Тёмный

DUMARKA HADII 4 NIN LO BANEEN LAHAA INAY GUURSADAAN😀 | MR CALOOL LIQA IN THE TIKTOK | DR OFFLINE 🤣 

Zaki Bin Xaaji
Подписаться 846 тыс.
Просмотров 104 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 250   
@Samiirofarxaan12
@Samiirofarxaan12 Год назад
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara🤲🩷😢
@hassanosmanomar920
@hassanosmanomar920 Год назад
SCW
@SuhaybdahirSuhaybdahir
@SuhaybdahirSuhaybdahir Год назад
8:49 🎉😢❤😢❤
@maxamuudcabdi6818
@maxamuudcabdi6818 Год назад
SALALAAHU CALAYHI WA SALLAM ❤👑💚💫💚❤❤
@maxamuudcabdi6818
@maxamuudcabdi6818 Год назад
Wll SALIGA NEBIGA HADDAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA
@AbdirahmanAliBakal-m1k
@AbdirahmanAliBakal-m1k Год назад
Scw
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e Год назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️😥
@maxamuudcabdi6818
@maxamuudcabdi6818 Год назад
SALALAAHU CALAYHI WA SALLAM❤👑💚💫💚❤❤
@maxamuudcabdi6818
@maxamuudcabdi6818 Год назад
Wll SALIGA NEBIGA HADDAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA
@nimcaanaxmed5059
@nimcaanaxmed5059 Год назад
xabiibkeeni ku sali wallo😢❤ scw
@CabdiraxmaanCalinuur-d1l
@CabdiraxmaanCalinuur-d1l 10 месяцев назад
Fzc😂😂😂❤
@Samiirofarxaan12
@Samiirofarxaan12 Год назад
ALLAH IS ONE❤🥰
@NAJO_Films
@NAJO_Films Год назад
Gacmaha Ilaahay hkuu barakeeyo Hadaad janalkeyga ii booqato wll aamiin 😢😢😢
@asmamuhumed
@asmamuhumed Год назад
Team saki binu haaji form boorma❤😊
@maymuunmohamed-gt2ph
@maymuunmohamed-gt2ph Год назад
Ok👌
@anashlyrics2061
@anashlyrics2061 Год назад
Gobolki aqoonta iyo xadaarada
@khadartoosane7677
@khadartoosane7677 Год назад
Gobonimo reer boorama 😊I'm real Booramaawi❤
@IsmailmohemdYusuf-un7if
@IsmailmohemdYusuf-un7if Год назад
Iguso dhawe waligey ma tagin borama😢
@khadartoosane7677
@khadartoosane7677 Год назад
@@IsmailmohemdYusuf-un7if lpx soo dhwow walaal
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Год назад
Shaqo wacan ayaa noo haysaa waziirkeena zaki bin xaaji ❤❤❤💯 👌 👏 💪
@DJArafadofficiel4187
@DJArafadofficiel4187 Год назад
Team waziirka form Djibouti 🇩🇯❤❤
@farhiyaxasan2578
@farhiyaxasan2578 Год назад
Waziir wan kusalamy halahoo anagoo ah saudi taagero kaga nahy🥰😂naga qaad salanta in kastoo tik tok laxerayo😢😂😂
@Mohamed_Haaji_issa
@Mohamed_Haaji_issa Год назад
CALOOL Liqe Aaqira Saac ow Tiktok Sogalay 24 Hour Kadibne Somalia Dhan Tiktok Walaga Xira Asagana Halkas Vidio ow Ku Kala Kacsaday Legend Waaye 🤣🤣🤣
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 Год назад
SHARMA BOY AND BIG MOHA BOTH OF ARE LEGENDS 🔥🎉🤟
@yuusufaxmed5425
@yuusufaxmed5425 Год назад
sharma ma kula dhuuqe ciyaalka Ncala ku dhale 😂😂
@MOHAMED_ALI___2004
@MOHAMED_ALI___2004 Год назад
Moha
@nasiibjaamacofficial6471
@nasiibjaamacofficial6471 Год назад
⁠@@yuusufaxmed5425soss
@Alicabdalla7332
@Alicabdalla7332 Год назад
Zaki legend adi maqaxidadu dami mee lkn reer tiktok yaa umaqan😂😊
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 Год назад
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@cabdullahimuxumedkahinakam474
😂mudane waziir laftirkaga ado hurdo kuhayso ma videoga noso duubtay indhaha xey kula casyihiin hee😂
@amaarakorhaan9922
@amaarakorhaan9922 10 месяцев назад
