Тёмный

DUCAYSANE WIILKAY; Xasan Aadan Samatar iyo Waaberi 

AWOOWE MEDIA PRODUCTION
Подписаться 36 тыс.
Просмотров 4,2 млн
50% 1

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 828   
@husseinkh3644
@husseinkh3644 7 месяцев назад
Kaalay anaga maxaa nagu soo aadiyay waqti somalidi xigmada lahayd dhamaad sii yihiin what a great song with meaning full massage and prayers
@seidabdi751
@seidabdi751 20 дней назад
AAMIIN
@hawaali5313
@hawaali5313 2 года назад
Walaahi heestaan aniga waxay ii leedahay xusuus gaar ah maalinti xasan nooga qaaday xerada xalane oo naloogu sooxiray tababarkii milatariga ee gurmadka markii aan ka Soo baxaya dugsiga dare xamar oo dhaw lambar 4 iyo dugsiga hoose dhaxe banaadir barisamaat maanashallah xasan thank you 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
@abdirahmanissack3503
@abdirahmanissack3503 2 года назад
Hawa hada xge jogta
@hawaali5313
@hawaali5313 2 года назад
@@abdirahmanissack3503 Asc hada waxan ahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇿🇦🇿🇦🇿🇦 ma garan karataa wadanaka calabkaas leh
@abdirahmanissack3503
@abdirahmanissack3503 2 года назад
@@hawaali5313 Haa wll South Africa
@hawaali5313
@hawaali5313 2 года назад
@@abdirahmanissack3503 mahadasanid dadkeeni ayaan halkaas uga noolahay iyo jeceelka aan u qabo isamalaha waxa kasata waa awooda alle ee ilaahay nabad waarata ha noo siiyo dalkeena iyo dadkeena daacada ayaan adakeeyanayaa inshallahu amiin yaa rabi 🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ❤️ nabad iyo xasilooni
@aliabdalla1623
@aliabdalla1623 Год назад
Asc wallo ardaydii gurmadka lagu bilaabay miyaad kujirtay.
@maymunosman9386
@maymunosman9386 4 года назад
Hooyadey mcn ayaa jcl heestan mar walbo wey ii qaadaa wxee i dhahdaa ha noqon doqon kibr ku faanta boqordydii saad igu soo dadashy maaha mid aan gudi kro hooyo mcn darajo yaryareysi malha❤❤❤🙏
@maymunosman9386
@maymunosman9386 4 года назад
Alle addun iyo aaqro wx ku dhibo kuma tuso ❤amarkgna wn qaaty ilaa hda wn wadaa da,daalka❤❤
@yaasiinjimcalexasan4291
@yaasiinjimcalexasan4291 2 года назад
Waa runtaa wlshy
@maahirali6434
@maahirali6434 Год назад
@@maymunosman9386 love u abayo mcn 😥😥
@abdukadirmohamud5152
@abdukadirmohamud5152 4 года назад
heestan waxan ka barte hoyadey oo na qaadi jirte ani iyo walalahey maxa yeele agoonimo ayey nagu korise ilaa ay jamacad anaga saarte anoo u yar hada master an dyriya 2019 ilahey hoyo jano ha siiyo
@soomaaliweyn215
@soomaaliweyn215 4 года назад
walaal salaad walba gadaasheed ducada ha ka ilaawin maanta ducadaa anfaceysa
@naimafarah8966
@naimafarah8966 4 года назад
Hooyo qaali ah. Waligaa madaxa dushiisa hakuu saarnaato. Waajibkeedi wey soo gudatay ee waa markaagi.
@axmedcabdullahi3097
@axmedcabdullahi3097 4 года назад
abdukadir Mohamud haday kuunooshahay walal saaid ugu dadaal inay nolol fiicn kunoolaato nolol iyo geerina ducada haka hilmaamin
@abdielmilibaan3970
@abdielmilibaan3970 4 года назад
Aamiin ilaahay hooyooyinka Janada ha galiyo aamiin
@elmiiyasiin3244
@elmiiyasiin3244 4 года назад
abdukadir Mohamud Hooyo qaaliya Illaahow waalidiinteen u naxariisto
@khadarfaarah1986
@khadarfaarah1986 3 года назад
Heestan anoo hooyaday ka maqli jiray ayaan maanta ka maqlo hees ma moodayn lkn RU-vid ka ku Qoray. Waa midho cajiiba wa Qirooday walhi Ale ha inoo daayo Hooyo iyo Aabo qofkii aan hysana Ilaahay ha u naxariisto
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 года назад
Sidetameyadi la qaday
@maxamedcabdilaahi7531
@maxamedcabdilaahi7531 3 года назад
Vbbbbbbbbbbbbbbbbbbvbbbb
@fartuuncismaan8128
@fartuuncismaan8128 3 года назад
Ll0lppllpp
@gaasmohamed5641
@gaasmohamed5641 3 года назад
1a1111
@Somfox1
@Somfox1 5 лет назад
Heestan Cajiibka ah waxa Curiyey Abwaankii heer Qaran ee Maxamuud Tukaale Cisman , isaga oo waliba lahaa heeso kale oo badan oo wadani ah , sida Alla weyn ninkii Amina awood leh iyo Somali hadaan nahay Sinji baanu leenahay ALLOW kuu naxariiso Abwaan Tukaale
@issehaile2698
@issehaile2698 5 лет назад
kadir josef abwaan soomaaliyeed. Fikrad iyo caqli ku cabiray nolasha wanaagsan iyo wadaniyadda. Allow ajar ka sii.
