Тёмный

ducadii ugu saameynta badnayd ee sixirka [[dhagayso ] 

Somali Ruqyah Tv
Подписаться 250 тыс.
Просмотров 49 тыс.
50% 1

www.somaliruqyah.com

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 117   
@sheikhcaydaruus
@sheikhcaydaruus 6 месяцев назад
Waakanaa website ka somaliruqyah ee nasoo booqo walal Www.somaliruqyah.com
@Seynabcadey-t1t
@Seynabcadey-t1t 6 месяцев назад
Sheikh iso ducay 10 sano baa jilibka 🦵 layga haya shifo Quran Saar dhakhaatiir intaba wategey
@AbdirahmanMoha-fy6bd
@AbdirahmanMoha-fy6bd 6 месяцев назад
​@@Seynabcadey-t1tAllah hakucaafiyo walaashay
@shamsamohamed336
@shamsamohamed336 5 месяцев назад
Asc Sheikh ruqiyada guurka noso gali
@AffectionateDaisy-em6cz
@AffectionateDaisy-em6cz 6 месяцев назад
Dicii😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😊😊😊😊😊
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 6 месяцев назад
Scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw ❤❤❤❤❤
@mustaqbalchannel7589
@mustaqbalchannel7589 6 месяцев назад
Ilaaheyow aduun iyo akhiro ku astar danbigaga iyo kan waalidkaa allaha dhaafo sowjadada iyo caruurtada allaha kuu barakeeyo albaabada janada allah kuu furo wlh adoon wax quraan saara oo kaaa dacdsan ma arkin
@sheikhcaydaruus
@sheikhcaydaruus 6 месяцев назад
❤❤ waad mahadsantahay wll
@samiiradaahirxassan
@samiiradaahirxassan 6 месяцев назад
Sax mashalh sheeq caydaruus qurankisa isbadal bu leyahy mashalh markan wlhi dhagesto kurbada walwalka maseerka caririka wanka ficnada xata markan xajigega is dagalno oo an dhageysto wlhi wan qabooba ilhow cimrikisa dheerey
@Cabdiqani-d9y
@Cabdiqani-d9y 5 месяцев назад
​masha allah
@LeylaMohamed-u9v
@LeylaMohamed-u9v 5 месяцев назад
@@sheikhcaydaruusjazakaAllah ustadh qof dacad waye shikhan Allah hifdiyo adun iyo akhira
@Maryamaadanaxmed
@Maryamaadanaxmed 3 месяца назад
W 😅😊😊🎉😢😅😅🎉😢😮
@rahmamahmoud8345
@rahmamahmoud8345 6 месяцев назад
Sheikh runtii waxan kugu abal gudo garan mayo lkn waan ku duceya markasta adiga sabob u aha inaan sixirka igu Jira ogado inaan Ka caafimada ilahay Ka sako adiga sobob u aha waligay isman odhan wad Ka cafimadi lkn wlhi maanta sixir iyo xasad jidhkag kumu hadhi alxamdulilah ilahay abalkag jano ha Ka dhigo
@iskufilanfarah3842
@iskufilanfarah3842 6 месяцев назад
See iskaga cilaajisay wll ado raaliy Mano sheegikartaa
@sheikhcaydaruus
@sheikhcaydaruus 6 месяцев назад
Allahuma amiin walashay
@hodanabdi8057
@hodanabdi8057 6 месяцев назад
Abyo noo sheeg maxaad sameysay plz
@Amiraqurux796
@Amiraqurux796 6 месяцев назад
Abaayo plz noosheeg waxaad samaysay sixir baan la dhibanahay mudo 5 sano ah xalad xun baan ku jiraa hadad aan qoraalka ku soo qoray 😭😭
@Amiraqurux796
@Amiraqurux796 6 месяцев назад
@@sheikhcaydaruussheekh Adiga xagee lagala soo xidhiidha?