Waraaa zaki macalimkeena nooga leexda waa masuul ah sharaf iyo karaamo macallim maxamed xuseen soomaali 👑❤
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Год назад
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤
@CabdiMumin-cy8xg
@CabdiMumin-cy8xg Год назад
Zaki shaqd 3 waqti ka dhig
@OmarMahamud-s7z
@OmarMahamud-s7z Год назад
Ku Sali Nabi maxamed scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@SacdiyoAhmed007
@SacdiyoAhmed007 Год назад
Anaa ugu horeeya maanta waziir🥰🥰
@ZAKARIYEMAAFIYO
@ZAKARIYEMAAFIYO Год назад
Allah is one ❤️
@samirasamani8298
@samirasamani8298 Год назад
😂😂😂arwuuuw dumarland maqal ma jirtaa
@AlmaasUmualmaas
@AlmaasUmualmaas Год назад
Walaahi dhaqtarkaan waan layaabay Acuudu bilah siduu qof ku qalay isma igu kulahaa yaab
@AbdibasidMohamed-d1z
@AbdibasidMohamed-d1z Год назад
Zaki binu xaaji love iisaar nooh😮😅
@abdirahimhusseinnor6556
@abdirahimhusseinnor6556 Год назад
Xariiiifadaaan n8n inay aqrisay bay layli cml ugu baxday wlhi😅😅😅 ar calool 2 dhinac dhib ba lgu qawaa😅😅😅😅😅
@abdullahijimale1868
@abdullahijimale1868 Год назад
Wlhi kal iyo laab ayaan u qoslay Maanta Mahadsanid zaki bin haji 😂😂😂
@fatoumadeymanlareine2331
@fatoumadeymanlareine2331 Год назад
Two commemtaire : wayadan danbe raggba nagu soo biray ,Nin qarwayoo haku qalo waa dhibatoo wlhi.
@ikranmuse3332
@ikranmuse3332 Год назад
😂😂😂war wasiir aniga habeen wali mid ayaa aarosi lahay 😂😂😂😂
@amranbeauty6243
@amranbeauty6243 Год назад
Maanta iyo malin walbo iyo malinta qiyamaha allaha ka farxiyo anigoo iska xanunsan ayaan iga qoslise walal zaki bin xaaji😂😢
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 Год назад
Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend
@IfraahAhmed-o3m
@IfraahAhmed-o3m Год назад
Dumaroow,dhul iyo rag waa ka dhacanahay ana agency rag idiin soo dhoofiya magaalada galkacyo idinka furaya ila soo xariira 😮😮😮
@halimsaadia964
@halimsaadia964 Год назад
Wazirka manchester United was just chilling, then boom 😂😂😂
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Год назад
Waziirkeena wax kale tahay horay u soco walal ❤❤❤
@ayanlemaxamuud1711
@ayanlemaxamuud1711 Год назад
Kuwadanaa zaki binu xaaji viva borama
@cabdisalaam-kw4dm
@cabdisalaam-kw4dm Год назад
Team saraakisha like ta yaa like ilaabin😢
@AishaGoonle
@AishaGoonle Год назад
Minutekuu iga xanaajiyaba wlhi nin kalaa guursan lahaaa😂😂😂
@sakariyeshariif6861
@sakariyeshariif6861 Год назад
Barnaamij qosol badan baad soo diyaarisee😂😂😂😂
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 Год назад
Alxmuduliah wana badanahy masha Allah tabrikallah
@jjmoha9066
@jjmoha9066 11 месяцев назад
War dhakhtarkaas legend waaye Hospital ka masaarida ayan kula kulmay his name is maxamad Somalia
@AaminIbrahim-fd5ki
@AaminIbrahim-fd5ki Год назад
Masha waxa laku kaanaye duumar siigalmadar iyo duumar walawal qabo ama lagula guurdada huurdo u diidaye
@Emma24442
@Emma24442 Год назад
Sxb innaalilaahi ka dhaaf qosol magasho legend.
@liibaanarashiidaaziiz6776
@liibaanarashiidaaziiz6776 Год назад
Dr maxamed soomaali walee wey ku dhacday
@maxamadabubakarosobow7056
@maxamadabubakarosobow7056 Год назад
Innaa lillahi ka reeb vedioga illen iida qosol ma gasheee waa kalimad culus wasiiroow
@Mss_wiriiri.