@Somfox1
@Somfox1 5 лет назад
@@issehaile2698 isse geesi adigana runta aad sheegtay allow ajir ka sii sii walaal
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 4 года назад
Aamiin walaal
@Somfox1
@Somfox1 2 года назад
@@issehaile2698 haa walee .. waa markii Somali ay afrika ugu horeysay xag waxbarasho , xag suugan iyo xaq dhaqanba .. Allow dhibta ka saar umadayada Somaliyed aamiin
@abdiaden883
@abdiaden883 3 года назад
Hees u iqadi jiray yaranteydi abahey xasus ma ilawayo mrnaba 😭😭Ilahayow inkasto abalkisa an gudi Karin abe kaliya an dunidan Ka heysto ki abalkisa guda abahey iga dhig o Hormar Ka garo Aqoontisa ilahayow sharata iga xijab Abe mcn cimri dheer iyo cafimad iyo abayasha o dhan miss you so much daddy❤️😭 I will come to you as soon as possible I.a
@mahdamuhumed8718
@mahdamuhumed8718 2 года назад
Amiin 😭😭🤦‍♀️
@hoodoaxmed8131
@hoodoaxmed8131 2 года назад
Aaaamin aaamin😰wlo
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 2 года назад
Insha allah iloohoow abahay iyo hoyaday cimri dheer iyo cibaado suuban iisiih iyo walalahay iisiih
@cabdijabaaraliisaaq3250
@cabdijabaaraliisaaq3250 Год назад
Aamin😭😭
@yahyemohamad2241
@yahyemohamad2241 7 месяцев назад
Waxaan ku noolahay Uganda hestaan walalkey ayaan ka maqlay lkn markaan dhageestoh waxaan soo xasuustay aaboh mcn oo ku nool dalkah Somalia 🇸🇴 aabe mcn cimri dheer iyoh caafimaad kuu rajeynaah ❤ ilaahow iga dhig mid naftiisah iyoh familkiisah wax uqabtoh inta iga danbeesoh plz aamiintah raaciyah ❤
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 4 года назад
Qofki asago qaran lehe dhashey heeskan radio muqadisho laga siideyna jirey ❤🇸🇴🙏my Allah make great somali again new generation give them same chance we did
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 года назад
Everting laso sari.jiray tv qaranka
@cnaasirismaciilsheekh8265
@cnaasirismaciilsheekh8265 2 года назад
@@farhiaiamail605 Ryd
@sahracabdulle7080
@sahracabdulle7080 2 года назад
Ardaydii loo qaaday ee gurmadka qaranka dufcadii labad Baan ahaay xusuus igu qaaliya
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 года назад
Hees Xikmad iyo Duco ku dheehan tahay😍Cajiib marku leeyahay "Aabe duca kuu hibeeyey".
@khaireddinrawah6439
@khaireddinrawah6439 3 года назад
منننتنهنتتتت
@adanjama7617
@adanjama7617 3 года назад
abwaan tukaale ayaa lahaa allah unaxariiisto wuxuu utiriyey wiil uu dhalay waa xigmad abwaan dal jeclaa
@najibhassan7018
@najibhassan7018 Год назад
Hees runti aad iitabatay meeqo aabe ayaa ladaaladhaceysa see ukoriyan ilmahoda oo kheerkod ugu sareyan ilahey abayashena ha inoo xafido somaliyed amin 😢
@abdikarimmohamedabdi7901
@abdikarimmohamedabdi7901 2 года назад
Heestaan Waxaa Alifay Abwaankii Waynaa Awoowahay Abwaan Tukaale Allah Yarxam Awoowe, Waxuu Heesta U qaaday Wiiliisa Osman Dukaalle oo isna Dhintay 2020 Jigjiga.
@abdisalamelmi55
@abdisalamelmi55 2 года назад
Asc xasuuuus waxa loo sameeyey cautious mohamud dukaale Osman oo aan isku galaas ahayn dugsiga dare ee Shiloh Hassan barsame 84 88
@mateulahoz9396
@mateulahoz9396 2 года назад
Marunba mise waad iskdhahysa haday run tahy awowga abwaan buuu kubananaaa
@abdirizackabdullahi641
@abdirizackabdullahi641 Год назад
Heestaan waxaa iska lahaa Abwaan Mohamed shareeco Allah ya rahmah waxaana loo qaadey Abdi Mohamed Shareeco oo manta ku nool degmada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo Tariikhda lagama been sheego walaal
@CarabShiikh
@CarabShiikh Год назад
@@abdirizackabdullahi641 ha izka hadlin sxb hestan waa layaqaanaye waxaa lagu sagoontin jiray askarta loqaadayo tababarka waxaana wilkiisa kula dardaarmay iyo inta la dadaaba aun tukaale cismaan aun shareeco sugaan badan buu leyahay boobna waxba kuma falaya uuye
@abdikadirsubow8978
@abdikadirsubow8978 Год назад
​@@abdirizackabdullahi6410😊0😊
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 10 месяцев назад
Qeyrkay wuxu Duunyo Yeeshay Asaagey Daaro Jeexday Adigaan Kugu Daalay Aabe😭😭
@bootaandiiriye1184
@bootaandiiriye1184 9 месяцев назад
😢😢😢
@jabarti252qodhob2
@jabarti252qodhob2 Год назад
2023 baan dhageysanayaa waa labo waqti aan isku dhaweyn😢 waa heees wadaniyada io dal jaceylka ka hadleysa🥺 ilaahay hana tuso markale dowlad soomaaliyeed oo awoood badan oo lagu nasto🤲🤲❤️
@cabdidaahir8176
@cabdidaahir8176 Год назад
.
