol iska Celi ayga Kulaha Waa Cadi Xaran maha kulaha Waaa Doqon Bilaa Caqli ah Lax Da lameh rasay nayo
@hodanboqor8194
@hodanboqor8194 Час назад
Ar sundasaaaa wlhi janis ku qabty kii yraa
@FarhiyoEpole
@FarhiyoEpole 3 часа назад
Wa ku salamay adna ❤❤
@JamiiloAxmed-w5x
@JamiiloAxmed-w5x 3 часа назад
Asc Wallayla❤
@leylafarah3404
@leylafarah3404 2 часа назад
I am sorry diinta caruurtan haku danbaajinin please
@daahirdhaayow4185
@daahirdhaayow4185 Час назад
Mahrez imtixan waye wlhi😂
@AbdihakinAbdi-ke3ul
@AbdihakinAbdi-ke3ul 2 часа назад
Xadiisul qudsi maaha saxaafow xadiisbaa xalaasha sheegaya iyo xaaranta
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 2 часа назад
Nio dood caruureed wye sidano kle lkn saxaaf waa dadaashay balse nimankan doodaya 100 baan ahay bay udoodayan🖐
@somalimaxamed3874
@somalimaxamed3874 2 часа назад
Ayaaniita on fire gabadh diin le weeye
@AnisaMaxamed1234
@AnisaMaxamed1234 2 часа назад
Waa xaaram waxana cadeeynaya xadiithka nabiga صلي الله عليه وسلم oo ahaa أيماإمرأة نكحت بغير بإذن ولييها فنكاحها باطل oo macnehedu yahay haweyn kasta oo lanikaaxsada walideda oo aan laweydisan nikaaxeedu waa baadil nabiga صلي الله عليه وسلم ilaa 3jeer ayuu ku celceliyay marka yaan qiil laraadin ee xaalasha raadsada
@CabdiraxmanDiiriye-r3y
@CabdiraxmanDiiriye-r3y 3 часа назад
Qudba siraha see uaragta😢 comonti
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 2 часа назад
Waa wax xun waxa kafican anigo 100 doller caadiiska kaysiisid
@Zamzam-n7c
@Zamzam-n7c 3 часа назад
Adan one like ❤
@alisaid8186
@alisaid8186 Час назад
Maxamed siciid waan ku salaamay khuba sireed waa xaaraan.CODSI SAXAAF Ninkaan Mehris la yiraahdo yaaqi caadi ma aha ha ku soo darin dood danbe wuxuu rabuu iska sheegaa
@ibraahimcadowali7870
@ibraahimcadowali7870 2 часа назад
Zein wllhi nin wax fahans san wye ninakas gabdhaha waxe uao fadhiisteen ciil hayo darteed mahres garoop ciile😂😂❤
@Naxariis-badan
@Naxariis-badan 2 часа назад
Adiga bikro u dhigo😊
@zeinabahmed3784
@zeinabahmed3784 49 минут назад
Adiga bikro miyatahay nasacow 😂😂😂😂😂😂😂viva garob laan
@mohammadsaid5303
@mohammadsaid5303 2 часа назад
Guul 👑👑👑👑👑👑👑
@Beaquen
@Beaquen 2 часа назад
Su,aal guys raga groob ma nogdaa 🫵Ha ama Maya
@ToniAlmaani8
@ToniAlmaani8 2 часа назад
Xᴀʟɪɪᴍᴏ ᴡᴀᴀ ᴡᴀʀᴇᴇʀᴛᴇ😂😂😂😂😂😂
@siraadbrown
@siraadbrown 2 часа назад
Haa ninka guur somara wa groob
@ToniAlmaani8
@ToniAlmaani8 2 часа назад
@@siraadbrown 😂😂😂😂😂💔
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 Час назад
Haaa saas haduu naag u arko waa garoob aduunka wax virginity ladhaha kajira ninkasna way kajabtay malintuu naag utago 😂😂😂
Далее
Уезжаю в лагерь
17:57
Просмотров 205 тыс.
RC Helicopter Trick
00:13
Просмотров 4,5 млн
Million jamoasi - Sportsmenka bilan uchrashuv
15:05
Просмотров 361 тыс.