Тёмный

Dr Jalaaludiin - Waxaa ku dhintay isbitaalka 3000 oo uu aabahay ku jiro 

HANOOLAATO
Подписаться 486 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 29   
@fnw8688
@fnw8688 Год назад
Ayaanle wariysi kaso qada Dr #Elmi Ahmed Du,ale wa Dr,kii👨‍⚕️ ugu horeyay Dalka Somalia 🇸🇴 iyo ex wasirki Cafimadka, ex wasirki Arimaha Dhibada iyo Ambassador kii qaramada miidoobe uu fadiyaya Somalia 🇸🇴 hada wa 91 jir Moqdisho ayow joga please wareysi kaso qada sii taarkhiiqo badan oo dhaxal gaal ah ugu heelno. Thanks Hanoolaato ❤
@KhadroSalad
@KhadroSalad 10 месяцев назад
Masha allah Dr jalaludiin iyo teamka cusbitalka waxan Qirayaa inad shaqo fcn haysaan Oo matadawacnimo iyo somaalinimo leh 2022 ayan habayartay ku qalay waxana Adeega dhan nalogu sameyay Free iyo SHAQO HUFAN anaga oo Bosaso ka nimi Wa marka kali ah an dareemay shaqale cafimad oo somaliyeed oo dadkooda u shaqynaya una dhimrinaya meel an ku qiro wanagaas wan la aa waxana mahad oo dhan leh Alle ka dib Maamulka iyo shaqalaaha Jazaka laah ha ka daalina malin ba imanysa shacabka ad u shaqaysaan inaga warbixin karaan
@mohamedabdishakur1350
@mohamedabdishakur1350 Год назад
Dr jaaludiin iyo teamkiisa runtii waxay sameeyeen waa naf hurnimo aan laga heleen shisheeye ee uu kaliya walaal usameeyo walaalkiis taasna waxaa cadayn u ah sida aad ugu dhabar adeegteen waqtiiga adkaa ee soo wajahay dadkeena waliba xili aan aduunka cidina cid aysan caawin ee Alle ha idin saaro miisaankiina xasanaadka. Ayaanlana waxoo buuxiyay kaalintiisa ah in oo bulshada u baahiyo geesiyadii qarniga 21 naad in aa tihiin isna Alle ajar hakasiiyo❤❤❤
@Lookman-Xadle
@Lookman-Xadle 11 месяцев назад
Amazing doctor. A rare gem in the medical expertise
@elminasibb
@elminasibb Год назад
Hooyadey macaan ayaa ka mid ahayd Illaahay ha u naxariistee 😢🤲 Waxaan qirayaa in isbitaalka Martiini iyo shaqaalihii naftooda hurayaasha ahaa ay qabteen shaqadii ugu fiicneed 🫡
@Ayeeyo1025
@Ayeeyo1025 Год назад
Ilaahay ha ku xafido Dr laakiin ha noolaato wareysigiisa kuuma rooneyn hadaa jagadaada inta la arko aa la dhahaa hada gorodi bal xilkaan hebel ku bedela calashaan qabiil i hope inaan muddo umadda u sii shaqeysid Ilaahayna ha idinla garab galo thanx for everything you did for your people
@abdirizakahmed5368
@abdirizakahmed5368 Год назад
Dr abdirazak Yusuf mahadsanid walaalkey shaqo culus ayad heysaan
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 Год назад
Thanks jalaaludin
@ziizeypubg2955
@ziizeypubg2955 Год назад
Hore u soco mazuul ayaaanle ha noolaato min bilowgaaga ilaaa hada ayan kugu xeranahay muhiim ayaaad u tahay umada somaliyeed ayaanle mazuul
@abdifatahomarhussein95
@abdifatahomarhussein95 Год назад
Aniga marqati ka ah mida lawa qof o cofid u hayo ayan afmadow ka so race mid ba noga dhinte Alle ha u naxaristo mid na wa ka kece hadana wa gudomiyaha afmadow dhacdoyin xanun badan ban mesha ku arke intan isbitalka dhax joge 3 gabdhod o magacoda an wali ilawin ba jiro o intan arkaye hawen walbo an hurdin o nurses ah magacoda wa Nasiya,samiro iyo casho
