Тёмный

DROPSHIPPING | SIDEE LACAG LOOGA SAMEEN KARAA 2023 

Gamadid
Подписаться 17 тыс.
Просмотров 50 тыс.
50% 1

muqaalkan waxan kusharaxaya DROPSHIPPING waxa uuyahy iyo sidaa uu shaqeeyo ama lacag looga sameen karo. dhameyso muqalka ilaa dhamaad ka
Baro Habka lodhiso Website: sheerxirfad.co...
Hadad kucusubtahy channel-kayga kusodhawow, SUBSCRIBE ii saar sidaa aad ulasocoto muqalada anso gudbiyo. Thanks
Muqalo kale oo xiiso leh:
• Waxbarashada Jamacada ...
• Baro SOFT SKILLS kaan ...
• Xuduuda Turkey iyo Gre...
igula saxiib instagram-ka:
@gamadid_
Gamadid Solutions (Admissions & Visa);
WhatsApp: +252612996489
for business inquiries:
info.gamadid@gmail.com
#dropshipping #onlinemoney #ecommerce

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 108   
@wllmoha7795
@wllmoha7795 8 месяцев назад
Sxp masha allah waan fahanay qaabka uu ushaqeeyo drop shopping muqaal 2baad ka soo samey asoo Practical ah qaab ka aad sharaxday asoo dhameystiran
@maxamedgeedi8026
@maxamedgeedi8026 11 месяцев назад
Kan aaba kafiican gelle bashiir thanks my brother
@Gamadid
@Gamadid 11 месяцев назад
Thanks 🙏
@hassanabdi1984
@hassanabdi1984 10 месяцев назад
Kas wali waye waxiisa
@mohacker_7
@mohacker_7 Год назад
Aad baad ugu mahadsantahay soo gudbintaada saxiib mohmed.
@Gamadid
@Gamadid Год назад
🙏
@ahmedmohamud6496
@ahmedmohamud6496 9 месяцев назад
Wll adigo mahadsan ka waran hadad course inooga dhigto 20 ama 30 arday lacagtana course kana aan bixino. Course live ah oo qofki su'aal qabo aad uga jawabi kartid mahadsanid.
@zrhnrp5242
@zrhnrp5242 Год назад
Wll noo soo gali sida loo qurxiyo wepsite kaaga shopify iyo suppleir ka loola deal gareeyo Mahadsanid❤️
@cabdallyare
@cabdallyare Год назад
Mudane wlh waxbaad ii fa ideysay ilaah haku sharfoh.✊🖤✨
@NOf_x_x
@NOf_x_x Год назад
Bro dropshipping waa xaaraan wlh iska ilaali wlh
@Isxaaqmr
@Isxaaqmr Год назад
​@@NOf_x_xsidee xaaraan ku tahay alaab aad soo iibsatay baad sii iibisay wixi larabo maala sheega
@hazankaafi4473
@hazankaafi4473 Год назад
@@NOf_x_xdaliil
@zayn_jl
@zayn_jl Год назад
ASC! Waxaan arkey in aad xiiseesi fiidiyowyada RU-vid ee la xiriira ganacsiga, way caddahay inaan wadaagno danaha guud ee hal-abuurka ganacsiga iyo fikradaha cusub. Waxaan aaminsanahay in laxiriirinta shaqsiyaadka kula fikirka ah sidaada oo kale ay keeni karto wadashaqayn xiiso leh ama wadaagis fikradooyiin oo xiisa leh messe faa'iido leh Haddii aad u furan tahay, waxaan jeclaan lahaa inaan kula xiriiro oo aan ka sheekeysano isdhaafsiga fikradaha. Had iyo jeer waa dhiirigelin inaan ku hareeraysano dad wadaaga fikirkeena. Xor baad u tahay inaad ila soo xiriirti. Waana rajeenaa inaan si fiican kuu barato oo aan wada sahamino aduunka ganacsiga ee dalkeen Somali
@mahirahmed142
@mahirahmed142 Год назад
Gama diid sxb ada umahadsantahay suuqan iyo wxyabo klo badan qof somali an fahmi karo radinaye lkn ugu dambeen ada wax ii bilaabay mahadsanid sxb wx bdn inaa ka fa'ida rajeynaa💯🙏
@Gamadid
@Gamadid Год назад
Kusobiir channel ka waxbadan aya kafaidi donta insha allah
@abdirahmanabdulahi3668
@abdirahmanabdulahi3668 Год назад
@@Gamadid alaabta aan chine ka iibsaday yaa soomalia keenaya.. Internetnational carrier somalia alaab keena miyaa jira. ?
