Тёмный

Duco Iyo Sheeko| Du'aa Therapy| 

Hamda Hussein
Подписаться 87 тыс.
Просмотров 68 тыс.
50% 1

Ducadani waa Duco aad qalbigayga ugu dhow , cid kasta oo ku ducaysataana ay mucjiso ka aragtay.

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 187   
@abdirisakmohammed7942
@abdirisakmohammed7942 3 года назад
Inanta wllked ninkeda inankeda iyo abaheed nasiib badana caqligedu aadbu uqux badanyahay waligayna ma arag qof dumaro hadalkeda iyo waxa maskaxdeda kujira sida kaga dhargin karta hadana siday diinta uga dharagsantahy ban kayabay mashallah wa inanyaro wax badan og ilahay caqli haku dhowro cilmigisana haku siyadiyo
@XamseIbraahim-iy1xm
@XamseIbraahim-iy1xm 5 месяцев назад
Walahi waa iga qoslisey wan arkeydadka hebalow iso ducee dadbadan ayaa arkey abyo
@XamseIbraahim-iy1xm
@XamseIbraahim-iy1xm 5 месяцев назад
Ducadu ayuu alle ka aqbaley wlloshekhada maxa ku dideysaa ina noqotid shakhu waa qof kasobaxey amarka alleh wllo
@halimoizakmohamed8655
@halimoizakmohamed8655 Год назад
Shukran hamda muuqal qan waxan dawanaya 27/6/2023 9bisha dulxaj 1444 malin carafo maalin aad uqiimo badan allh hakaa wal mariyo abaayo anagana allh hanoo danbi dhafo Dhaman musliminta malinta aad ka uqiimaha badan allh waxan uwaydiina inuu ka raalinoqdo Inta xanuunsan inuu allh caafiyo Inta cafimad qabto inuu allh uziyadiyo Inta murugeesan inuu allh ka dulqado murugada inta faraxsan allh inuu uziyadiyo inta meel kabahab inuu allh ka baahitiro Qufkastoo muslim ah allh haurumeeyo riyadiisa allh na rali ahashihisa haku arzuqo ❤aamin yaa rabi
@AxlaamAxmed-td5tq
@AxlaamAxmed-td5tq 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@muscabfaras8027
@muscabfaras8027 3 года назад
ربي أني لم أنزلت الي من خير فقير .🥺❤🙏
@samiiroyusuf9732
@samiiroyusuf9732 Год назад
Thank you my sister ❤
@user-fx7nr8gl4g
@user-fx7nr8gl4g 7 месяцев назад
Way kaa qaldantahy sidaad uqortay aayada quraanka wallo رب إني لما أنزلت إلي من خير فقير Saasey sax kutahay iskanah ilaaliya quraanka qoraalkiisa waa danbi wayn hadaad qaladide
@miskiabdiqafar8345
@miskiabdiqafar8345 52 минуты назад
Alaah ku barakeyo hamdaay wd iga ilmaysisay ❤
@behumble3829
@behumble3829 3 года назад
wax badan ayaad ii faiideysay wllo qalbigaad i qaboojisay jazakalla kheir aljazaaa walshey macaan.
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 3 года назад
Ilaahay qalbigaaga farxad waarta adduun iyo Aakhiraba haku kabo 🙏♥️
@behumble3829
@behumble3829 3 года назад
@@hamdahussein.kabasho aaamin walashey macan
@aishahadi6584
@aishahadi6584 3 года назад
ما شاء الله Waa qiso cajiib ah iyo waano qurux badan waa sax ducada in wehel laga dhigto waaye markasta Adina Allah Kaa abaalmariyo xbbti❤️
@zulthancooraaf1054
@zulthancooraaf1054 Год назад
Waxaaan dhegaysanyaa maanta oo ay bishu tahay 22 October 2022 maalin sabti ah 2dii duhurnimo aad iyo aad baan kaaga mahada celinyaa walal xamda wax badan buu iga bedelay hadalkaagu walal جزاك الله خير الجزاء ❤
@Arawelo552
@Arawelo552 Год назад
Ana waxan dhagysanaya 2023 bishi labad 10 keda😆
@zaynabiiro5010
@zaynabiiro5010 9 месяцев назад
​@@Arawelo552anna waxan dawanaya 26 nov 23😂
@hafsaomar5819
@hafsaomar5819 7 месяцев назад
Ana waxan dawanaya 15 January 2024
@Yasser-2
@Yasser-2 3 года назад
Hadaan awoodo channel kaan millions of subs bn gaarsiin lahaa. Mahadsanid inader.
