Тёмный

doodkii ugu kululeed gabar somalilander & geesiga reer burco xasan ceynaanshe, goanka mou ,midnimada 

IIDAADI WARKA
Подписаться 57 тыс.
Просмотров 43 тыс.
50% 1

#IIDAADI_WARKA,
FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥MAHADSANID♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥
#Shere #Like #Subscrub

Опубликовано:

 

1 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 161   
@QOFKA.2469
@QOFKA.2469 21 день назад
Xasan caynanshe waa geesi soomaaliyeed Ilaahay jasaaigiisa ha siiyo waa nin xaqa iyo baadilku u kala soocan yahay haday soomaaliyi iga yeelayso madaxweyne soomaaliyeed ayaan ka dhigi lahaa gabadhey hadalku macnuu rabaa cilmi la,aan hadalku ma banaana hadaadan taariikh yaqaan ahayn
@mohamedfarah3030
@mohamedfarah3030 29 дней назад
Xassan waa Somali midaye. Allah ha xafido.
@sahramohmed3409
@sahramohmed3409 8 дней назад
Xasan.caeenash❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@BasraHana
@BasraHana 5 дней назад
Xasan. Care enah🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🥳❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@luizmartel7004
@luizmartel7004 22 дня назад
Yo i From Djibouti, I will just say somalia is one, Djibouti is part of it, the only reason that Djibouti is a part country, because there are some Afars live there and we just trying to save the place, but Djibouti is a part of Somalia, do you know without us they whould take the country, so please stop dividing Somalia, Stop the tribes, there is no such thing of Somaliland, what that even means
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 Месяц назад
GABADHU WAXAY DOONAY DAWLAD SACAD MUUSE,OO MUUSE BOQOR KA YAHAY. WAA REER 400,000 AAN GAADHIN. MIDDA KALE SHACABKA SOMAALIGALBEED GUUL ...GUUL...IYAGA KA WADDANISAN KUWA HARGEYSA JOOGA EE AAN XORNIMADA MACANAHEEDA AQOONIN. ALLAHA SOO HADEEYO
@Lul-c5k
@Lul-c5k Месяц назад
Marsha Allah Xasan Caynaashe Waxbadan og. Walaalo wacyigalinta ku wad
@rodajama7111
@rodajama7111 20 дней назад
Naayeeh Jig Jiga sida ugu dhaksaha badan waa inaad uga bax daa
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 Месяц назад
Hassan Aynaanshe is a hero and patriotic, we wish you good luck, All pure Somali are proud of you and forget about the foolish people like this woman who talks about useless things
@mohamudahmed1018
@mohamudahmed1018 29 дней назад
Brilliant Mr. Ainanshe.
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 12 дней назад
Yes he is
@rodajama7111
@rodajama7111 20 дней назад
Gacan bir ah ayaa lagu qaban maamulka Muusa biixi iyou xulafadiisa.
@asaidmalin8851
@asaidmalin8851 20 дней назад
Waa islaan xiiqsan hadana xasan caynaanshe.ku sheegayso xiiq.walaal.ka baq ilaahay.umadu waxay ku waagsantahay.ijtimaac.kala tag faaiido ma laha.amxaar meel uu ku geeyo waan ku arkaynaa.
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k 28 дней назад
Geesi somaliyeed Hassan Abdi Caynaashe👍 waa Nin Garxajis Habaryoonis Xirsi Osman Saldanadda ah Reer Weyd Ragga ugu horeeyey ee Fadhiista Guriga Golaha Sare ee Xamer somalia waa Qoyska uu Hassan Abdi Caynaashe ka soo jeedo,❤ Naagtan meesha qastay ee jaahiladda ah hala doodin, please Mr Hassan nooca Hala doodin waa Islaan dawakhday,
@mohamednur1696
@mohamednur1696 21 день назад
REER WEYD MAAHA WAA REER CAYNAANSHE❤❤😂😂
@batulasmail8261
@batulasmail8261 27 дней назад
Inta Dad Soomaaliyeed aan waxba galabsan oo la xasuuqay lagu faanayo ee ragii laayey loogu yeerayo Mujaahid Soomaali wanaag Ka dhici maayo.
@endzz4265
@endzz4265 11 дней назад
Xassan horaan u dhegaystay oo xanuun nacayb ah oo madax maray ayaa haya.