@Xanaanmaxamedaxmed
@Xanaanmaxamedaxmed 6 месяцев назад
Shiiq caydaruus, illaahay haku xafido,iinshaa,allaah, waa, habeenramadaane,illaahay,haku,xafido,inshaa, allaah
@sheikhcaydaruus
@sheikhcaydaruus 6 месяцев назад
Allahuma amiin wll
@QaaliAhmed-m5o
@QaaliAhmed-m5o Месяц назад
scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@Jawahirsheeq2
@Jawahirsheeq2 4 месяца назад
Allahumma aamiin yarabbi 🤲
@najmomire3836
@najmomire3836 5 месяцев назад
Sheeq Allha ku barakeeyo waxaa dareemay cabsi bdn madax xanuun sa'id eh
@Aminaalmohamed3105
@Aminaalmohamed3105 6 месяцев назад
Asc sheik ducaada iyo ruqiyaada wey i kartaa xagee laga xariiri sheeken waan rabaa qofi og haisoo sheeg plz
@SacdiyoMohammad-sz5jn
@SacdiyoMohammad-sz5jn 5 месяцев назад
Sheikh ma rabta
@rahma8999
@rahma8999 4 месяца назад
Mashallah mashallah bless you sheikh 🥰🥰♥️🤲
@zuunaarimohamoud615
@zuunaarimohamoud615 5 месяцев назад
Sheikh caudaruus allh hku barakeeyo ajarna haka siiyo, aadban uxanunsanaa anoon dhamaysan baan caafimaad dareemay alhamdulilaah
@HodonAHMED-c5f
@HodonAHMED-c5f 5 месяцев назад
NAQASKUNA WUU IQABtay
@nasranurissack9218
@nasranurissack9218 6 месяцев назад
Alah kubareeyo shekh caydurus ilahey ha ka ajirsiiyo isda udhagesanin waaan kucafimadnay anagaba shehk noqorabna allah kuxifdiyo ablkaga jano allah kadhigo waxan kacudsana xasdka nafta dhibo oo aan laga shaqesan karin ganacasiga iyo guriga nosodub rabi hakaralinoqode marka saliga nabiga scw badiyo naqas igu dhaca iyo labta barar iyo gaduud baxtin am nabr iga sobaxay tanakale salidadi anigoo hurdo lanan iscamaly hada alxmdulilah waaan kuficnaday jizakallah sheekh ❤❤
@samiiradaahirxassan
@samiiradaahirxassan 6 месяцев назад
Adunyo dhan wan ka niyad jabay sixir iyo sheyadin nafta la ika qaday sidan isku cilajinayey wan dalay malin kasto la iso cusbonesiya gurigega wuu dumi rabaa nolo dhan wan nacay sonkor iku dhacday san ufagarayey dhimasha idhanto noloshan
@Zara-San
@Zara-San 6 месяцев назад
Marnaba ha ka quusan Allah naxariistiisa insha Allah waad guleysan Tawakul cala Allah
@sheikhcaydaruus
@sheikhcaydaruus 6 месяцев назад
لا إله الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين 1000kun jeer ka aqriso wll
@samiiradaahirxassan
@samiiradaahirxassan 6 месяцев назад
@@sheikhcaydaruus hye wll inshalh iso ducey
@samiiradaahirxassan
@samiiradaahirxassan 6 месяцев назад
@@Zara-San mahad sanid wll
@AnnoyedBasketball-ef3mf
@AnnoyedBasketball-ef3mf 4 месяца назад
Allah ku caafiyo aamiin yaarbii
@Newgeneration12009
@Newgeneration12009 6 месяцев назад
Matas ba i qabtay wana wareraay naqaska wa igu yara dhagay calosha dhan Way i rogantay😢 Shaki badan ba qaba inkasto aminsaneyn inu qof wax iga qadi karo .. Qof ba igu tiri banbaso jogta Wan ku so sixraay adiga iyo ilmahada iyo odeyga runti aniga adkarta ad u qarista lakin calamado badan Ban isku arkay Sheikh ? Maxa igula talin laheyd waxana jira dalka dibadisa?
@HodonAHMED-c5f
@HodonAHMED-c5f 5 месяцев назад
Asc shekh ilahay hakaasiiyo ajar danbigagna Alaha dhaafo Ruqiyoyinka Noso badi tan markaan dhageesta matag ayaa iqabta
@HodonAHMED-c5f
@HodonAHMED-c5f 5 месяцев назад
Naqas kaa iqabtay shekh
@AbdixakinAhmed
@AbdixakinAhmed 6 месяцев назад
Sheqow ruwiyadan markaan dhageysatay matak ayan kakacay waxaana iga yimid xab cagaar ah maxa sameyaa
@hanaahaji7982
@hanaahaji7982 3 месяца назад
Asc Sheikh Aniga marka an ruqiyada iyo quranka dhageysto jirka o dhan quransho ama dhuro ayaa iga cuneyso Jir cun Cun oo said ah ayan deramaa taaas maxaa waye
@Haniqali-z9i
@Haniqali-z9i 3 месяца назад
Shikh waxan kuriyoday duco aad ishegtay markan aqristay kun jer malin kii waliba hal habayn ban aqriyay naag an kashakisanaa oo rabta inay ixirxirto oo an kabaxsanayo kadibna igadaba timid markasa inta geed lagu xir xiro baa sida loo garacayo dhig laga kenaya😂caloosheda say uwayntahay hada aragto
@UmuYusra-h7h
@UmuYusra-h7h Месяц назад
Ilahow her kusi
@HamdiAbdale-o1p
@HamdiAbdale-o1p 6 месяцев назад
