Тёмный

DOWLADA SOMALIA O IS DHIIBTAY, ITOBIY WAA INAGA ADKAATAY, CEEB TAN KA WEEYN MIYA INO HADHSAN 

Abdifatah Boodhari
Подписаться 189 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 135   
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 2 месяца назад
Allah yarxam SIYAD Barre he was real hero he built the country but unfortunately we inherited week personalities which can't differentiate between NATION AND TRIBE.. IT is time to say no negotiation with Ethiopia we shouldn't allow 120 millions to approach our waters otherwise we will regret we should close this chapter once and for all the issue is not only Ethiopia there are some other countries who are behind them guys don't trust anyone except the fellow patriotic somalis who censeally care about the integrity of the country and the people.thanks
@zamzam5255
@zamzam5255 2 месяца назад
ILLAAHEEY HAA NAGAA QAABTO
@HusseinYare-m1z
@HusseinYare-m1z 2 месяца назад
Abayo hakawalwalin waliga bada Somali wax kuso xadgudbiikaro malahan Ethiopia wey iskariyoneysa weyna ogyihin taas ❤❤❤
@foowsidirir
@foowsidirir 2 месяца назад
waxan oo dhan waxaa dabada ka riixaya waa imaaraadka oo ku leh wixii kharash ah nawaydii itobiyaay gala saylac sida ugu dhakhsaha badan
@Fowzia69
@Fowzia69 2 месяца назад
HA LA ISKA CELIYO
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 2 месяца назад
Subxaanallah ilaahayow dalkeena noo badbaadi Aamiin yaarabi
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад
wa run allaah hakubarakeyo kuxifdiyo
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 2 месяца назад
Itobiya soomaali ma tijaabin ee waxay kubad siyaasadeed ku ciyaaraysaa xukuumada xasan sheekh
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq 2 месяца назад
Adeer Soomaaliyaa Gardarrada iska daaya Ethiopia hadalkeedu waa run . WAAYO SOOMAALI WAA DHIMATAY. KUWII XAMMAALIGA AH BAA XUKUNKA HAYA.
@ImaDonat
@ImaDonat 2 месяца назад
Hawiye luf luf ayay yaqanin hoganka rag baa is ka leh fiqina school lama geyn af ingirisna ma yaqanin qaraba kiil aya lagugu geyey
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 2 месяца назад
Xornimada iyo madax tinimada hawiye ayaa kuu keenay asagaa wax diidi kara adigu raaciye laangaab ah ayaa tahy 😂😂
@bahsenhabib6385
@bahsenhabib6385 2 месяца назад
Let them come they are not wining we will show them who we are Somalia 🇸🇴 ❤☝️❤
@HalimaCumar-kk9cw
@HalimaCumar-kk9cw 2 месяца назад
Soomaaliyeey ha isceebeynina madaxdeenaa bada saxiixay hadalkaygaas meel kuqorta
@Umo580
@Umo580 2 месяца назад
WAA DOWLAD TUUGAHA MAXAY WAXBAD BAADISA🤲☝️
@Caliya7
@Caliya7 2 месяца назад
Sooley la,aantaa Somaliba majirileyn ee hore usoco oo sama iigu nooloow that's my hees from HG.