@FarxiyoCabdi-zj7fc
@FarxiyoCabdi-zj7fc 11 месяцев назад
I.a weysoo lawanee😢
@MohamedAbdi-hu7ej
@MohamedAbdi-hu7ej 8 месяцев назад
Allahuma Amiin Amiin Amiin Ya Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️Insha Allah
@husseinseid
@husseinseid 9 месяцев назад
Absolutely this made me crzy. Our parents were felt emotionally and morally to raise us. My allah bless them. Somali national song. Oh its my first time to watch. Motivation, blessing, and wise song.
@abdirahmanisack9425
@abdirahmanisack9425 8 месяцев назад
Aabahay Isaxaq Hussen Jama Allaha Cimrikaga Ha dheereyo Ayaa inoo shegay inuu heestan noo qaadi Jirey Asaga Askari ah. 17/1/2024 22:18 Haben Arbaco so galeyso Ayan bananka ku wada dhageysaneynaaa Aniga iyo Aabe Mcn One love ❤
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 года назад
Rajay Hooyo La'aan Baan ahay Oo Hooyadii Geeriyooday Allaah U Naxariiste 😥 Laakiin Aabbo Mcn Baa Ii Nool Oo Dhurwaayada Wallaha Ila Ah ika Dhiciyo Diidayna In Ay Nolosha Iku Ciilaan Intuu Noolyahay Abbe Allaah Cimri Dheer Iyo Cibaado Suuban Ku Siiyo Aabbo Mcne Aduunyo iyo Aakhiro Allaah Ku Xafido ❤🙏🤲
@abdifarahsomali3007
@abdifarahsomali3007 4 года назад
Hees dhaba Umalyn maayo in hesstaan cml wakhtigaan Cidi Alifi Karto Waa Dhaxal somaliyeed Heestaan ❤️🙏
@FarxiyoCabdi-zj7fc
@FarxiyoCabdi-zj7fc 11 месяцев назад
Wlee waa sax waqti dadkii hora qaaty😢
@mohamedadem4731
@mohamedadem4731 9 месяцев назад
Abwaan xasan ganeey ayaa lahaa erayada
@AnfacXalane
@AnfacXalane 10 месяцев назад
Insha allaha wiilkayga mustaqbalka udari donoona 😢😢😢 hadu ale ido😭😭😭😭
@feysalxasan7900
@feysalxasan7900 10 месяцев назад
Ha udaarin fan kadhaaf 😢
@saciidfalakinho8161
@saciidfalakinho8161 2 года назад
Heestan hadaan maqlo ilinta iga imaado 😭😭😭xasuus abahey ii qaadi jiray 😭 maanta ifka majoogo 😭😭
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 2 года назад
Ilahay haunaxariisto wlal
@naimahussein3911
@naimahussein3911 11 месяцев назад
Allah u naxariisto dhamaan walideendeena iyo inta muslim oo dhimatay janno fardowso Allah keeyo 🤲🤲🤲
@Happy3DModel-nt8xe
@Happy3DModel-nt8xe 7 месяцев назад
Waa heesi hirgaley wxa ku luuqay naya fanaanki wayna ee xasan Aadan samatar cimri dheer
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 4 года назад
Aabbahay ilaahay ha janeeyee wuxuu kamid ahaa Ciidanka xooga dalka soomaaliyeed wuuna ka tirsanaa laga soo bilaabo 1976 ilaa 1985.
@bilehomar55
@bilehomar55 3 года назад
u
@saxansaxo5081
@saxansaxo5081 3 года назад
Allaha u naxariisto ya Allah
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 3 года назад
@@saxansaxo5081 Aaamiin abaayo dhamaanteen ilaahay ha inoo naxariistee wuuse nool yahay aabe.
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 года назад
Waberi o dhan aha cidanka qaranka somaliyed
@alimohamednor453
@alimohamednor453 3 года назад
Alle ha u naxriisto
@updirashidbishar1189
@updirashidbishar1189 Год назад
Alle unaxristo abbe ilaahayba iga jecladay dunida Kuma arkin Wan yeera wagii la dilayeyey hoygiisa jano allh ugu dhigo abbe lacan ana soo maray waxay tahay iyo hanunkeeda baba ♥️ hoyagaga jano allh haka dhigoo
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 10 месяцев назад
Abwaankii sameeyey maxamud tukaale please u so duceeya
@akn7640
@akn7640 2 года назад
I’ve recently discovered this song, and its amazing song. The lyrics hit me in way that i love my country and heritage even more. What an inspiring song.