@fe8445
@fe8445 Месяц назад
Caynaanshe si fiican buu u soo koobay.Xaliimo iyadana ilmo bay iga keentay.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maryammb7064
@maryammb7064 Месяц назад
❤😢
@Adamhagler
@Adamhagler 28 дней назад
Xasan caynanshe waa brilliant political analyst baraka allah
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 17 дней назад
My respect!!! Wlhi soomali dhalad oo xalaal ah oo soomalinimadiisa waxwalba uga qaalisan thy.
@angel67ball51
@angel67ball51 Месяц назад
Naagta nin baa heley masha allaah afkaaga caano lagu qabey
@YusufAli-dj5em
@YusufAli-dj5em 17 дней назад
Sifian uguhanbalyey gabdhaha
@lifeisThink2
@lifeisThink2 14 дней назад
Waa kii bilaa asal ka ahaa. Ina faqash.
@alaalealmahdi5566
@alaalealmahdi5566 28 дней назад
Xaliimo guul iyo sharif baan kuu rajeynayaa الله يحفظك ويبقك ويرعك ونتمنا تفق ونج.
@garada6921
@garada6921 Месяц назад
❤ MAANSHA ALAAH AQOON YAHAN CAY NAAN SHE ILAAHAY HAKULA JIRO OO ALLE AFKA KAAMA GOOYO GUULAYSO ❤ ADIGA IYO INTII WADANI YIIINTA AH
@YusufAli-dj5em
@YusufAli-dj5em 17 дней назад
Mahadsanidin wedeniyinta somalia. 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@BasraHana
@BasraHana 5 дней назад
Dudu
@BasraHana
@BasraHana 5 дней назад
Nah ❤scjIauUga
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 19 дней назад
Naagtaaa jig jiga si fhakhso ah uga soo saara ama xaga xabashida isu dhaafiya. Hasoo aragtee
@fotbollfaafaale3774
@fotbollfaafaale3774 21 день назад
Yaarabi
@cabdimaxamedaadan8827
@cabdimaxamedaadan8827 26 дней назад
Xaar wayne
@user-bv7yt7oj8g
@user-bv7yt7oj8g 20 дней назад
Naa eeyadyay adaa shiine hoosjooga waxkale maad meesha latimaadid shiine nacnac
@user-bv7yt7oj8g
@user-bv7yt7oj8g 20 дней назад
Naa doqon yay raxmi waa caadiye cagdheeta yaa akhiida waxaasasn caadi ahayne lahadal xanaaqsan
@sulubhassan2788
@sulubhassan2788 25 дней назад
Ma runbaa Soomaaliyey ruumaan Maaalin Kaliya ayaa ladhisay
@YusufAli-dj5em
@YusufAli-dj5em 17 дней назад
Cawale calankena
@sahramohmed3409
@sahramohmed3409 8 дней назад
Xasan. Ceenaash,hiir0❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@sahramohmed3409
@sahramohmed3409 8 дней назад
💙🙏💙❤️♥️💔💗💙💙💙💙🙏
@gelehildid4797
@gelehildid4797 15 дней назад
SUBXAANALLA. KAN NADOONAYNO IN DHAGAHA YAGU MAQLAAN.. WAA MIDGAAN CALOOSHIISA U SHAQAYSTA. UF UF UF.?
@fardowsa6949
@fardowsa6949 Месяц назад
Alla maxy wareeren oo nacnac dii kadhamaaty Somaliand wax iska naac leh wax laga weydiinayo maleh Somaliand socoty suuxa muse ayaa madaxweyne ah ama dhimo dhuus Hassan sheekh ku lahaa talaabo ha qaado alla dhuuni raac lagu shaqaysto maxaa washy subxanalaah.
@user-zr2hs2zq5p
@user-zr2hs2zq5p Месяц назад
SOMALIA IS ONE NATION HARGEISA BURCO BERBERA IS PART OF SOMALIA VIVA SOMALIWEN VIVA KATHUMO STATE VIVA AWDAL STATE MUSSE LOCAL STAY HARGEISA
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Месяц назад
Xasan walhi bilahi talahi ronta waa shektay wxa tahay wadani lakin daka beynta ku nol kan yar kan weyn beyn qayali ku wadan
@user-bv7yt7oj8g
@user-bv7yt7oj8g 20 дней назад
Wasr doqonyow cagdheer anagu waanushaqaysanaynaa xaasidnimaa idinhaysa cabaadka iskadasya cagdheereey hadaad diidayso maalagu arko ood iskacelisasn waalaydingumaystaa
@user-bv7yt7oj8g
@user-bv7yt7oj8g 20 дней назад
Odaygan munaafaqa ah ee reerwaqooyibaanay leh yaa aamusiiya waar waabilaareer waqooyi
@angel67ball51
@angel67ball51 Месяц назад
Waa run meesha somaliya laga kala gaynayo waa muqdisho oo laba canlaynaysa
@abdullaahijaamac5168
@abdullaahijaamac5168 Месяц назад
Afmiishaar Runta Allah hatuso!!!