@iqroahmed3544
@iqroahmed3544 Год назад
@@abdirahmanabdulahi3668 Haa wll Ana lii keeny alaab
@zayn_jl
@zayn_jl Год назад
ASC! Waxaan arkey in aad xiiseesi fiidiyowyada RU-vid ee la xiriira ganacsiga, way caddahay inaan wadaagno danaha guud ee hal-abuurka ganacsiga iyo fikradaha cusub. Waxaan aaminsanahay in laxiriirinta shaqsiyaadka kula fikirka ah sidaada oo kale ay keeni karto wadashaqayn xiiso leh ama wadaagis fikradooyiin oo xiisa leh messe faa'iido leh Haddii aad u furan tahay, waxaan jeclaan lahaa inaan kula xiriiro oo aan ka sheekeysano isdhaafsiga fikradaha. Had iyo jeer waa dhiirigelin inaan ku hareeraysano dad wadaaga fikirkeena. Xor baad u tahay inaad ila soo xiriirti. Waana rajeenaa inaan si fiican kuu barato oo aan wada sahamino aduunka ganacsiga ee dalkeen Somali
@ayaanleemaan1159
@ayaanleemaan1159 11 месяцев назад
​@@abdirahmanabdulahi3668Haa wll was diyar anaa kuuhaayo
@nimcocabdi1143
@nimcocabdi1143 6 месяцев назад
Aad bd u mhdsanty wd moo faidesy❤❤
@MuhammedShekhannaa
@MuhammedShekhannaa 2 месяца назад
Sida alaabta loo gudbiyo alaabta iyo faaidada sida looga reebto fadlan nasoo fahansii
@yousufarab7952
@yousufarab7952 Год назад
Haa sxb wan ubahan nahay ayado practice ah waliba muqal dag daga kaso same taliye
@yacquubabdi9116
@yacquubabdi9116 Год назад
Wll wan u baahanahay qaab practice ah saan wax badan uga sii ogaano. Mahadsanid
@nuurkey651
@nuurkey651 Год назад
Ustaadow Su'aal, Qof Soomaliya Joogga ayaa doonaya in uu wax iga gato, Tusale Waan ka iibiyay, Siddee Marka Supplier ka Joogga China uu Alaabta ugu Keeni Karaa Qof Mugadishu Joogga ???
@IsmaciilXasan-w4k
@IsmaciilXasan-w4k 2 месяца назад
Haa walaal jeclahy soo dhiig sida loo sameeyo
@NOf_x_x
@NOf_x_x Год назад
Dropshipping waa xaaraan wlh ka fogaada aqiradiina yey ni seejin
@delpalp
@delpalp Месяц назад
Mahadsanid sxb 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@Eza-boss
@Eza-boss 5 месяцев назад
Abowe asoo partical ah ma nosoo galin karta
@suldannasir9629
@suldannasir9629 Год назад
Wxn sugnaaba waa tutorials ka❤
@Enjoy.copyclub
@Enjoy.copyclub 11 месяцев назад
Ha. Zho ka samee. Lpx 😎
@raqiyamahdi5241
@raqiyamahdi5241 Месяц назад
Wllo please ka soo same video kale
@HabyzaneMaxamad
@HabyzaneMaxamad 9 месяцев назад
Soo same qabkee aan iskugu xirii lahayn MacMilka iyo shirkada ugaynasa alabta
@saidmohamedchannel6808
@saidmohamedchannel6808 Год назад
Maansha ALLAAH sxb hore usoco ALLE haku barakeeye wllky qli
@Gamadid
@Gamadid Год назад
Amiin wll thanks
@SweetiePia
@SweetiePia Месяц назад
Wll macn wad mahadsanthy qaabkad ifahansisay runti 2023 ila hada wan radinayey video nocaan ah sifican ban ufahmay wllo fadlan asago pratical ah oo muqaal ah nosamey
@dahirxadari3862
@dahirxadari3862 Год назад
sxb kaso samee qaab pratico ah please
@ahmedtoosane6141
@ahmedtoosane6141 Год назад
Nubarkii
@cabdiraxmaanshaafi8467
@cabdiraxmaanshaafi8467 Год назад
Xog dheeraad ayaan rabaa
@Micraj-i3z
@Micraj-i3z 8 месяцев назад
Haa noosookili❤
@abdiriasaqismail3588
@abdiriasaqismail3588 Год назад
Salaan sxb waxan rabey ined iga cawiso inten kala so xidhidha
@ayaanitainaqalpi995
@ayaanitainaqalpi995 2 месяца назад
Waa ubahnahy noso samee