@user-ph9dn1jg5w
@user-ph9dn1jg5w Год назад
Horo usoco hanoolato wiil waxkasto nala socod siiyo mshA
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Год назад
Dr abdirizak jalaaludiin wa qof qiima badan oo dalkiisa iyo dadkiisa xili adag u soo shaqeeyay runtii waxa uu mudan yahay ku dayasho Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso ❤❤❤❤❤❤
@mohamedahmedq6709
@mohamedahmedq6709 Год назад
Asc Dr jalaludiin ilaheey ha ku xifdiyo waxaad qabatay shaqo wanaagsan runti waxaad tahay dadka farakutiriska somali heeysato wax walboo qabato ilaheey garabkaada ha ahaado . Ayaanle dadka somaliyed waxaad u sameysaa barnamijyo wax ku ool ah 100% Meshaada ka sii wad ilaheey ha ku barakeeyo
@ducaysanemohamed6627
@ducaysanemohamed6627 Год назад
best manager ❤❤❤
@diplomancymustafeabdirahma5611
Alle inaguma sooceliyo dr jalaaladiin nolow❤❤🎉
@Zalmaanhussein
@Zalmaanhussein Год назад
Xanuunkaas dadkii uu ku dhacay una dhibtay waxaa ka mid ahayd hooyadey Ilhy ha u naxariiste iyada io dhamaan muslimintii u dhimatayba 😭😭maalmoo xanuun badan bay ahayn waxaa dareemi karo qof xanuunku ku dhaceyy io qof qofkiisi oo xanuunsanayaa u so tagna😭😭😭
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Год назад
Mashallah Dr aad ayow umahasanyahay xog cusub aya ka oganay madama ey dadk somaliya kaogey karone covd19 dad inta badan waxey amisanayen qofk martini lageyo inow dima done iney dadk aminsanayen somaliya cafimadk hala hormariyo siyesan udacin sidan okale iyo kuwalitiga isbitalada wadank mahasanid
@abdiladiif3076
@abdiladiif3076 Год назад
Best doctor
@calixuseen9631
@calixuseen9631 Год назад
Ayaanle volume kiina kor u qaada codkiina wuu gaaban yahay
@asliimuur5024
@asliimuur5024 Год назад
Guulaysta
@kaltumahmed3156
@kaltumahmed3156 Год назад
Waxaa Nasiib daro ah: in sida Dr.Jalaaludiin dhex joogay Covid-19 shahid ka ahaa caqabada badan uu la kulmay in dawlada Somalia aaynan ka faaideysanin khibradisa uu weli la tacalayo dhalinyarada ka shakhaysa Babur raacodo; laakiin AAY DHISANAYAAN DABAQYO-RABBIGEYGA RAXMANKA AHAA HA IDIIN SOO TASHTO KHASARADA AAD WADANKA KU WADAN
@marwonashaad1665
@marwonashaad1665 Год назад
Hospital Martiini io Agaasimahaba we Amaanan yihiin❤
@hibanura1929
@hibanura1929 Год назад
Saacadiisaa dhamaatay sababna covid19 loga dhigay maahane covid19 aniba wow igudhacay waana kabooday alxmdulilah
@mohamedomar610
@mohamedomar610 Год назад
XARIIFKAN JILAA WAAYE ACTING BEELO UU KU YAHAY BILAN ACTORS HALAGU DARO
@suugaan
@suugaan Год назад
Ninku waa qolama waa qiiraysiiyay ?
@suugaan
@suugaan Год назад
3000 marxuum reerma u badnaa ?
@Nuurtowambe-jy2rr
@Nuurtowambe-jy2rr Год назад
Reerkaga ubadna
@suugaan
@suugaan Год назад
@@Nuurtowambe-jy2rr Reerkaga meesha kama dhawee
Далее
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Просмотров 8 млн
GlobalNet - Shafi Yusuf's Success Story
30:08
Просмотров 5 тыс.
DAGAALKII QABOOBAA MIYUU SOO LAABTAY
1:09:53
Просмотров 47 тыс.