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 2 месяца назад
Soool saylac ha iga celiso 😂 puntland ana leh
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 месяца назад
Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤❤❤❤
@saramohamud314
@saramohamud314 2 месяца назад
War meesha rag ma jiree ha isdhiibaan ha laguursadee😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@AliAhmed-n2q9m
@AliAhmed-n2q9m 2 месяца назад
Ya man Gred Man , diyada ha la mamnuuco siduu ABE SIYAAD YIRI EEGAY meeshaas aan ka bilowno haddii aan rabno in aan bad-baadno EEGAY
@bby6
@bby6 2 месяца назад
Hassan qabuure faagte wa jilicsane an dadnimo iyo Hogan an lahayn brother
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад
xasan sheekh iyo kooxdisu waxbay qarinayan ee daacad kama aha inay difaacan wadanka bal see noo bar barya itoobiya oo hanjabeysa oo sheeganeysa soomaaliya
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 2 месяца назад
Xassan bahane gurgurte Iyo waxa mesha joga mooryanta ah wa ducufo
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 2 месяца назад
Maxaaa u cabaadeysaa in hawiye kaa dhiciyo itoobiya 😂😂itoobiya dhul hawiye uma socota ee waa adiga kan la kufsaday😂😂
@Silver-Murphy
@Silver-Murphy 2 месяца назад
Waxa laga hadlayo maad fahmin baan filayaa ​@@AR-cx5yf
@Fowzia69
@Fowzia69 2 месяца назад
@@AR-cx5yfQOFKII WAX FAHMI LAHAA AAWAY DHULKA HAWIYE IYO QABIIL KALE MA KALA LAHA SOMALIA WAA SOMALI DHULKA LA QAADANAAYO WAA DHULKII QARIIRADII SOMALI OO DHAN BADA LA QADANAAYO WAA DHUL AY DEGAAN SOMALI DIR AH CIISE GODABIIRSI IYO ISAAQ DHUL DAROOD XATAA MAAHA WAA DHUL SOMALI WEYN
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 2 месяца назад
Itoobiya adeerkaa ayaa soomaali soo dhex geliyey oo soomaali kale u adeegsaday oo xabashi ku beeray yaahuuuuuu cabaadwayne
@saramohamud314
@saramohamud314 2 месяца назад
Raga wadanka afduubayna waa wada taajir malyuneero ah😩😩😩😩😩😩😩😩
@fadumaabdillahi8510
@fadumaabdillahi8510 2 месяца назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته انت إنسان صومالي وطني يحب بلاده أنا حزينه ومستاءه من الموقف والسياسه التي وضعتها وتمارسها حكومتنا هدا شيئ محزن للغايه .امل ان المواطنين ألن يتحدو ضد هده الحكومة الفاشله.. ماشاء الله عبد الفتاح الكيكات من امتالك هدا يوم اسود بمعنى الكلمه أين الرجال أين الوطنيه هل هده اخرتنا ومصيرنا .لك مني كل الاحترام والتقدير ❤❤❤
@farhiyahassan3648
@farhiyahassan3648 2 месяца назад
⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️
@MohamedAbdulrahman-u9i
@MohamedAbdulrahman-u9i 2 месяца назад
Waa in loo xiiro dhamaantood , qiyaano qaran!!!
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 2 месяца назад
A.Bodhari Adiga iyo kuwa dalka dhalinyarada Awdal Oromada Damaceeda loo midowbo.
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 2 месяца назад
Xasan Sheekh bane kursiga Ragge Somali ah aya iska celiya Baneeya Baneeeye Baneeeya
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 2 месяца назад
Waxaan sharciga duurka.😢
@akisheharara
@akisheharara 2 месяца назад
Soomaaliyeey annagga ayay maanta noo taalaa in aan waddanka ka difaacno WADDANKEENA
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 2 месяца назад
Ina adeerow 3 nin ee masuliyada Somaliyeed isagah hoseeya. Inan jabnay ayaah tusalo u ah.
@gfofficial1495
@gfofficial1495 2 месяца назад
War naga Aamus waxbaan ku dhihi lahaa lkn Allah Ayaan ka xishoonayaa
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 2 месяца назад
Mar hore ayaan idiinka dignay qabyaalad iyo 4.5. Bariiskii wubislaaday hadda. Somali oodhan aya meeshaan isdhigtay.
