Тёмный

Doodii Ugu Qosolka Badnayd Oo dhexmartay Somaliland & Jabuuti Maxay Jabuti Ugasoo Horjeda Somaliland 

Hamze Hariir
Подписаться 31 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

Doodii Ugu Qosolka Badnayd Oo dhexmartay Somaliland & Jabuuti Maxay Jabuti Ugasoo Horjeda Somaliland

Опубликовано:

 

18 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 162   
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o Месяц назад
Somaliland iyadaa nacab is hoos geysay, slnd kuma tiirsana jabuuti, jabuuti baa u baahan somaliland,
@abdilkarimmohamed6808
@abdilkarimmohamed6808 29 дней назад
djibouti iyo somaliland maa qalaa marmaan waa uul iyo dirkeed
@abdiwahabDahir
@abdiwahabDahir Месяц назад
Ay biyo galay yaa france kaa xoreeyey waar deked ayan lee yahay oo aan dhuunigayga kala soo degaa ee cabaadka iska daaya
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg Месяц назад
Adeer haddii ay jabuuti berbera ku tartamaan africa oo supply gareeyaan banka giriyaadka oo la.wada beerto javuuti dadka reer.jabuuti iyo reer somaliland waa isu mid
@AliHassan-kx8ci
@AliHassan-kx8ci Месяц назад
Hoyadaba iskumida wasakh bila abal weye isaq nacala kuyala
@AliHassan-kx8ci
@AliHassan-kx8ci Месяц назад
😊gidafada weye Isaq war hoyada toban sano magadhi gadhi kartid
@AliHassan-kx8ci
@AliHassan-kx8ci Месяц назад
War hoyada a NACALA KUYALA ISAQ RACIMAYNO WA GABIGINABA JABUTIBA INI QUDISA
@AliHassan-kx8ci
@AliHassan-kx8ci Месяц назад
Somalilande wa dhilo rag iyo dumarba
@se1059
@se1059 Месяц назад
​@@AliHassan-kx8ciistaaqfurulaah jabuuti maxay quudisa iyadiiba gaajo u dhimanaysee😂😂
@naasirmohamed7391
@naasirmohamed7391 Месяц назад
Jabuutidaad aheegaso hargeisaa walaahi kawayn kkkkkk xeebyar oo daabiyad ah ood kudhex gubateen maad somaliland ag dhigasaa
@user-hs2il1ui2s
@user-hs2il1ui2s Месяц назад
Hargaysada aad sheegaysana baydhabaa kawayn dhulka isaaq dagoo dhan beerta adeerkay ee afgooye kutaal ayaa kawayn
@user-ko4tf9fc8u
@user-ko4tf9fc8u Месяц назад
From boorame ma markii la idinku fahmay baad jabuuti caydeen marka hore ba samaron baa he shiiyay❤😂🎉😢😮😅😊
@abdullahiusmanjama4946
@abdullahiusmanjama4946 Месяц назад
Heshiiska Somaliland iyo Itoobiya cid is hortaagi kartaa ma jirto Itoobiya na way difaacanaysaa Bada Aanu siino iyo Saldhigyada ay ka samaysan doonto.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 23 дня назад
Ninkan hadleeya ma Af Somali buu ku hadleyaa? Subxaana Allah.