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 3 года назад
Mahadsanid walaalkay 🙏👑
@Yasser-2
@Yasser-2 3 года назад
بارك الله فيك
@yasinahmed3015
@yasinahmed3015 Год назад
Masha Allah baraka Allah i don't how else i can thank you. You know mostly when we hear this kind of narrations from sheekh, we though that this was not meant for us, and we say i will listen when i grow up old enough like him.but when we hear it from a young person like you, immediately it inspires us why i can't be like you,
@abdishakurfarhan1563
@abdishakurfarhan1563 7 месяцев назад
Your mindset is not good if you thinking when or when, there is no when which is guaranteed so take it now set your mind to get everything immediately cuz that shit might change your whole life
@filsandayib3089
@filsandayib3089 7 месяцев назад
@user-nh9bf6hx1m
@user-nh9bf6hx1m 3 года назад
Allahuma baarik, Allaha ku xifdiyo .. qodobkan aaad iyo aad ayey muhiim u tahay in lagu noqdo oo markasto la dhageysto! Allahuma baarik Jazaka’Allah waad dadeyshay ajr badan allaha kaa siiyo!
@maxamedfigtoori8123
@maxamedfigtoori8123 2 года назад
Maasha Allaah, jasakallaah kheyr. Illaahay hakaa abaal-mariyo Farriinta wanaagsan ee aad nala wadaagtay, annagana Rabbi ha naga dhigo kuwii ku camal-falla ee weelleeya farrintaadda. Mahadsanid in badan Walaale
@ismaciilibrahim9255
@ismaciilibrahim9255 3 года назад
Mashaa. ALAAH Waxaad tahay gabadh aad iyo aad aad u akhlaaaq badan Manta way yartahay Dadka nuucaagasi Aqooon cilmi akhlaaq ALAAH Hakuusiyaadiyoooo
@SAO-uf4pe
@SAO-uf4pe 4 месяца назад
Wa muuqal aan ugu jeclahay rabi haku aqoon yahanad baariyad ah ayaa tahay wll mcn
@Ayaan-Mohumed
@Ayaan-Mohumed 3 года назад
Masha allah wlshy mcan الله يحفظك في الدنيا والآخرة Wanku jecelahy wllo wlahi alle haku sharfo gabadh ku dayasho mudan baa tahay ❤❤❤❤❤❤
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 3 года назад
Ilaahay haku Jeclaado walaashay ♥️♥️
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Год назад
​@@hamdahussein.kabasho 😍😘😍🖐🖐🖐🖐🖐🖐❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hssn.hormod.
@hssn.hormod. 7 месяцев назад
U did well in explaining it.👏!!
@emedarchitects8735
@emedarchitects8735 3 года назад
Masha Allah walal جزاك الله خيرا أختي أفصح الله لسانك ويعطيك الف جزاء
@BigBroSadiq
@BigBroSadiq 7 месяцев назад
the power of dua alhumdulillah
@xasanhiil4812
@xasanhiil4812 Год назад
Sharaf iyo cizzo korkaga ha ahaato adiga iyo inta ku dhashey inta aad dhashey aamin Wax xuna eebe kulama kulansiiyo❤❤❤❤❤💯 respect walal
@Liban-17
@Liban-17 10 месяцев назад
Allahu Akbar. Ducadu waa cilaajka ugu wanaagsa oo qof walbaa ku dawoobi karo. Laakiin cid haleeshaa yar. Allow xaalad walba kuwa u xusa naga yeel. Mahadsnid walaal Hamda.