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 месяца назад
Fuqrahan daamaka weynle aqoon la' aanta xasan ayax fiqi oromo ayaa u hanjabaaya soomaaliya xasan ayax iyo abiye way IS ogyihiin waa kuwaa bilaa dareen waa dayeer soomaali maaha😊
@saramohamud314
@saramohamud314 2 месяца назад
Markii rag jirey hadalku waa yaraa , hadase hadalkii baa batay raganimadii se waa dhamaatay lama hayo ciida dhiiba bada dhiiba dumakiina idinku isdhiiba sidaas baa lagu waayey wax soomaali layiraahdee.😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@MohamadAli-c1h
@MohamadAli-c1h 2 месяца назад
Xasan baa udiyaariye itopiya,wadanka. In eey haweeysato,ciidankii,markuubaabi,iye,buuyiri,soogalahada,xasannoo,cadaabkii,ilaah,kugufogeey
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 2 месяца назад
Sidaad u tiraahdaa war I daa nin ku ilaaliya maskharada inaga daaya xasan nooca dadnimo ee uu leeyahay baa itobiya na tusaysaa
@akisheharara
@akisheharara 2 месяца назад
Aaway madaxweyne ku sheega iyo madaxweyne goboleedyo ku sheegtada,
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 2 месяца назад
Boodhariga caashaqa waan ku salaamay
@Fowzia69
@Fowzia69 2 месяца назад
WAY SOO SAXIIXEEEN DOQOMADA WAYNA NA MARIN HABAAABINAAYAAN
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 2 месяца назад
Hawiyow dowladnimada dadka yaqaan u daay. Shaqadiina waxaan ahayn ma taqanane.ku noqda
@AyalaAstaan
@AyalaAstaan 2 месяца назад
Maad kahadasho taagerada mw deni itobiyanka u hayo waayo marna waa qadiyad qaran marna waa qoys
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 месяца назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 2 месяца назад
Waa arin xasan MUNAAFAQ raali ka yahay Dadkina cashuur iyo dsgaal beeled aya lo kala qaybiyey
@RumaanCumar
@RumaanCumar 2 месяца назад
Asc boondhariga caashaqa markii somali galbeed loga aamusay in aay inta kalena qaadato wey u gaadhay
@saidahmed7268
@saidahmed7268 2 месяца назад
Boodhariyoow xaasan shiikh baa 5alyaaniga ugusoo saxiixay ingiriiska iyo imaaraatka iyo midowga yurup ayaa hawshaan watay
@mohoasad2331
@mohoasad2331 2 месяца назад
Oo hdey sida tiri ethopia ma waxay cadeynesa somali iney is dhiibte Mise asigaa usocda bunbunin shisheye waraa waxa halakn kaala socda qadira kaama aqli yare hdalkaagana kasoo taxadar 🙌
@YAQUBPRO1
@YAQUBPRO1 2 месяца назад
War mayla aragtay ninkaan wexeso waa views raadis 😅😅😅
@ZeinabJimaale-tu3mf
@ZeinabJimaale-tu3mf 2 месяца назад
Oo marki Formagio u jogay muxu san ugu hadliwayey,waa kii Dallada u waday
@khadijamohamed1876
@khadijamohamed1876 2 месяца назад
Lacag Ayer Cuneen ee hadaalin bodhare.
@IbadoMahamdu
@IbadoMahamdu 2 месяца назад
😊😊gp
@ibrahimabdisalan8176
@ibrahimabdisalan8176 2 месяца назад
Wasiir.fiqi.madaaroodbaadmoodysaa.daaroodbaa.dalka.masuulka.ah.wadanai ka.ah.mooriyan.iyaga.iibsadeen.boodhariyoow.xamar.mooriyan.shaar.dowlded.loogalyy.weye
@ShireCadde
@ShireCadde 2 месяца назад
BARLAMAAN IYO DOWLAD MESHAN MAJOGAAN DALKII HAWIYE IBSADAY. MARKU. ABGAL KUTALIYO. WAA NOOCAAS
@AniisoAhmad
@AniisoAhmad 2 месяца назад
Xasan dhiiqo dal madifacaye wuxu ku mashquul sanyahay sidu isugu dirayo somaaliya dhexdeeda
@HabibaBilow-k8o
@HabibaBilow-k8o 2 месяца назад
Hadakahor aya hasssn sheeq nin ku reer ah lodiray dagalkii 77 itobiya wuxu aha nin hurdo badan intii losocday ayu dhormar hurday gariga war malagaray itobiya ayu dhahay maya marwalbo markii ladhaho wili ayu dhahay siyaad bare dhib badana dhulkan wanaga badanyahay ee xagee no dagal gilinaya marka layabi meyno hassan sheeq iyo rerkii wadankadhan waxey modan muqdisho kaliya nagu filan bey tagantahay kkkkkkkkk
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 2 месяца назад
​@user-yo9nz4fv3i dhulka la isku heysto waa kaagii maaha dhul xasan sheikh iyo reerkiisa 😂😂ee wax iska celi hawiye America iyo amxaaro waa ka adag yihiin xamar wey ka xoreysteene😂😂😂laangaab yahow gunta ah
@HabibaBilow-k8o
@HabibaBilow-k8o 2 месяца назад
@@AR-cx5yf aryaa xaatiri rerkiinu waa fuley miya warkadu rerkeygu hadey fuley yihiin sow adiga geesi iima tihid adiga nawada xoreynayo hada bahasha unukaaleh matagno wanalasogalay hadad rabto libintaba shego shekadu waa mahan anaga joogo wax ingiriis igudhamo majogo luqadii rerka kugulahadlay hadad wax garadtahay
@MohamadAli-c1h
@MohamadAli-c1h 2 месяца назад
Waxaan yaanadhaafiya dòwld majirtee.,aantashano,
@HusseinAli-q4t
@HusseinAli-q4t 2 месяца назад
Ethiopia out of Somalia now 1977 we know what happened
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 2 месяца назад
Qabiil iyo itoobiya way naga badiyeen .
