Тёмный

Dukaanka Cali Feedi iyo Koodka Xamar Weyne🇸🇴 

Aslah Aba Safi
Подписаться 223 тыс.
Просмотров 4,5 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 18   
@haninora533
@haninora533 7 дней назад
Mashallaah xamarweyne ❤️☀️🌻✨💫
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 8 дней назад
Masha allah home is the best ❤
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 7 дней назад
Maskiin. Allaha u barakeeyo. Xamarweeyne waxaa u bixiyay dad nabad jecel iyo magaalo maskiin u gargaar. Guriga AA MAJAWE Sadiq cumar aaway?
@MunaAli-f3p
@MunaAli-f3p 8 дней назад
Maasha Allah home sweet Home
@Ciiltire572
@Ciiltire572 8 дней назад
Aay fanka igu salaan
@AhmedRama-lf3ml
@AhmedRama-lf3ml 8 дней назад
Masha Allah great people of our amazing 🏙 city home sweet home is the best 👍
@CabdifitaaxMaxamed-v6p
@CabdifitaaxMaxamed-v6p 8 дней назад
Masha Allah ❤️
@MustafaAhmed-cb4hq
@MustafaAhmed-cb4hq 7 дней назад
Walaalkey muuqaladaada waan jeclhay, lkn qaarkood codka si fiican maloo maqlaayo, Microphone la'aanta yeeleeso u maleenaa, macluumo fiican haysaa codka nasoo gaarsii adoo mahadsan
@calicabqaricalicabqari6598
@calicabqaricalicabqari6598 8 дней назад
Buunsho cali
@kiat987
@kiat987 8 дней назад
🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@MustafaAhmed-cb4hq
@MustafaAhmed-cb4hq 7 дней назад
Koodka iyo cadeyga si fiican noo bartay, markaan waxaa rabi laheen inaa aragno, qasrigii Sayyid Barqash, masjid arbaco rukun, bangigii ganacsiga, ilaa Masjid Shingaani kuu geey
@AslahAbaSafi
@AslahAbaSafi 7 дней назад
@@MustafaAhmed-cb4hq sayid barqash iyo arbac rukun malasoo duubi karo ciidan ayaa joogaan
@Bambelmo
@Bambelmo 8 дней назад
Accident aa gadaal kadhacay, mooto aa dadkii kujeeyneeyso.
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 8 дней назад
Aba saafi maxaa u tageenin dukaankii Nuurow ee karqaanka, adiga maa ka shaqee jirtay mase walaalkaadi ayaas ahay?
@AslahAbaSafi
@AslahAbaSafi 8 дней назад
Walaalkeeyga aas ahaay meeshaas mala soo duubikaro maxaa yeelay waxaa ubadan yihiin ciidanka dharcat oolayiraahdo P S
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 8 дней назад
Jovialka ee saacadaha ka soo hadal ee shineema centraale, baaba saafi xawaalada idinku soo diri jiri. See kaa naqatay, taariikhda jovial ma hilmaantay?
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 8 дней назад
@@AslahAbaSafi waa ku mahadsantahay walaalkey, in taariikhda Reer banaadir la nooleeyo waa loo baahan yahay. Dukaanka Cumar Kamoole, lavandaayaha Baacoow aaway?
@AslahAbaSafi
@AslahAbaSafi 7 дней назад
@@MohamedSharif-bn3rr baacoo waadhamaaday meehaas dhan guri aalagu dhisay
Далее
Xaafada Aawoo Aweeska Iyo Sharif Pereum 🇸🇴
12:58
Просмотров 3,3 тыс.
Somali Style Street Food Part 1- Xamar Weyne🇸🇴
15:11
She Couldn’t Believe I Did This! 😭 #shorts
00:12
impossible lungs test !! 🫁
01:00
Просмотров 3,2 млн
ТЕСЛА КИБЕРТРАК x WYLSACOM / РАЗГОН
1:40:47
Saraha Xamar Weyne 🇸🇴
9:13
Просмотров 3,8 тыс.
Xaafadaha Xamar Weeyne 🇸🇴
8:52
Просмотров 5 тыс.
Maxaan kala kulmay dawlad degaanka somali galbeed
10:36
MOGADISHU Street Food / Cuntada Wadooyinka XAMAR WEYNE
25:05
WAA SIDEE XAMMAR WAYNE
28:10
Просмотров 66 тыс.
She Couldn’t Believe I Did This! 😭 #shorts
00:12