@user-ko4tf9fc8u
@user-ko4tf9fc8u Месяц назад
Calaa kuli xaal bada lama iibinayo xabashi iyo oromo ma rabno ithopia bad may waayine isku dir baa socda❤😂🎉😢😮😅😊
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 11 дней назад
Bada waxaa iska leh jamuuriyad barakeysa ee soomaaliland dawalada taagta daaraan ee soomaliya dadkeed dayacaan xag dhaqaan iyo xag Abniba ha daryesho Soomaaliland waa socotaye salama
@user-ko4tf9fc8u
@user-ko4tf9fc8u Месяц назад
Ilaahay baa laga baqaaye smland gaajo ayaa loogu bakhtiyayaa markaa khiyaaliga iidoorka yaan la dhagaysan❤😂🎉😢😮😅😊
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 Месяц назад
Somaliland gaajo wey ka fogtahay nimco Alleh ayey ku kiraan Jabouti Kulayl iyo faqri baa ka jira Caano qasab ayaa lagu cabaa Jabouti Somaliland ayey wax ku tahay Wataa hadaba qaylo ka dhamaatay Guul Somaliland inshaAllaah
@AhmedAbdallah-nm7fm
@AhmedAbdallah-nm7fm Месяц назад
Yes, she wears the niqab when we talk about the geography of the Republic of Somaliland ❤🎉😂
@abdiwahabDahir
@abdiwahabDahir Месяц назад
Kkkķkk bal kaneecaday maroodiga ku leh is adkee aan kaa duulee mxad i korisay miyaanad ahayn jaboutidan aqaanay waar hargaysa iyo arabsiyo ayad kulaylka uga soo qaxdaan waar jasiirad ayaad ku nooshihiin aan xabad tamaadho ama yaanyo aanay ka bixin markasad leedahay afartii tijàr ee ku masruufayey intaad dhacday qaarna idinka soo yaaceen waar inaanu goaankii cigaal ku adkaysano ayey ahahd walaahi inaydan noolaten
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww Месяц назад
Waalaha hadalkasa ayaa run ah
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z Месяц назад
Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 Месяц назад
I inshaAllaah guul Somaliland Cadowgeedu ha jabo Aamiin Aamiin
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o Месяц назад
Geele wax buu is mooday cagaha ha dhigo
@user-ii9jg5se7t
@user-ii9jg5se7t 24 дня назад
@@user-qe6io2sp4o waryaa yarowee waad iskaa hadlaysaa Djibouti caaseyaad ka noqon hadaad timido
@halimamumin3643
@halimamumin3643 23 дня назад
​ Djabouti Geeleh baa laga xoreeyn doonaa. Shacabka reer Djabouti ee gumeysiga reer Geeleh ku haystaan waa in laga xoreeyo
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 Месяц назад
Maxaada. Ugu. Faanan. Ku. Reebaan
@user-rp6xm1bt7x
@user-rp6xm1bt7x Месяц назад
Kkkkk war ileen jabuti fanakii bayi barateen
@user-ko4tf9fc8u
@user-ko4tf9fc8u Месяц назад
Muxuu yidhi ma faano"wsllee waa beentaa boorame sidaa u eeg horumar la aanta taala subxaanalaah❤😂🎉😢windswept 😅😊
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Месяц назад
JABUUTI WAA CADAWGA SOMALILAND IYO SOMALIYA SOMALILAND AQOONSIGA IYADAA KALA DAGALANTA XAMARNA AL SHAAB IYADAA HUBE6SAA
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up Месяц назад
Waa benta sxb
@MohamedHassan-iw3bc
@MohamedHassan-iw3bc Месяц назад
Adinka ayaa cunsuriyiin ah oo cadaw soomaaliyeed ah Lafta nagaa .orromo wax ha kuuqabto
@MohamedHassan-iw3bc
@MohamedHassan-iw3bc Месяц назад
waligay ma arkin dad nasabkii ilaahay u dhaliyey diida oo qoom kale sheegta waa dambi wayn xaga eebe. reer hargaisa aya taasi laga hayaa lafta nagaa oo kaniisad orromo gasha
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z Месяц назад
​@@MohamedHassan-iw3bcdantaadka raac waxa oromo somali oo dhan ayaku nool
@user-ii9jg5se7t
@user-ii9jg5se7t Месяц назад
Waryaa reer somaliland bilaa abaal baad tihin lakinse abaal nin galaa la arkay nin guda see lama arag dee ee waa noo taal nimanyahow waan is baran donaaa inch'Allah
@XamseXashi-ht6wh
@XamseXashi-ht6wh 24 дня назад
Oo maxaan idinku samaynay
@user-ii9jg5se7t
@user-ii9jg5se7t 24 дня назад
@@XamseXashi-ht6wh xukumadaada waydii iyo musee judaan oo kaa faaidaysanaya isko dhacaa dpworld iyo Djibouti 🇩🇯
@user-il6lr4oo4v
@user-il6lr4oo4v Месяц назад
Kkk fanweynaa 3casho ayey bilaa leydh noqdaan fanku lacag majogo kkkkk
@danielbarre7469
@danielbarre7469 29 дней назад
War qeybsads konterada 50 iyo 50.