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 2 месяца назад
Waxaaba qalada aheeyed inya wada hala kalagalan bada soomaaliya itooya lkn waya dhacadaya jileeca xasan dhiiqo iyo kooxodiisa ilaaha umada hadhaafiyo lalabadooda maanta MD kale mayeelan maanta wada hadal kalagalan badooda itoopiya 👁️
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 2 месяца назад
Dalka waxaa qabsaday dad baahan oo hancasatayala gaajo hayaso teeda kale itoopiya waya ogoyihiin inuu xasan dhiiqo ciidankii xasuuqaya oo maanta ciidan iska celinaya jirin 😠
@ismahanabdirahman
@ismahanabdirahman 2 месяца назад
Somaaliyey kacaa oo is raaca
@saidahmed7268
@saidahmed7268 2 месяца назад
Xaalkagu inuu xunywhay oo garabkayga laga baxay waxaan ku garanwyaa " saaka yamyam iyo qadaad weyn baa layga hahayaa"
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 2 месяца назад
Soomaali ayagaa xoog iskuley
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 месяца назад
Ninkan Gunta ah ee Hassan la yiraahdo wuxuu u nool Yahay in uu soomaali la xintamo. Ninkan Waa in la dilaa xoolo aruursiga ku mamey
@FOWSIYAMc
@FOWSIYAMc 2 месяца назад
Sharteeda alahakucesho iyadaiyo wixiisoomaali lugahakudhagan xoog soomaaliyo waloogamaqaado qarqaryaakuhaysa waxaad umuuqataa nin afsoomaaligabartay inaatahY waayo soomaaalidhaldih mabaqa waliba injuries kamaadbaqdeen yaahuu yaahuu hahabaartamin amtag amtoobakeen
@Salamin77
@Salamin77 2 месяца назад
Dawlad Somaliyeed ma jirto .Koox beesha Hawiye ka Tirsan oo nolosha ka dhacay baa umadda hor 0:23 boodaya. Yaa ku qasbay in wada hadal la galaan Ethiopia. Anigu la yaa I maayo Ethiopia wax iska Shi it’s ayay wayday.
@hodanyusuf784
@hodanyusuf784 2 месяца назад
Away farmajo asaa melsarilahaa
@User_19567
@User_19567 2 месяца назад
Boodhari I think there’s something wrong!!!
@AbdirisaqMahamud-lc4gw
@AbdirisaqMahamud-lc4gw 2 месяца назад
Siyaad bare sootii lasoo jabiyey waxaan ku faannaa😂
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 2 месяца назад
WARYA SIYAD BARE YA SO JABIYEY? MA ITOOBIYA? SO RADI TAARIIKHDA MARKA HORE INTAD AFKA HUURADA LEH KALA FURI. IGANA SO JAWAB SI DEG DEG AH
@ZeinabJimaale-tu3mf
@ZeinabJimaale-tu3mf 2 месяца назад
Warqad ayaa Hassan Sheikh laga haya Muse Ismail Calooley iyo.Hassan Sheikh.wey Isogayen waxba yan ben nagala dhadhicin ee fara aya Hassan Shrikh
@mubarakdheere4393
@mubarakdheere4393 2 месяца назад
Adan ashun uda bodhariyow
@abdulahiabdi5020
@abdulahiabdi5020 2 месяца назад
dal ba'ow yaa kuleh nasiib darro kuwaanaa madax noo noqday.