Aamiin yarabii aleehaku barakeyo kshikh
@queengaraadqueen6907
@queengaraadqueen6907 6 месяцев назад
تعطيل الزواج asckm sheekh cayduruua noso geli please 😢😢
@XabiiboMaxamed-h7t
@XabiiboMaxamed-h7t 17 дней назад
Masha allah
@amiiraali9491
@amiiraali9491 6 месяцев назад
Website ka wanso arkay inaba caadi mahan😍ayadaha dhamaan ku jira say ukala baxsanyihin ban la dhacay masha allah ebbe gacanta iyo maskaxdaba haku barakeeyo sheikh caydruus🤲🏻♥️
@sheikhcaydaruus
@sheikhcaydaruus 6 месяцев назад
Allahuma amiin walashay
@SacdiyoMohammad-sz5jn
@SacdiyoMohammad-sz5jn 5 месяцев назад
​@sheikhcaydaruus sheikh xafidullh Alle Haku Danbi dhafo waxan chanlkada kuxiranhy mudo 5 sano🎉
@AmmyNaas
@AmmyNaas 6 месяцев назад
Ruqiya cajiska iyo walwalka noso same shekhana❤
@MustafeAhmed474
@MustafeAhmed474 6 месяцев назад
ASC walla waxan donaya balan barka laah
@samiiranuh1593
@samiiranuh1593 4 месяца назад
Sh alle haku barakeeyo hooyada uurka leh ma dhagaysan kartaa
@MariaXasan-t3w
@MariaXasan-t3w 6 месяцев назад
Shekha dhunta ba la iga qabta marka maqlo waxas
@deeqoxasandeeqodagan2715
@deeqoxasandeeqodagan2715 5 месяцев назад
Kula mid ban ahay marka tahlil cabo dhuunta aya wax iso istagayan ilaa io malmo
@IqraAbdulahi-dv1tl
@IqraAbdulahi-dv1tl 6 месяцев назад
Alle haku barakeeyo inbadan
@sacdiyoismacilmaxamed
@sacdiyoismacilmaxamed 4 месяца назад
Sheikh caydaruus allaha ku barakeeyo.
@indianamohamedsheikh7923
@indianamohamedsheikh7923 6 месяцев назад
‏جزاك الله خير يا شيخ
@ridwancaynaan4323
@ridwancaynaan4323 6 месяцев назад
Asc sheekha wajiga iyo idhaha i bararay lk matag iyo wax kale iskuma arag, DARUURI BAN U AHEE INSHA ALLAH IGA SOO JAWAB
@Hanihusseinshatho
@Hanihusseinshatho 5 месяцев назад
Sheikhow muqadisho xarun mad ku le adahay
@faakiha3225
@faakiha3225 6 месяцев назад
Anigu cidhiibn dareemy waxaan is idhi dadka guriga joga u qayli hadana biyan cby wan is adkeeyey
@AyanSamirali
@AyanSamirali 6 месяцев назад
Sheik waxa no so dobta xirsika jin ka cashaq u dhigtey ilmagaleynka
@runningnone6507
@runningnone6507 6 месяцев назад
Shiqow quranki ad ka bixisay Facebook oo lefka ku qarna RU-vid bo so dhiq
@hanaomar2315
@hanaomar2315 6 месяцев назад
Sheikh ruqiyadii uqtuluuhom (dila) faaido badan baan ka arkay, ee mid iyadoo kale ah soo duub sheikh
@Quenifraah
@Quenifraah 6 месяцев назад
Ayaan ayaa dhageysty waan waalan tagay waaiskadayy😢😢
@hodanabdirashiid506
@hodanabdirashiid506 6 месяцев назад
@@Quenifraahmxaa kuqoran abyo
@sheikhcaydaruus
@sheikhcaydaruus 6 месяцев назад
Hye wll
@hafsohayaat6531
@hafsohayaat6531 6 месяцев назад
Ciwaankiisa isheeg plz abaayo ma aragee
@hanaomar2315
@hanaomar2315 6 месяцев назад
@@hafsohayaat6531 yutubka markaad somali ruqiya gasho video yada ka fiiri
@nuroabdalla8884
@nuroabdalla8884 6 месяцев назад
Asc sheikh caydruus amiin ducada waxaan dareemay hamaahsi badan iyo hurdo ilaahy haku hafido
@Niciima-xw9xj
@Niciima-xw9xj 6 месяцев назад
Shikh cay daruus ruqiyada sixirka hadan maqlo lalaba iqabata iyo hamaansiy
@XayadAhmed-p2e
@XayadAhmed-p2e 6 месяцев назад
Sheekh ruqiyada somali ku dar plz
@aminaaliahmed9650
@aminaaliahmed9650 2 месяца назад
Allahuma amin ya rabi ❤
@SacdiyoMohammad-sz5jn
@SacdiyoMohammad-sz5jn 5 месяцев назад
Shekh xagee kahelaaa kutubta😢
@farahhussein7024
@farahhussein7024 6 месяцев назад
Sheikh caysurus nairobi ma imadaa
@AxmedLegend611
@AxmedLegend611 3 месяца назад
Allahuma Aamiin
@kiikiimani
@kiikiimani 6 месяцев назад
Wll ruqyaha isha xasidka raga jeclka soo samey ishas oo xaaska la qabo jeclatay
@Abokaramin
@Abokaramin 5 месяцев назад
Alahuma amin ya alahaa jasaka lah qer
@CadeCali-ik2of
@CadeCali-ik2of 5 месяцев назад
Sixirka❤
@NasraNuux-nf6qq
@NasraNuux-nf6qq 6 месяцев назад
Alla san kuu sugayey sheekh allah hku xifdiyo❤
@samiiramohamed6331
@samiiramohamed6331 6 месяцев назад
Asc buugu hargaysa ma yaala
@moussaomar1627
@moussaomar1627 5 месяцев назад
Masha allha
@SuleswedenSwedensule
@SuleswedenSwedensule 3 месяца назад
Shekh aydarus thanks .