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 Месяц назад
Haddey riyo dib leeyihiin dabadooda ayey ku qarsan lahayd kkk jabuuti way ka muuqanlahayd dhaqaalaha ay haysato
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k Месяц назад
Riyo adiay dibleyihin futadoday kuqarinlahayen😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@munahaybe6749
@munahaybe6749 Месяц назад
Reer Djibouti 🇩🇯 waxba hanoola hadhina hadad Somaliland dumin kartaan dumiya horaba 1988 wax ka badan na gaadhi maayo lkn wan idin jecelanahay reer Jabouti siyaasadun ba isku keen keentay.
@user-ko4tf9fc8u
@user-ko4tf9fc8u Месяц назад
From boorame ma markii la idinku fahmay baad j
@GgGff-mc6wq
@GgGff-mc6wq Месяц назад
Asc waxay ila tahay I'm dowlada jabuuti abaha Ismail cumar geelle waa daashay sida darted soamalida waxay ku maahmaahdaa nin ad soo rtey o an kaa socon sidaa darted gobolada waqooyi hogamiyaha xakumo e muuse waxa uu ka jeceyahay soomaliya iyo jabuuti wa ithopia ma laha faraa laga hayaa waxan is leeyahay in madaxweyne ismaciil iyo madaxweyne xasan wa in iska iloobaan soomaland o ay ka shaqeyaan soomaliya hadii kale dhibatada ay abuuran qoladan soomali diidka 33 sano loo garaabay marka waxa LA joogaa waqtigi ay goan ka gaari lahaayen labada dowladood madaxweyne geelow waan daalnay walalka haduu waaso gacanta LA qabtaa marka wa in LA,qabtaa muuse naftisana wax ugu ma yaalo naf kalana wax ugu uma yaalo sidaa darted madaxweyne geele waxan kula talin lahaa dowlada jabuuti waxa tagera weyn ku bixi dowladi koofured e ay madaxda kofured sidaa darted wa in naxla hecel naga hayso dalka wa labada madaxweyne e somaliya iyo jabuti wa in ay ka,shaqeyan sidii maamul loga dhsi lahaa owdal stattate ssc wa LA dhisay wa in LA sii sugin kuwa dalka bohol ku ridaaya e muuse u hogaaminaya guul soomali weyn asc
@user-ko4tf9fc8u
@user-ko4tf9fc8u Месяц назад
Tolow awdal state waa goorma ma aakhiraa walee waa yaab labadii xaq daro ku heshiisa dar ale ayey coloobaan ?boorame❤😂
@danielbarre7469
@danielbarre7469 29 дней назад
Jabuuti iyo ismaciil iyo reer Somaliland waa walaalo. Ha midobeen itobiyana ha kaashadeen.
@xasannoor487
@xasannoor487 Месяц назад
War nacaska yaree tuulada gaaka laga hayaa maxaa cudur aan ahayn ee Somaliland uu u hayaa
@user-ko4tf9fc8u
@user-ko4tf9fc8u Месяц назад
Dhilooyinkii reer muqdisho maa isaga hertiin? Laga hadhi maayo xabashi buu kuu gaynayaa oo ku wasi doona❤😂🎉😢😮😅😊
@user-fg2fw9jk5f
@user-fg2fw9jk5f Месяц назад
Jabuuti gabilay baa kaweyn
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j Месяц назад
waar hooyi somaalilaan iyo jabuuti waa dad jaara mana kala marmaan
@halimamumin3643
@halimamumin3643 23 дня назад
Ismaciil Cumar Geeleh baa la buufin doonaa mar aan fogeyn.
@AhmedAbdallah-nm7fm
@AhmedAbdallah-nm7fm Месяц назад
I ask the question of the people of Djibouti. Is the point of difference based on history or geography? It is possible for Djibouti to say that all our lives we have reconciled between the Somalis and the Somalis did this and that. As for geography, Djibouti must wear the niqab.