@maxamuudebrahem7873
@maxamuudebrahem7873 2 года назад
Why
@mohameddoyow80
@mohameddoyow80 Год назад
​@@maxamuudebrahem7873 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤qqllla❤aa❤❤😊❤😊😊😊😊😊❤❤😊😊😊😊❤❤❤😊😊❤p😊aa😊a😊❤aa❤❤
@mohamedsmailhydar7102
@mohamedsmailhydar7102 Год назад
❤❤❤😊
@elmielimu1386
@elmielimu1386 3 года назад
2021....Danta Guud ayaa inoo balan ah...LEGEND SAMATAR❤
@geellegaaboow4959
@geellegaaboow4959 4 года назад
Waa ereyaddii AUN Abwaan tukaale iyo laxankii codkii alfanaan xasan aadan samatar sidaas ogaada soomaalida cusubeey
@hassanhirsi1844
@hassanhirsi1844 3 года назад
EREYADA WAXA ISKA LAHA CISMAN GACANLOW HA QALDIN
@CarabShiikh
@CarabShiikh Год назад
@@hassanhirsi1844 hhh jaahil burbur iyo mooryaanimo ku soo dhax koray
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 2 года назад
Hees dad dowlad leh ka tarjumaysa yaa allaah dowlad xoog leh oo caadil ah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏💪💪
@abdinurhassan4356
@abdinurhassan4356 4 года назад
Maxamuud Tukaale Cusmaan ayaa lahaa heesta Allaha ha u naxariistee - oo ree ,Jigjiga ahaa. Kuna geeriyooday Jigjiga 2003.
@farahosmaan961
@farahosmaan961 3 года назад
Zu
@mceeri7238
@mceeri7238 Год назад
AHUN Wuxuu Ahaa Ciidankii Xoogga Dalka Somaliya Abwaan Maxamud Tukaale cismaan
@AsmaraAli-r9t
@AsmaraAli-r9t Год назад
Alaha unaxariisto abwaanka wuxuuse lahaa ruwaawado badan , sida doob qalalanjadii gabey , hablayahow haddad...........iyo murtiba
@ahmedmedlucky2310
@ahmedmedlucky2310 5 месяцев назад
Maya shekhow Cali diiriye cali gaab ayaa lahaa allah yarxamo
@abdisataraddow452
@abdisataraddow452 4 месяца назад
Allahayow kuu naxariiso Abwaan M Tukaale & inta dhimatayba fanaaniinta
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 4 года назад
*2020 yaa dhagesnaya???*** *Duceysana wilkaygiyow* *anoo da’ayar baan ku dhalay,* *Dabadeed wxaan galay qoxotinimo* *Ano waligay dalshisheeye iyo dibadaha tagin* *Ayaan dartaa taxi 🚕 uwaday 😢😰😭* 🚕🚖🚕🚕 *Asagay wuxu dugsi sare barty* *Asagay wuxu jaamacad bartay* *Aaadaan kugu daalay abbe** * Allow abbe yaaaasheen dhamaaan inoo xifdi😢😭😰🥰🥰💋 Mxy nagu daaaleeeen Allow hooygooda Janna ka yeel
@baroakhlaaq1783
@baroakhlaaq1783 4 года назад
*Pro anigaa Kula DawanoY0 2020 ooyin ayadba iga Keeni Rabtay Salaan Sare*
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 4 года назад
Baro Akhlaaq mid lamid ah sxp qali
@awoowemedia6487
@awoowemedia6487 4 года назад
Asxaabtayda sharafta leh channel-kan aan hadda comment-ga ku bixinayo waa AWOOWE MEDIA kale oo cusub ee subiscribe ii saara, mahadsanidiin
@abdisalantahir8749
@abdisalantahir8749 4 года назад
Oohin ayaa igu istaagtay runtii dardaaran aabanimo oo ka qaalisan maan arag rabbi ha unaxariisto aabayaasheen inta noolna cimri dheer iyo caamid sareecan ah ayaan u rajaynayaa
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 4 года назад
Abdi salan Tahir Amin ugaas
@Afi_haryan
@Afi_haryan 2 года назад
Aabahay Axmed Xaaji islaam. 🥰🥰 Rabbi ha ku xafido cimri dheer ayaa caafimaadna haku siiyo. Amiin amiin amiin
@cabdicaliibnushabeell5475
@cabdicaliibnushabeell5475 4 года назад
Mashlla heestani waxay kujirtaa xasuusaha aabahay alla hadaayee wuxuu fadhiya safafka ugu horeeya ardeyda qalin jebinaysa xiligaa
@abuubakaralbaqdaadi6369
@abuubakaralbaqdaadi6369 3 года назад
Yaa daawanaayo 2020 inta daawaneyso like haila dhaafin✍✍✍✍ aabo dunida kuma noolo inta aabahooda dunida joogin like 😭😓😥😰😢
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 года назад
Jano alah geyo abahey
@HankaSare
@HankaSare 5 лет назад
Waxaan ka mid ahaa ardeydii Difaaca Qaranka 1985 ugu horeysay ee heestaan loo qaado, waa xasuus iyo waayo waayo... Ilaahoo dalkeenii nabad, midnimo iyo barwaaqo nooga dhig-
@AWOOWEMEDIA
@AWOOWEMEDIA 5 лет назад
HankaSare aamiin
@somalilanderjecelsomali6123
@somalilanderjecelsomali6123 5 лет назад
Allah kaama aqbalo midnimada aad sheegayso
@msomahy9087