@Mss_wiriiri. Год назад
Waziir tiktok na waa la xiraaa adina 8 minutes aa sooduubeee iga soo badi 🤚
@hayatquruxomar3305
@hayatquruxomar3305 Год назад
From jubuti zaki❤❤❤😊
@housseinalimohamed5162
@housseinalimohamed5162 Год назад
Wasiir to meeshana hadayba igu bilawda 3 kale ayaan soo wada kulaha
@bilaneachour8135
@bilaneachour8135 Год назад
Team saki binu haaji from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@saredomahdi1569
@saredomahdi1569 Год назад
Wlhi waziir dhakhatirtu qarqood dhibay nuqu hayaan oo kolkol qarkood xanuun an lahayn nuqu sheeqaan😂 walee alaan lenahay❤
@maxamudxabad
@maxamudxabad Год назад
Ku Sali nabiga Mohamed صل الله عليه وسلم
@mashjariofficial8645
@mashjariofficial8645 Год назад
Wlhi ilaahey dumar naguma diro 😂kulaa waaku furay Leena ka bilaabi lahaa kulahaa hadalkeyga
@mubaarakmaxamedcabdi
@mubaarakmaxamedcabdi Год назад
Waan ku wataa sxp sakiyoow kkkkk😅😅😅😅
@AbdiQorshe
@AbdiQorshe Год назад
6 SIR WALIGAA QARSO, QOFNA HA U SHEEGIN Soo fiiri wan Soo dhigay ❤❤
@ahmetyaziin3196
@ahmetyaziin3196 Год назад
Duhur iyo malin hal le mahno😮😂
@bulbulfaralacagmedia2810
@bulbulfaralacagmedia2810 Год назад
From awdal boramizum doctor 👨🏻‍⚕️ is going back further out 😅😅😅😅😅
@AbdiraximAdan-tf2vr
@AbdiraximAdan-tf2vr Год назад
Zaki walal mcn nagabadal codkan murugta ee qusulkadi nugu wad noh
@hogamiyezaki7340
@hogamiyezaki7340 Год назад
Waziirka wn ku salamey ❤❤
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Год назад
Zaki keep going ❤
@ayaanayaancabdishugriaswaa8063
Ilmaha kiilkilaha kasobaxay aaaa😊
@mariaadow9704
@mariaadow9704 Год назад
ku sali Nabi maxamed scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@Muscap-ok3db
@Muscap-ok3db Год назад
Team zaki bin xaaji from jigjiga ismuujiya
@hidan268
@hidan268 Год назад
Afar hadii laibanen laha 4 labo shiid ah iyo labo taajir ah guursan laha 😂😂😂
@MariaIsmaelMohmed
@MariaIsmaelMohmed Год назад
Dhakhtarka ayaaba igu daran aniga mr calool liqi toos baan u garanaya walashiisa ayaan wada dhigan jirnay iskuulka ninkaan hargeisa waaka caan.😂😂😂😂😂😂😂😂
@fatimaikhtii5563
@fatimaikhtii5563 Год назад
salaman zaki from jijigadi qaboobeyd❤
@erhadali4424
@erhadali4424 Год назад
Salan team Wasir kaa from Djibouti 🇩🇯
@anime-gang.
@anime-gang. Год назад
Xidaga hargelle 😂😂😂
@umuelias
@umuelias Год назад
Anigana 1Year ban Vertrag kasaxiixanlaha maalinki hal nin habenkina mid wixi lafahmiwayana heshiishka walagala labanayaaa tolow sanadka meqa nin qabililaha habeen iyo maalin wa shaqo qal cadiya warshada ifuran😂sana ugu cacayari laha
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli Год назад
Doctor kaas masuul maaha adoo daalan see qaliin u galee😮
@FarxiyaDaauus-sx2qs
@FarxiyaDaauus-sx2qs Год назад
Ala jaaniskaas hadii ilhy nasiin lahaa wlhy farax kibrya lama arkeen😂😂😂
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 Год назад
Wilkan waku hestaa funny
@ishwaaqahmed5609
@ishwaaqahmed5609 Год назад
wasiir calamadaha qiyamaha ayay ka mid tahay marku wakhtigu soo dhawado inu dumrku batan alle na xaji
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 Год назад
12 milyan oo rag ah 7milyan oo dumar ah. Saas waa.