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o Месяц назад
Wadanka gidigiisa waxaa ku nool 600000 oo qof ooka kooban somali canfar iyo carab
@cabdiwaasacmaxamed4392
@cabdiwaasacmaxamed4392 Месяц назад
Umada walalha ah haysku dirina AF ku xoogle
@user-ko4tf9fc8u
@user-ko4tf9fc8u Месяц назад
Ciise iyo isaaq markii waxay u heshiiyeen gadabuursi si loo cadaadiyo beesha samaroon waanay ka muuqataa maanta samaron in lagu takri falay xaqu hasoo daahiro xaqu ha qarxo❤😂🎉😢😮😅😊
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Месяц назад
IN JABUUTI NIQOTO MEESHA LAGA MAAMULO CABLEDA INTERNEDKA SOMALILAND BAA KU WAREEJISEY OO WASIIR BAA LACAG LAALYUSH LA SIIYEY
@RahmaIsmealMohamed
@RahmaIsmealMohamed Месяц назад
Yahu dimika badroolk kadkigo
@IsemalKadra-xh3hp
@IsemalKadra-xh3hp Месяц назад
Pour koi eletricite de.bjibouti est cher
@safiyacige2735
@safiyacige2735 Месяц назад
Jabiti qudradda itopia Logan gena gorontadda itopia sida marka jabuti way baqtiyeysa
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 Месяц назад
Labo.khayaano.Ku.heshiisay Isaaq.iyo.ciise.xaqa.ayay.isku Diidaan
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Месяц назад
NACAM MAA JABUTE DEE WAA RAAGA ISAAGA XOOLAH LEEH MAA CISE WARAB LEEHA WAAR HUUSH
@TimajilicHoori
@TimajilicHoori Месяц назад
Reer Djibouti runta haday kahadlaan wixii aankamaqlay djibutianka ayaa lagu samaynayaa(liter ayaa lagu fadhisinayaa) markaa dad xor ah oon baqaynin ayaa laladoodaa
@user-pn3jy1bb3m
@user-pn3jy1bb3m Месяц назад
Biyo iyo kooraan baa waan haysana I meel baan dgiganay .Waa plan B, C, and D. Siyaasada Djibouti cayaar baad u haysatiin laakiin waxan oo dhan waa lagasii baarandegay .Ethiopianku iyaka noo baahan.
@user-ez4kj7fm8d
@user-ez4kj7fm8d Месяц назад
Ethopia baahida ay idin qabto waaxay sowtan heshay red sea 🌊 Mida kale sadex dakadood UAE 🇦🇪 sland ka samaynaya Bal ee sheeg waxa ay ethopia idinka baahan tahay? Hadey deked noqoto berbera iyo sadex hada la samaynaya ayey wax kala soo dageysaa Jabuti maxay ethopia kaga maarmeysaa Cuntada khudaarata electric biyaha Dhaqaalaha jabuti %98 waa cashuurta ethopia laga qaado marka ay wax soo dejisaneyso iyo marka ay wax dhoofsaneso Bal intiiba ethopia sland bey ka heshay jabuti sidee uga maarantaa ethopia ileyn waa injir 🦀ku nool ethopia intaas uun iga wajaab
@fardusaw9688
@fardusaw9688 Месяц назад
Walee somalilan way samirtay ilahay baa xaqeedii siinaya.
@zahrasaed148
@zahrasaed148 Месяц назад
Xaasid ma aflaxo xikaayadoodu hog bey kuwada dhici cadaw walba oo kahadhi waayey umadaa barkeysan ee Alle jecel yahay🤲🏽🫶❤️💪💚🤍❤️🫡🎉👍✊
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 Месяц назад
@@zahrasaed148 Calan ka Somaliland ee Towxiidka leh Allaah baa ilalinaaya inshaAllaah Cadowga Somaliland wuu jabayaa inshaAllaah
@AliHassan-kx8ci
@AliHassan-kx8ci Месяц назад
Hayadaba albabadu uxidmi
@mariamibrahim2881
@mariamibrahim2881 Месяц назад
Mislin DJIBOUTI Wa Dollars
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 Месяц назад
No more Djibouti
@wab20
@wab20 Месяц назад
No more somaliland
@muusakahin4135
@muusakahin4135 Месяц назад
Mr djibouti your president needs a dental job
@user-dw7lk2wi3n
@user-dw7lk2wi3n Месяц назад
Wanu idinku fahnay Djabouti is ku dir benalayaaal😂😂😂😊😊
@IsemalKadra-xh3hp
@IsemalKadra-xh3hp Месяц назад
Un pays pauvre de misere de la famine
@user-ko4tf9fc8u
@user-ko4tf9fc8u Месяц назад
Talo wanaagsan ciise iyo samaroo
@mahdih6160
@mahdih6160 Месяц назад
Haday xidhanto dekada Djabuuti oo ay u soo wareegto S/land ethiopia.