@aweysali
@aweysali 20 дней назад
Naktan ayado sojedo ee riyonesa
@cabdimaxamedaadan8827
@cabdimaxamedaadan8827 26 дней назад
Uuuuuuuf uuuuuuuf
@cabdimaxamedaadan8827
@cabdimaxamedaadan8827 26 дней назад
Uuuuuuuir caynaanshe
@CAWO-KULUL
@CAWO-KULUL 15 дней назад
Ala waad hoogtay Yaad garabka saartay, Walee meel xun baad taalaa
@YusufAli-dj5em
@YusufAli-dj5em 17 дней назад
Sax
@fotbollfaafaale3774
@fotbollfaafaale3774 21 день назад
Kkkkkk
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 26 дней назад
waar reer burco na matihd
@guleit89
@guleit89 27 дней назад
Gabadhan meel cidla ayey haysata waa cayayanki snm
@suadfarah5701
@suadfarah5701 17 дней назад
Dumarkan leh soomaali land waxaan rabnaa in aygo'do, soomaliyana marabno. Reer soolna idin marabaan, wori caaradii bay isaga kiin saareen. Xalku waa soomaali ha is cafiso waxana hawada dhisteen way arkaan caqlixumada siyaasiinta soomasli meeshay dhigeen, iyo qabyaalada ku danaysiga ah. Dhalinyaradu ha badbasdsadeen waddankooda intaan xabshi faraha lok gelin.
@MohamedHassan-hl3pp
@MohamedHassan-hl3pp 24 дня назад
Mr caynaanshe aqoonyahan meelfog waxka arka soomaali dhab ah
@mustafehussein6983
@mustafehussein6983 26 дней назад
Xasan ceynaanshe ciil baa ka buuxa waar sahra dheer waa sahra dheer ma xishooto
@farahshuriye8443
@farahshuriye8443 19 дней назад
Kkkkkkkkkkkkk
@cabdimaxamedaadan8827
@cabdimaxamedaadan8827 26 дней назад
Waar soo raaca ADIGA Iyo inta Kula fikirka ahiba
@user-bv7yt7oj8g
@user-bv7yt7oj8g 20 дней назад
Wasr kamadax doonayaa kudhaama wasyo adigu xaasidbaatahay awr gogoshiisa cunaatahay
@mona.ismail
@mona.ismail 23 дня назад
Saqajaan.xasan.caynanshe.
@princessaisha3507
@princessaisha3507 Месяц назад
Q/a. Who is Somaliland? Can one tribe be country? Isn’t Somaliland mean Duulkaa Somalidaa. Which means Somalia is Somaliland and Somaliland means Somalia and all Somalian come from Saamaamlii,. Land is for all Somalian people 😂🦾✍🏽🧠👮🏽‍♀️👩🏼‍🏭👷🏽‍♂️👩🏿‍🏫🧕🏿👩🏽‍✈️🐄🦒🐘🦛🦘🐎🐐🦌🐏🐃🐪🐫🐂🦚🦜🐈‍⬛🦛🦏🐓🦢🦩🐇🌴🌳🌲🎄🐚🌸🌷🌖🌗🌔🌓🌙⭐️💦💧🍇🍐🍎🍏🍑🍑🍉🥦🌽🥬🥒🍆🥑🍍🫐🍓🍋🍊🍐🥯🥐
@hassanabdikhalif8359
@hassanabdikhalif8359 25 дней назад
Xasan waa hogaamiye aragtidheer waxaatahay mideeye somaliyeed isusoosharax madaxweyne somaliyeed waxaad kusiindoonaa codadkeena oo dhan
@cabdimaxamedaadan8827
@cabdimaxamedaadan8827 26 дней назад
Iminka diyaar laguu yahay xaar waynoow😊
@mohamedfarah3030
@mohamedfarah3030 29 дней назад
"Somaliland" waxa raba inay goosander Reer Sheikh Isaxaaq. We Reer Bosaso love Reer Sheikh Isaxaaq and we would not let you go! Waxaan ehel la ahay (abti) Reer Hargeysa,Garoowe iyo Muqdisha. Yaan la Illaawin ehelnimada Somaaliweyn. Ogaada REER MJ ayaa 1969 (Siyaad Barre iyo Saraakiishi beelaha kale dil iyo xasuuq la balabay). Laughing MJ Mudug iyo Nugaal xasuuqay ma qaadano oo ma cabano. Ma rabno anagoo 2 laba badood leh oo economically Well off in aan g'ono. Calanka Puntland qaybtiisa sare waa calanki Somaliweyn.