@kaltounbihiabdullahi1989
@kaltounbihiabdullahi1989 3 года назад
Jazakallah khyr you’re a real therapist wllo even the way you are talking is therapeutic jazakallah khyr
@hoodoabdikariim7299
@hoodoabdikariim7299 3 года назад
Cisho Dhawyd ood fb soo Dhigtay ayaan arkay Hamda RU-vid kaaga Waan ku faraxsanahay in vediogani yahay Vediogii 1aad ee ii soo dhaca Thank you sister Alle haku barakeeyo
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 3 года назад
Mahadsanid walaalo gacalo ♥️👑
@Wacyi.ssmh1
@Wacyi.ssmh1 3 года назад
7
@katiac8085
@katiac8085 2 года назад
Masha allah jazaka laah khyr waxad tahay qof dhisan abayo qof walba mar buu garawsadaa awooda Eebe ee weyn dadkan inta badan waxay ogadaan xiliga dhibka Allah awoodisa dhabta ah qof helay ma waayo waafyo u ku duulo
@AziiziAziizi
@AziiziAziizi 3 года назад
يالها من قصة عجيبه بارك الله فيك
@RoodaAbdiHassan65
@RoodaAbdiHassan65 3 месяца назад
Masha'Allah allhumabarik Hamda❤
@sulekhaomar7890
@sulekhaomar7890 2 месяца назад
JazakAllah khayran sister❤today is 9-7-2024 I'm watching
@Jokar001
@Jokar001 Месяц назад
Masha allah Wll hamda hussain❤❤
@hamzaali3339
@hamzaali3339 2 года назад
Waan ku jeclahay ilaaahay dartii u are my therapist allaah haku sharfo karaameeyo hana ku dhawro xamda
@bareomar4050
@bareomar4050 Год назад
Mansha allah abayo runti wax badan baan kaa faidey xaqidi aadban kugu xiranahy intaan arkay ciwaankaga Mudo dhow baana ku bartay 2023 Muqaladada aadban u jecleystay xaqidi wakhti baana siiya aniga oo waliba qushuuqsan
@naimaahmed9848
@naimaahmed9848 8 месяцев назад
ya rabbi wlhi ducooyinka ilhy waxyabo badan ban ugaso joogay hadan xasuusto wanaga ilhay wlhi wan ilmeeya Allhuma lakal xamd walaka shukuri❤
@aragtidahorumarkabulshada8060
@aragtidahorumarkabulshada8060 7 месяцев назад
SubxaanaAllah, Waa arin Cajiib ah, waa Qiso cajiib ah m.a, Allaha Ku Xafido wallalo
@hibaqomar9043
@hibaqomar9043 2 года назад
mansha allah. my spiritual strength is praying and that is when i am at my best and closes to allah. i love learning new dua and also keeping up with duas.
@dagansh5606
@dagansh5606 2 года назад
Masha Allah tabaarakallah habo aad ayey ii soo jiidatay waanadaa Ducada waana waxa aan ugu jecelahay een dareemo in jiritaanka Ilaahay ay ii quwayso ducadu.
@hodanmatan8270
@hodanmatan8270 Год назад
qof si fican wax u baraty ayaa tahay mashalah keep going sister hamda waxa mahad odhan oo iska leh man calamaki wa rabaaaki
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Год назад
Mansha Allah Mahadsanid Indr Qaali🙏
@mustaqiimmh9545
@mustaqiimmh9545 10 месяцев назад
Mahadsanid abyo. dhammaanteenna allaha naga dhigo kuwa mar walba ku xiran rabbigooda.