@danielbarre7469
@danielbarre7469 29 дней назад
CODKA QOWMIYADA DIR Walaalnimada iyo heshiisayada waxa kaliya oo ey ku suurtobi in walaalahu isictirafaan. Ayagoo sadex dawladood. Somaliland waa laga gardaran yahay. Xamar waxey aaminsan tahay. in Somaliya leedahay.
@maxamedwarsamecigaal1557
@maxamedwarsamecigaal1557 Месяц назад
Hooyadaa iyo jabuutadaaaba was kaalaya wax iska celiya duliyohow
@AboubakerSoubaneh
@AboubakerSoubaneh Месяц назад
War rer S/landow e ha dagdagina hoos wax u arko imika dhawdihiin .aar ohinta Hadlow wax ma tarayso.
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o Месяц назад
Isaaqa iyo samaroonku hadday ka soo guuraan jabuuti canfar baa duhur cad qabsan
@user-il6lr4oo4v
@user-il6lr4oo4v Месяц назад
Kkk maxaad laqaaq leyneysaa hadad cid ubaah neyn jabuuti yaanku waa cawaan kkk
@user-ko4tf9fc8u
@user-ko4tf9fc8u Месяц назад
Boorame raxan wayn wax falan qaynaysa waxba idinkama galin jabuuti iyo smland utaga lafta gareen ❤🎉😢😮😅😊
@dulmar9139
@dulmar9139 Месяц назад
Munaafaqan ree jabuuti wuu idinku nefisay😂😂😂
@fadumo4024
@fadumo4024 Месяц назад
Arsaaqda Allaah ayaa bixiya Waxba ka xumaan maayan qolona ee waa beenta siyaadiga
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 Месяц назад
Kan labaxay magacii mujaahidkii lixle ilaahay haunaxariiste .sheeganaya wadani hadana ka soo horjeedaan qaranka oo cadawga u niikinaya bilaa dhiig weeye .
@baambaam6336
@baambaam6336 Месяц назад
Ina franciska wakaa
@wab20
@wab20 Месяц назад
BenLand 😂😂😂 Djibouti 🇩🇯 always wins 🏆
@user-pn3jy1bb3m
@user-pn3jy1bb3m Месяц назад
War Ethiopia dunida ma badali karto.Sidaad wax moodaysiin maaha. Cida isku aamini doonta dekedaha aad sheegaysid bal soo sheeg.Djibouti sidaa iyo si ka horaysa ayaa u dambaysa. Hawaawiga iska daaya.
@roodaaden6463
@roodaaden6463 Месяц назад
Abahaa iyo naxashkagaba wase kuwa ooyaya naxashka saaran waa loo jeeda nacasyada niicda meesha ka hayana ma yusra harta
@user-vq3fv8ii1f
@user-vq3fv8ii1f Месяц назад
Jabuti waa ka siyaasad fiican tahay Somaliland iyo Somalida kaleba, waayo fekradoodu waa caddahay , beenta iyo xumaanta Isaaq iyo Hawiye dalkii ku wareeriyeen ma rabaan.
@IsemalKadra-xh3hp
@IsemalKadra-xh3hp Месяц назад
Ou est elle doumeira
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 Месяц назад
Tiny Djibuti 😂
@IsemalKadra-xh3hp
@IsemalKadra-xh3hp Месяц назад
Il savait meme.pas cmm.parle la somalie
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 Месяц назад
Jabuuti. Abaal. Weyn. Baa. Loogaalay. Dadka. Walaalahood. Dagaal. SoomaarY. Baada. Ufaanasa. Niiba. Maalin. Weeye. Xaasiidad. Niimada. Manaqaan. Wixii. Ilahaay. Idiin. Qooray. Waada. Heelayasaan
@user-hs2il1ui2s
@user-hs2il1ui2s Месяц назад
Aduunyoy xaalkaa bae mamaantaa isaaq ciise dawladnimo ugu hanjabayaa makuwii shalay gogolgabadheed loogu sadburinayay ayaa uhanjabaya jabuuti daaraha dhaadheer ee hargaysa iyo berbera kadhisani waa xoolihii jabuuti laga soo dhacay waa se baga iyo abaalkaa kheytu ninkii Abeeeso korsadaa tuxunbuu ka dhaxlaa
@user-un1ws9tz1t
@user-un1ws9tz1t Месяц назад
umad gumaysi dishooday waar meesha moronta la,aan, kalidii taliye, koronta la,aan maskaxdii baa gubatay waar reer ilmaderayaal dalkeena aan hagaajisano.
