Тёмный

DOODII ABID UGU ADKAYD EE FALASTIIN LAGU DIFAACO ( OXFORD ) 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 547 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 53   
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 3 месяца назад
Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda inshaa Allah Guushu wey dhawdahay yahuud weey jabtay isbiruu yaa ahlul khasa anagane waxaan nahay miciin
@ayshaays5827
@ayshaays5827 3 месяца назад
Ilaahow ugargaar odoomadaada ladulmiyey ياقوي ياعزيزي كن فيكون ❤
@raardaadkracht1420
@raardaadkracht1420 3 месяца назад
Free free Palestina 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@Mimmi50
@Mimmi50 3 месяца назад
Guul reer falasteen Insha Allah ❤
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 3 месяца назад
InshaAllaah guushu waa reer falastiin
@CabdallaxaajicusmaanXaaji
@CabdallaxaajicusmaanXaaji 3 месяца назад
Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 3 месяца назад
Ahafid Allaha kuxafido Codka kuwa xaqa Cabirayo ee aad soo xulato waa kuwa mudan in kuwa Madax Carabta ka'ah loo diro,balse Rabiga ayaa ah midka xaqa goamiyo.
@rahh4137
@rahh4137 3 месяца назад
❤Ninkaan Waa geesi geesi dhalay oo xaq u dirir ah. Ilaahay ha u gargaaro walaalaheena reer Falastiin. Ilaahay Falastiin oo xor ah hana tuso aamiin aamiin ❤
@umuimraan8738
@umuimraan8738 3 месяца назад
Ilaahay ha ugargaaro falastiin dadka halkaa dhigay daciifnamadood
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 3 месяца назад
Wiil kan hadlayo wa Big legen Big respect 🫡 carab dad ma ahan wadamada carabta kuwa madaxda ka ah wa kuwa mesha la geyste wixii lo yeriyo Aan daba Mari karin lkn shacabka carabta wa dad nol Aadna oga xun waxa falastiin lagu hayo lkn madaxa loga tagan yahay xukuma daha ka wada taliyo wadamada carabta wa kuwa u Adeega wadamada rer galbeedka haba kala sii dar nadane waxa ogu daran oo gacan yaraha yahuuda ah Emerates masar urdun iyo Sucuudi Arabia so sad 😭 dhibta lagu ma waaro flastiin dhibtan way ka baxeysa insha Allah wayna guuley san nayan insha Allah
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 3 месяца назад
Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Journalist Cabdulxaafid M JAAMAC Iyo Bahda BSTV, Caafimaad Baan Kuu Rajeynayaa, Runtii Waa Barnaamijyo IsdabaJooga Ah Oo , Ee Maalinlaha Ah, Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Mahadsanid Guuleyso Inshaallah
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 3 месяца назад
Thank u sir
@amarak4085
@amarak4085 3 месяца назад
Please include that this debate was specifically on February 5, 2019. It’s 5 years old.
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 3 месяца назад
@amarak4085 I mentioned that at the end of the video. Thank you for been here
@amarak4085
@amarak4085 3 месяца назад
I liked and subscribed. I enjoy to watch and support Nadaara, Dulmi diid, Kow media and your channel. Keep up the great work to inform us afkeena Soomaliyeed 👍
@hamzahamud6227
@hamzahamud6227 3 месяца назад
Insha Allah Allah save our plastinan people
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 3 месяца назад
Cabdixaafid waa ku mahdsantahay wararka fiican ee nuxurka leh ee aad noo soo tabisid
@macacade2646
@macacade2646 3 месяца назад
Aaawi heeee Abdixaafido
@abdirizakhassan6979
@abdirizakhassan6979 3 месяца назад
Ilaabana u gargaarinsida u dhaqso.badan insha alaah Abdiladif ogiw Madaxweyna Masar in uu yahay Yuhuudi marka ka og yahay in Hooyadiis tahay Yuhuudiyadan kagin duugay Tal-aviv.