@AishaMustaphe
@AishaMustaphe 10 месяцев назад
Hamda aad iyo aad ayad umahadsan thy vedio gan waxa moda in aad aniga iiduubty culeyska.isaarn awgiis sida aad aad aniga iila.hdleyso aad ayaad iidaweysay runtii ajar iyo xasanaat aan lsoo kobi krin alle hka siyo abayo mahadsanid in ilaahy culeyska iga dajiyona waan rajeynayaa 🥰💖💖
@user-jq3hb6qy5d
@user-jq3hb6qy5d 7 месяцев назад
Manch manchallah abaayo mcnto alle Haku sherfo wax badanan ka ogaaaney aduun iyo Akhiroba alle Haku jeclaado ❤❤❤❤❤
@SACADSALEPAN7
@SACADSALEPAN7 Год назад
what a heart warming video , this video came my fyp the suitable time , may ALLAH bless u sister
@user-ju3wy5ol9i
@user-ju3wy5ol9i 3 года назад
ماشاءالله تبارك الرحمن أحبك في الله أحييك من مقديشو
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 3 года назад
الله يحييك 🙏♥️
@hafsaothman4798
@hafsaothman4798 Год назад
manshallah tabaarkallah, jazakallahu khyr wllo, alhmdulillah allihi ilakulmiyay wlalshan oo kale ayaa mahad ooodhan u sugan tahay, alle ha inagu kulmiyo adunka balaadhn haday dhici weydona janada alle ha inagu kulmiyo inshallah wllo thnks so much. more love
@mohafadal2112
@mohafadal2112 23 дня назад
بين اصعبين dheh xppt❤❤❤
@raxmatah3399
@raxmatah3399 3 года назад
ماشاء الله تبارك الله بارك الله فيك أحسنت
@umalkhairMohamoud
@umalkhairMohamoud 3 года назад
Masha allah tabarakallah Jazakallah khyran wll qli ❤🥰
@basiimhaji81
@basiimhaji81 2 года назад
Masha Allah xaqiiqdi ducadaan wan arky tajrubadeeda wax badan Ayana ku helay Masha Alalh
@user-ii7ot6ol5d
@user-ii7ot6ol5d 4 месяца назад
Masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SahadOMERMOHAMED
@SahadOMERMOHAMED 29 дней назад
Maansha Allah
@lakihassan9440
@lakihassan9440 3 года назад
Masha allh tabarakalh wax fiican oo diniya ayad noso bandhigta ilhy darti ayad hal malin qalbigayga ugu hanatay gabar kasto wax bara tay waa iftiinka nolosha ilhy haku siyadiyo walal qali aqoontada
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 Год назад
Wax bdn baa kaa faaiidey, Alle caqliga, garashada iyo xikmada hakuu siyaadiyo wll
@lakihassan9440
@lakihassan9440 3 года назад
Mahdsanid walal qali masha alh ale ha bara keeyo amiin ducadan wan ku ducaysta markas al xamdulilah wan rajeen in uu ale iga aqbalo
@Ahmedwido4
@Ahmedwido4 7 месяцев назад
Mansha Allah xamda alle ha ku barakeeyo incha Allah
@ilyaasmohamuud1854
@ilyaasmohamuud1854 9 месяцев назад
Masha allah abaayo allah kaa ajar siiyo fariinta wanagsan ee aad nala wadaagtay
@lailaaadan3427
@lailaaadan3427 2 года назад
Xamda wlhi ducadan maalintii aan xiftiyay waxaan niyada ku hayay inaan shaqo helo alx illaahay markiiba waa isiiyay haddana mar walba wan ku ducaystaa si waxa niyadayda ku jira alle iigu aqbalo. fariintan meel kaloon kuu dhigo ayaan garan wayay halkan ayaan kuu dhigay alle ka sakow adi dartaa baan ku baratay alle hakaa abaal mariyo walaal
@Kamalkamal12347
@Kamalkamal12347 2 года назад
Ducade ma ti ramadantan dhamatay
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
AlxamduliLaah , Hambalyo walaalo @laila aadan shaqo khayr qabta Alle hakaaga dhigo, waxkasta oo aad jeceshahay adduun iyo aakhiro Alle hakuugu deeqo bi'dniLaah ❤️
@faysalhussein3859
@faysalhussein3859 5 месяцев назад
I agree wholeheartedly, this statement is so very true.
@farduusxamse135
@farduusxamse135 Год назад
Mashal Allh wllo xamda Hussain mahadsanid❤️
@xasanmalaay8221
@xasanmalaay8221 Год назад
جزاك الله خير الجزاء
@nuuraali1972
@nuuraali1972 3 года назад
Very true mashaAllah tabarakallah
@raqiasaed8469
@raqiasaed8469 2 года назад
Hamdaay, allaha kaa abaal mariyo kheirka aad nala wadagtay. Alle uun bey u xiisabsabtahay saameynta ey igu yeelatay, allaha haku barakeeyo
@UstaadMooses1001
@UstaadMooses1001 2 года назад
Maasha Allaah! Jazaakumu Allaahu kheyran ukhtii!
@hanaabdikariim2831
@hanaabdikariim2831 3 года назад
Ilahay lagaama xigo aadigoon sheekh hebelow I sucee odhan adiguba ducauso alle subxana watacala wxaynu u wada nhy adoomo
@KhalidAbdifatahB
@KhalidAbdifatahB 2 года назад
Jazakaalaahu khayr ustaada hamda hussein
@mayakilassnoura5868
@mayakilassnoura5868 Год назад
Mashallah mashallah...# very important....