@enginiamohamedabdow9534
@enginiamohamedabdow9534 2 месяца назад
Bodariyow sas macaxan ee itopia waxeytiri intaas milliyan caya iiga dimatey oo iidamada itopia ama magdoow cayan ubaxanahy misse bada somalia caad nanagasiyo cayan rabnabey tiri
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 2 месяца назад
Suldan maxaa la mudaharada. Dadkii kici lahaa. Dawladiiba dhacaysa
@minursa02
@minursa02 2 месяца назад
Ciil qaboow, Ma xishoode,.... geesinimaadhu waa udalaashoo. Cidaa Amxaarada duurbaxa iyo 77 hiilfaha uqaadheey waala oogyahaay, waa kuwaa hada qaayladhii iyo cabaadka idhiinka dameyeey. Guuntu waa Yaa 40 saano is daax meereysanaayaan Oo sidii hiilib bislaadheey waraabuhu dinaac yaada u Kala jiidanaayaan.
@najahboorash5378
@najahboorash5378 2 месяца назад
War somaliabwaa inay siideysaa somaliland
@abdisalanmaxamuud7484
@abdisalanmaxamuud7484 2 месяца назад
Qosol badana
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq 2 месяца назад
Nin yaqaan sidii Jawaan loo qaado. SIYAASAD MAXAA KA GALAY
@HodanMusa1
@HodanMusa1 2 месяца назад
Dee ma usuurta gali oromka kibray omg 😳 adeer dalka dadbaa iska leh 🇸🇴🇸🇴🫡🫡🫡🇸🇴☝️☝️☝️✌️🙌🩸☝️🇸🇴🤔 oromo ku iska yidji
@abdulahiabdi5020
@abdulahiabdi5020 2 месяца назад
xasan qabuuro fage ayaa usawab ah tan inay dhacdo.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад
War anigu waba shakiyaye badda soomaiya ma waxa loo bedeli raba meel itoobiya iyo soomaali iskuhaystan oo cid lahayn oo xasan sheekh iyo kooxdisu iibin raban yacni waxba laqarinaya
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 2 месяца назад
Hawiye xarashaya dalka maxa layeli
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 2 месяца назад
Waxay Aragtay kuwani xamarna fadhiya iney ciidanka gorgor babiye haramcad burburiye dekuwani dawlad uu maqalman
@DalmarXaashi
@DalmarXaashi 2 месяца назад
Walee bad isaaq waykudaysay alxaqiqa
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 месяца назад
So sad mamada kudhacay wainlokacamamada
@abdisalanmaxamuud7484
@abdisalanmaxamuud7484 2 месяца назад
Digagad biyo kudhacday
@HalimaCumar-kk9cw
@HalimaCumar-kk9cw 2 месяца назад
Waa been ayagaa saxiixay
@maxamedfarax4280
@maxamedfarax4280 2 месяца назад
Oromku kii hoyada wasi jiray miyanu ahayn e waligiba ka adka hoyadadii laangaab ka ahayd wase
@HodanMusa1
@HodanMusa1 2 месяца назад
Igaqor dhuiso weeye
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 месяца назад
WAR DAWLAD SOMAALIYEED OO NA DAAFACDAA MAJIRTO. XASAN DHIIQO WAA QAAWAN YAHAY OO LAMA YAQAAN WAXA LAGA HAYO OO HADALKA U DIIDEY😂. XASAN WAA LASOO KUFSADAY WARAAQANA WAA LAGA SAXEEXDAY. BELAAYAY QARINAYAAN.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад
maxa talo ah xasan sheekh wax buu qarinayaye yacni itoobiya wadankayba waahore qabsatay oo wayba haysata oo puntland ba ugu daran oo lawareegi rabane
@HabibaBilow-k8o
@HabibaBilow-k8o 2 месяца назад
Waxanba aad olayaabay marka hore yaa dhahay badeena wadahadal lagagalaa maxa nosoo arkay inan lafadhiisano ma gabadh baa labixinaya somalida wa dhaqan xunyihiin madaxdoda garanmeynee waxa kufilan kalaya no imada hadey rag yihiin warkuba wa kobanyahay hadiikale.bad iyo dhulkaba anu siino gacmahana anu isasarano hadalka haduu hal yahay labo lagama dhigo
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 2 месяца назад
Beenta umada ka daaya 😂😂😂😂😂😂😂😂
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 2 месяца назад
Horaan idiin kugu Sheegey in Xassan dhiiqo oo Ayax ah uu wado crocodile tear Sababta uu Xassan diirato u Ordayo Waa Inuu hello sheeka ay bixineyso Ethiopia airlines iyo xogaa Shilimaad oo hormaris ah Waa khaa'inu Wadan tol iyo dad Qabsadana Ma leh Wadankiina dowlad'nimadii iyo Sharaftii Somaliya na dhulkuu galiyey Xassan diirato Waa Moryaan Madaxweyne Noqdey oo aan u Qalmin Inuu dal Madaxweyne u Noqdo
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 месяца назад
Erteria oo shan maylana ayaa meel iska saraye somali ayaaye baran oromo 40 Sano ayaay laa dagalameese amaxro hal qabalaye kamaye xoraysan
@Mohamedalimoham
@Mohamedalimoham 2 месяца назад
Boodhariga caashaqa
@maxamedxamuud811
@maxamedxamuud811 2 месяца назад
Yaab
@NewsFusion24
@NewsFusion24 2 месяца назад
Farmaajo mee?
