Тёмный

DOWLADII CISMAANIYIINTA SHEIKH MUSTAFA HAJI ISMAIL 

SHEIKH MUSTAFA OFFICIAL PAGE
Подписаться 16 тыс.
Просмотров 72 тыс.
50% 1

MUXAADARA KA HADLAYSA DOWLADII CUSMAANIYIINTA WAXAA SOO JEEDIN DOONA SHEEKH MUSATFE XAAJI ISMACIIL

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 28   
@siciid666
@siciid666 4 года назад
masha alh sh mustafe ilahay cimriga ha ku barakeeyo
@cm4221
@cm4221 4 года назад
Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar aan kudadaalno siduu iimaankeenu awood buuxda ulahaan lahaa cibaadadana aan hagaajino jihaadkana aan lagalno gaalada xayawaanka kaliita (kalumitaan badan) sida allaah qur , aanka nogu cadeeyay .
@IsmaciilXasan-fw6kr
@IsmaciilXasan-fw6kr 3 месяца назад
Waad mahadsantahay sheekhanaa ❤❤❤
@asiya_0248
@asiya_0248 3 года назад
Ilaahow noo xafid walalkeen Sh Mustafa. Maxaan taariikho qurux badan ka faaiiday.
@sahraadan6762
@sahraadan6762 4 года назад
Ilaahayoow dawladda noo hagaaji
@ummumohammed9273
@ummumohammed9273 4 года назад
Dawladihii Khaliijka aya Yuhuudii la Sxbtey wa aduun Akhiro Samaaan. Illahow Quluubta Musliminta is Raaaci
@bakaraweys7106
@bakaraweys7106 3 года назад
Sh.mustafa ilaah haku xafido wlhi ilaah dartiisa ayaan ku jclhy ilaah ima oofsado anigo inta live ku so hor fadhiisto wacdiga dhageysan
@abdiwahab77
@abdiwahab77 4 года назад
Shukran sheekh mustafe
@xasanibraahim7805
@xasanibraahim7805 4 года назад
Masha Allah wa tariikh fiican
@amiinabdullahi5001
@amiinabdullahi5001 3 года назад
Allaha xafido. Muslimka
@zackariaali8870
@zackariaali8870 3 года назад
Allahu akbar
@abdiadam1096
@abdiadam1096 2 месяца назад
Insha allah khilafada aya so dhaw insha allah
@ummumohammed9273
@ummumohammed9273 4 года назад
Hagia Sophia oo la dhisay muddo 1,500 oo sano laga joogo ayaa waxaa markii koobaad loo asteeyay kaniisad, balse boqortooyadii Cusmaaniyiinta ayaa sanadkii 1453 u bedashay masjid. Hagia Sophia ayaa waxaa markii ugu horreysay dhisay Boqortooyadii Byzantine qarnigii 6-aad ee milaadiga, balse waxaa markii dambe masjid ka dhigay Cusmaaniyiinta oo sanadkii 1453 qabsaday Qisdhandhiiniyah (Constantinople) maantana ah Istanbul. Waxaa markii dambe madxaf ka dhigay hogaamiyihii asaasay Turkiga casriga ah, Mustafa Kemal Ataturk.
@ummumohammed9273
@ummumohammed9273 4 года назад
Wa ILAHAY mahadii in mar labaad uu tahay Misaajid lagu Tukado waa Guul weyn oo Musliminta u soo hoyotey
@Samatar4
@Samatar4 3 года назад
@@ummumohammed9273 haa wll waa runtaa
@sayidaxmed9000
@sayidaxmed9000 3 года назад
Xelima ayee aheyd muxaadaradaan
@user-pb5jp5zz2m
@user-pb5jp5zz2m Месяц назад
27 july 2024 sabti
@maxamuudcabdilaahi1051
@maxamuudcabdilaahi1051 4 года назад
Jasakalaahu khayran yaa sheekh mustafe
@bilaal712
@bilaal712 4 года назад
Mashallah shekh mustaf xaaji ilaah haku xafido
@user-dj5cq7mo2i
@user-dj5cq7mo2i 6 лет назад
*Qarni Agoon Iyo rajo nahay ayaan noolahay Goorman guulaysan doonnaa?*
@abdiaziizjanagale1911
@abdiaziizjanagale1911 5 лет назад
ان نصرالله قريب ان شاء الله
@xasanmuuse9122
@xasanmuuse9122 4 года назад
aaway Dadkii somaliyeed shiikh mustafe cometi looma Reebine inu wadaad fiican yahay
@bosska1
@bosska1 3 года назад
1994 miyaa Maxaadaradu?
@Qaraami-gu5wt
@Qaraami-gu5wt 4 месяца назад
may waa markii Burburkii dib looga soo noqoday 191 -1992
@ibomohamud
@ibomohamud 4 месяца назад
qeybta labaad fadlan!
@Qaraami-gu5wt
@Qaraami-gu5wt 4 месяца назад
maba laha Qayb labaad waxaa la duubay 1992 Hargaysa Oo Burbursa majid cali mataan
@Gaani2003
@Gaani2003 5 лет назад
Suasha waxaweye dadkii islamka turkiga ahaa gaamada kamayhorimaan ooo wax jihaada kamaykenin .
@aliabdiali1233
@aliabdiali1233 4 года назад
Maasha Allah wllkey waxaan rabaa taariiqda al dawla cismaaniyah oo dhameestiran
Далее
Tariikhul Andalus  Sh. Mustafe  Xaaji Ismail
1:02:41
Просмотров 206 тыс.
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Просмотров 8 млн
TAARIIKHDA XAJAAJ BINU YUUSUF.. SHEEKH DIRIR....
1:01:52
QISADI SALMAAN FARIS  SH  MUSTAFE HARUN
1:20:06
Просмотров 228 тыс.
Taariikhda Dr. Sulaymaan Al-Qaanuuni || Sheakh mustafe
2:06:24