@adenmaxmedcabdilaahi123-fi9zc
@adenmaxmedcabdilaahi123-fi9zc Месяц назад
Huuraalaw.s.lnd.waguulaysatay.adu.canfar.iskaceli.ilkayarow
@xasannoor487
@xasannoor487 Месяц назад
Waa cadawga Somaliland
@user-gz3dq1px4i
@user-gz3dq1px4i Месяц назад
Jabuuti way udhamatay Wlhi xaqdaradii ay somalilnd ku haysaybaa soo qarxay
@dalmarcabdilaahi8566
@dalmarcabdilaahi8566 Месяц назад
Waar anagaa ku xoreynay xoolo yahow goormaad dhalatay.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 23 дня назад
Djabouti, waa kuwii Somalia u dhisey maamul goboleed, si aaney meelna gaadhin. Xamar se khiyaamada Djabouti mayaqaaniin oo wey isku dhibaan.
@danielbarre7469
@danielbarre7469 29 дней назад
Reer Jabuutiyow idinku maxaad walaalihiin aad uu aqoonsanweydeen. ?
@user-ko4tf9fc8u
@user-ko4tf9fc8u Месяц назад
Waar ciise wzraabeheena inoo daaya
@AhmedAbee-xt4eb
@AhmedAbee-xt4eb Месяц назад
Benale..benale.benale
@MuqtaarKhalif
@MuqtaarKhalif Месяц назад
Inka soomaali. Laan. Ahana. Riyo maalmeed. Ayaad. Kujirtaan
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Месяц назад
Jabuuti inooma imanayso ilaahay halkooda ha u barakeeyo waa walaaladeen waxba yaan calool xumo yaan loo qaadin Khadra xayd waa edo wanaagsan oo somaliland jecel xitaa somaliya jecel maanshalaah
@zahrasaed148
@zahrasaed148 Месяц назад
Mahubtaa mise waa laga caqli badiyey? Muxuu l😊awashey hadaa!
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Месяц назад
Jabuuti waa ku qasab in xafiis ka furto somaliland waxaa ku qasbayaa Ethopia
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k Месяц назад
Miskiin jabuuti wax umaogala somaliland 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ahaiban1
@ahaiban1 Месяц назад
Jabuuti wey talfeysan tahay oo China talfeysay oo dayn buu ku leeyahay sida kenya iyo Uganda!!!.
@abdirahmanabdi7249
@abdirahmanabdi7249 Месяц назад
akhyaarta meesha ku jirta rag badan oo aqoon leh baa ku jira space ka anigu waxan aaminsanahay heshiiski MOU ee abiye lala galay in sadexda nin ee xasan sheekh muuse bixi iyo ismacil isla ogaayeen sheekadana meesha lagugu karkariyey ba ay jabuuti tahay sababta ugu weyn ee waxa usamaynayaana tahay maadaama muse ciidan uu ssc ku weeraro uusan hayn laguna soo jebiyey goojacade ethopia ciidan ka helo .xasan sheekhna idinkaaba sheegay somaliland inay go,odo dhib uma arka laakin wuu baqaya waana sababta raila odinga hada xasan utaageerayo .marnaba iga daadegi mayso muse oo jabuti lasii casheeyey habeenki aroortiina abiya la quraacday ma ogayn geele heshiiska laakin sadexda oday dadka riwaayad ba u dhigayaan
@zahrasaed148
@zahrasaed148 Месяц назад
Jabuuti xaasidnimo haudhimato futo xumeyde 💚🤍❤️🫡🤲🏽
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Месяц назад
Jibuti somaliland iyo itopiya ku tiirsan thy hadi labdasi xadka ka xidan Nolan maayan 😂😂😂
@admirmoussa920
@admirmoussa920 Месяц назад
Dadka uu sheegayay Ahmed Ismaaciil samatar ee waa English ay ku hadlaane somaaliguba ku adag yahay waxaa ka mida faysal ali waraabe kkk
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq Месяц назад
Faysal adiga englishaka wakaa yaqanaa 😂😂 jaahil adigoo ah miyaad Cid aqoon la'aan ku cayday 😂😂 Kkkkkkkk
@khmo1832
@khmo1832 Месяц назад
Wuxu niiqniq badana somalila no wax bakaqadimey san . Gunyah weligab anad igunoley gobanimadana esaq bakudhaliyey.xasiidiin batihen waxahaysaba sodaya oohiintana jojii joojiyaa.