@msomahy9087 5 лет назад
Somalilander Jecelsomali kkkkkkkkkkk alaha aqbalo oo natus mar kale rer waqooyi xamar ka dawarsanaayo ya rabi
@somalilanderjecelsomali6123
@somalilanderjecelsomali6123 5 лет назад
@@msomahy9087 hhhhhhh shalay bay ahayd markaad adigu dawarsanaysay reer somalilnd 2006 ma xasuusataa hadana luguma eryine waa lugu soo dhaweeyay Waligaa inaad sidaa qarax iyo dhimasho ugu jirto ayaa fiican
@msomahy9087
@msomahy9087 5 лет назад
Somalilander Jecelsomali kkkkk wan kula kaftamayay cade somali wanaag ayan u wada rajeyna insha allh 😹😹 waa kululaaty is qabooji ciyaar ay iga tahe
@hamsefarah7410
@hamsefarah7410 3 года назад
2021 Baan dhagaysanaya Caawa Waa Hees waddani ah oo qiimaha qofka qaranka u dagalamaya na baraysa 😢 Illaahay ha inoo xifdiyo dhamaantood
@asadibrahim9728
@asadibrahim9728 3 года назад
Aniga sidoo kale 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🥰🥰
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 лет назад
Dad Waa dadkii hore, Hadalna Waa intuu sheegay👍💙💙💙👈
@mohamedabdulkadir8031
@mohamedabdulkadir8031 3 года назад
Aduunkaan Aabahay ugu jecelahay Abdiqadir mohamud Dawaare Allah cimriga iyo caafimaad Kaba ha ubarakeeyo
@abdimudey5112
@abdimudey5112 7 месяцев назад
Waan ilmeeyay wiilka lala hadlaayo waxaba u qaatay wiilkii yaraa ee Taliye Suulnuug😢
@ahmedseehanwaa1443
@ahmedseehanwaa1443 3 года назад
waxa curiyey allaah ha unaxariistee abwaankii aan sugaantiisa iyo ruwaayadihiisa jeclaa abwaan maxamuud tukaale cismaan heestu waxay ahayd tilmaan iyo toosin dhalinta uu ku toosinayo in dalkooga ay u shaqeeyaan daacad a ahaadaan
@yusufsalad6316
@yusufsalad6316 2 года назад
2021 Yaa dageysanaYo heestaN😥😥😥
@husenmaalin381
@husenmaalin381 Год назад
Heeskan Ninkii 2023 ga iladaawanay love sare waa kagendry song Hassan aadan
@shucaybmohamed4117
@shucaybmohamed4117 4 года назад
Tolow yaa dhagaysanaya 2020?aduun waa aduun
@fahmoabdulle6126
@fahmoabdulle6126 3 года назад
Right now new ❤️❤️
@fahmoabdulle6126
@fahmoabdulle6126 3 года назад
And is 2021
@MohamedDeeq-ky6ep
@MohamedDeeq-ky6ep 8 часов назад
Hestan qisadeda iyo in nin askari ah wiilkisa uqaaday waxaiiga shekeeyay abeheey mcn, Allah kusharfo baba
@cqadircali5668
@cqadircali5668 5 лет назад
Waaka baxsaday❤❤❤allow waalidiinteen u naxariiso waa habeen jimco ahee
@macalinkaxisaabta3868
@macalinkaxisaabta3868 3 года назад
Waah waah erayadii maxamuud tukaale laxankii iyo codkii xasan aadan samatar iyo jiibtii xaliimo khalif magool, shamso cumar iyo binti cumar gacal
@harouni2820
@harouni2820 2 года назад
Mhd sanid.Wxn ka dhex raadinaayey faallooyinka Binti Cumer. Waayo?labada hablood ee kale wn gartey Alle HUN.Magool Iyo Shamsa.
@raagedirir9171
@raagedirir9171 3 года назад
heestan bishiiba marbaan ku turta walee waa hees ❤️❤️❤️❤️
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 9 месяцев назад
Heestan ninkii dhalinyarada ahaa 1980'kii ee jooga somalia ayay khusaysay anigaaba ka mid ahaa waayo 1984kii waxaan dhamaystay dugsigaygii sare. Waa Xusuus aan iga harayn.
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 Год назад
Al fanan xasan adan samatar waxay heesihisu sobaxan alleylka danbe cimriga alle haku dayo
@maskacadse3096
@maskacadse3096 2 месяца назад
Hestaan walahi meek bay iga tabaty 😢😢😢😢
@AhmedJubbi
@AhmedJubbi Месяц назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@BoykaDrip
@BoykaDrip 3 месяца назад
Who’s here 2024 ❤
@mukhtarbaaz5574
@mukhtarbaaz5574 3 года назад
17/2/2021 9:38pm ayaan daawanayaa aniga oo ku jira shaqadii qaranka jamhuuriyada somaliland macalinimo At maroodijex,sabawanag, bali kaliil heestan shidaal ayaan ka dhigtaa xiliyada uu jawiga tuuladu adkaado
@-H4mburger-
@-H4mburger- 3 года назад
Wan jeclahay Xassan Aadam Samatar iyo hobaladeena OO dhan, laakin hooyo ayaa koriso ilmaha haa aabaha fiican wuxuu huraa xoogiisa. Waxa naga dhumay waa hooyooyinka Soomaaliyeed marna mahelaan waxay muteesteen.