@m8x.33o
@m8x.33o Год назад
Wasiirka arimaha gudaha Zaki
@m.ismail2788
@m.ismail2788 Год назад
Team zaki bin haji from Columbus oh
@mosalah6123
@mosalah6123 Год назад
Legend keep going
@faadumocali2917
@faadumocali2917 Год назад
from Xamar cadey❤
@MohamedHussein-hr2nu
@MohamedHussein-hr2nu 10 месяцев назад
Dr ku offside buu Galay
@caftaaxsocialists2653
@caftaaxsocialists2653 Год назад
Waa wasiir igaarka Facbook shitay xiga Hargle kasoo hadal beri libax 😅
@Nastexayahye1779Teexa
@Nastexayahye1779Teexa Год назад
Waa quslay wlhi zaki maa naga qaleeysid waraa waxay fashilku
@zeynabhajizeynuu5254
@zeynabhajizeynuu5254 Год назад
Horta ani afar hadii ley banen lahay kuwo tajiriin gugursan lahay hhhhhhhhhhh
@FINAAS1
@FINAAS1 Год назад
From hargeisa ❤❤😂
@fatamaali2033
@fatamaali2033 Год назад
Hhhhhhh
@aliishaabdla6025
@aliishaabdla6025 Год назад
Run waaye aniga team aan school ka warkaas waa beenaah tiraah😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@FINAAS1
@FINAAS1 Год назад
Kilkillaha ayaa laga so bixiyay😂😂😂😂😂
@NiciimaMahamed-zx2gb
@NiciimaMahamed-zx2gb Год назад
Zaki tem ciyal zamr❤❤😂
@kamaalJohnLegend
@kamaalJohnLegend Год назад
Reer comentland caf iyo musamax❤
@jimcalejoofey2376
@jimcalejoofey2376 Год назад
Waa wuxuu ilahy ba ugu dhiibin xukunka
@WLLNAJKAVIC-wx6bs
@WLLNAJKAVIC-wx6bs Год назад
ZAKI BIN HAJI FROM REER GARISSA FROM KENYA 🇰🇪 WANKUSALAME WASIRKAA
@nimcaanilkocase4996
@nimcaanilkocase4996 Год назад
Awwe cid igama horeene pin 📌 💖 igu sharaf😢
@faziaahmed9537
@faziaahmed9537 Год назад
Jah nin dhaaxaan maseer ku dili lahaay 😂😂😂😂
@sihaamsaadaq7574
@sihaamsaadaq7574 11 месяцев назад
imagine faarax ha ila guursan Kaa baryaayo hhhhh
@user-qj4ds7
@user-qj4ds7 Год назад
Team Zaki bin haaji ❤❤❤Wllky qali keep going
@mawliidhuzeinahmedmawliidh9696
AdkaaTay AdkaaTay KuLaHaa Maalin walpa arooS ahaan lahaa from hrgza😅😅😅
@MohameddeeqAbdi-v9z
@MohameddeeqAbdi-v9z Год назад
Sidaasayba taydii kamaqanty😂😂😢
@HooyoAbdiyo
@HooyoAbdiyo Год назад
Sir waliga ha qarsan walal❤😢😢😮🎉
@alimarhaba6194
@alimarhaba6194 Год назад
Xariif ka magaciisu waa Xasan si naxriis leh 😂😂😂😂
@abshirhamdi4391
@abshirhamdi4391 Год назад
Team zaki from Qarijuqod ❤
@suadali145
@suadali145 Год назад
Funny after reading qosol soo doonta thnks bro
@Hacabsan99
@Hacabsan99 Год назад
Waa baran kartaa luqada English-ka kamid noqo ardeyda nagu xiran RU-vid-keyga ❤
@sad_Hagio1
@sad_Hagio1 Год назад
Waan ku salaamay wallo 🎉🎉🎉🎉
@abdifitaaxaxmed6678
@abdifitaaxaxmed6678 Год назад
Fast ani waaye qofki ugu horeeyay like saaro vidioga
@MOHAMED_ALI___2004
@MOHAMED_ALI___2004 Год назад
Waar bal 10kaa million hal xaboo daacada isiiya😂
@hani7940
@hani7940 Год назад
Hhhhhhhhh zaki wn ku salamay guul ayan ku rajena
Далее
новое испытание
00:40
Просмотров 329 тыс.
Muuse Bixi Oo  Cirka Kaga Soo Dagay  Burco
6:02
Просмотров 1,5 тыс.
{الحراق}(56) الموريتاني The Mauritanian
21:22