@cabdiyuusuf5090
@cabdiyuusuf5090 Год назад
Sxb ayadoo itusoo itaabsiya aan aad urabaa inaa nala soo wadaagto oo waliba kaamirada aa usoo dhawedo maadaama ladhahay dabiin farwaawena wax loogu qoraa
@mohammedabdimohammud1006
@mohammedabdimohammud1006 Год назад
Qaab practical ah soo same bro
@khadaribrahin4931
@khadaribrahin4931 3 месяца назад
mansha allah wll waxad doonaya inan barto ee wll sidee uu bartaa ila wada xogta wll
@IfrahAli-km1wh
@IfrahAli-km1wh 2 месяца назад
Wll isheeg sideen u samayn karaa
@Maryan-y1k
@Maryan-y1k Месяц назад
M a mhdsmd sxp waan fahmy sxp pls qaapka losameenayo wepsit ka oo acconka loga xiriyo vedio kasoo kasamey pls mhdsnd sxp
@FATHEROFLOVE-mh3vv
@FATHEROFLOVE-mh3vv Год назад
Sidee loo so galiya wepsiteka
@abdiladifahmed8176
@abdiladifahmed8176 Год назад
Si aad noga caawisid shqadaas xagen kaa lasooxidhiidhnaa sxb adigoo mahadsan
@zaakiyare6060
@zaakiyare6060 Год назад
Soo gale asio kooban sxb tanks
@joseph9396
@joseph9396 5 месяцев назад
Waa xaaraan
@abdiladifahmed8176
@abdiladifahmed8176 Год назад
Waa shaqo fcn lkn dhalinyarada si ay ku bilaabaan wax sii fahan siiya loobahan tahy
@abdiladifahmed8176
@abdiladifahmed8176 Год назад
Sxb wax fcn baad nala wadaagtay inta harsan video kasoosamee adigoo mahadsan
@jilbagabtv
@jilbagabtv Год назад
From TikTok
@monasarabdi7952
@monasarabdi7952 Год назад
Saxiib 10k aniga kasameeyay dropshiping
@abdalle7191
@abdalle7191 Год назад
Oo Somalia adoo joogaa 😲 mise qurbaad joogtaa
@monasarabdi7952
@monasarabdi7952 Год назад
@@abdalle7191 Qurbe wllo
@abdalle7191
@abdalle7191 Год назад
@@monasarabdi7952 waan filaaye saxiib inaad qurbo joogto ani dalkan jooga isku dayo bdn sameeyay balse si kasto waa suurta galin waaye ilaah hakuu barakeeyo ganacsigaga saxiib
@monasarabdi7952
@monasarabdi7952 Год назад
@@abdalle7191 mahadsanid sxb dalka miyuu kugu shaqeen wayey sxb
@abdalle7191
@abdalle7191 Год назад
@@monasarabdi7952 haa nio online business kasta caqabada ugu horeeyso iiga timaado waawdalkan joogo
@sahrocabdi9406
@sahrocabdi9406 Год назад
Wll waxaan u baahanay inaan wax badan ka Barto fadlan noo soo kordhi
@theprince4672
@theprince4672 Год назад
Sxb halke kala so xiriraa
@ZAKIIDIRIS1
@ZAKIIDIRIS1 Год назад
Waanu ubaahanahay bro
@REALMARWAAN
@REALMARWAAN Год назад
Inla fahmo waye ma oho
@Gamadid
@Gamadid Год назад
Habka Loodhiso Blogging Website Lacagna Looga Sameeyo: IIBSO Koorsadan oo Kuguleyso Website: sheerxirfad.com/courses/build-website-with-wix-and-monetize-with-google-adsense/
@IfrahAli-km1wh
@IfrahAli-km1wh 2 месяца назад
Ok
@haniahmed3473
@haniahmed3473 Год назад
Wllo sida loo sameyo iyo sida leyskugu xero inla wadag
@cabdiraxmaanshaafi8467
@cabdiraxmaanshaafi8467 Год назад
Wll anigo somalia joogo mai surta galeysa
@ayaalehahmedcumar4070
@ayaalehahmedcumar4070 4 месяца назад
dilaalka online ka ah baa loo yaqaan somali ahan
@khadarwacdi2515
@khadarwacdi2515 Год назад
Soo same xaxib
@workout_now
@workout_now Год назад
wll mcn nosoo samey waan ubaahan nhy 😊 waan kaa sugeynaa i.a
@mohaa1645
@mohaa1645 Год назад
Sxbow horey ayaan website worpress oo domain leh ayaan u lahaa marka see suuqaaan uga faaiddeysan karaaa
@jabiibaa8188
@jabiibaa8188 Год назад