@user-bv7yt7oj8g
@user-bv7yt7oj8g 20 дней назад
Horta ku waa itopia udhaanteeya xassidnimo ayaa kaqaylisiisay waxbana nagamaqaadikarasn
@rodajama7111
@rodajama7111 20 дней назад
Gabadhan waxay ushaqaysaa Muusi Biixi iyo xabishada
@alaalealmahdi5566
@alaalealmahdi5566 28 дней назад
Xasan ceynaashe .waxaa uu ka halayaa somali state collapsed before 1990. Hasan ceynaanshe nagadaa previous histroyga. Mudane. Arrinta inanta baan taageersanahey.adeero xasan ceynaasho waa soo dhaweyneynaa. Will come somaliland. Fosiya waa lama taabtaan.
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 26 дней назад
waar nacsnimada la aamusa laascaanood dhulkaa somaalilaana ee dadku maha
@angel67ball51
@angel67ball51 Месяц назад
Maalinta xorninadu waa 1july wadanka oo dhan reer waqooyi dowlad may ahayn calan xitaa malahayn wax dowladnimo u eg may ahayn waxay ahaayeen gobol uu haysto ingiriis dabadeedna sidaas uga baxay hal marna ay wada qaateen xornimada
@cabdimaxamedaadan8827
@cabdimaxamedaadan8827 26 дней назад
Madax madaxi dhashay ISKA celi waa fulay fulay dhalay
@cabdimaxamedaadan8827
@cabdimaxamedaadan8827 26 дней назад
Carkee
@maryammb7064
@maryammb7064 Месяц назад
😢❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤❤❤❤🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@mohamedfarah3030
@mohamedfarah3030 29 дней назад
War reer Sheikh Isaxaaq qabiil keligiis "🎉 Qarran ma ahaa. Waxa se Qadarrin mudan dooda Caynaanshe. Caynaanshe Reer Bosaso ayaan walaalnimadaad raba. Kuwa Axmaara ku marqaamay waa waali ee Bariga Somaliweyn u tali.
@AliMohamed-vj8uj
@AliMohamed-vj8uj Месяц назад
Dowlad isaaq la yiraahdo miyaad doonaysan ileen waqooyi qabiilo badan ayaa degan mana rabaan inay somaliya ka go aan,aqligu ha shaqeeyo,qabiil qaran ma noqdo.
@angel67ball51
@angel67ball51 Месяц назад
Horta reer waqooyi weydijya calan malahaayeen ilaa calankaan soomaali aan reer waqooyi ahayn ayaa sameeyee
@farahabdulahhashim5244
@farahabdulahhashim5244 29 дней назад
Asc Mujahidiinta somaliland raxma
@angel67ball51
@angel67ball51 Месяц назад
War haku darin reer kenya waa dad nool oo cadkooda goodta
@rodajama7111
@rodajama7111 20 дней назад
Isaaq wadan maha ee waabeel
@angel67ball51
@angel67ball51 Месяц назад
Islaantu waa oromo waa sacad muuse yuhuud bay ka jecel yihiin somali
@RaaqiyaInraahin
@RaaqiyaInraahin 24 дня назад
Konfori halkii xoriyada talyani ka saxeetay sheeg
@cabdimaxamedaadan8827
@cabdimaxamedaadan8827 26 дней назад
Urun maysaane soo ooya
@hassanabdikhalif8359
@hassanabdikhalif8359 25 дней назад
Xasan caynaanshe waa xiddig somaliyed taariikhi ah wuxuu uqalmaainuu noqdo madaxweyne somaliyeed waaxog ogaal iyo indheergarad aad loogu baahan yahay runtana ka sheegay sida muusebiixi iyo xirtiisa u afduubteen dhalinyarada woqooyiga somalia wuxuu indhaha ufuray dadweynaha gobolada woqooyiga iyo koofurta waa halyay aragti dheer noolow oo isusoo sharrax madaxweynaha somaliya waa anigoo ah xasan philosopher muqdisho ma aha shaqsi qabiil waa shaqsi leh mabda' aragtifog
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 19 дней назад
Xasan Caynaashaw aragtadaas aad qabto mar aan fogayn ayaan kula qabay laakiin waxaan xaqiiqsaday dadkan aynu la midawnay maaha dadka aynu moodnay runtiina dhawaan heestii abwaan Daaha sameeyey iskamuu odhan laakiin waa xaqiiqda jirta ninkii liqaya iyo kii ku marganayaba macnaheeduna muu ahayn Xabashi ayaan ka jeclahay ee macnaheedu waa Xabashiga waxba iigama sukeeyaan nacaybka Xabashiga naga dhexeeya ayuunbaa soomaalida kalena naga dhaxeeya waayo cadawtinimadooda may qarsan waxaana sii qaawiyey dagaaladii iyo colaadaha ay kusoo qaadeen JSL markaa Xasan Caynaashaw wakhti kale yaanu kaaga lumin 1961kii raggii inqilaabka sameeyey deegaanka ayey ahaayeen SNM saraakiishii haldoorka uahaa deegaanka ayey ahaayeen iyo dib uxorayntii JSL markaa waxa raggaa umuuqanayey ee wali daahu kaa saaranyahay garanmaayo anigu meeshaas soomaaliya laleeyahay derisnimo ayaa inaga dhaxaysa waxkale inagama dhaxeeyaan.