@mohamedahassan6923
@mohamedahassan6923 4 года назад
Jamaal Maxamuud Tukaale "Ducaysane" Alle ha u naxariistii wuxuu todobaadkan ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee deegaanka Somalida. Abwaanku wiil uu dhalay buu heesta u qaaday isagana Alle ha u naxariisto Abwaan Tukaale.
@cicfantastic6699
@cicfantastic6699 2 года назад
Wlhi waa lidiinteen anakoo wax barashada ka quusanay ay inagu dhahaan dadaal wax aan lagu rafaadin laguma dheefsadee ee ha raja dhigin wiilkayow illaahow inoo xafid labadeena waalid cimri dheer iyo cibaado suubaneh inoo sii.
@najiibcawaale4761
@najiibcawaale4761 Год назад
Aabbe Mohamed Abdilahi Mohmud Alle Cafimaad Iyo Cibaado Suuban Ku Nolow Baba❤
@manutdsomalifans5303
@manutdsomalifans5303 3 года назад
It reminds me of my father and the struggle he had to go through to raise me and my siblings 😥
@pieterhannekom7681
@pieterhannekom7681 2 года назад
sme here buddy
@salaxdegan8520
@salaxdegan8520 2 года назад
@@mustafehasan7747 rwru Etstuyrdudgvch
@isseabdirahman9920
@isseabdirahman9920 2 года назад
But u denied to show us his name and u prefer to be called man united fans
@hanadmeecaad403
@hanadmeecaad403 Год назад
We all same boat bro
@SacdiyoGacal-b6z
@SacdiyoGacal-b6z 11 месяцев назад
​@@salaxdegan8520😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊⁰
@abdiwahababdi1386
@abdiwahababdi1386 Год назад
Great man make the history of great somalia nation I love to listen this song always I salute u baba
@Qoojistan
@Qoojistan 3 года назад
Xasan aden samatar legend ❤❤ 24/3/2021
@eng-mohamedmohamudahmed8676
@eng-mohamedmohamudahmed8676 4 года назад
Waa hees cilmi ka buuxa Maamulka iyo maarenta si fiican uga hadlesa Cashir buuxa waaye heestaan dhanka nolasha iyo maamulka
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 3 года назад
School ka sare waxan bilabay 1984 markaasay soo baxday. Arday 15 May secondary school muqdisho ka soo baxday ayaa macalimiin no ahayd
@munasudi3392
@munasudi3392 6 месяцев назад
Ana fasallka afaraad ayaan joogay waan kusalaamay
@farhiasuleiman6896
@farhiasuleiman6896 3 месяца назад
Xasan Aaden Norway baan ku arkey. Waa nin Somali wadi ah. Asagu cunsiridu wuu necebyahay. Kuwa jareerta Somalideed iyo gibilcadka nacaan waa midabtakuurka somalia hoos u dhigay.
@mohanadsaid5980
@mohanadsaid5980 3 года назад
Heestan waxatiriyay maxamuud tukaale Allah haunaxariisto
@SamaaleMaxamed-mr1pk
@SamaaleMaxamed-mr1pk 5 месяцев назад
My allah make great republic of somalia again new generation give them same chance we did
@SamaaleMaxamed-mr1pk
@SamaaleMaxamed-mr1pk 4 месяца назад
Insha Allah
@kaderahassen5795
@kaderahassen5795 4 года назад
Illahay ha,umaxariisto ducaysane maanta ayuu jigjiga kudhintay
@cumarani14films16
@cumarani14films16 Месяц назад
Heestan Waxaa Ibaray Moalimkygii Schoolka Waxa uu Noogu qaadi jirey Cod toolmoon Si Noogu maweliyo Noloshana Nogu Hogo tulaaleyo, waxa uuna noogu sheegin jirey in waalidkeen Nolol adag naguso koriyen Anagu aaanu nahay madaxda beri Ustaad ali dheere
@ismailhassanjama8885
@ismailhassanjama8885 2 года назад
An influential and heart-beating Somali National Song. Somalia ha Noolaato!
@axmedcabdillahi3158
@axmedcabdillahi3158 4 года назад
Xusuus. Waayo. Waayo. Waxaan. Ahaa ardadii difaac. Qaran. Markaan. Dugsi. Sara. Ka baxay. Anagoo. Ku qanacasan. Kuna farxsan. Ayaa. Heesyan. Tukaale. Nagu maaleeyiyey. Xasana qaadayey
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 года назад
WALAHAY SOMALIA WAAN CAWINAYAA .MARKAAN DHAMEEYO JAMACADA INSHALLAAH
@amranmacalin379
@amranmacalin379 2 года назад
Wlh wn ooyay nasiib aabe mayeelan inn hees u ooyo ma ahan ee erayga aabe wx kasta igala weyn 😭😭 Aabahey Mohamed hassan ducaale Gacan kaxaqdaran kudishay allah ka abaal mariyo 😭😭 anaka janada allah nagu kulmiyo 😭
@maxamedibraahimmurbay2153
@maxamedibraahimmurbay2153 3 года назад
Mahadsanidiin al fananiin magool shamso haydara iyo binti cumar gacal waa abgaal shiiqaal iyo habar gidir axsan fanaaniin hawiye
@cabdisalaanmaxamedrooble3190
@cabdisalaanmaxamedrooble3190 2 года назад
Fanku reer malaha ee umada kala ququbka ka daa!!