Please aad ayaan udanaynayaa🎉
@SingleDawle-sl9lo
@SingleDawle-sl9lo Год назад
Wllo ifahan sii sida la iskugu xiidho
@ASLAM-e6q
@ASLAM-e6q Год назад
Prt2 bro
@zubeyrmohamed5514
@zubeyrmohamed5514 Год назад
asc walal inoo soo duub qaabka loo sameeyo dropshipping
@laqanyo.recaps
@laqanyo.recaps Год назад
Zxpoow maad icaawisid aniga
@abshirmohamet5681
@abshirmohamet5681 Год назад
Allahaku baarigo
@eng.mohamudmohamedjama595
@eng.mohamudmohamedjama595 Год назад
walal iyadoo dhamaystiran muqal kaso samee
@__shacbaan
@__shacbaan 2 месяца назад
Haaa
@zaidadam5916
@zaidadam5916 Год назад
Kaso samee abow qof faseexad badan aya tahay
@mohamettsamadon3987
@mohamettsamadon3987 Год назад
Full video kaso sameeh
@elmoon412
@elmoon412 Год назад
Wll plz pratical kasoo samee
@mohamedtahir6
@mohamedtahir6 Год назад
muqal kale kaso same wll
@CALIMohamuud-z8l
@CALIMohamuud-z8l 8 месяцев назад
Sxb mopel mlgu is ticmaali kraa nh
@SacuudSacid
@SacuudSacid Год назад
course noo soo samee
@REALMARWAAN
@REALMARWAAN Год назад
Video kasoo samee
@somaliacadamy4306
@somaliacadamy4306 Год назад
Wll noo samee diyar ayan nahay
@somaliacadamy4306
@somaliacadamy4306 Год назад
Wll course mad noga diyarisi
@mohamahad6308
@mohamahad6308 Год назад
Noo soo gudbi waa ku sugaynaa
@nuraldin2656
@nuraldin2656 Год назад
Soo samee
@Qaabtur
@Qaabtur 5 месяцев назад
Quf somali jogo dropshipping maka sameyn kara lacag ?
@Dalmarry
@Dalmarry 3 месяца назад
Sxb ma bilowday
@Qaabtur
@Qaabtur 3 месяца назад
​@@Dalmarrymay
@YusufM.x
@YusufM.x 2 месяца назад
🎉
@CabdikhadarXasan-be1po
@CabdikhadarXasan-be1po 9 месяцев назад
@ahmedtoosane6141
@ahmedtoosane6141 Год назад
NUBAEAKII NOSO RACI SAXIIB
@xamseckarinbiixi4039
@xamseckarinbiixi4039 Год назад
NIO BAL KA SOO SAMEEY
@ruquyayuusuf4971
@ruquyayuusuf4971 Год назад
Xaraan cune ha noqon wll, Dropshipping waa xaraan saxiib , inta aad ganacsi bilaabin is waydiin xaraan iyo xalaal ?
@hooyomuuminogabadheda
@hooyomuuminogabadheda Год назад
Sidee ayu xaaran ku noqday
@qabdulkadir8505
@qabdulkadir8505 4 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 seef la bood been badanaaa. Hadaa fahmi weysay umada lugaha ha ku dhagin xaasid baa teheee.
@Famousk44
@Famousk44 Год назад
Ustaad markaan website samaysto Google adsense ooma baahni miyaa
@cabdirashiidahmed3750
@cabdirashiidahmed3750 Год назад
Waad u baahantahay sxb
@NimcamaxamedFaarax
@NimcamaxamedFaarax 3 месяца назад
Tt❤
@khadardahir7492
@khadardahir7492 Год назад
adigo paratical sameenaya soo same taliye
@mohamett.abdi.apdullhi
@mohamett.abdi.apdullhi Год назад
😢
@CabdikhadarXasan-be1po
@CabdikhadarXasan-be1po 9 месяцев назад
Далее
I Built a SECRET Lamborghini Dealership!
33:02
Просмотров 10 млн
МАЛОЙ ГАИШНИК
00:35
Просмотров 556 тыс.
Shaqo Aad Maalintii $ Ka Sameyn Kartid.
7:56
Просмотров 266 тыс.
Waatan Sida Print On Demand Esty Loogu Sameeyo.
17:40
Sdiee Loo Bartaa Shopify Complete Course
12:53
Просмотров 12 тыс.
GANACSIGA DROPSHIPPING QAABKA UU SHAQEEYO
14:00
Просмотров 31 тыс.
Sidee Forex Lacag looga sameeyaa? | Meehaal Podcast
38:27
2 SHAQO: Sidee lacag looga sameeyaa Internet-ka?
11:50
I Built a SECRET Lamborghini Dealership!
33:02
Просмотров 10 млн