@roodacawad13
@roodacawad13 Месяц назад
Waa kuwii maxay sameeyeen jabuuti ayay tageen dawlad bay samesteen igalmay tashan
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 Месяц назад
1july waxaa dabaal degay Abgaal oo ah Gambeli uu Suldaankii Oromoda ee Bargaash u keenay Hamar suuq inuu iibiyo. 😅
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Месяц назад
Hoya oromo bon dalay abagal wa landere xaramiyow wacal ba tahay anaka oromo xawasho amxaro wax naga daxeyo ma jirto mosoqolow
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😮😮😮😅😅😅😅😮😮😮😮😮😮😅😅😅😅😮
@hodanc6255
@hodanc6255 Месяц назад
Anigu waxan la yabay mamulka hargaysa lacagta la sinayo mamulka xamerna ma dhamo wayo carur ba dariqa dadsan o ya somali ah wax uso aruriya la dhaha
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 Месяц назад
REER QUDHA DAWLAD MIISAAN LEH MA NOQON KARO, WAKHTIGA AYUUN BAA KA LUMIN. MIDDA KALE, REER QUDHA OO DAWLAD ISKU SHEEGAY ISMA DIFAACI KARTO. MIDNIMO IYO WALAALNIMO WIXII LAGU WAAYEY KALI LAGUMA HELI KARO. S/L YEYNA IS LUGOOYN UMMADDANA HA LUGOYNINA. 32 SANO AYAA LA MARAYAA. AQOONYAHAN XASAN CAYNAANSHE, WADDANI QAALI AH WALAAL JIRA. ALLAHA KU XAFIDO ADIGA IYO INTA KULA MIDKA AH.
@angel67ball51
@angel67ball51 Месяц назад
Calanka malahayn reer waqooyi xabiibti calanka waxaa sameeyey rag aan ahayn reer waqooyi adiga calankaagii meeyey
@mona.ismail
@mona.ismail 23 дня назад
Xasan.cabdj.beenale.isaq.matihid
@angel67ball51
@angel67ball51 Месяц назад
Wax xabashida jecek waligoodna gaalada raadinayey waa havar awal Sacad muuse maahan asalkoodu isaaq gaalo jacayl
@kaarsheyare6550
@kaarsheyare6550 Месяц назад
Garac faqash dhashay oo reer burco sheeganayaayaad tahay sirdoonka soomaalilnd inay kaasookale maalkasta oo ay kahelaan ku khaarajiyaan bay ahayd
@alijama6723
@alijama6723 Месяц назад
HUMAD YAHAY QABIILKA IYO QARANIMADU WAA LABO AAN IS QAADAN KARIN HORTA WAXAD AAMITAA INAAD TAHAY BEEL BEELAHA SOMAALI KAMIDA WAXAAD RABTO ADAA RABA CIDKALE OO RABITAAN KAAGA KU QASBAN OO KU SAN DULAYSANI MA JIRTO RIYADA KA TOOS QIIRO IYO BEEN HADAY MAALMO KUU SHAQAYSAY RUNTA WAJAH HADII KALE WAA SUN MILIL WAXAAD CALOOSHADA U QARINAYSID WAANA WAX ADIGA KUU DARAN
@a.h.h4482
@a.h.h4482 28 дней назад
Waxaan la yaabay isaaq u niikinaya Soomalinimada waa arkee laakiin Lama arkin qof reer kale ah oo soomaaliland u niikinaya saas haday Tahay waxaan leeyahay vivo soomaaliland .