@Jameeco
@Jameeco 3 месяца назад
Salaama caleykum Saaxiib sare cabdxafiid
@fadumosheekh3193
@fadumosheekh3193 3 месяца назад
Waa reer carbeed iyo reer galbeed ka
@badryshikh9574
@badryshikh9574 3 месяца назад
Guuleeso
@Moustapha97
@Moustapha97 3 месяца назад
5 sano kahor ayay ahayd doodani
@hassanabdibashar2169
@hassanabdibashar2169 3 месяца назад
Hagaag wilkas wàa gesi ayaa sidaa oo kale Noka wadadhiga muslinka aanba somalida
@abukhalidhussein5322
@abukhalidhussein5322 3 месяца назад
This argument was longtime ago
@hassanabdibashar2169
@hassanabdibashar2169 3 месяца назад
Hagaag falastin gurti somalia waxa halkaa dhigay waa madaxta carabta oo karacay danahooda
@osmaanfaarah8627
@osmaanfaarah8627 3 месяца назад
Asc aniga waxaan qabaa in Shacabka Carbeet inay fiican yihiin lkn waxaa xun madaxdooda
@AbdullahiOsman-r9y
@AbdullahiOsman-r9y 3 месяца назад
cabdixafid brit,,, miyaad isku badhashaay turjubaan )))
@adenismacil6351
@adenismacil6351 3 месяца назад
Muslimiin dhuntay ama dawladahoodii laburburiyay waxaa shirqoolay dawladaha carbeed oo cadawga u sooraacay
@abukhalidhussein5322
@abukhalidhussein5322 3 месяца назад
No a current news but .more 5yrs monologue
@HodanAden-yb2rp
@HodanAden-yb2rp 3 месяца назад
Cikasta oodoonaisa inayfalastiin kanaxaisa waykahadli
@AweesGeedow-f7h
@AweesGeedow-f7h 2 месяца назад
Khiikan hadnan kukhaado khiil Khosolkiyaan khofloo arkeyn
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 3 месяца назад
Shacandka carbeed madaxododa waa isku mid hadeeey iskumid aheen gacdoon ayeey gusameeyn lahaayen
@abdirazakhajiali2415
@abdirazakhajiali2415 3 месяца назад
Waan Kuu hambalyeynayaa Cabdixafiid BStv waa mid Ka mid ah ila wareedyada ugu wanaagsan ee afsoomaaliga Ku hadlo hadduusan eheen midka ugu wanaagsan. Waxaan soo jeedinayaa talo ahaan inaad isticmaasho ruux kale marka aad soo deynayso hadalka ruux Ku hadlaayo luqad aan Soomaali eheen. Waxay saacideysaa fahamka xogta aad soo gudbineyso. Aad baad u mahadsan tahay
@Tonny-l9k
@Tonny-l9k 3 месяца назад
This old news 😂
@IbraahimDaahir-s9b
@IbraahimDaahir-s9b 3 месяца назад
C/xafiidaw iyaga dhigay madaxda carabtu waayo miyaanay carab ahayn xagy ka yimaadeen markuu ina leeyahay shacabka mahee waa madaxda waxba yuu inoo kala wadin carab suubanaheenii n.n.k ayaa ka dhashay oo yidhi ana carab ka dhashee ha caayina markaa halka u dhaafi mayno sxb
@adenahmed4561
@adenahmed4561 3 месяца назад
Shacabka carbeed wy tagersyhn qdyda Palestine lkn kuwa xknk kufdhidya qadyd mlhn wxn ka aheyn in dlal. Yr oo fra kutris ah
@caaliyusuuf5881
@caaliyusuuf5881 3 месяца назад
OK.rad😊
@MouminHersi
@MouminHersi 3 месяца назад
Sacablacanta wa usurnimadii reer galbeedka isdifaca icey diidayihine ee lakine isdifaca ukraine wey oqolyihine
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 3 месяца назад
Ballaayo ayaa kadhacday waa lagumaaday in saas loo xasuuqaa waa xaaraam cad waa wax adminimada ka baxsan in saas uun loo xauuqo balse dhanka kalle yahuuda iyo carabi way wada dhasheen ee bal xasuuqan xaaraanta waan aragnaaye yahuuda dhulkii awawyadood meel uun haloogu sheego hada isla garanay in ladulmiyay la dulmiyay way cadahay aadminadu sidan ma ahayn gumaadkani waa masiibo dhul gariir ah bl hadaba carab iyo yahuud way wada dhasheen yaa xal u keeni kara
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 3 месяца назад
Waa sidaas walakaa haduu dhibta kugu fiirsado waa lugu waada fiirsan ilaahay uunba cadaalad u samayn karo
@mussasheikh143
@mussasheikh143 3 месяца назад
Dodani waa shan sono ka hor
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 3 месяца назад
Sxb carab ayaa dhigtay may cuno.qabatayn saaraan hadii ay runsheegayaan sxb carabi bahal kaa qabanmahayaan ku cunaaya siiba.kuwa boqortooyooyin.ah marka.laga reebo.qadar. iyo ciraaq. Inta kale.uf boqortooyo.gabdho
@shariifwalen
@shariifwalen 3 месяца назад
Asc
@AliBare-y1c
@AliBare-y1c 3 месяца назад
Sacab la'aanta waxaa keeney 😂hadii aan dulmaro ruuxa biila asagaa ku leh, jaamcada waxaa lagu soo saaraa rabitaanka kuwa biila, ila garo.
@abdimohammed6068
@abdimohammed6068 3 месяца назад
Its old video
@hassanabdibashar2169
@hassanabdibashar2169 3 месяца назад
Hagaag madaxda rarabta waa munafiqiin oo matalin shacabkoota uu n'a sheqeeya réer galbeed
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 3 месяца назад
Yaa difaaco nacalaa dowladah carabta ku taalo tuugada gaska iyo lacagtee sinayan falastin 9 bilod lagu xasuuqay manta kaliya hal meel 100 qof lagu dilay qadarna 50 milyan siisay natanyahu 😡nacalaa yuhuda carabta ku taalo falastin qofna caraba marabtee Amerika yuhuda iyo carabtaa is kugu tagay 😡😡
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 3 месяца назад
Dalalka carbeed shacbigooga waxa haysta gacan Ku dhiiglayaal munaafiqiin gaalo u shaqeeya
@MohamudAhmed-w6m
@MohamudAhmed-w6m 3 месяца назад
la yaab waaye wax 5 sano kahor ahaa ayaad saakay soo heshay miyaa.. dadka aqoonta aan ku tabeynaa hadey saan yihiin kuwa kale maxaa laga sugaa .. abti dadka waxa hada socda ka daba gee
Далее
HOOYO 75 JIR AH OO ARIN CAJIIB AH SAMAYSAY WOOOW
10:03
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
WAR CUSUB IYO DHUL GARIIR SIYAASADEED OO KA DHAN ISRA
13:34