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Год назад
Maashaa allaah walshy guulayso alle ha inoo gargaaro dhamaanteen❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nafisaguleed2956
@nafisaguleed2956 Год назад
Masha’Allah habo ❤️ Allah haku xafido habo🤲🏼🤲🏼
@yasminali9424
@yasminali9424 Год назад
Mashallah ukhti caziza barakallah fiki
@abdimohamed8622
@abdimohamed8622 Год назад
Waa mawduuc faaido badan mahadsanid Xamda
@ahzaabJamac
@ahzaabJamac Год назад
Masha Allah
@AishaMustaphe
@AishaMustaphe 10 месяцев назад
Waxan klo xsusty malin an aad uxanusadey dhexda la igaga dhagy oo anan abe iyo hoyo midna ljogin dhulka ayan aad isula dhacay waxa ila jogty islan abahy qabo iyana waa iga tgty kaligy qol cid la ah ku galgalanayy wax aan rafaadoba waayo xanunku waa igu siyaadayy mrba marka ka dmbeysa ilaa 2 sac oo arornimo illaa salidi mqrib bn xnusany markii dmbe ayn su al isweydiyy yaa xnunkan kaa qadi kra waa rabbigaa haye duceyso kdib ayan so xsusty ducaddii nabi ayub لا إللة إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين Markii ayaa la iga fuqy oo aan fariisty oo wax cuny mroxada shity meshu wa bosaso bishana waa 8aad . Mahadsanid hamda dhakhtar nafsi ah ayaad tahy waxana kasi jeclan lhaa inad wadanka timadid waayo maskaxiyyan ddka uxanusn ayaa ka badan kuwa jir ahan uxanusan
@saadaomar727
@saadaomar727 5 месяцев назад
Jazakallah khayr qaali
@adnaanmohammed3807
@adnaanmohammed3807 2 года назад
You Are Gold🌟🏅👑
@sayidali6472
@sayidali6472 9 месяцев назад
Masha Allah jizakalaahu kheyr wll
@amunibrahim5311
@amunibrahim5311 3 года назад
جزيت خيرا وبارك الله فيكي🥀❣
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 3 года назад
وفيكي باارك الله ♥️
@abdiazizrabi8941
@abdiazizrabi8941 7 месяцев назад
Muxadaradaada masha allah
@muuminalmugadish3233
@muuminalmugadish3233 3 месяца назад
2021 kii ayaan ku xirna barnaamijkaga waanba ku wayay
@LaylaAbdirahman-po6zs
@LaylaAbdirahman-po6zs 9 месяцев назад
Alxamdullh ilha wxu i wafjiyay in an dawado 2023 10 11
@Zawda-hl3wz
@Zawda-hl3wz 5 месяцев назад
allah haku barakeyo qli❤
@Jaabir143
@Jaabir143 2 года назад
Allah kheyr bdn haku siiyo, wx bdn baan ka faaiiday wlhi Alxmdulillah ♥️
@UpdirahmaanShaip
@UpdirahmaanShaip 11 месяцев назад
بارك الله فيك اختي
@mursalshaafici3992
@mursalshaafici3992 Год назад
Wll ilaah ha ku barakeeyo Laakiin aaĺada aad isticmaalayso codkeeda ayaa yar
@hawaabdiwarsame851
@hawaabdiwarsame851 3 года назад
Masha Allah. Walal jazaka Allah.