@hassanomar8696
@hassanomar8696 Месяц назад
Waanu kugu wada raacsanahey Awoow ee hakaa kaga garaac cadowga Somaliland.
@hassanomar8696
@hassanomar8696 Месяц назад
Awoow Odeygan, ka gar heli meeysid ee dhagaha ka fureeyso. Soomalilaana maanta guul beey joogtaa Awoow, laakiin duqani diinta Somaliland kuma jiree, ha ku daalin.
@AliAli-t3v
@AliAli-t3v 20 дней назад
Special forces Somaliland we are the border is different unit they😂 dangerous tani😢we don't take😂 order only american
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-wx5xf4sf8n
@user-wx5xf4sf8n Месяц назад
Ina dahable muusaa dabaye
@cabdimaxamedaadan8827
@cabdimaxamedaadan8827 26 дней назад
Haku waso
@abdoa7191
@abdoa7191 15 дней назад
Waa Lau gumaystay oo waakii hororkii waxaad kii waalnaa idin gumaydtay ee idinku khasbay “ geed kaa si ma woyanyay mise wuu qalalanyay “ Somaaliya Talyaanigaa webiga idin kaga talaabi jiray. Ka sheekee taa Xalane iyo xarunta ciidamada Afrikaanka iyo dhaqan xumada ka socda. Ka sheekee yea Kuukuuyada Aad ugu yeedhay een Kismaayo ee haweenkiina ka dhala
@fe8445
@fe8445 Месяц назад
Qolada xiiqsan ee SL nta haya oo hadana badii iyo qayb dhulka ka mid Xabashi lagu wareejiyo bal fasira. Sow is hirdiyi mayaan.
@AbdiSiciid-ln1mk
@AbdiSiciid-ln1mk 21 день назад
Consumer aya tahayethio.iyo soomali dadba kadheexeya Shelley markii waqooymadaafiicda la laa dhacayeeyeysoomali niimo xageed jirtey caarurticaradooda laga sarey iidinka diiabad waxad uugu u qaxdeenwalalaoogy
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Месяц назад
😂😢😮😮😅😅😊😊😊
@user-wx5xf4sf8n
@user-wx5xf4sf8n Месяц назад
Xasan shiukh ma fhul bahantuu jaliita
@QOFKA.2469
@QOFKA.2469 21 день назад
Gabadha leh waanu isku biiray yaa isku biiray dad soomaaliyeed oo gumaysiga meel uga soo wada jeeda ayaa 26 juuna ku wada farxay 1julayna ku wada farxay ma snm ayaa dhulka lahayd ma dawlad isaaqa ayaa jirtay dhulka ma isaaq ayuu ingiiisku siiyey ma dhul uu dhulkiisii ka keenay ayuu isaaq siiyey dhulka waqooji qabiilkasta oo soomaaliyeed ayaa deganaa koonfurna deganaa cidina cid culays kuma hayn dadka soomaaliyeed mid ayey ahayeen dhalinyarooy jabhadihii wadankoodii iyo dawladoodii cadawga ka raacay hadaad ee idinkana qoys iyo qabyaalad xeryaha idinku ootay aaminaysaan waa hawl idiin taal hadaaad dalkiina iyo dadkiina cadawga iyo magac xumada ka ceshanaysaana waa hawl idiin taal toosa oo talo wacan ku toosa qabyaalad iyo qabiila xabaal ku aasa 70,60,80 iska dukhun tukheeya waa kuwa xabad iyo bada idinku dhameeyey
@sulubhassan2788
@sulubhassan2788 25 дней назад
Is It a fact that Soomaalida inta runta Loo sheego ayey malaa U baydhaa
@abdirashidsheikhismail6648
@abdirashidsheikhismail6648 Месяц назад
Reer xamarku 're way wasaane kii haye hadal ooma lagu dhashay uun baa jecel odayganyari makuaasaa
@abdirashidsheikhismail6648
@abdirashidsheikhismail6648 Месяц назад
Hadal ooma lagudhaqay
Далее
БИМ БАМ БУМ💥
00:14
Просмотров 4,7 млн
кажется, началось
00:45
Просмотров 737 тыс.
war deg deg ah shirkad burco
23:54
Просмотров 72
WAAR DAG DAG AH
58:48
Просмотров 45 тыс.