@khadarmaxamed7373
@khadarmaxamed7373 Год назад
Fanku reer maleh haddiise ad keentay waa qaadayaal wanaagsan lagase heli maayo nin midhahaa oo kale sameeya
@drwarsameyusufabdi5767
@drwarsameyusufabdi5767 9 месяцев назад
So provoking oh my god my heart is started pumping so fast
@Gashanle02
@Gashanle02 2 года назад
Waa Hes Qiimo Badan marka la joogo dhanka Wadaniyada Aiming 2022
@dameerkhan6115
@dameerkhan6115 5 лет назад
Waxaan danta guud ahayn Ducaysane kuguma ogi Murtidu duugoobi maysee Adiyo inta kula da'daaba Dardaaran idiinka dhigaya Axyaa Dardaaran waalid😢😢
@xanaanadaxooiaha3003
@xanaanadaxooiaha3003 3 года назад
Yaa dhagaysana 2021? Like saar.
@hassenhero1745
@hassenhero1745 11 месяцев назад
My Favorite Somalia 🇸🇴 Singers 👨‍🎤 🎤 ❤
@Ismacilxusen-hc1gb
@Ismacilxusen-hc1gb 10 месяцев назад
Ismaciil xuseen
@wardidahir1937
@wardidahir1937 Год назад
Wkhtiga iyo waayuhu mar uu wacnaa wadankuna wacnaa remember gold days illahay dadkayga soomaliyeed nabad iyo barwaaqo is fahan dhexdooda ha dhigo Nin waynoo isaaqa wakhtigaa iyo waayaha soo jiray baan ahay illahaw cimriga iyo caafimaadkaba noo siyaadi guulaysta soomaliyeey walaalayaal (one ❤)
@yusuffatir4850
@yusuffatir4850 4 года назад
Heesta iyo dadka masraxa taagaan legend magool iyo legend samatar iyo binti cumar gacal shamso ahaa dad waadadki hore
@nimaanbasheerilmi7465
@nimaanbasheerilmi7465 4 года назад
Ducaysane mahamuud tukaale iyo mahamuud tukaale Allah u naxariisto
@sucuudicumar9674
@sucuudicumar9674 6 месяцев назад
A U abwaan maxamuud tukaale
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 5 лет назад
Erayadii abwaan tukaale laxanka iyo codkuna waa xasan aadan
@Somfox1
@Somfox1 5 лет назад
Somali ma xusto abwaanada qaran ee Somali jeclaa sida Tukaale isagoo tiriyey heestan , iyo kuwii loo jeclaa sida , Allaa weyn ninkii amina awood leh 1977 iyo heestii Dhulkayagu SABOOL MAAHA Somali hadan nahay sinji baanu leenahay .. ha la ixtiraamo Abwaanada ku faana Somalinimo sida Tukaale , Sangub , timacade . ha lagu faano Somalinimo walee taas baa ina deeqda
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 5 лет назад
Kadir Josef waa sidaa sheegtay abwaano qaali ah ayaa leenahay lkn sifudud ayaa taariikhdooda kuduugnaa
@abshiroha2072
@abshiroha2072 2 года назад
Legend Hassan Adan 🇸🇴 🥰 👑👑🦁🦁🇸🇴🇸🇴💪💯👌
@CarabShiikh
@CarabShiikh Год назад
yaa ilaah al caalam aun abwaan tukaale cismaan wuxuu ahaa mid kamid ah mucjisooyinka fankii naga burburay oo hadana wadaninimo u raacday ahn dardaaran waayeel oo xigmadaysan cajiib dalkaaga nafta u hibee waxn danta guud ahayn ducaysane kuguma ogi murtidu dugobi maysee adiyo inta kula da dayan dardaarn idiinka dhigaya xasan bashina laxan cajibu saray iyo cod halaasi ah waar fan wakaa nio
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 года назад
DOWLADNIMO QURXANAA AMATAR IYO QARANKII RAXIMALLAAH MAXAMED SIYAAAD BARRE QARANJIRE
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 года назад
Best song xasan bashi
@nuriyenurkey1763
@nuriyenurkey1763 3 года назад
Really it hurts me this song whx........ legend is legend and lion is one...........I salute u man and half
@tripleabdinho2710
@tripleabdinho2710 2 года назад
Damane yanlagugu xaman daljir waliga ahow dadka xukuntana Tixgali sharciga dacad u ahow Waa waano dhaxal gal ah💖
@YaasirCabdi-s9b
@YaasirCabdi-s9b 9 месяцев назад
😢wlhi hestan cajaib waye ❤❤❤❤
@alisaid2008
@alisaid2008 3 года назад
Mirihii m.tukaale laxankii samatar codkii xasan aadan samatar iyo hablaha hobolada waabari
@mohamedsmailhydar7102
@mohamedsmailhydar7102 Год назад
Hassan Baathsha❤
@Therealjunaid10
@Therealjunaid10 2 года назад
Inta dhiigu dhaqaaqay like😢😢
@D-hood
@D-hood 2 года назад
Its Just Based on true realistict words that keeps engrossed and overwhelmed by the struggle and sacrifices fathers do for us...which we always stay unaware of.