@jaamachussein4626
@jaamachussein4626 2 года назад
Masha allaha allaha kuu siyaadsho cilmigaga waad inoga faaideysay
@bintucali7288
@bintucali7288 3 года назад
Maasha allah xamday maan ogayn inad channel samaysatay magacaga ayan youtube ku qoray mise channel kaaga iiso baxay. Nooso badi video yada qaali
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 3 года назад
♥️♥️
@zamiahaji665
@zamiahaji665 2 месяца назад
Mashallah ilahay ilmiga iyo maskaxdada Alle haku bara keeyo wllo🎉❤
@kaamilfaarx4624
@kaamilfaarx4624 Год назад
M.a wll waxbdn ka faaiday Allaha ku barakeeyo
@hindaawbiixi4188
@hindaawbiixi4188 3 года назад
mansha Allah hamda hussein Wan ku jeclahay walashay mcn alle Haku sharfo Wan ku tamariyaa muqaladada nosoo badi mahad sanid
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 месяцев назад
As, mashaaaaalah tabaarakalah yartayarta sooo dhawoow inbadan an qiyaas laheyn Nicmaturabi Nicmaturabi xasbunalah wanicmalwakiil , yartaanaa tanaaa ooridumaroo cadayyareey qiimobadan sahras murwodumaroo Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay qaasatan facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princsesesesesiyoo soo maba koobi doono tilmaamahayga ii qaas ah mashaaaaalah tabaarakalah. WadajirEEy muqtishoooy sacabbadan hadiyado iyoiyo SEEN istaahilaaba yartayarta
@rahma_h2y
@rahma_h2y Год назад
جزاكي الله خيرا وبارك الله فيكي غاليتي😍
@barwaqoahmed5859
@barwaqoahmed5859 2 года назад
MuchaAll tabaarakarraxman jasaakallahu khayran jasaa wlo
@farahabdirahman2099
@farahabdirahman2099 2 года назад
Jazakallah walaal Allah haku barakeeyo
@halimomohamed222
@halimomohamed222 9 месяцев назад
Masha Allah tabarikallha
@eyma10140
@eyma10140 3 года назад
masha allh wan ku salamay xamday wll 2018 ayaad nalawadagtay qisadan ducadana wan ka qortay ila iyo malintaana sajuud kasta o salaad suna ah wan akhristay khayr badan ayaan ku helay midan igahay iyo midaan ogaynba alaxamduliliaah😭😊🥰
@khalidhdlyrics3874
@khalidhdlyrics3874 3 года назад
ManshaAllah💯💕
@khalidSomali
@khalidSomali 3 года назад
M.a Soo dhawoow wll from Basadiir1
@fauzyahmed6765
@fauzyahmed6765 Год назад
Jazakallah Hamda
@dhaqanesedow300
@dhaqanesedow300 2 года назад
Alle haku barakeeyo abaayo cilmiga iyo caqliga Alle hakuu siyaadiyo
@siyaadbare4444
@siyaadbare4444 3 года назад
Wax aan lasoo koobi karin baan ka faaiday abayo rabi haku xafido jazakallah ❤
@daadirs3753
@daadirs3753 2 года назад
‏جزاك الله خيرا❤️
@kayanyaden8967
@kayanyaden8967 2 года назад
Merci beaucoup 💓💓💓💓💓
@hothohappyofficial6161
@hothohappyofficial6161 3 года назад
Masha allaah jazzakallahu kheyr wllshy qaaali illahay ha ku xafido🤲 Illahay darti ban ku jeclahay walaahi ❤
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 3 года назад
Ilaahay haku Jeclaado gacalo ♥️♥️
@MohamedAbdinur-xn2bh
@MohamedAbdinur-xn2bh 7 месяцев назад
❤waasidaa aad u sheegtay Ducadu waa dhuux cibaadada Ducadu waa hubka ugu wayn ee mu'minku haysto Ducadu waa shayga kaliya ee hadii ruuxa ilaahay waafajiyo uu cidwalba kaga saramarikaro Ilaahay ha ina wada waafajiyo
@hiddojano1957
@hiddojano1957 3 года назад
Mash allh wlalao marksta ducooyinkaaa no soobadi dar ilaahyaa ban ku jecllhy
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 3 года назад
Haye Bi’dniLaah, Alle haku Jeclaado walaalo ♥️♥️
Далее
Dropping In from the Clouds 🌁
00:17
Просмотров 848 тыс.
Ducada 10aad |Duco iyo Dareen|
22:24
Просмотров 37 тыс.
Sheekooyin ku saabsan Basarka(discipline-ka)
31:12
Просмотров 78 тыс.
Raadka Ducada ay ku Leedahay Qofka I Ustaada Xamda Xuseen
1:36:59
SIDEED NAFTAADA U EDBIN KARTAA | ADNAN & SIRKA PODCAST
38:04
HOWLKAR -- Deep Work -- ILA KAHRI
30:26
Просмотров 84 тыс.