@samiiramohamed6331
@samiiramohamed6331 6 месяцев назад
Sheekh hargays ma yaala
@ahmedosman701
@ahmedosman701 6 месяцев назад
Masha allhaa ❤❤❤Jazka Allhu khayr 🤲🤲🤲🤲
@hodanyussuf7915
@hodanyussuf7915 6 месяцев назад
Jazaka Allah khery Sheekh ilaahay haku barakeeyo
@djoharamahadi8976
@djoharamahadi8976 6 месяцев назад
Asc Amiin ya Rabi
@djoharamahadi8976
@djoharamahadi8976 6 месяцев назад
Asc jisacalakeir
@umukayf3684
@umukayf3684 6 месяцев назад
Sheikh allHa ku xafido in badan
@raxmasalax4714
@raxmasalax4714 6 месяцев назад
Asc❤
@raxmasalax4714
@raxmasalax4714 6 месяцев назад
Wsc❤
@nasronalkalovehooyo9521
@nasronalkalovehooyo9521 6 месяцев назад
Thanks sheikh Jazaaka laaah qayr 🙏🏻
@IsmailAbdikadir-lz2xx
@IsmailAbdikadir-lz2xx 5 месяцев назад
❤❤😂😂❤😂❤
@sacdiyo9693
@sacdiyo9693 6 месяцев назад
Mahadsanid allah ku xifdiyo
@malyounmahad1249
@malyounmahad1249 6 месяцев назад
اللهم يارب امين 😭😭🤲🏻☝🏻يالله
@fartundahir3802
@fartundahir3802 6 месяцев назад
Masha Allaah
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 6 месяцев назад
Masha allah
@fartundahir3802
@fartundahir3802 6 месяцев назад
Amin yaa rabi insha Allaah
@fatumoaden1417
@fatumoaden1417 6 месяцев назад
Asc shiqow
@IqraAbdulahi-dv1tl
@IqraAbdulahi-dv1tl 6 месяцев назад
Aamiin aamin aamin
@malyounmahad1249
@malyounmahad1249 6 месяцев назад
عظم الله اجرك
@fartundahir3802
@fartundahir3802 6 месяцев назад
Shukran
@IqraAbdulahi-dv1tl
@IqraAbdulahi-dv1tl 6 месяцев назад
Mash alh alh
@ayanissack9742
@ayanissack9742 6 месяцев назад
Wcs warahma
@hanaomar2315
@hanaomar2315 6 месяцев назад
Jazak Allah khayr
@rahmoaden76
@rahmoaden76 6 месяцев назад
JazakaAllah kher
@maxamedcabdisiyaad
@maxamedcabdisiyaad 6 месяцев назад
❤😊
@Abdirashid-jb5el
@Abdirashid-jb5el 5 месяцев назад
Amiin Yaa Rabbi
@nimoadam3508
@nimoadam3508 6 месяцев назад
Aamiin aamiin yaa Allah Thank you brother masha Allah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🥰🥰🥰🥰🥰
@zaafibashir651
@zaafibashir651 6 месяцев назад
😢
@samiiracraxmaan
@samiiracraxmaan 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤
@LuulCabduqaadir-j9o
@LuulCabduqaadir-j9o 6 месяцев назад
Далее
Почему?
00:22
Просмотров 196 тыс.
Почему?
00:22
Просмотров 196 тыс.