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Месяц назад
Djobuti gabal baas Ayaa udumay Wlee
@aliwaays3501
@aliwaays3501 Месяц назад
Kkkkk. Khaniinjo. khaniinjo.
@IsemalKadra-xh3hp
@IsemalKadra-xh3hp Месяц назад
Vous etez .toujours pauvre
@FrontlineDiplomatsFD
@FrontlineDiplomatsFD Месяц назад
Been badanaa ninka ... 😅 wuxuu aqrinayaa taariikh ay oromadu sameysatay
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Месяц назад
Itopiya waxay ka helan biyaha iyo korntada somaliland cimilada qabow ayay ka helan gar ahan waqtika xagaga gebely hargysa borama u so yaacan 😂😂😂
@jamaadam3049
@jamaadam3049 Месяц назад
Hargeysii iyadaaba haraad u bakhtiyeysa
@nimcocarab4774
@nimcocarab4774 Месяц назад
Caac reer jabuuti ilmadeerayaal way shamaatay munaafaqadii
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Месяц назад
jabuutiwaxasidulakbar gaanacsatadii lanoolaydmarkay ximiyeen way kasooguureeen markamuxu leeyahay gacantana ku haya xagee ugu haysa wa laga yimi taan kale marku leeyahay passport baan ku siiyaa 2- daal ayaa lagu taga passport Somaliland halagugu dharto somaliland wa dal maha waxad moodayso haasidul akbar cumar gele wax uu somaliland ka qadaya maa jiro jabuut i watii snm oo daglamaya afwayne iyo mingiste heshiisiyay si uu isga u faaiido oo Somaliland u jabto xuduuda wakii ka xidhay ee aaethiopia la gau qaxay marka jabuuti anagay faiaido nag u qabtaa anaga xata xabxabka gayna beeyada geeyn jirnay anagay wax nagu ahayd anagase way na xasidan kulaaha waa meel koriyay walahay bilahay ada xasida jabuutiyaay Somaliland Allah ayaa na barakeyaay oo na jecel jabuutina walahay bilahay Somalia xataa ka sokaysa oo ku jiran dad wanagsna iyo dad shaqiyaba lakiin jabuuti anigu malain fog baan shegay inay akhirka nagau soo biirayso markay tamar waydo wanaga faransiis ka difacanay eleteria markay weerartay aanaga xoolaha iyo geelasha u gaynay iyagu xasinimo ayay nagu wadan watay bada soo weereen dad ku dileen malamahai lalaha ha la sameyo xamr buu taga odaygan uuuska buuran weligisi somaliland ma iman war xasid ilahay umada ha ka hor dhaqajiyee jabuuti oo waxasoo lacag hela isaga cuna iyagna way ka gaajoonayan somaliland faro geli aaad eedide sii kuwo horba u eedeen
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up Месяц назад
Horta siiyasada iyo daadnimadu waa kala laabo daad reer djibouti ah oo somaliland jooka way jiirana daad reer somaliland oo djibouti jooka way jiiraan waar haadi xasiid nimada laa iskaa dayo oo sii ficaan djibouti iyo somaliland uu fikiraan dhaqalaha ethiopian kaa uu nuku filanyahaye macaal kuufrta oo somaliland laa aqonsado kaadib naa mou laajoojiyo waayo somaliland mou danaaheka aye kaa dhex araagtaye ook djibouti iyo somalia naa haa iku imadaan oo haa uu fuliyaan caqonsika somaliland mou ku naa waay kaa nogonkarta
Далее
Kaftanka Siyaasada 507 oo aad u xiisa badan
47:44
Просмотров 6 тыс.
Телеграмм-Колян Карелия #юмор
00:10
Jacaylka Sidee ayey isku yihiin Maxamuud Xaashi?
11:00
Dood Kulul Dagaalka Laascaanood iyo Somaliland
8:12
Просмотров 1,4 тыс.
CAABUDWAAQ IYO XASAN SHIKH 24 July 2024
22:54
Просмотров 4,7 тыс.