@معاًللجناننمضي-و8غ
Ioi
@tripleabdinho2710
@tripleabdinho2710 2 года назад
Meshan luqad ajanib logama bahna
@tripleabdinho2710
@tripleabdinho2710 2 года назад
Somalia ku hadal Ama nesha boga bax
@munafarhan4183
@munafarhan4183 2 года назад
thanks for the overall translation.
@user-wx7jp6ct4o
@user-wx7jp6ct4o Год назад
@alixidighussein1648
@alixidighussein1648 2 года назад
2022 bn dhaqeysanayaaa legend hasan adan samatar💯💯❤
@Somfox1
@Somfox1 2 года назад
Ha iloobin isagana Abwaankii Qaran ee heestan curiyey markii uu wiilkiisii ku biiray xooga dalka waa Abwaan Maxamuud Tukaale Cismaan , Xasan aadan waa qaaday laaakin Miraha heestu waxay ka soo maaxatay Abwaan Tukaale
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 9 месяцев назад
My Allah dal hogaan hagaagsan oo daacad ah waayey. Istaqfuranllah intaan qaran aan ku faano waayey.
@nolashawadankaofficial6965
@nolashawadankaofficial6965 4 года назад
Been moow sheegin ninkii ilmihiisa kudadaalaa garan Kara micnaheeda😉❤️❤️
@alikimiikomediacenter3247
@alikimiikomediacenter3247 4 года назад
Duceysanow wilkeyow Ano dayar baan ku dhalaay Dabadeed yurubaan galaay Ano dalacaay iyo Daqtarnimaan kuku so koriyaay abe Qayerkey waxaay dumaar badan gursaden Adaan kukudalaay abe Dartaan halkaan kaan umaraay Rabi iguma darnaan Markaad dugsi sare dhameysaay Adoon melkaakale abaren Hadaad Afaar xaas gursataay Ducaan ku hebeyaay abe 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@khadrohilowlecabdulle2891
@khadrohilowlecabdulle2891 2 года назад
warmesha nag logama shekeyneyn sewax uwada 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ShahiidDeeq-le6mh
@ShahiidDeeq-le6mh 8 месяцев назад
Curadkeyka allow ika daa ❤❤
@ZadikabdiZadik
@ZadikabdiZadik Год назад
Daljir in aan noqdo aad ban ujeclahay lkn dowladena ma hagaagsana 😢 Eebaheenow dalkeena nabad inooga yeel🤲🤲
@fatimaabdilahi1160
@fatimaabdilahi1160 5 лет назад
Xasan aadan samatar legend👏👏
@maxamedibrahimcali7653
@maxamedibrahimcali7653 4 года назад
Ka mid baan ahaa ardadii loo qaaday 1984-1986
@mustafedheeg7593
@mustafedheeg7593 4 года назад
Has
@mustafedheeg7593
@mustafedheeg7593 4 года назад
At taahay adigu
@maannoveeztojrbille9819
@maannoveeztojrbille9819 4 года назад
Ka mid baan ahaa waagaas taariikhduna waxay ahayd 1985
@ibrahimabdulkadir846
@ibrahimabdulkadir846 4 года назад
Haa aniguba 1984_85
@nasseromar4986
@nasseromar4986 4 года назад
Ardaydi gurmadka 1984
@yasinmohamed3666
@yasinmohamed3666 3 года назад
Orginalka Heestan ee ka baxday Soomli Tv.xasan Aadan Dharka hidaha iyo Dhaqankuu xirnaa Baakoor ayuu sitay Wiilka uu la dardaaramayana Cabdirisaaq Gaafaco ayuu ahaa.Hees Qiimo ii leh waana xafiday anoo yar Ileen AUN.Aabaheey ayaa Askari ahaa .macnaheeda waxa garan karaa Qofkii aabihii Askari ahaa Aloow soomaali Qaluubtooda isku soo duw oo soo celi wanaagii walaaleed
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 2 года назад
Allaha u naxariisto aamiin dhamaanteen walidiin teen ,aabayaasheen ,Kula mid baan ahayn, Si Cajiiba ayaan u xafidsannaa Caruurnimadetdii. Caawa oo aan Aabo Ahayna Waan Dhagaysanayaaa Kama Daalo 30/9/2022 Salaan Boqortooyo from Seattle Washington
@wanini169
@wanini169 Год назад
Aad iyo aad legend wa heysaa ❤️
Далее
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
Просмотров 3,5 млн
GUULEED MA JOOGAA WITH LYRICS || XASAN AADAN SAMATAR
11:18
ИСЧЕЗНИ ВОДУ ДО КОНЦА
00:43
Просмотров 454 тыс.
Barasho
10:59
Просмотров 1,8 тыс.
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Просмотров 309 тыс.
Dareenka Naftayda hees Xasan Aadan Iyo Rooda maash
8:58
HEESTII ISHII BAYDHABO. SAMATAR
6:07
Просмотров 450 тыс.
Baladwayn
11:06
Просмотров 1,1 млн
ИСЧЕЗНИ ВОДУ ДО КОНЦА
00:43
Просмотров 454 тыс.