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 месяца назад
SOMALIA LAMABA YAQAAN WAXA SOMALIA ULA SHEEKAYSANAYSO ITOBIA ? NIN AAN DEYN KUGU LAHAY MAXAAD ULA FADHISANAYSAA OO DALKAAGA UU KUGULA GURTAMAYAA ? WAR ILEEN INAGAA BELO ARAGNAY😂?
@xamdidhicis8841
@xamdidhicis8841 2 месяца назад
Xasan dalkan wuu wareejiyey, dadka soomaaliyedna inuu dagaal beeleed isku dhameeyaan hubkana laga soo buuxiyo gudaha somaliya. Adigu bad ayaad ka hadlaysaaye dalkoo dhan ayaa laga saxeexay nimanka hawiye. Sanbalooshe villada nin asn hawiye aheen ka talin maa bilaash uma dhihin waana basaas ethiopan ah. Wax badan ayaa is huwan.
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 2 месяца назад
💔😡
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 2 месяца назад
Daaroodka ma xishoodaan caqlina maleh itoobiya waa adinka kuwa xamar keenay hadana waa dhulkiina kan la isku heysto hawiye waa xor xoogna amxaaro kuma qabsan karto ee cabaadka dhaafa wax iska celsha 😂😂😂ama xasan barya ha idiinka celiyo dhulkiina itoobiya 😂😂
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 месяца назад
haqaataan boodharoow hawiye dalka markaay qabtaanba bad aay bixiyeen hadaan daarood nahay maxaa ina daba dhigay dalkan inteena uun baan difaacanaaynaa inagu adeer hawiye waa arkaa waxa uu wado xasan xabaalo qote hadaay qaban waayeen aan hoowshaa kabaxno
@prosl11
@prosl11 2 месяца назад
Darood miyaanu ciidan ethopian ah soo gelin xamar kkk
@akisheharara
@akisheharara 2 месяца назад
muuse juudaan soow kii ku yiri maahan qabiilkiisa ANOO DAD DILI KARA DUCO QAADAN MAAYO, aaway isaaq caqligooda, maxayse u daba socdaan, waxaan filayaa iyagaaba ka jaahilsan muuse
@prosl11
@prosl11 2 месяца назад
Madaxweyne muse waa nin isaaq oo dhlkiisa iyo dadkiisa dexjooga anagu Madaxweyne abgaal ee xamar jooga iyo raysalw aware darood anaga noma taliyo re wax kale kaa sheeka
@11naa44
@11naa44 2 месяца назад
Fiqi ayantii jabuti mxu saxeexaayey shirka wa jogey buug weyn na wa ku fooraraey isaga iyo xasan iyo kooxdi muse iyo odaygii jabuti dadka ciyaal mey umaleeyeen anyway Somalia is an independent sovereign country Ethiopia stay out
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 2 месяца назад
Laascaanood waligeed waxay ahaanaysaa faran dagaal iyo qaxoonti intay sland diidanyihiin
Далее
Kaftanka Siyaasada 535 oo aad u xiisa badan
44:25
Просмотров 18 тыс.
ИСТОРИЯ ПРО ШТАНЫ #shorts
00:32
Просмотров 300 тыс.
Koobkaada Shaaha Soo Qaado kaalay aan Sheekaysanee
32:18
KULMIYE OO WADANI KA SAARAY SOMALILAND MAANTA GUUL
12:13